No video

Shacabka Dab Damiska Ku Nool oo Maanta Guryahooda Lagu Jajabiyay Kadib Amarka M Weynaha Xasan Shekh😳

  Рет қаралды 24,564

Amina Anas's Family

Amina Anas's Family

Күн бұрын

#xasan_sheekh #madaxweynaha #somalia #somalia

Пікірлер: 53
@aminaanassfamily
@aminaanassfamily Ай бұрын
Waaa yaaab aduunyo War Deg Deg shacabka Kunool Dabdamiska aya aad uga carooday Amarka uu bixiyay madaxweynaha kzbin.info/www/bejne/mJmXlIiOgbSbntE
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
WAAR NIINKAN DEEYARD UUN SAARAAN AMA XABALAAHUU QOOTE DHIIQO WADNAHA ALLAHA HAA KUU JOOJYO SIIDHAKSO🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf Ай бұрын
Masha allah Amina illahey haku garab yeelo youtubka waan ku kala kicineynaa insha allah shacabka dhibka muqdishu ku heeysto noo soo gudbi anigana inaan caan ka dhigo igu halee amina
@osmanjama8876
@osmanjama8876 Ай бұрын
BEELAHA Dirr iyo Habargidir Daarood ba Doqonti Abgaal ba idiin adeegsanaha SubxaanAllaah
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Ай бұрын
Inkar alle hakurido inta musliminta diboooo madaxweyne maxe aisatan ee ogada
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Ай бұрын
Yes yes farmajo guul
@bashirjama1835
@bashirjama1835 Ай бұрын
War ka guura meesha oo aada meeshaad ka timaadeen.Ina Farmaajona waxay Habar Gidir oran jireen Xamar ha ka guuro.Xamar Unukaa leh oo Ina Farmaajo wax kuma leh xamar. Ma ay oga in uu Ina Farmaajo ku dhashay Xamar.
@bashirjama1835
@bashirjama1835 Ай бұрын
War soo idinkii oran jirey ma aha Xassan Shiikh baa fiican ee Ina Farmaajo ha nooga baxo Xamar
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Ай бұрын
Xasan Gurguurte Iyo Fiqi Doqon Waa Cadaw Ee Iska Celiya
@user-jj7tc2dh2v
@user-jj7tc2dh2v Ай бұрын
Hadi annahay. Somali. Wali wahbanodhiman
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Meeshu ma Gaza mise.waa Xamar
@AhmedNur-pz2qn
@AhmedNur-pz2qn Ай бұрын
Garalaa xasan baskeenteen
@user-ru8em6hy8c
@user-ru8em6hy8c Ай бұрын
Farmaajo marku joogey zabankiisa ama wakhtigiisii ILAHAY ha naxariisto wakhtigaas waa tegey horor aan waxba ka naxayn oo munaafaq ah aan dhergeyn ayaa la idinku saliday ILAHAY ha idin gargaaro xildhibanadii doortay ayaa sidaas idiin galay ee lacagta idin siistay iyaga habaara.
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 Ай бұрын
Xasan Sheikh lacag baa u muuqatee dadka uga muuqdaan.
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Ай бұрын
Hg Dhulka dowlada halaga baxo baryo wee dhamaatay ku laabta dhulkiina nijaas yaheey
@AwatifMafiye1.30pm
@AwatifMafiye1.30pm Ай бұрын
Dowladnimada in la hor istaago sax ma aha xasan sheeq waa madaxweeyne Habari gidirna ma dooran ee data guud ka leexda
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Xasansheekh.lacagtas.jeebada.kumashubteen.ee.wuxuu.ogyahay.dadkasoomali.inayna.iskudamqan.oo.waa.munasfaqii.kule.idooro..maqaldana.isagu.mee.baarlamasnkii.dhuunta.loodhintay
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
FIIQI UU SHEEGE FAAKHFAKHLEH UU SHEEGE
@aadanfood7473
@aadanfood7473 Ай бұрын
Asc
@IsmaelAbdiJama
@IsmaelAbdiJama Ай бұрын
So shalay maydan lahayn farmajo villada ugu galayna manta farmajo wa idinka tagay xasan shikh mar labad wa so noqonaya ogada
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz Ай бұрын
Manaxan weeeye xasan sheekh dalin weeye madaxwaynana mah inanta agoonta haysadta inkar qaba heele ninkan xabalahana ka xiishon wayay gabadh halogargaro iyo maatida bananka wadhan habargidiir haka kacdo fadhiga allaw ugargar masakiinta duulman
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Ай бұрын
Ogaada Xasan shekh wuu soo noqonayaa
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Imminkaba waxaa ku weeraya waa daarood waxaa soo maleegay kooxdii 21ka oktoobar faarax macalinkii.shalay.lahaa Isaaqa iyo Hawiye.waxaan maalin.walba ka dilo lahàa 50000 oo qof meel fog wax ka ee eega sidii logisidii ha.isku meereysinae
@adowmohamed2144
@adowmohamed2144 Ай бұрын
Very painful give them land to settle
@Mariadiamond129
@Mariadiamond129 Ай бұрын
Maanto kalay farmaajo xasuustan guntu😊
@samiirc7
@samiirc7 Ай бұрын
Dab damiska hooyadiin maaleh😂😂😂😂
@user-lw9ww5qu7l
@user-lw9ww5qu7l Ай бұрын
Agaga.wargawiye.shiw.qusha.shbuuaha aga.warsowtakaxaray
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Ай бұрын
Adkeyso duco ad ku dulmisey madaxweyne Farmajo bey ehed manta meshu ku digey madaxweyne Farmajo kumadigen ee adkeyso kuna wanaqata qabil in charanchar lagadigto oy dab kaeheyn🤔
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Ай бұрын
Sharciga ha sareeyo
@user-by4bj6vq2i
@user-by4bj6vq2i Ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅ooyaheeeee
@SalebanGeesod
@SalebanGeesod Ай бұрын
ilaaahay kacabsada maxaa dhacaya
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Ай бұрын
Walahi inankas warunti qburihi aya lagajifiwaye
@Aweysaxmedcali
@Aweysaxmedcali Ай бұрын
Kkkkkkkkkk dabdaamiiskaa waalaajabiyay golfka americankaa waalaadhaafay xawaadlee ayaa xoog kuhaystay maxaa loojebinwaayey hawargidir maxaa loobeegsanaa
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
dhul hanala siiyo kulahaa oo markii hore yaaaku dhahay muqdisho usoo guur ? aaway meeshaa ku nooleed markii hore maxaase kaa soo waday?
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Meesha dumar baan aragnaaye rag miyaaney laheen
@Bagagac
@Bagagac Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 farmajo vilada sodhaf hhhhhhhhh
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 Ай бұрын
Farmaajo waa kii kabaha idinkuna duugay xabaala wadareed ma iloowdeen
@user-jk9vs9ve2i
@user-jk9vs9ve2i Ай бұрын
wanisamamay
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
7 bil aala baryaaye oola dhahaaye ka baxa dhulka dowlada waxee ku jawaabeyn waaku dhimaneynaa waa dagaalameynaa aaway bootadii ayaga hada calaacalaya?
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc Ай бұрын
Dadku ma dhulkay leeyihiin
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Ай бұрын
Alle kamabaqayan inkar alle hakurido nacalad beyqaban
@AhmedNur-pz2qn
@AhmedNur-pz2qn Ай бұрын
Jabarta maxa kudhacay moryaantii
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Ай бұрын
Marka hore maxaa habargidir meesha ku uruuriyey horta farmaajo waa kaad unukaaleh iyo waa daarood illahay haysku kiin diro waxaad tihiin muriyaan keena sayid cali mujrimiinyahay goboladoodii .ayey kasoo qaxeen dhulkii dawlada .ayey boob ku rabaan inkaartii farmaajo .idinku dhacday sidaad u dhantihiin
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Ай бұрын
Kuwo lacag wataa lasiinaa kuwii baahnaa labara kicinaa
@user-bq5wz8rp7m
@user-bq5wz8rp7m Ай бұрын
Kan.googarada.sita.waar.ragu.waxbuu.isga.celiyaa.e.ha.ooyinoo.googarad.ha.qaadanine.dagaala .hooyadaa.wase
@foosmuke6029
@foosmuke6029 Ай бұрын
Beenaaley haku .waso farmaajo
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 Ай бұрын
Karida naa ha ulcalaacalin tuuga ganacsado tuuga ayuu kagadanayaa nabsigii farmaajo ayA idin helley
@Aweysaxmedcali
@Aweysaxmedcali Ай бұрын
Haawargidir idinkoo faarmaajo raaisulwasaaree haysaateen ayaad caasiseen
@SahraAwale-th8dh
@SahraAwale-th8dh Ай бұрын
Grgurada iskabilow adiga hurta
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
Doofar googarda xiiro waada uu qaalynte
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Ай бұрын
Dab damis WA dhul shacabka ka dhexeeyo halaga guuro waa xaq
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 28 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 22 МЛН
Shamuurey oo 5-bilood kadib Dareewalnimadiisii dib ugu laabtay.
7:54
Senator GAAGAAB - KALAHAADKII 1991 iyo bixidii SIYAAD BARRE ee Muqdisho. Qaybta 6-aad
9:04
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 29.08.2024
Somali Radio
Рет қаралды 361
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 28 МЛН