Sheekh Shantaay oo waanadii ugu dambeysay u jeediyey Sab uriye Kilwa kuusane Abaabala

  Рет қаралды 14,210

SHEEKH SHANTAAY

SHEEKH SHANTAAY

Күн бұрын

Пікірлер: 57
@ismahaanmaxamed8535
@ismahaanmaxamed8535 Жыл бұрын
Kuwan waa kuwa ugu dhaqan xun ee ilahay umada haka qabto hadlay hanuun leeyhiin ilahay haso hanuniyo shantaay hore usoco walalkaga waan ku jecelahay ilahay haku dhawro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruquyoamuse4584
@ruquyoamuse4584 Жыл бұрын
Sh shantay wakula jirna ilahey haku xafido ❤
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 5 ай бұрын
Anagana wankugu faanaa sheikh ❤1
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 Жыл бұрын
Sheekh ilaahay khayr ha ku siiyo iygaa ka sheekaynya. Sub urye. Wow waa nin faasiqa
@AbyanTurxan
@AbyanTurxan Жыл бұрын
SHIIKH QURNKA MA I BAREE.
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 Жыл бұрын
Mashalaah alaha ku xafida waan ku taageersanahay
@AbyanTurxan
@AbyanTurxan Жыл бұрын
SUBXANALI WEY WASHEEN.
@abdirahmanhassan-h5r
@abdirahmanhassan-h5r 21 күн бұрын
Salalahu Calayhi wasallam ❤
@AbyanTurxan
@AbyanTurxan Жыл бұрын
RI WALBA MESHEY IS DHIGTO LAGU QALA. SHEEKH, MA LIXDAN JIR SARWIIL GABSADAA.
@fardowsaelmi8475
@fardowsaelmi8475 Жыл бұрын
SHANTASY ADUUNKA NIMANKAA CUNTADA KARIYA WAZ SHAQO CUNTADA BADAN DUMARKA MAJARINKARAAN ISDAA ULASOCO
@zeinabtahlil5457
@zeinabtahlil5457 Жыл бұрын
Keep going legand balbalarka so funny 😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkk
@ashalul565
@ashalul565 Жыл бұрын
Haween boqolaal oo ajaanib kaa ah ku dhexjirkoodu mawanaagsana. Allaha xaqa natuso. Wixii xun Allaha soo hanuuniyo, fidankoodana Allaha naga qabto.
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Жыл бұрын
Allaha ku sharfo Sheekh Shantay. Beerka kala bax neefka caloosha weeynlee ee jaahilka . Carabtu waxay dhahan aljaahiil nus rijaal
@kassimahmed9736
@kassimahmed9736 Жыл бұрын
Masha Allah Ilahay haku xiftiyo
@hoobaanst1653
@hoobaanst1653 Жыл бұрын
Dadka cayda ka daa ilaahay ayaa la xisaabtamaya aduu kii xidaabinayay ma tihid fadlan xadiis oo kaliya dadka wanaag u sheeg
@kamaldinow9850
@kamaldinow9850 Жыл бұрын
Shiikh shantay nin kii dawagala waxuu yahe sax ayuu shagaa waa ku wataa shiikh tay
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 Жыл бұрын
Sheekh shantaay hore usoco wlal libaax tahay
@sedkahaji
@sedkahaji Жыл бұрын
Sab uriye iyo kilwa kusane 😂😂😂😂😂 sh.shantaay masha alh 🙏🙏🙏
@OmarAhmed-gz2kx
@OmarAhmed-gz2kx Жыл бұрын
M.a shiiq
@MaxamuudxuseenCabdulle-hf7py
@MaxamuudxuseenCabdulle-hf7py Жыл бұрын
Zxp hadaa diinta taqanid maysan ku amrayn inaad dadka amaan siisid fahmi waayey aniguye الحديث النبي صلى الله عليه وسلم (المسلم من سلم المسلمون من لسانه ويده
@ismahaanmaxamed8535
@ismahaanmaxamed8535 Жыл бұрын
