Sharma Boy - Maku Xumeeyey (Official Video )

  Рет қаралды 4,679,090

Sharma Boy

Sharma Boy

Күн бұрын

Social media akoonyaasheeyda dhabta ah.
​ / sharmaboy4real
/ therealsharmaboy
/ therealsharm. .
TikTok: RealSharmaBoy
Snapchat: SharmaBoy4Real
Vocals, Camera and Editing by @asadqarni1

Пікірлер: 3 600
@donib7225
@donib7225 5 ай бұрын
🐐
@SharmaBoy
@SharmaBoy 5 ай бұрын
🇸🇴🩸🇸🇴
@Faaraxsomali
@Faaraxsomali 5 ай бұрын
​@@SharmaBoy sharma aniga iskadaaye aduunka ya bay😂❤
@Yaya__mattan
@Yaya__mattan 5 ай бұрын
Legend ❤
@NuuradiinAxmed-ej4sg
@NuuradiinAxmed-ej4sg 5 ай бұрын
Waa ku wata 😅
@LovelyGazelle-rb9yh
@LovelyGazelle-rb9yh 5 ай бұрын
Asc
@AdenaasirWizz-ug7gy
@AdenaasirWizz-ug7gy 5 ай бұрын
Dadka waxa ugu baqiilsan kan saliga nabiga arka oo iska indha tira 😢❤
@AhmedMohamed-pk2lx
@AhmedMohamed-pk2lx 5 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@abdirahiim22
@abdirahiim22 5 ай бұрын
Scw
@hollaatme2991
@hollaatme2991 5 ай бұрын
Melaha qaar nabiga hakenin sharafta haka qadin comments radis batahye
@kolomboofficial2058
@kolomboofficial2058 5 ай бұрын
Scw
@DeeqFarah-zc5dq
@DeeqFarah-zc5dq 5 ай бұрын
Scw
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 5 ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤❤
@khalidAbdilahi-cb1rx
@khalidAbdilahi-cb1rx 5 ай бұрын
Asad hajio ayad Ku qaraabo
@MohamedOmar-ng8br
@MohamedOmar-ng8br 5 ай бұрын
Me bro
@MohamuudMohamed-vy6yf
@MohamuudMohamed-vy6yf 5 ай бұрын
Mana dhagesanee
@muxiyadiincali1406
@muxiyadiincali1406 5 ай бұрын
Haa sax waaye
@RamlaCismaan-g5g
@RamlaCismaan-g5g 5 ай бұрын
Oo hadaa mxd halkan kasoo doontey
@goohiyeproduction6142
@goohiyeproduction6142 4 ай бұрын
Hessha waxa ay ku xasuusiyan qof aad jacleyd asxab iyo wixi la mid ah Lkn qur'anka❤ waxa uu ku xasuusiyaa ALLAH ina abuuray
@Krketkkd
@Krketkkd 4 ай бұрын
🎉🎉🎉❤❤😮😊😊😮😮tehy5
@souldanahmed586
@souldanahmed586 2 ай бұрын
Runta wayee ee maxa kaso dontay sharma pagekisa
@KaahiyeKaahiye
@KaahiyeKaahiye 5 ай бұрын
Wax walbo waxa ka macaan qur,aanka kariimka yaa igu raacsan saxibiyal☝️❤️👋
@abdihakinoabdi
@abdihakinoabdi 5 ай бұрын
Anaa kugu raacsan wll
@Abdibaba1
@Abdibaba1 5 ай бұрын
Waa shaki la aan taas lkn adi maku dadashaa mise like ta leey kaa tahay
@AhmedMohamed-pk2lx
@AhmedMohamed-pk2lx 5 ай бұрын
Ani🤚
@BASHKA898
@BASHKA898 5 ай бұрын
this is not the right place to write this stuff!!. Please note.
