Waa runtiisa Maxamed Abiub Hala baabi,biyo kuwa jira. Kuwa cusubna yaan la samayn. oo dawlada cusub waa shaqadii aanu u dooranay ee ha hawlgeliso ciidamada qaranka kuwa madaniga lagu sheegayo haka takhalusto. Wadanka mudnimadiisiina hasoo celiso.
@MahamedHabane-r3iКүн бұрын
Waa gar hadlkaa xildhibaan mahamed abiib dalku ama dowlad ciidan qaran leh ama qabiilkastaa ciidanbuu samaysanoo dalkuna meeshuu kabixi
@mos1954Күн бұрын
Maxamed Walee Waan Ucabsanayaa Walaal Cadowga Wuubadanyahay, is Ilaali !
@moumintv4442Күн бұрын
adal empire waan soo dhaweyneynaa
@afshiinkhadarahmed8512Күн бұрын
You are right 👍👍 loo baahna jabhado lkn daacad matahay
@sakariyeduranКүн бұрын
waar anoo burco jogaa kuwata zxp
@ayanbadan8735Күн бұрын
Hadee soomaliladn ayu hadlaya sowmaha
@JamadjanoКүн бұрын
Maasha alaah libaax abiil
@hassanfarah841718 сағат бұрын
OGI OGI WAXA HORE LOO YIDHI RUN SHEEG WAA BELO SHEEG IYADOO LA DIIDAYO IN SICAD RUNTA LOO SHEEGO. SIDAAS DARTEED MAXAMED ABIIB WAA RUN SHEEGEE YAAN LA DIIDIN OO LALA YAABIN RUNTA UU SHEEGAY. SIDOO KALENA WAXA MUUQATA CABSI KU WAJAHAN ARLADA CIISE IYO GEDABUUSI OO LOO SAMAYSTAY CIIDAN BEELEED.
Ma ciidanka subeer awal Ayaan ka ruxantay ilay hor umaad sheegin
@AbdiHakim-p3fКүн бұрын
Hhhhh o suber awal ma cidn ayu leyhu hhhhh
@hassan-mp1pkКүн бұрын
Jabahadaa dhadiga Isaaq
@Qasaayecableoffic15 сағат бұрын
@@hassan-mp1pk ma adigo garacbirsi gus jecel dhiga cadad rerkagu bisha hal mar hela ba dhadiga dad kale ku shegaya jilicsanyey
@DeeqcumarDeeqКүн бұрын
Huwantay leenayaan ..way buifinyaan...waxY noqdeen rush power
@muxammad2413Күн бұрын
ASC, Waabbad i soo xasuusisee!, Qarrammaynta ciiddammadda maddannigga ah ka hor, Qarranka waa la soo weerrarraye, Innagga oo ah reer awdal Iyo guud ahaanba beel kasta oo ka mid ah beellaha QARRANKA SOMALILAND waxaa laggamma maarmmaan ah in ay jiidda horre u dirraan ciiddan beelleedyo ka garrab dagggaallamma ciiddanka QARRANKA, Unna fudduddeeya soo xidhista xudduuddaha QARRANKA. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@saidibrahim5931Күн бұрын
Adiga gumeysi aya kujirta iska aamus. Samaroonka maskaxda laga gumeestay aya tahay
@saidnimamiel16 сағат бұрын
Guessi iga dheeh runta kaa gaban nolow❤❤❤❤❤❤
@DeeqcumarDeeqКүн бұрын
Rasia power. Ssb..g36..ha noolaadaan
@ubahali783Күн бұрын
Walee beeshii dhexe godkoogii bay biyo ugu galeen. Kol hadii libaaxyo ku soo tooseen. Waxaa ii muuqata inaan miqdisho laga maarmayn ee Soomaali weyn inoo geeya.
@user-vlogscounteryКүн бұрын
Hus asaladada wase
@jamalanbar5528Күн бұрын
Waa Siyaasiga huwanta matala. Wadani maxaa ka buuxa qashin.
@mahdiahmed-z6z3 сағат бұрын
waxa jira dhawr masuul oo reer Somaliland ah oo jecel inay meesha ka saaraan musuqmaasuqa uu madaxweynaheenu kaligii-talisnimada ka dhigay Djibouti iyo qoyskeedaba dawlada Djibouti sida uu shacabka Somaliland ku xigeenka xilibaan Maxamed Abiib uu ka shaqaynayo danaha dawladda Jabuuti balse uu neceb yahay madax-banaanida shacbiga Somaliland.
Qaran somaliland ah iyo ciidan qaran oo midaysan ayu raba ee ma rabo qaran qolo walba jabhad leedahay xaga ciidanka somaliland meeshi ugu xumayd ayay maraysa
@Sulekha-u2n16 сағат бұрын
Waa geesi walaahy
@mustachenoire2399 сағат бұрын
Xaqiiq waa run 6 gudahood in xukuumadu arintaa si deg dega hawga howul gasho
@claahixusen-d1c13 сағат бұрын
Waliigaa hagaban higsigaag waad gaadh maxamad
@abiibabiib4108Күн бұрын
Ooyaye ha ka hadlo Duulaanka Somalia-Talyani iyo Jabouti Qaranka Somaliland ku hayso.
@abdirisakmohammed7293Күн бұрын
GEESI GA WAQOOYI WAA RUNTII,HARGEYSA XATAA HABHADO KA JIRAAN BARI WAABA FOGYEE jabhadii Musebiixi ee Sirdoonka leexsan baa hargeysa waxay doonaan sameeya
@AliHassan-cx5dyКүн бұрын
Waar ina abiibow sool iyo sanaag haku sheegin somaliland iyo qudhunkaa reerkiina gumaysta anagu jabhad ma nihin waxaanu nahay kuwii qarankaa aad ka sheekaynayso ee snm ka wada dhigay jabhadaha cusub ee lafaha la wareegaya viva ssc khaatumo !
@thiagoalcantara613915 сағат бұрын
Isaaq WAA Somali diid badankoodana WAA dad wada cuqdadeesan
@AhmedNaajah19 сағат бұрын
Oo yaad iska difaacaysaa adigu Ina abiibaw😂😅
@Mahadosman-q9sКүн бұрын
Wa Runti arintu gacantay ka baxday
@farhanhunnaf21 сағат бұрын
Lipaax ADAL EMPIRE Waan sugeynaa
@Rooniga123Күн бұрын
Nin qaran baad tahay, laakiin habarlove ssb day ssc kula legdamayso duridoodu cajabin maysee ALLE dhegeheeda ha kuu sakhiro.
@IkraanMaxamad-m4jКүн бұрын
War abiib kadhiga mdxweyne maamuli mataqanaan3
@FarxaanaxmeddhuuxDhuuxКүн бұрын
Ilma adeeryaaloow Maxamed abiib maad iska ceyrisaan dadka iyo dowlada ayuu isku diraa maalin kasta tuug waaya ninkaan qabiilna kama torsana cadow ayuu u shaqeeyaa
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.Күн бұрын
Waa geesi magaciisa waxaa la yidhaa iidoor karbaashe, runtaad diidaysaan waa sax in reerwalbaa jabhado hubaysan samaysto sida iidoorka.waa khasab in waliba la dadajiyo ciidankaasi madaniga ah.
@raxmocabdi-pi4fyКүн бұрын
Wa xaqiq wll Allah wadanka haka qabto isaga iyo inti sharwadaba
@Qasaayecableoffic15 сағат бұрын
@@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.isaq miyad taqana miskin yaro gudabur god yare madaxa kala so jeda tahay cida ku gumaynaysa wa inaga adiga iyo rerkagan yare langabkan kan wa can radis wana la wasaya isaga iyo hoyadisba jilicyey
Wax Somaliland Ladhaho Wey Soo Afjarmatay, Wax Labuumbuuniyaba Weekacaa Kadanbeeyeee.
@maxamed.dayib15 сағат бұрын
Kkk nio mr abiibow anigu hadaan nin reer bari ahay jabhad inaan samaysto dantaa igu khasabtay markii muuse biixi ciidankii qaran maamulkiisii ku ciyaaray shacab na la diririmaayee waxaan la dagaalamayaa waa putland iyo federal wada socda in jabhdaha la qarameeyona xukuumadu waa balan qaaday balse adigu jabhada boorame ma jaamacadaad ku difaacay 😂😂
Isaxaaq iyo cidagalow halkay habar awal ka gashaynu ka galayna. Xukuumadda meel ay kaso gasho haloo sameeyo. Caqli yeesha ninkii kibray uunbaa magaalada ka atooraynaya caawa ama aynu la kibiro ama aynu ogolano in la inagu kibro
@khaaliddhimbiilКүн бұрын
Adeer aflagaadada Jooji, ma carabkaa kaa raacay 7 dii sano ee tagay!!
@cirsankayeer7464Күн бұрын
Runta wa qadhadhahay lakiin runtu u shegay kuwa cidanbeekedada samaysty kuwakalana wainay samaystan
@samayntafadhiyadadibada2534Күн бұрын
Ma isaaq ayaa loo soo diray kanyar ee ooyaaye adeer buuqii waanu karaysanay