Shalay Maanta Maaha - Hibaaq Maxamed, Cabdow Aramam, Bakar Yare 2013

  Рет қаралды 590,030

Tusmo Films

Tusmo Films

Күн бұрын

Directed and Edited by Jamal Adaawe.. Hees cusub oo Wadani ah waxay ka hadleysaa Arimaha Jubooyinka ee Somalia. Erayadii iyo Laxankii Abwaanad Hibaaq Maxamed. Tusmo Tv productions

Пікірлер: 437
@abdulkaadirmohamed3051
@abdulkaadirmohamed3051 11 жыл бұрын
hibaaq hibaaq hibaaq oohin ayaa ika kintay walalshey illah ku dhoro dadka wax magratda wax u sheeg hadii wax famayaan gool ayaa ku rajeynaa waligaa jir ee joog dadka dhag shaq ha u sinin walshis thanks 1000
@wadnaha18
@wadnaha18 11 жыл бұрын
Walee qabiil qurun ah qaran ma noqdo soomaaliyeey natiijadisune waanu araknay waaa tan maalin walbo yeeydu iyo african cawaanta meela inagu cunaayo wax ka wacan malaha midnimo inaan yara muujino thnx hibaaq fanaanad qaran baad tahay
@fatmaaden1310
@fatmaaden1310 Ай бұрын
2024😢
@yaxyoowhee7016
@yaxyoowhee7016 7 жыл бұрын
gabadhan si gaara baan ujeclahay hooyaday oona in badan arag bay isu egyihiin waana kusoo xasuustaa masha Allah
@jawaahirmuuse6743
@jawaahirmuuse6743 7 жыл бұрын
yaxyoow hee
@aweisali1538
@aweisali1538 11 жыл бұрын
Hibaaq wadani masha allah waa hees wadaninimo ku dheehantahay aniga waxaa ahay shacabka ka soo jeeda juboyinka gaar ahaan tuulo ku taalo galbeedka kimaayo magaceyda la yiraado Buriya iyo Baqdaad oo u dhaxeeso Howsungow iyo kismaayo jubboyinka waa dhul somali ka mid ah allah naga wabto dadka aan degaanka u laheen oo raba inay iibiyaan juboyinka aamiin amiin
@bashkahaaji1140
@bashkahaaji1140 11 жыл бұрын
Runtii wadaniyadu waa wax qaali ah fananiintaan waa wadaniyiin dhab ah fanankuna waxa uu ku qurux badanyahay wadaninimo lakin kuwa wadaniyadooda hooseyso oo caytamayo waa wax maskaxda ka dhintay oo daciifyo ah lakin mar waliba waxa dhulka usoo harayo waa qofka wadaniga ah inta damiirta leh dadaalkiina sii wada madamqadayaasha marbaa la waayi doonaa in sha alaah guushuna wey dhawdahay
@maxameddahir2528
@maxameddahir2528 5 жыл бұрын
shaley manta mahaa marka oo hordhigey madaxweynahenuu like ii saar
@fardowsahassan2454
@fardowsahassan2454 8 жыл бұрын
walahi wa wadaniyad run ah. I love her emotions and how she makes her face changed.
@khadar_so7680
@khadar_so7680 7 жыл бұрын
mansha allah hibaaq waxaaad tahay abwaanaaada aaan ku dhaarto waligaaa jiir mcnto hada la soo dhaaaf hasaan sheeq hasan eee farmaaajo uso hagaaaji heees uu qaalaaanto xabibi
@wadnaha18
@wadnaha18 11 жыл бұрын
hibaaq maxamed noolow forever adiga iyo inta u damqatay shacabka gumaadka lagu heysto soomaaliya meel kasto ee joogaaan
@hodanlovedhalintareerogade3295
@hodanlovedhalintareerogade3295 11 жыл бұрын
wooooooooo! daxal waya aboho malin waya nogu dhare tariqda lagu dhiga ! dalinyar iyo wayal an indinso dhawayna damantin viva jubalabd usacabtuma ! wooooooooooooo ciil qawaw cadabta gaal kanaxow nafta dhah
@shureemhaji5235
@shureemhaji5235 11 жыл бұрын
waaaaaaw cadi ma ahan wlh wa hees wadani ah fananada ama abwanada ilahay hakudhowro abaya mcn masha allah kolay qufki wadani ah aya kufahmi kara nolow
@ashamohamedmuhumud5515
@ashamohamedmuhumud5515 9 жыл бұрын
Wwwaaawww cadi ma ahan walhi waa hees wadani ah fananada ama abwanada ilahay ha ku dhowro abaya macaan masha Allah kolay qufki wadani ah ayaa ku fahmi kara Nolow waa sax Soomaliyey ismaqla ilahay ka cabsadoo
@MudugMudug
@MudugMudug 3 жыл бұрын
who watching 2020❤
@saraayaaawoow9214
@saraayaaawoow9214 11 жыл бұрын
qabbaankii jaajiyoo leyska quursan jiray, qubada ruugaayay qoladiisa daarood ahaa , hadduu kalmad ii daloco waan kabeynayaa. Insha Allaah Daarood sidaan u bixinay naguma soo noqonayo.
@hodanlovedhalintareerogade3295
@hodanlovedhalintareerogade3295 11 жыл бұрын
Ogaysis Ogaysis marlabad wax ad ogtihin onad maqashan mar fara badan ayan raba inan inta nigisi shago horta salan ad u saraa ayan didn salami haye dumada darood mal kasta ad kaa jogtan adunka waxan idin layahy I love guys marka labad waxan idin sheegi haya Hawiye iyo idoor somali sax ah maa aha ee waa west Africa Afrikan kaa kale aya gumeeysan jiira marka darood aya somali kuso dara ee waa midkama ee waqtigina haa iska luminina ina adeeryal I love my darood nasab pple ever
@geesigasomaliya2938
@geesigasomaliya2938 11 жыл бұрын
mashaa allaah hibaq wallaahi waxa tahay wadniyada ilaah haku dhowro hadii ay wax fahmayaan waxbadan ayaad u sheegtay mahadsanid hibaaq maxamed mida kale dadka kadaba carararayo Kenya waxan u sheegi laha kismaayo Kenya malaha Somali ayaa leh uGu taga melaha ay jogta inooga baxao wadankeen
@ayanaden866
@ayanaden866 11 жыл бұрын
Lo wada maqsoday dhaman madaxa lo ruxay laku seyay malkalin waa mahad ilahay sedas ilahay ha no rumeyo insha allah madaxwenow laku nasdo ilahay ha ka dhigo insha allah Hibaaq nolow wadaniyad dhab aya tahay mansha allah
@khadardahir5170
@khadardahir5170 11 жыл бұрын
Masha allaah hibaaq waxaad tahaay wadaani dhaab ah runta ayaad iftimisaaya meshaas ka sii waad maanta ma joogno xiili aaaaaan qabiil u labaano 23 sano ayaan qabiil ku jirnaay yaa manta waxaa ku noqadaay qof dhiig yacaab ah mooyo iyo mid guumeesi kal kal ah waa mid kentaay ina dhagax na lagu dilo somaliyeey aaaaaan gacamaha is qabsano qaraniimo waa naga badaan tahay
@guulwade3687
@guulwade3687 11 жыл бұрын
aad iyo aad baan ugu mahadcelinaynaa abwaanadda wayn ee soomaliyeed HIBAAQ dal qura baynu nahaye Allaha na garadsiiyo mudnaanteenna iyo midnimadeena
@omarabdullahi2851
@omarabdullahi2851 11 жыл бұрын
Yaaaaaa salaaaaaaaaaaaaaaaaaaaam Hibaaaq We Love Wadaniyada Qarniga Hada Jiro.....................Shaarf Cizo karaamo ayaa lee tahay magacaaga hajiro oo ha jooogo.. intii lakugu talagalay ... big love hibaaaaaaaaaaaaaq cid warkooda jalaq ha usinin
@fadumofalis2116
@fadumofalis2116 10 жыл бұрын
hey people u don't have to say bad word to her don't say she is sharmouto or something else she is not sharomouto don't call her that name u don't know what she talking about so live her long haters people live her long if u don't understand what she saying she is good singer I love u hibaaq Mohamed god bless hibaaq I love u hibaaq noolow mcnto abaayo love u hibaaq
@fadumofalis2116
@fadumofalis2116 10 жыл бұрын
yea
@fadumofalis2116
@fadumofalis2116 10 жыл бұрын
this is Somali song u don't understand what they saying
@channels197
@channels197 10 жыл бұрын
maha.allah faduma said ayat u jeceshahay walasha
@channels197
@channels197 10 жыл бұрын
faduma tnx haaah wa dareern gooni ah we love our presdent an we love our country
@fadumofalis2116
@fadumofalis2116 10 жыл бұрын
I know that but she is not saying bad word she is talking about her country how is people fight over the country
@najma1211
@najma1211 11 жыл бұрын
hibaaq waa gabar wadaniyad ah cidna amaan kamarabto qofkii wadani ah ayaa yaqaano waxa aythy hibaaq cadawgaaga cagta kahoos inoo wad heesahaaga macaan oo aan la riyaaqnay
@hodanlovedhalintareerogade3295
@hodanlovedhalintareerogade3295 11 жыл бұрын
qarar guula karoon jubaland yaa iskleh oo an ka ahan anaga viva madaxweyna Ahmed intan ku gaya cadow iyo shishaya cariyow macartama Ahmed wu cartami haya
@ahmedtimoos6710
@ahmedtimoos6710 8 жыл бұрын
HIBAAQ MAXAMED masha Allah fananad qaran ayaa tahay
@hanandegan6299
@hanandegan6299 11 жыл бұрын
bakar yare waa ka hellaaa wiil degggan saas karbaaa b mash alllh
@khadarmaxamed5041
@khadarmaxamed5041 11 жыл бұрын
Sxb Jubbaland qabiil kuma sheegin ee aqri qoraalkeyga.. VIVA Jubbaland
@caashofarah4887
@caashofarah4887 11 жыл бұрын
manshallah..................Hibaaq Maxamed maamooyinka adiga bis ah bey ku dhageystaan.....keep it up...... big love
@heroehl
@heroehl 11 жыл бұрын
Caleeg Hibaaq Maxamaed Cabdulaahi Soomaali Dhab Ah Ayaa Tahay Walasheey ALaha Ku Dhoowro Maashaa Alaaaaaah Ma Tihid Kuwa Soomaali Kala Rida OO Qabiilka Dilooday ViiiiiiiiiiiiiVA Hibaaq Iyo Wiilasha kalaba Mahad Sanadiin
@hodanlovedhalintareerogade3295
@hodanlovedhalintareerogade3295 11 жыл бұрын
caziziki daroood iga dhigow casi kugu maa ihi Allah lan dharaa waye darood is the best qawiil ever inta badana darood jogo Alahayow haa ibahin raara kale Amiin hawiya Ama isaq ama diir intas waxa kaa can baxsan darood cadi maa ahaa hawiya oo koor madow canbula cun badan iyo macsara 100% darood i love my qawill
@iqroyarey4761
@iqroyarey4761 4 жыл бұрын
HIBAAQ MAXAMED hooyo somliyeed oo hanti qaran baa tahy.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️
@sabiriinakeyf410
@sabiriinakeyf410 11 жыл бұрын
afkaada caano lagu qa rbay fanaand qaran waxaan ka mid ahay taageerayaashaada waxaana kasoo jeedaa jubooyinka spicial jamaame runta ayey somalidu iska indho tirtaa weligeed good maamo hibaq
@hodanlovedhalintareerogade3295
@hodanlovedhalintareerogade3295 11 жыл бұрын
ilahayow anigo darood arkayo haa igu dariin calaf hawiya koor madow gabni badan caga yaryar jarar u ag anigo arkayo wila shana cag dhara mansha allah yagari kara caag dhaar
@libaahlibaah9956
@libaahlibaah9956 11 жыл бұрын
asc dhamaan waadna ku mahad santihiin heesta qiimaha badan Hibaaq Maxamed, Cabdow Aramam, Bakar Yare viva somalia marnaba qof daba dhilif u ah shisheeye
@somaligirl0133
@somaligirl0133 11 жыл бұрын
masha allah gabadhan allah haa daayo daadka caytamayo waaxan dhihi laaha aflagado looma bahno qofkasta xaaq waaxu uu leyahay inu kaa hadlo raayigisa Madaweynaha somaliyana Xassan sh Maxamudna cidna ugama bahna aqonsi ee isla xishooda
@fiskamohamed2260
@fiskamohamed2260 11 жыл бұрын
woooooooooooooooooooow hibaaq thnx alaah ku dhora waxaa tahay wadaniyada dhaba aha masha alllah
@wadanirunan3677
@wadanirunan3677 11 жыл бұрын
WIILKII YARAA YONIS ABDIRAHMAN WUXUU YIRI: MADAXWEYNE LAGUMA WADA AMAANAYEE YAAN LAGU CAAYI, MADAXWEYNAHA WAA KU TAAGEERSANAHAY INUU KU SHAQEEYO FAKIR DOWLADDA IYO WAXA DADKA DAN U AH, WAXAAN RAJEEYNEEYNAA DOWLADDA INEEY MAAMUL LOO AAYO U DHISI DOONTO JUBOOYINKA INSHA ALLAAHU, QABIILADDA CABSIDDA KA QABA INEEY HADDA WAX WAAYAAN AAN HADHOOW LA QADIN KUWO HADDA WAX HEEYSTA HADHOOW AAN LA QADIN, WADANKA DADKA WAA KU FILAN YAHAY, DHULKA LAMA DAGANA SHEIKH SHAKUUL YIRI.
@hodanlovedhalintareerogade3295
@hodanlovedhalintareerogade3295 11 жыл бұрын
saleban waaaaaaaaaaa runta bro thanks alot tani waa dilo uqdadley ah uf yay wax kaqadi jubaland daldal laa iskaga maqadayo
@abdirizacktimacade1388
@abdirizacktimacade1388 10 жыл бұрын
Somalia waaa Somalia intas ku egeey wall waxa nadilay facena naga rebay waaa qabiiil illah haka saro maskxdeyna
@ikraaninaamohamed1815
@ikraaninaamohamed1815 10 жыл бұрын
Jubaland 'khatumo'puntland 'ogadenia we are darood viva walalaha is jacel allow daa dadka is jacel. Allow cadowgoda ka qabo oo cagta hoos gali bisnka iyo yasinka allow ada kaa magan galnay. Wixi cadow ah yahu allow yayna cunin waa wada dad cun ayaga is cuno yahu yahu bisinka allow adonda madow naga qabo iyo wacelada ishoodaa bisinka
@amiramaden4660
@amiramaden4660 10 жыл бұрын
Waa ku taagersanahay! Love you
@hodanboqoradiraarogadenia4234
@hodanboqoradiraarogadenia4234 11 жыл бұрын
ninkan calosha waan abgalka ah mashan canbulo iyo macsara lagama cuno ee dhaf wacal yahow calosha weyn
@hodanlovedhalintareerogade3295
@hodanlovedhalintareerogade3295 11 жыл бұрын
hanolado viva kenya nakupenda wewe ni mrembo !
@mohamedamiin648
@mohamedamiin648 7 жыл бұрын
heestaan ciida hibaq maxamad ee qaaday 2013 uhuru park kenya soo galiya thanks
@habuunaxmed8627
@habuunaxmed8627 8 жыл бұрын
masha allah hibaaq i love you♡♥♡♥♡♥
@wadnaha18
@wadnaha18 11 жыл бұрын
ssoomaaliyeey aflagaadadu waaa ceeb fanaanadune waa mid qaran oo qabyaaladu ka fogtahay jecelne midnimo iyo dal qudha marka adiga ruuxaan inanta aflagaadeenaayo danta qabiilkaada haka hor marin mida qaran xabashidu wee garteen jubooyinka inee dhul soomaaliyeed tahay adiga iyo inta kaa danbeyso taa waa inaad ogaatiin mahadsanidiin
@farxiyocaraaye-cq1in
@farxiyocaraaye-cq1in 9 ай бұрын
Still listening last month of 2023
@avv.yasinahmedosman1875
@avv.yasinahmedosman1875 3 ай бұрын
Masha Allaah Wadniyad dhab ah
@hodanboqoradiraarogadenia7984
@hodanboqoradiraarogadenia7984 11 жыл бұрын
masdaxweyna sh Ahmed MAKAHARAY TUUGI culusow makaharay intu taay dalsowaya makaharay waa ilahay mahadis
@sahruuja6
@sahruuja6 11 жыл бұрын
Hibaaq heesaheeda aad ayaan uga helaa waa wadaniyad noolow habaryar mcn
@kulmiyesabriye5651
@kulmiyesabriye5651 11 жыл бұрын
Garyare heesta siyasad maahan e fananada ha u gafin bro
@hodanlovedhalintareerogade3295
@hodanlovedhalintareerogade3295 11 жыл бұрын
wooooooooo! qarar guula karon Ahmed cade willka raar darood cade cirka manku gaya inolow madaxweyna sh Ahmed guul& gobanimo nin raga oo rag dhalay waaye mar hadii uu mooryantatii culuso soo diirsadey intu airoportka ku xanibey oo jeego dhirbaax& Alshawa ug kala daalay doorashadiina galay oo kuguuleys tey walahi nin sahlan ma tihid dawladi dhameed hadaa mel aad sarartey oo bahdishey raganimo masha allah ciltira aya tahay intad ciida saran tahay cadow kuma halo madaxweyna jubaland ala yaa cizak
@OmarOmar-or2xw
@OmarOmar-or2xw 10 жыл бұрын
masha allah hibaaq noolow allow ikaa daa wadani dhab ah love u forever
@bulbulnd
@bulbulnd 10 жыл бұрын
(reer-masugato) one love for my somalians
@muxubonuuniise1434
@muxubonuuniise1434 8 жыл бұрын
love you hibaq
@mariammohamed8977
@mariammohamed8977 8 жыл бұрын
Thank u so much u made me have hopes in Somalia.
@hodanboqoradiraarogadenia7984
@hodanboqoradiraarogadenia7984 11 жыл бұрын
cabdow kula bismilah magac xuma gabni badan fuley sana nin ado kale aya qabsada jubaland masha calacalka kala taag ee orada mamul samasta tuugi ad dooradan Alshawab ayu kabadin layahay
@sophiaorsweety2895
@sophiaorsweety2895 9 жыл бұрын
MashaAllah mcnto Afkaaga malab iyo caano qaaboow lagu qabay....long life nd peace honey nd may ALLAH bless u hibaaq cadeey i luv u qaali
@abuukarmahamed4547
@abuukarmahamed4547 10 жыл бұрын
viva hawiye iyo inti raacdo rumeeysay
@fadumoadan948
@fadumoadan948 5 жыл бұрын
Xaagay taalaana waxad sheegeyso hhhh
@naimohassanyare6470
@naimohassanyare6470 4 жыл бұрын
Culusow hada magac ayad yelataay wagas ad komentigaaan qoraysay 5sano kahor bey ahed wane yaredh qabilkaaa iskaa daa aaaaa
@makamah4809
@makamah4809 9 жыл бұрын
Hawiyow intadh wadankini iyo dadkini laysen o qaxotiga iyo tugsidha badhen ogaden faraxa lasogala mama hibaq wadani somaliyed matahidhe qabyaladley aya thy
@jalbeysne
@jalbeysne 11 жыл бұрын
maasha allaah tani hees ma oran karo waa dar daaran iyo wax u is sheeg soomaalinimo oo dhab ah
@galmudugonline5855
@galmudugonline5855 5 жыл бұрын
Hibaaq we❤U Hadaa Tageero utahay like saara😍
@wadnaha18
@wadnaha18 11 жыл бұрын
Maalmiji na dhaafay wee inoo muuqaneesay madaxdii aduunka meel kastaba kakala yimid marki uu hor dhigay mabda'iis madaxweynahine, loo wada maqsuuday dhamaan madaxa loo ruxay lagu siiyay maal gelin waa mahad ilaahay
@ahemdfarahduale5961
@ahemdfarahduale5961 11 жыл бұрын
HODON LOVE DHALINTA REER OGADENI waa shidan tahay halkaas kaga sii wad nimanka iyo NAAGAHA HAWIYE JUBBALAND PUNTALND KHATUUMO vive OGADENIA
@hodanboqoradiraarogadenia7984
@hodanboqoradiraarogadenia7984 11 жыл бұрын
caloshada waxa sidas uqala waa canbulo iyo macsara subaxana Allah wax kale madaqay just caanbulo ushag hawiya
@yahyetahlilabdule5368
@yahyetahlilabdule5368 11 жыл бұрын
mansha allah hibaaq nolow walshayda qaaliga waxaa tahay wadaniyad dhab ah really abaal malarin ayaad kuleedahaay qofkasta oo somali ah really nolow walshay
@mahlettesfaye7011
@mahlettesfaye7011 10 жыл бұрын
hibaaq waa fananad somaliyed dadkina khabyalada dilotay kadaaya abwanada cayda oo xishoda somali wexey mel la gar ladahay waa fikrada qaldan
@abdirisakjama9294
@abdirisakjama9294 7 жыл бұрын
Somalia waa one family she is great king singer woman hibaq Somalia
@weesoyare1622
@weesoyare1622 8 жыл бұрын
war walalayal ilahay na untay an ka cabsano qabyalad hormar malagu garaye yanan isnacin anaka aya isdhan wlhi bari e gacmacmaha an isqabsano thnks
@maxamedkabaale8054
@maxamedkabaale8054 Жыл бұрын
Hibaq yes
@hodanlovedhalintareerogade3295
@hodanlovedhalintareerogade3295 11 жыл бұрын
nakupenda kenya asante wewe ni mrembo walahi habarigani kibaki nigependa kukuona tena insha allah kwaheri
@hodanlovedhalintaraarogade4738
@hodanlovedhalintaraarogade4738 10 жыл бұрын
Queen of somali Inaa darood ismacil thanks alot honey
@Ayubshardi
@Ayubshardi 11 жыл бұрын
waxaas ayaa hees wadani ka ah axsan fanaaninta sanadka
@qalanjocadeey244
@qalanjocadeey244 11 жыл бұрын
wwwwwwwwwwwwwwwwww alow dhowr wadaniyaasha soomaliya meel walba ee jogaan hibaq araram n bk big respect big luv
@beyxaanihaykal153
@beyxaanihaykal153 11 жыл бұрын
War Jubaland haku mashqulineey Jubaland way isku dhanatahay Mugdisho hala so dhameyo nabdeyda nacal ifin ku taleeeeeeee
@hanaanharni3805
@hanaanharni3805 7 жыл бұрын
hadii hita lacaayo Abwanada Hibaaq ogaaada ceyda wijiga uguma qormeyso we love u our abwanada Hibaaqey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamednoorkhalif5443
@mohamednoorkhalif5443 6 жыл бұрын
saida musa Hibaq waan jecelnahay Hadii Rer Nairobi ahnay Fananadeeda cadhowgeeda Cagta hosteeda
@hodanboqoradiraarogadenia7984
@hodanboqoradiraarogadenia7984 11 жыл бұрын
faiza ina adeer thanks alot waa runta canbulo u shag ayaga
@farhiyojama1766
@farhiyojama1766 10 жыл бұрын
Thanks hibaaq naagta xunta hawiye afka ku heeso sharmuuta yahaye weyku naceen qaraar ku haayo afkaga dambe hadadan ka dhaafin heeshaad joogta ankugu imaane bich I knoow u
@ubaxcadeey7444
@ubaxcadeey7444 11 жыл бұрын
wooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow
@farxiyamaxamuud7928
@farxiyamaxamuud7928 10 жыл бұрын
Edo hibaaq madax weyn aha lacag ma ku siyaa lkn Masha alah waaye Bakar wad ka baxa sati beelo waaye codkaa Bakar arman adna belo waaye nice song
@xuseenhaaroon2711
@xuseenhaaroon2711 9 жыл бұрын
Asc
@hodanlovedhalintareerogade3295
@hodanlovedhalintareerogade3295 11 жыл бұрын
isku diir iyo qanis nimo aya kabadhta Bahir foxuma + madowgi hawiye warya damaryahow waligin kenyatii muna gumaysanin waa dad walahana ah an iskgaxigno adunka kale af uryahow aflagadha kadhaf viva kenya haday iiqawana ciil kuma qawo haban iyo malin ayan u jooga hiladada hawan mashay maran 100 malin mamari kartid fuleygi hawiye ayad kudaba jiirta balayo kula biidar weynata cudur iyo uqdad darood iyo kenya ayad qabtiin ilahay nama sogarsiyo shartiin nakupenda viva kenya hakuna matata yaa kenya
@bigballers522
@bigballers522 10 жыл бұрын
This lady is the queen of Somali Wadani songs. I love her
@user-yb1gr9ne8d
@user-yb1gr9ne8d 8 жыл бұрын
Midnimo❤
@farrisilovesomalia7767
@farrisilovesomalia7767 11 жыл бұрын
hibaaq Wadaniyad baa tahay Alle haku Dhowree Cuqdad ayaa Ka Buuxda Waxaan halkaan commentiga ka Bixiyeen ilaaheey hani caafiyo
@dalyaremedia217
@dalyaremedia217 8 жыл бұрын
Maanshaa allaah abwanad jirta nolow hibaq and cadow and bakar axsan wadaniyiin nolada inbdn
@sacdiyoyabarow4455
@sacdiyoyabarow4455 8 жыл бұрын
heso cusub qadar Ibrahim
@halimamouhamad4890
@halimamouhamad4890 9 жыл бұрын
Waa ceeb cayda qsbiilooyin markay dowlada heer fiican gaarto waxaan idin baridoonaa barnaamijkii dhagayso oo ku dhaqn hadan a waxan kuu sheegaa kan cagliga lahoow doqonka caytamaayo haku daysan asaa daali doono
@nsafiyo48
@nsafiyo48 11 жыл бұрын
Bakar yare. ...I LOVE YOU.
@shukria.lovelymahamoud5480
@shukria.lovelymahamoud5480 10 жыл бұрын
I love u hibaaq med cabdulahi and bakar yare
@abukarbadalgarad8189
@abukarbadalgarad8189 11 жыл бұрын
waxaa muqanaysa qabiil mara lasaaro busta laga mareemay gobolada jubbada waa qayb ka midaa dhalkeena mashaa lah caadi ma ahan abwaanada qarniga hibaaq aad ayaad u mahadsan tahay hibaaq madaxaada hor
@shukriqalanjo9861
@shukriqalanjo9861 8 жыл бұрын
bakar yare quruxlow dumashii viva jubaland somalia
@mnz2028
@mnz2028 2 жыл бұрын
Xarmaaja kadambeye oo wadankii burubur uhorseedi Raba ALLH Naga qabte
@amranabdulahi3007
@amranabdulahi3007 11 жыл бұрын
masha allah
@calizareeye3570
@calizareeye3570 9 жыл бұрын
waa hees wanaagsan
@jaceylkuwaanololnolashunaw937
@jaceylkuwaanololnolashunaw937 11 жыл бұрын
Vry vry nice this voice wlhi love u hibaq mohamed nolow weligaa
@paultikiba3493
@paultikiba3493 8 жыл бұрын
bright shinning patriotism voice of reason viva hibaag
@shamsaqaali843
@shamsaqaali843 11 жыл бұрын
masha allaah hibaaq maxamedviiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva wadaniyada qarana nolaw
@ilhanjecel3540
@ilhanjecel3540 7 жыл бұрын
Masha alaha madaxweyne xasan nolow insha alaha noso noqo ado nabada
@mohamudibrahim9516
@mohamudibrahim9516 2 жыл бұрын
Wadani daab eh ..I really like her expressions
@sulekholove1646
@sulekholove1646 6 жыл бұрын
qurxa ly mnsh allh fanaand jirtah
@diyocaday383
@diyocaday383 11 жыл бұрын
cadi mahan jinkeda iska jeclahay hibaaq
@hodanlovedhalintareerogade3295
@hodanlovedhalintareerogade3295 11 жыл бұрын
viva Darood waa lagu washa oo lomara tura i love dadkayga Darood mel kasta ay adunka kaa jogan lkn dhilo shinka caaytamayan ama qanisinta iDOR iyo hawiye somali kama tiirsano waa west Africa somanad arkin siday u madow yihin waxa gumeysan jira north Africa than darod aya so xoraya waa ayaga is walaqi haya maxay ku darsadan jubaland in badan aya kismayo nin kasta iska shagta manata gacanta aya nogu jirata waa ilahay mahadis viva Droood cisi igu nolada i love guys
@sabooreychannel6043
@sabooreychannel6043 11 жыл бұрын
caadi maaha waa fanaaniin qaran
Heestii Kumeel gaar Kagudubney Ahmed idaawaqaca 9/ 19 /2012.
8:36
Ahmed Abdulle
Рет қаралды 268 М.
INKASTOO AAN CIIL QABO AMA AAN CAREYSANAHAY 2019 ABWANAD HIBAAQ
9:26
Hamdi Jirow
Рет қаралды 1,1 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 44 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 48 МЛН
Abdifitah Yare iyo Hani Uk Mataan Teydiyey With Lyrics
5:17
Mcc On The Beat
Рет қаралды 6 М.
HIBAAQ MAXAMED | HEESTII UBAAS BAXAY 2016
6:15
SomaliSwiss
Рет қаралды 355 М.
CABDIRISAAQ RANPO BERI SHALAYTO MAY NOQON ERYAL TV 2018.
7:24
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 255 М.
WAREYSI: ABWAANAD HIBAAQ, OSLO - NORWAY
19:55
Calanka iTV
Рет қаралды 459 М.
HIBAAQ MAXAMED | HEESTII INKASTOO AN CIIL QABA 2016
8:38
SomaliSwiss
Рет қаралды 2,1 МЛН
Hees Xageen hadalka Saarnaa By abwaanad Hibaaq Maxamed Cabdulaahi
5:59
Abdifitah Yare iyo ikraan Caraale Muhashada Dareenka Leh With Lyrics
13:09
Heestii Kumeel gaar Kagudubney By Hibaaq Maxamed London  Uk 18 09 12
8:36
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20