Sh umal Alle hakuu barakeeyo cimrikaaka iyo cafimaadkaaka wallaahi difaaca diinta buu markaste u taakan yahay waqtikiisa waxa uu ku bixiyey barashada diinta iyo in uu dadka siibaro taarikhda ku xusidoonta shiikh Alle khaatimo fiican haku ku dilo
@abdunasirabdihasan4384 Жыл бұрын
Maashaa Allah wlal qaali Allaha ku barakeeyo
@ahmedabdihassan2987 Жыл бұрын
Sheikh cabdi umal miisaanka xasanaadka Allah laha u saaro waa diir ilaaliya diinta
@أبوعبدالملكالصومالي Жыл бұрын
جزاك الله خيراً وبارك الله فيك ورفع قدرك وشرفك وعظم الله شأنك وجعل الجنة مثواك ومتعك بالصحة والعافية وألهمك الرشد في الأمر كله
M.A ALLAAH HA KU DHOWRO TIIR DAACADA OO UMMADDA SOMALIYED QALBIGOODA KU JIRAA TAHEE ,AHLU CILMI YAH
@mahmedabdulle9179 Жыл бұрын
Waxan waxbo aqoonin baa na wareerinaa,aniga ninkaad waan arkay waxaana u malay Nin waalan oo qarwaa,lkn hadiiba sheekh umal ka hadlaa waa wax jira ee shaydaankaas iska jira
@American_patriot110 Жыл бұрын
Kolay aniga hoyaday iyo walaashey 50 laga bixin maayo qofki dila, isna waa dil, hadi kale 1 malyan dollar
@mohameddahir8743 Жыл бұрын
100 geel 1million dollar miyaa markaa🤣🤣
@sahraisse3818 Жыл бұрын
Asc sheekh waxaan rabnaa in aad noo cadayso dhaxalka dumarku mar walba ma ninka tiisa badhkeedaa
@User-h7l6e Жыл бұрын
Maisweydise sawabta wll?
@aminsaid5408 Жыл бұрын
wcs maya wll meela ey dumarka ka dhaxal badantahay ninkaa ayaa jiro
@sahraisse3818 Жыл бұрын
Yaa sheekh dadka marka la radinayo reer galbeed yaan lala aadin ee mas’alada ku ekaada yarxamakullah
@taabuurdiini4176 Жыл бұрын
Fikradaha qaldan iyo dhaqamada xun intey kaloo ka imaadan walaasheeyey
@barkhadabdillahi560 Жыл бұрын
Sheekh Umal marka hore wuxuu waqti badan ku lumiyay Dhaliil iyo xarakaad qaladay. marka labaad, Sheekha iyo Culummada Muslimiintuba waxay ka tageen AAYADDA QURAANKA ah 1. (النفس بالنفس.. ) Marka 2aadna waxay ka tageen Xadiiskii saxiixa ahaa 2.(وفي النفس مئة من الإبل..) Ka dib ayay aadeen Qawl Culimo iyo ijmaac, bal midkee qaldan Drka iyo Sheekha?
@MohamedIsmail-vx9ue Жыл бұрын
DIINTAADU WAA SIYAASAD DAAROOD MAHA SAX
@زينبحسن-و7ي Жыл бұрын
Ninkaas dumarka u doodaya waa ilmo siyaad bare
@mohamedelmi6734 Жыл бұрын
Shiikh haddii aad soomli wax u sheegaysid af soomaali ku hsdal
Quranka makalasaarin, Nabiga صلى الله عليه وسلم nah Xadiith cad ayuu sheegay markaa why intaas enoug u ahaanwaysay??? Why Laqiyaasaa???? Mar haduu Quran iyo Xadiith Cad yahay......Ayaadaa oo general aheed iyo xadiithka ayaa kufilan....plus الاجتهاد waa باب furan qofkii Allaah Cilmi siiyo kahadli karo...maaha wax dhamaaday oo khalaas ah......Culumada iyo Fuqahada fikirkooda Maaha باب xiran ee still ilaa qiyaamada kadhaceeso wuu furan yahay as long as Kitaabka Quranka iyo Xadiith waafaqsanyihiin.
@sahraisse3818 Жыл бұрын
Markhaatiga dumarku mar walba ma ninka iyo labo dumarbaa. Mise meelaha qaarkood hal dumar ah baa ku filan matkhaatinimada
@aminsaid5408 Жыл бұрын
haa wll markhaatiga meelaha qaarkood hal dumar baa ku filan
@queenarweeloahmed Жыл бұрын
KAN SOMAHAN KII DHAHAYEY NABIGA INJIR LEH CAKUYO UMUL MADAD BA WAX KA QATA WELI
Horta diyada xageey ka timid? Goormeese la sameeyay diyo kala qaadashada? Markaas ka dib ayaa laga doodi karaa ,
@mohamudali6972 Жыл бұрын
Aayada 92 ee suuratu Nisaa
@tiktokcomments8339 Жыл бұрын
﴿وَمَا كَانَ لِمُؤۡمِنٍ أَن يَقۡتُلَ مُؤۡمِنًا إِلَّا خَطَءًا ۚ وَمَن قَتَلَ مُؤۡمِنًا خَطَءًا فَتَحۡرِيرُ رَقَبَةٍ مُّؤۡمِنَةٍ وَدِيَةٌ مُّسَلَّمَةٌ إِلَىٰٓ أَهۡلِهِۦٓ إِلَّآ أَن يَصَّدَّقُوا۟ ۚ فَإِن كَانَ مِن قَوۡمٍ عَدُوٍّ لَّكُمۡ وَهُوَ مُؤۡمِنٌ فَتَحۡرِيرُ رَقَبَةٍ مُّؤۡمِنَةٍ ۖ وَإِن كَانَ مِن قَوۡمٍۭ بَيۡنَكُمۡ وَبَيۡنَهُم مِّيثَٰقٌ فَدِيَةٌ مُّسَلَّمَةٌ إِلَىٰٓ أَهۡلِهِۦ وَتَحۡرِيرُ رَقَبَةٍ مُّؤۡمِنَةٍ ۖ فَمَن لَّمۡ يَجِدۡ فَصِيَامُ شَهۡرَيۡنِ مُتَتَابِعَيۡنِ تَوۡبَةً مِّنَ ٱللَّهِ ۗ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمًا﴾ (٩٢) 92. And never is it for a believer to kill a believer except by mistake. And whoever kills a believer by mistake - then the freeing of a believing slave and a compensation payment presented to the deceased's family [is required] unless they give [up their right as] charity. But if the deceased was from a people at war with you and he was a believer - then [only] the freeing of a believing slave; and if he was from a people with whom you have a treaty - then a compensation payment presented to his family and the freeing of a believing slave. And whoever does not find [one or cannot afford to buy one] - then [instead], a fast for two months consecutively, [seeking] acceptance of repentance from Allah. And Allah is ever Knowing and Wise.
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Social media yaha intaad ka baxdo diinta wax ka baro oo jahliga ka bax
@sahraisse3818 Жыл бұрын
Dhaxalka xitaa hadii badh laga bixiyo iyada maaha cida qaadanaysa ee waa ninkeeda iyo aabaheed Iyo rag kale