SHEEKADA NOLOHSYADA PART 8

  Рет қаралды 76,054

Ayub Ahmed Podcast

Ayub Ahmed Podcast

2 жыл бұрын

Sheekada noloshayda part 8.
=========================================
I make reaction and inspirational videos every week.
Connect with me on social media:
Instagram: / ayub.axmed
Snapchat: ayubaxmed1
Facebook: / ayubaxmedmedia
My gear:
Nikon DSLR camera.
Software:
Sony Vegas Pro 19
Sony vegas pro 13
After effects CC
Adobe Premier Rush
Background sound:
Videohive.com

Пікірлер: 428
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
TELEGRAMKAYGA CUSUB t.me/ayubaxmed
@ifraaxahmed4001
@ifraaxahmed4001 2 жыл бұрын
Waa mahadsantahay wll🥰
@mohamedabadir1655
@mohamedabadir1655 2 жыл бұрын
Waan sugila ahay qaybta 9. Kusoo dhaqso wall
@sawsanahmed8325
@sawsanahmed8325 2 жыл бұрын
Alle hakudayo🙏🙏🙏🙏 wallkay ayuub thnk you so much my teachar❤❤❤
@fowsiyoahmed627
@fowsiyoahmed627 2 жыл бұрын
Igadaa baraf ha igu soo qaadin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 kufitaanka aad kuftid waa layaabaa bisinka 🤣🤣
@zakiyaali9739
@zakiyaali9739 2 жыл бұрын
thanks I realy enjoyed qeybta 9 waan sugi la'hay😥
@summxy1997
@summxy1997 2 жыл бұрын
فعلا كمايقولون الرجل الدي يريدك في حياته يحاول ان يوصل اليك بكل الطرق ولا يوقفه الا قدر انت رجل بمعنى الكلمة
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago 2 жыл бұрын
What amazing story manshallaha ayuubow wll kibir raga somaliyeed baa ku qaaday oo hadalkii ninkii gabadha ehelkeeda ahaa u kugu yiri ayaad adiga cirkaa isla martay lakiin waxad ilowday masakintii rajada aheyd ee dartaa dhib oo dhan oga soo dharagtay markaa awooodaadii baa lagu tusay kkk lakiin waxas oo dhan waxay ku ahaayeeen Cashir Naftadaa lagu tarbiyreeynayey oo manta ayaa lagu diyaarinayey si aad umada role model ugu noqotid 👌💯💯💯 manshallah keep going!
@filsanhussein9544
@filsanhussein9544 2 жыл бұрын
Ayuubow huno xaaladan ban ku jira alle sida khyrku ki jiro ha i waafajiyo alle qlbiga ha noo qaboojiyo amin😭
@istarliinabdi4473
@istarliinabdi4473 2 жыл бұрын
Qofkasta muslim wx unpa adunka lagu imtaxana Qofka Rabi s.h.w ku xiran wu ka gudpaya insha allh inta manta hysata Qisadan kle alle ha ka saro ❤
@caaishaxuseenxasan8854
@caaishaxuseenxasan8854 2 жыл бұрын
Wlhi hada dhaw jamacada ka imid mrka sidaas qadka u daaray waxa so raadiye part 8 inan so dhigtay io inkale wn waaye ano tiktok fiirsanya iso dhacday hore kaso orday umaleyn maayo qof iga horeeya inu jiro😉😊 Nolow wll nolal qiima bdn I.a
@amalabdi9344
@amalabdi9344 2 жыл бұрын
Masha Allah isku mid nhy cawada goys lega saare waxa iga darna xanunka ino dawan waye hada kanin yaal qaate alx Wana dawanoya
@asmiitaaragsan5536
@asmiitaaragsan5536 2 жыл бұрын
Alhamduliah qofkii labaad ahay ilahy haku xifdiyo akhiro iyo aduunba guulayzo my brother ayuub Ahmed waan sugayey allhuma Baarik 🙏
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 2 жыл бұрын
Ayuub sxbow waqti Aan dadaal badan kujiray baan subaxa hore dhagaysan jiray dhiirigalintada Abaal weyn ku hayaa sxbow wax badan wan ku guulaystay Illahy Kheyr haku siiiyo Sheekadan iyo Qisadada wan kaso dul dhacay Wax badan baa laga faa‘iidaya Sheekada Adigoo ka sheekaynaya baad hadna tallo siiinaysaa dhalinyrada Guuuullayso Sxb qaali 💪❤️
@calihassan4459
@calihassan4459 2 жыл бұрын
Abaal raagaa rag baa leh Sidaad uxasuusato qof malin ku cawiyay adigooo ubaaahan shaqsiyad wanaagaga ayey kamid tahay Dhnka kale qisadaadu waa cajiib wlh Biniaadankana waqtiyo adag noloshiisa way soo martaa si dhaw baan isha ugu haynaa qisadaada quruxda badan Alle haku xifdiyo wll
@ilhanadenilhan6122
@ilhanadenilhan6122 2 жыл бұрын
Masha Allah kheyr Allah kuu siiyo my teacher.I can't wait part 9 inchallah
@hamdi.mohamed
@hamdi.mohamed 2 жыл бұрын
Love your story❤️ I appreciate how quick you uploaded part 8. Curiosity is taking better part of me here😂
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
PART 1 ILAA PART 8 YAA LASOCDA LIKE HALAYLA DHAAFIN🎶🙏🙏🙏🙏🙏
@xupiapdulahi4753
@xupiapdulahi4753 2 жыл бұрын
Me
@inaabdinasir
@inaabdinasir 2 жыл бұрын
part 9 inta sugaysa ismuuji❤👏
@Laki_Mahamed_Awad
@Laki_Mahamed_Awad 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay sida aad noola soo dhaqsatay part 8🥰🥰
@ubaxfaysal3640
@ubaxfaysal3640 2 жыл бұрын
Waad la soo dhakhsatay thanks ustaad 🥰🥰
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 2 жыл бұрын
Maasha allah waad ku mhdsnthy sida quruxda badan aad noola wadageyso taariikh ka mida noloshadi,I.A illaa dhamad allaha isugu kaya simo aamiin
@najahomer3997
@najahomer3997 2 жыл бұрын
Waxan allah iga baryaya in inta is jecelba is hesho qosaska dhisana allah barakeyo qof walbo allah amurihi u yasiro iyo anigaba 🙏🏻❤️
@sumayasaleban5073
@sumayasaleban5073 2 жыл бұрын
AmiiN Ya AllaH
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 7 ай бұрын
Hadii khyr isu yihiin aamin ya rabi
@raxmataman372
@raxmataman372 2 жыл бұрын
Mansha Allah ustaad Sidaas nogu wad Insha Allah aad mowduca ku ekaatay Alle haku barakeeyo iyo reerkaagaba
@moriochannel3931
@moriochannel3931 2 жыл бұрын
Mash Allah tabarkh I may almighty grant you the highest rank in jannah you really change my life I love you for the sake of Allah walal
@abdishakourserious1694
@abdishakourserious1694 2 жыл бұрын
Mahadsanid 100%. Waxaad dhagaysatay talooyinka dadkii kugu xidhnaa waanad weelaysay. Si wanaagsanna waad noogu soo koobtay, waxaad leedahay mid kamid ah astaamihii hogaaminta. Dabcan sheekadaaduna cibro iyo casharro dhalinyaranimo ayaa laga baraanayaa. Ugu dambayn wll ku Mahadsanid🙏
@aminabdullahi7212
@aminabdullahi7212 2 жыл бұрын
aad iyo aad ayan kugu mahadnaqaye wll ayub axmed Waqtiga qali ah ee aad nagu bixisay Shugrn 🙌❤️
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa rabbi🤲🏻
@NasriinHaaji07
@NasriinHaaji07 2 жыл бұрын
Markaan qisada wll ayuub si u dhuuxay waxay ila ekaatay qisada hooyadey iyo aaabahay kala qabsatay ayado salka ku haysa qabiil o rer ka hooyadey ay u diiden aabahy 🥺🥺🥺 lkn wey isguursaden si ayado aysan raali ka ahayn hooyo habaryarteed so korsatay dhibaato badan kadib qaxi dowladi siyad barre ayaa dhacday aabahay waxa u iiga sheekeyay in magaaloyin ila tuuliyin uu ka raadiyay hoyadey o ay hadba meel u guurayen🥺 dhibaato badana u ka maray baadi goobkeeda aabahay marku iiga sheekeynayo wan ilmayn jiray rafaadka uu markaas marayay🥺🥺 ilahay mahadi wey aqal galeen angana curadoodi ban noqday lkn aabahay wuxu i sheegay hoyadey ayado caruur u dhashay in uu ka baxsan waayay seediyaashi yacni hooyo walaaladed ugu danbeyn hooyo iyo aaabe way kala tageen🥺🥺🥺🥺 anago sadex gabdhood ahna waxaa naso korisay ayeeyo aaabe dhashay ilaaahay danbigeeda ha dhaafo o ha u naxariisto jacayl iyo farxad na waan ku barbaaarnay🥰🥰🥰 alx lilaaaaah🤲🤲🤲
@hoodoali7272
@hoodoali7272 2 жыл бұрын
Mash'allah waad lasoo dhakhsatey caawa shukran walal Ayuub👊🥰
@abdirahmankhalifhassanomar6231
@abdirahmankhalifhassanomar6231 2 жыл бұрын
M.a bro Great story wait for more
@hodany4555
@hodany4555 2 жыл бұрын
Caawa mansha, allah sheekadii bes ayaad ka sheekaysay sidaasay ku macaantahay
@natashahassan7468
@natashahassan7468 2 жыл бұрын
Thx walaal ayuub sida quruxda bdn aad noola wadaagtay qisadaada🥺❤
@iqrocumar6729
@iqrocumar6729 2 жыл бұрын
amiiin yarabi ilahay ayaba u balan qaday kofkii adon kurba kafeyda aduunka akhira aya lagafeydaa adina ilahay haku dhowro
@ayanali9436
@ayanali9436 2 жыл бұрын
Masha allah good job this part was the best ❤️❤️
@hanaankhalif8128
@hanaankhalif8128 2 жыл бұрын
Hooyada waxay iso xasuusisay hooyaday mcn allaha unaxariistee Waxay ahayd my best friend and my entire world 💔💔💔💔allaha janatul fardowso hooygeeda haka dhigo With out her life like someone live body without soul
@Muhiima_sharaf
@Muhiima_sharaf 2 жыл бұрын
Maaasha allah Alxamdullilah part 8
@myqueen2386
@myqueen2386 Жыл бұрын
Aamiin Aaaamiin yaa rabi
@shukricali4154
@shukricali4154 2 жыл бұрын
Waw masha aalalh qaad aqbashay codsigii mahads d wll ilaahay nabad haynagu gadhsiiyo xiisaha ay igu hayso shaaekadan iyo tii afnana adan waa cajiib la soo dhakhso
@abshirmohamed9348
@abshirmohamed9348 2 жыл бұрын
Ayuubow part 7 ma dhamays tirna☺️ nola so carar inta ka dhiman qisadana. I can’t wait 😩😩
@guuleedhawo6621
@guuleedhawo6621 2 жыл бұрын
Thank you for sharing ayub
@deeqodaganibrahim7634
@deeqodaganibrahim7634 2 жыл бұрын
Masha alllah tabarkallaah bowe shekadaada waxan baraney wax badan guleyso inshallah
@hindaaadan4743
@hindaaadan4743 2 жыл бұрын
Marsha allaah ilhay haku xifdiyo macalin ayuub shekada qaybta kale ayaan kaa sugaynaa insha allaah lkn iskuday mawruca shekada uun inaad kukobnato guulayso 😍😍❤
@cayniitaismail176
@cayniitaismail176 2 жыл бұрын
M.a si fiican ayaa nagu socotay cawaaaa can't wait 😊 part 9
@ikraanhassan1001
@ikraanhassan1001 2 жыл бұрын
Mahadsanid in badan ayuub sida quruxda badan aad qisadaada iyo waqtigaadaba noola wadaagtay
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 2 жыл бұрын
Waxan maqli jiray sheekaba shekey keenta Thank you Ayuub abwe halkas inooga siii wad♥️
@abdijabaribrahim1857
@abdijabaribrahim1857 2 жыл бұрын
MASHAA ALLAH AYYUBOW SIDAN NOGU SO BOBSII PER DAY 2 EPISODE NOSO SII DAA ALLAH HAKU BARAKEYE
@amalabdi9344
@amalabdi9344 2 жыл бұрын
40linute iyo ka badan qadane asno WA Iska mashauul so Mahan
@fardowsamohamed9166
@fardowsamohamed9166 2 жыл бұрын
Thanks wallal waa cajiib your story we enjoyed your story
@najmamaxamed3484
@najmamaxamed3484 2 жыл бұрын
Wll ayuub wad mahadsanatahy sida quruxda badan ee noguso gudbisay 🥰🥰
@safwamekuparts6924
@safwamekuparts6924 2 жыл бұрын
Walaha ayuub waa qof wanagsan intu qof wanagsan yahy shekadisuna waa mid xiisa goo niya leh walaha sharaf ku noolow walal
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 жыл бұрын
Maasha Allaah
@abdirizakmohamed8266
@abdirizakmohamed8266 2 жыл бұрын
Cajiib wax badan baan ka baranaynaa sheekadada ustaad thank u bro
@xamdaabokor3232
@xamdaabokor3232 2 жыл бұрын
Manshalhaa walkya qali mahsanthya 🙏💞💞💞
@minhaajmataan6165
@minhaajmataan6165 2 жыл бұрын
Can’t wait part 8
@najmanashaad5997
@najmanashaad5997 2 жыл бұрын
Thank you for sharing your story with us . We hold you in high Esteem, brother 😊
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
👏👏 Wad sodhaqsatay 👌
@caasharashiidibraahim3567
@caasharashiidibraahim3567 2 жыл бұрын
Manshaallah Teacher alle haku barakeeyo ee aniguna qiso baan haya laakiin ma rabo in aan magacaygu soo baxo laakiin soo diri
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 2 жыл бұрын
ASC Mashaa allah sheekooyin xiiso badan leh ♥️💯
@ayaankamaal1064
@ayaankamaal1064 2 жыл бұрын
Shekadada waxaan arkay cawa sacada Markey aheed 11:00 waxeena idhamatay 3:00 haweenimo waad idhafrisay lkn wax badan ayaa ka kororsaday libaax hore u soco 😍
@ruweydaahmed3384
@ruweydaahmed3384 2 жыл бұрын
I was revising for exam I just got this video 💕🥺 clicked so fast
@saharamaalim3856
@saharamaalim3856 2 жыл бұрын
Same😓
@ruweydaahmed3384
@ruweydaahmed3384 2 жыл бұрын
@@saharamaalim3856 😭 may Allah make it easy for us
@fatumaabdalla5574
@fatumaabdalla5574 2 жыл бұрын
Same
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 2 жыл бұрын
Same here
@faadumocabdi23
@faadumocabdi23 2 жыл бұрын
Masha allah tabrkalllah horey usoco wll ❤❤🤴
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid Arintaaada way i dhiirigalisay Sababtoo xanuunka waan dareeemayay mar dhaw ilaa aaan is dhaho qof daciif baan noqday lkn caawa fahmay in ay tahay imtixaan adag Alxamdulilaaah waan ka soo gabsady
@abdimalikchannel5891
@abdimalikchannel5891 2 жыл бұрын
Wlhi wiilakan ayuub wax baran ayaan ka barteye waxa jirteye maline aan niyad jaab weyne aayaa ila sok darseye kadib waxan dawadeye yutibkiisa wan dawadye alxm wax weyne yaa iska keye badalye iyo dhiiri galin hore usoco wl🔐💜🧡🖤🖤
@sawsanahmed193
@sawsanahmed193 2 жыл бұрын
Mahadsanid walllo waxyabo badan ayan nolosha ka bartay thanks bro
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 2 жыл бұрын
11:19 very emotionaly🥰 wll ayuub wa Qof abaal loogalo
@ijabomaxamed7913
@ijabomaxamed7913 2 жыл бұрын
Amiin Yaa rabbiii walahi adoo dhiban qofka ku cawiyo lama illaawo
@aishajama9580
@aishajama9580 2 жыл бұрын
Ayuubow meel macan bad noga joojisay can’t wait part9
@shazminasheikh2717
@shazminasheikh2717 2 жыл бұрын
thanks we really enjoyed the videos 🥰😍
@zakariyecali5737
@zakariyecali5737 2 жыл бұрын
I am first🙏🙏 👍 ha ila dhafina
@ashaibra2686
@ashaibra2686 2 жыл бұрын
Mashaallah tabarakallah allahuma àmiin
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 2 жыл бұрын
Yeah! Inta chanel ka gudaha ugashey oo firisey part8
@tushinaali2895
@tushinaali2895 2 жыл бұрын
I’ve never pictured a story like I do with your story cuz I know every area every mosque and every experience you mentioned in your story Al-Amin mosque juja road Bilaal mosque Ushrika Bangani police station Askari iyo is qabasho Maqayada ninka carabka 😂 Musalsal fiirsasho laba saac habenimo I close my eyes and see you in every place and emotion U mentioned😊 Wow what a story teller You’ve earned a new subscriber Ayuub ❤️
@kobcintagaraadka9812
@kobcintagaraadka9812 2 жыл бұрын
Waa mhdsnthy ustaad ayub
@amiiraabdirahomanali5710
@amiiraabdirahomanali5710 2 жыл бұрын
I can't wait part 9 but quickly
@db6225
@db6225 2 жыл бұрын
I'm in love with your story wlhi and I'm soo curious to know what happened next plz upload fast
@MariamCnasir
@MariamCnasir 2 жыл бұрын
really thanks for your sharing your story and its so interesting and we learn for a lesson i.a🤞✌
@amalabdi9344
@amalabdi9344 2 жыл бұрын
Amiiin yarabi yaraxmaan ducada u aqbal qofkaas wngsn
@user-jr3ej9pw4h
@user-jr3ej9pw4h 2 жыл бұрын
Walhi way igu socota wll maxad halki noga sii qadi wayday alle haku barakeyo
@fatimaxasan5157
@fatimaxasan5157 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo ayuub waad nagu badh jartey part nine inshallah
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Keep going teacher 👍
@salmaosman4238
@salmaosman4238 2 жыл бұрын
Mansha allaah macalinkayga waan lasocdaa sheekadaan min bilow ilaa hada wax badana waan kafaa iiday
@kifaaxali6273
@kifaaxali6273 2 жыл бұрын
In sha Allah, gabadhaas waa suheyb iyi saajid hooyadood.
@youtubefarah6584
@youtubefarah6584 2 жыл бұрын
I can't wait qaybta 9 maansha alaha waan ka helay qisa daan
@amiirayuusuf8345
@amiirayuusuf8345 2 жыл бұрын
Shukran wll 🥰🥰🥰🥰
@qaalidumar8035
@qaalidumar8035 2 жыл бұрын
Masha alah thanks Ian nalawadagtit wixi kusomaray
@fadumociisemohmud5911
@fadumociisemohmud5911 2 жыл бұрын
Wow 👏tnx abwe waan sugayay🥰
@kawsarmohamedali6431
@kawsarmohamedali6431 2 жыл бұрын
Mansha allah illahay ha ino xifdiyo macalinkeena walahi waa qof illahay garasho siiyay aniga waligay ima dhaafo video uu so dhigay waxbadana waan kala hadha
@deeqaiidow7445
@deeqaiidow7445 2 жыл бұрын
Mashaalaah Ayub Axmed Alaah kher hakusiyo Adun iyo Aqiro Imtixan wad somartey ma. Dulqaad kaa Alaah kuziyadiyo Qaof imanleh Ayaa tahay ma. Qof dhowrsanan wad aheed ma. ALAAH HAKU XAFIDO MEEL WALBA AD JOOGTO SIDA WACANA AD NOLA WADAGTEY sheekada dii Qisada jacelka ahed ma. QOF KUDAYASHO MUDAN AYAA TAHAY MA. NOLAL WANAGSAN ADUN IYO AQIRABA KURAJENAA MA.SIDA MARWALBA NOO DHIRAKALISO WAXAN KULAYAHAY HOREY USOCO QRTA XIGTANA LASO DHAQSO WAN KAGA MAHAD CELINAA SIDA ULASO DHAQSADEYNA PART9 LASODHAQSO ADO MAHADSAN JAZAKALAAH
@csamadali1592
@csamadali1592 2 жыл бұрын
M.a bro waan kaaga mahad naqeenaa qaabka wcn aad inooga soo gudbiso barnaa mishyadaada cajiibkah 👍👍
@laylaxasan8232
@laylaxasan8232 2 жыл бұрын
Mashaa allaah
@mniyadsameofficial1334
@mniyadsameofficial1334 2 жыл бұрын
Waa qiso cajiiba ayuub axmed alle ha ku xafido 🤲🤲🤲
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Maasha allaah wiil ku dayasho mudan baatahay
@asmamahamuud8343
@asmamahamuud8343 2 жыл бұрын
Masha allah
@abdikhadijo7498
@abdikhadijo7498 2 жыл бұрын
Ayuub Ahmed Allah ku xifidiyo manashallah
@saaramuuse9603
@saaramuuse9603 2 жыл бұрын
Part8 ad bu emotional igadhigay . Caway mowduca kama bixin wadku taagned . Part9 can't wait inshallah
@sukaynaibrahim2758
@sukaynaibrahim2758 2 жыл бұрын
Masha allah waa meel xiisa badan ayay ku go day waa qiso xiiiso badan
@hirsepoy1093
@hirsepoy1093 2 жыл бұрын
Wacthing 1-8 this is great stroy
@khadriinzallaad6792
@khadriinzallaad6792 2 жыл бұрын
kulamid ahy m. a
@adam_xidig2196
@adam_xidig2196 2 жыл бұрын
Always Thanks to you sir, how kindfully you are sharing your story to us in an understandable way to everyone👍👍
@hipoabdillahi1259
@hipoabdillahi1259 2 жыл бұрын
Ayuub Axmed runtii waa qiso murug teeda iyo xiisaheedaba wadata annagana noo ah cashar waad mahdsantahay 1 ilaa 7 waan daawaday insha allh wanan sugayaa qaybaha kale
@deeqsanabdihalane3446
@deeqsanabdihalane3446 2 жыл бұрын
Wlhi qisadaada wxyaabo bdan baa ka bartaa 🥺allha ku xifdiyo aaqiro & aduunba 🤲wxaa sugnaaba waa qaybta xigta i.a🥺
@najaxmuuse8647
@najaxmuuse8647 2 жыл бұрын
Maansha allah waan sugayay part 8
@somalilegend7588
@somalilegend7588 2 жыл бұрын
Cajiib allah imtixaanada haynagu guuleeyo bro😪😪
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 2 жыл бұрын
inta ila socotay part 1 ilaa part 8 like 🌷💖🌷🌷
@kiinali5994
@kiinali5994 2 жыл бұрын
Who else was waiting ✋
@khawlasald6430
@khawlasald6430 2 жыл бұрын
me😍😍😍😍
@ugbadabdirahman3837
@ugbadabdirahman3837 2 жыл бұрын
All of them 🙋
@kiinali5994
@kiinali5994 2 жыл бұрын
@@ugbadabdirahman3837 all of us 💯
@naimamusa3958
@naimamusa3958 2 жыл бұрын
Ani tan wey igu socotaa., wallal mahadsanid 🥺💯❤️
@umubarwaqobilaan8957
@umubarwaqobilaan8957 2 жыл бұрын
Wllhi wan ku farxay so dhicids video gaa aniga 1 aah manta ilahay haku xafido wll qaliya adunkana farxad warta akhirana janada iidan alle❤❣❤❣❤❣❤
sheekada noloshayda part 9
19:22
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 76 М.
Sida dhakhso loogu ilaawo qof aad jeceshahay ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
4:32
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 7 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 54 МЛН
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 37 М.
TAXANAHA ARDAY | XALQADA 5AAD | SEYNAB
31:42
Bile TV
Рет қаралды 2,2 МЛН
Kama dambays markay dantu ku gaarsiiso ayaad GARAN DOONTAA
17:37
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 56 М.
13 Rafaad iyo XANUUN ku dhaca ragga SIIGAYSTA
17:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 12
18:47
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 51 М.
Nin ku weydiiyey kuma jecla! su'aalaha jimcaha part 1
18:20
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 79 М.
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН