No video

Sharmo boy Reaction Buuqiisa wata Guri barwaaqo

  Рет қаралды 47,359

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

2 ай бұрын

Пікірлер: 316
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 ай бұрын
Heesaha waxa ka mcn Qur'aan ka Aleh Yaa igu raacsan ❤❤❤❤
@SHARMINHO
@SHARMINHO 2 ай бұрын
Aniga kuguraacsan Lkn DD adi jooji
@Abdijogoz
@Abdijogoz 2 ай бұрын
Waan isku racnee awey bart 3 DD 😂😂😂
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw 2 ай бұрын
Joojide adna waxaad wado😂😂😂😂
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 2 ай бұрын
Wankugu raacne wasiir meelkasta meed joogta
@KhadroFaarax-oy7wj
@KhadroFaarax-oy7wj 2 ай бұрын
ok waa saxantahay wllo
@ayaanlemaxamed5004
@ayaanlemaxamed5004 2 ай бұрын
Heesaha wax ka macaan quraanka yaa ugu raacsan ❤
@harushhassan5248
@harushhassan5248 2 ай бұрын
Gureyow sxb adigana waxa aad ku qanacday in aad isla ninka aad dhaliileyso aad reaction ka bixiso oo bariiska aad ka raadiso asaga haddii uu ku qancay jilitaan adiguna reaction in aad ka bixisaa ku qanacday
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 2 ай бұрын
Guri Barwaaqo Legend wayn bd tahy oo wax badan laga faaiido lkn hal iga hoo brother Haku fogaan faalada jidhka dumarka please
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu 2 ай бұрын
Taasi waa mid dhaqan-xumo badheedh ah,,absolutely waan kugu raacsanahay..
@NuurAwaare-vi2vp
@NuurAwaare-vi2vp 2 ай бұрын
Kusali Nabigeena Muhammad scw
@Maguuraan
@Maguuraan 2 ай бұрын
Intii ilahy qof abuuray midkii ugu qiimo iyo kheyr badnaa ayaad meel heeso iyo fuxush iyo nooc sinadda ka mid ah lagaga sheekaynyo ku xusaysaa fadlan wx Yar ood isleedahy dadka wx ku tar adigu naar haku mutaysan. Nebigeenu waa sharafteenii hadaad xusayso meel gooniya ku xus haday waano kaa tahayna si cilmiyeysan qofka uwaani lkn walal nebiga csw iyo alle weyne haku xusin meel shar iyo nooc sinadda kamid ahi taalo. Waayo heesuhu waa nooc sinadda kamid ah.
@user-bz3jy1vt1y
@user-bz3jy1vt1y 2 ай бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam
@user-bk8qp6rl8w
@user-bk8qp6rl8w 2 ай бұрын
Scw❤
@NaasirCabdicumar
@NaasirCabdicumar 2 ай бұрын
Scw scw
@muusadanbele3565
@muusadanbele3565 2 ай бұрын
Kusali Nabigeena Muhammad swc swc swc swc swc swc swc ❤❤❤❤❤❤
@Maguuraan
@Maguuraan 2 ай бұрын
Intii ilahy qof abuuray midkii ugu qiimo iyo kheyr badnaa ayaad meel heeso iyo fuxush iyo nooc sinadda ka mid ah lagaga sheekaynyo ku xusaysaa fadlan wx Yar ood isleedahy dadka wx ku tar adigu naar haku mutaysan. Nebigeenu waa sharafteenii hadaad xusayso meel gooniya ku xus haday waano kaa tahayna si cilmiyeysan qofka uwaani lkn walal nebiga csw iyo alle weyne haku xusin meel shar iyo nooc sinadda kamid ahi taalo. Waayo heesuhu waa nooc sinadda kamid ah.
@user-bz3jy1vt1y
@user-bz3jy1vt1y 2 ай бұрын
Salla allaahu calayhi wasalam
@alihybe1039
@alihybe1039 2 ай бұрын
scw scw scw
@Izweliibof
@Izweliibof 2 ай бұрын
Walahi adi uu kaa Cansanyahay nio abakar Bk🎉
@Maxamed_yare
@Maxamed_yare 2 ай бұрын
3:13 nio gurayow ninka xiniyaha uga fuq in hees la jilo uguma horeyn ninkani e heestii hore ee left nagaa uu video geeda ku jirayna adiga oo leh bn ku arkyey kan yar sharma miyuu iibsady nio xeerka raga sidaas mha adigo lagend ah bn ku ogaa e ninka ka dhac intaasina waa iga talo keep going zxb
@qaaliabdi4640
@qaaliabdi4640 2 ай бұрын
Runtii hadalkaaga wa saxanyhy guri barwaaqo legend baa tehee wiilka ka dhac sharma madama famil yahy inuu gabdh la duubo video inuu rabin ba Laga yabaa
@amaalmaxmed
@amaalmaxmed 2 ай бұрын
gurayow wiilka ka fuq abti mcn
@amaalmaxmed
@amaalmaxmed 2 ай бұрын
gurayow wiilka ka fuq abti mcn
@suhaiphssn
@suhaiphssn 2 ай бұрын
Guri barwaaqo isaguba wuxuu ku qanacsanyahay ereyo ninkale uu maskaxdiisa ka keenay iyo muuqaal ay dad soo duubteen unuu kasii sheekeeyo bariiskaa meelxun ka galay
@ayaanmuhumed174
@ayaanmuhumed174 2 ай бұрын
Ninkan wiilka yar xaguu kalaqaaday isagaab meelcidla ah taagane
@nasranalka8055
@nasranalka8055 2 ай бұрын
Labada nin waa saxibe ka dhax bax nion 😊
@fahmicabdi4108
@fahmicabdi4108 2 ай бұрын
Zhpow wa reaction, khadka fahan 😂
@ayaanmuhumed174
@ayaanmuhumed174 2 ай бұрын
Labanin waxaa sadexeeya waashaydaan shaydaankuna waa adiga guray
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu 2 ай бұрын
Reactionku waa inuu ku ekaadaa Heesta, miraheeda, laxankeeda, & Topica ay ka hadleyso.. Ma aha in laga hadlo maalaayacni..ninkan waxuu isku mashquuliyay dhaliil aan jirina isku dayey inuu u sameeyo Inanka jilaya heesta, taana wuu ku fashilmay.. Tan kale gabadha la jileysa inanka ayuu ku mashquulay jirkeeda taana waxay cadeyneysaa akhlaaq-xumo & dhaqan-xumo aad u hooseysa.. Waa musiibo markaad irsaaqad ka raadisid meel qaldan,,waana musiibo ka weyn taas markaad wado qaldan u martid...
@KhaalidMustapha
@KhaalidMustapha 2 ай бұрын
QOfkii ugu horeeyaaN noqdaY maantaH Like soomaaliYeY hhhh
@user-nc8uf1sn7m
@user-nc8uf1sn7m 2 ай бұрын
Nio saan Waa ceeb fananinta calamka Baa saan Sameeya inay jiliinka Qof u dhiibtaan Lkn Ninkan Dhalinyarada Waa si gooni Ah ba usarantahay
@superfun1819
@superfun1819 2 ай бұрын
Waa reer baadiye
@MaxamedAdnan
@MaxamedAdnan 2 ай бұрын
​@@superfun1819maahe awoow reer baadiye wa reer burco fanka laguu sheegaya agtiisu ka baxaa sida ubaxyada oo kale😂🎉
@Themaazim
@Themaazim 2 ай бұрын
Cuqdada reer waqooyiga ka muqata waxba ma qarsan karo
@carafoyus8162
@carafoyus8162 2 ай бұрын
Weligeed baa heesaha qof kale ku ciyaari jiray inanka sibaad ugu kcsantagee ka deg dee
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 2 ай бұрын
Gurayoow ninka ka dhac zxp waxan waa la jilaa wana la jili jiray update ahow legend
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 2 ай бұрын
Guribarwaaqo waa in aad raali. Galin ka bixisaa Nin heestii uu jilayay oo aad ka faalooto hadana aad wiilka ku mashquuso waa dhaqan xun oo ka baxsan heesta aad reaction ka bixiso oo aad wiil kii jilayay sidaa ugu mashquusho ee waa khaldan tahay aan ku qabsano anagoo tageerahaga ah ee arinkaa si dhakhso ah raali galin ka bixi oo anaga naraaligali hadaan nahay team guribarwaaqo nahay caawa arinkaa waa ku khaldan tay ee dhiiqo ayaad gashay ee isa soo sax
@yussufalihussein346
@yussufalihussein346 2 ай бұрын
Lagenow dhiiqada iska ilaali nin hadalkiisu meel fog gaaraayo baa thy teeda kle in hees loo jilo dee sharma boy hada uguma horeyso waxa cadeyn kuu ah hestii saan iyo saanba halsano ka hor😂👍
@Footballer1165
@Footballer1165 2 ай бұрын
Gurayow Kan yar wad lagogode kadhac raga saluguma fogade
@Ciltiremk1
@Ciltiremk1 2 ай бұрын
Gurayow wan kutagera lkn sanadkan manta ah bk dartiiban kuniciban u malayn
@shirealpha5235
@shirealpha5235 2 ай бұрын
Guroow jaahilnimada iskadaa hada UK tagtay xittaa update noqon maysid jiliinkaan Waa heer caalami Fanaaniinta adduunkaa sameeyaa in fanaanka heeso Qofkalana jilo Justin biaber oo heesta Drake jilaaya soo eeg nio ninka xininyaha ugu fuq marwalba waad ku dhagtaayee waxaan xaajo rag wax ka aqoon baad tahaye.
@abdyfatahfarahcasemero3899
@abdyfatahfarahcasemero3899 2 ай бұрын
Isma¡L AbdiLahi cali Wr Anaga Garanayne ka dhawow Gabdha inagumedyOw👸🏽zOwdiga Dharka la xidhay inTa inaad AragT¡ Dheertahan Modayay🤗
@nasranalka8055
@nasranalka8055 2 ай бұрын
Ninku jilinku ku ficanyahay ee adi inaad dad Waxay soo saran af reaction ka bixiso moye talanti kale ma lihid miyaa 😂😂😮
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 2 ай бұрын
Kkkkk banaadiriga maadan daawan riwaayadaha daawo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@CRFATE
@CRFATE 2 ай бұрын
Nacsow ninka xinin yaha uga fuq ma ka hinastaa mar kasta waa ku dhagan thy calamka baro Chris prwm xataa wuu sameyaa san DJ khalidna wuu u jilaaa 4:00
@stopbeenta7040
@stopbeenta7040 2 ай бұрын
Team Sharma boy gurey waa nin fiican laakiin halmar kaliya gacanta saara
@abiibabdiciise
@abiibabdiciise 2 ай бұрын
Qamar suugaan ba qafta soo wada la soco
@superfun1819
@superfun1819 2 ай бұрын
Taankale isaaq menn or women need to be updated 😊 old bahmah lee kuhadashan Babka Burco lahjad yaasa xata wa arkey Education is better isaaqow 😊😊
@JimcaaleCali-il6kt
@JimcaaleCali-il6kt 2 ай бұрын
Sharma boy ❤❤❤❤ waa najin
@Lagayaabey
@Lagayaabey 2 ай бұрын
GB wanku wadanaa legend of legend
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 2 ай бұрын
Adunka waa caadi in lajilo codka fanaaninta gabadha iyo wiilkabo waa jilayaal ee hush
@khaalid713
@khaalid713 2 ай бұрын
kkk waxa ah wax lala yaabo in.hablahii somaliyeed noqday baagoodii iyo jidhkoodii alaab wax kasta lagu xayaysiisto waxasna caanimo.iyo lacag ayaa loo samaynayaa in sharaftoodii ay bahdileen
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 2 ай бұрын
Waa khaldan tahay ee ka dhac abokor hadii kale washamsi baa Lagugu qaadayaa
@NafisaAyaan
@NafisaAyaan 2 ай бұрын
Gurow waa Halkii reer burcee ninka ama ka ka baq ama ka xishood heestii hore ee left nagaa waa la iibsaday baad lahayde xeerka ragga wax kama taqaanide
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 2 ай бұрын
Guri af waynow wiilka ka dhamow adeer wax kala wadaaaa😂
@cabdixakiinmaxamuud1347
@cabdixakiinmaxamuud1347 2 ай бұрын
Guŕubarwaqow tiktoka amiisha baa ugu qoran ee so eg lajan😂😂😂😂
@maystudiomotivation6362
@maystudiomotivation6362 2 ай бұрын
Jiliinka waa lasameeyaa waa caadi waa actor cml ,.wax fahan ina adeer,
@superfun1819
@superfun1819 2 ай бұрын
Abokor daciifkan garka wayn ha uso jawaabin
@user-nm8sy2zn1q
@user-nm8sy2zn1q 2 ай бұрын
Ok bro thnks
@Ahmed-ej9wh
@Ahmed-ej9wh 2 ай бұрын
Soo adi hankaagu inankaa yar reaction ka ka bixinaya mahaan, war GuriBa’ay kor isku soo qaad 😂
@suldanaxwo5223
@suldanaxwo5223 2 ай бұрын
Abokor ayaa lagu socday laakin hhhh
@maanbille2235
@maanbille2235 2 ай бұрын
Ku dhawaad 4 jeer ba Sharma boy sidaa sameyay oo hees uu qaaday dadkle video ga ay dubeen mrka halka ku noqo awoowe
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 2 ай бұрын
Sharma boy 🔥 👍
@user-tl4ww3gx9v
@user-tl4ww3gx9v 2 ай бұрын
Wiilka jiliinkisa wax kasheegayo adaba kadaran adaba reaction kaliya cml kuyahay msknw
@SalmaanMaxamuud-su5hv
@SalmaanMaxamuud-su5hv 2 ай бұрын
Ninkii inala arkiwaayay haysasoo badho😅😊
@mazcudhaji7129
@mazcudhaji7129 2 ай бұрын
Cuqdad ba ku dishay sharma boy na kama marantid views kiisa 😂😂
@adanabdi5249
@adanabdi5249 2 ай бұрын
Read Qur'an the last revelation.
