Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 13 aad israha & micraajka shafaacada x

  Рет қаралды 144

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Күн бұрын

Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al-caqiida addaxaawiya dersiga 13-aad israha & micraajka shafaacada xowdka
Kitaabka caqiida daxaawiya loo yaqaano العقيدة الطحاوية waxaa qoray Abuu Jacfar Aldaxaawi oo ahaa culimada waaweyn ahlu sunna wa al jamaaca, Daxaawi waa caalim weyn, kitaabkan waxaa lagu tiriyaa kutubta ugu qiimaha badan oo sahlan qofka muslinka uu ka baran karo caqiidadiisa.
#kitaabka, #caqiidada #diinta

Пікірлер: 26
@hanimohamud725
@hanimohamud725 Ай бұрын
Maashaa allah
@hanimohamud725
@hanimohamud725 Ай бұрын
Shukran wll jazaakallah kheyr
@queennaida6277
@queennaida6277 Ай бұрын
Mashallah ❤❤
@user-hb3id2qr6z
@user-hb3id2qr6z Ай бұрын
ma. xafidu lah sheikh
@queennaida6277
@queennaida6277 Ай бұрын
Plss shekh iso fasir allaha ku barakeye😢😢❤
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws riyada sharteeda Ilaahay hakaa badbaadiyo duceyso Alle baryi
@queennaida6277
@queennaida6277 Ай бұрын
@@barta-aqoonta shekh shar miya Riyada oo marumobesa
@queennaida6277
@queennaida6277 Ай бұрын
Shekh Iso fasir plsssss😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws riyada sharteeda Ilaahay hakaa badbaadiyo duceyso Alle baryi
@user-ok1ft5fx2k
@user-ok1ft5fx2k Ай бұрын
Asc shiikh plz ii fasir riyad denigaga allah ha dhafee xaly wxan ku riyooday ano jifo oo shinbir afka iiga saxarootay afakayga aya faydna wa iska tir tiray mar labad aya hadna afka saxrded iga soo dhacay wan awoodi wayey ina iska tufo o wa is dhaqajin wayey mark quran aqristay marki culyska iga degay oo iska tufay afkana iska tirtiray shinbirta arag mel ayay sarneed leyahy mrkas hurda kaso kacy in qolkayga jifaa arkay o banka jifin alxmdulilah aya dhahy iso fisrba
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws hooyo maa tahay msie arday ?
@user-ok1ft5fx2k
@user-ok1ft5fx2k Ай бұрын
@@barta-aqoonta maya gaber aaan guursanin aan ahy waan shaqeeyaa wxabrshda mar hora dhmeyey haayd u shaqeeya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
riyada waxay kaaga digaysaa lacag xaaraan ah marka iska ilaali wixii xaaraan ah
@user-ok1ft5fx2k
@user-ok1ft5fx2k Ай бұрын
@@barta-aqoonta inshllh shiikh jazkllah xaran mpa cuni wligey musharkay le qaata bes eh lkn lcg kle mpa cunin ba
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waa laga yaabaa digniin inay tahay qofka wanaagsan mararka qaar riyo digniin ayaa la tusaa way dhici kartaa in lacag xaaraan laguu keeno ama qof xaaraan cune ah inuu lacag kuu keeno
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu Ай бұрын
Xalay waxan ku riyooday anoo la jooga Madaxweynahii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump waana la shekeysanayaay aad waan u faraxsanaa runtii waxana ku dhahayaay wad ku guuleysane doorashada hadda socota.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
riyadan goormaad aragtay? iskudayga shirqoolka Trump ka hor miyaad aragtay?
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu Ай бұрын
@@barta-aqoonta Maya anoo la shekeysanaya si caadi asagana uu ku faraxsan yahay inaan shekeysana wax dhibaato ah ma arag lakiin sheeko caadi ah iyo anoo talo siinaya?
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
riyada doorashada inuu ku guuleysanaya iyadoo tilmaamaysa adigana way ku khuseysaa waxay tilmaamaysaa inaad magac yeelan doonto
@queennaida6277
@queennaida6277 Ай бұрын
Asc shekh pls riyadan ifasir Xalay ban arky Waxan leyahay anigo jooga schoolkeyga aya jaranjarada schoolka ayan ku ordayay markas ba mamulaha school iyo gabar igu fasal ah aya idhahaya dabaqan iyo jaranjaradanba wey so dhici raban ee kaso dag anigo saas usaran bu dabaqii ila so gadomaya dhulka buna ila galaya sida inan dhintay oo kle 😢😢😢😢😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws riyada sharteeda Ilaahay hakaa badbaadiyo duceyso Alle baryi
@queennaida6277
@queennaida6277 Ай бұрын
@@barta-aqoonta ameen shekh lkn shar igu dhaceyso miya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
digniin ayay noqon kartaa guud ahaan ma ficna riyada
@queennaida6277
@queennaida6277 Ай бұрын
@@barta-aqoonta ha shukran shekh alle haiga haayo adne iso ducee🥲🥲
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
inshaa Ilaahay wuu kaa badbaadin wax kastoo shar ah
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 64 МЛН
kitaabka AL-Waafi ee Bukhaari iyo Muslim Casharka 38aad Sh.Dirir
1:12:14
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 2,8 М.
Learn Arabic from scratch : Lesson 1 - The Speaking Course for Absolute Beginners
10:07
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН