Masha allaah mudane madaxweene sh sharif run sheegtay alle haku xifdiyo
@sahramohamed71133 сағат бұрын
Somaliya wey tashan
@adeerknoor48783 сағат бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw sheikh sharaf wa runtis wa in qotiga la qada xildhiban abdirahman abdishakur warsame wa in qorka la qada la iska caliya dowladi wey bahalodey wey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay oo hogaminayo odeyga 80jrka xasan munafaq labada marxun xamza doqn cali xoosh horgalada argixisada madaxtooyada villa damajid
@sowdobiryar546314 минут бұрын
Somali RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴
@AniisoAhmad2 сағат бұрын
Xasan karbaash buu rabaa waxas o dhan waa shaxdiiy ina cumar geele yaa kayelaya baa meesha taa hala gaa /15/5/ 2026 caga cadaan buu uga baxayaa vila wardheegley
@AbdiHirsi-v1e3 сағат бұрын
Ninkaan dawlad ma yaqaan.wuxuu u malayn in u dalkoo dhaan xukumo.
@sadoabdi57392 сағат бұрын
😂😂😂😂❤❤❤Gacan iyo lugba utaageen
@abdikafarismail3752 сағат бұрын
Xasan sh lacag badan ayuu aruursaday lacagtii beesha caalamka iyo dhulkii xamar oodhan dadka dhaqaalaha ayuu rabaa inuu kuxukumo
@fouzianuura2327Сағат бұрын
Sax oo waliba Tanzania sharci ka diyaarsadey si uu ugu guuro intuu dalka burburiyo 😢😢😢
@abdirahmanmirre5836Сағат бұрын
ALXAQIIIIIIIIIIIIIIQA
@ayub19302 сағат бұрын
Balwaan ha ka harin facbuugaga u dir shirkada sawir kaga iyo sharcigada in aad nooshahay markaas waa lagu soo deunaya
@waalayaabaywaalayaabay9130Сағат бұрын
Xasan Waa dilaal raba inuu $$$ ka sameyo dalka a dadka dhulka guryaha. Qabuuraha. Maydadka soo celinta dadka dibada ku nool wax uu cafiyayaa ma jiraan kuwo xayawaan ahna Waa u sacabo tumooyaan.
@makehilahmed3695Сағат бұрын
Bro Xasan shiekh ma qaldaneh. Kuwan iimanka la'a. Ayaah ka xun
@zahraabdalla737625 минут бұрын
Waa maya meshaan Dowland kama jirto ee halaqabto.. Xasan waa keligii taliye.
@ardonoorwardhere8913Сағат бұрын
Uhu
@sahramohamed71133 сағат бұрын
Xamar sideedii bey is cuni daarood haduiu tago
@kaissasgaas69516 минут бұрын
Sheekh shiriif iyo cabdi shakuur ayàa Ka mudnaa xasan guurguurte markii loo ilduufay 😅
Mrka uu barlamaanku xukuumada jeebka u galo wxa dalka bedbaadsha waa milatariga sida qanunka dunidu uu yahy... Belwanow muuqaal ka samee ah iney ciidanku ka amar diidaan Hassan Sheikh si uu dalku u bedbaado iyo waliba 14kii goobood ee ciidanka lagu xasuuqey intuu Hassan meesha joogey.
@XamarayXamar-od6zuСағат бұрын
u taga eesha caalamka ee xalane ku jira hadal waan ka daalney ma qabaneysaan mise anagaa iska qabana xalane ma rabasn xamar iney wax ka dhacaan oo wey qaxayaan waxey guranaayaan ayey weynayaan ninkaan gaal musilin xoog leh ayuu ka baqaa waxuu soo wadana inta xalane ku jirta in ka badan oo u soosocda soomaaliya iney waxey rabaan ka kurtaanwaa waxyaabaha uu soo saxiixay iyo iney xukun aan dhicin ku wareejiyaan ayaguna ilaaliyaan
@MohamedAbdulle-g2s2 сағат бұрын
Kkkkk C/Raxmaan iyo Shariif waa niman riyoonaaya, mana awoodaan inay ka horyimaadaan.
@makehilahmed3695Сағат бұрын
Weey daheen. Xasan shiekh malintu gabadhiisa uu madaxda ka dhigayeed amusing. Ayuuh u fakiray cid wax ka qaban ksrta inaysan jirin