Sheekada Seynab Cabdikariim Daahir oo Muqdisho ku kaxaysa Mooto Bajaaj iyo aragtida ay bulshada

  Рет қаралды 19,417

Goobjoog

Goobjoog

Күн бұрын

Пікірлер: 35
@Aamiin_Togdheer
@Aamiin_Togdheer 7 ай бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤❤
@abdihakiimmuuse9300
@abdihakiimmuuse9300 3 жыл бұрын
Hoooyo alle hakucaawiyo insh allah waad guulaysan doontaa hoooyo
@ggtl304
@ggtl304 3 жыл бұрын
Dadka wxaa ugu awood badan kuwa bahidoda Allah cidan ahyn u sheganin #hooyo sharaf kunolow Adun iyo akhiro
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 3 жыл бұрын
ALOOW YAA GUURSADE WALALEE IN AYSAN NACAS DHALAYN
@abdallaahmedinle7639
@abdallaahmedinle7639 3 жыл бұрын
War hoyadan somaliyey an cawinno ya Rabb
@Aj-4278
@Aj-4278 3 жыл бұрын
Masha allah ilahey haku xifdiyo ya rabi insh allah 🤲 Ninka dhalay carur tan oo manta nolosha ku fiirsadeey oo silacaa aah iyo rafad Brito markaa wax qabsadaaan ee malkasoo bax hooyo macan oo sidaaan igu so dhibtootey oo lashagaan markaas oo leeyahey aniga aabo hoodaa aah 😭 Wax ilahey kaga baryaayaa in oo xaqoodaa kasoo bixiyoo insha allah 🤲
@stohlengegestohlen168
@stohlengegestohlen168 3 жыл бұрын
Maash allah shaqaa sharaf shixaad waa ceeb cidee dondo ha noqoto macnaha rag iyo dumar shaqo ayaa sharaf uku jurto
@mohamedfarah2651
@mohamedfarah2651 3 жыл бұрын
Waa gabar fiican oo shaqeysata dumarka nooca ugu fiican waa hooyadan
@abdiwalisaid2997
@abdiwalisaid2997 3 жыл бұрын
Aan Caawino Gabadhan Soomaaliyeey
@awshan571
@awshan571 3 жыл бұрын
Alle wax khayr qaba ha ugu badallo 💯🙏
@fadxiyamuse6550
@fadxiyamuse6550 3 жыл бұрын
Alaahh haku caawiyo walaalo macaan
@mohsen6878
@mohsen6878 3 жыл бұрын
Ilahay culeska hakula qado Hooyo qiima aad ledahay nin kuwaayay umbaa garan karee 😭
@awshan571
@awshan571 3 жыл бұрын
Alle nolosha ha u fudaydiyo 💯❤️✅🙏
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 3 жыл бұрын
Somaliyeey caawiya hooyadan caruurta korinaysa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Kheyr alaha siiyo macalinka kheyr alaha siiyo somalida cawiso yaa rabi somali wexey ku badbadey dumarka
@serabtazuma9857
@serabtazuma9857 3 жыл бұрын
gob jog msha allh weeye gabadha nmbr keeda ma heli karaaa
@samiraabdi7118
@samiraabdi7118 3 жыл бұрын
Sharaf masha Allah sister 1❤️
@smileitsfree2809
@smileitsfree2809 3 жыл бұрын
AllahuAkbar 💖☝
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Ilahow kheyr sii waxa ronan leheyd in dumarka somalia xukuman waa hoyo somaliyeed kii dhaley intu ilmaha waxsiin laha u bari laha edeb bari laha carurta u ilalin laha wuu ka dhaqayey
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
Alla sharaf badanaa gabadhaas xoogeeda aaminsan thy kuwane ayagoo wax haysta ayay shaxaad shaqo u ah
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Aabaha Somaliyeed waa fashimay, was Zero, ninkaa ubadkiisa saas u dayacay waxa laga yaabaa in qabiilkiisa Xildhibaan u doortaan
@FreemanV99
@FreemanV99 3 жыл бұрын
Illahow hooyadaas u gargaar Adaa gacantaada wax ku dhergiyeey.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Waa wadan an sharci olin yaa u maqan hoyoyinka carurta agonta wadan an intaas daryeleyn waa u dhamatey macalinkaan ilahow kheyr sii ayada xata waa ilmo somaliyey u gurmada ilmaha walidku shaqeyo xanano hala furo
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Waxaa wax lala Yaabo ah Hadaad Fahanteen ilmaha 5 ta ah isku Abbe Maaha Wey noolyihiin oo waa agoon ma dhihin Hadana wad u jeedaan dhibaatada ka muuqata ..guurka somalia 🇸🇴 sharciga Masaarida uga degsan in leys guursado Halagu dabaqo Si u yaraado furiinku Calal Aqali gabadha hadii La furo U fara marnaan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Nimanka ilmaha ka tago o nol o ilmo kale kasi tagaya o jiraneyn o jiis aheyn waxa ron invla xiro xabis la geyo waa in la sameyo nimanka ilmaha ka taga in xabis la geyo dowlada waa in ey cawiso familada
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Nimanka carurta dayaco xabis halagu guro hana la cebeyo
@spotluxe1885
@spotluxe1885 3 жыл бұрын
Ban Bajaaj and create other jobs. Bajaaj doesn't help the city.
@sahrayusuf9539
@sahrayusuf9539 3 жыл бұрын
Caku abayasha qaarkood bal fiiriya caruurta quraxda badan iyo hoyada uu ka tagey bal xaguu u socdaa somaliya ma ragas baa hagajin kara
@abkaababa9204
@abkaababa9204 3 жыл бұрын
Walaalayaaloow gabdhaheena iyo hooyoyinkeena runtii wey dhiban yihiin aan caawino goob joig walaaloow gabartaan taleefoonkeeda xaggee laga helaa
@burhaanali5196
@burhaanali5196 3 жыл бұрын
Kula mid ayaan ahay waa Rayi fiican
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Nimanka somaliyeed wey fashilmen maroko xabis aya la geya hadey irsaqad siin ilmaha ey dhaleen yurubna qarkod yar hadey wax siin maxkamada wexey gede barbur guri wax ala iyo wuxu heysto ilmo 30jira ayaa weli la masrufa abayashii ka tagey xata hadu 50jiro u san shaqeyn abaha hoyada cawis ayu wareysana hadey diidan maxkamad ayu la kora wana reyna somaliana sharci mayaal
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Maskiin halo gurmado walahi waa wax la oyo adunka sharci aya yaal nin ilmo ka tegey o nabad qaba o dumar kale siraya xabis
@awalehabdi2760
@awalehabdi2760 3 жыл бұрын
Waar taleefankeeda yaa haya ha la caawiyo
@LoveToKiller
@LoveToKiller 3 жыл бұрын
Mnsha allah ❤️
Жездуха 41-серия
36:26
Million Show
Рет қаралды 5 МЛН
TARENIGA MOTADA BAJAAJ
12:01
Duco Media
Рет қаралды 64 М.
HOOYO MAANTA WAA KA YAAB SADAY. QOSOL IGUMA HARIN
11:56
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 101 М.
Public Prank Mooto fecon… || Qadar Hindi Baaquli boy iyo Bile Aalta
8:12
Warta Entertainment
Рет қаралды 136 М.