War Deg deg miyaa la weeraray Gurigii Sh Shariif, Turkiga oo ciidankii ugu badnaa usoo diray somalia

  Рет қаралды 36,144

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 26
@jamacadan2200
@jamacadan2200 2 ай бұрын
Shiekh Shariif wu saxanyahay oo wax run ah ayuu sheegey ee wax qalaad ah kuma sheegin ee kalsooni ayuu ku Haley cadaalad iyo dulqaad inlo yeesho insha allaah
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 2 ай бұрын
Sax sax Masha Allah
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 ай бұрын
Haddii Xasan Sheekh isku dayo inu Sheekh Shariif waxyeelo waa in muwaadiniintu tallaabo ka qaadaan oo wadanka kaga badbaadiyaa. Xasan Sheekh wuxu u adeegayaa quwado shisheeye, gaar ahaan Imaaraadla.
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 2 ай бұрын
Shariif waxbarasha siyaasadeed haloodiro waa saqiir siyaasadeede
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 ай бұрын
Weey Ceeboobeysaa Hadii Ex MD Sheikh Shariif La Weeraro Guurgurte Bal ha isku Dayo inuu Weeraro Madaxweynihii Hore Deg deg ayey Baarlamanka U Casilaatan Maleh Dalka iyo Dowladnimada Baarlamanka Ayaa Dhaliyey oo Doortay hasan Guurgurte Viva MD Sheikh Shariif❤❤❤
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 2 ай бұрын
😂
@nastehodirieh7083
@nastehodirieh7083 2 ай бұрын
Asc geesi magaca harago aamiin
@RomarineHdn
@RomarineHdn 2 ай бұрын
😂❤
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 ай бұрын
Labada sanadood ee hadda tagay inta shabaab oo la dilay tiradeed intay la' egtahay mataqaana? Fargaajo intaas xitaa 5tii sane u xilka haayay kama usan dilin shabaab
@abdiisse6808
@abdiisse6808 2 ай бұрын
Adiga weriyaha ayaaba ka daran Biijo maxAyeelay hadalkiisii uu ku taageeraayey AS ayaad ku celcelineysaa yoban jeer
@OmarRonaldo-o5v
@OmarRonaldo-o5v 2 ай бұрын
shiiqsharif intoo ujawaaba maa itobiyanka ujawaabo eelaayga
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 ай бұрын
Xaasha madax wayne walba digtatoor buu iska dhigaa
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Alshabaab wa eelay iyo abgaal ishina iga celiya
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 ай бұрын
Wasir madaxa I furan naftisa cadalad ma aha xiligi kambeynka xasan shiq cidamada Laha Waxa garado u modan garado ma aha isaga so baxa cidan ka maxu xasan shiq ugu jawabi wayay iminka sharif bijo ugu so boda
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 ай бұрын
Mweyne xasan sh kubbad korey korey bu ciyarayaa keligii gool dhalshuu rabaa siyaasi iyo shacab intaa ayay ka qeylinayaan xasan kubadda dhulku u diidanyahay
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 2 ай бұрын
Magigilin filada ee shariif ayaa reer muqdisho maadayaanayaan😂
@olowjumbur1175
@olowjumbur1175 2 ай бұрын
Markii doorasho loo kaco waa 15 cod. ,wadankane waxaa u dhaartay xasan sheekh waxna laga ma wedi karo riibigu geedaha madaaqo lagana ma daaqo cad kaanow ku cunay ama ku ciideeyey
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 ай бұрын
Sharif shiq axmed la xirin dalkena dagi mayo
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 2 ай бұрын
qofka dulmi kashaqey maxaa diidaya inlagu sheego ihlunar xitaa shiiq shariif oo beenka sheegay dagalka iyo ciidan alahin weeydista cafis adiga taariqda aykuu gale waxan
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 2 ай бұрын
DAGAAL DHEXDOODA MADAXDA WAXBA SHACABKA UMA SOO KORDHINAAYO YEY NOQON MEEL LABO MAROODI ISKU DAGALAN QURAANJO AYAA KU DHIMATO SHACABKA DHIBAN KURSI YAAN LAGU DAGALIN
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 ай бұрын
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was warya suldaanka tv malin haban beenta umada ushg sid joji
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 ай бұрын
Shiq sharif shiq axmed cidan ka hadla bijo afar degmo ka talin jiray amniga afar degmo sugi wayay shabab isaga cidan ka kaso baxin jiray aga dagal shabab sey u qabsadan ilmahi u aburay laga layay ka xanaqay argagixiso wa sharif
@aliguleed6748
@aliguleed6748 2 ай бұрын
Sheekh shariif waalasoo adeegsadey dad waxaa kadhex hadlaya aan awoodin iney hadlaan .midakale jaale wariye war aadan hubin umada ka ilaali.midakale xasan waa nin karti uleh inuu ladagaalamo alshabaab .
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 ай бұрын
Beenaale, kulaha hal guuto ciidanka dowladda dagaal lagali karo shabab majirto! Maxay aheyd guutadii birjeex ee shalay 150 alqushaashka shabaab birta ka aslayay?
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 14 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 329 М.
BASKA KADIB | Real Life Camera Team27
12:32
ArimaHeena
Рет қаралды 10 М.
Maxaadan ka Ogayn Maleeshiyada U Dagaalanto Khawaarijta
27:35
Somali National Television
Рет қаралды 334 М.
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 14 МЛН