@BacSaliid
@BacSaliid 5 ай бұрын
Like a radsanoysa melahan cml hakenin qur an ka karimka mesha logu talagalay ka so dawo mxa hes u dawane
@bng3832
@bng3832 5 ай бұрын
The energy you put this on is unseen and unmatched in somali music 🐐 Hesta lakab lakab aa u dhistay bro (Aan) (Yey) (Oo) (I) (Aa)
@ShowistePoi
@ShowistePoi 5 ай бұрын
qof kii ugu horeyy aan ahy ee nabi muhamed ku sali
@AhmedIid-ip8er
@AhmedIid-ip8er 5 ай бұрын
Maxa mesha heesaha ku kenay dabi le uu imatey
@HasanMaxamed-j3o
@HasanMaxamed-j3o 5 ай бұрын
scw
@maankaibra4413
@maankaibra4413 5 ай бұрын
Scw
@Sabnaayariisey
@Sabnaayariisey 5 ай бұрын
Scw
@ConfusedDimSum-rp6lp
@ConfusedDimSum-rp6lp 5 ай бұрын
Njj😂 😂bbb b nnnjinj get tsssA​@@HasanMaxamed-j3o
@ClkaafiXasan-kc3en
@ClkaafiXasan-kc3en 5 ай бұрын
Heesta waxa ka macaan qurank😢😢
@anababdirahman1243
@anababdirahman1243 5 ай бұрын
Makula qurux badan tahay Ina hees Iyo quraan is barbar dhigto war like wax kale Ku raadso doqon
@BomSeventeen-jf3wc
@BomSeventeen-jf3wc 5 ай бұрын
Adu miyaad walaan tahay xageed isku bar bar dhigaysaa wll
@mahid_ahmed77
@mahid_ahmed77 5 ай бұрын
Gabay carbeedka melaha ku dhagayso ader 😂
@Hamdaquruhhh
@Hamdaquruhhh 5 ай бұрын
Maxaad u daawanaysaa aduu🤣🤣heesta
@ismailmustaphe5241
@ismailmustaphe5241 5 ай бұрын
Waana dhagaysanaysaa soo maaha neefow. Quraanka meelahan oo kale lama keeno
@geeseygeesey5567
@geeseygeesey5567 5 ай бұрын
Sharma boy hoyadiis Markay Dhalaysey hees dhageysaneysay ❤❤ kusaliya nabiga scw❤❤
@MaxamedMaxamedguray
@MaxamedMaxamedguray 2 ай бұрын
Scw❤❤
@AmiinkeyAmiinkey
@AmiinkeyAmiinkey Ай бұрын
ʜᴀᴅᴀʙ. ʙᴀᴀᴀʙɪɴ❤ ʜᴏᴏʏᴏ ʙᴀɴ ᴀɢᴀsʜᴇᴇᴋɪɴ❤❤😂
@Sharma_cade
@Sharma_cade 5 ай бұрын
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@mohamedsuban7688
@mohamedsuban7688 5 ай бұрын
Scw scw scw
@user-np9xr4lq4i
@user-np9xr4lq4i 5 ай бұрын
Scwscw
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 5 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@ABDIAZIZDAUD-z6j
@ABDIAZIZDAUD-z6j 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@saadaqcade309
@saadaqcade309 5 ай бұрын
salalahu calayhi wasalam
@Sucaadsheekoxariiro
@Sucaadsheekoxariiro 5 ай бұрын
Dunidaan majiro qofka khayr badan nabigeena muhamad scw
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 5 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@MohamedAbdullahi-ze7be
@MohamedAbdullahi-ze7be 5 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalaam
@AlinurSaman
@AlinurSaman 5 ай бұрын
Scw
@Filsandegan
@Filsandegan 5 ай бұрын
Sallaahu calayhi wasalam
@Abdulqadir-qe9fo
@Abdulqadir-qe9fo 5 ай бұрын
Wakahaya sharma k sharma ❤❤❤❤❤
@SomaliSwiss
@SomaliSwiss 4 ай бұрын
Aaba hooray usoco,,,,
@KhadarAli-ks7pg
@KhadarAli-ks7pg 5 ай бұрын
Wale Saxan Wad Kushubatay Fanka .. East and west sharma the best ..Sharma k Sharma ..🐐🎙🎶
@Mustafedollarr
@Mustafedollarr 5 ай бұрын
Sharma K sharma on fire 🔥
@Cadnaan_shaacir
@Cadnaan_shaacir 5 ай бұрын
Gout of suganta mustafe doller goat
@BarwaaqoCabdikariin
@BarwaaqoCabdikariin 5 ай бұрын
Mustafe dollar ❤❤❤❤
@suldaankajubaland5157
@suldaankajubaland5157 4 ай бұрын
4 days 1Million 😊👏👏
@FirstnameSurname-wp1td
@FirstnameSurname-wp1td 3 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢
@ismaciilmaxmuudismaciil
@ismaciilmaxmuudismaciil 5 ай бұрын
Heesaha waxa ka mcn Qur'aanka Alle❤❤❤
@BadhiBashka
@BadhiBashka 5 ай бұрын
Qofka kow kamid tahy marka maxa mesha ku kenay
@marwanahmed8062
@marwanahmed8062 5 ай бұрын
Inta maxaaa ku keeenay, dadka adi cmla ugu xun ooo nabiga iyo quranka heesaha hoostooda comment kusoo qoro. Ilahe kabaq niyoo. Like ta maxa ka fa iide noo sheeg bal
@aadirie4
@aadirie4 5 ай бұрын
Haye orad oo soo aqriso waba ogtahaye
@ismaciilmaxmuudismaciil
@ismaciilmaxmuudismaciil 5 ай бұрын
@@marwanahmed8062 Ki dhulbahante an aqanay miya tahay horta marwan axmed cali miya😂
@Filsandegan
@Filsandegan 5 ай бұрын
Manshaa allaah
@ahmedtaatiko4938
@ahmedtaatiko4938 5 ай бұрын
Heesaha waxaa ka macaan saliga nabiga scw scw
@sacadmuuse9295
@sacadmuuse9295 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ramos-4z
@Ramos-4z 5 ай бұрын
Anaaa kuwaso
@MohamuudMohamed-vy6yf
@MohamuudMohamed-vy6yf 5 ай бұрын
Oocadaa 😂​@@Ramos-4z
@SurprisedBobsleigh-jz4re
@SurprisedBobsleigh-jz4re 5 ай бұрын
@@Ramos-4zsubxanallah
@mohan_farah
@mohan_farah 5 ай бұрын
Scw❤
@Germany__0
@Germany__0 4 ай бұрын
History repeats itself 4days 1 million🎉😮‍💨
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 5 ай бұрын
Sharma boy anagu waanu ku wadanaa hadaanu reer burco nahay marwalba heesahaga burcaad ku soo sheegta legend of legends
@sadiiqyare9894
@sadiiqyare9894 5 ай бұрын
Cimaamada sharma boy lama haasan karo fanka waa heebad wllhi ciyaalkaan hada soo baxay guryaha sida loo dhisee yaqaanaan oo kaliyaa
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 5 ай бұрын
Dee waa walidiina
@American_patriot110
@American_patriot110 5 ай бұрын
Aad iyo aad reer Burco, waa Rageedi
@shakuraalla9403
@shakuraalla9403 4 ай бұрын
dddddddd nn
@Moha12557
@Moha12557 5 ай бұрын
Aan badino Saliga Nabigeena Mohamed (NNKH)(scw)🕋❤
@Hamdaquruhhh
@Hamdaquruhhh 5 ай бұрын
Hye maxaa ku daawad siiyay heesta abti dhakh baad hysaa walle😂
@hamseeditor28
@hamseeditor28 5 ай бұрын
Sᴄᴡ
@AhmedAddow-zf8fz
@AhmedAddow-zf8fz 5 ай бұрын
Scw
@yussufismael6314
@yussufismael6314 4 ай бұрын
Hal malyan only 3 4 days waa mucjisadii fanka Sharma boy in qarni studio maxa ka filanee🥁✌🏼🐐
@shaafiomar4816
@shaafiomar4816 5 ай бұрын
Dunidan dadka way ka tagayaan mid mid Mar un waxa laga hosmarayaa ciid Muhimadaba ah waqtigada ma ogid Lkn waxa lisku tagayaa hal jid Wan u Samanhya alle ma jirto cid cid Qof walpa camalkisu la galaa irid❤ Tani wa tariiq ma ahan hadal cadi ah🙆‍♂️ @sharmaboy sharma ka sharma
@ahlamomar6129
@ahlamomar6129 5 ай бұрын
Kkkk kiiska maxkamda hhh
@SacdiyoAden-j3v
@SacdiyoAden-j3v 5 ай бұрын
Sharma K Sharma waa dhal reer magaal waxisii dhan kaftan buu ku dhameestay Legend pure Gold ❤❤️❤️🔥🔥🤣🤣
@faaraxcabdicasis2484
@faaraxcabdicasis2484 4 ай бұрын
fhshdctYnchf❤😂🎉😢😮
@MxaaKuqoraa
@MxaaKuqoraa 2 ай бұрын
Kk😊😊
@bisharxasan9440
@bisharxasan9440 5 ай бұрын
Ilahy kacabso oo rabigaa ulaapo waxaa ku socotaa wadadii naarta i lahay haku hanuuniyo heesaha waxaa ka macan quraanka ale Zhp salaada see isku tihin zhp rabigeenii waynaa waxaa ka bar yaya inuu ilahy ku soo hanuuniy0😢❤
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 5 ай бұрын
Heesaha waxa ka mcn Qur'aan ka Aleh Yaa igu raacsan ❤❤❤❤
@SH4RM44K3
@SH4RM44K3 5 ай бұрын
Sawdiga adba dhageysanaya😮
@MukhtarMahadmuxumed
@MukhtarMahadmuxumed 5 ай бұрын
J
@MohaManka-ds7uw
@MohaManka-ds7uw 4 ай бұрын
Sax 👈
@shakuraalla9403
@shakuraalla9403 4 ай бұрын
adiga ma aqrisaa
@ikeaamkhaalid
@ikeaamkhaalid Ай бұрын
Like radis😂😂😂
@WalalCadee
@WalalCadee 5 ай бұрын
Wlhi sharma cimamadada wadhigay .....team sharma one like
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 5 ай бұрын
SHARMA BOY Somali rapper. Has cemented his position in history as an paralleled free style rapper- known for his rapid fire flow.
@dj_diini
@dj_diini 5 ай бұрын
Sharma boy warkiisa waa xadiis From somaliland❤❤❤
@mobarakjama5570
@mobarakjama5570 5 ай бұрын
Ilaahay unoqo, xadiiska ha ku dheeldheelin.
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 5 ай бұрын
Heesta inta dambe wa xadis😊
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 ай бұрын
Waxaa dani kugu ah waliba aad u weyn inaad hees waa xadiis dhahdo xadiisku waa hadlka suubanaheyno wana waxyi xaga ALLE ka imaaday hadlkaga ka fiirso hadii kale shirkiyu noqonaa ​@@Kingmohan123.
@JOSEPHBOY66
@JOSEPHBOY66 5 ай бұрын
Sharma Boy BigFan ban ku ahayn sxb i am from Duriyadda Somaliland ❤❤
@Somaaliland592
@Somaaliland592 5 ай бұрын
Gool baad iska dhalisay
@AareMaracas
@AareMaracas 4 ай бұрын
Sharma ka sharma anagu wan ku wadanaa hadan reer MARACAS nahay xapad heesa noosiqaad taliye ❤❤
@NesteexoNesteexoshuceeb
@NesteexoNesteexoshuceeb Ай бұрын
Asssss😊
@MahamedAbdirahman-xw1nm
@MahamedAbdirahman-xw1nm 5 ай бұрын
Jini moha away caga dhigo nio sharma boy waa qof dunida ka yaabiye ee adiga heesahaaga bax shux fax wxaas hees baa sharma boy legend 😊
@nuur___ozil
@nuur___ozil 5 ай бұрын
Nio Kan wllhi ciyaal suuq soo jabay weeye😂❤
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 5 ай бұрын
Yaah😮😂😂😂
@suldaancali123
@suldaancali123 5 ай бұрын
Mzanka culuz
@WALELOBEATS
@WALELOBEATS 4 ай бұрын
Gotta love this kid though 🔥🔥❤🇰🇪 Kenya is here bro
@FuzzaBaby
@FuzzaBaby 5 ай бұрын
Sharma Boy is the best somali rapper of all time after Ilkacase Qays, King Kong. No other rapper can't compared to him. Its characteristics are the rhythms, rhymes and maddening punchlines. His fan from Djibouti 🇩🇯
@CapitaineisBoot10
@CapitaineisBoot10 5 ай бұрын
Sharma boy boqorka rabka salaan saree taliye from jibuuti 🇩🇯❤
@BisharoNuuxmaxamed
@BisharoNuuxmaxamed 4 ай бұрын
team quraan like ple
@Sucaadsheekoxariiro
@Sucaadsheekoxariiro 4 ай бұрын
Mansha Allah
@abdullahibashir6543
@abdullahibashir6543 4 ай бұрын
Like raadis
@NaleyXurshe
@NaleyXurshe 4 ай бұрын
Oo maxa halkan ku keny marka😂
@sariyoabdikadir1520
@sariyoabdikadir1520 4 ай бұрын
😂😂😂​@@NaleyXurshe
@bureqonuur7934
@bureqonuur7934 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@mascuudmaxamad7174
@mascuudmaxamad7174 5 ай бұрын
Waa markii ugu horeye ee aan youtub ku searchign gareyo sharma boy mantana waa iga qisliyay warkii udanbeye oo hes ah 😂 sharma cimamadada wa tuuray
@Baaaba14
@Baaaba14 5 ай бұрын
Sharma boy io Real Madrid waa is ku mid guleysta hala madrid ❤
@Baaaba14
@Baaaba14 5 ай бұрын
Cabsi cabsi waaaaye
@Prode885
@Prode885 5 ай бұрын
Siil ka hoyada
@ARAGMEDIA1
@ARAGMEDIA1 4 ай бұрын
1M markay gaadho Like Saar
@xamdacumar6810
@xamdacumar6810 5 ай бұрын
Shalay maahe daraad burcaan fadhiyay🔥 From burco❤
@MarwaanInaaxmed
@MarwaanInaaxmed 5 ай бұрын
Lama arag sababtoo ah wajiguu dhuxul mariyay😂😂😂😂😂😂
@usamekarie4314
@usamekarie4314 5 ай бұрын
Heesta waxa ku jira jabra + jabra waxay is hayaan +team 27 +team 27 waxaa la jooga +big mooha +fanaanka ay ishayaan isaga = caqlibuu ciyaaraya sharma 🧠🧠💪
@Halaazi7
@Halaazi7 5 ай бұрын
Team 27 xoo kaqada cunugaan
@RashidMuse-tm8kh
@RashidMuse-tm8kh 5 ай бұрын
Waa nin ad uu caqlibadan wan arkay sxp
@suleeqomohamudqabowsade4719
@suleeqomohamudqabowsade4719 4 ай бұрын
Dhiga dhiga congratulations 🎊 sharma boy waaaaaaaaw ❤❤❤❤
@AxmedabdirashiidNuur
@AxmedabdirashiidNuur 5 ай бұрын
Sharma ka sharma aabe adiga leh fankaan ee ilmuhu ha iska haraan marwaliba wax cusub goadka fanka somaliyeed🐐🐐
@barkhadahmet
@barkhadahmet 5 ай бұрын
Sharma boy waa soomaali rab star forever Waxan ku dhaaran kara fanaan la mida inaanu soo mari doonin somaalida waligeed❤️ From 𝗕𝗨𝗥𝗖𝗢
@liibaanistel6897
@liibaanistel6897 5 ай бұрын
Yaakubalamiyay
@FAAD21
@FAAD21 Ай бұрын
The goat 🐐
@sulaymanmahamudlegendzalo
@sulaymanmahamudlegendzalo 5 ай бұрын
This rapper understands what the community can sell or what is being talked about in the community these days Sharma boy you win uncle this rap is locked bu you 😘🐐
@DekaIbrahim-q5c
@DekaIbrahim-q5c 5 ай бұрын
Hesta waha kamacan quranka ya iku racsan❤
@YahyaAbdiAidid
@YahyaAbdiAidid 17 күн бұрын
Markaa halkan maxaad kasoo doontay 😠 😡 👿 😤 🤬 😾
@lozano-c8w
@lozano-c8w 5 ай бұрын
Marky 500k views dhaafto like ta ha ila dhafin 😂
@AmY-gm2qs
@AmY-gm2qs 5 ай бұрын
Mar kaliya waligiin ree magaal noqda oo comments ka nabiga iyo quraanka eed like ku raadinaysiin iska daaya, maanto kaliya fadlan
@bigfansharma1
@bigfansharma1 5 ай бұрын
Waa run sanadkan qof kasta wuxu noqday fanaan lakin adi camal ma haayaan macaan dhanaan 🐐
@yussufismael6314
@yussufismael6314 4 ай бұрын
Waxuu dhahay Sanadkaan qofwalbo wuxuu noqdey fanaan lkn sida anoo kale mahayaan macaan dhanaan iyo qofkaan magacaabin ma ahan caan😅 🥁Sharma boy meelwalbo marwalbo ▶️is on✌🏼
@CfitaahMaxamed
@CfitaahMaxamed 5 ай бұрын
Markaan fans noqday kaape sharma kuma khasarin legend
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 5 ай бұрын
love you from qardho bari puntland 🇸🇱
@FarxiyofaaraxshireRermagaal
@FarxiyofaaraxshireRermagaal Ай бұрын
Ninkaaan meeshuu joogo iga garsiiya cadowgaguu kumaa celi bowe gulayso hadiyad qaliyaa sinaynaa shaŕm ka sharmaa gulaysoʻnin somaliyeeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤qalbigaa iga taallaaà
@buehaancsalaam-hg9kr
@buehaancsalaam-hg9kr 5 ай бұрын
Ku saliya nabiga scw❤❤
@SamsamCabdisalaan
@SamsamCabdisalaan 5 ай бұрын
Please , sharma Boy ❤2milion garsiyaa asxabta❤🎉❤
@MaariyaCartan
@MaariyaCartan 4 ай бұрын
The goat 🐐❤️sharma ka sharma
@Alizha__Awar
@Alizha__Awar 5 ай бұрын
Sharmo boy ninka kaliye sidu doono heesta ka yeela legend💯
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 5 ай бұрын
Dumarlandnow like ma idinka helaya manta jacylayaal😂💕
@RenaudDez
@RenaudDez 5 ай бұрын
Gabar aad farfareyso kuma heyno bax
@hawahoussein3971
@hawahoussein3971 Ай бұрын
Le roi de rap et de la musique nouvelle
@cabdirisaaqsergi-tg4hb
@cabdirisaaqsergi-tg4hb 5 ай бұрын
Sharmavis back❤😊
@hamsemohamed1462
@hamsemohamed1462 5 ай бұрын
Rapper ka kaliya ee bilaa mucaaridka the Goat 🐐 🎉
@muhudin_moalim
@muhudin_moalim 4 ай бұрын
sharma the legeng
@CumarCarab-y7x
@CumarCarab-y7x Ай бұрын
Farxiyo oromo intaa sharma haysano noo masoo dhawaan karo😂😂
@xaliimosacdiya2560
@xaliimosacdiya2560 5 ай бұрын
Muuse bihi wuu iga yaabiyay Kulahaa😅🫶♥️
@libanahmed1762
@libanahmed1762 5 ай бұрын
Sharma caadi noo waloosa 2024 wixii dhace oo hees ah iga dheh ku soco
@MaxamedSalaat-i2w
@MaxamedSalaat-i2w Ай бұрын
Sharma Wan ku wadat sxb sare honey usoco wll
@AbdiNajibMahamed-ot7lx
@AbdiNajibMahamed-ot7lx 5 ай бұрын
Sharma boy another level. Isdaji waryaa ma la marooyaa hhh
@cazaammahmuud4307
@cazaammahmuud4307 5 ай бұрын
