Sheekadii Yahye Abdi oo Somaali ka soo jeeda ayaa diyaarad lugteeda ku soo dhex dhuuntay.

  Рет қаралды 14,132

Turbashaash Family

Turbashaash Family

Күн бұрын

Daawade waa sheeko mijiso kaa yaabin doonta.
Hooyadaa ma u marri lahayd in aad diyaarad lugteeda ku dhuumato si aad mar kale isu heshaan. Waa Sheekadii Yahye Abdi.

Пікірлер
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 21 күн бұрын
Alaykuma salaam cajiib ilaahay baa bad baadiyay😢
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 20 күн бұрын
RABBIGII ABUURTEY BA SO BADBAADIYEY ALLAHU AKBAR KABIRA🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 19 күн бұрын
Hooyadii maloo keeney NIN RAGA CIIL CADAAB KA DOOREY
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 21 күн бұрын
Illahay dadkeena haka daweeyo cudurka qabyaalada iyo colaadeeda.
@AnabGuled-e7j
@AnabGuled-e7j 21 күн бұрын
Asc dhaman waalidinta waa in unxaristan caruurta ay hayaan si aysan udhicin tan oo kale waa arin naxdin leh Allah baa badbadiyey!
@samatarhassanabdillah2400
@samatarhassanabdillah2400 21 күн бұрын
Bari hore ayey dhacdey qisadan Adogeyga hoyadi dhaley aya Asxabna oo wadan mida dagan nahay
@Ciiltire572
@Ciiltire572 20 күн бұрын
Wiilka hooyadii Maasha Allaah reer wanaagsan ayey ka soo jeeday oo deriska jeclaayen
@safiyamustafa6931
@safiyamustafa6931 19 күн бұрын
Haa wiilkan hooyadii qaxoontiga sheedheer ayaan is kula jirnay darisna waan aheeyn hooyada wilkeeda waalogeye
@fatimafarah2535
@fatimafarah2535 11 күн бұрын
Uma Abdullah Asc wax layidhi Rag ciil cadaab ka doore wa arin layaab leh Ilaahay ba badbaadiye.
@nimosuleiman
@nimosuleiman 17 күн бұрын
Waa cajiib Allah dilaya dhinta hoyo macan waa loo bahan yahay
@HhhUuu-p3f
@HhhUuu-p3f 17 күн бұрын
mahad moxog❤❤❤
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 20 күн бұрын
Asc ad&ad ayad ugu mahadsantahay sida wanaagsan ee ad bulshada somaliyed u wacyi galiso🤲❤️❤️💕💕☝️❤️🌹
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 20 күн бұрын
Yaa Allah😢😢😢😢 hooyo macaan wax loo dhigo ma jirto
@ashaoali8020
@ashaoali8020 21 күн бұрын
Hello walaalkey qali mahad cabdulle
@ashaoali8020
@ashaoali8020 21 күн бұрын
Haa waaka baxaan lahaay qoftii eedo soogumeeysatey ayaa og ineeey Aayo Heltahay
@IbrahimHabibullah-h9o
@IbrahimHabibullah-h9o 20 күн бұрын
Waa sheeko hore todaba sano ka hor. War la qabo xiise ma leh Geesi ma aha Waa axmaq doqon ah. ,اللة انقذة انها من المجزات الكبري
@abdielm3551
@abdielm3551 20 күн бұрын
Sheekadan mar hore ahayd sxb expire
@LiibaanMohamedKabloow
@LiibaanMohamedKabloow 19 күн бұрын
Waa 10sano ka hor ma aha wax cusub
@kahinhassan4543
@kahinhassan4543 19 күн бұрын
Hooyadiis way isheleen waxana hooyadiis lakeenay marykan 2015 wayna is heleen
@SUHAYBSINKO55
@SUHAYBSINKO55 20 күн бұрын
Thanks 🎉
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 21 күн бұрын
Waan dhawnahay Mahad sanid
@heerqaran580
@heerqaran580 16 күн бұрын
Lkin waxaan filaa arintaan sanado kahor ayay aheyd
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 19 күн бұрын
Ragga soomaaliyeed ee caruurtooda u dhiibaayo naag uu soo guursaday waa in ay caruurta ka war qabaan, oo eedayaasha qaarkood waa habaar qabayaal caqli yar wallaahi...
@safiyamustafa6931
@safiyamustafa6931 19 күн бұрын
Asc
@Saphaa1
@Saphaa1 20 күн бұрын
Cod malahan bee😢
@Umu-aamin
@Umu-aamin 19 күн бұрын
Qof af gaaban waa siiyaranayaan ninkan waa nin̈ afgaaban facebook iyo youtube kisa ayaan ku xirnahay master moxog u aqaana😂😮
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 20 күн бұрын
Ayo arxan la ,a ciilbaa ugeeyey hooyo mc waa qaali😢
@safiyamustafa6931
@safiyamustafa6931 19 күн бұрын
Hada hooyada iyo wilkeeda meel ayeeykuwada noolyihiin america ayaaloqaday
@hawamohamed4818
@hawamohamed4818 15 күн бұрын
Waachib
@A3v-w7q
@A3v-w7q 19 күн бұрын
So yaacay so yaacay wa calasow
@Mrsamadoon
@Mrsamadoon 20 күн бұрын
Waar Nio Anaaba Laydhahaa Yaxye Cabdi. Qaar Aanu Asxaabnay Oo Daawaday Muuqaalkaaka Ayaaba Ilaa Xalay Ikula Gaftamayey😂😂😂😂😂😂😂
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 20 күн бұрын
Wilkan yar hooydiban qoxotiga jaar ku ahayn ayadi abihi ba wuxu uu sheegay inay hooydi dhimatay marku ogaday inay hooydi noshahay hooyadi waxa lo qaday america markii wilkedu sheegay meshay joogto
@Ciiltire572
@Ciiltire572 20 күн бұрын
Ubax
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 20 күн бұрын
@@Ciiltire572 haa
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 20 күн бұрын
MAHADOW INAN KULA HADLO BAN RAABA SE KULA SO XARIIRIKARA
@mohamednur1696
@mohamednur1696 20 күн бұрын
SAN JOSE WAXAA LOOGU DHAWAAQAA(SAAN HOOSEEY)SPANISH
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 19 күн бұрын
Arxan darada eedooyinka qaarkood waa ay kugu kalifi in wax kasta aad sameyso si aad qofka uga baxsato
@Mrmjxirsi
@Mrmjxirsi 19 күн бұрын
Mahad hargeysa
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 19 күн бұрын
Shekadan miyayna ahayn tiii waa fog dhacday 8sano kahor
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir 20 күн бұрын
Waar mahadow waa sheeko waalane diyaarad ligteed aduunka ugu kala goosh
@museosman8296
@museosman8296 20 күн бұрын
Dhibtaa mid ka daran aya haysey
@HRU20
@HRU20 20 күн бұрын
NAAGTA AABO EE AAYO AMA EEDO WAA CADAAB 99%. 1% AYAA NAXARIIS LEH, SE AABAHAAS AYAA DABAAL AH
@MaymunaMukhtar
@MaymunaMukhtar 20 күн бұрын
Ragu haweenka haturaan
@heegabomedia9644
@heegabomedia9644 20 күн бұрын
Muxogii iska samayso
@RoseLangaard
@RoseLangaard 18 күн бұрын
Adiga maxaad samayn kartaa?!😮
Arin ugub ah oo yaab badan" Gabar laga helay Xaniin Rageed
31:39
Xogmaal Media
Рет қаралды 59 М.
Baxnaaninta caloosha.
12:32
Turbashaash Family
Рет қаралды 5 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 30 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 31 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,2 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 59 МЛН
Dilka Xqdarada Ee Imam Khalifa Williams Oo Mareykan Gilgilay...
10:01
Mahad Abdule maxaad ku taqaanay. Bal sheekadan ila daawo.
12:22
Turbashaash Family
Рет қаралды 2 М.
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
DEEQSI MAN
Рет қаралды 181 М.
Somali Inventor: Side ayuu u sameyay diyaaradan Shoodhe
20:21
AC Kornayl
Рет қаралды 5 М.
Safarkaygii dalka Vietnam  🇻🇳 My trip to Vietnam
18:00
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 154 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 30 МЛН