Oh my God Subxanallah wallahi waa qiso cajiib ah majecli inan dhagaysto qisooyinka jecelka ee social media kujira madaama aan aamininkarin qaarkood hadal kooda lkn waxaan isiri Ayuub waa nin akhayaar ah beene kumataqaanid waayo aragnimone wuu kudheeryahay waane sidii walalkaa kaawayn oo kale ee dhagayso markaan dhagaystayn jirka ayaan kadeermay qisada inta aanan dhagaha kumaqlin aad ayaan ugu milmaday qisada halka kalimad aan oran karone waa Kolay walalkeen Ayuub ciyaar ciyaar usoo Upload garay kumanaan vedio oo ka hadlaayo xiriirka iyo jecelka ama si guud nolosha guurka ee aan dhagaysano waxna aan kafahmno waaye noloshu waa tajaarib khibradooyin qofkii iskugu kaa darayne waqti ayuu kuu ilaaliyay . Jazakallah kayran our brother Ayub thanks🙏🏻
@maryammohamedtawakal3 жыл бұрын
Sheekadda waxaa sii qurxinaya ee aan looga caajiseyninba waa hab gudbintaada cajiibka ah, Mahadsanid imbaddan...
@aminahaji90762 жыл бұрын
Hi❤️❤️❤️🤲🤲
@aminahaji90762 жыл бұрын
🌹🌹🌹
@gabarmuduug41542 жыл бұрын
Beenta maha sister🥰
@xayaatiqalbi10283 жыл бұрын
Masha Allah waxa tahay qof JCL in u bulshadiisa mar walbo la wadaago xaqiiqda waxan horay ula socday sheekadi yaraan taadi Gaarigi Cidlada Idiin kaga ha laaway mar walbo farxad iyo cfmd ayaan idiin rajeey nayaa adiga iyo reer kaaga iyo dhamaan teen islaamka shukran macalin🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@Nayza.6785 ай бұрын
Yaa dhegeysanaya sideyda 2024 😂🫶🏽
@sucdisiman3744 ай бұрын
Ani 😂☝
@AxlaamAbdiaziizАй бұрын
Aniga😂
@AhmedMohamedAbdisalanКүн бұрын
Ani 2024 dhamadkeeda 23/12/2024
@barjama95263 жыл бұрын
Better then Netflix .. maasha Allah . Buugaagta ayaan sugaynaa in sha Allah
@asmiitaaragsan55363 жыл бұрын
Wll aan wax badan oo noloshayda Badaley oo wanaag u dabaley dad badan oo aan usii gudbiyeyna Badaley waxad tahay wlhi my real motivator ilahy cimriga haku barakeeyo hana ku xifdiyo geeriduna haku ilowdo you are my Success driver really Allah protects eveil eyes ayuub Ahmed 🥰❤⚘🙏 I can't wait part 7
@samsambarud43762 жыл бұрын
I was born in Kenya 🇰🇪 and grew in Scandinavia and now in UK 🇬🇧 To every time I go to Nairobi Java house use to be my great friend request to I could go there by myself n enjoy my time n y caramelized latte. Alhamdulillah Am always an individual candidate n I believe u can always make urself happy. Whatever you do let it be great sadaqa than expectations Alhamdulillah
@shamimswry64262 жыл бұрын
If next time u come back to Nairobi say Hi to us I know your wondering why I say that but am always alone so I want to have a friend atlist
@mohamedabdi88042 жыл бұрын
I Strongly Agree with u the way u display ur nice feeling!!
Aniga xata imtixaan diyaaris ayaa kujiraa part 1 ilaa iyo 6 kan waa daawanooya 🥲🤍
@marwohmohmed34523 жыл бұрын
I can't wait part 7🥺❣
@rumanhusseinderow98943 жыл бұрын
Me too😍🥰❣️
@almahaalmaha51173 жыл бұрын
Asc
@rumanhusseinderow98943 жыл бұрын
@@almahaalmaha5117 WCS wll
@honeydahab43763 жыл бұрын
Mashallah sheekada inta ugu cajiibsan waxaa weeye ayuub inuu go aan Ka si caqli ah u qaatay, waliba isaga oo da yar runtii Aniga aadbay iiga yaabisay
@farxiyamalin3 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallah ustaad ayuub allaha kubarakeeyo dhacdo xanuun badan badanaa waasoo wada marnay alxamdulillah aanka gudubnay
@nimcomohmed37693 жыл бұрын
Best ever and heart touching story 😭💔
@amiirayuusuf83453 жыл бұрын
Qisatan fb kasoo dawadey kadib chanalka ayuup soo raadiyey ilaa part one ilaa part six dawadey mashalah wan ka heley thank u leeyhy. Ustad khibrad bdn mashalh 😍😍😍😍❤️❤️
@zakirbossofficial96413 жыл бұрын
she has all Thingz ..... She is the best one 🥀
@fowsiyabashir58333 жыл бұрын
Masha allah noloshu iyada maalinba dhinac kuu jiheen allow amuuraha noo sahal 🤲
@asmasuleiman93703 жыл бұрын
Cala kuli xal waa sheekoyin mudan in aad lo dheegysto wayo casharo badan aya ku jira. Aniga neef ahantayda waan ka fa'iiday. Mahadsanid ustaad Ayuub.
@amaldaganchannel45573 жыл бұрын
Thank you ustaadul qli 😍😍😍 from hargiesa i like your story😍😍
@hodohajji55403 жыл бұрын
Ma Aqaan Lkn Malmahan Sheekooyinka Aan Arko Waa Kuwo Anniga Iga Hadlaya Ma Aqaan ma Jawiga Aan ku Jiro baa I tusaya Mise Anniga Imtixaan Igu Socda Weeyi Yaa Rab Yaa Jabaar Ajburni fi Qalbi Bi'tacajabi Ehlu Samaawatu Wal Ardu amen 😪🤲🏻
Whi nolol adag soo martay lkn alx qofka mua miinkaa la dhipaa keep going wky waan ku xidhanahy channel kaaga prt 7 I.a ayuup❤💯💯
@abubakarabdiqadir32843 жыл бұрын
Ustad Alle haku Xifdiyo Noloshada runtii Cashirbaan kabartay Waxaa ii tahy Qof aan kudaydo Aan kaaka deydo wanaga 🖤
@sumayoahmed16353 жыл бұрын
Aleylehee tani sheeko lama oron karo I can’t wait qaybaha kale..☺️♥️
@munoali58753 жыл бұрын
Waa sheeko mudan In laga shekeyo laga yaabee isla midaan maanta inee qof hesato Qofaan lagula jecleen wllee adna xasil kuma dareentid.
@hooyomacan67823 жыл бұрын
Maasha allaah waxaan aad u jecelahay sida quruxda badanee shekhada qiso da leh noogu Soo gudbinayo ayuub allaah yaxfadkum wll🙏❤️
@fiyokeali53263 жыл бұрын
M.a qisadaan ama shekadaan waa sheeko aad lugu baahnaa oo bulshadu ay baahi wayn uqabtay ✅
@izaqali86593 жыл бұрын
Macalinka nolosha your words are uncredible
@anisah12153 жыл бұрын
Maxaa ka qalbi xanuun badan sheekadan🤦🏽♀️ Qisaba qisa ayey keentaaye Ayubow Wlhi sabarka wax ka xanuun badan inuusan jirin taasana sababtay inuu Allah swt yiri “waxaan la jiraa oon macooda ahay ku sabra ee ha bishaarestan saabiriinta”. Xaqiiqatan wax ka xanuun badan majiro in qofkii aad isku haleyneysay ood uso samreysay marna aad ku duceeysan jirtay in mar un Allah idinku kulmiyo nolosha uu mar qura isla qofkaasi xariga kuu jaro, waa hadee mar aad badweyn dhexbartankeda taagan tahay oo kale kadibna lagugu yiraahdo waa kuu kaligaa😭 Wlhi inaan nafteyda ka been sheegeyne sanado ayey igu qaadatay inaan dib uguso noqdo qofkeygii hore ee la yaqiinay walow aan wali xasuusanahay hadane Alxamdulillah, waxaan yaqiinsaday in doorashada Alle ay wax waliba ka kheer badan tahay. Dhamaantenana Ilaahey hana waafajiyo kheerkiisa🤲🏽 Waxaan leeyahay un ha bishaareystan kuwa sabra🤞🏽🤞🏽
@bureeqocady72243 жыл бұрын
M.a Absolutely right💯
@aishaabdi23972 жыл бұрын
AbaaYo hadaa sabro o ku ducaysto waliba qofkan jeclahaY ma helaYo miya🥺 Baryada ilaahaY barisid waxy badalysa qadarka ilahaY Qisadan iyo qoraalkaga wa I niyad jabinaYan lkn ilahaY wan la hadlaY adonkisana wan ahaY wuxu nagu xukmiyo bila sbb wa qadanyna ila awod aan xukunka ilahy kaga hortagno malihin lkn wa naxris badane ilaahaY ina helo ban rajynaya qofka niyadaydu ka talaabsan la,adahaY 🙈🥺💔 ولا تهنوا ولا تحزنوا وأنتم الأعلون والله معكم
@teamarimaheena99813 жыл бұрын
Sheekadan hadaad la socotay ila part 1 like ii saar🌷💖
Wlhi ani kula mid ah Nairobi nolashryda ay badashu waxaan imady anigo dhalinyaro ah waqtigeyga badnaay school kidhiganjiray aanba adunka kee cadow ah kee wanagsan aqoonin Nairobi kubartay dadka cadowga ah dadka iskadhihagayo qof wanagsan gadaal mas ah kacunaayo nolasha Nairobi ibartay wlhi inta nolahay ma ilaawi dono inta nolahay from Germany 🇩🇪
@maryamaabokor99673 жыл бұрын
Wlhi Sheekadan intan dhegaysanayay Tan Maanta I taabatay Qalbiyan Weliba intan uu inanta leeyahay Xiriirkeena Ma sii Soconayo Ey Oyday Ilmo Ayaa i qabatay Hore U Soco Wllkay Ayuub قدر الله ما شاء فعل
@farhiahassan10743 жыл бұрын
Waa wax dhaca qisa daan ookale masha alaah waa ku farxay marka tiri aabe ayaan ahay iyo saa oqa dam qanay sid jaceylkaga
@xaawaluula48623 жыл бұрын
Walala macaan Ilahey Dartiiis baan kuu jeclahay 🤍🤍🤍
@saharwafa75393 жыл бұрын
Maasha Allaah wiil aad u caqli badan ayaa tahay go,aan fiican ayaa gaartay
@Shuaib_abdullahi_official3 жыл бұрын
Wllhi qeybihii hore oo dhan isku qiso ayaan aheyn, Bro qisadaan noo dhameystir Alle ha kaa sawaabsiiyo, My History like you♥️😥
@wadanisomaliyed32673 жыл бұрын
7 hours 10 k Somalida war jeclaa 😂😂😂 sheekadan buug ka qor plz waa iga talo wlhi ayuub buugaas wuu gadmayaa haka labo labeyn horey usoco masuul.
@foziasheikh46543 жыл бұрын
Culeyskaas qofki somaray umba daremi karo wallahi 🥲 I can’t wait till the end 🤔
@واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش3 жыл бұрын
Nolosha waa madarasad wax laga barto mahadsanid Ustaad
@fatimaquruxa33 жыл бұрын
مان شاء الله تبارك الله والله هذا قيصة عجيب ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@istarliinabdi44733 жыл бұрын
Iqlas Reyan kowa kle baraka leh ustad alle ya xifdak ❤
@ayubAhmedPodcast3 жыл бұрын
Mahadsanid wllshy
@istarliinabdi44733 жыл бұрын
@@ayubAhmedPodcast adiga umadan wllke
@ibrahimfure9013 жыл бұрын
Keep going LEGEND suhayb saajid media
@myqueen2386 Жыл бұрын
M.allah Aaaamiin Aaaamiin yaa rabi wll
@shabcanmuse90123 жыл бұрын
Wllhie ayuuboow nolozhu imtixaan fara nadan ayey ku marizay Anagna imtixaan fara badan wa na sugaya alle idil ahaantenpa hynaga dhigo kuwa guuleysta🤲🧡
@razaamyosef76063 жыл бұрын
mahadsanid waan kahelay sheekada
@hindaomer39993 жыл бұрын
Ma sha allah best story teller
@nadiiracarab8030 Жыл бұрын
Maanta 29/3/2023 oo ramadaan ah baan daawanaya afurka qisada ku kariyey cajiiib allaha ku xafido wll meelaha qaar caadi baan u ilmeeyey
@Shacbaandauus93 жыл бұрын
😭😭subxanllah wa qiso xanun badan habarkas aaba jcylka dhan xita lagu ilawaa bee illaha ku dhafiyay rerkas 😢
@seytuunali19713 жыл бұрын
m.a Alle hakuubarakeeyo Rayaan iyo ikhlaas 💚
@rayaanmahamoud56373 жыл бұрын
M.a rayan gabadhaan isku magaca nhy iyo ikhlas alle ha daayo
@laylaxasan82323 жыл бұрын
Masha allah wll shekada aadbey u macaantahay sheekooyinka jeceelka aad baan u jeclahy allah haku xifdiyo wll
way oo way qeybta kowad iyo 6aadba si isdaba joog ah ayn u fiirsaday haddan dhammeystay qeybtii lixaad, waxaan is dhahaayey maxey u dhararayaan dadka qeybaha kale hadda aney i heysataa ustaad soo dedeji plz part7
@drsasmahappy51623 жыл бұрын
Thanks for sharing your story🥰
@moriochannel39313 жыл бұрын
Guuleyso walal akhiro iyo aduun nolosheyda wax badan ayad ka badashY ilahay ajar ha ka siiyo waliba dhanka didn't ilahay sadaqo jariya ha kaga dhiigo
@updihamiidcilaahi58932 жыл бұрын
Waxaaa soo socda ❤️big day maalinta. ٩/١/١٢٢٢✔️🤴🏾🇺🇸 ilahay aduuu riyooyinkayga iirumee. Oo danbigayga dhaaf🇺🇸❤️📍
@amriitaladan85683 жыл бұрын
Sheekadu wey nagu socotaa ayuub ee minutes ka soo badi
@manal81492 жыл бұрын
Ustat qalbi wngi oo qof ah allh ya xifdak masul
@yaasmabeauty22613 жыл бұрын
Mashallah huuno gbdhahaga allaha ku xifdiyo Awlad kalo salixana allaha ku siyo ..... part7💔😭
@awoayaanawo848613 күн бұрын
Rabi haku xifidyo wll gabdhahaaga
@ugbaadadem85533 жыл бұрын
Ayuub Brother gabadhaa ugu danbayn ma hantiday
@fartunhaaji3 жыл бұрын
Waa Sax wll diintaba wey ka digte guurka ilmo adeerada/abtiyada in la joogteyo, oo ilma dhiman halka weyku badanyihiin.
