SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 25✨

  Рет қаралды 37,035

Ayub Ahmed Podcast

Ayub Ahmed Podcast

Күн бұрын

Пікірлер: 172
@wardayusuf7852
@wardayusuf7852 2 жыл бұрын
(وقال ربكم ادعوني استجب لكم.....)الحمد لله على نعمة الإسلام والإيمان
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 2 жыл бұрын
INTII ILA SOCOTAY PART 1 ILAA PART 24 LIKE💖💖
@ashkirobare2790
@ashkirobare2790 2 жыл бұрын
Walal Allaha ku caafiyo
@abshiroabdirahman5683
@abshiroabdirahman5683 2 жыл бұрын
Mashalah tabarakalh ilahay ha ku xiftiyo waxathy qof wanaagsan
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
Ayub Waxaan kaa codsanaynaa in aad dib noogu bilawdo casharadii English ka haddii ay suurogal tahay haddii aad joojisayna nala soo wadaag mahadsanid Ustaad.
@Muhiima_sharaf
@Muhiima_sharaf 2 жыл бұрын
Maasha allah Allaha ku barakeeyo ustaad Ayuub ka waran islaan 50sano jirto luuqadana aan aqoonin odaygeedane 10sano ka sii weyn yahay wadankaane mudo joogtay aanan luuqad aqoon 😭😭😭maalon walba cid baan barinaa bal in eey noo turjunto mar hadaan gaari lahaay dada aan shaqa la is kugu dirin waan farxi lahaa ayaan is dhihi jiray intii aan adiga ku bartay waan isku dayaa hada kheyr Allaha ku siiyo
@Sacdiyasagal
@Sacdiyasagal 2 жыл бұрын
Masha allah ayub alle hakusharfo wiil iimaan leh ayaatahay familkina alle ha barakeeyo ale hakucaafiyo
@yaasmabeauty2261
@yaasmabeauty2261 2 жыл бұрын
Allahu akbar adunyadu wa darau imtixaan waxana ka gudba qofka marku ciriri darema rabigii isku xira gacmahana utagta hadad adunyo weydo wax weyn maha allow aqiro hanagu qadin shugran wlal qof walbo qorbo jogo wu fahmi kara xalada adag
@fardowsaahmeddahir1082
@fardowsaahmeddahir1082 2 жыл бұрын
Acw maamo alaha kubarakeeyo naf iyo maal waxaad haysato aduunyada nimco aakhirana janatul firdows alaha kugeeyo wiilashana adoo kale alaha nooga dhigo aamiin
@bezzani3033
@bezzani3033 Жыл бұрын
Mesha allah ustaad role model in life ba ii tahay guleyso 🥰
@intifaacmuuse2030
@intifaacmuuse2030 2 жыл бұрын
Subxaaanalaah waaa vedio cajiiba runtii indhaheyga ilmaaa kusoo i💔staag ty Allaaah raxmaaan dhamaaan teeen nolosha ha inooo saqiro insha allah
@truelovesky8922
@truelovesky8922 2 жыл бұрын
Qofka ugu horeye Noqday Like Hayla dhafina ziz and pro🥰🥰
@ifrahmousa1992
@ifrahmousa1992 2 жыл бұрын
💯💯💯💯 walhi waan jidhicooday allah ku dhawro wllo ayuub
@aaminayusra1731
@aaminayusra1731 2 жыл бұрын
Ayub I love u my brother, Ayub what did u learned when u went in America & what is u r talents
@suleeqoquruxwanaag5636
@suleeqoquruxwanaag5636 2 жыл бұрын
Allow noo gargaar dhamaanteen yaa Rabi Jazaka Laah khayr walalkey Ayuub
@maryanmshire1999
@maryanmshire1999 2 жыл бұрын
Mansha allah wll ayub allaha Kuu barakeeyo familkaga farxad Ku nolaado abid keep going legend
@Imanx602
@Imanx602 8 ай бұрын
MashaAllah Allah haku barakeeyo bro. Kuliigin
@abdishakuraidid8600
@abdishakuraidid8600 2 жыл бұрын
Caawa iyo okiyaalo😀 Caawa waxaad shegi rabtid mayara. Bismillah
@awoabdi7598
@awoabdi7598 2 жыл бұрын
With glasses 🔥🔥
@nourahussein2534
@nourahussein2534 2 жыл бұрын
Manta wan ubahana wanada quruxda badan jazakalaah alfa qer 🙏
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 2 жыл бұрын
Ayuubow aan kula kaftamee gabadhaasi inay gabadh fiican tahay adigay kaa muuqaata alle ha isku kiin barakeeyo Sanado kaloo badana badhaadhi kuwada noolaada
@yuusufxasan876
@yuusufxasan876 Жыл бұрын
MASHA allah wlĺkey ayuub allahaa kuxafido walalkey waad kagudubtay dar ilaahi ayaan kuu jeclahay walalkey
@yurubyurub1230
@yurubyurub1230 2 жыл бұрын
Mansh allah tabrkalaha hore u soco ayub allah haku sharfo
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaada💯💯👏👏Allah ku sharfo....sheekada mareykankan naga daba geeh saan ugu talo galnoh insha Allah💯💯
@sacdiyocawilcali8250
@sacdiyocawilcali8250 2 жыл бұрын
Axl allhyo waa ku mahada wllo qli ayuubwo wllo qli in badan ban ku radashay walhi lkn ugadan banti waa ku kan wllo qli xagee kalosoxarirah bal ishega
@AbouMouscab
@AbouMouscab 14 күн бұрын
Asc. Ustad ayuubow waax Ku salaamy Saaxiib marnaa walaalkay waxan Ku rajeynaya guul Wacan adun iyo akiroo baa, laakiin wll vidéo-Ka qaybtii ugu dhaambaysay miiyaa miisee waalii waay soo soocdaan ustad miisee waay dhamadaayn😢❤
@faatumamohamud1551
@faatumamohamud1551 2 жыл бұрын
been ma oho igus soo roor ma ahan qurbo naftada ogaliya waa ina kutashata kaadhashy ninkaga walaalha intaba meshan laguma tashto illaahow inta muradka leh rabto inay waxqabsto ufudey wax walbo ay jecelyhn dhamanteen murad ayan lenahay muradkena oo macsi kujirin illaahow nasi ani iyo inata musalim allaahuma aaamiiin🤲🤲🤲😞😞
@amalabdi9344
@amalabdi9344 2 жыл бұрын
Ani in mudo ah kugu xirna ila Teri tii ila tali Abu dalxa iyo muxadaaroyinka wakula socde masha Allah aad u Jecla chanalka Hadana Ada ku si barte Allah ku xafido qof wngsn thy
@nadacaddy8289
@nadacaddy8289 2 жыл бұрын
Ayuuub abowe ani manta soo daahay safaraaan ahaaa sory 😭😭😭😭 majeceli in vidoeyaada layga hordaawado
@wiilsoojabay6833
@wiilsoojabay6833 2 жыл бұрын
thankz broo ayuub intaa islii wareegi lahayd kulahaa🤣
@amiirohaji649
@amiirohaji649 2 жыл бұрын
Wcs wr wb wllky qali aallh ku xafido Aallhuma aamin Ayub ahmed 🥰🥰🥰🥰
@amalabukar9576
@amalabukar9576 2 жыл бұрын
Allahu akbar 😢😢😢
@makkadagan876
@makkadagan876 2 жыл бұрын
Masha Allah alxamdullah 🤲 cala Kuli xaal 🥰 ilahay haisku kin barakeyo ebid 🌹
@SAMAFALE_06
@SAMAFALE_06 2 жыл бұрын
Qodobka aan aad ula dhacay misna qalbigeyga taabtay waa Hadii aad culeys dareento allah xakiisa u carar oo asaga gacmaha utaago allah waa boqorka kownkaan waxa dul joogo iyo waxa Naga qarsoonba
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 жыл бұрын
Ayub wllhi hhhhhh wanqoslay markay murugkuhayso waqtiga wuuordaa been ma'aha runtaa waaye aniba waan arkay
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 2 жыл бұрын
Maansha allaah markii dhib ku qabsado meel loo cararo Oo aan xaga alle ahayn Ma jirto wax kastana way dhacdaan oo aduunkaaba sidaas ah lknvmid ogoowmarka dhaqaalo xumo Kugu dhaco waxa ugu wacan Ee aad samayn karto waa +(Communication ) aniga sweden way igu dhacday lkn Waxaan xiriirla sameeyey Shirkada guryaha inaanan Waxba dhaqaalo faraha ku hayn way iga aqbaleen in ay iga warsugeen bishii kalena Waxaan iri bilkasta waxaan bixinaa extra money l can able sadex bilood baan ku Bixiyey bishi laygu yeeshay Mida kale dadkan waa bini,aadam wax fahmaya Dadkuna way kala naxariis Badan yihiin run ahaan🇸🇴🇸🇴🙏🙏 L
@asioabdirisak4557
@asioabdirisak4557 2 жыл бұрын
Allow kurbada igafayd amiin
@cismancabdi8121
@cismancabdi8121 2 жыл бұрын
Thanks a lot my best teacher. Allah ha inagu anfaco aqoontaada iyo xikmadahaaga ee aad noga faa'ideynso in badan
@wiloabdi6516
@wiloabdi6516 Жыл бұрын
Ayuub thanks brother may Allah subxana watacala bless u and grant you jannahtulfirtos sometimes I laugh sometimes I feel I'm going through a lot of things that u have gone through. U r my best Somali motivator ever in my life again we have similar characters may Allah protect u / family tell your wife she is so lucky and has the best Somali man I have ever seen my Allah give u long life may u be toghether till death daprts u ❤❤
@naciimoxasanyusuuf4708
@naciimoxasanyusuuf4708 2 жыл бұрын
Wll ayub Wlhi sheekadaada waxey ii noqotay musalsal lkn aad iyo aad u faa,iido badan allaha ku dhowro wllkey
@ifraahtahliil2113
@ifraahtahliil2113 2 жыл бұрын
Wlhi waxan ku qiyaaso ma,aqaano allah sida u xaladeena daqiiqad ugu badalo allaha naga dhiga kuwa markasta alle u dhow
@halimafarah9820
@halimafarah9820 2 жыл бұрын
ManshaAllah TabarakaAllah
@fowsiyoahmed627
@fowsiyoahmed627 2 жыл бұрын
Wcw walaale welcome back waa iga qosliyey runtii 🤣🤣🤣🤣
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 2 жыл бұрын
Ustaad Muuqaalka maraykanka arimihiisa noosoo samee Allah haku karaameeye ❤🎁
@zaynabibraahim4363
@zaynabibraahim4363 2 жыл бұрын
Allaahu akbar baryada rabi laguma khasaaro♥️
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 жыл бұрын
waa wcs ayuub wll barkeeyo
@ifraaxguuleed5155
@ifraaxguuleed5155 2 жыл бұрын
Mazhalah wllo ayuub wlhi wa runtaa hada illaahy ku xidhan thy culeys kastoo ku heysta wa ku fudunaana aduunyo hawl lagama waayo lkn samir iyo dulqaad iyo alle ku xidhnaansho by u baahanthy
@ramlamahamud8154
@ramlamahamud8154 2 жыл бұрын
Salamu calaykum wllll gabdha miyaad wada joogtan mise waad kala tagteen plz intaaa nooga sheeke
@farxiyaadam9684
@farxiyaadam9684 2 жыл бұрын
Masha allah wllky
@Dekdmc-y1i
@Dekdmc-y1i Жыл бұрын
Wallahi is true, the time has no mercy😅😅😅😅😅
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 2 жыл бұрын
Gacan ankusiyey Ayub may Allah bless you
@neimadaher1934
@neimadaher1934 2 жыл бұрын
Mashaallah 🤲🤲🤲💞💞💞💝💝💝
@nuraali529
@nuraali529 2 жыл бұрын
Mansha laah allebhaydin barkeeyo runtii
@ifraaxguuleed5155
@ifraaxguuleed5155 2 жыл бұрын
Wllo ayuub alle hku sharfo in ad akhridan rajeynaa fariinteyda insgramka
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 жыл бұрын
Ayuubow wan ku salamy Wallo Waxa jirta arrin aan La yabanhy Taso ah Gabdh an Xidhiidh lenahy ayan ku arka markasta Erayo la yidhahdo Haa "haye "somAhan " ayay igu so celcelisa marksta ana waxan ku idhi jooji waxan oo caadi ila hadal hye umby ku dhihi halki bay ka sii miisi arrinti aniga waxy iga Rabta inan maanta Dhan Dal dalmo iyada Ha Hye somahn igu cel celiso aniga wan ka Gaabsady markay joojin waydy bal ka ka so hadal Dumarka Noocas ah adoo Raliya wall Qaliya wa wax maskaxdyda ka Guuxa marksta thanks Dr Ayuub Axmed ✌️ina iso Jawabto Rajyna In sh allah
@hafsahappy3034
@hafsahappy3034 Жыл бұрын
😂😂 waxba kuhely walee
@ifrahmousa1992
@ifrahmousa1992 2 жыл бұрын
Wanaagsane waa illahy oo aan albaabkiisu marna xidhayn
@abdibasidmohamed4546
