shaqsiyada introvert maxay ku xun tahay maxeyse kuwanaagsantahay????

  Рет қаралды 2,785

Caaliya Shuceyb  Channel

Caaliya Shuceyb Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 12
@ayaana1456
@ayaana1456 2 жыл бұрын
Masha allah wlhi waligey shaqsiyada introvert qof saan usharxaayo ma arag si wngsn baa no deeqsisay m.a ilaah haku xifdiyo abyo
@somaligamerfreefire
@somaligamerfreefire 6 ай бұрын
WLH WAXAAN JECLAAN LAHAA DAD WAXBARTA OO ADIGA CAMAL , INAY JIRAAN. XATAA ISKUULAADKAA DHIB KU QABAA, ANIGOO SAAID UDAALAN IMAANAA HADANA WAXAABA KASII DARAN XAAFADII QEELO BADAN😅 WLH MANSHAALLAH MAMO ILAAHI CILMIGAAGA KUU SIYAADIYO IYO WANAAJINTAADA 🤍
@mariam-nw6pk
@mariam-nw6pk Жыл бұрын
Dadkaas ban ahay hadana dadka waan kahor hadli karaa
@abdirazakabdirahman7484
@abdirazakabdirahman7484 9 ай бұрын
Caaliya waad mahadsan tahay waan ku xirnahay cashiradaada qiimaha badan halkaas ka sii wad walaalo, Suaala: Adiga Caaliya ahaan cilmu-nafsiga miyaad baratay? Thanks
@Daynabo24
@Daynabo24 3 ай бұрын
Abaayo barnaamijkan isagaoo aad u faahfaahsan noogu soo celi
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 жыл бұрын
Dad waan ka hor hadli kara waxa laga yaba 10 qof haday yihin iney. Idhageystan waa.awooda hadana ma jecli inan.raaco lasaxibo.waxkudarsado qol wada seexano.lkn afka mawtaago waa udholacadeya shaqadana kaligay jeclahay xata mida gurig
@mohaabu8650
@mohaabu8650 Жыл бұрын
Walo. Waxbadan ayan lsla yabana. Shaqsiyadeda. Runti. Wad I baraty qufka ahay. Thank God bless you 🙏
@shakiibasad5532
@shakiibasad5532 2 жыл бұрын
Masha allah ader isku waqti so Post gareyseen 🤣🤣🤣
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 2 жыл бұрын
Shakhsiyada dhididka padan e dadka ka baqa inay wax ka shegan eg sidu udhiddiday dhulku wa iska qabow maxa la odhan kara buqa padan naca maxa udawa ah
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 жыл бұрын
Walaal hadaad ula jeedid qpfka dhidida markuu bulsho dhexgalo waxa ku badan qajilaada waanu ka mid yahay introvert ga waana laga bixi karaa foobiyada dadka badan wax ceeb ahna ma aha inaanu qofka xamili karin buuqa iyo isdhexyaaca
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 2 жыл бұрын
@@caaliyashuceybchannel mahadsanid
@abshirc
@abshirc Жыл бұрын
@@caaliyashuceybchannel adhiga..si..dho..kale...wa..ma.hasantay...
tilmaamaha shaqsiga daciifka sideese loo adkeeyaa shaqsiyadaada???
21:14
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 658
goormee ayuu rajo beelaa shaqsiga sunta ah???
16:21
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 1,4 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
Introvert Dadka Dagan
29:44
Somali Psychology
Рет қаралды 628
sidee ku hanataa naftaada (fariin kaaga timid naf ku jecel)
5:38
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 103
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 15 М.
qofka geeridiisa kahor maxuu dareemaa ...????
14:24
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 442
narcissist nooca qarsoon sidee ku ogaadaa,?????
10:35
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 2,6 М.
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 29 М.
calaamadahan waxey muujinayan in aad ucaqli badan tahay!!!hambalyo
10:40
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 701
KALINIMO (Xaqiiqda Ku Saleeysan Kalinimada)
10:01
Shaahid Beesaani
Рет қаралды 21 М.
baro shaqsiyadaada kumaad tahay???infp
14:48
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 794