Asc Adam ilaahey haku ilaaliyo ha ku xifdiyo haku amaansado adiga iyo reerkaada muraadkaadana mid aduun iyo mid aakhiro allaha kuusahlo awlaadana baariyaal allaha kaaga dhigo waxa aadnoosheegtey suxufibaa tahey waajibkaagana waagudatey si dhaxdhaxaad ah oo wadaninimo kudheehan tahey thank you so much mundane guuleyso mundane cadawgaada hajabo ❤❤❤❤❤❤❤
@hodanelmi9189Күн бұрын
Amiin Amiin
@ayanlemohamed59562 күн бұрын
Dhegeyso AMA ha dhegaysan 😂 That’s true
@hodanelmi9189Күн бұрын
ASC MACALINKA ALLAH KU XAFIDO BACDI SALAN WLHI CASHRKA WAA ADAG YAHYE SIFIICAN IN LOO JILCIYAA SAAN U FAHMY HADEEY TAHAY ILLAH WAXAAN KA TUGAYAA INUU NAGA QABTO QURUKAAN MEESHA LAGU SOO ARUURIYAY YAA RABI
Waa sheeke kale caawa macalin Adam ilaahey amarkiis caawa waa yaab xasan xaaraash xasan dhiikho wuxuu soo wado iyo wabiga yaaweyn yaarabi ❤
@aliabdi83472 күн бұрын
Abiye Ahmed iyo Hassan sheekh oo ayaa caawa aqal galay. Iyagoo wada faraxsan bay shaashadaha televishanada ka soo muuqdeen. Hassan sheekh waxaa ku qasbay arrintan Ahmed madoobe. Ahmed madoobe ayaa biday hassan inu noqdo lamanaha Abiye Ahmed
Riyoo waalan Darood Kenya iyo Itoobiya haa aadan 😂😂😂😂 hata diyaarado hala siiyoo…. Car dhulkayga Xassan haa qabsado 😂😂😂😂
@Fowzia69Күн бұрын
HAWIYE MALAHA DHULKA DAAROOD AYAA LEH JUBBALAND IYO WELIBA KG 3 DEGMO MARKA MA RIYO AYAAD KU SAARAYSAAN ? DAD AQLI ALLE SIIN BAAD TIHIIN
@luqmanalxakiim4170Күн бұрын
@@Fowzia69jubaland DM ayaa leh
@labatanjirowibrahim83672 күн бұрын
Ma dhegaysan karee waan ka baxay anigu suxufi Adam Warkaas aad sheegayso innuu wax ka jiro waxaa ii cadeynaayo Ninka Adan madoobe la leeyahay oo runtii aan ogaanay Naag Xasan Gurguurte uu qabo haddana waxaa muuqato Gurguurte haddana innuu laftagareenkiina Guursaday
@sedson02Күн бұрын
Macalinka lugeeya caawa dad badanba dhiigkar ku ridey😅 . Macalinka waxan kuu sheegaya qariiradaad soo bandhigtay eed sharaxday waxa la dejiyey 1997 , markhaati joogaan ka ahaa markii lasameenayey . Meeshay ku danbeeneeso anu waan iska garanayey . Korneelku wa eber .
@AhmedAhmed-hr5dcКүн бұрын
Walaahi xasan markaso kalan tagera dad dhulkodi ku wa reeninaya ninki ku haystay waa layaab waa reyooten 😊
@khadraali96022 күн бұрын
Asc waxaas meeshii lagu cunilahaa ayaa la rabaa ninku cirweynaa umada somaliyaad wax ka dhexeeyo haduu xasan shiikh uu ku riyoodey in uu suurabo isaga oo kaliya iyo laaluush uu ku marsado waa musiibo laakiin anigu waxaan aaminsanahey oon ku kalsoonahey Alla caadila in uu koonkan maamulo cadaaladna Alla ayaanu ka sugeynaa wixii jirana Alla ayaa og waana aduun aaqiro ayaa ka danbeyso Allaa.kariim
@labatanjirowibrahim83672 күн бұрын
Adam madoobe laftagareen iyo dhammaan intii Digil Aw mirifle ah oo Dowlada noogu jirtay Gurguurte ayaa wasay
@zuhurzeyn2376Күн бұрын
@@labatanjirowibrahim8367 🫣🫣Astagfurullah
@luqmanalxakiim4170Күн бұрын
Wale benta ma aha guuleyso
@barehasan99162 күн бұрын
Mirifle gaajo tuugsi. Digilow ku darsada banaadir walaahi taas ayaa idiin kheer badan. Dat Hami leh ayaa wax lagu daraada. Datkaan ka kabka ah ee tuugsiga isirka u leh katashta. Walaahu mustacaan
@Fowzia69Күн бұрын
😂😂😂😂
@munamahmed15722 күн бұрын
Waa qasaarteen. Reer digital iyo mirifle subxaanalaah
@soomaaltv22822 күн бұрын
Laftagareen has become puppet of hasan mooryaan
@MamaNeymarКүн бұрын
Ku darsoo xasan ilaa iyo imisuu riyo ku noolaan doonaa kkkk war Soo socod dheh waan u taagan nahay war aan filaneynan naxdin malhe saan buu filmkiis ku dhamaadey xasan
@soomaaltv22822 күн бұрын
GEEDANAAR ka iyo laftagareen waa Lasaari
@Fowzia69Күн бұрын
HSM TUUGSADE XAABSADE MIYAA WAX SAARI RIYO ISAGA JIR MIDA KALE AXMED MAXAMED ISLAAM WAA NIN DAACAD AH DADKIISA U SHAQEENAAYA OO AWOOOD XIOG BADAN LEH BAL CAR HSM HA SOO FARA GASHTO JUBBALAND OO DHAN WAXA KA RAACA 100 SANO OO SOO SOCOTA MOORYAANTA WAY KA SHEEKAYNAYAAN EE CIIL U DHIMO MEEL WALBO FUTO XAAR LEH LA WAREEG MASKIIN YAHAOW
@Remember19772 күн бұрын
Is today april fools day? 😂😂😂
@abisinianancientsomalia2536Күн бұрын
Nidaamkaan Reer galbeedka madooneyno😂
@Abdirahmanmohamed9114Күн бұрын
Sheekadaan waa shinbirayahoow heesa hadha hadha
@DaadirMohamed-t8xКүн бұрын
Nin Yahoow Waligaa lagu arkaaba mucaarad miyaa ahaane
Mid kale macalinoo meeqo saxiixoo Soo galey maxaase ka fuly kkk war ninkaan wuu riyoonaayaa ritan inta la hudaa riyo ah ee adigoo Soo jeedo ritoonaayo
@Remember19772 күн бұрын
Dhulka Daarood yaa hawaysan kara.? War Alle mooyee cid kale oo naga adkaan kara ma jiraan. Puntland wadan gaara ayey noqonaysa.jubaland sidoo kale wadan kale ayey noqon.
@Fowzia69Күн бұрын
VIVA D5 CIYAAR CIYAAR AYAY U HAYSTAAN DAAROOD EE CASHARKA HA NAGA BARTAAN
@AxmedCagyareyКүн бұрын
Xasan sheeqwaa masiibo umadaloosoodiray alla hanaga qabto
@BeerlulaSiyadКүн бұрын
Bosaso Darood soo ma degana mala raraa😅
@SalimsalahSalim-en8qr2 күн бұрын
Digil aw mirifle ayagaa is gadanaaya teedakale siyaasiyiintaasi maahan mid ay ayagu dhiibikaraan siinkaraan hawiye
@AbunawafAljabarty2 күн бұрын
HADUU ALLAH IDMO DAAROOD AYAA GUULEYSANAYAAN OO MARKAAN WAXAA KU JEBI DOONAAN CADOWGA DAAROOD
@Ayaanbarqadcali-zo1prКүн бұрын
Soomaaliye hadhin dawlada kunfurta dheh
@Darwiish-SoolКүн бұрын
Somalidu dhulkii bay As iyo Ciidamk shisheeye kasaari la yihiin ma kula tahay haddii Itoobiya badda fadhiisato inay ka kicin karaan 😂 Rip Somalia 🇸🇴
@labatanjirowibrahim83672 күн бұрын
Caaweey eeyayaashii Hiraab Dhehay Digil Iyo Mirifle waa ilmo itoobiyaan Maa soo hadlaan Oo dhehaan Gurguurte Waa oday itoobiyaan ah soo hadla hee
@aliabdalla8647Күн бұрын
Macalin waxan ku balan qadaya lafatagaren iyo xasan munafaq hishakod waxu ku danbenay hishiiski xasan munafaq iyo ahmed madowe oo kale insha allah soomali ay ka badan labadod
@Fowzia69Күн бұрын
WAR AXMED MADOOBE MAXAAD KU HAYSATAA KG OOMA SOO SOCDO AXMED DAGAAL IDINKUMA WADO EE OROD WAX IAKA CELIYA NAC NACDA KALA TAGA UMMADA
Daarood 1991 huba ma haysan laskiin manta waxkastan waa awoodan
@cabdiosman30352 күн бұрын
Ma ciyaall baad u sheekeeneysaa
@soomaaltv22822 күн бұрын
Mamoonyinka ha naxinin ninyahoow parapagaanda da aafaafineeysid
@yusufkolkol1213Күн бұрын
Hawiye markay mucaarad yihiin aad bay u hadal macaan yihiin ,,shariif kursiga markaad ku fadhiisato xasan xoolo waa ka darnaaneysaa
@DuniyaSuleiman21 сағат бұрын
laftagareen ayaa ka xun xasan shiikh
@AA-ze7zk2 күн бұрын
Somaliya iyo Amerika isku meel lama dhigi karo Sababto ah Somaliya 4.5 DAAROOD waa number ka mid ah lkn MAAYLAND maxa u dan ah.
@Fowzia69Күн бұрын
U SHEEG IN AY DANTOODA KU MASHQUULAAN DAAROOD TIISA AYUU WATAA WAANA YAQANAAN WUXUU QABSANAAYO
@AA-ze7zkКүн бұрын
@@Fowzia69 waaba intas kalabax kitabka qorey
@AA-ze7zkКүн бұрын
Ma DAAROOD dartis aya DIINTA IYO DALKA LO BEECIN? 😂😂😂
@AA-ze7zkКүн бұрын
ANIGA RUNTI WAXAN JECLAHAY SOMALI INEY ISBAHEYSATI MALADIIDEY REER WALBA AMA QABIIL WALBA DEGANKODA IYI MAAMULKI HA SAMEYSTA ILEYN REERNA REER UMA DIWLADEYNAYL WAA HABEYNKI XALEY OO TAGEY
@Fowzia69Күн бұрын
@@AA-ze7zk HAA LAAKIIN YAA KA YEEELI HEE
@alimohamud47402 күн бұрын
Qosolka badan jooji macallim
@Abdirahmanmohamed9114Күн бұрын
Kkkkkkkk kkkkkkkk Kkkkkkkk dadka abtiga loo yahay.
Ayagu ku heshiiyee xagee ka soconaysa labo iyo labo ku dhufteene way ku dhamanaysa 0000000000000000 eber
@mohamedkasai-o5tКүн бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@AniisoAhmadКүн бұрын
Waa neef gowracan geeda kama waabto ama bada iibiy ama beriga iibiy walahay wuu Kashanleen donaa xasan dhiiqo waa laga qaban dalka laftagareen waa denbiile qayinu wadan reer konfurgalbeed ha iska qabtan
Suxufi Adam taas ma rumeysan karno maxaa Digil Aw mirifle ma falanyihiin
@Fowzia69Күн бұрын
LACAG AYAA FASHAY OO QAATEEN
@zuhurzeyn2376Күн бұрын
ASC wll Adan. Caawa Cashirka waa walwal. Abdicasis Lafta puppet ki HSM ayu nooqdey. Madaxdena maxaa ku daceey. Imanka Allah ha ka qaade HSM marka la dhoorto duul balarsi usameysan Just wait D/M.😢😢k/G is gone😢😢
@faizaaliabdallah5731Күн бұрын
Xamse shaqada loo keensadey oo uu qabtaa kaliya in uu u jawaabo darood waaye ma wax kale ayuu qabtaa? Shaqada raisulwasaronimada waxaa qabta Saalax ninka isaaq.
@faizaaliabdallah5731Күн бұрын
Xasan 5 sano ayuu si dhaw siyasadii farmaajo ugu fiirsanayey u ugu milicsanayey aragti ayuu ka xadey, aragtidina sidii uu isaga doonyey ayuu u isticmaley. Farmajana wuxuu u isticmaley rag uu ogaa haddii uu hadafkisa uu ku guleysto in uu aqiro u diridoono. xasan ma sahlana meek dholacadeynaya ayuu iska dhiga.
@FrieMehd2 күн бұрын
Xasan dhiqo ninka amina iskaga isdiley macalin xasan qfo cafimad qaba ma aminikaro xasan wa qabyaldeyste madaxaweyne maha
WAA LA OG YAHAY TAAS EE MIRIFLE WAX QABAN WAYAY MIYAA DIGIL QABANAYAAN? MA DAGAALAMI KARTAAN OO HAWIYE MA ISKA CELIN KARTAAN? HAA HADAY TAHAY ISKA DHICIYA HEE OO HOOS BARIISKA DHAHA
@fosiyaabiib93802 күн бұрын
Hhhh
@saidamohamed1424Күн бұрын
Dee darood ha goostan marka oo gooni ha u dhistaan dawladooda maxaa khaldan ninwalba dhul ayuu leeyahay
@warsanxidig97492 күн бұрын
AWALBA RAXANWEYN BAA DHIBKA 35SANO SOMALI HEYSTEY N.1 KA AHEYD WAAYO MOORYANTEY LA SHAQEYSTAN IYO QARANDIIDKA.
@luqmanalxakiim4170Күн бұрын
Reewung waa u dhamaatey
@MamaNeymarКүн бұрын
😂😂😂macalinoow horta Mal socotaa in 1991 la yiri daarood islaam ma ahn xoololoahood iyo dumarkoodub waa xalaal taas na Soo martey la dhahaayan hadlkaas soomali weyan baa garb ku siineyse in nal baabiyo Marka wey daaln hawiye laakiin Tani waa tii ey ku baabi la haayeen hawite
@Fowzia69Күн бұрын
D5 AFKA HA KU SO TAAGINEE EEELAY WIIQEEEY ISKA CELIYA HAWIYE DHULKIINA RABO DAAROOD DHULKISUU HAYSTA ISKUNA FILAN
@mohaabdulgadir4590Күн бұрын
Caqligaagaad natustey 😂lol
@NureyniMaxamud2 күн бұрын
Cajiib weye raaxaweyn toos ayey xasan godka ugu ridooyaan
@TuuleOsman-c7g2 күн бұрын
Salaan sare boss
@abubakarkassim76332 күн бұрын
Ordaha.baydhowa.kutugsada
@mulkimahamud9772Күн бұрын
asc darood ma guurayo dalbuu leyahay laakin kuwa lagu shaqeysanayo barina lagu soo jesanayo ayaa nasiib daran somali alaha u gargaaro balaayadana alaha ka qabto
@PuntlandFirst1-q5o2 күн бұрын
CADOWGU WA DAROOD USC ETHIOPIA 🇪🇹 WA LASOCDAN
@mohamedabdihaji-f1p2 күн бұрын
You are talking nonsense and you wish Somalia to be in bad state