Sheekadii Qamaan Bulxan Iyo Xaaskiisii Barni Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha Fanka Iyo Suugaanta

  Рет қаралды 105,110

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@guledyatana7552
@guledyatana7552 3 жыл бұрын
Axmad faarax idaajaa ilahy cimri dherer iyo caafimaad haku siiyo intii idaajaa jecel like ta saara
@caashacalicumar9875
@caashacalicumar9875 3 жыл бұрын
Aad Iyo Aad Ayan U Jeclhy Wll
@alizaki2310
@alizaki2310 3 жыл бұрын
Sidoo kale walal aadban ujeclahy alle Hadayee🥰
@tawosabdalla697
@tawosabdalla697 3 жыл бұрын
Ninka sheekadaan akhrinaya oo so gudbinayaa idaja ma’ahan ee waa yamyam
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Yaakuu Shegay Yam Yam Miya Hada Live So Gali Kara Allah Ha U Naxariiste
@tawosabdalla697
@tawosabdalla697 3 жыл бұрын
@@Qarnijoog walaal iga raali ahow, codkani kiisa bu aad u shabaha waan la socdaa inay yamyam tiisa gashay hasa ahatee waxaan mooday inaad tasjiil hore oo duubnaa uu ka tagay dib u so galisay.
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 3 жыл бұрын
Aw-cumar geddoontaye haddaa, naga guddoon caawa, Rabbi haydin geeyee haddaad, gama' malayn weydo, Ood gaanbisaan socoto way, galan-galcootaaye! Galaw iyo shinbiro gii' leh iyo, guul-darriyo qaylo! Wi[y]yil gaatin gool iyo libaax, gucummo aar yeeshay! God abeeso, good iyo mas iyo, guratadaa hoose! Waddada goonyeheediyo dil iyo, gawrac iyo jiifis! Gunti-nebi Alle ha kaa geshiyo, golaha Yaasiine! Gaaniyo haddaa nabad-tagtaan, gurarka Aw-nuuxa, Ismaaciilka gaanka ah haddaad, war u gamuunyayso, Sheekhii Islaamkuba gartee, gacanta loo dhiibey, .......
@xalimoghairbm3394
@xalimoghairbm3394 2 жыл бұрын
8
@abdullahialishahad8729
@abdullahialishahad8729 3 жыл бұрын
1. Aw Cumar gaddoontaye haddaad naga guddaan caawa 2. Rabbi ha idin geeyee haddaad gama'mulayn weydo 3. Ood gaanbisaan socoto way galan galcootaaye 4. Guluf iyo lugooyiyo col wayn galalaftii weerar 5. God abeeso Good iyo Mas iyo goosatada hoose 6. Waddada goonyaheeda, jid iyo gawrac iyo jiitin 7. Galow iyo shinbiro gii' leh iyo guul dariyo qoofal 8. Gulaal dhagax iyo geed-nugaal lugtiyo gacandhi sii jeedda 9. Wiyil gaatin gool iyo libaax gucummo aar yeeshay 10. Gantaaleed good iyo rasaas kugu galeelyeysa 11. Gebgab iyo cabsi iyo wixii gubaya jiidhkaaga 12. Gunti Nabbi Alla ha kaa geshiyo golaha Yaasiine 13. Gaabiyo haddaad nabad tagtaan gorarka Aw Nuuxa 14. Ismaaciilka gaanka ah haddaad war u gamuunyeyso 15. Giddigii Aw Warfaa iyo Bah-Sacad amase Guuleedka 16. Sheekhii Islaamkuba garteen gacanta saaraynay 17. Gaadhsiiya gabaygaan idhi igu gar weeyaane 18. Maansadu ged bay leedahee ma aan guracadeeyay 19. Galsho lama qodee ceel miyaan gorof ka miideeyay 20. Geddii Weerar iyo Raage sow uma gadaal xoorin 21. Gobo kalana waa eray yaroon idin garwaaqsiiyay 22. Nabsi lama gurtee seediyaal guda ummuurtayda 23. Gadaafiyo xaq lama soo duwdee guud-caddaha miidha 24. Bacdigeed halkaad goosataan soo gadaal celiya 25. Rag hadduu gob yahay oos isgayo guurna kala waayo 26. Labaa gacallo raagtiyo lahaan gogol aan laabmaynin 27. Labana waa geshi iyo ceeb waxay kala gasbaysaaye 28. U guddiya oo midkay idinla tahay soo gadaal celiya 29. Anniguna halkii ila gudboon gees aan ula shawro 30. Maansadu ged bay leedahee ma aan guracadeeyay 31. Galsho lama qodee ceel miyaan gorof ka miideeyay 32. Geddii Weerar iyo Raage sow uma gadaal xoorin 33. Gobo kalana waa eray yaroon idin garwaaqsiiyay 34. Gaalliyo garuur niman noqdoon haybi kala gaynin 35. Ninbana goosan kii kala kobtuu kaga gol roonaado 36. Ee gobolkii godob fool xun iyo geeri kala dhawran 37. Ee gobolkii gunfiyo Xuseeniyo garab ku taagleeyey 38. Ee gobolkii gaadhkii naftii galiyay reer Naa’ib 39. Ee gobolkii gooshigan Berbera gadaya baystaynka 40. Ee gobolkii gubantaa Isaaq, Gorayo-cawl mooddo 41. Ee gobolkii sidii Geri-goddaxley gaafan yahay suudda 42. Ee gobolkii gi’laynayood Awr gabniyay mooddo 43. Ee gobolkii sidii geenyadiyo gabadha loo jeedli 44. Ee gobolkii sida goonibaadh giirka laga toogan 45. Ee gobolkii guunyada dabtoo guran masaartiisa 46. Ee gobolkii gaws iyo sur iyo gudin ku sooryeysto 47. Ee gobolkii goojada qotee garawga fuudaayo 48. Ee gobolkii gamboolkuu lahaa gaar isaga tuuray 49. Ee gobolkii reer Aadan-Cawl gacanta saaraayo 50. Ee gobolkii dhawr webi gudboo haybti garan waayay 51. Ee gobolkii gooricii Hartiyo Gorrad la beeleeyey 52. Ee gobolkii guddoon iyo lahayn hebel inoo geeya 53. Intaasaa gayiga reer tolkay qaarba gees maraye 54. Rabbi haysu geeyee cidlaan gagafsanaayaaye 55. Guntigaan maroorsaday anoon meel isugu gaynin 56. Oon gu’gakan maantiyo dayrta gacal wallaaleynin 57. Gebi nama sugtaan dayrna waa geeddi reer Khalafe 58. Nina godobtii kama baaqatee haw gammaanaato 59. Haw gadhoodho way wada jirtaa goonyahoo idile Isha gabayga: Buuggii Qamaan Bulxaan: (taariikh iyo maanso)
@karingarfod9151
@karingarfod9151 3 жыл бұрын
Mashaa allah shukran walaal qaali
@suldaanoiimaan6313
@suldaanoiimaan6313 3 жыл бұрын
Allah Sheekooyinkii hore Jacliya Mahadsanid wll
@husseinshariff4109
@husseinshariff4109 3 жыл бұрын
Qarni jog music saran hesti iska laheed noso gali
@khalidmouztapha8738
@khalidmouztapha8738 3 жыл бұрын
Mcha allah Ahmed farah Ali idaja dhaqan-yaqaan soomaliyed
@mukhtarhusen9578
@mukhtarhusen9578 3 жыл бұрын
Masha Allah Thanks again 🙏
@maareeyechannel5155
@maareeyechannel5155 3 жыл бұрын
Maasha allh idaajaa Allaha ku barakeeyo, wax badan baan ka faa'iidnay.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Жыл бұрын
Allahaunaxariisto ,dhamaantood
@somalibubg8176
@somalibubg8176 2 жыл бұрын
Manshallah shekadan waan xafiiday markan mirqamo waan ka shekeyaa🥰🥰🥰
@aminaabdimadar1396
@aminaabdimadar1396 3 жыл бұрын
Mnshalh wa sheekoyin qimo leh cfimd ku nolow abwan idaja🥰
@abrarmedia-u6
@abrarmedia-u6 3 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanidin qarni joog channel aan si rasmiya ugu xidhanahay
@adamjumale4871
@adamjumale4871 3 жыл бұрын
Naag iyo geel la dhaco waa dhaqanka soomaalidii hore.
@abdulkadirmohamud7910
@abdulkadirmohamud7910 3 жыл бұрын
Mansha alllah 2021 wali wan dawanayaa abwaan idajaa allaha xifdiyee
@hassanahmed-kj4yz
@hassanahmed-kj4yz 3 жыл бұрын
Thanks alot halo badiyo shwkoyinki hore codsi
@CPD19
@CPD19 3 жыл бұрын
Alla ullah baa mahadleh ragga iga gaarsiiya erayada iyo dhigooda in nalooga diyaariyo buug
@daauud77
@daauud77 7 ай бұрын
Sxb heesta ka dhex baxaysa magaceed ii sheeg hadaa garanaysi❤
@ciisexuseen
@ciisexuseen 3 жыл бұрын
Mahadsanid zxb qarnijoog
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana 2 жыл бұрын
Fadlan Music 🎶 heesta leh ii sheega
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 жыл бұрын
AsWW,NUNSES DUMAR IGA WAAWAYNAA BAA LAYGA JECLAADAY DOQAY DAFAY TILMAAMAHAYGA DARAADOOD, WAATAN KADRAAAAAAAAAAY QIIMOBADAN CADAY DHIGEY UGU SHAACSANAHAY UGUNA WATAA. MASHAAAALAHDAN. YAETAN BAHYAR QOFTA. EXUSEME
@engineerkaynaan4421
@engineerkaynaan4421 3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul. Horay usoco
@mahamudabdi1081
@mahamudabdi1081 3 жыл бұрын
Sayid maxamed cabdale Qamam bulxan Ma gaalbaad tahay Buu yidhi mise anaa moodaya
@tawosabdalla697
@tawosabdalla697 3 жыл бұрын
Masha Allah wll idaajaa Wa kuma qofka sheekadani meeyrinaya
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
WA IDAAJAA
@tawosabdalla697
@tawosabdalla697 3 жыл бұрын
@@Qarnijoog masha Allah eebe weyne cimriga iyo cilmiga ha ku barakeeyo hana ku hibeeyo cimri dheer iyo camal sooban oo dadka ku anfacdid
@MEECAAD_MEDIA
@MEECAAD_MEDIA 3 жыл бұрын
Mancha allah mahadsanid sxp
@ahmedsanka
@ahmedsanka 2 жыл бұрын
Warti idaja wa ody somaliyed o qali ah
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 3 жыл бұрын
Reerka uu ka guursaday baa dhaqan xumaa diintunah waaye ku yaraad
@abucubayr8517
@abucubayr8517 3 жыл бұрын
Idaajaa waan ku daydaa marwalba in aan sidiisa oo kale wax u Soo gudbiyo
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Masha Allah
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
WhatsApp 615643906 Iga Soo Wac
@Ahmedkooke
@Ahmedkooke 2 жыл бұрын
Ismaaciil abaskuul jidwaaq (ree Aw nuux)
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 жыл бұрын
waa khadraaay gabadha WAATAN. DUMARTAAAAAAY.
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 Жыл бұрын
Xage ka helaa music-ga dhextaalka u ah sheekadaan.
@bestleader8294
@bestleader8294 2 жыл бұрын
ANIGA: :jaceyl dhaba ma jiro Qamaan: mxaa ciyaar maan kula ahay?
@UbaxaGeedaha-po4xf
@UbaxaGeedaha-po4xf 10 ай бұрын
Ilma adeerayaalo heesta saaran sheekad ciwNkeda ama qofka qaaday igu caawiya mhsanidin
@mohamedosman2064
@mohamedosman2064 6 ай бұрын
War san baaladhahaa Binti cumar gal ayaa qaaday
@UbaxaGeedaha-po4xf
@UbaxaGeedaha-po4xf 6 ай бұрын
@@mohamedosman2064 Mahadsanid wll
@djdhagafe7438
@djdhagafe7438 2 жыл бұрын
Ok
@MohamedAhmed-yc2lg
@MohamedAhmed-yc2lg 3 жыл бұрын
Aad ban ugu bogay
@Sigma-143
@Sigma-143 8 ай бұрын
musicada horta maxey tahay yaa ii sheega
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 3 жыл бұрын
QARNI JOOGOW , waxaa habboon sawirada dadka meesha ka muuqda inaad nala wadaagto inaysan ahayn Barni Sh Cabdullf iyo Qamaanbulxan
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Waan Kuu Sheega Xili Hore Soo Ma Aha
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 3 жыл бұрын
@@Qarnijoog Ma fahmin walaal , macnaha horay maa noogu sheegtay dadka meesha ka muuqda magacyadooda .
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 жыл бұрын
;AYMA HELO JEERNABA.QOFTA WAAMAYA.
@ismailhindi2953
@ismailhindi2953 3 жыл бұрын
Hagoogane dagaalkaas yaa so qaday?
@mahamedmaxmuud4927
@mahamedmaxmuud4927 2 жыл бұрын
Sawir ro
@ciisexuseen
@ciisexuseen 3 жыл бұрын
Waxaan kaa codsanaynaa sheekadii tafadhiig ee dhexmartay afxakame iyo cali duulane Weliba hadaan idaajaa ka sheekaynayn iska daa😀
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Masdhamestirno Lkn Wa Haaf
@abshirabeelo3905
@abshirabeelo3905 3 жыл бұрын
👌👌👌👌
@sahalyare1167
@sahalyare1167 2 жыл бұрын
Waxaan Layaabaa KZbinrada Woxoodu waa Hunguri raadis kaliya maaha dad fanka iyo dhaqan midna ehel uah waxkale daayoo Qamaan Bulxan Magaciisii Baanu saxi karin Qoraal ka qaldamayna maahee Af somaliga laftiisay agnaan ka yihiin sidan kan Qarni Joog Isu sheegaya qarni daayee Qaan gaadh ma tihid qamaam bulxan buu qoray Qamaam magac maaha Qamaandhe Caqliga lagaa maydhiye Afkii Iyo dhaqankiibaad biisiin adiga iyo noocaaga hurgurigu ka galay waxanay ehel u ahayne
@abdiabdilaahi2208
@abdiabdilaahi2208 3 жыл бұрын
Codkan maaha kii idaajaa
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Wa 1988
@abdiabdilaahi2208
@abdiabdilaahi2208 3 жыл бұрын
Macquul sidaa idheh
@afnaankilwe5751
@afnaankilwe5751 3 жыл бұрын
Dhalinyaro waa waqti hore
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 жыл бұрын
UGU DAGANAHAY UGU DHAQANWANAAGSANAHAY UGUNA GAARISANAHAY DHAQAALE LEEYAHAY SHUQUL DMAR UGUNA ASTURANAHAY UGUNA FAEXAD LEEYAHAY UGUNA WAX AQAAN UGUNA SOCODYARAHAY.CASAR
@mixiyadiinmaxamed5395
@mixiyadiinmaxamed5395 2 жыл бұрын
Maansha alla
@sharmarkejama781
@sharmarkejama781 3 жыл бұрын
The agonizing palm preferably admire because stool conceptually perform out a hurt claus. naive, romantic disgust
SHEEKADII ADUUNYO KHATAL IDAAJAA
43:06
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 610 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 22 МЛН
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 6 МЛН
Elza love to eat chiken🍗⚡ #dog #pets
00:17
ElzaDog
Рет қаралды 17 МЛН
CAN YOU DO THIS ?
00:23
STORROR
Рет қаралды 46 МЛН
Buuga Xabaasha Dadka Nool Ee Jeel Ogaaden By Qarni Joog
1:42:51
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 23 М.
Dowladdii Kacaanka 21 Oktoobar 1969
15:46
BulhanGroup
Рет қаралды 597
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 568 М.
Sheekadii Dhaashane Iyo Dheeho
3:15:45
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 126 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 22 МЛН