@aarkanmohamed9158
@aarkanmohamed9158 2 ай бұрын
Gurayooow abokor xiniyaha uga fuq
@osaamaabdikadir9281
@osaamaabdikadir9281 2 ай бұрын
Soomaliyey Qof kasta follow ayaad dhahaysaan kan waxba kuma dhex jiraan runtii
@saidasad3654
@saidasad3654 2 ай бұрын
Wiilka yar si kale bad usaaran tahay niyow ee u badheedh hanoo cuskan annagee!
@superfun1819
@superfun1819 2 ай бұрын
Guri burwaaqo Saaxiibtinimada in aad fahanto aya ku ficaan Adiga kali socod ah. Taankale heesha calaamka saas udhacaan Music internasjonalt. Taan kale ninkuu waa xas Meesha Abokor xaas aheen. Abokor iyo sharma boy waa ragg isfahmay Dadkiina maseersan dilaaca
@history-0.5
@history-0.5 2 ай бұрын
Guriyow zhp legend ba tahay lkin Ninka wax kala iidinka dhexeeya 😂😂😂ninku wuu jilay un
@MohamedHirsi__999
@MohamedHirsi__999 2 ай бұрын
Aduunka dhan Heesaha Qofka Qaada Iyo Kan Jilla Labo Bay Kala Yihiin Legendow Reer Gobolnimada Yaysan kugu Soo Bixin 😂😂
@nassalman6599
@nassalman6599 2 ай бұрын
Heesa hindi wala madela fanaanka hoos ka qaada kkk
@Funny46229t
@Funny46229t 2 ай бұрын
Alla hayaay before I wanna background
@cabdifataahcismaan
@cabdifataahcismaan 2 ай бұрын
Guri barwaaqo ninka xiniinyaha uga fuq
@user-en5yp6ee4n
@user-en5yp6ee4n 2 ай бұрын
Hees reaction kabixin maysideH ninka mic 🎤 usoo fariisoh
@ApfifataaxAHmed
@ApfifataaxAHmed 2 ай бұрын
Hubka dhiga Guribarwaqo legend❤
@MadarabukorAhmet
@MadarabukorAhmet 2 ай бұрын
Dukhsiga yaa ila maqlayaH codkiisa 😂😂😂
@AxmedNuur-jd6st
@AxmedNuur-jd6st 2 ай бұрын
Best Reaction keep going lipaax🙏💯✅️
@Ahmedkooke
@Ahmedkooke 2 ай бұрын
Sharmo ayaa ka qadaysaa reaction kiisa marka riwaayadihii ku wareerty ee ninka ka fuq ama toos u baar oo waku raba dhe
@dinorealist1633
@dinorealist1633 2 ай бұрын
Nin qooq dilay waa kan camal. Ilaahay ku qanac niyo nin xaasle bad u egytahay
@sakiriyeyare9795
@sakiriyeyare9795 2 ай бұрын
Ader guri barwaaqaw yarka miyaa kuxuntahay wmxy ninka xiniyaha kudhagantahay adba reactionka sharma boy naa bariis ka raadisaaye ninka abubakar xinaya oga fuq bariiskisu dhacsanayaaye😊
@user-lu3jp4ju4j
@user-lu3jp4ju4j 2 ай бұрын
Hhhhhhh wan kaxumhy iskadheeh adore baadiye wa lagaa horeey caadi iskadhi hadiikle waaw
@wllahmedac7042
@wllahmedac7042 2 ай бұрын
War gurayow ciyaartowgan waa waawaynkee madan ogayn tiktok ayay caan ka thy 😂😂😂😂😂
@AxmedAbshirAli-pi8sw
@AxmedAbshirAli-pi8sw 2 ай бұрын
ceeb weyye inaa gabar wax ka sheeg sheegtid xolayohow...
@user-rx5yf5mw5b
@user-rx5yf5mw5b 2 ай бұрын
Waa runta huno ❤
@KawssarMed-gp9ob
@KawssarMed-gp9ob 2 ай бұрын
Warr wll Ismaciil idaa magaca kawsar plz 😢
@mosuleman4838
@mosuleman4838 2 ай бұрын
Oo Adiguba dadkale waxay kasoo shaqeeyeen oo kusoo heeseen uga samaynaysa reaction war ninka xininyihiisi uga fuq
@mahadali1052
@mahadali1052 2 ай бұрын
Weey dhacdeye oo waligeed ayuu jilaga jilijirey heesa heeskisa qasab ma ah kuwa a America fanaaka heesayo wax jiro qof matalo qalad ma ah masuul
@user-ym5ew9lr2x
@user-ym5ew9lr2x Ай бұрын
Waa caadi gureeyoow mudane jilaayaasha riwaayadaha jilaba waxay jilayaan abwaan baa u dhiibay TUSAALE GURI BARWAAQO RIWAAYAD UU SAMEEYAY YAY DAD KALE JILAAN
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 2 ай бұрын
Guri Barwaaqo Madaxa Reaction ka Yaa Si ilaa Arka ❤☝️
@amaalmaxmed
@amaalmaxmed 2 ай бұрын
ani kulama arkin akhaz😂 wye
@qaatemadhige1722
@qaatemadhige1722 2 ай бұрын
Yes Yes Yes Yes Yes Yes Yes
@CumarDoodaaye
@CumarDoodaaye 2 ай бұрын
Aadoo Wayn Kugu Raacsanahay
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 2 ай бұрын
Heesaha auction waa wax caadi ah oo la sameeyo in qof heeso qofkalena mayalo
@ayaankhadarahmed5046
@ayaankhadarahmed5046 2 ай бұрын
Hhhh waryaa gabadha masha Allah noo dheh 🥺
@King_Amiir
@King_Amiir 2 ай бұрын
personal attack weye gurow shekadaadu
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 2 ай бұрын
Gabadha wad ka heshay😂😂😂😂
@Ahmed-mn4qi
@Ahmed-mn4qi 2 ай бұрын
Guray wa ku khaldanthy inaa ninkaas dhalinyarada ku fogaato waa iska caadi wxaas heesaha calamka ka caadi
@MrMoe612
@MrMoe612 2 ай бұрын
Doob daraan baa diley guri b😂
@Sales556
@Sales556 2 ай бұрын
Kadaa Ismaciil ooow😂 Toosh haku ifiiin gabdha 😂😂😂😂❤
@zaahidyasin1446
@zaahidyasin1446 2 ай бұрын
GuRi barwaaQo The BeSt🎉
@JimcaleGii
@JimcaleGii 2 ай бұрын
Keep going taliye 😂😂😂
@mohaabdi9310
@mohaabdi9310 2 ай бұрын
Ninka dhalinyarada ah kamaadan xishoon waxaan wax kala aqoon baa tahay jiliinku waa caadi sharma iyo abakar wa saaxibo is fahmay ee reaction xumo iyo aflagaaado baa isku darsatay
@maxamed8792
@maxamed8792 2 ай бұрын
Guri barwaaqo legend
@MaNeeYaRee
@MaNeeYaRee 2 ай бұрын
adba waxaad ku qanacday inaad heesta rection ka bixiso 😂 Nio ree burco waligood ma ilbaxayaan qarfaadhug weyi 😂😂
@user-nt9hx4ly4h
@user-nt9hx4ly4h 2 ай бұрын
Guriyow ninka talent buu leeyhy saas darteed baa loogu dhiibay lkn adi isagii baad views ku raadinaysaa hada waa caayaysaa😆
@user-vy6gc7ll5o
@user-vy6gc7ll5o 2 ай бұрын
Cabdow reaction madan bixine nin baad mic toos ah uqaadatay markas bad hadana muuqaalkisi hunguri karaadisay xiirtada dhama caydada yaqaan 😂😂😂
@ayaanmuhumed174
@ayaanmuhumed174 2 ай бұрын
Abukar bk meelwalba xininyihiisukujooga marka kabarisee kuma ogee nacasow
@user-ec6dx5km6n
@user-ec6dx5km6n 2 ай бұрын
Maxa kawad haa walah warot😂😂😂😂😂😂😂
@ismacilmaxamedismacil1138
@ismacilmaxamedismacil1138 2 ай бұрын
Dee hada qurow Heesta mise Gabadha tee ka fal felines 😂😂😂
@MacaLinkajacayLka
@MacaLinkajacayLka 2 ай бұрын
Guray shaxaari 😂
@AbdirahmanAhmed-yy1dd
@AbdirahmanAhmed-yy1dd 2 ай бұрын
Guri barwaaqo waa nacay ractionkiisa Qofka uu kuliidayo waa ceeb Guri barwaaqo lagend somaliland bd ahad ankataGeero from jigjiga
@farxanxasan7111
@farxanxasan7111 2 ай бұрын
guray barwaaqo adigaa Iu baahan in lagu faalleeyo
@EfootballGame-nd8id
@EfootballGame-nd8id 2 ай бұрын
Gurooow beryahan nin qabiil baa noqotaye😂
@Joker__Boy__PPe
@Joker__Boy__PPe 2 ай бұрын
Guri barwaaqo wlhi shaxaribatahay nin kii kufahma kufahantay
@zakiabdi8701
@zakiabdi8701 2 ай бұрын
War neefyahaw ninka ka dhac, waan ku wadanayaye dib isku qiimee yaanu kugu yaacine😂😂😂
@UbahAhmad-gw2zi
@UbahAhmad-gw2zi 2 ай бұрын
Gurow caawo waa lagaa wadaa iwlka may kaatustay
@cabdidhaqane7927
@cabdidhaqane7927 2 ай бұрын
Waa gabadhi qamar sugaani❤
@FadxaAbdiismail
@FadxaAbdiismail 2 ай бұрын
Saa maha qof walba ILLAHAY hibo gaar ah buu u siyey wiilkan xaga jiliinka isagaa sharma kaga wanaagsan lakiin xagga codka sharma ILLAHAY hibo u siyey intaa aan isla fahano han Ma aha waa hibo waxa la is dhaafsadey
@HiboLucky
@HiboLucky 2 ай бұрын
Guray zxp adaa celcelisabee qofta dhankeedah😂
@jaamacmaxamed9322
@jaamacmaxamed9322 2 ай бұрын
Waar naagtan waa tiktokerad amiish ku qoR aboo aboo wa boCor 😂❤
@abdihakimahmed2502
@abdihakimahmed2502 2 ай бұрын
Jilaa nimada waa haybad
@anisocabdi8730
@anisocabdi8730 2 ай бұрын
Devose means taageere
@mohamedmohamoud1413
@mohamedmohamoud1413 2 ай бұрын
Gurey barwaaqo seed wax yeeshey😂😂😂
@ahmedsahalnor6586
@ahmedsahalnor6586 2 ай бұрын
Sharma k sharma ♥️ ✌️
@Zaamboy
@Zaamboy 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 aan kuso qoobee ileen adiga caajisbaa ku hayeee hhhhhhhhhh😀😀😀😀😀😀 umadeena maha guribarwaaqo 😂😂😂😂
Reaction Sharmo boy Karbaash Guri barwaaqo
19:07
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 57 М.
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Harley Quinn's revenge plan!!!#Harley Quinn #joker
00:59
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 7 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 26 МЛН
Sharma Boy Reaction lafta Naga Guri barwaaqo
13:50
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 199 М.
Guri Barwaaqo Vs Sharmo Boy Heestii Somaliland
11:57
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 283 М.
SHARMA BOY KARBAASH MASHEEGE FT KING CK REACTION
14:21
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 174 М.
FLIM CUSUB iskudeys iyo abadhalka (AFDUUB)😁😁
16:20
ISKUDEYS CHANNEL
Рет қаралды 61 М.
Sharmo Boy Reaction guri barwaaqo
16:00
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 77 М.