Пікірлер
@Bk-ii5ej
@Bk-ii5ej 3 сағат бұрын
Hindida waa ey ey dhashay Filin 9sano ka hor Ahaa oo Meel walpa iska yaal yaala bay daawanayaa Filin Cusub oo 2025 soo baxayna Ma daawanayaan Nacalaa idin dhalay 😀👊
@abdimajidabdiqadir5417
@abdimajidabdiqadir5417 8 сағат бұрын
Ajit jiliinkisa lee lodawana sheeko xogan malahan ani ahan 3.5 star wye
@AbdimalikMohamed-e2r
@AbdimalikMohamed-e2r 8 сағат бұрын
Filimka sanam teri kasam qofkii rabo telgaraamka waxaad kuqortaa yamani films raaxaysta
@abdulkadirahmed1867
@abdulkadirahmed1867 8 сағат бұрын
kzbin.infon0Vchg-NCro?si=XAuvz8EUoFUWG1-Y
@abdulkadirahmed1867
@abdulkadirahmed1867 8 сағат бұрын
Sxb filmkan magaciisa ayaa lagaaga fadhiyaa adigoo mahdsan
@MustafMacalin-s9q
@MustafMacalin-s9q 8 сағат бұрын
Belo❤ waye sxb
@MustafMacalin-s9q
@MustafMacalin-s9q 8 сағат бұрын
Wan dawade
@hassanmohammed6352
@hassanmohammed6352 8 сағат бұрын
War xarfay ustaad zaki 100k man ku turno cimamdisa xaad u heystaan
@khaazihimad7751
@khaazihimad7751 9 сағат бұрын
Aflaamtan lasoxado HD mahan
@XasanadanXsan
@XasanadanXsan 10 сағат бұрын
Waynu Arkaynaa Bal Ajith Kumar Filmkiisa Oo Maalinkiisa Koowaad Ay Si Aan Caadi Ahayn U Gadmay Kagadaalna Hoos Udhac Wayn Sameeyay
@mohamedibrahim-fk5sn
@mohamedibrahim-fk5sn 11 сағат бұрын
Wa stk wa fiirsaday sanadki 204ki caadi maha wa la yaabay marki maqlay flop waye filmkaas film dhaafay waaye ❤
@mohamedibrahim-fk5sn
@mohamedibrahim-fk5sn 11 сағат бұрын
Stk 14 February maalintaas ka saran 7cr ila 8cr keenaa sidee ila tahay ❤
@hamzeaadan
@hamzeaadan 11 сағат бұрын
Sai palava ha umahad celiyo filim mada iyada gada qayabo aad umihiimana ka qadata caadi maha qoftaasi
@mahamedhassen705
@mahamedhassen705 11 сағат бұрын
Sai palava waa gabadh aad uu nasiib badan runti
@IlhaanBashiir-jy5dj
@IlhaanBashiir-jy5dj 11 сағат бұрын
Ustaadow aapkasa linki ahaan noo so dhig qeybta hoose thanks
@IlhaanBashiir-jy5dj
@IlhaanBashiir-jy5dj 11 сағат бұрын
Vidamuyurchi cant wait 🔥
@IIHANNOOR
@IIHANNOOR 11 сағат бұрын
App magacis 😮
@irshaad-l4s
@irshaad-l4s 11 сағат бұрын
app name daawo tv
@irshaad-l4s
@irshaad-l4s 11 сағат бұрын
magaciisa waa daawo tv
@Toosanow
@Toosanow 11 сағат бұрын
War waxan lasoxadaayo yaaso afjaro Filmanti aad moodid in iftiin lagufurey dhinac dhana kaqarsoon oo full dimensions u dhaneen ayey sogalinayaan
@MaxamedcaliYare-be9en
@MaxamedcaliYare-be9en 12 сағат бұрын
Diyaar sxp
@Kichidi69
@Kichidi69 12 сағат бұрын
sankranti ki vasthunna le iska suga wxn kale hoos 👎🏾😂
@Jamez-JB22
@Jamez-JB22 12 сағат бұрын
kzbin.info/www/bejne/o2LMXqaPrbmLbqssi=LOlX2XvlXxtZ-IYN
@ahmedmohamedosmanahmedleo8327
@ahmedmohamedosmanahmedleo8327 12 сағат бұрын
HD Mhan mlhan film manta aad soo turjuntan kuwi hre ka fcna wlhi
@AbdirizakAliMoha
@AbdirizakAliMoha 12 сағат бұрын
Walee fanproj le sugaa ajith vs faarax akshey🥵
@FANSSRK162
@FANSSRK162 10 сағат бұрын
team fanproj isla nahay farax Akshay haduusan madax cade uhadlin waa xaar cadiya ayuu noqona 😂😂
@AbdirizakAliMoha
@AbdirizakAliMoha 10 сағат бұрын
@@FANSSRK162 ayantan faarax majogo qufa oghay amo is qaldaa😂
@FANSSRK162
@FANSSRK162 10 сағат бұрын
@@AbdirizakAliMoha daaku maharaja madawatay yaa codeeyay farax Akshay mise 😂
@FANSSRK162
@FANSSRK162 10 сағат бұрын
@@AbdirizakAliMoha fanproj wee halawday markaan nio dadki islaha isku ma aadinayan 😁
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 12 сағат бұрын
12:48 1sano iyo above sugayna iska heysta dheh wax dhinta tihine😂
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 12 сағат бұрын
​@cabdiqadiryare3007 ott hada lasoo galin rabaa ee sida ganipath cml loo dwdy😂
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 12 сағат бұрын
​@Luqmaan_cabdiHaa nio lkn maba dawan 😂😂
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 12 сағат бұрын
​@cabdiqadiryare3007 same😂
@mohamedibrahimmohamed80
@mohamedibrahimmohamed80 12 сағат бұрын
Ustad hadaad natixgalinayso madama Bile films ad masul katahy pls sadexdan film noso geliya ( sanam teri kasam , most eligible bachelor, yah deewani hai jawani waaa codsi ustadkena❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@AbdimalikMohamed-e2r
@AbdimalikMohamed-e2r 8 сағат бұрын
Saaxib sanam teri kasam waxaa kahalaysaa Telgaraamka waxaa kuqortaa Yamani films raaxayso
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 12 сағат бұрын
Marco miyaa maalin jaceyl ladawan😂
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 12 сағат бұрын
Marco wa marki 3aad aa dawado 😂😂 wa uqalma xili kasta in ladawado 😂 team nhii nhii lkn ma anfacayo😂😂
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 12 сағат бұрын
​@cabdiqadiryare3007 haa muuse Lakin waad ii cantuugtay😂
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 12 сағат бұрын
​@Luqmaan_cabdi igu qado halkan mar😂😂😂
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 12 сағат бұрын
​@cabdiqadiryare3007 😂😂
@FANSSRK162
@FANSSRK162 10 сағат бұрын
@Luqmaan_cabdi valentine day ❌ Blood day✅😂😂😂
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 12 сағат бұрын
Marco iyo sacadkana😂
@mohamedibrahimmohamed80
@mohamedibrahimmohamed80 12 сағат бұрын
Ustad sanam teri kasam , most eligible bachelor, and yeh deewani hai jawani sadexdan filim please bile fimls so geliya waa codsi wan ubahannahy 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 12 сағат бұрын
Badas ravi kumar xita wa dhiiqday bollywood inay hit helaaan Sikandar ama the rajasaab haiska sugaan 😂😂
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 12 сағат бұрын
Sikandar na wuu baqan laa shaki 6daan bil ugu horeyso disaster ka dhargayaan😂😂
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 12 сағат бұрын
Ado wayn qashinwood wa ku dayen malayalam inay dawadan ka mare 😂😂​@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 12 сағат бұрын
​@cabdiqadiryare3007 😂😂
@abdishakurabdulahi3325
@abdishakurabdulahi3325 12 сағат бұрын
Tere Naam Release Karo Yaar Hype Of Tere Naam is🔥🔥🔥🔥Iconic character hai Radhe🔥🔥🔥🔥
@foreverios9702
@foreverios9702 12 сағат бұрын
Awe vijay fans oo dhahayeen ghilli film gaari doono ma leh ganacsigisa 😂😂😂 STK oo world wide loo xisaabinen ghilli world widekisa dhaafa😂
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 12 сағат бұрын
Film kle release ah oo vijay baa jabinaya kana😂😂
@Kichidi69
@Kichidi69 12 сағат бұрын
@Luqmaan_cabdiApril oo so bax kaas nh. Aso 20 years ka hor 100 cr day he 😂
@foreverios9702
@foreverios9702 12 сағат бұрын
@ 😂😂😂anine waxa markaas waza sugana DDLJ oo dib shaleemoyinka loogu so celiyo wxs dhan gadaal marsiina 100 crore bilaaba umalen
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 12 сағат бұрын
@foreverios9702 ddlj hada dhow theatre ka lagu soo celinayay muxu 100 ugari wyy😂
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 12 сағат бұрын
@Kichidi69 😂😂
@abdirahman2325
@abdirahman2325 13 сағат бұрын
Naga chaitnya🔥
@XasanCabdi-v4n
@XasanCabdi-v4n 13 сағат бұрын
Laal salaam seeyelena anaka had
@Mrudkbd
@Mrudkbd 13 сағат бұрын
Ustadoow hindidii ooyintooda baxooso tiktok ayagaa hestaan malmahaan 😂
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 13 сағат бұрын
chhava flop waye iga qor😂
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 13 сағат бұрын
Disaster
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 13 сағат бұрын
Disaster wye flopki dahab ayuu noqday😂😂si fudud laguma helo😂😂
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 13 сағат бұрын
Vidaamuyarchi i can't wait 😮😮
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 13 сағат бұрын
😮😮
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 13 сағат бұрын
Thnkz ustaad ❤🎉
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 13 сағат бұрын
🎉🎉❤
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 13 сағат бұрын
🎉🎉❤
@xuseencabdi4655
@xuseencabdi4655 13 сағат бұрын
Sanam tere kasam Super hit wuu u qalma xita qeyb labaad lama sugan karo
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 13 сағат бұрын
Vidaamayurchi🔥
@dayartacusubdayarta5321
@dayartacusubdayarta5321 13 сағат бұрын
Keep going bro
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 13 сағат бұрын
Tnx ust
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 13 сағат бұрын
🎉🎉❤
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 13 сағат бұрын
🎉🎉❤
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 13 сағат бұрын
Bollywood❌ Tollwood ❌ kollwood❌ mollwood❌ sandllwood❌ Rebelwool✅😂
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 13 сағат бұрын
Rebelwood❌️ Vijaywood✅️sheekadba kente😂
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 13 сағат бұрын
​@Luqmaan_cabdivijaywood❌luqaafowood✅😂
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 13 сағат бұрын
Wa noogartay #rebelwood🦖💥
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 13 сағат бұрын
​@cfataax.faysal😂😂
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 13 сағат бұрын
​@@cabdiqadiryare3007aado wayn🔥🦖
@Nuuradiindhamac
@Nuuradiindhamac 13 сағат бұрын
Mahadsanid ❤
@omarali2444
@omarali2444 13 сағат бұрын
Number 1
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 13 сағат бұрын
cawa wanku bashalaa🍿
@IlhaanBashiir-jy5dj
@IlhaanBashiir-jy5dj 11 сағат бұрын
Xagee lagadawanaa
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 13 сағат бұрын
Ajith kumar waan usugeynaav😮😅
@caliyamani4361
@caliyamani4361 13 сағат бұрын
Go ahead zaki
@hamseasensio2932
@hamseasensio2932 13 сағат бұрын
Wcz ustaad Last 10 days Comment mazoo dhiipan 🎉😊
@saciidkaraama4054
@saciidkaraama4054 13 сағат бұрын
The first one
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 13 сағат бұрын
شكرا يا أخى الفاضل🎉❤
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 13 сағат бұрын
🎉🎉❤
@cabdiqadiryare3007
@cabdiqadiryare3007 13 сағат бұрын
🎉🎉❤
@Addour
@Addour 12 сағат бұрын
Carabidan aad nagu baranaysid naga daa ,adeer gacaliye 😂😂
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 12 сағат бұрын
@@Addour 😂😂