Sheekh Shantaay: ''Guddoomiye Degmo waa ka hub badanahay haddan runta kuu sheego, anniga hawiye...".

  Рет қаралды 6,969

Shabelle TV

Shabelle TV

Күн бұрын

ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Пікірлер: 21
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 8 күн бұрын
Maasha Allaah tabaaraka laah nabadoon sheeq shantaay horey wad daaci nimadaada ee ♥️ Aad ku ilaali neysid Dhaqanka suuban ee ilaaheey inagu maneystey sheeq shantaay ehel kiisa ka bad baadiyo naarta❤❤❤
@aliyusuf802
@aliyusuf802 7 күн бұрын
Illah habarakeyo aniga Wan Ku racsanahay Munkarka in uzuuliyo shacabka waa in Diintoda ay ilashan
@TechSiyaad
@TechSiyaad 8 күн бұрын
Shiikh Shantaay waa nin dadka ka hor marsan fahasanna meesha xaalku marayo iyo sida dadkeena loo dhalin rogay waana ku saxan yahay inuu ka hadlo arimahaas kana hor tago, ha la taageero shiikha yaana laga hor iman. Alle ha xafido cilmiga iyo fahanka fiicanna Alle haw siyaadiyo..
@Ibrahimsomalimedia
@Ibrahimsomalimedia 8 күн бұрын
Sh shantaay waa
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 8 күн бұрын
Kan cidaa sheikh u taqaana subxaanalah
@fmmm8607
@fmmm8607 8 күн бұрын
Sheekh, shahiid iyo mujahid waa magacyo lagu dheelay
@mohamedmahamud5371
@mohamedmahamud5371 7 күн бұрын
Qeebta xumaanta muxuu cinwaan ooga dhigey oo ceebta oola raadsan qofkii kheer ka hadlo waxey jecelyihiin inuu ceeboobo waa dhaqan sheydaan.
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 8 күн бұрын
Shantaaaaaay
@hassanabdikariim2256
@hassanabdikariim2256 8 күн бұрын
Shiikhow xaal qaado qof walba shiikhvayuu iska sheegtay
@xasanaxmed6115
@xasanaxmed6115 8 күн бұрын
Shiq wala yaqana lkn shiq Kahub badn gudomiye Dagme cid garaneyso Majirto kani waa xaga maskaxda umleyna Bistolada Ula qar qarayo Waxn umleyna iney qof uga Fakato dinta lafafiyo ceb Maha lkn din Bistolad halagu Fafiyo yaa yiri 👽👽👽
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks 2 күн бұрын
Laandheere 🦁 weye Sheekh shaantay l like that qofka wuxu yahay ku faana umada comments ka ka ooya waxan oran nin Hawiye ah marko ku faano rerko ka dhashay miyey danbi tahay😂 sowkua hebel xasan iyo umul qoronle lajayen rer hebel baa nahay waliba masjid ka dhex oranayen 😂 yaa la gaada
@user-vl6kp6ck5x
@user-vl6kp6ck5x 6 күн бұрын
😂😂😂 Doqon kaan asiga baxar isgalinaaya 😂
@oreymediaoreymedia7410
@oreymediaoreymedia7410 8 күн бұрын
Waa saxan yahay marka laga reebo qabiilka
@user-gm6gq4lu2f
@user-gm6gq4lu2f 8 күн бұрын
waa saxanvyahay mudlaq shantaay
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 8 күн бұрын
Sax lakin xafiskan doowlada maogtahay ninkan dhahayo gudomiye dagamo waka hub badan micinahe yauxilsaray
@mohametjamacali6657
@mohametjamacali6657 8 күн бұрын
Celmacan,kawaran
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 8 күн бұрын
Sheq walbo meeshuu kusokoray iyo gurigisa qadama aba qarabada joogto sida la dhaqmo wadankaga bajaaj sinta isaar kashaqeysa sacudigana qada.ma kirishtan mid muslim isaga uxaqda gudaha gurigi jifato biieel baaga isaar kuyahay baska shicibka
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 8 күн бұрын
Hadalkisa wu cadyahay wana ku tagersanahay hada abgal nahay
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml 7 күн бұрын
Warkaan wuu isku qasanyahay naag qaawan iyo sharmuud la dagaalankooda waa sax haddana madaxweynaha dadka soomaaliyeed ka xigaa hadduu qaloocanyahay iyo haddii kaleba waan raacsanahay sh rer habal ayaan ahy timir lafbaa ku jirto
@DARULQURAN-mk2ts
@DARULQURAN-mk2ts 8 күн бұрын
Aaway aqoonta😂
@Abshaw6
@Abshaw6 7 күн бұрын
Waligay wax hawiye ka caqli xun ma arag Anigu nin hawiye ah baan ahay maxay ugu rooraan horta maxay ka cararaan ma fikirkiisa si xor ah uga hadlo
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | US | SOMALIA | ITOOBIYA
21:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 5 М.
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 47 МЛН
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 125 МЛН
DEG DEG MAJEERTEEN MA ISKA DAYAY MASEERKA MAREEXAAN
8:19
Arwaax Tube
Рет қаралды 373
reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣
11:23
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 46 М.
Fashilka iyo bahdilaadda ku dhacday Madaxweynaha Geele Shirki Dalka Shiinaha
1:05:18
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 47 МЛН