Sheekadii Mataan Ciideed Oo Dhameystiran Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha Qarni Joog

  Рет қаралды 429,883

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

Күн бұрын

Пікірлер: 257
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
Sheeko anuug ah oo uu Abwaan, macallin, sheekodhaadhi iyo buuni afeed oo Axmad Idaajaa F. Cali lagu magacaabo uu i noo soo jeedinayo, Ma qof aan ku jalbeebsan baa jira, Allaylehe waa Maya!
@aadammaxamuud
@aadammaxamuud 2 ай бұрын
Kkkkk adaaba asagoo kalaa
@nuuraali5555
@nuuraali5555 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan idinkugu mahdacelinaya. Waayo kama daalo daawashada muuqaalada aad soo galisaan team Qarni joog. Idaajana aad ayaan usalamaya cimri cibaado leh idam alle
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Aamiin Masha Allah
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 8 ай бұрын
❤❤❤❤asc
@deeqacali_23
@deeqacali_23 2 жыл бұрын
Cajiib dhaqamadeni hore ala unaxaristo dhamantod dadkas thanks abwan idaja iyo wll qarnijog
@caligaas
@caligaas 2 жыл бұрын
QqQqa⁰
@cazuzahmed3691
@cazuzahmed3691 Жыл бұрын
Mataan ciideed Movie in laga sameeyo weeye. Wallahi waa Qiso cajiiba
@mahamedadan132
@mahamedadan132 Жыл бұрын
Maya
@FatuunNoor
@FatuunNoor 17 күн бұрын
M.a waa sheeko qurux badn thnks awoowe mcn axmed farax ali idajaa❤❤❤❤
@abdullahabdisamad2086
@abdullahabdisamad2086 2 жыл бұрын
Idajaa tariikh badan buu somali soo gaarsiiyay mnsha alh
@faafumofaadumo9047
@faafumofaadumo9047 2 жыл бұрын
Wad Ku Mahadsantahay Sida Aad Noogu Soo Gudbisay
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 Жыл бұрын
2023 form four student waan idin salamy xasuus ayay inoo ahaan doontaa sheekadani🫀🤣
@hudafuture1330
@hudafuture1330 9 ай бұрын
Oh 2015 secondry graduated waan idin salaamay anigana ma weynaten😂
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 9 ай бұрын
@@hudafuture1330 waaalagaa qaaday walal💐
@AyuupOsmaandiriye
@AyuupOsmaandiriye 9 ай бұрын
Salaman😂😂
@Abdullahi1433
@Abdullahi1433 Жыл бұрын
Taariikh aan in badan raadinayey thanks❤
@walaaldaakirinho9555
@walaaldaakirinho9555 Жыл бұрын
mataan ciideed alle haynaxriisto waa geesi daarood ah♥️
@nadifaali9973
@nadifaali9973 Жыл бұрын
P
@naimadahir519
@naimadahir519 Жыл бұрын
Maan gaabka laka hadlaayo waa adi wlhi mesha maxa qabiil keenay yb
@NoraizarafaT.
@NoraizarafaT. Жыл бұрын
@@naimadahir519 maxa qabiil keni wayay😂ninka ma ciid buu ka dhashay
@ahmedbadal3795
@ahmedbadal3795 Жыл бұрын
@@NoraizarafaT. 🤣😂 ciid maxey kagaranayaan dadakni
@justnow7263
@justnow7263 Жыл бұрын
Jaahil wayn buu ahaa
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Mataan ciideed aabahay BAA iiga sheekayn jiray anagoo doolo joogna aloow cimri dheer iyo cibaado kusii aabbo
@hayatmohamud3572
@hayatmohamud3572 8 ай бұрын
Wax ma ka qortay
@anur5162
@anur5162 10 ай бұрын
Qab qabiil waa qalabku shisheeyuhu somali u adeegsadeen oo qaran la,aan na dhigay
@adanbacol55
@adanbacol55 2 жыл бұрын
Waa ku mahadsantahay asoo dhameestiran wax badana raadinayay
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Sido Kale adnha
@FatimaayaanFatimaayaan
@FatimaayaanFatimaayaan 7 ай бұрын
​@@Qarnijoogyuu. Ahaa mataan ciideed?
@Shekh_Mohamed
@Shekh_Mohamed 5 ай бұрын
​@@FatimaayaanFatimaayaanOgaden, Maxamed Subeer, Reer Cabdille, Reer Ugaas Xirsi, Reer Warfaa, Reer Magan.
@farhandiiriyeh1480
@farhandiiriyeh1480 Жыл бұрын
Jazakallah Soo gudbiyaha shekadaan
@Sharmaani77
@Sharmaani77 6 ай бұрын
Idaajaa wacalde sugaanta somaalida meel fiican buu geeyay❤
@assadalialasow2891
@assadalialasow2891 Жыл бұрын
Thanks Ahmed faarax idaajaa
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 2 жыл бұрын
Axmed farax taane sheko uu so jedinayo maciban ku jalbebayn wale iyo bile waa maye afmaal hodan ka aha afka somaliga
@jamahareed493
@jamahareed493 Жыл бұрын
Kkkk war ninku muhalig buu ahaye muxuu ahaa, idaaja afmaal waya arag ag mahadsanid
@mataanyoung2746
@mataanyoung2746 2 жыл бұрын
Waad ku mahad santahy sida wacan aad ino so Gaarsisay 🙏🙌
@alaalealmahdi5566
@alaalealmahdi5566 Жыл бұрын
Thanks idajia sheekidui mataan
@mobaraksaad4321
@mobaraksaad4321 Жыл бұрын
After exam haddaad daawaneyso ☝️😂. Mataan, ninkii u horreeyee gabadh iska ag seexda 1489 😂😮
@samiira2163
@samiira2163 Жыл бұрын
😂✋️
@liban402
@liban402 Жыл бұрын
Wa iga qoslisay😂😊
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 Жыл бұрын
⭐Naftu Waa Maqnow. ⭐ama Mahad Ku noolow. ⭐Waa miiska aan ahay waa in UU mid u dhexeeyaa.
@ismailyusuf1011
@ismailyusuf1011 2 жыл бұрын
Geesinimo dhimatay. Ninkaas oo kale geesi laguma sheego. Geesigu waa qof qiimo leh oo lagu daydo markaa haddii ninkaas oo kale geesi lagu sheego waxa ka dhalanaya in dhaqankiisa oo kale caadi noqdo.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Haa Waa
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay sida aad noogu soo gudbisay 🎉
@abdikafimohamedegal8830
@abdikafimohamedegal8830 2 жыл бұрын
Shaqo wngsan ayad hysa brother 🥰👏
@mohamedabdulahi9850
@mohamedabdulahi9850 2 жыл бұрын
Cajiib waaye runtii Mataan ciideed sheekadiisi wax badan ayaan ka baranY
@mohamedsiyatt5965
@mohamedsiyatt5965 2 жыл бұрын
Manshaallah ilah haithin barakyo gaar ahan abwan idaja ilahyna fasixada haku ziyadiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Amiin
@shaabanoornoor6242
@shaabanoornoor6242 2 жыл бұрын
@@Qarnijoog 3
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 8 ай бұрын
Idaaja wale waa niin cajiiba awoow noolow❤❤❤❤❤❤
@guledyatana7552
@guledyatana7552 6 күн бұрын
Wlhi tolkay ogadeen absame wax sifo walba oo bini aadamku yeesho waa lagu arki ninkani nin reer qabri dahar ah buu ahaa ehelkiisii baan sifiican u aqaan waxaase mahad oo dhan iska ilahy kadibna suugaan dhaadhi axmad faarax idaaja alle haku sharfo adeer cimri dherer caafimaad iyo cibaado suuban alle hakugu nooleeyo
@aydidmahamed6500
@aydidmahamed6500 7 ай бұрын
Ogaden unba Taarikh leh Cigaal shiilad,Matan ciided,Sayidka Raage Ugaas intuba wa Ogaden
@ibrahimkhalil6648
@ibrahimkhalil6648 7 ай бұрын
wil waal baad hilmantaay oo jidwaaq ahaa
@mamamulkiyarey5762
@mamamulkiyarey5762 7 ай бұрын
Ogaadeen maaheen ewuxuu ahaa dhul bahante
@moshuq4088
@moshuq4088 6 ай бұрын
​@@mamamulkiyarey5762 Mulkiyeey maxad tidhi? Ma Mataan Ciideed baa Dhuloos ah? 🤣🤣🤣 Ogaden, Maxamed Subeer, Ree Cabdille, Reer Warfaa, Magan Warfaa, Ree Dalal. Firkiisii baa nool.😂
@yaasiinabdiibraahimcumar3021
@yaasiinabdiibraahimcumar3021 3 ай бұрын
Raage ugaas waa nin badhtiro ah Cigaala waa fulaygii waynaa Mataan ciideedna waa nin jidwaaqa beenaalow
@aydidmahamed6500
@aydidmahamed6500 3 ай бұрын
​@@yaasiinabdiibraahimcumar3021 Raaage Ugaas miya Bartire ah,malaha raage ugas iyo Wiil-Waal bad isku khaldaysa
@aapokhalid2538
@aapokhalid2538 Жыл бұрын
Thankz ustaad Ahmed faarax ali idaajaa🙏
@SaidAbdillahi-b5d
@SaidAbdillahi-b5d 28 күн бұрын
Asc idaja allah haa ku xafido
@Som-boy571
@Som-boy571 8 ай бұрын
Wll music kasaara. Waa xaaran oo cadho illahay ayaa ka dhalanaysa.
@abdifitahtube5322
@abdifitahtube5322 8 ай бұрын
Maxa ka qaldan wll intad igu dhertahay
@Som-boy571
@Som-boy571 8 ай бұрын
@@abdifitahtube5322 Ma maqlaysid miyaa music
@sayidcali1303
@sayidcali1303 Жыл бұрын
Wad ku mahadsanthy sheekada cali mataan wa sheeko cajiiba qof magan eh somalida xiligan way disha
@kaasimsolopubg233
@kaasimsolopubg233 2 жыл бұрын
Dhaqanka guracan wali wanagu dambeeya
@mohamedismaciil8683
@mohamedismaciil8683 6 ай бұрын
18 May 2024 Doha Qatar 🇶🇦 xasuus gara
@saxansaxomusic3698
@saxansaxomusic3698 2 жыл бұрын
Masha Allah So Wad Wll
@MohamedAhmed-vc9cd
@MohamedAhmed-vc9cd 2 жыл бұрын
Bisinka waar ninku ma jin buu ahaa 😀😀😀
@RASMIDRAMA
@RASMIDRAMA 4 ай бұрын
ربي هب لي الملك لا ينبقي لا حد من بعدى❤❤❤./عبد القادر. نديف فارح
@bdjvrj3003
@bdjvrj3003 2 жыл бұрын
Mansha Allah ❤️❤️❤️❤️
@somaliwildlife
@somaliwildlife 2 жыл бұрын
QARNI JOOG iyo asxaabtiisa ku xiran musiga barnaamijku kubilowdo ha la ii sheego
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Aqoontu Af Qalaad Miyaa Maya Maya
@somaliwildlife
@somaliwildlife 2 жыл бұрын
@@Qarnijoog mahadsanid mudane
@padriugaas3313
@padriugaas3313 Жыл бұрын
Naftu waa maqnow ama waa mahad ku nolow Waa miiska aan ahay haduu mid u dhexeeya
@xaamjilibey5765
@xaamjilibey5765 2 жыл бұрын
Mahadsanid🥰✅
@SLM277
@SLM277 2 жыл бұрын
Fidno hadaa kataliso adaa kubixi
@abdullahihashiyusuf7179
@abdullahihashiyusuf7179 2 жыл бұрын
waa sheeko cajiib ah
@farahfaruur1274
@farahfaruur1274 2 жыл бұрын
Hard times make strong people and you people make strong people and governments. If those strong people and governments do not do justice, they will be destroyed and the small ones who did justice will be destroyed. KEEP
@khadarmahamed4783
@khadarmahamed4783 2 жыл бұрын
War anaga wax aragney hada yaad la hadleysa ma dadka aad magalyada weydisatey maad luuqadada hooyo aayar dadka wax ugu sheegtid shame on you plz wll
@hi-kj3ho
@hi-kj3ho Жыл бұрын
Meesha dhaqan iyo sooyaal soomaaliyeed ayaa looga hadlayaa adna afka gumaysiga ayaad ku hadlaysaa adoo faan umaleeta doqonow saan isku dhaan😂
@Aqiil14
@Aqiil14 Жыл бұрын
Labadii ku Dhalay wey kugu qasaareen Qadiyada Afsomaliga Haa kugu weynaato❤
@Handsomely-b2i
@Handsomely-b2i Жыл бұрын
Sheeko qosol iyo cibro ku qaadasho ku duugantahay
@axmedsdf4820
@axmedsdf4820 Жыл бұрын
Mahadsanid garaad
@Mucaadcloth
@Mucaadcloth 10 күн бұрын
Somali yuu ka'ahaa? Just asking
@CaliYare-ho3ud
@CaliYare-ho3ud 6 ай бұрын
War ninkaan waa in film laga sameeya waayo sheekadiisii waaba cajiib ❤
@ifraaxxuseen4396
@ifraaxxuseen4396 Жыл бұрын
Ma makaaeigaygaan galduur lala mushaaxaynin
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 2 ай бұрын
Idaajaa haduu fariintayda arki lahaa waxaan waydiin lahaa sagaalka nooc ee suuraha dumarka waxay kala yihiin ??
@craxmaancnuur7733
@craxmaancnuur7733 Жыл бұрын
Wllhi Nin Nin dhalay Buu Ahaa Lkn Kibirku ma Fiicna
@aminahmed8109
@aminahmed8109 Жыл бұрын
Diin la aan ayyaa haysay isaga iyo dadkiisii uu kasoo jeedayba haday diin lahaayen fasahaadka ninka wada garab maysan siiyen way iska qapan lahaayen
@faizamohamud6896
@faizamohamud6896 Жыл бұрын
Maxaa 200 sano ka hor laga rabaa hadaaba kii gardaran qabiil lagu taageera. Somali waligeedba diin ma xirin
@salmaanabdi6747
@salmaanabdi6747 Жыл бұрын
Adeer diina ogaden bu u aha oo seyidkii diinta wada ka dhashy oo samaliba gaalo xukunked u diiday marka ariyow reerka ha isku darin
@HassanBSaid
@HassanBSaid 5 ай бұрын
Talaado june-11-2024 ayaan sheekadaan dhagaysanaa anoo kow kusoo arkay tiktok in badanah maqlay mataan ciideed
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 2 жыл бұрын
Thanks wll
@AbdiHafow-rq1fi
@AbdiHafow-rq1fi Жыл бұрын
Mataan wuxuu ahaa will hoog🪝
@RASMIDRAMA
@RASMIDRAMA 4 ай бұрын
Waa hoiyo iyo walaashiis oo kale dumarka ciideed❤❤❤❤
@Qiirajabaan
@Qiirajabaan 2 жыл бұрын
Horta sawirkaan ma mataanciideed baa?
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
WAA MATAL
@AbuxamidalxambaliAlxambali
@AbuxamidalxambaliAlxambali Жыл бұрын
Kkkkk 😅
@mohamedadnaan4852
@mohamedadnaan4852 Жыл бұрын
Aad iyo aad ayaa u mahadsantahay shaqadan wacan ee noo heso
@Mohnnpro
@Mohnnpro Жыл бұрын
From Exam 2023 Salado Way Na Washei MaanTa😂😂
@AbdiHafow-rq1fi
@AbdiHafow-rq1fi Жыл бұрын
Thanks bro
@nagmanagmaa374
@nagmanagmaa374 Жыл бұрын
😢hdaan ogaan lahaa horaan u daawan lahaa 😢, GCs ayey maanta noogu jirty😂
@SakariyeMusse
@SakariyeMusse Жыл бұрын
Kkkkk sorry
@ahmedgoodax7417
@ahmedgoodax7417 Жыл бұрын
Mataan ciideed xawaadle miyuu ahaay ❓
@Qarnijoog
@Qarnijoog Жыл бұрын
KKKKK
@anisahaji4682
@anisahaji4682 Жыл бұрын
Ogaden
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 Жыл бұрын
Ogaadeen reer Warfaa bah Xawaadle waaye
@CfitaaxCfitaax-i5f
@CfitaaxCfitaax-i5f 7 ай бұрын
Ma anaan la yaabin geesinimo xawaadle iyo ogaaden leesku daray soomaali wax la mid ah aaney jirin
@CabdikhadarAxmad-n1k
@CabdikhadarAxmad-n1k 3 ай бұрын
@@CfitaaxCfitaax-i5f matan Cideed wa ogaden maxamed subeer rer cabdile rer warfa rer magan rer dalal bahxawadle
@ilzyx5912
@ilzyx5912 Жыл бұрын
❤❤❤❤ Subhanallah waa umad waliged dagaal gardaro iyo jaahilnimo isku darsatay maxaan ulayaba mantay waxa tagan waa wax dhiigoda ku aburan 😥😥😥😥😥
@axmedmaxamed5798
@axmedmaxamed5798 Жыл бұрын
Thanks 🙏
@salmo_Warsame_24
@salmo_Warsame_24 10 ай бұрын
Abwaan Axmad Cabdi Idaaja Mahad sanid❤
@MadarboyMadarboy
@MadarboyMadarboy Жыл бұрын
Thank you sxp
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 8 ай бұрын
2007 ano yar ayaan shekadan idaja ka maqli jiray lkin maanta ano caqligaygu buuxan dhagaysanaya
@supar6342
@supar6342 2 жыл бұрын
Tnks abwaane
@abdihussein1497
@abdihussein1497 2 жыл бұрын
Qabiilkaada miyaad ka hadleysa mise Somalia 🇸🇴
@XUDUUD
@XUDUUD 7 ай бұрын
Abwaan ka xageen kala xiriira asxabeey
@RidwaanMaxamed-x8s
@RidwaanMaxamed-x8s Жыл бұрын
mataan ciideed wuxuu haystaa score ninkii kaliyee gabadh guursaday hadana aan taaban
@naftadaahir
@naftadaahir 8 ай бұрын
MARTI IYO MAGANBa Afgaabni ba kuhaboon 😊 32:07 😅
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p Жыл бұрын
Muxuu ahaa odagaan maantay Keenay
@mustafefaarah3285
@mustafefaarah3285 Жыл бұрын
Shekadi imtixanka 2023 f4 hadan oganlaha inay kujirto 😂 😂
@InacaliAxmed
@InacaliAxmed 11 ай бұрын
Mahadsanid
@zakariaa.hussein6116
@zakariaa.hussein6116 10 ай бұрын
The art of evil, the ultimate villain
@apdalaasadmohamed5285
@apdalaasadmohamed5285 9 ай бұрын
11/2/2024 goorma daawanaysaa adna
@hudafuture1330
@hudafuture1330 9 ай бұрын
Deegaan kee bay ka dhacday sheekadan cid maqashay ma jirtaa?
@moshuq4088
@moshuq4088 6 ай бұрын
Ciid. Ama Qabridahar iyo nawaaxigeeda
@xassansulub6974
@xassansulub6974 Жыл бұрын
Waxaan sheeko waa dhaafty
@CismaanDayib-id4ih
@CismaanDayib-id4ih Жыл бұрын
Cajaaib 18/4/2023
@Aaziz5
@Aaziz5 6 ай бұрын
Sheeko aad iyo aad xiiso u leh 🤗
@ifraaxxuseen4396
@ifraaxxuseen4396 Жыл бұрын
Iga jiho nin soojiitay baatahaye
@mohamedadan6703
@mohamedadan6703 11 ай бұрын
Skeekooyinksan been waaye😂 Sababta qofkaan ragga muxuu dheeraa inoo sheega😊
@Abdinasiryussufabdille-tx7wm
@Abdinasiryussufabdille-tx7wm 2 ай бұрын
Laaantaa macalin afka hooyo dhenytay
@HusseinAhmed-n6w
@HusseinAhmed-n6w 9 ай бұрын
Geesi waa nuur jiir iyo mid aan jirin
@DaahircabdiIbraahin
@DaahircabdiIbraahin Жыл бұрын
Thankis
@guleidmahamed259
@guleidmahamed259 Жыл бұрын
Intii shekadani ay ugu jirtay examkii 2023 madada soomaliga 😂😂
@kamaalahmett7088
@kamaalahmett7088 10 ай бұрын
Matan cided toban jer ka badan Wa dhayestey
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 9 ай бұрын
All sin salami walibaa ku mid ahaa dhigeystiyaasha Lkn fooriga ka reeba codka kali ah so dhiga
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 7 ай бұрын
Foorida laftigeed ayaa taariikh ah
@liban402
@liban402 Жыл бұрын
Dadku hore in ay jaahiliin ahaayen waxa ku garanayaa ninki mantaan ciideed aha wa akaa afadi ugu yeeray saalad9 ciideed😂 waa shuqul gaal caadiya😂
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 2 жыл бұрын
Mataan qoloma ayuu ahaa?
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 2 жыл бұрын
OGAADEEN MAXAMED SUBEER REE CABDILE REE WARFAA BUU AHAA
@yaasirshekhabdi9797
@yaasirshekhabdi9797 2 жыл бұрын
@@wiilkahamigafogleh4318 walee oomataan mareer cabduluu ahaa
@abdiqadirali1562
@abdiqadirali1562 Жыл бұрын
Bah xawaadle yay yihiin ma reer warfaa baa?
@abdiwaliceeblaawe8603
@abdiwaliceeblaawe8603 Жыл бұрын
Waa Mareexaan Ree Diini
@AbuxamidalxambaliAlxambali
@AbuxamidalxambaliAlxambali Жыл бұрын
Been
@Haleeleelin
@Haleeleelin 5 ай бұрын
​@abdiwaliceeblaawe8603 waaruntaa kuwa mareexaan ahna way jiraan lkn. Kuwani waa ogaadeen
@CabdikhadarAxmad-n1k
@CabdikhadarAxmad-n1k Ай бұрын
@@abdiwaliceeblaawe8603 axmad farax xirsi (matan Cideed) Ogadeen maxamed subeer rer cabdille rer warfaa rer magan rer dalal bahxawadle weye
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 Жыл бұрын
Ninkii gabayga cadan kasoo tiriyay ee raga iska diray tolow ma dhulbahante ayuu ahaa mida kale Ninkii reer Barbara ee xoolaha laga qaaday qolomu ahaa
@CabdikhadarAxmad-n1k
@CabdikhadarAxmad-n1k 3 ай бұрын
ninka gabayga tiriyay wa isaaq ninka xoolaha laga dhacay wa isaaq
@Boqoradda
@Boqoradda 10 ай бұрын
Intuu score cusub samayso islaha buu ceeboobi gdhy😂
@CfitaaxCfitaax-i5f
@CfitaaxCfitaax-i5f 7 ай бұрын
Waa geesi nimada soomalida
@muydinahmed4946
@muydinahmed4946 11 ай бұрын
Ragow kibika waa lagu kafaa kaa hala ogaado😂😂😂
@abdimalikabdimalik9502
@abdimalikabdimalik9502 2 жыл бұрын
Waxaa noo qonsaday barwaaqada waa yurb
@QiyaarYare
@QiyaarYare 5 ай бұрын
Qiso faafan weeye
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 573 М.
Миллионер | 3 - серия
36:09
Million Show
Рет қаралды 2 МЛН
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
Taariikhdii Garaad Wiil Waal
1:48:38
warbahinta bulshaawi.com
Рет қаралды 966 М.
Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"
34:03
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 216 М.
Taariikhdii Sultan Suleyman Al-Qanuni | Sh. Mustafa Haji Ismail
2:06:16
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,6 МЛН
Sheekadii Wiil Waal Oo Dhameystiran
1:39:37
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 283 М.
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 997 М.
Suugaanta Habaarka Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Iyo Qarni Joog P1
50:04
TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA
1:48:38
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 512 М.