MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO

  Рет қаралды 279,523

DEEQSI MAN

DEEQSI MAN

Күн бұрын

Magaalada raaso
.
Follow my journey
.
Instagram: www.instagram....
.
Facebook: www.facebook.c...
.
Snapchat: www.snapchat.c...
Dire dawa
Diridhaba
Jigjiga
Hargeisa
Hargeisa vlog
Muqdisho vlog
Burco vlog
Borama vlog
Baladweyne
Moqdisho
Xamar vlog
Xafadaha hargeisa
Jigjigayar
Somaliland vlog
Somaliland
Somalia putland muqadisho laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs hargeisa vlogs
Somalia vlogs muqadisho vlogs kismaayo
jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu sidee horumarku samayn karta kaliga sidee lacag ku samayn karta #ethiopia #jigjiga #harar_ethiopia # #somaliland #berbera #hargeisa #ethiopia

Пікірлер: 646
@deeqsiman
@deeqsiman 4 ай бұрын
Muqaalkan markan soo dhigay waxaan haysanay 37,700 subscribers 🙏
@cabdimuniirmaxbuub8759
@cabdimuniirmaxbuub8759 4 ай бұрын
Caawa 50k
@cabdimuniirmaxbuub8759
@cabdimuniirmaxbuub8759 4 ай бұрын
Comin soon re raaso ninka haloo cumaamado
@Mohamed-Ozil
@Mohamed-Ozil 4 ай бұрын
#ethiopa Ku so qoray iska dhaaf somali galbeed dheh
@mohamuudsubeer5876
@mohamuudsubeer5876 4 ай бұрын
Imikaba wa intaasuun 😂😂🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️
@Mom_Lyrics
@Mom_Lyrics 4 ай бұрын
😮😮Muuqaal aan caadi ahayn wlahi🔥🔥
@Mosalah-p9w
@Mosalah-p9w 4 ай бұрын
Dadka reer raaso waa dadku ugu sharafta ,akhlaaqda badan somalida uguna qurux badan,ugu hablo wanaagsan ,ugu marti soorka badan ma jiro cid somaliyed oo kabtooda gashan kartaa allalh akhlaaqdiina dadka somaliyed ha gaadhsiiyo. From awdal markabaad ayaan tagi doonaa insha llaah dhulka sharafta iyo diinta ,iyo dhaqanka😂
@Galkacyogarden1
@Galkacyogarden1 4 ай бұрын
​@Maryan_idilallow raaso aan taga 😢😢
@Carfon-cabdillahi
@Carfon-cabdillahi 4 ай бұрын
Thank you wallo.
@podSnippets_10
@podSnippets_10 4 ай бұрын
Sheekhaal dad sharaf badan🙌
@jawaahiri
@jawaahiri 4 ай бұрын
😁😁😁"Magaalo aan surwaal laga xidhan" i really liked your title and production, go forward bro
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 3 ай бұрын
Sheekhaashtu waa hooygii diinta waxaanbaan odhan karnaa diinta isllaamka sheekhaash baa keentay gaar abaan jijiga sheekhii ugu horeehay ee keenay xaaji faarax ayaa laodhan jiray oo wiil waal ayaa fadhiisiyay meesha diinta layidhaahdo halkaasi bay kabilabatay diinta dadka sheegta absamaha nasiib daro lamagaranayo sheekhaash iyo absame mid u soo horeeyay dhulkan lagaran maayo haddanna nasiib daro sheekhaashi dhulkii ay nalalahayd si dulmi ah ayaa looga qixiyay qaxooti baana lagu geeyay raaso waa xaqdaro tii ugu waynayd yahuuda falasliin dhulkoodii ka qaadatay kama duwana sida sheekhaash dhulkoodii looga dhacay booli baa lagu haystaa anigu waxaan jecllaan lahaa in ay dhulkoodii hooye uun silicba ha ku ahaatee ay u sabraan culimadaasi dulmigu wuu daashaday weligeedba waaladhibi jiry nasiib bay unoqotay culimadii absame ayyay ahaayeen dhulkoodii waa horadiini ceelxaal dhagaxmadoow sagag sulul sibi anigu waxaa odhan lahaa dhulkii hooyo allah ha idinku soo celiyo wax kastaba wuu karaaye aammiin ❤❤❤❤❤
@abdifatahalpha
@abdifatahalpha 4 ай бұрын
Sheekhaal dad cajiib ah, geeska afrika OO dhan waa dagan, inta aan ka arkay waa dad waxbarasho, akhlaaq fiican, diinta ku fiican, aad isku taageera, Ilahay habarakeeyo.
@engineerruqiyo9234
@engineerruqiyo9234 4 ай бұрын
Thanks sxp
@Lagdheera
@Lagdheera 4 ай бұрын
Hawiye inteen arkay dad aqlaq fican waxan laa dagno 20 sano waxan ka guursay gabar waxay ii dhashay wiill walageey xumaan Kama arkin
@MA-rf6sg
@MA-rf6sg 4 ай бұрын
Langaab yaa africa o dhan degeen oo gabil somali aah sheikaal wa 0.5
@NawaalSheekh
@NawaalSheekh 4 ай бұрын
Aamiin
@Lagdheera
@Lagdheera 4 ай бұрын
@@MA-rf6sg adiga max ka qaldan
@NajiibMoHamedALaahi
@NajiibMoHamedALaahi 4 ай бұрын
Wllhi Wligay Comantic Magalin lkn I see My Home after 5 years I liked 🎉 Tnks brother 🫡🙏✌️
@aamirkalif5902
@aamirkalif5902 4 ай бұрын
Tolka reer fiqi cumar waan idin salaamey gacalayaal.
@Naymerjr1
@Naymerjr1 4 ай бұрын
Kaa qaadnay
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 ай бұрын
Ka qdny
@isseunv
@isseunv 4 ай бұрын
48 hours 3500 oo Reer Raaso Ah Ayaa Kusoo Biiray Flowerskaaga. Reer Raaso 1 Love ❤️
@Ahmetamiin77
@Ahmetamiin77 2 ай бұрын
Waraa xfdina as maleeyahy 😢
@mos1954
@mos1954 4 ай бұрын
Raaso Manshallah Waligey Waan Maqlijray. Allaha idin Dhoowro From Muqdisho.
@القراءالعالم
@القراءالعالم 4 ай бұрын
Anagu waxaanu qiraynaa hadaa nahay majeerteen Columadaya sheekhaal reer fiqi cumar waa dadka ugu gobsan soomaali waa rerka kaliya ee soomaali ah oo dhulkoodii kasoo guuray iyaga oo diidan in dhiig muslim daato Waana gobanimo ugaara reer fiqi cumar ilaahayna wuu idin siin taa badalkeeda oo ah in inaad islaamka madax unoqotaan in shaa alah
@hodoali5714
@hodoali5714 4 ай бұрын
Raaso wan maqli jirey wiil degaankas ah ayaa iga sheekayn jirey mansha allah tabarka raxman wlo from hargeisa
@khadirhasanabdi1203
@khadirhasanabdi1203 4 ай бұрын
Manta hadaba wa diga dawaday
@hodoali5714
@hodoali5714 4 ай бұрын
@@khadirhasanabdi1203 waa run wlo sheeko ayaan ku hayaay se daawadey
@khadirhasanabdi1203
@khadirhasanabdi1203 4 ай бұрын
@@hodoali5714 oky wll rerkaas ayd thyna
@NimaAhmed-u8y
@NimaAhmed-u8y 4 ай бұрын
Mashallah welcome ❤
@hodoali5714
@hodoali5714 3 ай бұрын
@@NimaAhmed-u8y ❤️
@Mudug___Star
@Mudug___Star 4 ай бұрын
Masha allaah raaso magaalo taarikh kuleh diinteena suuban astaan u ah allaha idin barakeeyo gaalkcyo laga aada si culimadu cilmi uga soo faaido m.a legend ileeen raaaso ahaaa maa anaan garan ❤ one love culimada ❤
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l 4 ай бұрын
😊MashaAllah yes
@Abdimajeedgmail.comMomahamed
@Abdimajeedgmail.comMomahamed 4 ай бұрын
Video ga mela badan ayan ku arkay astan malahayn si aan u dawado full video ga hada waan ku helay astan usame muqaaladaada shukran brother ❤🎉🎉🎉
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 3 ай бұрын
Maantaa igu horeesay raaso masha was magaalo daganaan ka muuqto iyo nimo badani Masha allaah
@Abshirjama-h9p
@Abshirjama-h9p 4 ай бұрын
Maasha Allah , First time I see Raaso " Odayga Waa Fanaan Halyeey ah" From Australia "
@SaleebaanMaxamuud-c5j
@SaleebaanMaxamuud-c5j 4 ай бұрын
Masha allaah shekhaal culimo somaliyeed weeye from hargeis
@CaashaCali-b3w
@CaashaCali-b3w 6 күн бұрын
Walahi waa Dhalo aan ku fano Raaso cady ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@konelfarass
@konelfarass 4 ай бұрын
Salam Alleykoum Dear Brother Mashallah You are very positive and your coverage is excellent and I learned a lot about this small city Wonderful job
@nuureTUBE
@nuureTUBE 4 ай бұрын
Waa vlog aad uquruxbadan. Dhaqankii iyo diintii aad bay ugu xoogsantahay magaalada😍. Ayadoo magaalo yar ah hadana warshado processing ah ayay leedahay. This is unbelievable. Masha Allah😍😍😍
@suweysmohamedjama6778
@suweysmohamedjama6778 4 ай бұрын
Mnshaa Allah dagmada raaso waa dagmada aan deegaanka ugujeclahay umana dhalan lkn jalsano ayaan shaqo ujoogay waxan kasotagay anigoo waxbadan noloshaydii iskabadashay oo jeclaaday barashada diinta ❤❤❤❤❤
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l 4 ай бұрын
Magaalo iyo dad qurux badan oo diinta ku fiican MashaAllah 😊
@MaxamedShire-f6d
@MaxamedShire-f6d 4 ай бұрын
Raaso waxaan ku bartay wiil sxbk ahaa oo hada kala lunay o ku kala lunay south africa ayaa aad iga shekeyn jiray wuxuna aha wiil culumo ah maxamed sxb wan ku salamaya from galmudug 💙💚🤍
@drabdurahman_mohamoud_ali
@drabdurahman_mohamoud_ali 4 ай бұрын
Legend kaas heesaya ilayn reer raaso ayuu ahaa tiktok ayaan ka daawaday muqaaladiisa
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 4 ай бұрын
Woow Mashallah thé is super vidéo ilike fourn Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥇
@mohamedsaid3763
@mohamedsaid3763 4 ай бұрын
Mashallah Dhulkii Abtiyaaladey Raaso❤ Magaalo Dadkeeda & Deegankedaba Qurux badan yahiin. Mahadsanid brother.
@AHMEDEESHCALAA
@AHMEDEESHCALAA 4 ай бұрын
1 day iyo 60k oo vews alla walaal farxadaadu waa farxadaydee horay u soco 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@AbdirahiimYousuf
@AbdirahiimYousuf 4 ай бұрын
Legend😊
@NicmoDagan
@NicmoDagan 4 ай бұрын
Mansha allaah tabarkallaah dhulkaygii allaah ha iibarakeyo magaladayda
@القراءالعالم
@القراءالعالم 4 ай бұрын
Culamdaydii aan cilmiga ka dhigtay oo idinka soo salaamaya majeerteeniya
@safiyoabdulqaadir5964
@safiyoabdulqaadir5964 4 ай бұрын
😮kursi raaso yaalo kasameysan dahab baan kufariiso leyahey❤
@RahmoFarah-s1n
@RahmoFarah-s1n 4 ай бұрын
Waa meshan ku dhshy wll aadbad ugu mahdsnthy sad uso gudbisay quruxda dhulka❤❤❤
@ubahmahamed5631
@ubahmahamed5631 4 ай бұрын
My home video 📷 aan inbadan kaa sugaayay keep going bro❤
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 ай бұрын
asc somaliye one million gaarsiiya INSHA ❤ALLAH
@madaxbarar3577
@madaxbarar3577 4 ай бұрын
Wcs❤
@IbroAbdi100
@IbroAbdi100 4 ай бұрын
Deeqsi Man Camare Man & Bast Video Editer Ku Darso WalIba Wariye Zxb Horay U soco 😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰
@MohamedAli-b9o
@MohamedAli-b9o 2 ай бұрын
walaahi meel laheli karo maba ahan. raaso waa magaalo loo aado barashada diinta islaamka, waa inaan mar magaaladaas, maashaa allah
@updallemohachanel2371
@updallemohachanel2371 3 ай бұрын
Today is first day I saw your account u amazing bro keep moving. I like it how u prepared this document
@esa979
@esa979 4 ай бұрын
Jigjiga hadii la dhaafo waxaan umalayn jiray in axmaaro reer mii ahi degan yihiin wlhi laakiin video ayaan ku xaqiiqsaday in somali ahaan dhulbadan la inaga xoogay
@ayaaniitappemuxidiin9565
@ayaaniitappemuxidiin9565 4 ай бұрын
Walal dhinaca koonfur ayaa lasoo aaday ee afdheer ee jigjiga xagaaas magaalo weyn ee soomali dagto kamaxigto
@taatikoofficial1223
@taatikoofficial1223 4 ай бұрын
Waxaa ka xigta dhanka gʻalbed sida Dhagaxle, Gorey .banbaas iyo qoloji ilaa baabibili wa somali
@Mosalah-p9w
@Mosalah-p9w 4 ай бұрын
Raaso xaga somalia ayey soo xigtaa weliba xaga koonfur bari
@Mosalah-p9w
@Mosalah-p9w 4 ай бұрын
Jigjiga ma jirto magaalo somaliyeed oo ka shishaysaa,
@abdinursheikhomer9864
@abdinursheikhomer9864 4 ай бұрын
Mnshallah brother keep going you’re making a lot of work hard 🎉
@abdirahman8904
@abdirahman8904 4 ай бұрын
Wooow Masha Allah Waa warbxin Loo hagar baxay Mahasanid Deeqsi Man 🙏
@somalilandigabadan7588
@somalilandigabadan7588 4 ай бұрын
Mansha allah warshada ayaa iso jidatay saabuta iyo jaafelka waxan leyahay rer raaso nolada hure usocda
@AminaMohamed-d5g
@AminaMohamed-d5g 2 күн бұрын
Masha allah magaalo aad u fiican oo diin taalo❤❤❤
@Daadaxx
@Daadaxx 4 ай бұрын
Congratulations for 100k views bro … this is means inaaad hore u soconaysO
@Zekikaka
@Zekikaka 4 ай бұрын
Muuqaal sidan ookale aan umacaansado daawashadiisa waligay ma daawan 👏
@NajiibMoHamedALaahi
@NajiibMoHamedALaahi 4 ай бұрын
xaafadayada Ayaan kuu tilmaamayaaye Brother Soo Booqo Okey 😍
@cabidinibrahim927
@cabidinibrahim927 4 ай бұрын
Thank you for showing Raaso to the word brother
@cayduruscabdullahiadam2272
@cayduruscabdullahiadam2272 4 ай бұрын
Maashalallah magaalo cilimi iyo xadaarad ka buuxdo
@AhmedYoung-q3j
@AhmedYoung-q3j Ай бұрын
Qof rer raaso ah ma heli karaa from mogadishu somali I love rer raaso dhamantiin
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 4 ай бұрын
(MASHALLAH TABARAKALLAH)🤲🤲🤲🤲MAGAALO WADA SHUWAAYIIKH🎉AH! SHIIKHAAL🎉WAXAY CAAN KU TAHAY🎉DIINTA ISLAAMKA👍🙏🫡🌹🌺🎊♥️♥️♥️♥️
@NimoDaad
@NimoDaad 4 ай бұрын
Masha alaah magaaladii reerkaan udhaxay inaan idiin imaado mar insha alaah waan kurajo waynay
@suhaybxikmawi4476
@suhaybxikmawi4476 4 ай бұрын
editing 😮 quality best❤❤❤
@anissahassan9932
@anissahassan9932 4 ай бұрын
Raaso mashallah Deeksy man thank you to up date well done inchallah i will come one day from london 👍🌸
@kingMaame5
@kingMaame5 4 ай бұрын
The best video aad muqalkan so dhigtay wakana tnxz zxb Raso❤
@daahqaad1624
@daahqaad1624 4 ай бұрын
masha allh horay usco sxp muuqaaladaada add bay u wacan yihiin , anigu caawa ku arkay , and i gave eveything you may be need me ✌✌✌🖐
@XamseDahabi
@XamseDahabi 4 ай бұрын
Deeqsi zxp borama muqaal kasoo samee
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 15 күн бұрын
Magaaladu taariikhbadan male dad baa laga boobay xoolo dgaqato ah oo daganaa sheekhaal oo duulimaad ah baa dagtay. Lkn calaa kuli xaal waa dad muslim ah oo walaaladeen ah oo aan ku faraxsanahay inay diintii islaamka adkeeyeen kuna dadaaleen. Masha Allah
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 ай бұрын
MAASHAA'ALLAAH TABAARAKALLAAH ALLOOW HORUMAR KA U SIYAADI OO AMNI SII
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 4 ай бұрын
Masha Allah magaaladan qurxoon ee diinta lagu baranayo Allaha inoo xafido from Boorama smaaliland
@abdirizakmohamed5902
@abdirizakmohamed5902 Ай бұрын
Masha allah, ree raaso waa dad isku tashi sameeyey
@AhmedAbuMascuud
@AhmedAbuMascuud 4 ай бұрын
Masha Allah Magaaladii Boqortooyada ❤🙏
@Nimcosuleimanpodcast
@Nimcosuleimanpodcast 4 ай бұрын
What a lovely Vedio Keep up brother 😊
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤raso dad wanagsan walahi shiyuukh iyo fanaaniin
@gababisaaq2666
@gababisaaq2666 4 ай бұрын
M.allah reerkaas waa dad diinta jecel. Ilaahoow xafid raaso
@mowliidshirwac
@mowliidshirwac 4 ай бұрын
LEGEND KAAN HEESAYA WAA CIYAALKI HORE FROM NAIROBI ❤
@aliishaabdiiraad6424
@aliishaabdiiraad6424 4 ай бұрын
M.allah❤ waa ku madsanthy siday muqalka qurux badana Nogu soo gudbisay
@Mohamed-Ozil
@Mohamed-Ozil 4 ай бұрын
Raaso Masha Allah ninka codkiisa maqli jiray ilay waa reer raaso
@HodonCawil-eu3ct
@HodonCawil-eu3ct 4 ай бұрын
Masha allah absolutely imikaan lahaa Walaal
@ktube8920
@ktube8920 4 ай бұрын
we love you 🥰 from addis 🇪🇹🥰 allah yichemrlachu wudoche 🥰
@Nuraaniahmed
@Nuraaniahmed 4 ай бұрын
Absolutely wasaad sheegtay muqaal qurxoon keep going
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 4 ай бұрын
Mashaa allah waa guri culimo allah,ilaahoow dalka, dadka iyo diinta yadaba noo xifdi.amiin yaa allah.
@Maxamedxashi19
@Maxamedxashi19 4 ай бұрын
Mashallah. Hormar fiican ayey sameeyeen. Raaaso
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 Ай бұрын
Masha allaah mowlidka ❤❤❤❤❤
@MohamedAbdrizak-i9b
@MohamedAbdrizak-i9b 2 ай бұрын
Raaso waan jecelahay inaan imaado mar allow ii suurta gali . I love ❤️ from my heart walahi waxaa ku nool dad gob ah❤❤❤😢😢😢😢
@MohaAkVlogs
@MohaAkVlogs 4 ай бұрын
Deeqsiyow muqalkan wlh wax badan sugayay Guleso dalka Melo badan aqoon ulahen Dartada ubartee
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 6 күн бұрын
Waaawareey odayga lacag fiican buu ka sameeyn karaa fanasninmada haduu hakaa geliyo Allah caabud ka kuna caabudo meeshuu joogo
@fanaxfanax7275
@fanaxfanax7275 2 ай бұрын
Very beautiful video Masha Allah
@AhmedDahir-fq6xy
@AhmedDahir-fq6xy 4 ай бұрын
200k soon insha allah ❤ My brother deeqsi keep going❤
@MohamedAbdrizak-i9b
@MohamedAbdrizak-i9b 2 ай бұрын
Raaso waa magaaalo cilmiyeed❤❤
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 4 ай бұрын
Waan salamayaa culimada wanaagsan ee mawliitu.nabiga scw dhigeysa.iyo dadka degaanka u ah magaalada raso.from hargeysa ❤❤❤❤❤❤
@ruqiyaali5279
@ruqiyaali5279 4 ай бұрын
Waad ku mahasanthay waxan dhagao ka maqalano magaladii oo muqal xaqiq ah quraxabadan naa tustay ❤
@Mohamed_Barkadle
@Mohamed_Barkadle 4 ай бұрын
Masha allah Magaaladaydii Raaso ❤️✊🏽
@umuakram5275
@umuakram5275 4 ай бұрын
Deeqsiman Muuqaladiisa Xiiso aad by leyihiiin masha Allah ❤❤
@MunitaXirsi
@MunitaXirsi 4 ай бұрын
Anaa manta kugu so biirey wllkay waayo waan ka helay sidaad wax uso tabinayso wllkay❤1m inshallah
@bornleader1653
@bornleader1653 4 ай бұрын
Mashallah culumadii ahlu Xaqqa ahayd, guulaysta❤️💯 Ahlusunna waljameeca
@Mahamett8
@Mahamett8 4 ай бұрын
Deeqsi man Walhi saxiip Muuqalo Wacn Oo aad ka Dadshay baa samysaa m.a❤
@habsadahir8378
@habsadahir8378 4 ай бұрын
Masha Allah magaladaydi raaso wan uxiisay waxa igu danbaysay 2011 ❤❤❤
@weriyeguuleed7863
@weriyeguuleed7863 3 ай бұрын
Magaladan waxay noqotay magaladii horeysa kilinka ku taal aan dawadey waliba vidioga waan dhamaysay
@princes2224
@princes2224 4 ай бұрын
Meel aan in bdn sugayey muqalkeda finally ❤
@Abdiwelidhuux
@Abdiwelidhuux 4 ай бұрын
Raaso caday iyo howgii culimada ❤
@ASADHajio-g8s
@ASADHajio-g8s 4 ай бұрын
Keep going brother
@HamseApdi-r9p
@HamseApdi-r9p 4 ай бұрын
Ninkan hala dhaqaajiyo meel fog hala gaadhsiiyo
@ibnuali3939
@ibnuali3939 4 ай бұрын
Magaladaydi ayad ibartay mahadsanid zxb insha allah wan so arkidona
@QAAMUUS-fs5em
@QAAMUUS-fs5em 4 ай бұрын
Mashaa alaah meelaha aan ku riyoodo ayaan ahay
@yuumanyuuali7593
@yuumanyuuali7593 4 ай бұрын
asxabay hala igu caawiya heesta u dambeyso waan ka heley ee oo ninku qaadayo mhdsnid muqalkane waa 10/10
@Timocadaan
@Timocadaan 4 ай бұрын
Mansha Allah waan Filayey Muuqaal Qurux badan oo sidan oo kale inaad sameyn doonto
@HaboonAbdirahman-h8c
@HaboonAbdirahman-h8c 4 ай бұрын
Magaladii rer Abtiyaashey❤😮
@BureeqaHaji
@BureeqaHaji 4 ай бұрын
Masha allh hargaysan ka dawanayaa in badan baan maqli jiray raaso❤
@AbdisamadDahir-f6p
@AbdisamadDahir-f6p Ай бұрын
Adoyga video kale nogu so duub🎉
@abdiwelibadane3404
@abdiwelibadane3404 3 ай бұрын
Waa magalo aad u Qurux badan Masha Allah
@YusufcabdulahiMujerten
@YusufcabdulahiMujerten 4 ай бұрын
Mansha Allah. Walal. Macan. I love you. Vip. Raaso❤
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 ай бұрын
ALLAAH YARXAMO CUMAR DHUULLA CALI WAA HEES XASUUS MUDAN OO KA MID AH HEESIHII UU WAAYIHIISA KU MUUJIN JIREY,INKASTOO LAGA YAABO ABWAANKII ALLIFEY INUU ISAGU UJEEDDA GAAR AH KA LAHAA❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🍁🍁😂😂😂😂😂😂✌️✌️✌️✌️✌️✌️🙏🙏🙏💕💕💕💕💕✌️✌️✌️✌️✌️✌️💪💪💪
@somalitiktok_1
@somalitiktok_1 4 ай бұрын
Maashaa alaah zxp raaso dhul diineyd
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
Djibouti 🇩🇯 Maxaa ka jira Nolosha Habeenki ?
17:43
DEEQSI MAN
Рет қаралды 124 М.
MAGAALO CUNADA SOMALIA LAGU CUNO LAGA SOO SAARO
18:01
Loosey8
Рет қаралды 47 М.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Maaweel
Рет қаралды 837 М.
Muqdisho 🇸🇴 Maaha Saad Moodaysid Nolosha Habeenki
16:23
DEEQSI MAN
Рет қаралды 53 М.
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН