Wlll Tanaad hoos u dhacaga waxa sababay sida iska cad wa video yari baahsan oo ku ba'satay 3yrs laso dhafay inkasto anan ka war heyn waxa ku qabsaday mana adan no shegin waxa kugu so kordhay, sanadan cusub 2025 waxa ku bilawatay si xowli ah waxan rajeyna inad sii joogteyso kor u kacan aad boorka isga jafayso wish u all the best bro...😊
somalidu waa qoomiyad marka ma waxad ula jeedaa 5 da dal ee somalida anigu garan maaayo wax somali weyn la yidhaahe
@Muqdishaawi_boyКүн бұрын
Somali weyn anaa hada kahadlaayo so dhawaada✍️ Somali waa qomiyad bariga afrika dagta oo isku dhaqan isku af ah , balse gumestaha kala qeebiyey 5 qeebna uqebiyey 2 lagumesto wali iyo 3 xor ah , 3 daas 2 kamida we midooweyn somalia aye labaxen inkasto hada 2 daas midoway mid kamida uu doonayo inu ka go,o midku lamidobay (waxyabaha sababay in 2 di midowday mid kamida u kufikiro gooni goosad waxyaaba badan baa sababay waxaana kamida qaladaad wawyn oo ee gesatay dowladi kacaanka balse asalka kifikirada gooni goosada waxaa sababay gumeestihi engiriiska maadama 2 di midowday ee kala ahaa waqooyi iyo koonfur uu kala maalin kadhigay xornimadooda halki uu hal maalin gudahed hadi uu ka dhigi lahaa xurnimadooda ee san dhici lahen fikrada gooni goosadka maadaama noqonayaan 1 wadan oo 1 maalin xornimada qaatay) , kan 3 xaad e xorka ah wuxu noqday dal gaara wuxuna labaxay jabuuti.

Somali weyn anaa hada kahadlaayo so dhawaada Somali waa qomiyad bariga afrika dagta oo isku dhaqan isku af ah , balse gumestaha kala qeebiyey 5 qeebna uqebiyey 2 lagumesto wali iyo 3 xor ah , 3 daas 2 kamida we midooweyn somalia aye labaxen inkasto hada 2 daas midoway mid kamida uu doonayo inu ka go,o midku lamidobay (waxyabaha sababay in 2 di midowday mid kamida u kufikiro gooni goosad waxyaaba badan baa sababay waxaana kamida qaladaad wawyn oo ee gesatay dowladi kacaanka balse asalka kifikirada gooni goosada waxaa sababay gumeestihi engiriiska maadama 2 di midowday ee kala ahaa waqooyi iyo koonfur uu kala maalin kadhigay xornimadooda halki uu hal maalin gudahed hadi uu ka dhigi lahaa xurnimadooda ee san dhici lahen fikrada gooni goosadka maadaama noqonayaan 1 wadan oo 1 maalin xornimada qaatay) , kan 3 xaad e xorka ah wuxu noqday dal gaara wuxuna labaxay jabuuti.
@BashiirFaarax-g3cКүн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@GediCabdisamedhassanКүн бұрын
Next vidio
@jimcaaleabdibullaale6170Күн бұрын
Zxp xogtan waxbaa ka qaldan china iyo usa keebaa weyn xaga dhulka
@Akhyaar142Күн бұрын
Melaha u boobay iyo kuwa barafku fadhiyo hdi lagu daro wxa dhul wayn usa lkn sida kale china dhulwayn
@MaariyoLayloКүн бұрын
jaban
@mascutt_10Күн бұрын
Saxib Vikings kaso hadal
@Cabdirisaaq1-hg5dvКүн бұрын
Sidee lotagi kara jasiradan barafka😂
@abdourahmanmahamoud1482Күн бұрын
Next djibouti macaalin salaan saree
@mazuttawaleh4846Күн бұрын
Umaleyn mayo KZbinr kula mida xita inuu isticmaalo internet ka