@Sihameyyyy3 жыл бұрын
Thnk u ustd keep going
@ezraizak62773 жыл бұрын
My favourite KZbin 🙏
@sidra8573 жыл бұрын
Anoo niyada ku hayay iso dhacday kwrn Ayub walhi qisada galbta wad noola so dhakhsatay alle haku dhowro
@ayaancismaan27093 жыл бұрын
Masha allha ilahay maskaxda alle haku barakeyo wll
@queeny_____azwaney75983 жыл бұрын
I can't wait part 7 soo bobsi ustadi🥰
@amiirahabdikariin53483 жыл бұрын
I can't wait part 7🥺
@nurtureplace74043 жыл бұрын
Ustaad ilahay hakubarakeeyo allah yacizak noloshayda tiirka alle marka laga yimaado tiirka kale ee dhirigalintu waa adiga wlhi hooyo iyo aabo kama helo waxan adiga kaa helo xitaa walaaalo iyo famliyga kaleba kama helo ilahay waxan kaaga baryayaa nolsoha aduunyo dhib la.aan aakhirana inuu allah بغير حساب biqayri xisaab kugu galiyo janada idam alle
@tamaanshire99892 жыл бұрын
Huyo mama wa muzee ametoroka na gunia ya pesaa aiiiii 🤣🤣🤣🤣 sahii ako a live kweli
@salebanmuuse24513 жыл бұрын
Wallaahi walaal ayuubow waa sheeko xanuun badan waana is bedelay runtii waxaad ba moodaa inay igu dhacday tan mid la midaa xagga rafaadka igu dhacday lkn qabiil qabiil laakiin waxaan sugaynaa waa jacaylkaaga danbe Malaa nabsi baa ka adeegoo laguguma dhibinba idam alle khayr
@ubaxyuusuffaarax46052 жыл бұрын
Ayub axmed kulahaa dhabangududan ragudamacibadanaa 😁😁 ayub axmed hory usocoo wllo 💥💥💥👍👍👍👍👍💥💥💥💥💥💥
@lionzkaraamaofficial92063 жыл бұрын
teacher maxaa hely coursooyinka englishka suhaip
@abdikhadijo74983 жыл бұрын
Asc Ayuub Ahmed Allah ku barakeeyo walalkeya
@khadraxuseen47803 жыл бұрын
Manshaa allh alle ha ku barkeeyo wll waxa tahay qof nolosha waxa badan og
@FardosaDiamond3 жыл бұрын
Runti qofkasta qiso ayaa ku dugaan oo aad u xanun badan ama sameyn badan ku reebtay 🥲
@Shacbaandauus93 жыл бұрын
Prt seven I can’t wait shekadu mel mcn bey mareysa 🤣
@xaqiiqadasugan94593 жыл бұрын
Way igu socota sheekadaN Greeting you from London
@faisamohamoud45653 жыл бұрын
Runti qiso cajiiba weeye waayo aragnimana ku dheehantahay Alle haku barakeeyo ustaad noloshaday wax bdan ka badalay talooyinkiisi hore usoco🥰
@AbdiShakir3 жыл бұрын
I was watching part 6 know thank you Mr ayuup
@AbdiShakir3 жыл бұрын
I mean part 5
@haweyahassan12973 жыл бұрын
Waa badan ayaan ka faaiiday xili aan xaalad ku jiray
@abdirahmaanahmed67373 жыл бұрын
Dadka wanaagsani qisooyin badan ayay kala kulmaan nolosha sxb hore usoco nolol aad ku ilowdo ayaa iman doonto inshaa allah.
@xamdaaxmed57953 жыл бұрын
L0Q
@ruun55733 жыл бұрын
6:30 waan kugu raacsanhy waana mid jirta marka xaqiiqda laga hadlo marksoo kalana inaad isga harta fcn ilaa eeda ilaa iyo ilmhada kma hareesee inkstoo ay xanun badantahy😇
@Tebisshow3 жыл бұрын
Mansha Allah ayuub nin adag from Hyderabad India
@hamdaismail40793 жыл бұрын
cajiib waa qiso i taabatey runtii meel fiican bey ku godey next prt ayuub
@shukricabduqaadir6083 жыл бұрын
Wigey dateda kuma dawan yutube baqiilnimo Darted lacgta yeka dhaman😂balse cwa qadka free ga ahaa iga maqan datededa ku dawnaya Qisdan iska dhai karo 😂wll ayub allah ku xfido
@farxiyocllaahi91432 жыл бұрын
Ayub ahmed wayo aragnimadii OO qof tahay ,
@hanadsaiid56393 жыл бұрын
Qiso aan sugo mar wlbo qeybteda kle thanks wll ayuub
@deeqsanabdihalane3446 Жыл бұрын
Shekadan marka bilawysay wan la socday bilow ila dhamad sas oy tahy xiliyada an janiska leyahy ina kuso ceshta iska jeclhy😊😁 Wa idin salamya kuwa xligan kdib daawan dona😁