Somalidda iyo islaamka! Sidee ku soo gaaray islaamku somaalidda? Yaase soo gaarsiiyay!

  Рет қаралды 12,196

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 127
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 12 сағат бұрын
Waa sababta aan u nahay umadaha dunida ku nool kuwooda oogu ad adag diinta islamka❤proud to be somali 🇸🇴🫶
@SowdaRashiid-r3b
@SowdaRashiid-r3b 9 сағат бұрын
Mashaa Allah ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 school ka ku so qadany tariiqda Islamka somalia 😢se ku so kartay io tariiqyo kle waana masanthay wll❤adna
@CusmanCali-o4w
@CusmanCali-o4w 5 сағат бұрын
❤masha allah wall mcn alla haku dhooro ❤somalidena iya dhaman muslimiinta ❤ allah noo dhoora
@AadamAbdullahi-e9z
@AadamAbdullahi-e9z 7 сағат бұрын
M.sh Dadkaynu iyo dalkeynuba Allah xafida ❤❤❤❤❤ 🇸🇴 ❤❤❤
@ApdifatahOmer-i5s
@ApdifatahOmer-i5s 12 сағат бұрын
I love 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@NaasirMaxamed-m8e
@NaasirMaxamed-m8e 12 сағат бұрын
😂😂😂
@CabdiQaadir-r8b
@CabdiQaadir-r8b 12 сағат бұрын
Afsomali makudhahdid😂
@ApdifatahOmer-i5s
@ApdifatahOmer-i5s 11 сағат бұрын
@@CabdiQaadir-r8b muhiimadu waa inaad fahantay pro
@Lalina-25
@Lalina-25 11 сағат бұрын
Somalia 🇸🇴 dhul haybad sharaf iyo taariikh fog leh Allah dadkena ha mideeyo oo Quluubtoda ha isku furo. AMEEN 💙
@CabdiraxmaanShariif-xu6dk
@CabdiraxmaanShariif-xu6dk 11 сағат бұрын
Aaaamiiin yaa Allah Aaaamiiin yaa rabbi wlshy qaali
@unknownevilhitman
@unknownevilhitman 12 сағат бұрын
Golden voice💎
@nasiyahalimahamed
@nasiyahalimahamed 12 сағат бұрын
Allahuma barik ❤❤❤
@xamseadam-y4p
@xamseadam-y4p 12 сағат бұрын
Masha Allah 🇸🇴
@ynwa____queen7636
@ynwa____queen7636 12 сағат бұрын
ilhow somalida midee o hal ka dhig 5ta somaliyed 🤲 dad is jecel is caawiyana alaha nagawada dhigo . Aamiin yarab🤲
@ClraxmaanAxmed-rx2xq
@ClraxmaanAxmed-rx2xq 12 сағат бұрын
Aamin wll mcn walhi waxan ka jeclahay majirto somali oo midowda waqooyu ila koinfur❤😢
@Hib290
@Hib290 11 сағат бұрын
Wax waqooyi iyo koonfur la yidha majiro nio awalba iskumay jirinbe labay kala ahaayene illahay qalbiga hanooga kiin reebo ​@@ClraxmaanAxmed-rx2xq
@kajamohamed
@kajamohamed 11 сағат бұрын
Alxamdulilah❤
@mascuudaxmedilkaacase5256
@mascuudaxmedilkaacase5256 12 сағат бұрын
Guulayso zhp Abdirahman waaberi
@MaxamedShire-f6d
@MaxamedShire-f6d 12 сағат бұрын
Alhamdulillah ❤
@ashiidaqurux6764
@ashiidaqurux6764 10 сағат бұрын
Magaca soomali sidee buu ku baxay yasa bixiye inte buseka yimid inad noso gudibisa jecla a.raxmanow an ogane noso radi rabi haku barakeeye❤
@AadamAbdullahi-e9z
@AadamAbdullahi-e9z 7 сағат бұрын
Scw❤❤
@subrvi
@subrvi 8 сағат бұрын
Ilove somalia❤
@Muhammadabooké
@Muhammadabooké 10 сағат бұрын
Dalka kaliya ee Muslim eh geeska Africa Alx❤❤❤
@CabdiWali-u1u
@CabdiWali-u1u 12 сағат бұрын
الله أكبر
@SagalAbdirashid-e4z
@SagalAbdirashid-e4z 11 сағат бұрын
Wll thanks 😊 aqaano ayan ka faidny runti tdkle wll hore uzoco
@YoZeprixyhere
@YoZeprixyhere 12 сағат бұрын
ALXAMDULILAAH❤❤❤
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 3 сағат бұрын
Waan ku salaamay saxiib cabdiraxmaan waabari
@fardowsaahmed3778
@fardowsaahmed3778 4 сағат бұрын
Scw scw scw ❤❤
@muhimtazubair8949
@muhimtazubair8949 8 сағат бұрын
Cabdi raxman dar illahay ayan ku jeclay guulayso wll
@dhhol77
@dhhol77 7 сағат бұрын
Allah somali iga dhigay ayey mahad oo dhan u sugnaatay❤
@fathiabdillahi5611
@fathiabdillahi5611 6 сағат бұрын
Horu mar wacan sxb ❤❤
@SuldaaNMo
@SuldaaNMo 12 сағат бұрын
Soomaaliya 🇸🇴 🇸🇴 100/100 Muslim ☪️ ♥️
@samirAhmed-r3p
@samirAhmed-r3p 11 сағат бұрын
itoobiya aya ugu horeyey oo diinta qaadatay najaashi
@Quraan212
@Quraan212 12 сағат бұрын
Manzhallah
@ikeaamkhaalid
@ikeaamkhaalid Сағат бұрын
Somalia 🇸🇴 alx maadaama diinta nagu soo Gaarin saaf
@MohaanXasan-d6u
@MohaanXasan-d6u 12 сағат бұрын
Alle anabarakeyo❤
@MohamedHassan-v9e
@MohamedHassan-v9e 11 сағат бұрын
Muqaalo wangsan ayad soo galisa wallo oo tayo leh guulayso wallo
@Palestine-mc6pw
@Palestine-mc6pw 12 сағат бұрын
صلى الله عليه وسلم
@unknownevilhitman
@unknownevilhitman 12 сағат бұрын
Big fan❤
@Abdullahi-Abas-1
@Abdullahi-Abas-1 12 сағат бұрын
Great Somalia
@SakiMuuse-m3y
@SakiMuuse-m3y 12 сағат бұрын
golden voic❤
@MohamadAraaye
@MohamadAraaye 12 сағат бұрын
M.a❤
@Axmedmaxmedmaxamuud7
@Axmedmaxmedmaxamuud7 11 сағат бұрын
i love you 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedabdiaidid7052
@ahmedabdiaidid7052 10 сағат бұрын
Failed state somalia
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 7 сағат бұрын
aawey boqor najaashi ardul xabash ayaa ugu horeeysey arintaas dib ugu laabo
@waxsantv-q4f
@waxsantv-q4f 5 сағат бұрын
Ardul xabasha soo anaga kama tirsaneen waagaas
@queensuzi6645
@queensuzi6645 12 сағат бұрын
❤❤
@AhmedSamiir-u1v
@AhmedSamiir-u1v 3 сағат бұрын
Scw scw scw
@CraxmanMaxamed-t3y
@CraxmanMaxamed-t3y 9 сағат бұрын
Waxa ugu qaalisan aa oo ilaahay nasiiyey waa didn't islaamka
@-Y95
@-Y95 11 сағат бұрын
☪️🤲🩵🇸🇴🩸
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 сағат бұрын
Somalidu mabay jirin wakhtigii boqortooyadii xabashidu ka talin jirtay xeebaha bariga AFRICA
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 4 сағат бұрын
Way jiren lkn mamulka Ardul xabash ayaa ka mid ahayn
@Ayanleøznen
@Ayanleøznen 7 сағат бұрын
aabaha thumbnailadda....❤❤❤❤
@Shakir-ali-h3p
@Shakir-ali-h3p 12 сағат бұрын
Saylac waa magaalo Dhisnayad 700 sano kahor Dhalashadii Nabbi Ciise csw ❤
@HoodoAyaan-b2e
@HoodoAyaan-b2e 9 сағат бұрын
Saylac gadabuursi❤
@muscapyare2021
@muscapyare2021 3 сағат бұрын
Wadankayga wa jeclahay ❤🇸🇴🫶🏻
@CiiseMadaale
@CiiseMadaale 12 сағат бұрын
Waa cinwan muhiim ah
@AbshirXasan-si3nb
@AbshirXasan-si3nb 10 сағат бұрын
Axl
@guuleedproduction
@guuleedproduction 3 минут бұрын
Shp waabari media waan ku salaaamay salaan kabacdi inaaaan kula hadlo oo arin yar iga caawiso rabay inaaad iisoo jawaaabto rabay hadaaad qoraaal kayga aragto shp
@Reema11235
@Reema11235 4 сағат бұрын
Qisada Tamur Lnki maad nooso galisid wll😊
@WorldlyWork
@WorldlyWork 12 сағат бұрын
Magaceygu WAA HawlAduun Halkaanina Waa WAABERI MEDIA ❤
@fanaxtalash2585
@fanaxtalash2585 12 сағат бұрын
Wcs magaceyga waa fanax telkeygana waa Samsung mahadsanidin
@NasroCudoon
@NasroCudoon 11 сағат бұрын
😅😅😅😅😅😅
@The_SwiftGoal
@The_SwiftGoal 11 сағат бұрын
Saylac waa Somaliland islaamkuna Somaliland bu somalida ka soo galay
@Hib290
@Hib290 11 сағат бұрын
Tasa runa wll
@TataAbdi
@TataAbdi 4 сағат бұрын
😂😂😂😂
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 3 сағат бұрын
Ma gobolka waqooyi😂
@AbdiShakuur-k9i
@AbdiShakuur-k9i 11 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@mahamedjimcale8250
@mahamedjimcale8250 10 сағат бұрын
Sxb waxaa sax ah aragtida 1
@AnnoyedRocketship-ev8dv
@AnnoyedRocketship-ev8dv 12 сағат бұрын
Toloow goorma ayaaan midoobaynaa 😢😢😢😢😢😢😢
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 12 сағат бұрын
Midow sidee ah ??
@warshubo
@warshubo 11 сағат бұрын
Markeynu diinta islaamka kudhaqano wllo
@AnnoyedRocketship-ev8dv
@AnnoyedRocketship-ev8dv 7 сағат бұрын
@ShadiyaCabdiraaxmaan israacid somaaliyeed legendoow
@AnnoyedRocketship-ev8dv
@AnnoyedRocketship-ev8dv 7 сағат бұрын
@@warshubo haaaaa waa zax
@TataAbdi
@TataAbdi 4 сағат бұрын
​@ShadiyaCabdiraaxmaan5ta soomaaliyed
@SiinbaaDeeq
@SiinbaaDeeq 10 сағат бұрын
Kasoo hadal saxaraha moroco ka goostay pls
@hamzeclraxmaan9775
@hamzeclraxmaan9775 7 сағат бұрын
Zaylac maaha somalia ee waa somaliland islaamka afrika waajib gaara ayaa ka saaran bulshada somaliland oo waa inay isha ku hayaan dayactirna ku sameeyaan saylac sland dhulkii sharafta cisiga karaamada iyo diin jacaylka Alxm ❤❤❤
@TataAbdi
@TataAbdi 4 сағат бұрын
30sano maa riyo kujirta😂😂
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 3 сағат бұрын
Gobolka waqooyiga ??😅
@abdirahmanololali9505
@abdirahmanololali9505 10 сағат бұрын
Ogow soomaali aqoonta diinta afduub la'aan ayay ku yeeshee
@maxamedfarxaan7122
@maxamedfarxaan7122 8 сағат бұрын
Gaara ahaan wadankaa Somaliland 💚🤍❤️ ayuu ka soo galay diinta islaamka
@Anasxaaji-z3v
@Anasxaaji-z3v 7 сағат бұрын
😂😂
@TataAbdi
@TataAbdi 4 сағат бұрын
😂😂😂
@husseinaden4203
@husseinaden4203 12 сағат бұрын
Frist Coment☝️
@MohamedHashi10
@MohamedHashi10 5 сағат бұрын
Somalidu islamka Kuma dhaqman Wanahay Unbay dhahan
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 11 сағат бұрын
Waaberi media ka soo hadal ninkii Kutaab quraanka gubey ee la dilay 😮🎉
@abdiaziz3507
@abdiaziz3507 8 сағат бұрын
❤jamhuuriyada somaliland ayuu ugu gaadhay waana saylac ha odhan soonaaliya waxaad jamhuuriyada barakaysan ee somaliland ha noqon censure chanaalkan waan ku xidhnahay ha igu kalifin inaan idhaahdo shacabka jsl ha iskaga baxaan idaacadan
@cabdixakiimnuur522
@cabdixakiimnuur522 4 сағат бұрын
Sixitaan. Cabdimalik عبدالملك بن مروان.
@saadibrahim5983
@saadibrahim5983 12 сағат бұрын
KZbinur kaa somalidaa uku codmacan 🩵
@AswaanJawhar
@AswaanJawhar 12 сағат бұрын
First 😅😮❤
@SadikBlackWeyete
@SadikBlackWeyete 11 сағат бұрын
Sxb xalge ka sokal nay somaliya iyo cisee 🇩🇯🇩🇯
@AxmesmaxamuudIbraahim
@AxmesmaxamuudIbraahim 12 сағат бұрын
Haaye mayiynu jirnay
@MOHANQAN731
@MOHANQAN731 12 сағат бұрын
next sxp ibnabatuta waxow somali kaqoray iyo dhulmarenada kale
@nimcoxuseen4221
@nimcoxuseen4221 9 сағат бұрын
Xiligaa laakiin dad somali layidhaah may kirin ee ardul-xabash ayaa laysku odhan jiray
@siciidcabdi8945
@siciidcabdi8945 11 сағат бұрын
الحمد لله ☝ Intaas dhan baa ilaahay nagu galladey islaamka, markasey wahaabiyo dhaheen 1980 wixii ka danbeeyay bay saxwadu iyo islaamku soo bilowdey. Fikir la aas aasay 200 sano kahor waxba kama baddali karo ummad mudada intaa le'eg islaam ahayd. الحمد لله
@abdifataaxjamaac1615
@abdifataaxjamaac1615 11 сағат бұрын
Asc maalin wanagsan lkn asxaabtii soo hijirtay waxay kasoo Galen geeska africa eratariya halkaas ayay ku asanyihin saylac kama soo galin
@allahisonegod8617
@allahisonegod8617 12 сағат бұрын
Wllkey reply iso gal ❤🫶
@MuuseDaamiri
@MuuseDaamiri 5 сағат бұрын
Marka aad eegto sida soomaalidu diinta islaamka ugu dhaqanto 90% waa shiico waxaana qabaa aragtida odhanaysa shiico ayaa soo gaadhsiisay diinta islaamka soomaalida Dhinaca kale haddii laga fiiriyo islaamku waa shay soomaalidu ay magac ahaan u adeegsato tusaale soomaalidu waa muslimiin lkn waa af uun muslimnimada la sheegayaa. Haddii soomaalidu si sax ah ay diinta u qaaadan lahayd heerka ay maanta joogto mayna joogteen. Dilka,dhaca,musuqa,beenta,xasadka,sinada,nasab cayga,iwm Islaamku ma ogola lkn soomaalidu waa muslimiin haysta diinta islaamka waxana uma arkaan in diinta ay u nasab sheeganayaan meel adag ka istaagtay. Illaahay ha soo hanuuniyo soomaali oo dhan.
@shugridaahir-z8n
@shugridaahir-z8n 8 сағат бұрын
Soamliland i Maxad ugarabta
@TataAbdi
@TataAbdi 4 сағат бұрын
😂😂😂
@NIMCOCABDIRAXMAAN-x6x
@NIMCOCABDIRAXMAAN-x6x 6 сағат бұрын
Hhhhhhh Markaa waxad leedahay saylac wakhtigii ay azxaabtu ka soo degatay waxay ahayd somalia miyaa
@Rasaas_Media.12
@Rasaas_Media.12 6 сағат бұрын
Been badanidaa arihman waberiyow zhp ethiopia ugu horeysay wdan uu diinta sogaro
@shaficiabdibiite4705
@shaficiabdibiite4705 7 сағат бұрын
Sixid: wll Somalia waa mid ka mid 5 soomaaliyeed. Muuqaalkaaga waxaad ciwaan uga dhigtay Islaamka iyo Soomaalida gudahana waa Somalia iyo Islaamka Markaa wll sidaad ciwaanka ugu generalize muuqaalkana Soomaalida dheh
@TataAbdi
@TataAbdi 4 сағат бұрын
Somalida kale oo dalka leh kaligood intee ku aragtay 🤔
@aadancambe7079
@aadancambe7079 7 сағат бұрын
Somalia❌️ saylac somaliland ✅️
@TataAbdi
@TataAbdi 4 сағат бұрын
😂😂😂 riyo 30sano
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 12 сағат бұрын
Waxa aan is-weydiinaya, maxa loo maqli-wayay saxiib somali ah? 😂
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 12 сағат бұрын
😂😂😂😂😂
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 10 сағат бұрын
Oo miyeynu xebaha Eritrea ahayn halkuu islaamku kaso galay africa kadibna dhulka Ardul xabash ku sii fafen , dhulka somalida waga dhulkii ardul xabash ayuu ka tirsanaye
@TataAbdi
@TataAbdi 4 сағат бұрын
Maya saylac buu kasoo galay
@MaxamedjaamacmaxamuudSiciid
@MaxamedjaamacmaxamuudSiciid 12 сағат бұрын
First comment😂
@CabdulahiRaage-t9o
@CabdulahiRaage-t9o 12 сағат бұрын
Waxaad kumahadsantahay inaad taariikhdeena nabarto laakiin nama barin inaan dhulkeena maal gashano
@YaxyeQalo7
@YaxyeQalo7 8 сағат бұрын
cabdiraxmaanow zaylac waa dhulka somaliland
@dhhol77
@dhhol77 7 сағат бұрын
Somaliya ganacsato carbeed diinta ma keenin ee saxbadii so hijrooday ayaa keenay waxana dalil u ah masjidka qiblateenka zeylac ku yaalo carab diin nooma keenin ee qaarkod anaga diinta ugu horeynay Alxmdallah
@MaxamedAbdi-zx4de
@MaxamedAbdi-zx4de 10 сағат бұрын
Somaliland haday nh jirin diin tu may so gadhen somalida inteda kle 😂😂
@TataAbdi
@TataAbdi 4 сағат бұрын
Somaliland maa xiligaas jirtay🤔
@abdirashidmohamed3587
@abdirashidmohamed3587 11 сағат бұрын
Somalia ❌️ Dhulka Somaalida ✅️ Somalia wax la yidhaa ma jirto dawladnimo dadka soomaaliyeed ka dhaxaysana ma jirin ee qabaaiil walba isagaa sandalado lahaa.
@TataAbdi
@TataAbdi 4 сағат бұрын
Oo somaliland maa meel uraadine😂😂 Somalia 🇸🇴 waxay utaagan tahay 5ta somaaliyeed Labo hada waa joogan 2da kalana waa laxoreena insha'alah,jabuutina waa diyaar 👍
@moeadam6824
@moeadam6824 11 сағат бұрын
Aragti qaldan o dalka carabeenisa bad wada wallahi dad shiico ah o so cararay ba ka dhigisa dad diin keenay 😂anag musliminay dadka so cararay o nabiga scw yagaa ba la dagaalamay o diinta ka laabtay
@jocersomaliyoutube5564
@jocersomaliyoutube5564 5 сағат бұрын
Waxad soo wadaa video dambe reer koonfurtu waa quraysh miyaa hadana kaa yeelo😂😂😂
@AbdirahmanJota-b2o
@AbdirahmanJota-b2o 10 сағат бұрын
Somalaia wa gobol kamid dhulka Ethiopia 🇪🇹🇪🇹
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 9 сағат бұрын
Kkkkk waad jeceshahay Marka Riyad Ka kac ito iyo Somalia labo qomiyad ok go back hadii kale waxaa qabriga Ka soo baxaayo ninkii ku baray inaad cuntid hilibka cerriinka😂
@Mujaahidka1234
@Mujaahidka1234 11 сағат бұрын
❤❤❤
@Waberimedia-s1d
@Waberimedia-s1d 11 сағат бұрын
الله اكبر
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Ma dhamaaday casrigii Farnsiisku ka talin jiray Afrika?
11:53
Waaberi Media
Рет қаралды 43 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН