Sharma Boy "Laftii nagaa " (Official Music Video) 2024

  Рет қаралды 16,505,708

Sharma Boy

Sharma Boy

Күн бұрын

artist instagram: therealsharmaboy
directed by: adnanmodel, abubakar bk

Пікірлер: 7 600
@Mohamett_Mj
@Mohamett_Mj Жыл бұрын
Abti keep going
@SharmaBoy
@SharmaBoy Жыл бұрын
🩸❤️🩸❤️🩸🩸
@CRFATE
@CRFATE Жыл бұрын
@@SharmaBoysharma Boy wlky legend from dds somali galbeed ❤horey usoco libaxena ❤
@CabduraxmanCabdukhadir
@CabduraxmanCabdukhadir Жыл бұрын
Zxb Sharma setahay
@SahalIbrahim-dm4iu
@SahalIbrahim-dm4iu Жыл бұрын
Wll mj wiil hoog keep going 🇸🇱
@xasanmaxamad7873
@xasanmaxamad7873 Жыл бұрын
heestii galmudug rapnaa nio tan waan kaahaynaa naftii nakaa🤣🤣
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 Жыл бұрын
Heesaha waxa ka mcn Qur'aan ka Aleh Yaa igu raacsan ❤❤❤❤
@mascuudali2785
@mascuudali2785 Жыл бұрын
adi maxa soo doontay marka h*wse😂
@MaxamedCabdi-r1t
@MaxamedCabdi-r1t Жыл бұрын
Sawmaha anagu isku dar nagu cunaya 😂😂😂😂​@@mascuudali2785
@OldSomLyrics
@OldSomLyrics Жыл бұрын
Hees iyo quraan waxaaad isku arbar dhigti aya qalad ah
@MaxamedCabdi-r1t
@MaxamedCabdi-r1t Жыл бұрын
@@OldSomLyrics waaye su aal adiga maxa kusoo galiyey bayjka hesaha hadaad qalad u aragto damir yeelo ka bax mesha wecelyow 😏😏😤😤😤😤🤫🤫🤫🤫
@sacdiyocali9686
@sacdiyocali9686 Жыл бұрын
waasax❤❤❤
@Sharma_cade
@Sharma_cade Жыл бұрын
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@kittygirlarmy2651
@kittygirlarmy2651 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤
@shafiabdulle7742
@shafiabdulle7742 Жыл бұрын
Scw
@mohammednusdariiq5333
@mohammednusdariiq5333 Жыл бұрын
Scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws
@mohammednusdariiq5333
@mohammednusdariiq5333 Жыл бұрын
Wey buuxaan dadka jecel nabi muxamed csw
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 Жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️
@Proud_momof2
@Proud_momof2 Жыл бұрын
Wll illaahey ka xishood oo heesta aad nabiga ku ag xuseysid waa danbi e jooji waxan danbi ahayn kaaga imaan mayaan meel fisqi ka socdo inaad nabiga scw magiciisa ku xustid suubanaheenu meel sharfan in lagu xuso ayuu mudan yahay.
@mascuudali2785
@mascuudali2785 Жыл бұрын
magaca nabiga meel ku haboon kuso qar 🤬
@shakrapoy
@shakrapoy Жыл бұрын
Greatest of all time Leo messi Goatka fanka sharma😅😅❤
@Faisal-q6y
@Faisal-q6y Жыл бұрын
SCW
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
@@shakrapoywaar amuus messiga waase 😩😩😩🔥💔💔🤣🤣🤣🤣🤣
@KhalidIbrahin
@KhalidIbrahin 8 ай бұрын
Heesaha waxa ka mcn quraanka yaa igu raacsan❤❤
@سارةعبدالعزيز-ز3ح
@سارةعبدالعزيز-ز3ح 12 күн бұрын
Yaa ku yiri quraan iyo hees is. barbardhig qurun yahow
@MohaCadde-dy3fz
@MohaCadde-dy3fz Жыл бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ﷺ ❤
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@abdirahmanabdisalanabdirah7191
@abdirahmanabdisalanabdirah7191 11 ай бұрын
waa sax
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 11 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@AsmaMohamed-fm2qr
@AsmaMohamed-fm2qr 8 ай бұрын
😢😅❤
@ShirtagXuseen
@ShirtagXuseen 7 ай бұрын
scw scw scw scw
@mohamg1974
@mohamg1974 Жыл бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW.....ﷺﷺ❤❤❤
@saaduhassan6763
@saaduhassan6763 Жыл бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤
@SakiMoha-qm5mi
@SakiMoha-qm5mi Жыл бұрын
Sallalaahu calayhi wasallam
@IsmaelaliLoula
@IsmaelaliLoula Жыл бұрын
Scw scw scw
@xuseynqaasim7352
@xuseynqaasim7352 11 ай бұрын
Scw❤😊😊
@MahafAbdi
@MahafAbdi 11 ай бұрын
Nebiga shucaaca Ka daa meelaha xunxun hakuso hadalqaadin
@Somaliboy
@Somaliboy Жыл бұрын
Heesaha waxa ka macaan quraanka Karimka ❤❤ ya igu raacsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahamiye3951
@sahamiye3951 Жыл бұрын
Ku guma raacsani.
@abdiahmed77140
@abdiahmed77140 Жыл бұрын
Aniga 👋
@abdiahmed77140
@abdiahmed77140 Жыл бұрын
🤍🤍🤍
@c-rxmnalmania
@c-rxmnalmania Жыл бұрын
Ka bax goobaha suugaanta oo tag masaajidada iyo goobaha diinta quraanka like haku raadsan wad bugtaaye h.wase 😂
@Maanyare37042
@Maanyare37042 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@derah-mn5cd
@derah-mn5cd 7 күн бұрын
Dadka daawan doona 2030, sxp nolosha cidna waliga ku caawin mayee kaliga dadaal o ha is dhiibin ❤
@MacrobianNomad
@MacrobianNomad Жыл бұрын
“Waxaadna lahyin ha ku istiimin Ha biibiibin Baddana ha iibin Lefti Nagaa ha noo dhiibin” Khatar Sharma Boy, love from Hargeisa!🔥🔥🔥
@guuleednacho7886
@guuleednacho7886 Жыл бұрын
Hooyadaadaaa naaga kawase hargaysa hayska sheegan
@salaahudinhusein6771
@salaahudinhusein6771 Жыл бұрын
​@@guuleednacho7886 Heego lafti naaga 😂😂😂😂😂😂
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Жыл бұрын
@@guuleednacho7886Lafti nag🤢🤮 khan!!s isgowrac adeer Hargaysa anagaa kula’joogna InshaAllah waynu ku gowracaynaa oromayahow uraysa akhas calaykum hana’sheegan garac yahow Oromada ah 🤢🤮👎🏼
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 Жыл бұрын
@@IbiEntertainment xaaroodkii oo iska dhigaya reer Hargeisa waxan ku leeyahy khaniisyahow taada ka tali
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Жыл бұрын
@@khadarhassan6019 😂 haye kaalay Isaaqnimada iga’saar khasiisyahow Ormaad tahay akhas calayk 🤢🤮👎🏼 Anigu waan kaafaanaa adiguna waad isheegayanysaa oo Oromanimadaada kuma qanacsanid ileen daciif ayaad tahay 😂 subhannallah ilaahaybaa ku dulleeyay oo hoostayda ku keenay siaad ii tuugsato ama aad jaariyad waligaa ii ahaato alhamdulillah ilaahay naarta ha’idin galiyo Reer Ethiopia 🇪🇹 iyo wixii taageersan qudhmuun yahow💩💩💩🤧🤧🤧💩💩🤧🤮🤢👎🏼
@zakiabdirahman9788
@zakiabdirahman9788 Жыл бұрын
Intii rasuulka jaceyl like ta isaara 😓😩
@XamdacabdiXamda
@XamdacabdiXamda 11 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@charmakehousseinrobleh5949
@charmakehousseinrobleh5949 Жыл бұрын
Sharma boy is not easy miyu yiri mise dhagaahayga waye . Legends hadi ad maqaasho Sharma boy lee waye waliga haka shaakin ❤❤ from Djibouti 🇩🇯
@RudePoi
@RudePoi Жыл бұрын
Sharma Boy Nin Culus From Jabuuti 🇩🇯🐐
@reeddempter6079
@reeddempter6079 Жыл бұрын
Un monstre wlhi 👌👍👌👍
@Farxiyacalibakol
@Farxiyacalibakol 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Farxiyacalibakol
@Farxiyacalibakol 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SoumayeAhmed-i4u4q
@SoumayeAhmed-i4u4q 6 күн бұрын
Sharma is not easy wlh horaay ayaa lagaa haraay saxiip cimaamadadaa ciidha kumaa dhaag noo horaay uu soco ❤
@mohamedyusuf7553
@mohamedyusuf7553 Жыл бұрын
Lefti nagaa haboo dhiibin inta ka heshay intaa kaliya love dhac dhac
@suhaybnasir-l8n
@suhaybnasir-l8n Жыл бұрын
left nagaa hargeysanu harakoo kuwadacunnaa isgaa noo dhaama xamar illaa intay somali ka hagaagayso
@ABDIRAHMANABDIRIZAKMaanyare370
@ABDIRAHMANABDIRIZAKMaanyare370 Жыл бұрын
🚬🚬🚬
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Жыл бұрын
​@@suhaybnasir-l8nninyahow somaali waa barwaaqo dhulkaaga left nagaa dhulkaaga ka ilaashi wlhi falastiin wax heesta ku quuso yuhuuda tartiibtaas ayey kusoo galeen
@Salma-Ahmed2016
@Salma-Ahmed2016 Жыл бұрын
​@@suhaybnasir-l8n qof aad dhibka kunacaysaa rabtaa inaa guusha kula raaxaysato miyaa😂😂😂
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@cabdiqanixaashi5330
@cabdiqanixaashi5330 Жыл бұрын
heesaha waxaa kafiican quraanka kariimk❤❤❤😢
@farxiyoshiinefarxiyo
@farxiyoshiinefarxiyo Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Remindmeofislam
@Remindmeofislam Жыл бұрын
Astarfurallah
@Marwanuur-w9r
@Marwanuur-w9r 11 ай бұрын
Ku saliya rasuulkii sharafta badnaa ee maxamed
@kadar1133
@kadar1133 9 ай бұрын
🎉😢😢😢❤❤❤​@@farxiyoshiinefarxiyo
@XuskaJr-e2m
@XuskaJr-e2m 6 ай бұрын
Scw scw❤​@@Marwanuur-w9r
@yesserahmed
@yesserahmed Жыл бұрын
Ethiopia 🇪🇹 badka io dhulka uma ogali💯
@HamzaHussein-tn2pc
@HamzaHussein-tn2pc 10 ай бұрын
Sharma boy . Waa qof kiliya somali ujacelihiin hesihis daan mashaallah . Dadk qaar hanastaan sharma nolow brother❤❤❤
@rmagaal21
@rmagaal21 Жыл бұрын
Ninkani waa miisaanka culus, no more tartan lala galo sharma ka sharma👏
@SadamAden-y7v
@SadamAden-y7v 8 ай бұрын
Sxb waa saax waye😂😮🎉🎉🎉🎉
@MohamedAbdiMohamed-ch7lw
@MohamedAbdiMohamed-ch7lw Жыл бұрын
Lefti nagaa hanodhiibin from Hargeisa Taliye❤TAAS LEE MUHIIM AH🙏💜
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
Reer nafti nagaa 💔💔🙌🙌🤣🤣🤣
@hamseosmaan
@hamseosmaan Жыл бұрын
​@@hiboabdi350 waanba diidanahay inader Dad waxaas lagu sirto ma nihin.😂😂💔
@hamseosmaan
@hamseosmaan Жыл бұрын
@xasansalad7014 legend👍😂
@SALMAANDHEERE-y5s
@SALMAANDHEERE-y5s Жыл бұрын
Hooyada was dhilo ku dhashee😢🎉😂
@cawaalekulmiye9883
@cawaalekulmiye9883 Жыл бұрын
@@SALMAANDHEERE-y5s Waar hooyadaa waa hooyadiis ,hooyadiisana waa hooyadaa, markaa ilaahay hanoo daayo hooyooyinkeena
@yuusufcaliyuusuf7584
@yuusufcaliyuusuf7584 Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka qiimo badan quraanka kariimka ❤❤
@libanjusuf8739
@libanjusuf8739 7 ай бұрын
11 million in few hrs that will be the New world Record that Rapper Has made up Respect 😎
@JaysonKing-em3gy
@JaysonKing-em3gy 3 ай бұрын
now is 14+ million......i knew sharma would be big deal when i saw him freestyle in 2014, no one knew him.
@HamzeVlog
@HamzeVlog Жыл бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wizz547
@wizz547 Жыл бұрын
Lafti nagaa hanoo dhiibin🎉 🔥
@hassankaafi3546
@hassankaafi3546 Жыл бұрын
Nnka Kaliya American Songs Naga Buusay wlhi Legend Sharma K Sharma💪
@Maanyare37042
@Maanyare37042 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@bashirmahamud5874
@bashirmahamud5874 Жыл бұрын
Maya Maya Umasocdo Morocco 🇲🇦 Waxa Iga Badan Gabdhaheena Sharafta Leh, 🇸🇴 Absolutely 💯 Somali Queens👑
@ClkaafiXasan-kc3en
@ClkaafiXasan-kc3en Жыл бұрын
Heesta waxaa ka macaan quranka 😢😢❤
@AbdikarimMohamed-fh8jo
@AbdikarimMohamed-fh8jo 8 ай бұрын
Cadeen ma u heesa
@Bilicsan_TV
@Bilicsan_TV Жыл бұрын
Xildhibaanad Faiza Jeyte inta ka soo raacday heestaan Like ha ii sarto 😂😂😂😂😂😂😂
@nancymuqtar9027
@nancymuqtar9027 3 ай бұрын
Sharma boy waa legend walhi Somali wa one🇸🇴🎉
@ifrahguled2802
@ifrahguled2802 Жыл бұрын
Heeshah waxa ka mcn qur,aanka ilahay yaa igy racsan❤❤❤❤
@abukarhappy3000
@abukarhappy3000 Жыл бұрын
Inta cilaaj maha
@ifrahguled2802
@ifrahguled2802 Жыл бұрын
Hdlkaa mxd kwdaa ma anaga iyo hoyada ayaad nakala grn ladahy
@abukarhappy3000
@abukarhappy3000 Жыл бұрын
@@ifrahguled2802 hooyadey dhilo adiga OO kale ah ma aheyn
@Abdikadar.
@Abdikadar. Жыл бұрын
Lafti nagaa down 🔥 The legend Sharma thanks from baladweyne weyne Always on the waves 🐐
@ABDIRAHMANabdirizakyusuf
@ABDIRAHMANabdirizakyusuf Жыл бұрын
🎙🚬🔫🔫🔫
@axmed1709
@axmed1709 Жыл бұрын
Beerlula ❤
@XamaadAxmed-l7l
@XamaadAxmed-l7l Жыл бұрын
Sxp waxaa hestaa hees
@Shidane-i4y
@Shidane-i4y Жыл бұрын
Big Man From #LamagalaaY. 🤕🤕🤕
@ABDIRAHMANabdirizakyusuf
@ABDIRAHMANabdirizakyusuf Жыл бұрын
❤❤❤
@AbdifatahAbdullahi-ls7vv
@AbdifatahAbdullahi-ls7vv Жыл бұрын
Sharma k sharma wanku wadana from hargeisa lefti naga hano dhiibin legend of the legend😂🙌
@KingeXamse
@KingeXamse Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@GoojeCade
@GoojeCade Жыл бұрын
Hooyda was ha sheegan hargeysa nacal hooyaku waxa lugu caayo iska dhagesa waa kaa isaaq wallahy uu walan yahy walida isaaq lugu sheegay waalllhy waa dhab nacas haduu jiro isaaq akhsa
@sultanzahardid6926
@sultanzahardid6926 Жыл бұрын
​@@GoojeCadeceeb ceeb badawtinmada yaan lagaa dareemin maad caytanteen hadaad dhaante
@GeedSahan9
@GeedSahan9 Жыл бұрын
​@@GoojeCade Isdaji shaydaanka iska naar lafti nagaa yaa keenay hargeysa horta sharma boy ma ahan ee waa muuse biixi marka ha guban wllo
@Cici_mimi
@Cici_mimi Жыл бұрын
@@GoojeCade Oromo Maxbuus Harti iska Barooro Awalba Soomali Maaddan Aheeyn.
@Ceblo-h4z
@Ceblo-h4z 7 ай бұрын
Hees ma jecli lkn sharmaa waxiisa hees ma ahan ee waa qiiro ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋👑
@StPaulandhouse
@StPaulandhouse 11 ай бұрын
am from Ethopian oromo Arsi support my Somali brothers❤❤❤❤❤❤❤❤❤ for ever inshallah
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 7 ай бұрын
lafti nagaa afkaad kudhunkataa dadka kuqaniini 😁 meeqa somali ah baad qasheen.
@thenomad8123
@thenomad8123 7 ай бұрын
Lafti nagaa maxaa laga wadaa walalo​@@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@zamiiraadan3095
@zamiiraadan3095 7 ай бұрын
❤❤❤
@abdimahamed-jx9uz
@abdimahamed-jx9uz Жыл бұрын
war waa ku salaamay aniga reer bacaadwene mudug. thanks sharma boy, adiga lakiin waxaa aad kuu taagersan reer bacaadwen puntlalad somalia
@painkiller567
@painkiller567 Жыл бұрын
This guy has poetically addressed numerous current trending somali issues. Hats off to Sharma boy! 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@IikaalayAdiga
@IikaalayAdiga Жыл бұрын
Definitely the guy is very smart. Very subliminal
@shafiabdulle7742
@shafiabdulle7742 Жыл бұрын
He’s pure talent. There is a reason why we are called poet nation.
@AdmiringBeach-ky6px
@AdmiringBeach-ky6px 11 ай бұрын
​@shafiabdulle77. 42 q0qq
@amedeid4693
@amedeid4693 11 ай бұрын
Very talented
@Mage749
@Mage749 6 ай бұрын
❤Laafti naaga 😂👍🇪🇹 Very beautiful ❣️👍
@ainanaliali3613
@ainanaliali3613 11 ай бұрын
Mon Exemplaire from Djibouti 🇩🇯 ❤
@hassanabdi9254
@hassanabdi9254 Жыл бұрын
3days in million........ sabata waa eryada trinding ah sida lafta Naga iyo arinta morroco iyo arinta bada ...... sharma waxa uu dheeryahay fananiinta kale ..... siyasada fanaka sharma boy .... maxa sheeko soamliya hit ah waqtigaas .... lgnd wan ku fahay
@Nastexo-vr9yq
@Nastexo-vr9yq Жыл бұрын
Maxaan sameenkaralnaa hee waa mucjiso ilaahay Aduunka kenay😂😊
@UpdyKani
@UpdyKani Жыл бұрын
Heestan markay gaadho 1m isoo qabta 😂❤keep going lagend
@ApdalleShaafici
@ApdalleShaafici Жыл бұрын
1 day 342k😂
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Жыл бұрын
3 malin 1m wa hadan badiyo 😅😅😅
@UpdyKadar
@UpdyKadar 11 ай бұрын
Welcome 😊
@muktarkasim4935
@muktarkasim4935 8 ай бұрын
I love Somalian 🇸🇴 music Bayyee namatti tolaa
@arretube4130
@arretube4130 3 ай бұрын
Us gowwa 😂
@AlemuKena
@AlemuKena 5 күн бұрын
​@@arretube4130Afaan hin beekne inni kanaaf jedha
@MarwaanMuuse-s2y
@MarwaanMuuse-s2y Жыл бұрын
Lafti nagaa hano dhiibin shacabkaga dhulkooda haku ciilin intaas ayaa iga gadan❤❤❤
@qalbiholac9853
@qalbiholac9853 Жыл бұрын
Kkkkk❤❤❤❤
@MohamedcadeMohamedcade-m5l
@MohamedcadeMohamedcade-m5l 9 ай бұрын
@Abdikariimsheikhali2333
@Abdikariimsheikhali2333 Жыл бұрын
From galkacyo waaaw nice mr sharma wa hees wacan lafti nagaaa kkkkkk❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiCasiis-rh6nm
@CabdiCasiis-rh6nm Жыл бұрын
From galkacyo pro❤😂
@sakariyecade4499
@sakariyecade4499 Жыл бұрын
From galkio
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
From kenya 🇰🇪 hadaa maaqle wanaimiid from tiktok to KZbin 😂😂😂
@mohammedlarry4768
@mohammedlarry4768 11 ай бұрын
تحياتي من السودان 🇸🇩 للشعب الصومالي الشقيق 🇸🇴 شارما بوي في القمه 🫡
@RudePoi
@RudePoi 10 ай бұрын
Sudan Our Brothers ❤
@MaryamaXaaji-vx1ps
@MaryamaXaaji-vx1ps 10 ай бұрын
اني عربي يحبيبي
@ntrq
@ntrq 9 ай бұрын
حبيبي والله
@jfw007
@jfw007 8 ай бұрын
thankz brother. we love sudan 💙💙💙💙
@mohammedlarry4768
@mohammedlarry4768 8 ай бұрын
🙏
@dayax11
@dayax11 Ай бұрын
Dayniile all the way....💝
@MohamedYoussuf-f1z
@MohamedYoussuf-f1z 10 ай бұрын
Sharma boy waxa lagaga fadhiya inad uu qaadid siciid c/llaahi deni iyo maamulkisa heesti "Lefti nega 2".Soomaaliya hanoolato.❤❤❤❤❤❤
@Idk-s5x9m
@Idk-s5x9m Жыл бұрын
"waxan kamid ahay tageraha CR7 . Dhabarka kuwata AK47" Killed it 🔥🔥🔥 keep going
@AliMoalin-gi2xv
@AliMoalin-gi2xv 11 ай бұрын
waaw
@anasabdukadir2673
@anasabdukadir2673 11 ай бұрын
Waliga naftaada ha liidin🔥 Waxaadan lahayn haku istiimin🔥 Ha biibiibin badana ha iibin 🔥 Talo waayel marna diidin🔥 Shacabkaaga ciidoda haku ciilin🔥 Marnaba cadowgu yuu ciidin🔥 Laftinaga hanoo dhiiban🔥 Sharma ka sharma talated boy 👑👑👑
@nastehodaud4154
@nastehodaud4154 10 ай бұрын
🎉
@MarwaCali-sq2ss
@MarwaCali-sq2ss 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@SidiiqCabdi-n3x
@SidiiqCabdi-n3x 8 ай бұрын
😂😂😂​@@nastehodaud4154
@marwamaxamed3226
@marwamaxamed3226 8 ай бұрын
Dtru
@Hibo14-b7f
@Hibo14-b7f 6 ай бұрын
Sharma shrma
@JosephNjoro-p5r
@JosephNjoro-p5r 6 ай бұрын
Am from Kenya Sharma forever 👍👍💯💯💯🔥
@LoverBoi-c4u
@LoverBoi-c4u 3 ай бұрын
I'm Also From 🇰🇪 We Love Somali Music ❤🎶 Specially This Boy 🔥🔥🔥
@yussufismael6314
@yussufismael6314 Жыл бұрын
Waxuu yiri sharma ka Sharma wa no easy 😅 wa sideethy wad usidadaa si kasta markista Sharma boy 🎵🎶🕺🏼🥁✌🏼
@Naidar20
@Naidar20 Жыл бұрын
2019 - iLaa 2024 Fanka Somalia iska Heyso Walle Dadbaad Kurbo Ku Tahay Olny Sharma K Sharma 🦁❤❤❤.
@AaminoFarah-l5g
@AaminoFarah-l5g Жыл бұрын
Dadka ninkan la tartamaya ka yaabay sharma ka sharma we love you bro ❤
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 4 ай бұрын
Sharma Boy Somali Rapper. He is a prominent rapper and singer who excels both and has dominated the music scene bravo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhaalidYare-h5s
@KhaalidYare-h5s 14 күн бұрын
Caaabahfudicjahcchahfnsjfjdjvndhchwjcjehdjedjdhxnevj. C jsjdiri ududidici duehxnvd jsuajsi sjsjvidi sxcjwcakwidjvj djjejf idjfjwiciaencjejcye😂jicdifivjsijd🎉jdjgjjzn. Shhdvnsifuxajvjsxjnnxjzvjxzjj jdj hsjsn. Ddjjsjميقنبنينfhdhrufhcbej dhchdy usuurucudhhdhvsxhmddm jsjdjfjvj fjcjajfgj dvjjdhdhifcidcjcjsuchehchwhcxsnxxnsfudjdjxjn ndnncndnvnndkfknrjcjd dkjdjfjcjvjejvjfhujyyyyijcjkjcjsjxjzxnmznduds ejjjdbjjdivicsmcmfnjrnfkavjsncjdcj dj djjsjjjcsk k kdkfkvksxkbksxk dcjjxajxxjxxjckckjic idii diiinidjszkcmmsnjeirxjwi rcjcjxxkvjd
@AM-uo6yn
@AM-uo6yn Жыл бұрын
Sharma, you are Waddani, a patriot. Thank you for exposing the traitors who tried to see our land. On behalf of Somali patriots: Thank you and keep going. You are a star
@nusumkate123
@nusumkate123 Жыл бұрын
You are stupid, mugadisho has already sold everything. The mugadisho port, turkey.the Somali security is sold to Uganda Burundi Kenya... ethiopia has over 20,000 active soldiers in southern Somalia...I bet u didn't that....souther Somalia is crying coz they tried to sell it from farmaajo's time. He told us ethiopia is our neighbors we will give even MOER than 4 ports.go watch him say that before u come any yap Ur mouth 😂😂😂 but ethiopia is not a fool, they will not sign knowing that the land belongs to Somaliland and is being controlled by their people.stop this nonsense and hypocrisy.. if this lafti nagaa loves Somalia he should go back there...he is a refugee in USA with no documents...I will open formal report against him....
@khadijaali6856
@khadijaali6856 11 ай бұрын
❤❤❤ time for all those who love Somalia to go home now enough is enough I’m heading back for a good soon!
@radwanibrahim2213
@radwanibrahim2213 Жыл бұрын
King sharma nolow from djibouti🇩🇯🔥✌️🦁😊
@rashidsaid498
@rashidsaid498 Жыл бұрын
2:01 2:01
@khaddarraage6988
@khaddarraage6988 Жыл бұрын
Lughaya iib maaha ❤
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 5 ай бұрын
Sharma Boy Somali Rapper. His rap music has become something that run’s in the heart of his fans with style that’s his own bravo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Suheylasiman888
@Suheylasiman888 Жыл бұрын
2 Malin 1m Sharma lee sameen karo legend ciyaal xamar hadaa nahy wanku wadanaa aabe ❤❤❤❤❤
@axmadsaacidshiikhcabdiwali
@axmadsaacidshiikhcabdiwali Жыл бұрын
Galmudug hees usooqaad waxatahy good Keena🐐hadanahy rer galmudug Madaxa nosarantahy iso jwb legend of
@Tartiil63
@Tartiil63 Жыл бұрын
1=Codka 100%🔥 2=Erayada 100%🔥 3=Laxanka 100%🔥 4=Styleka 100%🔥 5=Editing 100%🔥 6=Director 100%🔥 7=Tageraha Cr7🥇 8=Background 100%🔥 No Alcohol & Girls dance Only Talented Boy Keep it up our sharma boy
@abdulrazakfarah2478
@abdulrazakfarah2478 Жыл бұрын
Sharma Shacab inuu leyhay ya suaal ka qabo. from Borama keep going
@jiijocadey1425
@jiijocadey1425 Жыл бұрын
Rer owdal badiina waa difaaca wiilaakan
@kingabdirizakofficial4497
@kingabdirizakofficial4497 Жыл бұрын
Beat 💯 Erayada 💯 Video 💯 Quality 💯 Rap 💯 Real fanaan/ Rapper 💯
@OmarhasanGeldabar
@OmarhasanGeldabar Жыл бұрын
Lefti nagaa sharma wanku wadana from gubalka raga😂❤
@HeueDujejdi
@HeueDujejdi 10 ай бұрын
استقفر الله 😢😢
@moustapharachidmed3302
@moustapharachidmed3302 Жыл бұрын
Markan waka Ikawashey CR7 Salama wahatahay wala kay O ruma so popto à iskou Dor man nahay walahi frère👦 wa REER Djibouti ooo kouleh kul kul 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴.. Charma boys 💪💪
@Happy-RB-Love-Love
@Happy-RB-Love-Love Жыл бұрын
Dadaa wali taagan Sharma boy hebalaa ka fiican warkan waa Sharma boy walina ma jilo ee asigaaba waalida gado 🫡🫡🙌 goat ka rap ka one ❤
@ansudiresif9574
@ansudiresif9574 9 ай бұрын
Lafti Nagaha:: shekadu intasley ku dhamatay ha is warerrin. Somali land coqonsiideda Ethiopia dhac dhac kusameeyn love and peace ❤❤❤❤❤from kush land ❤❤🇪🇹
@AliZakiMowliid2024
@AliZakiMowliid2024 Жыл бұрын
Sharma k sharma heestani Macno, wayn bay gudbinaysaa reer laft nagaa Fahmi maayaane😂 Soomaali baan ahay been haygu sasaban. 🇸🇴 ❤
@sooyaalka-somalida
@sooyaalka-somalida Жыл бұрын
Hees sharma boy oon kuso celiyo in ka badan 5 jeer waa i kaw👍 Heesta waxan ka fahmay 4 qodob 1. Digasho, jacayl iyo ex 2. Waano muuse ku socota 3. Dignin Ethiopia ku socota 4. Isbarbardhig Somalia 🇸🇴 iyo Ethiopia Wxaan u bogay qaybta wanada muuse iyo digninta Ethiopia Keep going bro 👏👏👏👏
@ayanosman2485
@ayanosman2485 Жыл бұрын
Dadka isku dharariya wiilkan aa la yaabaa Sharma ka Sharma is not easy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdisalamBimaal
@AbdisalamBimaal 8 ай бұрын
Sharma boy heestaan waan khleey sharma boy keep goning camiir maanka bro keep goning
@AbdisalamBimaal
@AbdisalamBimaal 7 ай бұрын
Gabdha maroco falxumo uff gabdha marko cadey qurux uda
@AbdisalamBimaal
@AbdisalamBimaal 6 ай бұрын
Sharma boy nin weyn
@saynabcumar6002
@saynabcumar6002 Жыл бұрын
Sharma boy wu nugu so jeestay markan from duriyada😂💚🤍❤
@abdiasiisabadalla
@abdiasiisabadalla Жыл бұрын
Lafti nagaa ma idinka isku yaqaan😂😂
@saynabcumar6002
@saynabcumar6002 Жыл бұрын
@@abdiasiisabadalla wax kalo naga hadlayaa ku jira heesta sifican u dhagayso shp
@princessofjanah829
@princessofjanah829 Жыл бұрын
Run waye bada hanaga ibina😅
@FartunMohamoud
@FartunMohamoud Жыл бұрын
Waan idinjeckhy wlhi afsomliga reer waqoyi bakeny blse cuqdada mafcno​@@saynabcumar6002
@shedo7275
@shedo7275 Жыл бұрын
lefti negaa😂😂
@AbdoHelem
@AbdoHelem Жыл бұрын
Je suis AFAR 🇩🇯🇪🇷🇪🇹love you Sharma boy❤❤🔥👊
@RashkaDeyr
@RashkaDeyr Жыл бұрын
Gadda geyyi yi kataysa.... nous kacnuu aussi❤
@RudePoi
@RudePoi Жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 Is Somali Aabahaa Wase Who Are U ???
@AbdoHelem
@AbdoHelem Жыл бұрын
@@RudePoi iska hadal 😁😁🤗
@kingkang3024
@kingkang3024 Жыл бұрын
Djibouti and somali is one ❤
@kingkang3024
@kingkang3024 Жыл бұрын
77 yep ❤
@Mohammedhassan-s2p5p
@Mohammedhassan-s2p5p Жыл бұрын
Sharma boy caadiyuu no fahmay ar ninkaaana faciis waa karaayey legend waa tagtay❤❤❤
@C.QalinLe123
@C.QalinLe123 4 ай бұрын
Anaa kula raac San walal kay qli waa zax qur,an ka mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rahhasan4535
@rahhasan4535 Жыл бұрын
😂😂😂😂 respect Sharma 🙌🏻✊🏼 from Awdal 🇸🇴❤️. Remember jugtii 77💪🏻💪🏻💪🏻🇸🇴🇸🇴
@AhmednassirAhmednassir
@AhmednassirAhmednassir Жыл бұрын
Raaho ciyarta daa gawadeydi
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Guul reer Awdal State of Somalia 🇸🇴 ♥️ soo dhawaada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mosjunk7764
@mosjunk7764 Жыл бұрын
"Badeena Ha iibin, Talo waayeel ha diidin", This kid has more sense then all our leaders combine .
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Legend 🇸🇴👌🏻😂
@enginergarasow9398
@enginergarasow9398 Жыл бұрын
Hghj​@@AhmednassirAhmednassir
@jucuurcabdiqaadir
@jucuurcabdiqaadir Жыл бұрын
Wlhi sharma hesihisa wa mawadin iyo dhiiri galin la ismaxasdo wan kuwata sharma
@4-3-3afaanoromoo3
@4-3-3afaanoromoo3 Жыл бұрын
Sharma keenya galatoomi. Nuf jiraadhu obboleessa keenya. ❤ we love you sharma. 🙏 Great respect from kings oromo people.
@Usmaansomali3556
@Usmaansomali3556 11 ай бұрын
Waan inii jadhu beyteee duraq
@RudePoi
@RudePoi 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 Are U Orom Injir Badan 😅
@jasonleehoy2029
@jasonleehoy2029 9 ай бұрын
This moodddddddd 🇹🇹🇹🇹🇹🇹🇹🇹🇹🇹 form Trinidad to 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@RudePoi
@RudePoi 9 ай бұрын
🎉Much Love To Trinidad From Somalia
@daharashid5262
@daharashid5262 Жыл бұрын
Sharma I'm burco we never accept any one to sell our sea to ethiopia proud to be somalian
@Hadi25526
@Hadi25526 Жыл бұрын
Is up to you 😂 we need and want development adu yan burco un laga ibin
@hawashire7619
@hawashire7619 11 ай бұрын
It’s Somali not Somalian
@qaamosman
@qaamosman 11 ай бұрын
@ilyaaskhadar
@ilyaaskhadar 10 ай бұрын
💯👊🏾
@SakariyeArif
@SakariyeArif 10 ай бұрын
Awww qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqq Hye sxb mcn waa boosh weeye sxb mcn waa 1waa boosh weeye sxb mcn waa waa boosh weeye sxb mcn waa waa boosh weeye sxb mcn waa 11waa boosh weeye sxb mcn waa qqqq1qqqqqq1qqqqq1qqqqqqqqqqq1q1qqqqqq1awww qqqq1qqqqqq1qqqqq1qqqqqqqqqqq1q1qqqqqq1awww qqqq11qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqq​
@Wllccd
@Wllccd Жыл бұрын
Am from Nigeria 🇳🇬 I like somalia 🇸🇴 music sharma boy best 😍❤🎉
@azmarhassanchannel6062
@azmarhassanchannel6062 11 ай бұрын
@hooyomacaan4148
@hooyomacaan4148 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sharmaarkekhadar
@sharmaarkekhadar 11 ай бұрын
1
@badalbudul7878
@badalbudul7878 11 ай бұрын
❤best​@@azmarhassanchannel6062
@badalbudul7878
@badalbudul7878 11 ай бұрын
Nigeria 🇳🇬 ❤❤❤❤
@mursalsolemn
@mursalsolemn Жыл бұрын
Sharma legenk wayn inta qoralkayga aragta waxan u rajaynyaa farxad iyo cimri dheer saxibyaal
@Safiakhamis-ut6uz
@Safiakhamis-ut6uz 9 ай бұрын
Sharma boy dabarka isarante gacan akutage keep it up bro❤🎉🎉
@idilahmedibar
@idilahmedibar Жыл бұрын
Legend of legend Sharma ❤ we love You from Djabuti🇩🇯
@a.a.mohamed4635
@a.a.mohamed4635 Жыл бұрын
We understand each others.. djibouti are enemy of Somalia people...
@BarliinBasra
@BarliinBasra Жыл бұрын
Sha
@kidas7860
@kidas7860 Жыл бұрын
légend Sharma Sigma MEN 😎 from Djibouti 🇩🇯
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Жыл бұрын
Legend sharma boy imiss ur beautiful voice at list cm bck aya so sameeysay bil kdb,Legenoow 😊😊😊
@momoabdi4001
@momoabdi4001 9 ай бұрын
legent we never laf ti nga we somalian keep up br allah is with uman we proud of of u sharmarke
@amiinfoljexamiin5339
@amiinfoljexamiin5339 Жыл бұрын
From Jigjiga Somalia 🇸🇴 Sharma Fans ❤
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 Жыл бұрын
Jigjiga faafaan🦁🇸🇴🔥
@xaajisaam2368
@xaajisaam2368 Жыл бұрын
He's talented xaqiiq ,eray somaali ah oo aan ku cabirno garanmayno sharma boy legend 2024 xaqiiq ❤️
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 11 ай бұрын
5M.hadu dhafo liketa❤
@DjMaaMeY
@DjMaaMeY 7 ай бұрын
10m Sharma BOY is not Easy 🎊 12m+ ubalamiya 🎉
@SafaaCartan
@SafaaCartan 6 ай бұрын
11m ❤❤
@jaabirabdi6376
@jaabirabdi6376 5 ай бұрын
@@SafaaCartan13m
@farhiyohappy2023
@farhiyohappy2023 4 ай бұрын
13m
@Calimacalinmaadey
@Calimacalinmaadey Ай бұрын
15m😂
@yonisman2089
@yonisman2089 Ай бұрын
Maxaan marroco adaa gabdhaheena quruxdooda aanba ku wareelrayee.😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@Newpoy
@Newpoy Жыл бұрын
Qofkii ugu wanaag snaaa adunka wuxuu ahaa napi mxamed an ku salino scw scw scw
@AhmedMohamed-cw3iz
@AhmedMohamed-cw3iz Жыл бұрын
From dire dawa 🇸🇴 WSLF Somali galbeed next up inshallah .. well done SSC khatumo and Awdal
@khadijaali6856
@khadijaali6856 Жыл бұрын
We are gonna take the Somali galbeed Insha Allah with a govt who loves Somalia and Somali people Insha Allah ❤️❤️
@AhmedMohamed-cw3iz
@AhmedMohamed-cw3iz Жыл бұрын
@@khadijaali6856 inshallah, one day ☝️
@USplaces.
@USplaces. Жыл бұрын
Dire dawa oromiya
@AhmedMohamed-cw3iz
@AhmedMohamed-cw3iz Жыл бұрын
@@USplaces. 😂😂😂I’m here with 🇸🇴flag Oromo are my house maids we are have biggest region Ethiopia Somali galbeed remember your place . We are your biggest nightmare when we are united you stand no chance 1977 took less than 2 weeks to take over all Ethiopia 😂😂 ur lucky western allies saved you 😂 by yourself Ethiopia has never defeated Somalia we will unite . Oromo are our maids here 😂
@AbdulahiBahdon-p8u
@AbdulahiBahdon-p8u Жыл бұрын
​@@USplaces.Im From Dire Dawa Sheikh Xabiib Safar Dire Dawa Is 🇸🇴
@Srk.pazhi8
@Srk.pazhi8 Жыл бұрын
🔥🔥🤯 Erayada + Vidieoga + Beatka Dammmmm🔥
@ZamzamApdi-cc2mp
@ZamzamApdi-cc2mp 11 ай бұрын
Ma ila argtana😮❤
@XaawoLol2023
@XaawoLol2023 11 ай бұрын
Ygyy🎉🎉🎉🎉🎉
@cleartrueblue66
@cleartrueblue66 8 ай бұрын
Waligay maanta aa igu horaysa hip-hop oo af Soomaali ah. Waa yaabanahay wlhi. Laakiin ninkaan talent buu leeyahay. Haddana af Ingiriis buu soo dhex geliyey. Kulaha aniga very very mashquul😂😂 waxaa kula talin lahaa muusikada iska dhaaf walaal, abwaan noqo ama kutub qor. Ilaahay xirfad buu ku siiyay wee iska caddahay. Wax fiican ku samay. Alle ku xifdiyo
@jfw007
@jfw007 8 ай бұрын
ragga way badan yahiin. big moha iyo lil baliil iyo whizbi ma yareystaan ❤❤❤
@muscabaadan7385
@muscabaadan7385 Жыл бұрын
4Days 1M Team sharma k sharma cabsi cabsi🔥🔥😮 Hore uso wllka🤝✊
@sacdiabdi4293
@sacdiabdi4293 Жыл бұрын
proud 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somali ban ahay been ha igu sasaban dhaqanka waa gaar dhanto iyo gabay ❤That's very true I always know somalian stick on their culture proud to be Somalian❤❤❤❤❤❤
@Maanyare37042
@Maanyare37042 Жыл бұрын
❤❤❤
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu Жыл бұрын
Don't say bro Somalian, rather say it Somali.. Our country is Somalia We are Somali Our language is Somali.. Thank you bro...
@Xabeebka
@Xabeebka Жыл бұрын
Sharma k Sharma taageerahaga lambar one waa aniga pro iisoo jawaab lpx 😮😮
@hamdihasan9219
@hamdihasan9219 Жыл бұрын
Marko cadey my home hees way dhaaftay tan jah Sharma see iyaaalaysa wow thnks ❤
@AaminacaliciiseAamina
@AaminacaliciiseAamina Жыл бұрын
Marko cadey my home ❤❤
@StrongBoy-s4j
@StrongBoy-s4j Жыл бұрын
Legend ciyal madino hadanahay we proud my king bro 🎉
@ABDIRAHMANABDIRIZAKMaanyare370
@ABDIRAHMANABDIRIZAKMaanyare370 Жыл бұрын
❤❤
@AaminoNuur-q4t
@AaminoNuur-q4t Жыл бұрын
❤❤
@drabdihusenfure148
@drabdihusenfure148 Жыл бұрын
L
@abdulkanidahir8365
@abdulkanidahir8365 Жыл бұрын
Allah kabaqa xumaanta ha faafinina
@xuseencabdulahi6662
@xuseencabdulahi6662 Жыл бұрын
Legend😂😂😂😂😂
@ismamoha-wf8wv
@ismamoha-wf8wv Жыл бұрын
Jawiga juuro 👌sharma is coming✊️ legendary ma damin🔥
@somaliyahanoolato7113
@somaliyahanoolato7113 2 ай бұрын
Bravo barawo good gut the best songs sharama 2025❤❤
Sharma Boy -  Maku  Xumeeyey (Official Video )
3:51
Sharma Boy
Рет қаралды 6 МЛН
Waa Ikanaa
4:19
Sharma Boy
Рет қаралды 64 М.
Who is More Stupid? #tiktok #sigmagirl #funny
0:27
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
Come back is complete 4-0 Liverpool ❤️🫶🏻
3:57
Marwo Hani Channel
Рет қаралды 2,1 М.
Maxaa Ka Badali Kartaa
12:39
Sharma Boy
Рет қаралды 228 М.
Sharma Boy - Buldaananaa (Waxba Igama Galin Official Music Video)
4:33
WAXAN WACAY WIILASHA ANIGOO TIMO QAAWAN CADNAAN OO IGU XANAAQAY😳
19:13
Who is More Stupid? #tiktok #sigmagirl #funny
0:27
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН