Waxaa igu danbaysay heestaas 2013 wakhti habeen ay tahay waliba aan safar ahaa ayaa heestaa Gariga laga shiday dur baba waxan bilaabay inaan hurdada kakaco sababtoo ah heestaas waxay iso xasuusisay gabadh aan jeclaa mudo bdn aan jeclaa hdana aan isfahmin markaan katagayna dib ayey iga soo jeclaatay ana wakhtigaas nolosheda ayaan iska xiray lkn hda ayada waa marwo alle ha barakeeyo 👏
Hoobalada Soomaaliyeed waxay u baahiqabaan DARYEEL dadow !!! Waar aan daryeelno intay noolyihiin, aasi og baynu nahay siduu sheegay EHUN Gaariyee. Ilaahow noo wada naxariso.
Favourite song for long time2011 Alhamdulillah in aan Caawa Oo ay tahay 2022/3/13 aan Dib U dhageysto🙏 Waqtigu wuuu cararayaaa yaaa Rabi Cafimad taama Iyo cibaado suuuban iyo cimri dheer ❤🤲🤲🤲🤲🤲
@abdihakimgorayo12813 жыл бұрын
Wlhi barigan yaraa nin aanu jaar ahayn baa lacag igaga qaadi jiray si uu telka ugu soo dabeeyo kadibna waanu dhagaysan jirnay 2010 xasus wlhi
@daruusmedia96555 жыл бұрын
nin so halgamay waqtiga ka daba yimid legend buxa waye walhi
9 sano kahor waxaan ku dhageesan jiray halka ey iska galaan galgaduud iyo mudug maantana keynya 12/nuvember 2020;@@@@@@@@@@●@@@@@@
@aziez20113 жыл бұрын
How old is this song? When did it came out?
@yussufgeddi8194 Жыл бұрын
23yrs old from now
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Gabadha safka hore Fadhida ee cabaayada Madaw baan ka helay, talow wali ma madax banaantay ila soo xidhiidhsiiya plz gabadhaas cidii garnaysa❤
@abdiwalisalad56395 жыл бұрын
Nice song ❤❤👏
@nazirabdilahi39773 жыл бұрын
2030 waan DaawanayaaH aLoW CiMriGa ii ZiyaaDiH😜🤭
@mubashirmuhammad44406 ай бұрын
😅😅😂
@zhr13yosef543 жыл бұрын
Tiktok Ba ka so arkay ya ku arkay tiktok sidaydaaa
@siciidcarjafcarfaf77693 жыл бұрын
Heestan qofkii ugu horeeyey oon ka maqlo wllky ibrahim buu ahaa beri aan aad u yaraa haddana wli waan jeclahay
@nimcanyusuf42652 жыл бұрын
8
@ikraamsaid79412 жыл бұрын
2022 yaa dhagaysanaya nice song
@umiirajama59545 жыл бұрын
Bari shalayto may noqon😭
@adamjama32836 жыл бұрын
Wa boo wa boo maxay tahay Adaa Nabarka beeroo Adaa Bililiqaystoo Bilaawaha ku gooyoo Baritaba ma taaloo Buur dheer ka fuuloo Waan kaba bogsoodoo Ku Bidhaansan maayee Markaan anigu kaa baxay Baa ba yoo jacaylkii Waadigaa baroortee Ba ayeey ku heesee Ba aboo u yeedhayaye Ma is bixin karaysaa Mise waa bastaa walii Dhaa dhii dhaa aboo Dhii dhaa dhururum Mayla socotaa Qaybaha danbena
@jannoomer57386 жыл бұрын
Adam Jama Hhhhh axlaa wad nagu tuftee
@adamjama32836 жыл бұрын
@@jannoomer5738 Qaybta soo socota sanadka cusub 2019 la soco insha allaahu saqafka ayaynu kaga qaadaynaa
@jannoomer57386 жыл бұрын
Adam Jama haye huno
@targettv36185 жыл бұрын
Kkkk libax waa iga gadmeen ereyada
@mahdidaysane90394 жыл бұрын
Heestan xusuus weyn bey igu leedahay 2010 kii anoo jooga gobolka galgaduud gar ahaan tuula ka tiran celbuur oo la dhaho towfiiq Ayaan xususta anigo markas telfoon la ii ibiyey ayaan ku shubtay anoo ka tuurtay will aan saxib aheyn Aduunyo orod badnaa hada dhaw ayey aheyd runti
Iga bilaaawaha anigu wab badbaadi naag aad jecla Aya xasuusta sxb illahay marki danbe isku bedeshay. Naagta aniga wan jecla jinsi ahan galmo qalbi ahaan naag quruxbadan dheer macan wey ahayd
@ishwaaqindho97012 жыл бұрын
2022😳
@abdisalanmaxamed6113 жыл бұрын
Bilis xaawaleyda hadba Bilicdii tii ladan Ayun baan la boodaa Ee ha i bidhaansan gabadhyahay Waa bayd ku haboon qof kaa tagay wakhti aad u baahneyd
@daadyare21814 жыл бұрын
Allah maxan jecla hestan 2011 2012
@shucayblastaro Жыл бұрын
2023❤️🐐
@faadumoaweeys88722 жыл бұрын
Heestan ano yar ban dhagesan jiray cwa oo ay thy 22 sep 9 2022 ayan dib u dhagestay madama aan marka qof jeclado uu iso jedin marka si jesto lee dib la iso ega sbb🥺🤔
@akramyare54443 жыл бұрын
Whli heestan dhan 2021 Aya igu horesay waliba waxan kaso maqlya abdi malik nin oo jailka kaos fasaxay
@amineetaomar65173 жыл бұрын
1,1,2022 Sacada 21:35 ayaan dawanaya wanan ku raxaysanaya waliba
@runali64312 жыл бұрын
Waxa igu dabasay Adu yar 2012
@savamoh48875 жыл бұрын
Hadii uu bukaniyo Kugu yahy bir oo kale Igada bilawaha Anigu waan badbaade Axyaaa hees wlhi waa heesi asalka ahaaa
@avvyahyesheikhmohamedimran3303 жыл бұрын
Ogowogow bills xaawalay had hadba
@hoodomohamed29255 ай бұрын
Heestan anoo yar bay walashay dhegeysan jirtay maantana anoo naag weyn ah ayaa herer ethopia ku dhegeysanaayaaa aduunyo 7/july/ 2024😢
@Za07Editz6 жыл бұрын
Mr raambo waa fanaan buuxa
@king157163 жыл бұрын
Xasus wlhi waqti 2006 anoo ciyaala
@axmedsahal72683 жыл бұрын
2006 heestu masoo bixi doonin..
@AhmedmaxamedAbdi-x2y9 ай бұрын
Wan is ka ilmeya runtii
@liibaanxaanshi5473Ай бұрын
2024 baa dawanayaa
@survivor37773 жыл бұрын
Who is here 2022
@abdihalimmohamoud75132 жыл бұрын
😅
@ahmethmiizhaar Жыл бұрын
14 sano kadib maantan dib u dhegaysanayaa 30/11/2023
@abdihafiiid...............20083 жыл бұрын
Ninkan heestisa ka cansan c/risaq rambow aya la dhaha wakhti
@CabdiDhanaansade-mo3zl Жыл бұрын
Waan yaraa hestan markan dhagaysan jirin macnahedana maan fahmi jirin
@drmudey91513 жыл бұрын
Uguma horeeysid wiil jaceyl loga baxay beerta lagu wada jiraa
@sumayoomar18193 жыл бұрын
03sep 2021yaa dawnay
@qalpinuura90913 жыл бұрын
Waqti dheer bn ku taxnaaa heskan hal mar bn ku laabtay 2009
@yuusufaxmed47816 жыл бұрын
Halyay Garab waayay Raamboo if hibo ku noolow Axyaa Fanaan.
Ninkan wa fanan rer berbera ah wakhti tagay ayan dhagaysan jiray mr rabbo wa lafihi hore
@samataromar3 жыл бұрын
Tani hees wey dhaaftay blhi Waayo aan arday dugsiga dhexe ahaa oo uu jeceyl daran I weraray deedna qoftii codsiga ila timid baan haye iri anigoo u beer jileecaya blse iga hayantay markay leebka cashaqa igu hubsatay aduun waaye badane mar aan ladnaaday baay ii timid iyadoo jecelki wareemay lkn anigu heestaan aya ii shidneed ilaa hda la joogo inantii wxey iledahy aan isku labano anigu niyo ma hayo ileen kalsooni burburtay dhismi meyso markale Allahayoow sahal amuuraha
@ahmedaj62643 жыл бұрын
Hees iyo badh 🥰🥰
@diiniyonasteexo59936 ай бұрын
Ereyada heesta yaa iska leh
@ikraamsaid79412 жыл бұрын
Xasuus 2011 wakhti dhereeya
@mohamadabdi6785 Жыл бұрын
Waxaan garan la’ ahay gabadhii heesta loo qaaday yacni loo sameeyey haday nooshahay siday u nooshahay. Intiina 20ka sano dhagaysanaysay liketa
@jamalmohamed66666 жыл бұрын
waaaw A.rizak Rampoo fanaan jira
@shugazahassan27133 жыл бұрын
2022 😍🥰
@fadhihussein79236 жыл бұрын
mn shalh mn shalh
@abdirahmanabdirahim97696 жыл бұрын
Fadhi Hussein .. ,
@fatimadagan85416 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@Zee-zw8nq5 жыл бұрын
Barasheedin barashadeeni
@IidAsad-m7e Жыл бұрын
Waa hees cajiiba
@abdirizakaxmed55273 жыл бұрын
Alla yacasika hadunba bad fanan natustay
@abasshajjiali38909 ай бұрын
Anigo yaar amaad iskaa dhadiid
@MinatoNamikaze-bn9so6 жыл бұрын
Heesi tol waayey meeshaan iiga muuqda runtii
@asmaaxmed-p4u10 ай бұрын
Ranbo nin aad u cod macaan
@farxaanmuse22262 жыл бұрын
Nin rageed wakhtigu ciiley weeye
@salaadmaxamuud7962 жыл бұрын
Ereyadii abwaan abdinaasir qalinle abwaan aan jclhy
@Mahrez75964 ай бұрын
Way dhimatay inantii la qaadaysay layla alloow kuu naxriiiso