Kwrn waxa maanta taagan tan gees Africa iyo mideena somaali ka ahaan. Wlhi we had great history that most of our society of this today don't even heard of it. But our ancestors fought for this bluestar🇸🇴 Hope so we will raise again insha Allah
@abshircabdi47413 жыл бұрын
Ilaahay garashada hakuu siyaadiyo Cimrigana allaha kuu dheereeyo
@Gustde3 жыл бұрын
Keep Going Sxb 💪
@lieutenant1013 жыл бұрын
Bal kawarama hal abuuradaas hadey maanta joogaan! Allaha uwada naxariisto wadna qabad bey udhiman lahaayeen sida madaxdu maanta wax yeelee!
@nuurmohamudfidow64572 жыл бұрын
Xaqiq waye mida walal dadkan somalida ah ayaga is cunaya Allow dadkena istusi oo diintena islamka kor u qaaad
@waayotegay28953 жыл бұрын
Masha Allah
@yamays3 жыл бұрын
Anqow isku dhufte, u dhutiye
@WAAYAHADUNIDA2523 жыл бұрын
Saxip shekoyinka iskuso xer si aan ulasoconl thnks