@abdibasidmohamed4546 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا كثيرا
@fadumomohamed5053
@fadumomohamed5053 2 жыл бұрын
That’s so amazing subxanallah
@amirahassanhussein4580
@amirahassanhussein4580 2 жыл бұрын
Asc wll qaali wlhi waxan kugu jeclahy waa runta sheekoyinka adbn ujeclahy wll qaali illahy hku xafido
@abdallaomar9203
@abdallaomar9203 2 жыл бұрын
Qurbaha dhan aya sida alhamdulillah
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 2 жыл бұрын
Masha allah tabarak allah jazakallah qer ayuup
@nimcoabdicate2719
@nimcoabdicate2719 2 жыл бұрын
Wcs wll allah swt ha xifdiyo aduun iyo aakhiraba runtii qof ku dayasho mudan
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 2 жыл бұрын
Saliga nabiga salahu calayhi wasalam waqti walbo fcn
@ribax314
@ribax314 2 жыл бұрын
Wall iso duce Murad Ayan le yahay Adigo mahad San
@mulkiducaale6127
@mulkiducaale6127 2 жыл бұрын
Rabiyow haigayn yurub aadiba maayee Soomaalia waxaa lagahelaa rer 5 caruuraleh oowaxasoogalaa aykabadnayn 100 dollar hadana gurbadaas kujirin
@xanancali7920
@xanancali7920 2 жыл бұрын
Illaaahey haku caafiyo wll
@kadanaliisa2367
@kadanaliisa2367 2 жыл бұрын
Asc habo annaga xagan Austria ma garanayo in yurubta kale la mid tahay ee qofku marka uu shaqo la,aanta yahay lacag marka qofku shaqaynayo laga gooyo oo arbeitloss Geld la yiraahdo. Lakin marka qofku sanad ugu yaran shaqaynayay. Alx allaahbaa idin xifdiyay. Waman yataqillaaha yajcallahuu makh rajaa Allaah adoomadiisa madayaco. Waxyaabo tiro badan ban arkay.
@umutaajudiin592
@umutaajudiin592 2 жыл бұрын
Utaagtid waxnba dhihi kara maalinta kadib kiro kama usanba fikirin ila hada waxyna aheyd wagaa 2015 alx wax walbo wa imtixaan lagugu eegayo adi bal waxd sameyso waxn xsuusta gabalka aya si dhacayey maqrib ayey aheyd qof ay qaraabo yihiin u markaas ku oga xooga ayu weydiistey deyn u iskaga bixiyo kirada bishan bishuna weyba nagu dul dhamaatey mrka qofkii wu udeyriyey wxba hada mahayo ayu yiri sorry wan ak fadhiyey mrka u telfonka jarey kurbo bdan baan wada dareeney xaqiiqatan wa waqtiga xaalada aan kujirno bu Allah ixasuusisey bal maad alle wax weydiisatn od adoomadiiis iska deysan mrka by aheyd mrka kuiri zawjkeygii eebe gacmaha utag 2bo suno ragcado tugo Ana wan tukana alx walhi maqribkaas mlintii ku xigtey duhurkeedii ba loso wacey shaqo siminaar aheyd o 6bari soconeysey o 5boqol doller lasiinayey ogow waxa aan la ayn wa 50doller markaasa intaas dig so tiri allahu akbar aadbn ujeclhy qisadeydaas waliba xaaladaas mrka ka sheekeynYo alx ila mnta mashruucyadii mlinka ubilaabmey bu midba mideeda kujira alle habarakeeyo ee
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Waa run l agree 💯💯♥️❤️❤️❤️❤️ thank you walal qaali
@shugriabdirahmaan997
@shugriabdirahmaan997 2 жыл бұрын
Mnshlhaa ilhy haa ku xiftyo adunka iyo akhiraba
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 жыл бұрын
Horta ayub ad ban kugu xirnhy ila mudo waxan ka codsan ina noga shekayso dabecada ama dhaqankaga adigi ad u mahdsan my teacher waxan kalo ka codsan ina iso shegto side dabeca lo badali kara ama dhaqan ad ledahy iskaga badali karta wan ku ducayn si niyad ah sida khyrka nola jeceshay usatad ayub
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 жыл бұрын
Amazing video!!!
@shukriabdinasir1392
@shukriabdinasir1392 2 жыл бұрын
Walhi will kudaysho mudan ayatahay wana iitabtan qisoyinkaga mu raadban leyahe isoduceeya
@roodokorante4128
@roodokorante4128 2 жыл бұрын
Mash allh ustaad ookiyaalaha qurux ku tahy ilhy haku dhowro ustaad ikhlaasna igu salaam
@randamotivation1623
@randamotivation1623 2 жыл бұрын
Wlhi wan kula dareemaya wllo taas waxa daree mikara qofkii qurba joga
@نعيمةمختار-غ2و
@نعيمةمختار-غ2و 2 жыл бұрын
Wcs wll ayub plz luqada English ad nabari jirtey noso celi wan ogahay ina mashqul kaga obadan yahay ilahey garab kg hglo
@mumtihkatleye7049
@mumtihkatleye7049 2 жыл бұрын
First💪♥️
@dunxx2140
@dunxx2140 2 жыл бұрын
Kurbada walaal qofki feydo allah kurbada ka feydo adkaartana risiq lagu helaa illahey hakaa ajarsiiyo
@nastehoelmi-3764
@nastehoelmi-3764 2 жыл бұрын
Masha Allah thank you my brother
@miskiboolo1360
@miskiboolo1360 2 жыл бұрын
Wlhi ayubow noloshiina dhan wa story mrka haysti qof kugarabtagan dhibkasta wad dhafaysa illhy kuwo ila janada isla joga haidinka dhigo 🥰
@ducaaleducaysane6497
@ducaaleducaysane6497 2 жыл бұрын
Guriga dhexdiisa braaf maka jiro Bro sare
@ruweydaahmed6907
@ruweydaahmed6907 11 ай бұрын
sheekada inta may ku dhamaate
@saalaxafrika672
@saalaxafrika672 2 жыл бұрын
Masha allaha sxb ayuub allaha kuxafvdo wallakey wan kula socda mar.walibo
@sadaammohomed663
@sadaammohomed663 2 жыл бұрын
Mashallah
@hodanxuzeen8861
@hodanxuzeen8861 2 жыл бұрын
maazh allah Ayuup Ahmed
@naimaqurux5973
@naimaqurux5973 2 жыл бұрын
Allah ha kubarakeeeyo adi iyo familygaagaba
@hawahaybe5967
@hawahaybe5967 2 жыл бұрын
Isoo duceeya walalyaaalow idinkoo raaali ah 😪
@seynabahussein8776
@seynabahussein8776 2 жыл бұрын
Wll thanks 👦
@asianor1232
@asianor1232 2 жыл бұрын
Illhye ha kucafiyo wll ayub
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 2 жыл бұрын
Rijaal Rijaal dhalay Nolosha adag Shaqsi adag oo xoogan bay kaa dhigta Guuullayso Geezi 💪❤️
@nimcodayibadan2381
@nimcodayibadan2381 2 жыл бұрын
Zuhayb noo so samee video ga maraykanka qabadihisa
@munaabuker1854
@munaabuker1854 2 жыл бұрын
WCS,AYUUB SHARRAF LIBAAX GUUL IYO GOBBONIMO MAASHA ALLAAH .💖💖💖💖👍👍👍👍👎👍👍😍🙏🙏🙏🙏
@saamiyomaxamed1706
@saamiyomaxamed1706 2 жыл бұрын
Alle ha ku caafiyo ustaad
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Shukrn
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 2 жыл бұрын
Subhana Allah
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Ilahayow nasoo hadeee
@khadraali9269
@khadraali9269 2 жыл бұрын
Allah yashfiik.
@maryanalio5315
@maryanalio5315 2 жыл бұрын
Masha allah wll illahy hakuxifdiyo🥰🥰🥰🥲
@shbarakoole966
@shbarakoole966 2 жыл бұрын
Walalkay ilahay haa ku xafido aaqiro io aduunba
@asmaaxmed4265
@asmaaxmed4265 2 жыл бұрын
alehaku.cafiyo.wllo.ayub
@khadraxuseen76
@khadraxuseen76 2 жыл бұрын
Jisaaka llaahu khayra wll
@ayaanibrahim9306
@ayaanibrahim9306 2 жыл бұрын
Masha Allah my brother 🙏❤
@sweetlife8933
@sweetlife8933 2 жыл бұрын
we love my teacher
Nin ku weydiiyey kuma jecla! su'aalaha jimcaha part 1
18:20
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 82 М.
SHEEKO TIME - QISO PRT 1
15:37
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 34 М.
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,1 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 29 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Xaqiiqada Jacaylka iyo Cishqiga | Fandhaal Podcast | 35 .
32:13
Omar Inshar
Рет қаралды 100 М.
كيف يرانا الغرب (عقدة النقص)
16:11
هكذا تكلم ايمن
Рет қаралды 14 М.
3 GUUSHA LAGU GAARO ᴴᴰ┇ Ayub Axmed
15:11
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 43 М.
10 Xadgudub Lagula Dhaqmo Qofka Wax Jecel E06
27:35
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 41 М.
Su'aalaha part 3
17:51
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 29 М.
NABSI Xaaskii la qiyaanay minyaradii waalatay
19:25
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 27 М.
DIILINTA DHAMAADKEEDA
20:29
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 11 М.
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,1 МЛН