No video

**Shamso Cumar Heestii Tawaawac

  Рет қаралды 329,678

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Somali Song

Пікірлер: 211
@adamfarah6584
@adamfarah6584 3 жыл бұрын
HEESTAN WAXAY IGU LEEDAHAY XASUUS AANAN ILAAWAYN WALIGAY 1998 AYAAN AAD U CAASHAQAY INAN YAR OO DA AHAAN LABA SANO IGA YAR OO 16 JIR AHAYD MARKAAS WAXAAN KA SOO JEEDAY REER MARKAAS AAN HANTI LAHAYN AMA FIIQIIR AH KADIB INANTII WAAN DOONAY WAANA LAY DIIDAY KADIB WAAN LA BAXSADAY SOONA MEHER SADAY KUNQ SOO CELIYAY GURIGOODI SABABTOO AH ANOO ISKEH WAX U DIYAARSO KADIB MARKAAN AQALKII IYO HAWLIHII SOO DIYAARSADAYNA WAXAA LAY YIDHI GABADHNA KUUMA HAYNO MANA SOO AGMARI KARTID RUNTIINA AAD AYAANU ISU JECLAYN WAXKASTA WAAN SAMEEYAY INANTIINA IYADOO II MEHERSAN BAA LAY DIIDAY INANTU WAXAY KU NOOLAYD TUULO YAR 12 TOBAN KIILO MITIR KA XIGTA DHANKA ITOOBIYA BUUHODLE WAXAANAN ILAAWAY ANOO CIYAALA US ISKUUL AH OO AAN LUGTA AQOON BAAN JACAY DARTIIS MARKASTA UGU LUGAYN JIRAY TUULADA SI AAN HAL MAR USOO ARKO MAALMAHA QAAR ANOO 2 SAAC SII LUGEEEYAY BAANAN SOO ARKIN ANA LAYSOO DILI GAADHA ANABA AAN SOO SIGTAA INANTA AAN JECLEHAY WAXAY AHAY INAN HEESTAN AAD UGU COD MACAAN WAXAAN XASUUSTAA AROOS TUULADA AH BAAN DHUUMASHO KU IMI INTAY WAR QAD ISOO DIRTAY OO TIDHI AROOSKAAS BAA JIRE IMO SAA DANBE AROOSKII BAAN IMI HABEEN KII BAA AROOSKA AY KA QAADAY HEESTAN OO AH MARKII IGU HORAYSAY ILAA WAAGA IYO IMIKANA HEESTAN WAXAY IGU LEEDAHAY XUSUUS GAAR AH AKHIIRNA 2000 KII AYAA LAYSU KAAYA OGAALADAY ANIYO MARWADAYDII ALLE AYAA MAHAD LEH ILAA IYO HADANA WAANU WADA JOOGNA AKHRITE AMA WALAALAYAAL ADUUNKUU WAA MAALMO YAAN LA ISKU ILAAWIN EE AAKHIRO HA LOO SAHAY QAATO ALLE HA INAGA BAD BAADIYO DHAMAAN TEEN CADAAB AAKHIRO IYO CIDHIIDH ADUUN🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hiilfaneedyoutube8340
@hiilfaneedyoutube8340 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb Aadan Faarax
@libanmohamed1842
@libanmohamed1842 11 ай бұрын
Jacaylkiinii wuu guulaystay libaax farxad ku waara halkana waxaa idinka salaamaya nin aad isku deegaan tihiin oo reer buuhoodle ah
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 5 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyey Maxamed Axmed soofe kaneeco qiso ayey lahayd heeskan.. Qisadeedu waxay ahayd gabadh fanaannad ah oo uu qabo fanaan kle ayaa dalka dibadiisa safar uaaday gaar ahaan Abu dubay kadib inantii ayaa waxay mqashay war sheegaya in ninkeeda naag kke xiiriir laleeyahay kadib Abwaanka ayey utagtay iyadoo Masayrsan kuna tiri arrintaas ihaysta ee heea iisamee kaddib heestan shamso ku luuqayso ayuu sameeyey { Kaannu dhiganay talo sow matuurin wacadkii}. Kadib heestii ayaa qaraxday oo magaaladoo dhan gashay. ninkii ayaa soonoqday yadoo heestii magalada haysto, kadib qolo Abwaanno ah ayuu ka dacweeyey abwaankii oo yidhi ninkan rrkaygii ayuu iidaba maray oo igu diray. Kadib Abwaan wXaa lagu xukumay kun shilin oo xaal. Markaas ayuu yidhi war ku shikin way igu badantahee heses kle oo xaal marin ah ayaan samaynayaa. Waa laga ogolaaday wxuuna sameeyey hees kle oo isla shamso qaaddo oo tiraahda( GURI RAYS LEH IYO DOOG WEYNU GAADHI DOONAA). Heestii markay soobaxday ayaa lagu yidhi mxd utidhi WEYNU GAADHI DOONAA aad uodhan weyday WEYNU JOOGNAA maadaama reerku ay isqabaan.. Arrintiina sidii ayaa lagu xalliyey
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 5 жыл бұрын
xoogle 12 mahadsanid inbadan
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 5 жыл бұрын
su'aasha muxuu ugu jawaabe talow
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 5 жыл бұрын
@@sumayomohamedmohamud6992 Adigu jwb kama bixin isna laguma sii adkayn hawshiina halkii bay kudhamaatay wllo
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 жыл бұрын
Hhhh dumarku waa masiibo afkiibay labafii nin isku gelissy
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 5 жыл бұрын
@@nimaodiamond5179 Sowmaaha
@qaraf1
@qaraf1 12 жыл бұрын
shamso cumar xaydare allah u naxariisto waxay kamid aheed wadaniyiintii somalia ee geeriyooday allah ayaan oga baryahayaa janadii amin amin
@MudugboyMB
@MudugboyMB 12 жыл бұрын
Dalamar46 sxb aad ayaad u mahadasanatay hees aad iyo aad u wanaagsan baad soo bandhigtay shamsa ilaahay jannadii ha geeyo fanaand qaran oo aad u cod macaan bay hayad. heestan waa heesta aan ugu jeclaa heesaheeda. Thank you for sharing this wonderful song with us.
@lovelypretty6808
@lovelypretty6808 5 жыл бұрын
Mudugboy Mudugboy walal macan hestan ayadoo qoral ah maka heli karaa your KZbin? Please let me know 👍🌹
@alihaji9416
@alihaji9416 5 жыл бұрын
Mudugboy sxb waxaad ii sheegtaa heesaha cabdi maxamed jaamac (safari) hadii aad horey u soo dhigtay faldan link halkan iigu reeb mahadsanid
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Walaal adiga muddan. 9 sanno ka dib hadaan arkay message kan. Sorry. Wakhtiga qortay message aad baan u mashquulsana. Thanks for your kind words.
@cismanyusuf4521
@cismanyusuf4521 2 жыл бұрын
War mudug boy channel weli ma shaqeeya
@muhudinabukar7073
@muhudinabukar7073 4 жыл бұрын
I, m remember wlaahi i was young heestii Maria Clara and Carlos 2009 xasuus wlaahi 2020 hadaa daawaneeso like ii saar please❤🥰🙏
@faizaabdi7927
@faizaabdi7927 4 жыл бұрын
Xasuus 🥰
@cismanyusuf4521
@cismanyusuf4521 3 жыл бұрын
Muhuyadin wlhi sxb heestan ad ban u xasuusta maria clara and carlos saan u donayey cawo ban hellay xasuus waayo waayo bay i xasusisay
@cmshow5425
@cmshow5425 5 жыл бұрын
Heestaan waa hees cajiib ah Caruurnimadayda ilaa hdda way iga go'i la'dahy 2019 yaa ila daawanaya Alle ha u naxariista maamo Shamso cumar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Sabe ma lihid?
@cmshow5425
@cmshow5425 5 жыл бұрын
@@somalilandtayda3765 mxaa dhahdy
@mowliidabdirsaaqabshir9212
@mowliidabdirsaaqabshir9212 4 жыл бұрын
Wlhay waqtigu waaa is guryaaa heestaan waxaan kuxasuusta masasalki Mario clara iyo Raul anoo caruuran hbeenki markay hestaan aan maqlaan dhalo dariskaah kusoo ordi jiray wgaaas reer rer dhafaa dhalo lhaaaa 2008 ilaa 2009 meelhasay ahayd hadaa iga dan bayso like haila dhaafin pleas 2:19pm 2020 😭😭😭😭
@ridwanmohamedadare2701
@ridwanmohamedadare2701 3 жыл бұрын
Ciyaalki hore 😁😁 maxan ku xidhnan jiray filimka hhh
@abdi9520
@abdi9520 3 жыл бұрын
Isku mid ban nahay waqtigii wacan ee caruuranimada aha ala qurux badaneyda waxan joogay Nairobi balse dhalo guriga ayey noo taalay maria calar carlson Rahul 208 209 2010 ugu danbeytiina jacayl aya ii haleeyay 😓😓
@abdi9520
@abdi9520 3 жыл бұрын
Manta waxan ku noalhay usa
@sharifsouleiman4257
@sharifsouleiman4257 16 күн бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO DHAMAANTOOD AAMIIN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 16 күн бұрын
Aamin
@mrhellow2010
@mrhellow2010 11 жыл бұрын
Shamso Cumar, Ilaahey Ha Kuu Naxariistoo waan xusuustaa Furayaasha ayuu sawirkeeda ku xusnaa beri samaadkii. Walaalkey Xaydara waa Wariye radio Muqdisho oo qiimo leh, sideeda oo kale. Waxay aheyd Ex-wife for Hassan adan samatar haddii aan qaldamin.
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 4 жыл бұрын
Shamsa Cumar waxay ahayd gabar sheekhaal ah, waxay walaalo ahaayeen wariye maxamef cumar Haydara, waxay ahayd xaaska fanaan Xasan Aadan Samatar
@redsandempire7389
@redsandempire7389 7 жыл бұрын
Anagoo Joogna paris france aad iyo aad baanu ugu raaxeysaney thank you
@abdisallan
@abdisallan Жыл бұрын
Tigaad ta laac,doo Sami lagu tayeystiyo Tabsin dheer wax iga jira Anoon tigso wali odhan Saw tooman naaf galey Farshaxan qurux badan iyo hal xidhaale ayaa ku jira heesta 🙌🏼
@user-qi1qm7et5s
@user-qi1qm7et5s 7 ай бұрын
Heestan waa heeskii igu horeyay ee aan dhagaysto anoo qayilaya habeen iida oo roob da'ay ayaan ku miraaamay Shamso alle janrul fardawsa haka waraabiyo❤
@garaadsamecali5315
@garaadsamecali5315 4 жыл бұрын
Magaca heesta Tawaawac Wa erayadii abwaan kaneeco allah unaxriste iyo laxanki samatar iyo codkii Shamso cumar waxa xaaski xasan aadan samatar1998 waxay ku geeriyotay adisababa allah unaxriisto 1998 wa waqti aanaba dhalan ani 1999 aa dhashy mntana was dhagaysanoyaa shamso cumar 😪walle taarikhdu wa ma guuraan waxa qalday halay saxo somaaliyey
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@mogacayte7517
@mogacayte7517 3 жыл бұрын
Heesta abwaan kaneeco ayaa lahaa lakiin laxanka waxa laha laxamaystihii weynaa axmed gacayte yuusuf alle ha u naxariisto sidaas baa sax ah
@abdi9520
@abdi9520 3 жыл бұрын
Waqtiyoo naa wajinii waayo badan oo adkaga ayad naa siisay hada waxan joognaa 2021 waxan rajaaneya nasiibku inu wajiyoo qof kasta oo riyooo leh Allah u rumeeeyooo 208 209 2010 2011 2012 2013 2014 2015 2016 2017 2018 2019 2020😪😪
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@Garaad1000
@Garaad1000 Жыл бұрын
Music waa Kooxdii Reer Jabuuti ee 14 Mars Goobta ay joogto waa Jabuuti Habeenkan waxay Showga isla qabteen Xasan Aadan oo isaguna meeshaan heeso kale ka qaaday
@shakibshabcan8191
@shakibshabcan8191 3 жыл бұрын
Waa heesta kaliya e xususo ku galo ilaa hada 2021😢
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Jaceyl💓💓 miyaa ku hayo hhhhh waa iska kaftan bro
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 2 жыл бұрын
Xasus wllhi 2021😥
@janogale4011
@janogale4011 5 жыл бұрын
2019 wakhtigu adkaa 2018 -2017-2016-2015-2014-2013-2012 Talow goormu waqtigu na wanaajin Shamsa omar Legend
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Dhakhso InshaAllah
@yuusufhaybe9120
@yuusufhaybe9120 5 жыл бұрын
Sxb Waxaan Filaaa Inaad Qurbaha Joogto Qurbaha Waqtiga Wuu Adagyaahy Waxaan Kudhihilahaa Somali Tag Waliba Deegaanka Aad Xiisaynayso Waliba Xili Roobaad Ah
@maajidmahbuub8960
@maajidmahbuub8960 10 жыл бұрын
ilaaahoow unaxariiso aaamiiiin aaamiiiin aaaamiiin
@xadiyocise6769
@xadiyocise6769 4 жыл бұрын
Ilaahoow. Unaxariiso. Aamiin. Aamiiin
@shukrisharafhassan7558
@shukrisharafhassan7558 4 жыл бұрын
Walal adi ma noshahay
@ayaanyusuf5415
@ayaanyusuf5415 4 жыл бұрын
Xasuus gara ayey iledahay heestan wiil aan wakhti is jaclay oo anu mudo dheer kala maqneyn ayaanu qurbaha ku kulaney kadib. Anago wada jogna unbey heestan igaga dhagtey ilaa ugu dambeytii sida heestu usocoto wax walba u dhaceen uuna cidlo igaga dhaqaqey lkn ma tawawicin kk
@nuruahmed9919
@nuruahmed9919 3 жыл бұрын
Aniga ayaa kaa raaligalin. on his behalf.
@guhadbashiradan7333
@guhadbashiradan7333 2 жыл бұрын
Naag bir ah hhhh
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
waqooyiga somali hal abuur u dhashay miraha heestan muxumed soofe kaneeco
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 6 жыл бұрын
Niyow bal lambarkaaga halkan iigu soo qor
@bostonmedia726
@bostonmedia726 4 жыл бұрын
Haa sxb waa awoogay hooyaday dhalaya ilahaya ha unaxarsito
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
wayo waayo mahamed kaneeco taliyahaygii wacyi galinta
@akaNoobstein
@akaNoobstein 3 жыл бұрын
This is pure gold ❤ "Tabtii Layla iyo Qays" love her voice 💯 Allaha Janadii firdoowsa ka waraabsho
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@omarfaruk4735
@omarfaruk4735 4 жыл бұрын
Fanaanad Qaran oo sharaf leh Ilaahow u Naxariiso waxaan dhageysan jiray heestaan sanadihii 2003 ilaa 2005tii markii iigu horeyday waxaan ka dhageestay Raadiyahii Dowlada Mdxwyne Cabdiqaasin Salaad Xasan aad baana u jecelahay runtii.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Aun shamso cumar waxay kamid ahayd fanaaniintii somali kuwa ugu codka macaan uguna heeso fiican
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Caweyska Dalmar amin mahadsanid
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Caweyska Dalmar waxaan kaa codsanayaa sxp inaad soo galiso hees ay wada qaadaan shankaroon iyo cabdi nuur Allaale OO shibin ladhoho
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
ADOON ILAAHAY sxb inaan video heli ilama ha lakin heesta oo cod waan raadin. Mahadsanid
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Caweyska Dalmar hay sxp mahadsanid
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 5 ай бұрын
ALLAHA u naxariisto ❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@ayanlehassan5031
@ayanlehassan5031 5 жыл бұрын
Heeska waxa lahaa alle hawraxmadee muhumed soofe waxaan codkeeda wanaagsan ku qaaday alle hawraxamdee shamsa omer laxankana waxa saaray xasan adam samatar. Waa hees qiiroleh .
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 4 жыл бұрын
INTANUNDHIMAN ABWAN KANECO ALLAH YARXAMU WUXU USHEGAY IN HESTA XAAL LOGAA QADAY ISKUNA FURTAY HESTA GURI RASLE OO AY QADO ISLA FANANADANI QISADUNA WAXAY KU DHACDAY ISLA SHAMSO CUMAR ALLAH YARXAMU
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@shamsaosman3091
@shamsaosman3091 9 жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo isha allah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Yaraantii waan xasuustaa hargaysa ayey joogtay wakhtigaas
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Haa iyda iyo Xasan Aden oo qabay wakhtigaas. Xaafadi Waaberi ee Gil Janno bay ku jireen. Ilaahay ha u naxariisto Aamin
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Aamiin
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Dadkii hore si edeb leh bay u ciyaari jireen
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Waa runta kuwan hada waxaad nin waalan eryanayo
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 2 жыл бұрын
Kanu dhiganay talo soo ma tuurin wacadki 2021💔😭😭😭😭
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Maxmed cumar xaydra walaashiis rabow u naxariiso Aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Xasan adan ayey ku socotaa heestan,abwaanka aun halkeeda ayuu dhigay heesta isagoo u hiilinayo Shamso Cumar
@Garaad1000
@Garaad1000 Жыл бұрын
Heesta Laxankeedaba Xasan Aadan ayaa Sameeyay kkk
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 Жыл бұрын
​@@Garaad1000dadka.weey Iska hadlaan heestan waxeey soo baxsay sidee damaadki shamso iyo samatarna weey isqabem😂😂😂
@mucokhadar5799
@mucokhadar5799 7 ай бұрын
Caruurnimo 2004 socon jirtay
@xyman
@xyman 6 жыл бұрын
Only 4 Mars could do such amazing music.
@TheHiliso
@TheHiliso 13 жыл бұрын
shamso omar allah u naxariisto cod macaan
@faysalismacil5166
@faysalismacil5166 4 жыл бұрын
Heestan tawaawac waxa maqalkeeda iigu horaysay 2011kii waqtigaana waxa qaaday farxiya fiska lkn mar dambe ayaan ogaaday alle naxariisto fanaanadii qaaday
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Intii ka daba qaaday mid soo dhoweysay xitaa lama hayo Action iyo Codba Eebe ha u Naxariisto Shamso Cumar Haydara.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 2 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan KANEECO AHN. Heestu qiso cajiib ah bay lahayd, mar dhow baan idiinka sheekayn doonaa. Saddex heesood bay ahaayeen oo dhammaantood Shamso Cumar qaaddo, saddexda heesoodba waxaa sameeyey abwaan KANEECO.
@bayaanjama629
@bayaanjama629 2 жыл бұрын
Shamso cumar Axmed Illahow kuu naxariiso cod halasiya ❤️💕
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@najmaali161
@najmaali161 8 жыл бұрын
heeskan caadi maha wakhti foga xasasuusta ayadoo laga dhegeysto xafadayada waxa kalo kusoo gali jiray musasal maria clara
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 7 жыл бұрын
Najma Ali kadaa xusuusinta taariikhda leh weyyyyyy
@mowliidabdirsaaqabshir9212
@mowliidabdirsaaqabshir9212 4 жыл бұрын
WQtgee ahydna
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
Kanu dhiganay mel talo so maturing wacadki 🥺💔 2021✌
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 2 жыл бұрын
😥😥😥💔
@asiye717
@asiye717 2 жыл бұрын
@@faizaabdi6069 🥺🥺
@samawade282
@samawade282 4 жыл бұрын
Heestan waxan maqli jiray 2011mise 2012 taarikhda si fcn uma sixi karo oo berigaas ayan bartay tirsiga tariikh sanadeedka waxana ku so geli jiray musasal Annaga oo meelaha iska Ciyarayna ayaan soo yaaco jirnay marka ay heestu soo gasho Shamso Cumar Axmed Alla naxariisti janno ha ka waraabiyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 2020 walee hees way tahay cajabey cajiib 25 6 2020 7:45pm
@faizaabdi7927
@faizaabdi7927 4 жыл бұрын
Anaa Kula dawanayo waxan ku xasuusto filim maria Clara kuso gali jirtey 🥰
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
@@faizaabdi7927 xasuusuhu waa cajiib runtii wll
@orobleh77
@orobleh77 12 жыл бұрын
Great Somali Love Song. Good Tune and Meaning
@jaamaccadde4809
@jaamaccadde4809 6 жыл бұрын
childhood songs i luv
@AdamAdam-mt1fy
@AdamAdam-mt1fy 4 жыл бұрын
Alle ha Kuu naxariisto Dhamaan cumar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@farhiajama5944
@farhiajama5944 4 жыл бұрын
16 February 2020 2:30 habeenimo on my bed
@yaasmiinjaabir8084
@yaasmiinjaabir8084 4 жыл бұрын
Sido kale xbbti
@axmedcadaariashkir4177
@axmedcadaariashkir4177 5 жыл бұрын
Heeta tirahda Naftaan gawra dhaxanliyo gabada jiiftaay...... Yaaa haya
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Tan miyaa kzbin.info/www/bejne/Y3eqnWZ_pNaMgMk
@caaqilka3712
@caaqilka3712 6 ай бұрын
Xusuus
@abdiwahidhalas5844
@abdiwahidhalas5844 2 жыл бұрын
What a voice Ilaahay hakuu naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@ismailyusuf1011
@ismailyusuf1011 8 жыл бұрын
jacaylka la isma qaadsiiyo waa runteed..
@shucaybcismaanibraahimxabi3610
@shucaybcismaanibraahimxabi3610 5 жыл бұрын
Erayadii abwaan kaneeco
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 9 ай бұрын
Anoo taawil cuduriyo Inna taws lahaynoo Wxaan tabanayaa jirin Oo guri tigaadliyo Raaxo aan ku talo galay Qormadaan tusmaystiyo Tiskuna ay isu muuqdaan Tafayoo kalgacalkuna Ilaamaa tin iyo cirib Igu tiixay sida roob Tabtii layla iyo qays isu tabinna sheekada Kaannu dhigannag meel talo Saw ma tuurin wacadkii Illeen taran jacayliyo Tallaal maalaha caashaqu Ragna taada kama naxo.
@maxamedyuusuf1841
@maxamedyuusuf1841 5 жыл бұрын
Wlhi waxan ku xasuusta tu yar o aan jecla barigi dugsiga hore ax
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 4 жыл бұрын
jacayl ku farasaarey
@zakariyeabdihamiid3059
@zakariyeabdihamiid3059 3 жыл бұрын
Hada hadu ku danbeyay jacaylkas
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 жыл бұрын
Heestan Meel Fog Ayay Taabaneysaa Dadka Ah Mucaashaqiinta, Deganaanta & Laxamka & Musiga Isku Miisaaman Awgeed, Codkuna Waaba Heer Sarre Aun, Shamsa Cumar & Abwaankii Sameeyey & Dadkii Howsheeda Ka Qayb Qaatay Oo Ay Ugu Horeeyaan Ragii Farahooda Ula Tegay Musiga Macaan Ee Eey Heestu Huwan Tahay Intaba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@maxamuudcali6501
@maxamuudcali6501 3 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto isagaa raxmana
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@ayoubmahdi2989
@ayoubmahdi2989 7 жыл бұрын
que Dieu l accueille au paradis
@bostonmedia726
@bostonmedia726 4 жыл бұрын
Hestan waxaa sameyaya awoowgay muxumed sofe ilahaya ha unaxarsito
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@princesssahramaxamed9821
@princesssahramaxamed9821 5 жыл бұрын
Eesh calaaa hees maxaaan waabaryey dhagaystay hees xasuuus ilguleh
@sayidchannel2033
@sayidchannel2033 3 жыл бұрын
2008 baa igu horaysay heestaan iyada iyo heesta Samatar ee dabaylaa ruxmayaa
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Ssc Ofsoomaaliya
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Sham so cumar haysadra talow nin wariye ah ayay walaalo ahayeen bbc ka warami jirey Mohamrd. Cumar haysta halkuu ku danbeyey
@SliverglaceX3
@SliverglaceX3 12 жыл бұрын
you broght the original one classic thank you dalmar 46
@cadnaansergio5792
@cadnaansergio5792 6 жыл бұрын
Sumaya Kalib waaae
@moparekapdi6938
@moparekapdi6938 9 ай бұрын
Walaal hadda manooshahay
@cadaala_filims
@cadaala_filims 4 жыл бұрын
caminsoong Iyadoo Lyrics ah goor dhow iga filo Dalmar mahad sanid waan raadinaayay heestaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Walaal adiga ayaa muddan
@hower20
@hower20 12 жыл бұрын
ALLAH KU NAXARIISTO AMIN
@faizaabdi7927
@faizaabdi7927 4 жыл бұрын
OMG 8 years ago comment tigan qortey hadad nooshahay caafimad kuu rajeyna wllo😘
@deeqbaashi5431
@deeqbaashi5431 4 жыл бұрын
shamsa cumar walee hees mcn weeyee
@carabcadde9159
@carabcadde9159 11 жыл бұрын
esh calaa heees qaraaami
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 Ayeyo ilahow ku naxariiso muqalkada hada igu horeyso wlhi ina ku arko.len youtobe igu qoray😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Dhmn teenba samir iyo iimaan allaha inaga wada siiyo janadii fardowso allaha ka waraabiyo aamin yaa allah
@nuruahmed9919
@nuruahmed9919 3 жыл бұрын
Alle haunaxariisto, runtii qiiro gaar ah ayey leedahay
@haaheeyembty2810
@haaheeyembty2810 4 жыл бұрын
ragna taada kama naxo run run
@sidiiqabd3106
@sidiiqabd3106 5 жыл бұрын
Alleh hakuu naxariisto maamo dhaxal ayaad nooga tagtee
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@alhaadimotors1390
@alhaadimotors1390 8 жыл бұрын
ALLEH HA U NAXARIISTO
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Waaow each calaa hees
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 Жыл бұрын
This is a 4 mars Band of djibouti,
@happychannel6920
@happychannel6920 6 жыл бұрын
Nimco jamac ayey isku egyihin.
@xasanidirisducaale1664
@xasanidirisducaale1664 4 жыл бұрын
Shamsa cumar
@lajiidetv3786
@lajiidetv3786 3 жыл бұрын
Todobaadba sheekadu waxay taah ku socotaba markuu taabay halistiii....
@mahdixamud8364
@mahdixamud8364 2 жыл бұрын
Tigaad ka laabco Sami lagu tayeystiyo Tabsin dheer wax iga jira Anoon tiigso wali odhan Saw tooman naaf galey
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Lagata
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Liked
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LikedS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Video
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 4 жыл бұрын
Mu'alifka reerkiisa waad sheegteene maad fanaanadana sheegtaan, BADAWDI reer waqooyi ee qabyaaladu dhegatirtay, toloow cilmi aan qabyaalad ahayn ma bartaan miyaa?
@AdamAdam-mt1fy
@AdamAdam-mt1fy 4 жыл бұрын
Hhhhhh xaqiiq qabyaalad baa lagu anqariyay
@Qalbiholcay6
@Qalbiholcay6 4 жыл бұрын
Shamsa cumar sacad muuse ayay ahayd Waxa qabay xasan aadan Way ka dhimatay Dhawr heesood ayay soo qaaday Lkin undoubtedly waxay ahayd gabadh illaa xad eebe ku manaystay qurux iyo cod hallaasi ah Heeseheeda ayaad ka daalacan kartaa
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 4 жыл бұрын
@@Qalbiholcay6 Shamsa Cumar waa Hawiye, Sheekhaal, yaa kugu yiri waa Sacad Muuse?
@Qalbiholcay6
@Qalbiholcay6 4 жыл бұрын
Orad cidwalba waydii sxb Dadkiinan cid walba iska sheegta ayaan layaabay Waar reerkooda ayaanu naqaanaa halkay daggan yihiin
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 4 жыл бұрын
@@Qalbiholcay6 , inaa lilaah, war dadka qaar ma xishoodaan, SHAMSA CUMAR , maxaa loogu daraa? Bal ii sheeg,
@farxaanahmed693
@farxaanahmed693 2 жыл бұрын
Waw
@xasanidirisducaale1664
@xasanidirisducaale1664 4 жыл бұрын
Hees
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LagataS
@awamuse6635
@awamuse6635 6 жыл бұрын
Wa heese macan
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LifetimeS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
VideoS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
ShareS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
FacebookS
@luuldorre2383
@luuldorre2383 2 жыл бұрын
Anigu waa yabay ala maxay dadii bahal noqotay qof walba wuxuu leyahay a oo yar baan dhageystay gormaa laweynan dona 1998 hees laqaday 1gg1 waxa dhacay dagalki sokeye kkkkkk dadku ma hadey wada dhashen kkkkk
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Ilama aha in heestan la qaaday 1998. Lakin ma hubo
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@xasanyarefarah6651
@xasanyarefarah6651 6 жыл бұрын
Laandheere laandheere wasay Ala maxan oga dhararaqsiiyay habeen iyo maalin heestan
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 3 жыл бұрын
Iyado qoraal ah yaa hata plz
@amaalmuse8568
@amaalmuse8568 8 жыл бұрын
hindiya
@shabcaanhasan3415
@shabcaanhasan3415 3 жыл бұрын
bal fiiiri shamsa markay soo galysay way yara rukuucday waa ayo cida loo rukuucayaa xagayse katimi waxa aytahaiy anigu horta maxuma heestu waayo waa somaali ququm haba iska raacdee laakin waxan aan idwaydiinayaa su aalo badan inaga soomalida waxan inooo fiican inaa fahano cida aan ficilada uga dayanayno mashaydaaan iyo xulafadisaa mide alle iyo xulafadiisa
@Garaad1000
@Garaad1000 Жыл бұрын
Ma Rukuucin adeer rukuucna maaha ee waa Ficil kale
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Ssc Ofsoomaaliya
**Shamso Cumar | Oomane Kalgacal
8:11
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 343 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 274 М.
**Xasan Adan Samatar | Godobtayda
8:32
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 313 М.
Cumar Dhuule Cali Wareysi Xiiso leh
45:10
War iyo Wacaal
Рет қаралды 40 М.
Tawaawac
7:45
Release - Topic
Рет қаралды 63 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Shamsa Cumar Xaydaro 🔥Iyo Heesta "QUNYAR SO SOCO"
11:24
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 218 М.
shamsa cumar & heestii waa salow galgacalkuye
6:12
Qaraami show
Рет қаралды 94 М.
TAWAAWAC || Shamso Cumar Axmed|| HD +Lyrics
7:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 455 М.
Cumar Dhuule
1:01:12
Said Nabadon
Рет қаралды 128 М.