Mohamud olyo oo kamida Shabakada argagixisada Bosaso oo shegay sida ulayay haldorki Gobolka Bari

  Рет қаралды 132,038

AF MEER

AF MEER

Күн бұрын

Mohamuud abshir muuse olyo oo kamida Shabakada argagixisada oo Boosaso lagu qabtay ayaa kawaramaya sida uu ulaayay haldoorkii Gobolka Bari Boosaaso.

Пікірлер: 287
@operatormaxamedsomali
@operatormaxamedsomali 2 жыл бұрын
Salaadii Haday Gaadhay Salaada Aad Hadaanay Gaadhina Nabiga Ku sali " S.C.W " Ilaahow Adaa Mahad Leh Arrimaha Umada Muslimka Ahna Sakhir
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@BillySaid-q6g
@BillySaid-q6g 10 ай бұрын
​@@Suhayb1_435dð,
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@xafsamaxamed700
@xafsamaxamed700 5 күн бұрын
Scw scw scw
@filsanabdi7074
@filsanabdi7074 5 күн бұрын
Scw sscw scw scw scw
@afmeer
@afmeer 2 жыл бұрын
Jeeri wareysigiisa Xogo badan oo sirdoon ayaa ku gamadaan waa halka laga tixraacayo xogo badan oo argagaxiso oo wali baaristoodi socoto. Marka fahankiinu ha sareeyo.
@sacdianur4528
@sacdianur4528 2 жыл бұрын
Waa runtaa walal aqligu ha shaqeeyo dadoow
@sacdianur4528
@sacdianur4528 2 жыл бұрын
Waqtigiisa ayaa lasoo deyndoonaaa wareesigii jeeri oo dhameestiran
@kingclkhaalaq6750
@kingclkhaalaq6750 2 жыл бұрын
Timire waad dhimanaysaa murtadyow sidii afrika
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 жыл бұрын
Aad iyo aad timire sxb shaqo culus ayaa u haysaa mamulka putland iyo shacabka reer putland insha Allah noo so duceeya anagana Reer muqdisho waxa fara ba'an nagu haayo nimankaan cawaanta ah Wan ka Guulaysanaynaa guul iyo gobanimo idling rajaynaa reer putland
@ahmedabdulqadir1664
@ahmedabdulqadir1664 2 жыл бұрын
Waa mahadsantihiin. Ee. Balanteenu Waa jabinta argagixisada
@mohamedabdullahiyusuf224
@mohamedabdullahiyusuf224 2 жыл бұрын
doqoni kheyr maleh walahi waan ogaaday nimankaan cadowga doqon cidaan ahayn maka xaystaan waaba xoolo ilaahay
@miskimahamud9621
@miskimahamud9621 2 жыл бұрын
Allow cadowga puntland haldoorkoda inuu laayo usoo badheedhay soo Wada qabo🥺🤲🤲
@ApdiqaniMohamediise-oh7ps
@ApdiqaniMohamediise-oh7ps Күн бұрын
😅😅😅😅
@ApdiqaniMohamediise-oh7ps
@ApdiqaniMohamediise-oh7ps Күн бұрын
Amiin
@abdirisaqsaid9648
@abdirisaqsaid9648 2 жыл бұрын
Anigoo ah ardayda wax kabarta Gobalka mudug Galkio waxaan xagaan bogaadin ooga dirayaa dowladeena puntland 🇸🇱❤️ Iyo Shabakada afmeer oo runtii Magaaladeena wax badan ka qabatay aad iyo aad ayaanu abaal oogu haynaa dowlada siciid abdulahi dani uu horjeego uyahay sidoo kale Waxaan xagaan ooga hamblyeenayaa wallakey timire oo runtii dantiisa ka hormariyay shacabka reer puntland🇸🇱❤️ Aad ayaanu udareenay nabadina🥺🤲🔐🥺🥺❤️🇸🇱
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 жыл бұрын
{ وَمَن يَقۡتُلۡ مُؤۡمِنٗا مُّتَعَمِّدٗا فَجَزَآؤُهُۥ جَهَنَّمُ خَٰلِدٗا فِيهَا وَغَضِبَ ٱللَّهُ عَلَيۡهِ وَلَعَنَهُۥ وَأَعَدَّ لَهُۥ عَذَابًا عَظِيمٗا } [Surah An-Nisâ': 93] Mahmud Muhammad Abduh: Ruuxii u Dila Mu'min si Kas ah, Abaalkiisu waa Jahannamo oos ku Waari dhexdeeda, wuuna u Cadhoon Eebe wuuna Lacnadi wuxuu u diyaarin Cadaab wayn.
@xikmad7
@xikmad7 2 жыл бұрын
Habarta Hooyadey ayuu dhahay ( Qalafsanaan ayaa ka muuqata) waxaasa mahadi u sugnaatay Allah Waafajiyay Laamaha amniga inay Gacanta kusoo dhigaan Arxanlaawayaasha. Alshabaab.
@mohamudadam1638
@mohamudadam1638 2 жыл бұрын
Gobalada waa ka caadi lakin waxay ceeb u arlan. in hooyada la yiraahda ‘Islaanta’. waa kala duwanaashp yar
@muscabibraahim7111
@muscabibraahim7111 2 жыл бұрын
Zxb anba wn dhaha reer barigoo dhan baa dhaha lkn ninkan mujrim weye
@xikmad7
@xikmad7 2 жыл бұрын
@@muscabibraahim7111 lkn mafiicna Hooyadeey ayaa kawanaagsan kana Jilicsan kana quruxbadan.
@ahmedsaidmahamud844
@ahmedsaidmahamud844 2 жыл бұрын
af Meer iyo laamaha amniga mahadsanidiin wax badan baa waraysiyada laga faa iidaa
@Maax..1
@Maax..1 2 жыл бұрын
Ma dhaba mise waan dhalateel kuma lahoo intuu dilay dadkii subxaanalah runti haddi codkayga la maqlayo qof walpa ooo loga shakisanyahy inuuu kamid yahay xaragggda xatta yaan waraysi lagga qaadin ee qoorta hordhigga
@aqani3aqani326
@aqani3aqani326 2 жыл бұрын
Xoolo ma thy adi wll qof shaki xita mala dila
@zamiirazoomaal4166
@zamiirazoomaal4166 2 жыл бұрын
💪💪💪🇸🇱🇸🇱💪💪💪🇸🇱🇸🇱💪💪puntland cadawgeda dam.alle ha ka dhigo
@zamiirazoomaal4166
@zamiirazoomaal4166 2 жыл бұрын
Viva af meer warar sugan iyo kii wixii looga digey ku orda oo halkaan calaacalkiisa ka daawano viva xooga dalka hadaan rer puntland nahay shabab iyo daacish waaa noo dagaal shacab iyo dawlad wada jira guul iyo gobanimo💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@amor_abdi1047
@amor_abdi1047 2 жыл бұрын
isku badnoow😈👀alb
@abdimohamed6596
@abdimohamed6596 2 жыл бұрын
@@amor_abdi1047 Ha bajin gabadha geesinimadu waa u dhalashee adna Aabahaa ayaa fulay ahaa iyadana Aabaheed ayaa geesinimada ku dhalay. qorax soo baxday sacabo laguma qarin karo
@amor_abdi1047
@amor_abdi1047 2 жыл бұрын
@@abdimohamed6596 kkk nio goobTa iska gal mahan👀relax adeer waalidkana meesha kabixi
@shariifmaxamd8735
@shariifmaxamd8735 2 жыл бұрын
1 million hadi la isiiyo qof muslina inan Dileyn wlhi xitaa qof insaana an diinta islaamka haysn cadawgaa marin hababiyay dhalin yarada kana faideysty bahida haysata dhalisha o badan waxa iska leh walidka ka warhaya carurtina halka adayan iyo qofka ey saxiib la yihin
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 2 жыл бұрын
Allahu akbar waa yara iyo waa baqayey please kuwan isku dad manihin ilahay idinciribtir
@saidisse5983
@saidisse5983 2 жыл бұрын
Al shabab ama daacish yaa lacafin dowlda ayaan ka codsaneynaaa hadaa nahay shacabka somaliyeed
@cabdibasidanakhlan9821
@cabdibasidanakhlan9821 2 жыл бұрын
war timire waxbaad iskudhex qasaysaa waraysigii jeeri qaybtii labaad soo daa wll
@alihuseein9422
@alihuseein9422 2 жыл бұрын
Timire qeebta 2aad ee jeeri nosoo sidaa Olyo lacag ku maqaati iyo shaqaan ku haynaa ismalahan ku dhaha dacish waa Argagixisada ugu lacagta badan bixisa waaye Dacish
@yousufbashir8645
@yousufbashir8645 2 жыл бұрын
Balawo kuugu dacde Allah kuu caadab adun iyo akhairo
@alihuseein9422
@alihuseein9422 2 жыл бұрын
@@yousufbashir8645 Naarta hadaad gacanta ku haayso hala arko
@alikoor
@alikoor 2 жыл бұрын
Waxbaro oo bulshada wax hala baro. Wali intan waraysiyada argagixisada daawanayay ma arag mid yiri xitaa waxaan dhamaystay dugsi sare!!! Ubadka hala warqabo. Cilmigu waa kan ku ilaalinaya dadkana adiga kaa ilaalinaya. Shaqo wacan AFMEER iyo CIIDANKA XOOGA PUNTLAND. Rabbi ha idin garab galo anaguna taageero af iyo adin ahba waan idiin muu jinaynaa. Guulaysta Gacalayaal.
@mohamedabdulla6674
@mohamedabdulla6674 2 жыл бұрын
See baadan u arag macalin ilkacse xitaa jaaamacd buuu dhameeyay ooo macalin ahaaa xaafidal qur'aan ah
@alikoor
@alikoor 2 жыл бұрын
@@mohamedabdulla6674 way jiraan qolyo wax bartay oo diiniyan u liitay. Balse badankood waa jaahilo.
@mohaabdi1336
@mohaabdi1336 2 жыл бұрын
Ilahay umada ha idinka qabto 🤲🏾💯
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 2 жыл бұрын
Inaa lilaahi waa ina ilayhi raajicuun. Iiman Alla idinka qaad.kolay la idinkaba qaadye. Hooyo xaamilo ah oo ina adeertood ah iyo wiilkeedii oo 16 jir ah bay ku dhiiradeen..
@yahyeahmed6790
@yahyeahmed6790 Жыл бұрын
👍👀
@Aliboos1997
@Aliboos1997 2 жыл бұрын
Dadkaas baa nala nool lcgta ka raadinaya inay haldoorka dhameeyaan
@maanbuumuqtar3562
@maanbuumuqtar3562 2 жыл бұрын
2007 miya mise 2017 hhh
@timajilac7192
@timajilac7192 2 жыл бұрын
Sifiican ayaan wax u bartay School kiina waa ka cararay 🤔
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 2 жыл бұрын
Kkkkk ma yaabtay
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 6 ай бұрын
Wa mida an la yabana hahahahah
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 2 жыл бұрын
Heedhe waan qayilaayey mxey thy Waxan ileen daragis iyo muqadarad oo dhan argigixsaa loogu tagaa OMG
@yahyeahmed6790
@yahyeahmed6790 Жыл бұрын
Asc
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Qaabkii live ka aha ba raba in loo toogto si ugu raaxeesato
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 жыл бұрын
قال شيخ الإسلام في مجموع الفتاوى (12/501):" فليس لأحدٍ أن يُكفر أحداً من المسلمين وإن أخطأ وغلِط حتى تقام عليه الحجة وتبين له المحجة. ومن ثبت إيمانه بيقين لم يَزُلْ ذلك عنه بالشك بل لا يزول إلا بعد إقامة الحجة وإزالة الشبهة
@ريم-د5ر
@ريم-د5ر 2 жыл бұрын
نكفر من كفره الشرع بصريح الآي، يقول الله تعالي:"ومن لم يحكم بما أنزل الله فألئك هم الكافرون." ويقول جل جلاه:" ومن يتولهم منكم فإنه منهم."
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 жыл бұрын
@@ريم-د5ر الإمام السمعاني (المتوفى سنة :510) قال في تفسيره للآية (2/42): "واعلم أن الخوارج يستدلون بهذه الآية، ويقولون: من لم يحكم بما أنزل الله؛ فهو كافر، وأهل السنة قالوا: لا يكفر بترك الحكم".
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 жыл бұрын
ايها الخوارج عليهم من الله ما يستحقون
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 жыл бұрын
Maidiin tirsan yihiin inta aad ubad hooyo iyo aabo tirteen ma idiin tirsantahay inta aad waalid ubadkoodakorsanaya aad ubudkii kalayseen war hal nin oo wax garta idinkuma jiro miyaa
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 жыл бұрын
اليس منكم رجل رشيد War hal qof oo caqli leh idin kumajiro miyaa
@ashahassan8878
@ashahassan8878 2 жыл бұрын
Anigu waxaan oran lahaa arinka daacish iyo slshabaab waa arin kamida muaamiraadka lagu qabsanayo umana eka arindiiniya iyo dad diin ilaahay u dagaalamaya haba khaldanaadeene laakiin caqliga dadka soomaaliyeed yaa la khaldayaa dadkaan iyo gaalada iyo kuwa carabta ah ee soomaaliya balada u maleega yaa waxaan maamula una ekeysiya arindiina waxaana looga danleeyahay si dalkaan lagu qaato dadkiisa laysugu dhameeyo ragu u dhamaadaan say isu laynayaan dumarkuna gaajo iyo darxumo ugu dhintaan inta soo hartana xabashida iyo oromada iyo keenyatiga wadanka lagu beerayo ay u kaxaystaan u fiirsada dadka wax laynayaa waxay uun dilaan soomaliga waliba wax galka ah ma dilaan xabashida iyo oromada kumaankunka ah ee wadanka joogta iyo ajaanibta kale soomaaliga yaa agtooda gaal ka ah ma aadaan itoopiyada aad aragtay sida ay u kala daadatay ma aadaan soomaaliland waa qorshe iyo muaamarad aad looga shaqeeyey waxaase cajiib ah sida dadka soomaaliyeed caqliga looga xaday oo loo ogolaysiiyey in ay yihiin ururo diin u dagaalamaya walee hadaydaan isdabaqaban dadka soomaaliyeedow oon arntaan gunteeda hoos loo eegin in sanado yar gudohood aad ku dabargo,aysaan waxba idiin tarimayso wiilasha yaryarka ah ee iyaguba cadaaban eey u sinaatay in ay waxdilaan iyo in ay tahriibaan oo magafe qabsado oo xirto aad dishaan waa jugjug meeshaadii joog saas bay u socon ilaa aad ka dhamaataan oo dhulkana la qaato
@mrjamac
@mrjamac 2 жыл бұрын
alsheydaan wal mujrimiin waxaay ku shaqaystaan dadka daroogada istocmala ama noolasha ka dhaca oo shaari dimeeyd u geliyaan doqonkan oo kale xataa waxaan dawaday mid yiri adeerkaay baan dilay yaab weynaa
@adnofaarax5998
@adnofaarax5998 2 жыл бұрын
Cayman ilahow u naxariiso adoonkagi buu ahaaye😥😭😭😭😭
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 9 күн бұрын
Waa cunugyar oo Dayacmay kadibna Gaaginstariin heleen.
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 2 жыл бұрын
Asww soomaaliyey ALLAAH XAQA HAYNA TUSO . Haduu waalid maskaxda ka dhisa u shee keeye la sheekayesta baahidiisa daboolah sidii shamicii hortiisa ku gubanaya ama ifaya khaasatan (AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAABAHA ) Heli lahaa xaalku saas ma ahaadeen tii ILLAAHAY WAA GAAR.
@cabdiladifhajji1700
@cabdiladifhajji1700 2 жыл бұрын
afmeer Guulaysta ❤❤❤❤
@samiiristiile6375
@samiiristiile6375 2 жыл бұрын
Hooyadaa iyo cafisba was in cafis la i siiyo kulahaa ilahay ku cadaab aakhiro oyo aduunba 2017 kii 14 sanaa jire kulahaa xoolo
@sagaldahir818
@sagaldahir818 2 жыл бұрын
Qalbadii baa madoobatay xasbinalah siday dad u dilayeen
@anasyasiin9617
@anasyasiin9617 2 жыл бұрын
Ha la dilo awaga waygu dhalay ilkaha dheer leh
@Xasan77766
@Xasan77766 15 минут бұрын
Raga dhalinyarada ah busaaradaa lala eegtay oo loo geliyey inay ugalaan daacish wallaahay dhalinyaradii soomaaliyeed shaqo la aantu naar bay kugurtay war shaqo abuur usameeya dhalin yarada madaxda soomaaliyeedow
@Clkariin_1234
@Clkariin_1234 Жыл бұрын
Sifiican ayuu uwaramay Askari ayuu kufiicna aabihii wase
@hafsacisman5739
@hafsacisman5739 2 жыл бұрын
War wixii argagaxiso ah ama ku haminyo oo video daawanayow meel xun baa kuu dambeysa aduun iyo aakhiraba muslimka alle haydinka takooro calaamo idinka iftay waa maqaariibe🥲🥲🥲
@aqani3aqani326
@aqani3aqani326 2 жыл бұрын
Ana hada gali rbo mxa igula dardarmeey ✌
@hafsacisman5739
@hafsacisman5739 2 жыл бұрын
@@aqani3aqani326 🤣🤣🤣🤣faataxaan kusoo akhrinyaa in alle kaa ma doobeeyo
@aqani3aqani326
@aqani3aqani326 2 жыл бұрын
@@hafsacisman5739 isoo duceey nh ina ku guuleysto adi kuma dilaaye cml😄😄
@hafsacisman5739
@hafsacisman5739 2 жыл бұрын
@@aqani3aqani326 war hadal gaf ah alle waa kaa yeersiyaa ee istaqfurulah leyso hhhhh kuwo iga fcn ayaa dhimanya kolkaasnah alaahay kuma tuso oo kaama mid dhigo dad maahan kuwaasi waa duli
@aqani3aqani326
@aqani3aqani326 2 жыл бұрын
@@hafsacisman5739 oki bis wa wa nacay turki aya jooga somli usoo aadi rbay lkn wdankeyga iska jooga qlaz😣🤝
@mahomedhalaase3948
@mahomedhalaase3948 2 жыл бұрын
Ninkan ani waxan odhan lahaa xabsi dayin ama 30sano halagu zukumo
@zamiirazoomaal4166
@zamiirazoomaal4166 2 жыл бұрын
Diiniyan waaa dil see nin umad laayey jeel igu xukuntay diin yaridaa abbaha busan dilin iyo wllkaa xanunkeda ogan lehed halla gubaa oran lahayd
@mohamedjaylaani0454
@mohamedjaylaani0454 2 жыл бұрын
War aabay didkii masaa kiinta ahaa oo aad laayseen
@samiraxashisalal3263
@samiraxashisalal3263 2 жыл бұрын
Mid walbo oo malintiisa gacanta lagu dhigo wa la I qalday io anigoo yar ayaa ii qaldeen lee ku jiraan malin walbo fal dila markii uu geysanaayan wey ku faraxsan yihin
@mohamudadam1638
@mohamudadam1638 2 жыл бұрын
Waa nooc hor leh oo shilimaad ku shaqeeya balaayo kula tagtay
@ahmedabdulqadir1664
@ahmedabdulqadir1664 2 жыл бұрын
Nio maxaa kala dhantaalay. Arimihii jeeri Iyo kuwii gaalkacyo
@abdallablack9905
@abdallablack9905 2 жыл бұрын
Kuwaas shaki lagama qabo zxp
@kingclkhaalaq6750
@kingclkhaalaq6750 2 жыл бұрын
Dilka dunidaba ku dhisan yaa Dil la,aan noolaan Kara❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 2 жыл бұрын
Dhiig yacab laga labuuf argigixiso orod wax kale kuma harine abahaa dil walalkana ku xiji hoyada u danbeysii qawarij qurmey aabahagii tuuga aha oo kugu barbariyey alshababnimada si xun u dhinta Adiga iyo inta laheystayasha kula ah ok Soo caytan hoyada wase
@kingclkhaalaq6750
@kingclkhaalaq6750 2 жыл бұрын
@@nihaalbiintuilyaas2442 dhilayay warkagu wuu cadyey ilaa shalay miyad Soo nacnac leeday naa orod tib xawaashta futada iyo siilka iska Gali haku qarxaNe
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 2 жыл бұрын
@@kingclkhaalaq6750 Hhhhhhh Adaa futada kale xawash iska geliya magaca xumadad kaga dartey iyo la heystaha thy xininyaha iska goo gusna maba lihid sidey kuwa aad laheystaha u thy dadka dhiigoda kugu adegsadan bey futadana ku jilciyeen alshabab si xun u dhimo oo xabadu kugu qaraxdey eey yohow foosha xun oo daagiska hoyadaadii dayuusada ahayd was la heyste yohow hadhow baad la soo farisan hala cafiyo iyo wala i tashkiliyey bollshitka thy wase shamless bad thy nacaladi kugu dhacdey soo jawab afka alla ku goo tii ku foolatey ba kugu qasaartey
@kingclkhaalaq6750
@kingclkhaalaq6750 2 жыл бұрын
@@nihaalbiintuilyaas2442 dhilo telephone ku u cusub yhy
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 2 жыл бұрын
Ok Oooy qaniis phona ma awoodid inad qadato kad kaso caytameysona ma lihid qaniis labolabuuf dhiigya cab cabas xawayan belo kugu safartey awooga was doqon tuugtuug dhaley iyo.inankii ha noolan hana dhiman candho balaq
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
waxaan idhi wuxuu yidhi haku meeraysane waa inaad dhadhamisaa xanuunka nafta
@XasanbilowcaliXasanbilowcali
@XasanbilowcaliXasanbilowcali 4 күн бұрын
Doqon Sanaa nin walaalkaa 100 dolar udileysaa tii Alla ku sii dhiman tahy naar ku waar dheh
@aniisaibraahin6715
@aniisaibraahin6715 3 күн бұрын
Ninkaan malatoogyey
@asadalteso6462
@asadalteso6462 2 жыл бұрын
Bal Arka Ninkaa Naxriisdarada Ka Muuqata iyo Dadku Leeyey Oo Dadkisa Ah Allow Cadowga Naga Qabo Puntland Ka Qabo
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 2 жыл бұрын
2017 miya 14 jirty hhhhh alla naftu macana
@Aliboos1997
@Aliboos1997 2 жыл бұрын
In yaraan lagusii daayo buu rabaa
@ayanabdullahi6327
@ayanabdullahi6327 2 жыл бұрын
Timire halyey qaran🤜 codkaga cadowga ku filan
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 2 жыл бұрын
Inuu Qof dilo iska daaye Aduunka hadii argagixiso xitaa xariir layeeshay bahalka ayaa meeydkiisa lootuura,, somalia ehelki buuba kamid yahay habeenkina dadka masaajida kasoo baxa buuba dariiqyada iyo masajidka hortisa kudilaya sidii ari aan cidbo lahen camal... Dadku xagay ka inkaaran yihin,,, cunugu yar 10 sano buu dad laynayay oo cararaayay sidaana ku nabadgalayay yaab.
@abdiyare2025
@abdiyare2025 2 жыл бұрын
Dadka xiran iyo dadka dil laguxukumeyba waxay wada ahaayeen dad qaldamey wana laxirey ama walatoogtey marka ninkan dhahaya wan qaldamay ama walaihanjabay in lacafoyo wa qalad
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 жыл бұрын
Shabab ha layska qabto.
@abwaandaajiyeofficial3377
@abwaandaajiyeofficial3377 2 жыл бұрын
Qaabkii timir uwaraysan jirey raggii hore ookale u waraysta
@abdifitahahmed9662
@abdifitahahmed9662 5 күн бұрын
Midkasto haldoorka umada laaya markii laso qabto wuxu ku calaacala waa laikhasbey,, marka waynatey o caqliyaysatay maxa uga bixi waydey
@zamzamkaahin4478
@zamzamkaahin4478 10 ай бұрын
Dadka somalia joogo way naga cilmi badan yihiin😢😢
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 5 ай бұрын
Wadanke waad katagatay fhaliyardina waxay noqdeen argigixiso waa Laga faaidaysnaysa wayo walidkoda dayacay😂
@FaysalCali-o5m
@FaysalCali-o5m 6 ай бұрын
Ilhy ha unaxariito
@maxamedibrahem4099
@maxamedibrahem4099 2 жыл бұрын
Qaab dheqdheqaaqa jidhkiisu waa sidii qof been sheegaya oo kale. Maankiisi inuu aad u liito waxa lagu dareemayo idinkaan idiin daayay. Ehlu Naar iimaan la’
@cismaciilmuumin6907
@cismaciilmuumin6907 2 жыл бұрын
Yaaah Ma itiri
@drakslereditz1211
@drakslereditz1211 2 жыл бұрын
Subxanalah umadan kashekeynayo dad muslim ayan gacantena kudilnay maxa lasiiyey ilahada waa mida isweydiiyo ma walibaa jidha dhalinyertii waladhameyey xagey salada iska qabanladahay war dadkan halaxaqiijiyo sababta kadambeyso dhibka intan la ey
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 2 жыл бұрын
DHAGARTA ARGIGIXISADA LAMA YAABIN EE WAXAAN LA YAABAY DHOOHANAANTA DADKA,CIIDAMADA IYO DOWLAD KU SHEEGA IYO WIXII DHACA OO CASHAR AAN LAGA BARANAYNIN.
@maxamedafmagalo6415
@maxamedafmagalo6415 2 жыл бұрын
Weriyaha wax waraysanaya wax mayaqan wiilku wayska daldal maya mesha uu waxku dilay xiliga dilkasta shegi mayo weriye timire in lo dhibo ayey ahayd waraysiga
@mawlemagan
@mawlemagan 2 жыл бұрын
Dadkaan waa ma naxayaan runtii. Dhibaataduna waa cilmi la'aanta. Waayo, waxa ka ratimaya ma fahmi karaan in ruux Muslim ah.
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 Жыл бұрын
Dad In ladilo miyaaa lagu badbaadinaaa naftaa mad dhahdod ama ka dhuumatid oo isku dhiiibtid dowlada
@suldansuldani998
@suldansuldani998 2 жыл бұрын
Soo dadka soomaalidaa ugu nacas badan laakiin qadaraaskan wali dawladihii bixiyay kawarama hadiikale waxan umada kahorwareejiya waa la istimaalaye
@face_king1
@face_king1 10 ай бұрын
Diin dadka loma gumaadaye Nafti lagooyaba lacag baa lagu qaata😢
@afitaaxdekadaha4256
@afitaaxdekadaha4256 2 жыл бұрын
Kan Eey waaye hada ka hor ayuu Habeen indhaha iga duubay oo meel duura I geeyay Aniga 3 nin wuu dilay aniga waan kaso fakaday Oo ilaah ayaa I badbaadiyay dartiis ayaan wadanka ugu so tagay
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
Kkk qosol Lee lamarooyaa 😂😂😂
@queenasala22
@queenasala22 2 жыл бұрын
Wlh ma runtaa baa
@cabdifarax3115
@cabdifarax3115 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂Ma filin baa dawanaysah
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 2 жыл бұрын
Doqon kle ayad tahaye naga aamus.ader Cali hadaanu nahay mxa doqon naga buuxda
@nasirsalah537
@nasirsalah537 2 жыл бұрын
Maadigaa ka badbaaday
@dupetboy5618
@dupetboy5618 2 жыл бұрын
markaa olyadu waa saliidee 😅 ma iska badashay kkkk tii gaadhaga iyo taadiiba🤣🤣🤣🤣😛
@nihaalAbdalla
@nihaalAbdalla 2 жыл бұрын
Dadkaan waa la sixray miyaa waa layska wataa wixii loo dirana waa qabanayaan lacag lama siinayo hadda qofkii farta loogu fiiqo waa dilayaan yaab illahow awlaada soo hanuuni.
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 2 жыл бұрын
Marka wax qorshe ah oo loodiyaariyey dhalinyarada iyo carruur ta puntland majiraan mise waa jugjug oo meeshaada joog maxaa yeelay dadka horumarka hiigsada dhibaatooyin dhacay bay wax kabarteen kudarsoo wali dilkii waa socdaa waxa maskaxda lagaxadayo waa carruurtii gobalka maxaa xal ah oo aad haysaan maamul ku sheegow.
@muhubocuuke1992
@muhubocuuke1992 2 жыл бұрын
adeer dhalinyar ma jirto ruuxi dhigeena ubareera balwada xabadan dulsarayna wana dilayna
@kbpost6947
@kbpost6947 2 жыл бұрын
waan yaraa na waad leedahay 13 ayanaa ahaa, qaraxaas anoo maqaaxi ku qayilayaa ayaa la ila soo hadlayna waad lahayd,
@alisultanali8855
@alisultanali8855 2 жыл бұрын
Afmeer kan wareysi ma ahan ee qof wariye fiican inoo keena
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 2 жыл бұрын
Puntlnad waa inay ciidanka poliseka iyo sirdoonka dhar cadkaa waayo ragaan hada si fudud baa lagu qabanlahaa hdii sirdoon jiro. Ciil badanaa😡😡😡😡😡
@mowliidsiciid5436
@mowliidsiciid5436 2 жыл бұрын
Mhd snid
@mowlacmowlac7755
@mowlacmowlac7755 2 жыл бұрын
Putlan dowlad mahan waa salayshiyaad wayo waxaan aan tabarta la,heen bay iska qaban wayeen oo ciyaal xafadda ah
@muhubocuuke1992
@muhubocuuke1992 2 жыл бұрын
@@mowlacmowlac7755 hhh puntlnd argagaxisada wag wasta sidina cml amison ma,ilaliso
@mahadow1
@mahadow1 2 жыл бұрын
Midkaan waa doqonimadii oo qof ah 😁
@bardehanad4919
@bardehanad4919 2 жыл бұрын
Fulay ilaahay nacaladay oo dhiig daadiyey weeye berina qolo kale ayaa adeegsan doonta. Fulayga doqonka ah daldalaad waxaan aheyn ma mudna.
@niraajnajkagubtaa1643
@niraajnajkagubtaa1643 2 жыл бұрын
Sxb jeeri so dhamey hurta maxa jira saan ma fecne
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 16 күн бұрын
Habarta hooyadey 😂😂😂😂
@axmedcabdi6274
@axmedcabdi6274 2 жыл бұрын
Aad baa uga xumahay in dhalin yartii putlaan niman qowlaysto Ah noo soo Adeeg sadaan isma laheen dhalin yaro sidaas u caqli yar baa butlen ku nool waa wax laga xumaadoh in haldoorkii putln wax lagu layay Aan wali jawaab loo heen si qiimo laan Aah la iskaga layay dad nogu qaaliyah baa naga baxay ilahy ha u naxriisto
@mohahasan4017
@mohahasan4017 2 жыл бұрын
Ku waan oo kale oo mirahabaabsan baa dadkeena laynaya wallahi kan yaan xabad lagu dhufane hala gubaan oronlahaa
@faatixalqudus6718
@faatixalqudus6718 2 жыл бұрын
Gameka mala so daayay hee
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 2 жыл бұрын
Wadaado wada qayilaya yaahuu
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh Cafis aaaaaaaaaaaaaaa Oo dadkad leysey aaaweeeey alla doqonsanaaaa ha gariirin cafis ma jiro sorry
@safiirkareermiyiga1645
@safiirkareermiyiga1645 2 жыл бұрын
Oo ma iska yeeleysaa hadii waxa laguu soo bandhigo 🤔🤔 50 doolar bad qof naftiisa ku dhaafineysaa dameeryahaw bilaa garaadka
@cumarclaahi3559
@cumarclaahi3559 2 жыл бұрын
Runtii aad baan ooga xumahay in dad in taa le,eg oo muslimiina bishaash lagu dilo iyadoo la huwan yahay shaati diineed Waxan leeyahay sirdoonka putland shaqadiins waad gabteen See dad kaas mudada intaa le,eg oogaan waayay?!!!
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Aragtidayda kuwaas meeshii lagu arkaba lagu dilo wX asxaana Yaan loo gelin Mar hadayba qiraal yihiin inay dad masaakiina iska xasuuqayaan ilaahow mahadaa marwalba tiirka hala geeyo nac nac looma baahna Marka ilaahay wax fashilanayo bilaa sabab baa lagu helayaa qofkii wax gaystay alx ciidamada puntland shaqadooda ha qabsadaan weliba dalacsiin halagu siiyo kii toogta asagoo meel maraya qof argagixiso ah oo ilaahay adoomadiisa u gacan dhaafay
@MuhanadDiirie
@MuhanadDiirie 10 ай бұрын
Qof dhan miya dilkisa 100 💵 kuqadatay Allh swc wuxu yidhi qof Muslim ah dhigisa micna daro lagu dad dadiyo waxa kajeclahay in kacbada laburburiyo😮
@deeqodaganibrahim7634
@deeqodaganibrahim7634 2 жыл бұрын
Ninkaan ben ba ka buxdo waxana ka muqdo kalsoni badan ha la dilo danbile weyan
@anisomurzal6104
@anisomurzal6104 2 жыл бұрын
Aduun silic akhiŕana cadaab
@zamzamkaahin4478
@zamzamkaahin4478 10 ай бұрын
Ciyaar yahan dad dilayo somalia ugu imow
@1Alifarhan
@1Alifarhan 2 жыл бұрын
Waa in lagugu xiraa bom weyne oo aad dhadhamisaa qarax dadkuna ku daawadaan.
@WarbaahintaIslaamka
@WarbaahintaIslaamka Жыл бұрын
Been Badanaa 2017 13 Jir Baan Ahaa Kuyiri !!!
@Aaamina12
@Aaamina12 2 жыл бұрын
Yab adigu ma xola tahay miyadan marna dhehayn war ragan maxa lagu dilaya yab
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 жыл бұрын
Qandala ku dishay aqli ma qabtid miyaa ilaahow kuwan naga qabo cabsi waaye beer naxa maleh yaaaa
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 жыл бұрын
DhalinyarAdaan laqalday aad baan uga xumahay afkaartaan halaga digo bulshada halooga digo
@maxamuudcabdisamed3493
@maxamuudcabdisamed3493 2 жыл бұрын
Yaab! Dadkaan waa sixran yihiin ban is iri lacagna lama siiyo caqiido kulama socdaan hadana waxbay iska dilayaan
@saidahmadainabtigey6122
@saidahmadainabtigey6122 2 жыл бұрын
Waan argaxay beer adakaa waxuu kafaaiday dadka uulay
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 2 жыл бұрын
waar miyuu waslanyay mise waa la sixray lactuu qaatay oo dhami 500 doolar ma dhama 10 qofna waa dilay subxaana laah
@cabdullaahinuur3713
@cabdullaahinuur3713 2 жыл бұрын
Xaaji ma ogtahey nin duqa weeye markaasuu 20 sheeganayaa
@mcdhuqub5829
@mcdhuqub5829 2 жыл бұрын
Inta madax ku sheego cunayso wixii dadka iyo dalka lagu horumarin lahaa walaan waxba is bedelayn 20million baa inta xamar laiskala aaday cidina la xisaaabtamayn sidee lagu gaarayaa horumar War hada cid laynaysaan nimanka madaxda isku sheegaya ee xoolihiina dhacaaya laaya
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 2 жыл бұрын
😱
@saadoali4444
@saadoali4444 2 жыл бұрын
Argagixisada diinta iyo dalkaba qatar ayee ku yihiin Allah naga qabto
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 жыл бұрын
وقال الشوكاني -رحمه الله-: "اعلم أن الحكم على الرجل المسلم بخروجه من دين الإسلام ودخوله في الكفر لا ينبغي لمسلم يؤمن بالله واليوم الآخر أن يقدم عليه إلا ببرهان أوضح من شمس النهار" انتهى [السيل الجرار: 4/578].
@mohomedusman862
@mohomedusman862 2 жыл бұрын
yaa fahmay tolow
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 жыл бұрын
@@mohomedusman862 Al-Shawkani Alle ha u naxariistee wuxuu yidhi: “Ogow in qofka muslimka ah lagu xukumayo diinta Islaamka oo uu gaaloobayo in aan loo bandhigin qofka muslimka ah ee rumeeyey Eebbe iyo maalinta aakhiro daliil ka cad mooyee. Qorraxda maalinta.” Dhammaatay [Al-Sail Al-Jarar 4/578].
Galka Baarista: Xeeladda cusub ee qaraxyada Al-Shabaab
19:20
VOA Somali
Рет қаралды 39 М.
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Galka Baarista: Intee le'egtahay awoodda Al-Shabaab?
19:42
VOA Somali
Рет қаралды 73 М.
Galka Baarista: Is-barbar dhigga Taalibaan iyo Al-Shabaab
17:50
VOA Somali
Рет қаралды 180 М.
Qeybta 7 Afmeer iyo Sheekadi Horjooge Abayle Q/2.
45:34
AF MEER
Рет қаралды 358 М.
PART 3 FINAL: HOOYO AAWAY AABAHAYGA? WAA ISKU OOYEEN
26:36
Ridhwan Issack
Рет қаралды 12 М.
Qiraalka Cadde iyo Cabdiqani Sayloor
18:04
AF MEER
Рет қаралды 274 М.
QAYBTI 11 AFMEER&SHEEKADI Q/1AAD EE AMIIR JEERI 1/3
23:34
AF MEER
Рет қаралды 254 М.