Muuse gacan isaga katagay 🔥🔥 WUxu nagu yiri sharma waa wilkaygi✌️✌️❤❤❤❤❤❤
@maxamedcabdiraxamaan5602
@maxamedcabdiraxamaan5602 Ай бұрын
Heestan waa mid lagu xiiqiyay nio
@zaacid1
@zaacid1 5 ай бұрын
21hour 300k caadi maaha😵🔥🔥
@axmedsaiid3088
@axmedsaiid3088 5 ай бұрын
Ha lii cimamado asxabta 🎉
@walal.deqsi12
@walal.deqsi12 5 ай бұрын
Commentiga tuugsiga kadaa
@daadirbestofficial
@daadirbestofficial 2 ай бұрын
Liwaxa 2 maha waa 1 sharma boy❤ wllha waye san haa ogalin Qof kal hat layo wa nin tariq da yaqano😊
@iglanjamac3394
@iglanjamac3394 5 ай бұрын
Sharma boy waxaan hees waa dhaftay ❤❤❤
@wacanjaamac1335
@wacanjaamac1335 5 ай бұрын
Sharma indeer hees baan kaga fadhinaaa reer khaatumo hadaan nahay keep going ❤️❤️🩸👏
@Fofoahmed88
@Fofoahmed88 5 ай бұрын
Naagtaasi sootaad soomaagteen
@boqoradapuntland9819
@boqoradapuntland9819 4 ай бұрын
Waaaw sharma ka sharma❤
@saciidalkolo9354
@saciidalkolo9354 5 ай бұрын
1minit markay talay dawaday hestaa sharma kasharma❤❤❤❤❤
@ManyTankz
@ManyTankz 5 ай бұрын
2k Jeer Ku Xaraabaystayy team Sharma from Darwiish
@ARAGMEDIA1
@ARAGMEDIA1 4 ай бұрын
Wiilkani Soomaalida Dambe Meel Fog buu gaadhsiiyay like saar hadaad taageerto sharma boy
@LooyaanHassantohow
@LooyaanHassantohow 5 ай бұрын
MIDA KALE HADI AAN NAHAY SOMALI WANAGA IYO QEYR AFKA UUN BAA KA SHEGNA LKN KUMA DHAQANO WXA DHAQAN IYO CADO KA DHIGANAY QAWIL IYO DULMI ISKU TAGERNO SHARMA BRO KEEP GOING KU RAXESO WAQTIGAGA❤❤❤
@MahmudAminUsman
@MahmudAminUsman 5 ай бұрын
Walahi wa iwaashey Sharma boy is not easy 😮🇸🇴🫀🐯
@DhuhMahamud
@DhuhMahamud Ай бұрын
Hees mcn woow ❤❤❤
@isramohamed5119
@isramohamed5119 5 ай бұрын
Sharma boy burco imaansha heedu gakuu danbeeye sharcigii ma heshay misa wellcome back baan kuusii diyaarinaa 😂😂😂❤❤❤
@nasserofficial440
@nasserofficial440 5 ай бұрын
Sharma boy star rappeur in the world 🌎 af Somali bro keep going ☺️
@IsmaaciilXasan-od2ws
@IsmaaciilXasan-od2ws 4 ай бұрын
Sharma boy Wan ku wadding keep goni
@cabdicumarcabdi-tl2yi
@cabdicumarcabdi-tl2yi 5 ай бұрын
Sharma poy the king fanaan ka qaranka 🎉
@duulaa_xn
@duulaa_xn 5 ай бұрын
SHALAY BURCO AYAN FADHIYAY REER BURCO LIKÉ ❤️
@CadowIbarahim
@CadowIbarahim 5 ай бұрын
Xasadhiyuukawerimojishaboyikilaruuyikilaxashujiyu
@ahmedabdi8093
@ahmedabdi8093 5 ай бұрын
😂😂
@Anzal-zy2dq
@Anzal-zy2dq 5 ай бұрын
The goat 🐐 sharma form burco❤❤
@ShiikhCade-r9e
@ShiikhCade-r9e 5 ай бұрын
Sharma ka sharma fadlan rible sogal tagerahagan ahee😢❤
@ilhaanaden9389
@ilhaanaden9389 5 ай бұрын
Asad 2m garay ina kuso dirtey ahed sharma boy ❤ team 27 faan caadiye ku yahiin plz hees uso samey legend ❤🎉
@anisomaxamed37
@anisomaxamed37 5 ай бұрын
Hees ayu kaligis u so qaday ma maqlin dabkee so sarantahy
@ilhaanaden9389
@ilhaanaden9389 5 ай бұрын
Goormo dhahay 😂
@skunksskunkscadcadle3238
@skunksskunkscadcadle3238 3 ай бұрын
❤❤❤ WAAN KA XUMA HAY INAAN IDINKU ARKO SAAN HAH HAH MA SAA KIIN WAR KA CARARA NIN KAAN IS DAJI WARYAA IS DAJI HHHHHHHH
@dulaneyusuf5183
@dulaneyusuf5183 5 ай бұрын
Sharma k sharma wiilka aan adeerka u ahay he is the king of rap Somali
@moustapherame
@moustapherame 5 ай бұрын
Charma ka sharma the legend salam from Djibouti 🇩🇯
@YasminabdikafiYasminabdikafi
@YasminabdikafiYasminabdikafi 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SuheybDayib
@SuheybDayib 2 ай бұрын
🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 5 ай бұрын
3days 200k dad aan. ogahay 17h 200k another level 🫡🦁
@Najiib-xo8qh
@Najiib-xo8qh 5 ай бұрын
Sharma boy cimaamadaada waa tuuray iyaah saana xay ahayd 😮😮
@MaxamedCabdi-wc9rw
@MaxamedCabdi-wc9rw 5 ай бұрын
Sharma boy is not easy ❤
@KINGTAAMIR1
@KINGTAAMIR1 5 ай бұрын
Fris caan aan la ogayn ahay wlahy bilahi hore ma ii aragtay😂😂😂❤
@FalisCaraboow
@FalisCaraboow 5 ай бұрын
Waa ku arke caan aa tahy 😂
@maxamedyare04
@maxamedyare04 5 ай бұрын
Haa caanka😅
@SafaaCartan
@SafaaCartan 5 ай бұрын
shaqaalaha cayda iyo amiira😂😂
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 5 ай бұрын
Wr adi caan ma thy 😂😂😂😂meel wlba maxa ku tgy
@Mohamett_mohan
@Mohamett_mohan 5 ай бұрын
Aan kusalino nabiga محمد صلى الله عليه وسلم ❤
@Ìmranelmii
@Ìmranelmii 4 ай бұрын
Sharma sxb hada kadib way ina cawryayaan illahay dartii inyar uga fadhiso iyagu haka qaylqaylaan media adi kolaba kuma gadhayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shuceybwashington7043
@shuceybwashington7043 5 ай бұрын
Intuu shitay dunida haloo shito heesihii sharma❤
Sharma Boy "Laftii nagaa " (Official Music Video) 2024
3:41
Sharma Boy
Рет қаралды 13 МЛН
Sharma Boy \ Winner 🥇 (Official music Video )
4:31
Sharma Boy
Рет қаралды 415 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 173 М.
New Song ISBITAL Ilkacase Qays Reaction Guri Barwaaqo
16:27
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 10 М.
Malyuun’s Maanka  iyo Sharma Boy Soo dhaweynta Yaasiin halyey
3:15
SHARMA BOY   WINNER  AF QALOOC OO SI XUN LOO KARBAASHAY
4:31
YOOLBAAR MEDIA
Рет қаралды 2,1 М.
Maxaa Ka Badali Kartaa
12:39
Sharma Boy
Рет қаралды 34 М.
Abdifatah Oo Xaaladiisu Aad U Xuntahay Waad Ka Naxaysaa
13:47
Kafi Abdi
Рет қаралды 6 М.
Hanad Bandz - Saameyn (Official Video)
2:41
Hanad Bandz
Рет қаралды 8 МЛН
ISMA IP - LOVE (Official Video)
3:00
ISMA IP
Рет қаралды 1,9 МЛН
Sharma Boy -  Karbaash Everyday (Official Audio)
4:35
Sharma Boy
Рет қаралды 2,5 МЛН
sharma boy eating  qatin waye
4:32
Kunciil yare
Рет қаралды 7 М.
Sharma Boy_ Last Warning ⛔️ (Official Video)
5:07
Sharma Boy
Рет қаралды 490 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17