Asc sheekh shan tay ilahay haku xafido kuwsn Samir cadoida waxaba kama qadi Karen E ayaga dulasan ilahay Gasol hanuniyo
@fathiaomarahmed148
@fathiaomarahmed148 Жыл бұрын
Mâcha Allah Xafida Allah
@Haskamaalim
@Haskamaalim Жыл бұрын
sawirka in muqdo waa sab uriyo kulaha sheikh shantay wafani inkastos yahay magicisa sidahad sab uriyo ama kilwa kus
@xasancabdi8101
@xasancabdi8101 Жыл бұрын
Sheeq shan tay allah yaxfidak ❤ waa runtada ababala weligii kama baxayo nolosha uu ku jiro illaah baa imtixamay asagoo 30 jir ah ayuu bacaha wasaqda iyo qashinka lagu soo daadiyo badda iskool buleesiya lagu qubo ayuu ku dhaqi jiray way dhacdaa balse ciyal kaloo badan ayaa lajireen maanta kuwaa nolol fiican ayay haystan lakise askaga fiiri hormar malahan sababta muqdisho karshaye uu ka yahay ciqaab intas ayaa ku filan 😂 iska daa adiga nin culamaa u diin ayaa tahay yay ku dambiyenin 😂😂 mida kale dinta baxdayna ugu horayntii bal balaarka 😂😂😂😂 ninkeeda qabiilkuu yahay mataqaano qabiilkuu yahay waa layskaga moolaystaa marku daragiska kasoo dhargo 😂😂😂Duraad ayaan baraha bulshada ka daawaday iyadoo cusman diomnd bakadi waaye ninkayga cusman abuu horow ugu baxyay beeshiisa 1999kii balse goor dhow ayay famligiisa oo dhan markuu c/ csz al qasali uu yaman ka yimid reerka kacanta uu qabtay marka wixii kadambeyo calaa kuli xaal hadal badan han ma buuxsho kolay kuwn baraha bulsha fasa haadka kawadan ma buuxaan fiyow ma jiro wayoo iyaga ba iska ma war hayaan 😮😮 yaarbi ihdinal siraadhal mustaqiim🤲
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
WA NAG DOQONA IYO NIN DOQONA ISKA CAFI
@megal470
@megal470 Жыл бұрын
Shantaay sheikh matihid afkaaga weeyn was umada daa nacalaa ku dhalayee qaniis af weeyn leh
@DrAli28-Y
@DrAli28-Y 6 ай бұрын
Sheikha shaantay wuu xanaaqay maxaa dhacay?
@hoobaanst1653
@hoobaanst1653 Жыл бұрын
Ilaahay umadiisa u nabad gali
@suhaybmohamed366
@suhaybmohamed366 Жыл бұрын
Hooyadaa umada ka wasee waan ku qarxinaynaa wlh ogoow inaan ognahay xagaad dagantahy
@megal470
@megal470 Жыл бұрын
@@suhaybmohamed366 abahaa was adi cad cad lagu jari hadaad dadka ka dhamaan waydo
@لارا-ق5ش
@لارا-ق5ش Жыл бұрын
😢😢😢
@ruquyoamuse4584
@ruquyoamuse4584 Жыл бұрын
Xaqiiqa waye
@AbdinasiradanAbshir
@AbdinasiradanAbshir Жыл бұрын
Shiikh shantaay gulayso cayayankna iska buufi hau Aaboyelin
@saidalove6892
@saidalove6892 Жыл бұрын
I am trying to figure out why he is on her case she’s always covered and doesn’t bother anyone so why can’t he leave her alone
@ZainabMahamed-m6v
@ZainabMahamed-m6v Жыл бұрын
👌👌👌🤗🤗🤗🤗👍👍👍👍👀👀👂👈
@Cabdinurdiin
@Cabdinurdiin 11 ай бұрын
1:10
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 Жыл бұрын
Shantaay: soo adigii lahaa qaawanaan ayaan ku tukaday markaan xabsiga ku jiray.... Xabsiga Soomaaliya dhar ayey haystaan maxaabiista... hadana waxaad leedahay adigoo heli kara laguma tukan karo!.... Dadkuu caaynaayaa hadana wuxuu leeyahay, yaan la i caayin.... nin duq Ayaan ahay.... meesha caqli ma jiro ..
@megal470
@megal470 Жыл бұрын
Waryaa shantaay af balaq dulqaad wuu dhamaaday sharci aa lagaa qabanaa
@salaxorgi4419
@salaxorgi4419 Жыл бұрын
Wxga wacdi maaha base waa raab bilaa muusig ah sheedaan shantaay
@aragsanmohamedaragsan1106
@aragsanmohamedaragsan1106 Жыл бұрын
Hakudanbaabin nin alle qurankiisa iyo alle halagabaqo dhahaayo inaa hadalka kutiraah waa qadaf alle ulaabo
@lulali6059
@lulali6059 Жыл бұрын
🤣🤣🤣👌👍👍👍
@AbyanTurxan
@AbyanTurxan Жыл бұрын
DIGSII KAMA QUUSTAN MIYA KK
@Gory-ali
@Gory-ali Жыл бұрын
Waxaan. Ku iri. Sheeq inaa tahay. Ayaa lagugu. Ogaa. Laakiin. Maanta. Waxaad. Xasanaad. Laheeyd. Aad. Siisay. Dadka. Aad. Hadal. Heeyso. Oo. Waxeey. Yihiin. Soomaalidu. Ay. Yaqaanaan. Marka. Waa kuqasaaraysaa. Cibaadadaadii. Marka. Waan. Kuu. Nasteexeeynayaa.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
ISKA CAFI
@AdnanAbdiMo
@AdnanAbdiMo Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 Sab uriye
@SalahHassan-h5n
@SalahHassan-h5n Жыл бұрын
Sheqshantay adiga maxaa ku tusay asganai Iyo adigaba waad isli joogtan sabka waxaan dalil u ah waad is aragtaan marwalbo ee ilahey kacabso adoomada alle faraha kaqaad
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 Жыл бұрын
😂😂😂😂 🥰
@SamsamLiibaan-h7k
@SamsamLiibaan-h7k 9 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@aminamohamed3387
@aminamohamed3387 Жыл бұрын
Dadka langabka baa uhanjabesa ma kuwa kula siman uhanjabti
@aragsanmohamedaragsan1106
@aragsanmohamedaragsan1106 Жыл бұрын
Shantaay qofwalba dhaqan xun kuarko wuukarbaashaa qofkii daayo maleh qabiilna makudhaqma ayagaa soocaayay qofkii soowerto wuukarbaashaa
@MariamHassanomar-ql8ho
@MariamHassanomar-ql8ho Жыл бұрын
iska celi
@faadumoabdi9298
@faadumoabdi9298 9 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅
@Liiiii2
@Liiiii2 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@لارا-ق5ش
@لارا-ق5ش Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@AnisaApdi
@AnisaApdi 5 ай бұрын
Shiiq shantaay is not esy
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 Жыл бұрын
Adi iyo iyaga isku dambi ayaa tihiin hadaa dhaanto masoo caayseen ee waa ka aamusi laheyd 🖕🖕🖕🖕
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН
Every team from the Bracket Buster! Who ya got? 😏
0:53
FailArmy Shorts
Рет қаралды 13 МЛН
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
منهج القرآن للصف الثاني الابتدائي
30:24
فيديوهات مفيدة
Рет қаралды 16 МЛН
SHEEKH XASAN AL WAAJIDI |  SUURATU AL- BAQARAH
1:45:41
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 2,8 МЛН
Waar Dag Dag Ah"Khudbad Cusub Oh Hadda RW XAMSE
13:29
Jubba media
Рет қаралды 365
Sheikh Mustafe:- Faa'idooyinka Laga Helo Tasbiixda & Xuska Alle
40:18
Darussalam Media
Рет қаралды 183 М.
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН