Shahid nasiibkiisa ayuu qabaa Deva oo si liidato ku furmay sheekadiisana ma fadhiso, Sky Force Week1

  Рет қаралды 6,856

Zaki Media

Zaki Media

Күн бұрын

Fadlan subscribe, like, share, comment #bollywood #shahidkapoor #deva #akshaykumar #deva

Пікірлер: 129
@MohammedAli-ho1ok
@MohammedAli-ho1ok 11 күн бұрын
Keep going ustaad Zaki cabdi thank you Sultan ❤❤❤❤❤❤❤
@KINGLP-w7y
@KINGLP-w7y 11 күн бұрын
Ustad konfurta waa sbbta ay oga fican yihin bollywood ayaga dhan luuq luuqle kujiran sasna uma ficna suncada india 🎉❤
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 11 күн бұрын
thanks ustaad🎉❤
@dayartacusubdayarta5321
@dayartacusubdayarta5321 11 күн бұрын
Keep going bro
@Apdala12
@Apdala12 11 күн бұрын
Keep going ustaad❤🎉
@Apdala12
@Apdala12 11 күн бұрын
Allaah haku cafiyo ustaad ❤🎉
@shankaraaj
@shankaraaj 11 күн бұрын
Ustaadiii Allah ku caafiyo😢
@XasanadanXsan
@XasanadanXsan 11 күн бұрын
Walee Bollywoodka Jabka Waa Uu Ku Socdaa Filmkii La Keenaba Sheekadiisa Ma Fadhifo Ayaa La Leeyahay Nasiib Wacan Shaasha
@JacelowCr
@JacelowCr 11 күн бұрын
Waa jaceelow cr7 ustaadi aniga horey ayaan kuugu sheegay akshey kumar ilaa uu layinaado filimo aktaro kale waa weyn laadiro ka ama filimka lawado wabila action sheeko fican leh lkin inta uu filimkasta iska sameynaayo waxba uma haayo dadkana wuu ka badbatay waa in uu nastaa shahid waxan rajeynayaa filimkiisa in uu dib usoo laabasho la liyaado
@munirsakariye7186
@munirsakariye7186 11 күн бұрын
Deva Cadi maha filim wu dhafay
@KaltuunCige-m2m
@KaltuunCige-m2m 11 күн бұрын
Thanks ustaad zaki
@Kichidi69
@Kichidi69 11 күн бұрын
arjun kapoor🔥🔥 13:20
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 11 күн бұрын
Thnkz ustaad ❤🎉
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 11 күн бұрын
🎉❤
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
🎉🎉🎉❤
@ZakariyeCabdi
@ZakariyeCabdi 11 күн бұрын
🎉❤
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
🎉❤
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
🎉🎉❤
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
Jimco mubaarak❤❤
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 11 күн бұрын
Jumca wngsn ❤🎉
@caliyamani4361
@caliyamani4361 11 күн бұрын
Go ahead zaki
@JacelowCr
@JacelowCr 11 күн бұрын
Haa ustaadi aniga wllhi waxad adiga sheekto wllhe lagama yaabo in aan dood ka keeno inta qof KZbinrska ah agsomali ku hadla wllhi adiga cit kaa fiican majirto
@mahadmama3487
@mahadmama3487 11 күн бұрын
Way to go 🎉
@feisalabdimohamed1282
@feisalabdimohamed1282 11 күн бұрын
2003 ayaan dhashtey Aniga kwrn waqtigas adigana ustd website aa qori jirtey Bismillah 😂😂
@Cabdiraxmaann1
@Cabdiraxmaann1 11 күн бұрын
Thanks sir 🎉❤❤
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 11 күн бұрын
🎉❤
@Cabdiraxmaann1
@Cabdiraxmaann1 11 күн бұрын
@Luqmaan_cabdi 🐐🎉❣
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
🎉🎉❤
@Cabdiraxmaann1
@Cabdiraxmaann1 11 күн бұрын
@@Cadceed72 🎉🎉
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
🎉🎉❤
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
Jumca mubarak ❤ shacbaan ilhay nabad hanoogu dhameeyo kuwi ka faa iideestana hanaga dhigo dhamanten ❤
@ZakariyeCabdi
@ZakariyeCabdi 11 күн бұрын
Aamiin🎉
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
Amen❤
@shakuurjamal4573
@shakuurjamal4573 11 күн бұрын
Wcs usstd alaha ku cafiyo wxathy nin adag bulshadisa jecel
@feisalabdimohamed1282
@feisalabdimohamed1282 11 күн бұрын
Bishan January Bollywood Yaa hit siin doono aa dhahdey ilaa io hdana Hal film hit siiyey majiro xitaa game changer 😂😂😂 ustdow indho garad aa thy wlhi
@IlhaanBashiir-jy5dj
@IlhaanBashiir-jy5dj 11 күн бұрын
😂😂
@Wll_moha918
@Wll_moha918 11 күн бұрын
Jucmo Karim all Muslim 🎉🔥❤
@CabdirashiidXuseen-lh3xk
@CabdirashiidXuseen-lh3xk 11 күн бұрын
❤❤❤❤
@yonisosman3784
@yonisosman3784 11 күн бұрын
Ajun Kapoor actor miyaa filiman jilaa mise actor cusub waye
@saacidarlaadii2981
@saacidarlaadii2981 11 күн бұрын
Ilaahow ku caafi
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 11 күн бұрын
Sky force flim xun ma hayn wa guulysan laha lkn Maddock films aya ku ciyartay
@MascuudAxmediidle
@MascuudAxmediidle 11 күн бұрын
Ustaad sky force waa kudheeratay 10 daqiiqo baa kada hadashay ustaaad
@zakimedia
@zakimedia 11 күн бұрын
haa ustaadi arimo taagan ayaan iftiiminaayay oo hadal heyntiisa wadato.
@hamzeaadan
@hamzeaadan 11 күн бұрын
​@@zakimedia sax baad tahay ustaad odayga akshay dhibka maha ee waa dadka filimka iska leh
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
Ustad aniga melaha qaar kuma kalsooni xogtooda wlhi adiga lee ku wataa
@NimcaanIbraahim-hf8ig
@NimcaanIbraahim-hf8ig 11 күн бұрын
ustaad filimaantii bolywoiodka eeaad sheegty emergency fateh azaad sky force waxaad dhahdy deva ayaa aankunasiibsanayaa dhanakeyga hadana laba xidigeey ayaa meesha kadhacday game changerna waxaad dhahdy 100 cr day 1 hadana 86cr ustaad baryahan nasiibkaaga waa xumaaday allehakaadulqaado cuna xanuunka
@abdirahimsrk2588
@abdirahimsrk2588 11 күн бұрын
Box office india hadal hayn bay raadisa muran uunbay ka abuurtaa film kasta. Film fican isma qariyo filmka sky force waa heer sare ganacsigisuna waa real ee sababtad ugu dhagan tahay una xaqirayso wan garan la ahay
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 11 күн бұрын
fans kadi cabe😂
@khaalidnaxar483
@khaalidnaxar483 11 күн бұрын
Deva maa lasoo xado isagana😂😂
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
Bollywood xaaladaan waxaa ka bixn karo intey directorada waa weyn ma maqan yihiin kuwa south hasoo wataa
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
Sky force hit ayuu noqona eber miyaa😮😅
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
Hit aa Flop ki dahabk aha xata wa heli la'yhy Kaadi cabe😂😂
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 11 күн бұрын
​@@Cadceed72😂😂
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
Teamk ku cusub lee waye Team Zaki waa ka war qabnaa wax jiro
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
😅😅
@AsiyaAbokor
@AsiyaAbokor 11 күн бұрын
🎉🎉🎉
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 11 күн бұрын
🎉❤
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
🎉🎉
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
🎉🎉🎉❤
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
🎉🎉❤
@cabdirizaaqmuxudiinmaxamed920
@cabdirizaaqmuxudiinmaxamed920 11 күн бұрын
Sky force meel ma gaaraayo Ustaad sababtoo face laga diiday Hritik Roshan ayuu la yimid Akshey marka waxba uma haayo Sky Force
@cumarmooto678
@cumarmooto678 11 күн бұрын
I miss u zaki
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
Thanks❤ustad
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
❤🎉
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 11 күн бұрын
🎉🎉❤
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
Deva 2.5😢 baby john sidoo kle remek xta mLagu dhela sheeko cusub ma hayan
@Shoowaaye-pt9uo
@Shoowaaye-pt9uo 11 күн бұрын
Mclin warkaaga Lee noo sax ah anaga dad kle wax managa galin 😂👍🏿
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
Mhdsnid ustaad🎉❤
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 11 күн бұрын
🎉❤❤
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 11 күн бұрын
🎉❤
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
🎉🎉🎉❤
@ZakariyeCabdi
@ZakariyeCabdi 11 күн бұрын
🎉❤
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
🎉🎉❤
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 11 күн бұрын
Tnx ust
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
🎉🎉🎉❤
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
❤🎉
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
🎉🎉❤
@AbdullahiAbdullahi-d7y
@AbdullahiAbdullahi-d7y 11 күн бұрын
Deva Masoobaxay
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
11:05 Chaava xata waxb kama soo socdaan😅 Sikandar Eid isk sugta lee dheh😂
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
Meesha meel ma ahn ee south iska imow
@deeqq7
@deeqq7 11 күн бұрын
Jumca wanagsm
@BateelBateel-rb8my
@BateelBateel-rb8my 11 күн бұрын
Ceeb wax ladhahaayo majiro
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 11 күн бұрын
Jimco mubark
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 11 күн бұрын
jumce kariim
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
6:11 old is gold ustaad😅
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
2003 😮😳
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
Best remake movie oo ay bollywood sameyan aan aniga arko 1: wanted 2: drishyam 1&2 3: kabir sign
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 11 күн бұрын
Holiday😂🎉
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
​@Luqmaan_cabdi Ghajni xta🎉😂
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
@Luqmaan_cabdi muuse kuwaan film ahaan xitaa qeybta original ka way ka fiicanyihiin dhan walba 😁😂
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
@@Cadceed72 Haa waaban ilaaway kaas copy xitaa uma eka 😂
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
​@@garaad152 ha🔥😂
@Big12416
@Big12416 11 күн бұрын
Pushpa saas oo ahaa
@CabdiraxmanBashiir-u9h
@CabdiraxmanBashiir-u9h 11 күн бұрын
Pushpa 2 intee ku dambeeya 2300 crore lansheegaayey
@NasrudiinJr
@NasrudiinJr 11 күн бұрын
Haa Filimka ugu lacagta badan Taariikhda India ayuu noqde 🪓✌🏽
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 11 күн бұрын
​@@NasrudiinJr1750+ Crore marayaa ee halkee u wadaa 2300 Crore? Dangal ayaa ah midka ugu weyn waxaana ku xigo Baahubali 2.
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
13:28 seddex talented maa dhahday ustaad arjun dayax dalnuurshe baa ka jiliin fiican 😂
@ZakariyeCabdi
@ZakariyeCabdi 11 күн бұрын
😂😂😂
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
😂
@BadeedBadmaax
@BadeedBadmaax 11 күн бұрын
shahid indhoole remake 😂😂😂😂😂
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 11 күн бұрын
Deva nasiibkisa ayuu qabaa 😅😅😅😅
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
Hi🎉🎉🎉
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 11 күн бұрын
🎉❤
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
🎉🎉❤
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 11 күн бұрын
Hadan fahme ganacsiga filimada
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
Rashmika maahee salman markaan trisha hanoo soo qabto qoftaasa tageraye 😂
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 11 күн бұрын
Nayanthara dheh
@BoringHousePeople
@BoringHousePeople 11 күн бұрын
Ustaadow aaway hee maba laso xadin saakay ila hada sugoya in laso xado aso HD ah😂
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
Sky Force riixow wax umataraayo waloo jeeda Maddock xog wataan😂😂
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
Bacaad buu galay sidii laysku lahaa riixow baa ku filan 😂 hada wiish buu rabaa
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
​@@garaad152😳 i i iyaaa ka dreey waaye mrkase😂
@AxmednuurR3-m1g
@AxmednuurR3-m1g 11 күн бұрын
😅😅
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
Manipulation mey sheekada sii maraysaa 😂 smart money Manipulation baan forex la iska ilaaliya hada shabakadaha bollywood Manipulation mey iska ilaalinayaan 😂
@ZakariyeCabdi
@ZakariyeCabdi 11 күн бұрын
😂😂
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
Ustaad Hargab kaa bixi la'ee hada kul kaftmo😅😂😂
@ZakariyeCabdi
@ZakariyeCabdi 11 күн бұрын
ustaadi hargabkii waan ka reestay ee xasaasiyad waaye waxbaan cunay oo aan ogeyn kadibna dhuunta iga xirmatay balse hadda waan roonahay alx.
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
​@@ZakariyeCabdi Haa ilahay hku hfiyo ustd🎉🎉❤
@ZakariyeCabdi
@ZakariyeCabdi 11 күн бұрын
Aamiin mahadsanid.
@garaad152
@garaad152 11 күн бұрын
Deva < mahuraan 💀 😂
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 11 күн бұрын
😂😂😂
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
😂
@Cadceed72
@Cadceed72 11 күн бұрын
99.cr aaa 😂😂😂
@abbemuhammad6435
@abbemuhammad6435 11 күн бұрын
Bro adiga mar waxaa leedahay qoladii filmka lahaa ayaa hadane lacag ku bixinaayo filmkooda inla daawado kumar filmkiisa wuu fcnyhyne waa leedahay so kala saar adiga waxba daaha gadaashiisa hanooga sheekeyne reer fighter miyaa tahay mise reer srk...😂
@SioBarale
@SioBarale 11 күн бұрын
Kaadi cabe another flop
@khalidcopra
@khalidcopra 11 күн бұрын
Hoga ma labadikun ayaad filimaanta reaction ka bixin jirtay maba jirinba 😂😂😂😂😂
Чем закончится конфликт Алиева и Путина?
34:18
BBC News - Русская служба
Рет қаралды 50 М.
Кого Первым ИСКЛЮЧАТ из ШКОЛЫ !
25:03
I didn’t expect that #kindness #help #respect #heroic #leohoangviet
00:19
A Child's Big Mistake Turned Into an Unforgettable Gift #shorts
00:18
Fabiosa Stories
Рет қаралды 43 МЛН
Шаурма с сюрпризом
00:16
Новостной Гусь
Рет қаралды 6 МЛН
SENIN EKIZIN BARMYSH? Ali CHARZHOVSKI YUZ/YUZE
47:11
MEDIA TM
Рет қаралды 35 М.
MAANTA IGAMA HAYSO 2025 HADAF KU SOCO
15:37
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 44 М.
Falanqeynta dhacdooyinka geeska Africa iyo bariga dhexe
43:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 73 М.
Waa Manilaheeni tik tok Oo Buqiisa Wata Guri barwaaqo
23:48
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 38 М.
Кого Первым ИСКЛЮЧАТ из ШКОЛЫ !
25:03