Ilahay riyadaada ha kuu rumooyo wll, Waa hubaal inaad maalin gaari doontid barta aad u hamuun qabtid gaarideeda
@nawaal78765 жыл бұрын
@@Waaberi-Media m.a thanks wll wan gari dona hankayga
@maweladadhalanka69255 жыл бұрын
Allaah hakuu rumeyob
@nawaal78765 жыл бұрын
@@maweladadhalanka6925 aamiin
@maryanyaxye40304 жыл бұрын
M. a
@محمدالأمينبنعمر-ن9ش5 жыл бұрын
Nin Haya Wadadii Guusha, Go forward bro Abdirahman
@maryammohamedtawakal5 жыл бұрын
Walal Abdirahman mahadsanid sidda quruxdda baddan ee aad i noola wadaagtay qisadda Google! Waxey si cad kuu tuseysaa qofka hanka leh haduu kulansaddo deegaan soo dhaweeya oo u aqbalo si positive ah inuu ka miro dhalin karo iyo faa'iidada saaxiibadda wanaagsan.
Really to day i used 10times and visited ten website 💗💗💖 google best search
@xaajoqaad38015 жыл бұрын
Waa hagaag
@hamsebulaale59985 жыл бұрын
waaberi media ku wataa zhp
@cabdihussein81755 жыл бұрын
Mahadsanid bahada waaberi media
@kamaalhasan7635 жыл бұрын
Allahuku daayo sxb nin wax ku oolaa tahay Wlhi waa channel qiimo badan
@abdisalammohdadam14835 жыл бұрын
Mahadsanid Zxp🙏
@mohacker_75 жыл бұрын
Horey usoco wll apdirahman
@somalihanolaato95215 жыл бұрын
cbdirxamaan omar waxan ku leyhy wll waad ku maxasan thy waxa aad noo soo Gudbineyso
@cabdirisaaqmaxamedcabdulle80015 жыл бұрын
Guulleyso My Brother Abdirihman Ahmed Allaah Haku Dhawro
@4kgeneration5 жыл бұрын
10 million subscribes ayan kuu rahaynaya
@mohamedsaciid3605 жыл бұрын
Msha Allh pro👏
@matchdayhighlights76745 жыл бұрын
Keeep going bro Allaha ku barakeeyo
@mohamedsufigudle5 жыл бұрын
Mahadsanid walal hormar ayan ku rajeynayaa
@abdullahiabdi6485 жыл бұрын
Masha allh mahadsanid wll Inbadan
@yusufyuye87454 жыл бұрын
shukran wllky waabari media
@abdiwakiil22635 жыл бұрын
Maansha allh good preparing
@atonio94304 жыл бұрын
Xitaa manta marbaa ubahday GOOGLE 😉😂
@sabnaagaming50364 жыл бұрын
Allaah kudhowro walal qali
@mustafedheelaye76242 жыл бұрын
Enshallh shirkad inaan aasaso ilahy hay fudaydiyo ❤
@yasinshuceyb3975 жыл бұрын
dhibka lagu qawa badan dhaman aladahan ustad wa ra'iga an ka qawo intrnd,
@abdirahmaaan4445 жыл бұрын
mahadsanid
@ShTowxiid3 жыл бұрын
Wall shukran
@lilpatt0man2485 жыл бұрын
HorE uu Soco Brother Keep going
@SaadDias-s8dАй бұрын
Merci pour l'information
@muhideenali31014 жыл бұрын
Shugran Mahatsanid walal
@clicadami58553 жыл бұрын
zxp waxaan kugula talin lahaa inaad markaad sheegyso qof guulaysty magiciis inaad ku dul qortid si ay uga faa idaystaan dadka aan luqada aqoon thanks
@waligeymailoobo86515 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@deeqoahmed17715 жыл бұрын
Dhalinyaradii adduunkana sidaasey ufikiraayaan kuweeniina ayagoo illaahey caqli siiyey ayey raacayaan odayaan dhiigooda doolar kuqaato maskaxdana ooga shubo qabyaalad oo xaasaskooda iyo owlaadooda dibada dejistay si ay dhibaatada ooga badbaadaan ayagana uburburaan markaasey qabiil ku difaacayaan nin kashaqeynaayo hoogiisa iyo halaagiisa kuwiisana ay wax ubartaan taasna waxaa keeneyso ummada soomaaliyeed markii leys barbar dhigo waxbarasho horumar nabad wadan dhisid dhiiri gelin iyo qabyaalad waxey doortaan qabyaalad marka ummad fikirkooda yahey qabyaalad kana dhigteen diin iyo dhaqan waa adag tahey si ay horumar kugaaraan ummada soomaaliyeed allaha siiyo caqli iyo damiir ay wax kufahmaan dalkooda iyo dadkoodana ay wax uugu qabtaan
@maxamuudhaariye64104 жыл бұрын
Hadayba ugu badantahay wa xiligu imtixanadka
@cabdiwahabwadnekaapeoffici12805 жыл бұрын
Allh keep you hore usoco pro
@hoodoaxmed88154 жыл бұрын
Manshalah horey usoco huno
@huseinadem82085 жыл бұрын
Masha Allah horay soco bro Subscribe ii sara team abdirahman
@edurcollage15 жыл бұрын
wcs wll waa diyaar waa laguu saarayaa ee adna ISHA AQOON subscribe saar raac linligaan 👇 kzbin.info/www/bejne/hobFaWSCnsaAf8k kadib cadeena faceboook ga iiga soo dir facebook greuyga waa Ustaad Cabdulkhaadir Nuur
@ayanyosoph36925 жыл бұрын
Hadan KuzO biiraY Chanelkaga Bro Run Ahnti Wanan K Helay
@suheybahmed85615 жыл бұрын
Shirkada KZbin Soogudbi guusheeda waalaal
@aashagarad35594 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@farey21645 жыл бұрын
Wll yaa weye mrka qofka iska leh google ma billgate mise Wiilshan 🤔
@abdinasirnorsalad33324 жыл бұрын
GOOGLE WAXAA ISKA LEH Larry Page and Sergey Brin WAANA AASAASAYAASHA SHIRKADA LKN HADA WAXAA CEO KAHA SHIRKADA SUNDAR PICHAI OO ASAL AHAAN KASOO JEEDA INDIA INAAD FAHANTAY AYAAN UMALEYNAYAA
@NooradinHurdaye14 жыл бұрын
Sudar pishai
@naasiraxmed-vz6hy Жыл бұрын
Walla waxaanku waddi mayi isde Ku barka ha wax yaay Bo badan
@cabdixakinsaleebaan3 ай бұрын
hore usoco sxb
@ShTowxiid3 жыл бұрын
Alle haku dhowro
@ShTowxiid3 жыл бұрын
Ninkaa wanaag san ma arkin wall qali
@studiohindi49815 жыл бұрын
Waaberi media
@cabdullaahicabdicasiisxuse97974 жыл бұрын
hadaad doonayso inaad barato carabiga iyo ingiriiska isku mar. maxaa kuu diidaya inaad soo booqato janalka إذا كنت ترغب في تعلم اللغة العربية والإنجليزية في نفس الوقت. ما يمنعك من زيارة القناة if you want to learn Arabic and English at the same time. what prevents you from visiting the channel..... .....
@beingal-cadaala23075 жыл бұрын
Sxb abdirahman minxada bankiga islaamka wadanka aan dooranayo inan wax kabarto ayaga miyaa ii doorayaan mise aniga dooranayo oo waa (choicekeyga).
@daljiryare3185 жыл бұрын
5hr toos hadda kor fadhiyaa cadi mhn
@abshirak62674 жыл бұрын
maalin masraxyada calamka waan kaso muqan doona i.n
@nabiihaabdulaahi16264 жыл бұрын
Mansha alaah
@cabdirisaaqmaxamedcabdulle80014 жыл бұрын
Aaladda Aduunka ugu Balaaran Ayaan Kutimaami lahaa Anigu Google
@maagofficial48824 жыл бұрын
Keep going
@abdulaahimahamed6314 жыл бұрын
Mashallaah wll
@hamzajooker67164 жыл бұрын
masha allah talowanag san
@cabdllaboy30884 жыл бұрын
Gusha kuma timado jif io raaxo ee waxey ku timada dadaal dheraad ah
@faisalmohamed82155 жыл бұрын
laakiin larry page wuxuu dhashay 1973 sidee ku dhacday in uu diyaariyo phd 1975
@aminoahmedabdi221011 ай бұрын
wll wax makuusheeki karaa
@ogaalofficial2774 жыл бұрын
Waa Ayo sharmaarke
@i.l.schannelsadech52214 жыл бұрын
Hada ayaa iigu danbeesay
@Abuubakarwadani3960 Жыл бұрын
🎉
@rashiddiriye27905 жыл бұрын
Wadan hal aburku qali ka yahay ba ka dhashen marka igu so arood maha usa
@goleinc18184 жыл бұрын
Asc wll google ma hoos tagaan ee waxay wada hoos tagaan alphabet inc
@hodancabdirixmaan71793 жыл бұрын
Abaal marintaanoogale maheshay
@kingmaame37865 жыл бұрын
Codkaaga aad uga helaa
@waligeymailoobo86514 жыл бұрын
Oo KZbin ma GOOGLE ba iska leh
@k_y074 жыл бұрын
Xisaab Malahan Anniga inta mar Aan Google BooQdo mise Baaro Daily.
Awladeen waa in an markay yaryihiin ku bararujinaa in ay hormar samaynkaraan balse nasiib daro somalida wayba cayda caruurta aygoo ku dhahaya qodoqon baatahay. Labadan wiil wa tusaale waxayna uyihiin in yaratoodii lagu barbariyay in ay wax hindisi karaan riyona yeelan karaan
@Halamami-e7j Жыл бұрын
2000000kun oo jeer😂😂
@cimrisugeofficial34245 жыл бұрын
Mahad sanid masuule salaan
@aishamohamed26705 жыл бұрын
2 mar qura
@ahmedshiine82025 жыл бұрын
Hhhh sxb kama bixin ila saka
@ridwanaye5 жыл бұрын
Walaal Abdirahman waxaan ku waydiin lahaa minxadda Brunei marka la buuxbuuxinayo form-ka 4-ta warqadood ee u dambeeya 2-da reference-ka ah iyo 2-da wasaaradda ma gacan baa lagu qorayaa ( Handwriting ) mise computer baa lagu qorayaa? Mahadsanid.