I.a waxaan rajeyneynaa in ay saan wax is ka badali toonto sanadahaan soo socdo keliya waxaa loo baahan yahay madax daacad ah oo dalka iyo dadkaba samata bixisa i.a waana heleyna rajadeena weli wey noo shahay mar walbo guul somalia 💉🇸🇴
@omarabdi65962 жыл бұрын
Wan kaxumahay
@bts.army..somalia14232 жыл бұрын
Haa wlhi weli rajadena nool somalia hanoolato 🇸🇴
@lightofmylife20082 жыл бұрын
Farmajo ❤️
@axmedcumarxaaji62682 жыл бұрын
Ku duceyso in farmajo madax weene dib ugu noqdo raisul wasaare ka noqdo madaxa amniga laga dhigo fahad yaasin waa hubaal 3 qof waa dad jiraankeena soo Celin karo nabad iyo nolol guuuuul
@CABDULLAAHI_YAASIIN2 жыл бұрын
Fanaanku waa in uu la dareen yahay dadka, mahadsanid sharma.
@XUNIIHOBOY2 жыл бұрын
Bentaa
@anizamohamed50532 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 Guul
@mrfodade97662 жыл бұрын
Waatan heesti wax bdn laga sugaaye, "waxa bartaas na dhigay waa qabyaalad wale" heesta waqtigeeda ayee Kuso aaday 👌
@Yooja62 жыл бұрын
Ilaaheey ka cabsada madax is ku sheegayaasha dalka joogaan heestaan haloo daaro🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏
@AbasAqil4112 жыл бұрын
shanta somali hanolato
@blessingchanne18662 жыл бұрын
Muqaladha anshaxa xun oo short vedio delete Garey abayo ama abowe wayo sawir qaldan ayu naga gudbiyaa 😭😭😭
@AhmedMohamed-if4us2 жыл бұрын
Soomaaliya wali ma soo dhawee , nnkasto dhalinyaro ahaw isaga soo haajir, sharma boyna xaqiiqda ayuu ka hadlay runtii...
@Ajakis6362 жыл бұрын
Only Allah knows in this country🇸🇴, young people, let's stand shoulder to shoulder🤼
@waaweynka142 жыл бұрын
WARAA NAAGTA YEYSAN KU GAADIN ISKA ILAALI LINKIGA HA ISKU FURIN PRO
This is why I support this young man he understands hip-hop 💯
@yooniscadeflims262 жыл бұрын
fanaan mulaxan abwaan raper macalin wadani dhalinyaro all is sharma boy ❤💯👈
@muuminchannel43042 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto kaliya nagusoo biiir 💔💔❤❤❣
@WHO20242 жыл бұрын
Perfect timing... In the midst of election. I hope our young people play this song everywhere around Somalia to remind our politicians the situation around the country. May Allah protect our country from all the evil doers...Starting with Kenya, UAE, the UN and many others known and hidden. Aamiin.🙏
@westendreefawestendreefa46562 жыл бұрын
Fuck the. UN there the worst
@boqoradagarowe59642 жыл бұрын
Fanaanka la dareenka ah Shacabka iyo dadkiisa guuulayso Bowe🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@cawiyahadadweynaha2 жыл бұрын
Sharma boy wlhi hadaladadaa waa xikmad cid waan ku wataaa legend ✌✌✌✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴
sharma boy you are the only speaker who speaks to the community today i am amazed at how you sing everything in our hearts We will remember you for your commitment during this difficult time
@salahibrahim20812 жыл бұрын
That's not even the point he said we should help people 🙄😳
Wilka kaliye ee wadani nimada kudinta hore usoco walal mcn qalbiga ayan kasalami ❤✌Somalia toosoy💪
@muuminchannel43042 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto kaliya nagusoo biiir 💔💔❤💔❤❣
@abdullahielmi62572 жыл бұрын
SHARMA BOY:- ( Somali Rapper-singer-songwriter ) His rap - songs were all a hit Bravo !!!
@ayanosman24852 жыл бұрын
This is really powerful lyrics very touching 🥲
@Xalkeen2 жыл бұрын
@Leyu Vanim🤬🤬🤬🤬🤬 hey Western African 🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬. Can you pls stop cheating and lying my people? You make money on making naked to the innocent people then recording them to pay Money.👎😡
@marhoraansameeyaykingdom63552 жыл бұрын
Dhinacaana ma arooosba🥰 😁dhinaca kalana ma qarax ba 😭😭ilaahow dhulkena cadowga nooga qabo qabyaaladana maskaxdeena ka tirtir... Yaa Allah.... Sharma Boy the only runta taabtay
@ahmedmohamedabdi52492 жыл бұрын
Macha'allah sharma boy fanaan fikir sareeya aqliga kugu jiro kuma jiro madaxda dalka hore u soco legend Whiteout qabyaalad haddii leyska dhaafo sharma waa fanaanka ugu shacbiyada bdn Somalia 🇸🇴 iyo dhamaan africa 🌍 oo idil 🔥
@abdirahmanabdiwahab76302 жыл бұрын
Sharma boy waanku taageeraa yaqay 🥰🥰🥰🥰🥰💯
@kahramaanofficial2692 жыл бұрын
sharmo boy in u 1m gaadhayo inta og 2022 ismuujiya insha allah
@maraabazofficiallchannel34282 жыл бұрын
Your music speaking loader then the leaders on the sit @Sharmaboy you are for the people Live long life❤️
@zakibashiir76992 жыл бұрын
Heestaan intii somaalinimo u taabatay I soo raac 🇸🇴💪🏿🤛🏿
Sidii banooni ma isku baasa Codka 100%100 Ereyada 100%100 Laxanka100%100 On fire Sharma 🔥
@cawadjamaccawad63002 жыл бұрын
Legend lp
@maxamednuurcismaan3442 жыл бұрын
Ninkaan wax kaqabasho maleh
@Najah-Moha.7.2 жыл бұрын
Waxa barta ina dhigay manta ma qabyalad ba😭 allow qalbigena hagaji xumaha qabyalde nagubtay rabow naga qubo nadifi qulubta umadena qaboji qunyar kuwi kumidoba qadiro noga yel dhamanten🥰
@nuuhjota11862 жыл бұрын
40 min 10K another level Team Sharma boy no good🙏💪
@rayanomarmohamed48632 жыл бұрын
Sharma u always touch our hearts🥺♥️
@a__________b13342 жыл бұрын
Kurigu ma aha mid laga tajiro , balse waa mid maatada wax loogu qabto somalina taas ma aha mid ay Fahmaayan waligood , sharma wxan kuleyahay zxp somali ha , is raacdo ✊🇸🇴🙏💯
@tasniimabdirashed33252 жыл бұрын
IS RACA FROM HARGEYSA SOMALILAND
@jamalabdilahi99922 жыл бұрын
Sharmo boy Legend of Legend keep going I love you somali all from hargeisa
@dreamdoll87002 жыл бұрын
You city is unrelevant get the point of the song
@shamsabintuxasan85952 жыл бұрын
@@dreamdoll8700 caashocaii
@somaliofficial42402 жыл бұрын
Star Boy MTV awards baan kaa sugaayaa meel ku qoro. 💙❤️🇸🇴✊🏾
Soomaalida kulli waa walaalo waxa naga maqan kaliya cadaalo Ewalba waxa na kala gooye gaalo dal waliba Dhalintiisa uu dadaalo balse waxan ku mashquulney madadaalo bartiisa hore Calanka ma taaagno 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Wooow SHARMA TOP 🙏🙏🙏 Allaha garabkena galo
@abdirahman-24-u6e2 жыл бұрын
The one and only lagend Somali Boy🇸🇴❤🥰 This song is really about brother😢 Voice=💯 Music=💯 Lyrics=💯 IlaaHow Somalida Qabiilka Ka Madoobee🤲
@naskavicatlazy27172 жыл бұрын
Legend
@bts.army..somalia14232 жыл бұрын
Aamiin
@mohedothmanofficial76652 жыл бұрын
Sharma boy legend always to legend mansha allh alle hanoo kaa daayo meqaam jira ayaad taabatey brother go foward markasta I hope upper win 🇸🇴 🇸🇴 insha allh💞💕💗
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto kaliya nagusoo biiir 💔💔❤❤❣
@sultansomalijr9902 жыл бұрын
Heestiiii❤️ 2022 ka sanadkan iyadaaa leh walee sharma boy hadba waxad ka hadasha mar xalada tagan❤️
@Sharmaboy-iz1wc2 жыл бұрын
Sharma the one and only legend keep up 💥💯✔
@ahmedabdi33622 жыл бұрын
sharmo boy waa Halyey sxb waxaan ku Leeyahay somalida sida ugu fudud wax Lagu fahan siiyo waa Fanka markastana dhankaas u badi weliba Positiveka u badi dhiirigelinta waan jecleysan Laha unaad hargaisana Nagu soo booqato brother any way Keep going 😎
@hawohindajama87202 жыл бұрын
He loves Somaliland Hargeysa iyo burca marwalba heesihiisa beey ku jirtaa malaa Siyaasado iyo howlo aynaan garaneynin baa ka hortaagan in uu yimaado.
@ahmedabdi33622 жыл бұрын
@@hawohindajama8720 Siyaasi maha waa Fanaan Hargaisana waa Hoyga Fanka Ninkan Hadii fankiisa La siyaasadeeyo waa Hoygii sumcadiisa inagoo dileyna
@lacagleofficial2 жыл бұрын
This song came at the right time.
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW2 жыл бұрын
INTA QIIROOTAY IS MUJIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 VIVA SOMALIA ❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@wlaalahmedinho85092 жыл бұрын
Waxan isku hysano caradasaa, dhalinta la iska dilo alalaasaa, kan wan boss, kan klana hoos, wa mida iga dhigtay nervous, Bartan waxa ka dhacayo aroos, dhanka klna waxa ku dhamanyo qoos, arag dad baan hysan dhuun qoys hooy iyo dhun qoys. erayo taabanayo qalbiga sharma is on fire🙏❤️✊💯
@xasanmatan51312 жыл бұрын
Sharma boy fanan qaran
@liilbaliil_official11132 жыл бұрын
Wow the legend sharma boy hees wadada saxda taabatey weeye wadaniga sharma legend bro keep up 💪🥰✊
@maajidmodelofficial20002 жыл бұрын
He is speaking🗣️ facts make more song like this my brother u can make Somali peace ✌️🙏
@bashmohamed49572 жыл бұрын
Walle Sharma boy Fanaan waayo...The song is on 🔥🔥
@haboonahmed22772 жыл бұрын
Macbuudkoow heestan waa tii sanadka umalayn maayo midlamida inay soo baxdo 2022 Sharma boy afsomaligiisu ma dhamaado🙆🏼♀️🙆🏼♀️🙆🏼♀️🙆🏼♀️🤞🤞🤞🙏🏼
@sahalyare15562 жыл бұрын
Sharma boy somalia ada tusikaro wadada qabiil loga tagi karo pro Kepgoin somalia Guul wacan
@omar_hassan71582 жыл бұрын
Sharma boy legend 🙌👏💙 Somali guul insha allah😢😭
@zakiyare12502 жыл бұрын
@Leyu Vanim xxxxxx
@seinabahmed64942 жыл бұрын
Everytime moqdishu ma qaraxba😥😭Allow dalkena hooyo nabad noga dhig
@boqorshiine36512 жыл бұрын
Fananin badan ba is dhipo o hees kasta o calya video music uso sameya .. Sharma chanelkisa 3 hesoda u danbeya wa firely hit hadana wax video ah uma so samaym taas waxay ku tusaysa kalsonida iyo talentiga uu leyahay .. Fanku mahan inad music iyo erayo inta so gadatid hadhow studio 3 weeks ku baridi hestas iga duuba ..
@moneyboyofficial56542 жыл бұрын
Ninka kali ah oo qisoyiinka dhaabta ah ka hadlo somalinimo ku weyn wlhi full respect my bro sare uu nolow cadowkada ❤❤💯💯💯💯
Perfect and direct timely message . YOU ARE LEGEND KEEP ADVOCATING TO YOUR PEOPLE LOVE & PEACE HORAY U SOCO
@edelsom59482 жыл бұрын
Yes Yes Yes Yes Yes Yes. Make more song like this. Sharma Boy you have to do it more
@edelsom59482 жыл бұрын
@Leyu VanimWe will die and return to the Lord of people. We will stand before God to hold people accountable for what they have done in this world. And you are a beautiful girl, but this beauty will go away, you will grow old, then you will die, and on the Day of Resurrection, you will be held accountable for your actions. Therefore, do not be deceived by this world and do not lose the Hereafter, because the Hereafter is the fate of every human being at the end
@updikanihassan71292 жыл бұрын
Heestaan waxaa La qaaday 8 bilood ka hor Erayada Ku jira bilowga Waxaa Fahmaysaa Inay yihiin waxa ina haysata Ha Uwaynaato Qabyaaladu 29 Oct 2022 Somaaliyey Qof WaLipa Alle Ha noo baryo In uu Naga Saaro Nolosha Sidan ah oo uu dhaamo qabrigu 😥😥😥. Ma qabyaalad baa Waxa bartaa i dhigay Maanta 😥⚫.
@Ismaboy22 жыл бұрын
🔥🔥🔥🙏🏽
@shamuureofficiall1232 жыл бұрын
Insha allaah Somali oo mid ah ban rabi kabaryeyna 🤲🏽
@farhaanyare24742 жыл бұрын
Viva Somali wyn 💪🏿🇸🇴💙
@mohamedy.abdullahi9142 жыл бұрын
Sharma waa noo hadashay zxp 🇸🇴
@libinabdi65552 жыл бұрын
Ilahay ha naga saro dhibta ilen laguma waaro soomali inshaa maali wan kuwada noqon donaa 😭😭😭😭 walaahi waa cil mel aad dunida ugu jeceshahay hadana adan tagi karin 🤝🤝🤝🤝🤝🇸🇴🇸🇴🥰
@nuuriyemedia43122 жыл бұрын
Sharma Boy on fire 🔥
@kabtanlii93432 жыл бұрын
Ww keep going pro wan ku wadanaa hadaan reer muqdisho nahay bro sxb hees abaarahana ku saabsana so qaad hadii ay macquultahay thanks bro
@nasroali99742 жыл бұрын
inta nebiga jecel 👍♥️
@abdimajiidhayle44502 жыл бұрын
Wlle sharma waxad ka hadashaa qalbiyada dadka somaliyed una hadashaa kuwa dhibateysan thank you bro.💕
@aliabdi76852 жыл бұрын
WAXBA LAGAAMA QABAN KARO TALENT BOY🇸🇴✊
@barwaqaabdirahman50452 жыл бұрын
Ala Sharm poy Allah kusharfo cagliga iyo maskaxda Allah kuziadiyo madax weynino adiga kufecn runtii ❤👑
@AhmedHassan-dd5yt2 жыл бұрын
Never give up Somalia 🇸🇴 people waaad guulaysan doontan Insh allah
Nin wax badan og GOAT SHARMA BOY Proud of you wll🥰💛💥
@nuor60852 жыл бұрын
ILAAHA IGA SAREEYE HADAAN AWOOD LAHAALAHA SHARMA BOY MADAXWEYNA KA DHIGAN LAHEEN
@biggstone35732 жыл бұрын
Sharma boy maantay maalin aan ahayn Baa ku Amaani doonaa waxaa tahay fanaan kali ah wadinayada ku wayntahay heestaan adigaa sameeyay lacag qof kugu siinayo maleh lkn Abwaanada qaar heeshan oo kale lacag waa weyn bay ku qaataan