No video

XASUUSTII AUN SHAMSO CUMAR & XASSAN ADAN SAMATAR HEESTII" WAAD QABOOBIYE QUNYAR SOO SOCO..MUSIC TOP

  Рет қаралды 229,433

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

XASUUSTII AUN SHAMSO CUMAR & XASSAN ADAN SAMATAR IYO HEESTII" WAAD QABOOBIYE QUNYAR SOO SOCO..CLASSIC MUSIC TOP SONG VOICE
HEESTAN WAXA AY KA MID AHEEYD HEESIHII RIWAAYADII " NINBA TIMA XAMAR" FIKRADII AUN ABWAAN MEECAAD MIIGANE IYO ABWAAN BOON XIRSI
LAXANADII: AUN AXMED GACEYTE YUSUF
HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY OO RIWAAYADAN KU DAREY ABWAAN XASSAN XAAJI CABDILLAAHI " XASSAN GANEY" LAXANKA HEESTAN WAXAA U SAMEEYEY FANAAN XASSAN ADAN SAMATAR
1- Shamso Cumar
Qaydar Howrow
??????????????
Ka Qadhqadhiiyow
Maanka Qudhacw
Anba Qayrkay
Kaan ka Qaatee
Qaayibaa tee
Qudhu kii ay raacdow
Waad Qaboobiye
Qunyar Soo soco
--------------------------
2- Xassan Adan
Qod Madheedhoo
Middab Qurux badan
Quluu Bixiyoo
Qawl Udgooneey
Qiiq ka baxa iyo
Qool wadnaha tagey
Meel Qaboojaay
Qiimo tii laheeydeey
Waad Qaboobiye
Qunyar Soo soco
------------------------------
3- Shamso Cumar
Xareed Qubanoo
Qoolka meeshaa
Qulquleeysiyo
Qorma Rays loow
Qunba Subagoo
Qayb u helay iyo
Qudhu kii ay raacdoow
Waad Qaboobiye
Qunyar soo soco
4- Xassan Adan
Qaanso Rooboo
Qaybo midabo baan
Ku Qoofalatiyo
Mayey Qaadaay
Qadow doogloo
Qaalmo daaqiyo
Qaydar dihineey
Qiima tii lahaydeey
Waad qaboobiye
Qunyar soo soco
DHAGYSI HABOON IYO DAAWASHO WACAN

Пікірлер: 216
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
Shamso Cumar Axmad Waxey Aheyd Xasan Aadan Samatar Xaaskiisa Alaha Unaxariisto Aad Buu Ujeclaaa runti Wax Caruur ah kalanma Helin ilaah Qadartiisa Alaha Unaxariisto kuwi Jannada ku kulma.Alaha kadhigo Xasan iyo Shamso Allaahumma Aamiiin Yaaa alaaah
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 7 ай бұрын
Aaamiin Allow u naxriisto I tiiri Muslims inta ee geeriyootey
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 4 жыл бұрын
All Waaberi Legendary Music & Songs Top Ever Green Shamso Allaha Unaxariisto Samatarna Long Live 1979,good Remembering wax Yar Dib Ayaan Ulaabtay!!thanks All.
@barkhadmuuse-pd8qf
@barkhadmuuse-pd8qf 2 ай бұрын
Shamsa cumar axmed iyo xasan Adam samatar, waa laba fanaan oo lahaa qiimo faran badan, waxay ahayeen lamaane.
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 4 жыл бұрын
This song has best music in Somali songs. Who agrees with me.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@ahmed Ali heestan waan kugu raacsanahay ineey tahay heesaha ugu laxan iyo music fiican waliba dhinaca musiga si fiican ayuu u dhisan yahay
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 2 жыл бұрын
I couldn't agree more. The melody composition and the application of different musical instruments in tandem is quite remarkable.
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 4 жыл бұрын
Habka Muusigu u dhacayo waa hab aan Musiga somalida lagu aqoon. Oo farshaxanimo ku dheehan tahay.... thanks AUN Ahmed Gacayte Iyo Ustaad Xasan A Samatar.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin Aun Axmed Gaceyte Yusuf iyo intii dhimateyba
@kheyrecowol3627
@kheyrecowol3627 4 жыл бұрын
lama.helo.faniintan.ookale.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 4 жыл бұрын
Gacayte ma lahayn laxanka ee xasan aadan samatar baa lahaa.
@soulehassan
@soulehassan 4 жыл бұрын
Ahn laakiin maha waa samatar laftiisa
@somalitoday4962
@somalitoday4962 2 жыл бұрын
Laxanka iyo dhisida musicga heestaan waxa leh cqaadir music lugeey oo kamid ahay kooxda music aadna ugaraaci jiray guiterka wuu dhintay aun
@xamzeali5369
@xamzeali5369 4 жыл бұрын
Ilaahay haunaxaristo fanaanada weyn shamso cumar Wxeey geriyote ayado xajka u socoto ayada iyo hoyaded Dalka Ethiopia
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab illahay qabriga ha waasiciyo
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
abdiwasac mohamed amiin amiin shamso cumar axmed
@AliMohamed-sn2wv
@AliMohamed-sn2wv 4 жыл бұрын
Shamso ma xasan aden ayeey xaaskiisa ahayd
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@@AliMohamed-sn2wv Haa Aun Shamso Cumar xaaskii Xasan Adan ayeey ahaan jirtey aun
@SurprisedCardGame-pc2uv
@SurprisedCardGame-pc2uv 3 ай бұрын
Sxbkay Qadri A/laahi kaad 🙏 Yan ku xasuusta heestan iyo magalada qabridahar 2010 Gc Iyo maanta 28 may 2024 Dhagaysi wacan iyo salaam idinka timid jasiirada Mauritius Dhamaan walaalaha somaliyed 🇸🇴
@maxamedsiciid8281
@maxamedsiciid8281 4 жыл бұрын
Hees qaaliya waad qaboobiye qunyar soo soco ilahay haw naxariisto shamso cumar axmed
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Waaw oo tan ilaa erayadii baad noo qortaye. I love this song. Thanks SM$C
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Cawale Geedi Aad Iyo aad bro
@camarmiskinalah8045
@camarmiskinalah8045 4 жыл бұрын
Naxariistii jano Allah hasiiyo Shamsa cumar
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Camar Miskin Alah amiin
@saleebaanabdi4560
@saleebaanabdi4560 2 жыл бұрын
Heestan waxay ka mid ahayd riwaayadii caanka ahayd ninba timo xamar hadana xiir ee ay sameeyeen Aun labadii abwaan ee qiimaha badnaa boon xirsi bowdyo gaab Aun iyo meecaad miigane maacalesh Aun
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
@saleebaan Abdi Aamiin aamiin yaa rab illaahay ha u naxariisti intii dhimateyba Aamiin aamiin yaa rab. Saleebaan waad saxan tahay waa sidaa aad u sheegtay heestani waxa ay ka mid aheeyd Riwaayadii Ninba Tima Xamar oo ay alifeen labada Abwaan Aun Meecaad Miigane & Boon Xirsi Heestan waxaa Sameeyey Erayadeeda oo Riwaayada darey Abwaan Xassan Xaaji Cabdilaahi illaahay cimriga iyo caafimaadka ha siyaadiyee Aamiin aamiin...
@barashadaquudka7201
@barashadaquudka7201 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto shamso cumar musig lif ah oo aad loo habeeyey waxaan xasuustaa wakhtiyadii heesaha hirgalay lagu qabanjirey tiyaatarkii muqdisho muusig lif ah lagu tumi jirey maalmihii wacnaa
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Anba qayrkay Kaan ka qaatee Qaayibaa tee Qudhu raacdee Waad qaboobiye Qunyar soo soco. Alloow kuu.naxariisto Shamso Cumar Axmed
@nrx8684
@nrx8684 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Shamso Cumar amiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE suaal sxb Shamsa cumar yay soomali ka aheed iyadiyo Xaliimo Khaliif Magool Iyo Saynab cige adoo mahadsan markaa fariintaydan aragtid
@nrx8684
@nrx8684 7 ай бұрын
​@@cabdicasiisgiire3089​​@cabdicasiisgiire3089 Shamso wexeey eheed Shiiqal, Magool wexeey eheed Habar Gidir ceyr why aa u rabtaa inaad ogaatid dad dhintay?
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 4 жыл бұрын
Heestan iyo heeso kale oo riwaada ku jirayba laxanka waxa saray axmed gacayte xasan adan laxanka muu samayn jiriin badana
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Axmed gacayte waxu aha aabaha laxanka somaliyed waayo hees laba sanadod la hayay oo laxanaysta kaste loo geeyay oo laxan loo wayay ayuu isagu saaray aakhirkii markasa loo aqoon saday aabaha laxanka
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 3 жыл бұрын
Mahad sanid ustaad waa runta
@somalitoday4962
@somalitoday4962 2 жыл бұрын
Labadoodaba mid ma sameyn midkamida raga musicga hada tumaya ayaa sameeyay waana cqaadir Muuse lugeey
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Abyussuttly waleeneeey dumar Ya xa haysto Y Ya Estlyyyyy fariidad Yariisayda NoNo yarta No yart No E mashaaaaalah tabaarakalah waan uwataa cadceeddumaroo shamsooy
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Ruwaayadii ninba tima xamar erayadii xasan ganey boon iyo meecaad 6 heesood bay sameeyeen labada kale tan iyo dheesha dheesha oo maxamuud x. Soofe kaneeco lahaa baa lagu daray
@aadamhoodaale8287
@aadamhoodaale8287 4 жыл бұрын
Anoo yar baan maqli jiray Waxan ka xasuustaa Ku qoofalatee iyo qul ubixiyoo🤗
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aadam Hoodaale Waa hees macaan laxan, erayo cod iyo musig ayaa isugu tagay heestan
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
M.a Lamanihii Fanka ayey ahayen Aun Shamso iyo Xasan Adan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto Fanaanada, Fanaankana Cimri dheer iyo caafimaad ayaan illaahay uga baryeyaa insha allah aamiin aamiin
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE Amin wll mcn
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Wahwaah waxaasaa hees ah iyo music
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto shamso labeentii fanka waxyar baa kanoool
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 3 жыл бұрын
Waaberi hargaysa ayaa tumaysa tayaatarka xaga hoose aya laga garaaci jiray dadku may arkii jirin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
Aun mamo qaran shamso
@ahmedaden9508
@ahmedaden9508 4 жыл бұрын
Legend legend inàba caadi maahan
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 4 жыл бұрын
Heestan laxinkeeda laba fanaan oo xaday baa jira car ya sheegikara meesha kabanka ah by music kadhigeen
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Heestan anigu muusigeeda ayaan jeclaan jiray
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Osman Ali Waa hees aad u macaan musig Classic ah oo degan ayeey leedahay👍👍
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE wallhi hestana lahela isma lhyn mhdsanidiin yaqey
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Aad iyo aad wallhi anaa kula mida
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Samahirdaahir Maxamad Adaa mudan
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Laxanka muusikada caadi ma ahan
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 Жыл бұрын
Xusuus 1979
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 11 ай бұрын
Laxnag waa cabdiqir musse lugay
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 ай бұрын
Ya Rab towba inta goorutahEyba
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Shamsa Cumar Aad ayaan U jeclaa
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Waad saxantay ereyadii xasan ganey. Buugga xasan ganey laga qoray ee magaciisu yahay Bad Macaan ayaan heestan ku arkay.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Xassan Magafe waa xog sugan sxb, Buugaa Badmacaan maan arag wali ee xogta heestan sidaan ayaan ku hayeey, dad badan ayaa waxeey qabaan inuu leeyahay Aun Meecaad Miigane waa run heestan Xasaan Xaaji Cabdillaahi ayaa leh kuna darey kuna caawiyey Meecaad markuu Riwaayadaa wad wadey 1979kii labada heesood ee kalena ka soo qaatey Aun Boon Xirsi, heesta Ruuxa gala badweyna, isagoon dabaal baran waxaa lahaa aun meecaad miigane.....Mahadsanid
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 4 жыл бұрын
Anigu erayada heesta ayaan ka garanaya inay kuwii xasan yihiin
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE iyo kale heesta maxamed axmed kuluc iyo Aamina cabdillahi kudar heesta qofba waayihìsa ay qaadan
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 ай бұрын
Shamsooy cadceeddumaroo iftiinaay
@saleebaanabdi4560
@saleebaanabdi4560 2 жыл бұрын
Aun shamso cumar xaydara Iyo xasan aadan samatar axsan hees
@burcogxxburco3122
@burcogxxburco3122 4 жыл бұрын
Woow esha calm
@abdihakimadam9304
@abdihakimadam9304 4 жыл бұрын
Heestan anoo ilma yar ah ayaan maqli jiray hadana maanta iigu horaysa mar labaad
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Maasha allah xasuus gaara ayeey ku tahay heestani @Abdihakim adam
@hakeemadam6771
@hakeemadam6771 4 жыл бұрын
Haa sxb waa sidaa
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Laxan aad u macaan oo degan
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 4 жыл бұрын
Ku qoofalatiyo mayeey qaadaa samatar,.. Shamso Xareed qubanoo Hoorta meeshaa Qulquleysiyo Qorma reys loow Qunbo subagoo Qeyb u helay iyo qeyrab kacayoo Qudhu kii eey raacdoow Waad qaboobiye Qunyar soo soco..... Erayadii abwaan xasan ganeey
@haashimbare4936
@haashimbare4936 4 жыл бұрын
Lkn heestaan waxay kujirtay riwaayadii boon xersi ee ninba tima xamar
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 4 жыл бұрын
@@haashimbare4936 Horay baan uso sheegnay.
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 4 жыл бұрын
waa sax lkn meesha Hayrab kacayoo aad tiri waa “qyrab kacayoow” Thanks sxb
@barashadaquudka7201
@barashadaquudka7201 4 жыл бұрын
دنيانا جمال دنيا الحب🌷 تحيي الامال من قلب لقلب ❤️
@Yedo25254
@Yedo25254 4 жыл бұрын
Heestan maanta ayaa igu horeysa
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 4 жыл бұрын
After 2000 miyaad dhalatay adeer
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 4 жыл бұрын
Me too
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Wallahi anigaba maanta iigu horaysa
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 4 жыл бұрын
You Born Yesterday!!!..
@muhammadismael5622
@muhammadismael5622 4 жыл бұрын
Allah ya rahmoun
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@mohamedaboubaker-kadar8461
@mohamedaboubaker-kadar8461 3 жыл бұрын
The,best,goulle,machahalla
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 ай бұрын
Jiilbajiil familyyy Systems QatroosEEy liinaliina fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu QiimobadanEEy facyaashay
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hees aad u qaaliya
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Naasir Cabdi Aad iyo aad waa hees macaan oo Classic ah heestan
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin wll
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Naasir Cabdi Adaa Mudan walaal sidoo kale Thanks for your comments bro
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 ай бұрын
Familyyyyyy systems
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Qasaaansarooobooo📊📊📊📊📊📊👁🃏midabo.leh... Halkee.ujeedadee??????
@mohamedaboubaker-kadar8461
@mohamedaboubaker-kadar8461 3 жыл бұрын
Wah,wah,wadanimada,gû
@mohamedaboubaker-kadar8461
@mohamedaboubaker-kadar8461 3 жыл бұрын
Guul,taganne,gaane,sarr
@AhmedSalah-vg7zz
@AhmedSalah-vg7zz 4 жыл бұрын
Hees macaan 😆😆
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Ahmed Salah Aad iyo Aad
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 3 жыл бұрын
QIIMOTII LAHAAYDEEY WAA QABOOBIYE QUNYAR SOO SOCO
@alaahidahir4388
@alaahidahir4388 4 жыл бұрын
musiqa yaan layaabay mira yaa ka daran
@mohamedabdi2578
@mohamedabdi2578 4 жыл бұрын
anba qayrkay kaan ka qaatee qaayibaa thy
@fowsiosmamohamed1344
@fowsiosmamohamed1344 3 жыл бұрын
International songsslow danser
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Ka qadh qadhiyiyo ayaa heestan loo yaqaaney
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 ай бұрын
QatroisEy liina Qiimobadan lagu Raacay dumar layga Raacay Yartaanaa princseseseses boqorad cadceeddumaaroo dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaqEEy raysaanEEy yariisEEy lagufarxEEy raacaayE laygu Raacayba Ya
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Qadow doogloo Qaalmo daaqiyo Qaydar dihineey Qiima tii lahaydeey Waad qaboobiye Qunyar soo soco.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Maasha allah waa erayo aad u qurux badan oo Abwaan ka soo go,i kara
@omarhassan5959
@omarhassan5959 4 жыл бұрын
Ku qadhqadhiyo wllhi heeso laftood
@abdihamidabukar6894
@abdihamidabukar6894 4 жыл бұрын
Musiga inaba caadi maáha.
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Ano yar muzigan ma illobin wallhi iyo heestaba
@abdihamidabukar6894
@abdihamidabukar6894 4 жыл бұрын
Samahirdaahir Maxamad anigaba kula mid ayaa ahay, waliba barisamaadki iyo xusuus dheer.
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
@@abdihamidabukar6894ad iyo aad wallhi wa hes mcn ugu yaraan isku dòq ayaan nhy
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Majaaliladeeduna ka darnayd xasan adan Allah cimriga iyo cibaado suuban hawgu deeqo maxaned yusuf cabdi, iyo boon xirsi itagana janatul fardawsa Allah ha ugu deeqee ayaa meesha kala xidhay
@mussashire8597
@mussashire8597 4 жыл бұрын
Axmed nur jangow? Muran dher ka dib Samatar aya lo dayay
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Ma Samatar ayaa sameeyey laxanka ?
@fahmasaid3168
@fahmasaid3168 3 жыл бұрын
Bellissima
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Gracias Amiga
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 4 жыл бұрын
Waa inna cumar mistaken
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 4 жыл бұрын
Ereyadii AUN abwaan Meecaad Miigane(Aw- Maacaleesh).
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Ereyada noocan ahi waa kuwii xasan ganey. Meecaad noocan ma samayn karo.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad qofka suugaanta iyo afsoomaaliga si fiican u yaqaan fankana yaqaanaa wuu fahmi karaa bro
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 4 жыл бұрын
@@xasanmagafe5780 Ka waran heesaha kale ee isla riwaayadaas ku jira sxb.
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Riwaayadii ninba Timo xamar miyaa?
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 4 жыл бұрын
@@idirismuhudin3822 Haaheey waa iyadii walaal.
@anabnur2179
@anabnur2179 4 жыл бұрын
😍 😍 😍 😍
@amishaomar5413
@amishaomar5413 4 жыл бұрын
Wow wyowyo
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Miraha xasan ganeey laxanka c.m.lugeey codka samatar iyo shamso
@somalitoday4962
@somalitoday4962 2 жыл бұрын
Halka qof ee saxay qofka laxanka sameyay waa adiga cqaadir Muuse lugeey wuxuuba kamid yhy ragga hada heestan wax katumaya wuxuuna garaacaya guiterka codka dheer
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Aun wife xasan adan aheyd
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 4 жыл бұрын
Inuu qabi jiray waan ogahaye, Balse ilmo miyeey u dhashay huuno, salaan gobeed
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Hargeele Ugaaska27 ma shegi karo lakin in mudo badan ayu qabay sidetameyadi dhamadkoda ayey dhimatay aun
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 4 жыл бұрын
@@farhiaismail5084 mahadsanid huuno, armaa 1996 ku dhimatay Addis ababa
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@farhiaismail5084 1999kii ayay kudhimatay wll ale hau naxariisto
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@hargeeleugaaska2759 1999kii ayay dhimatay wll
@haweeyatasama4065
@haweeyatasama4065 Жыл бұрын
🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Wawa
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
As, Estlyyyyyyy Estlyyyyy, QatraaayqaranEEy cadayyareey Quruxdumaroo qeyrto qaasatan facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses boqorad ya lajoogtey lajirtay Minyarooy bah yariisEEy dagan fariidad hEE hEE YYYYYYY
@mahiryaremaaxi7319
@mahiryaremaaxi7319 4 жыл бұрын
Laxankii cabdikariin faarax jiir wiilkii ter cadaado
@HMXA-qe5fg
@HMXA-qe5fg 4 жыл бұрын
Seriously? Malaha waad soo cabtay.
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Yaasiin.aburaas
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Wacygalinta caabuqa cudurka covid 19 pandemic awerness Asia
@ahmeddaad7684
@ahmeddaad7684 4 жыл бұрын
Xareed qubanoo qoodha meesha ah qulqulqysa cajaaib waa af soomaali qiimahiis
@mahamoudgaas2611
@mahamoudgaas2611 4 жыл бұрын
Erayada heestan qof inaga caawiya oo khayrqabe ah Please?
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Mahamoud heestan erayadeeda waxaa sameeyey Abwaan Xassan Ganey waxaney ku jirtey Riwaayadii "Ninba Tima Xamar, Oo hadana Xiir" videowga hoostiisa qoraalka ku qoran eeg
@mahamoudgaas2611
@mahamoudgaas2611 4 жыл бұрын
Sxb mahadsanid Somali music and Culture-- lyrics ka heestaan rabaa haday suurogal tahay lana heli karo ama la samaynkaro.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Ok Waan eegi doona sxb
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@MAXAMOUD MOHAMED IBRAHIM SXB WAAN ISKU DAYEY INAAN KUU SAMEEYO QORAALKII HEESTA WAA KAN EE BAL ILLA ARAG. HEESTA ERAYADA KU JIRAA MAAHA ERAYO CAADIYO WAA ERAYO DHAQAN U BADAN WAXAAY HEESTI SIFEEYNEEYSO LAGAMA GEYOON KARO, DURDUR IYO CIR IYO JEEGAAN, ROOBAB INTAAN KA FAHMEY WAA TAA SXB, WIXII KHALADAAD KU JIRA IYO MEESHA BANAAN WAAN ISLA EEGI Qaydar Howrow (Roobow) ?????????????? Ka Qadhqadhiiyow Maanka Qudhacw Anba Qayrkay Kaan ka Qaatee Qaayibaa tee Qudhu kii ay raacdow Waad Qaboobiye Qunyar Soo soco -------------------------- 2- Xassan Adan Qod Madheedhoo Middab Qurux badan Quluu Bixiyoo Qawl Udgooneey Qiiq ka baxa iyo Qool wadnaha tagey Meel Qaboojaay Qiimo tii laheeydeey Waad Qaboobiye Qunyar Soo soco ------------------------------ 3- Shamso Cumar Xareed Qubanoo Qoolka meeshaa Qulquleeysiyo Qorma Rays loow Qunba Subagoo Qayb u helay iyo Qudhu kii ay raacdoow Waad Qaboobiye Qunyar soo soco 4- Xassan Adan Qaanso Rooboo Qaybo midabo baan Ku Qoofalatiyo Mayey Qaadaay Qadow doogloo Qaalmo daaqiyo Qaydar dihineey Qiima tii lahaydeey Waad qaboobiye Qunyar soo soco
@mahamoudgaas2611
@mahamoudgaas2611 4 жыл бұрын
Sxb Maxaan kuugu abaalgudaa- mmi.gaas90@gmail.com - alle haku dhawro sxb Mahadbadanbaan kuu hayaa
@cabdirsaqamiko2025
@cabdirsaqamiko2025 4 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyay micaad miigane
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 4 жыл бұрын
Wll waxaa sameeye, xassan ganeey
@fahmasaid3168
@fahmasaid3168 3 жыл бұрын
Bellissima
@soulehassan
@soulehassan 2 жыл бұрын
Sameeyay maha, curiyay,hal-buurat dhaha, wax jabay ayaa la sameeyaa, xoog ama xeelad,tani waa odhaah bas.aar afsoomaaligii wuu go'ay.
@amishaomar5413
@amishaomar5413 4 жыл бұрын
Micnaha wxn ka qadhqdhinaya wxa ya sheegi kara car
@soulehassan
@soulehassan 4 жыл бұрын
Geel ka cabaadista weeyi.
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
@Amisha Omar Noo faa'iidee oo noo sharax.
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
@@soulehassan 😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@alkhaliijiindho6379
@alkhaliijiindho6379 4 жыл бұрын
Saxb mahad sanid waxaan kaa codsanlahaa hees aan inbadan raadiyay oo an waayay inaad baadi doonto.heestaa midhaheeda waxa kamid ahaa....ayaa kula balama oo Ayaa kula baqooloo Ayaa milicda iyo bacad kaa ilaashada Inanyahay baxsani Waan kuu buseelee Waxana qaada aamina cabdilaahi iyo kuluc
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
alkhaliiji indho Sxb waan kuu gartey heesta Waxaan filayaa ineey ku jirtey Riwaayadii Gaal iyo islaam gabdhow yeey idin leh Uu lahaa Abwaan Cabdi Qays heesta waan hayaa waan kuu raadin sxb insha Allah
@alkhaliijiindho6379
@alkhaliijiindho6379 4 жыл бұрын
Mahad sanid saxb
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Qunyar.⛈️...qabow...⛈️⛈️⛈️⛈️qudh📊🪐sideee✍️✍️✍️raac...////=.dow=wado..narin❤️man🤍!!!! !!!!! !!!!!!!.....qquyar...islowli
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 18 күн бұрын
🌅🌄🌄🌅🎡gulubixiyo📱📲..♨️qiiq.kabixiyo..___________qunyar.soo.soco_____
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 18 күн бұрын
Y.m.j.aburaas
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 Жыл бұрын
Xusuus 1979
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 205 М.
Siciid Khaliifa Iyo Seynab Cabdillaahi 🔥Iyo Heesta "HAYNA KALA WALWAALIN"
9:22
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 19 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 85 М.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 282 М.
Xasan Aadan samater -Weerarow dooyow -by Ahmed idaawaqaca.flv
9:54
Ahmed Abdulle
Рет қаралды 216 М.
xasan aadan hees maalmaha qaloocan
9:50
Cumar daahir Maxamed
Рет қаралды 21 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН