Sheekh Umal Oo Si Adag Uga Hadlay Shiicada Meelna Iskuma Imaano

  Рет қаралды 128,895

WACDI Islamic Channel

WACDI Islamic Channel

25 күн бұрын

Пікірлер: 415
@MahamedyousufMuhumed
@MahamedyousufMuhumed 19 күн бұрын
Allhaxiftiyo sheikh mohamed umul
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 24 күн бұрын
Allah ha xifidiyo culumadeen meel kasatoo ay joogaan
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 24 күн бұрын
Allaahuma aamiin qaali jkz
@easky363
@easky363 23 күн бұрын
Yur
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 24 күн бұрын
waa Run maanta ayayba lahaayen marka ay Arkeen Diyaaradii bur burkeediii waxay lahayeen Yaa Xuseen Yaa Xuseen Halka Anaga maciin bidno Allaah oo aan Dhahno Yaa Allaaah
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 24 күн бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah jkz
@Amiinmaslax
@Amiinmaslax 24 күн бұрын
Annaguna waxaan dhahnaa yaa Sh cabdulqaadir
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 24 күн бұрын
@@Amiinmaslax subxaanallaah allaah swt ayaa xumaan oo dhan ka Nahan dadka ha isku qaban inta yer ee tiraahdana allaah swt ha soo hadeeyo
@abdulkadirmohamed3793
@abdulkadirmohamed3793 24 күн бұрын
​​@@AmiinmaslaxILAAHEEY KA CABSO WAXAAS MA DHAHNEE!!!??
@abdulkadirmohamed3793
@abdulkadirmohamed3793 24 күн бұрын
WALAAHI MAALINTII DIYAARADA DHACDAY WAAN KA NAXAY LAAKIIN MAANTA MARKAA MAQLAY IYAGOO DHAHAAYA YAA XUSEEN YAA XUSEEN YAA XUSEEN SUBXAANALAAH HA IDHAAFAAN KUWAAS IYO SHARTOODA
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 24 күн бұрын
لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤😢😢❤❤❤
@ibrahimshill7600
@ibrahimshill7600 24 күн бұрын
ASC WALAAL CULUMADA SOMALI YEED DIINTEY NOOGA MASUUL YIHIIN WAXAY DIINTA NOOGA SHEEGAAN BANU RACEYNAA SHEKH MAHAMED A UMAL NOGASHEEGAA SAX AH CIDI DIIDAN IYADAA BAADI KUDHACAYSAA 3 SHIICADA ANAG WAXBO ISUMA NIHIN DHANKA DIINTA IYO DHANKA AXAADIISTA NABI MUXAMED NNKH SIDA SHEKH SHEEGEY ANAGANA WAA KURAACNAY ILAAHAY HANAGU ANFACO AAMIIN WABILAHI TOOWFIIQ
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 22 күн бұрын
Saxiix
@MoussaAden-hv1vo
@MoussaAden-hv1vo 22 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 24 күн бұрын
Maashaa Allah sheekh umul wuu saxsan yahay shiicada waa dhun San yihiin shiico waa qashin waa dad dhunsan
@MohamedYonis-pq2ps
@MohamedYonis-pq2ps 24 күн бұрын
ماشاءالله جزاك الله خيرا ياشيخنا شيخ محمد عبد أمل
@shuaibqable3645
@shuaibqable3645 24 күн бұрын
Sheikh Mohamed Abdi Umal alle hku xifdio runtiiii diiinta Af iyo addinba waad ku difaacday ❤❤❤
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 24 күн бұрын
Allaahuma aamiin allaahuma aamiin allaahuma aamiin saxiix lo❤
@shuaibqable3645
@shuaibqable3645 23 күн бұрын
@@sahroyusuf6848 shukran wllo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 24 күн бұрын
SubxanAllah ya Rabb JazakAllahu khayran sheikh maxamed
@easky363
@easky363 23 күн бұрын
Yur
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 22 күн бұрын
​@@easky363 Ashahaadanka shuruudey leeda hay bal iskaba dhaafe asha haatanki ayee khilaafeen Cali ayaa kownka abuuray Ma dad kaas ashahaadka dhabta heesto Subxaanallah Waa fitno alla ha dhowro
@user-fy6yn7hc4m
@user-fy6yn7hc4m 22 күн бұрын
جزاك الله خيراً أحسن الجزاء
@Aziz34888
@Aziz34888 19 күн бұрын
Shiikh umul iran shiico iyo anago ah islaam caadiyaba alla kasuganaa guul iyo Israel iyo sucuudiga oon qabsano
@ShamaakeAbdulaahiAliShaakeabdu
@ShamaakeAbdulaahiAliShaakeabdu 24 күн бұрын
Alle Ha BaraKeeyo Sheikheena Sheikh Mohamed Umul ❤
@user-cy7wu1kr9e
@user-cy7wu1kr9e 21 күн бұрын
الشيخ محمد عبده امل حفظه الله ورعاه ❤
@hanadgeesi
@hanadgeesi 23 күн бұрын
Waxaan wadaagnaa la ilaha ila allah wa maxamdan rasuul Allah
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 24 күн бұрын
SHIIKHA umal jaskalah khayara
@yousufonlaye409
@yousufonlaye409 24 күн бұрын
Asslamu calaykum Shiekhun. . Maan Qaala La ilaaha ilaaa Alaahu wa Anna Muxammed Rasula laah. Wa Huwa Muslim..
@dahabomohamed6718
@dahabomohamed6718 23 күн бұрын
Sheekh maxamed Allah ha ku xafido
@alianshoor
@alianshoor 24 күн бұрын
allaahuma acuudu bika menal qubthi wal qabbaaith wa shiicaca Alaala Kariim)
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 21 күн бұрын
شكرا لك يا شيخنا الحبيب
@user-ex2xu3ie9m
@user-ex2xu3ie9m 24 күн бұрын
Sh umal xiligaan mixnada ah inta and kahaleeysid shiica iyo muslimiinta kalaqeeybinteeda
@MohamedOmar-fu6uu
@MohamedOmar-fu6uu 24 күн бұрын
Kuwaaas gaalo waa sxp ku qanac ama diid
@user-ex2xu3ie9m
@user-ex2xu3ie9m 24 күн бұрын
@@MohamedOmar-fu6uu aniga kama hadlaayo waay saxanyihiin iyo waay khaldanyihiin xiligaan muslimiinta dhibantahay sii kala qeeybin macna kuma fafhida
@salahgumac4346
@salahgumac4346 24 күн бұрын
Kala qeebin mxaa kawadaa Marbo hadey diinta Muslimka sax u heysan loma bahno bro. diintena ciid uma bahno anagaa ubahan
@user-cw6er6nm2q
@user-cw6er6nm2q 24 күн бұрын
Waar waa munaafaq ah diinata beenka sheega e sheekh hamoodina
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 23 күн бұрын
Mayee Beenmaaad Sheegin Ninkani Fitnah Socotaweeyan Shiica Inaynukala Duwanahay Waa Ognahaye sow Hadana Falastiin Kuwakwliyahe Meelufasobaxay ma’ahan?
@MahamedMahamedali-gm8gw
@MahamedMahamedali-gm8gw 24 күн бұрын
Shiicado waa dad Muslim ah alle ka cabso sheekh
@NeimaBouraleh-es1dk
@NeimaBouraleh-es1dk 24 күн бұрын
Yaa subxalah shiica muslim ah bisinka
@zackkasim3289
@zackkasim3289 24 күн бұрын
Hadalka alle hada ka been sheegto muslim ma noqon kartaa?
@hanadgeesi
@hanadgeesi 23 күн бұрын
Sheekh dhami waa shar
@baashaal6778
@baashaal6778 22 күн бұрын
​@@NeimaBouraleh-es1dkoo hadey ashahaadanayaan maxaad muslinimada ugu diidee.
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 22 күн бұрын
Ashahaadanka shuruudey leeda hay bal iskaba dhaafe asha haatanki ayee khilaafeen Cali ayaa kownka abuuray Ma dad kaas ashahaadka dhabta heesto Subxaanallah Waa fitno alla ha dhowro
@user-cj8yl8dw8e
@user-cj8yl8dw8e 23 күн бұрын
Wayahay, shiekhuunaa ! Maxay ugu gurmaadaan walalaha Musliminta ee Gaza kudhibaan ?? Ee dunida islamka ☪️ ee midowga carabtaa ay kaamusanyihiin ??
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 22 күн бұрын
because they are the real Islam
@user-cj8yl8dw8e
@user-cj8yl8dw8e 22 күн бұрын
@@ahmedosmen457 I don't understand the drift in Muslims?? I pray for one Muslims ☪️ nation in unity 🤝
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 21 күн бұрын
Gaza maxay uqabteen? Af iyo boooto kaliyeey haayeen shiico
@abdallahmohamed3676
@abdallahmohamed3676 24 күн бұрын
Mnshlh barakoow sheikh
@G.M820
@G.M820 22 күн бұрын
Shiicadu waa gaallo meel na kama soo gallan Islaamnimadda taasna iyaga ayaa cadeeyey waxaanay ku cadeeyen foolxumooyinka faraha baddan ee ay ku sheegen kutub khurafadkoodda ay ku qoreen Alle ifka iyo Aakhiraba haku cadaabo culimadda Islaamka ah ee ehella sunnaha ah na Aale ha xafido oo ha barakeeyo meel ay jogaan ba dhamaantood ba.
@user-kg9fn1ph9d
@user-kg9fn1ph9d 20 күн бұрын
are shia who kill each other in Somalia?? is there any shia in Somalia?? then why do you kill each other if your sect is the one taught by prophet Muhammad??? did prophet Muhammad teach you to kill each other?? your problem is ignorance, darkness and stupidity, instead of solving your problems your there wasting your time and energy on things which won't help you neither here in the world nor hereafter.
@BMAPRODUCTION1
@BMAPRODUCTION1 24 күн бұрын
Sheikh umul adi leeba lahaa shiicada qaar waa muslimiin
@ahmedomar9804
@ahmedomar9804 24 күн бұрын
Raafidada ayuu kahadlaayaa ee dib udhageyso
@BMAPRODUCTION1
@BMAPRODUCTION1 24 күн бұрын
@@ahmedomar9804 marka kuwe muslim eh
@abdallahmohamed3676
@abdallahmohamed3676 24 күн бұрын
Zeydiyada aadka uyar ee yemen iyo sacuudiga laga helikaro maahane inta kle waa gaalo kuwooda ugu waaweyn maanta waa shiicada iiraan, ciraaq, syria, lubnaan(xizbullaah)
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 24 күн бұрын
Walaal waxaaajira qayb aad uyar oo layidhaa #Zaydaliyiin oo yamanta kunool oo magaca uun ay wadaagaan lkn sideena Suniyiin ah lkn Itnaacashariyada iyo Rawaafidadu waakuwa aynaan isku shaqo ahayn walaal
@AmiinShamsadiin
@AmiinShamsadiin 24 күн бұрын
Shaydaan umal beenaale kaadib ah ayaa tahay wakhtigii nabigeeni muxamed scw wax sunni iyo shiico layidhaahda majirin ma diin shiico iyo sunni la yidhaahdo ayaa jirta diintu waa mid waana islaamdadka islaamka ah ee aad kala qaybinayso jooji shiico isku diin manihin ayaad leedshay sdigu ma diin sunni layidhaahdo ayaad haysata Iran ama faaris isku diinba manihin markaad leedahay asxaabigii qaaliga ahaa ee salmaan alfaaris miyuuna Iran aheyn marka salmaan alfaaris isku diin ma tihidin miyaa diinta haka been sheegin nabigeeni muxamed scw haddi imaanka dayaxa lageeyoway kala soo degi lahaayeen kuwu yidhi waa, ayo bal I sheeg. Waa Laga yaaba dad xun oo asxaabti wax ka sheegaay sidaan maqlay inay jiraan. Tusaale inagu somaali ayaan nahay alshabaaboo dadka islaamka dhiigoo du u xalaal u yahay ayaa inagu jirta marka somaali oo dhan makuwaa xun ee alshabaab ah ee islaamka dhiigoodu xalaasha u yahay ayaynu wads nahay marka iyagana kuwa xun way ku jiraan waa iraane ku fiicana oo asxaabigii qaaliga ahaa ee salmaan alfaaris rc. Ayaa ku Jira ta kale sdigu waa adigii qoriga sitay adigoo itixasd ah dhiiga islaamkuna xalaal ku ahaa puntlandina cabdullaahi yuusuf idinka soo eryay kadibna deegaanka somaalida aad timid marka adigoo dhiiga islaamkuna u xalaal ku ahaa fitnada aad diinta islaamka aad had iyo jeer kula jirto jooji xaarami yahaw Iran waa gaalo ayaad leedahay marka asxaabigii salmaan alfaaris rc. ma gaal ayuu ahaa ayaad leedahay war fitnada jooji iyo islaamka qaybintooda shaydaan yahaw
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 24 күн бұрын
Axaadiista (Scw ) waa qur aanka kariimka ah waayo Eeg suuratu ❤wanajmi iyo kuwo Kekeba ❤❤❤
@dahaboibrahim9159
@dahaboibrahim9159 24 күн бұрын
Yaa Rabbi Yahdiikum Ciddi badi-Yeysan.
@Sahragabow
@Sahragabow 23 күн бұрын
Maashaa Allaah sh umal jazaakallaahu khayran maamo waa runtaa ☝️
@easky363
@easky363 23 күн бұрын
Yur
@easky363
@easky363 23 күн бұрын
Yur
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 22 күн бұрын
​@@easky363 Ashahaadanka shuruudey leeda hay bal iskaba dhaafe asha haatanki ayee khilaafeen Cali ayaa kownka abuuray Ma dad kaas ashahaadka dhabta heesto Subxaanallah Waa fitno alla ha dhowro
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 22 күн бұрын
​@@easky363 Ashahaadanka shuruudey leeda hay bal iskaba dhaafe asha haatanki ayee khilaafeen Cali ayaa kownka abuuray Ma dad kaas ashahaadka dhabta heesto Subxaanallah Waa fitno alla ha dhowro
@mohamedhussien1418
@mohamedhussien1418 22 күн бұрын
​@@easky363shaydaan uraya oo qudhmuun oo raafidhiya
@MaxamedAbukar-ob7uc
@MaxamedAbukar-ob7uc 24 күн бұрын
Mahadsanid sh umal
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 24 күн бұрын
Subxanallah ilahay ayaa mahad iska leh oo Muslim suni ah naga dhigay alxamdulilah
@MaxamedFaaraxKaahin
@MaxamedFaaraxKaahin 22 күн бұрын
لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@user-qi2es6bu9l
@user-qi2es6bu9l 20 күн бұрын
Salallaahucaleyhiwasalam
@yuusufcali9624
@yuusufcali9624 24 күн бұрын
ما شاء الله! أفصح الله لسانك.
@user-qi2es6bu9l
@user-qi2es6bu9l 20 күн бұрын
Mashaallaah
@user-pd8gk7qv7d
@user-pd8gk7qv7d 24 күн бұрын
Sheikh umal Alle hakuxifdiyo
@user-cw6er6nm2q
@user-cw6er6nm2q 24 күн бұрын
Waa beenaale
@ahmedgarad5294
@ahmedgarad5294 23 күн бұрын
Suni iyo shiico xajka ayay ku kulmaan sanad walba.shiico waa Islam, Islam waa mid.
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 23 күн бұрын
Islaam afka lagama noqdo
@alirobleh1226
@alirobleh1226 23 күн бұрын
SHIICOO DHAN MAAHA, SHEKHOW..
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 23 күн бұрын
حفظه الله ورعاه شيخ محمد عبد ❤❤❤❤❤❤
@alianshoor
@alianshoor 24 күн бұрын
allaa Kariim. Ya shiikh Allaa ya Isak ( dagaalka ha joojin) mama soo galasn Shiico (allahuma acucuudu Bokassa Minak Shiica)
@Cabdulaahi875
@Cabdulaahi875 24 күн бұрын
🎉alaahu akbar alaah is one
@sacdiyamahamedali417
@sacdiyamahamedali417 24 күн бұрын
Subxaana allah
@baashaal6778
@baashaal6778 22 күн бұрын
Shiicada wax badan ayaan isugu imaanaa. Allah swt wey aaminsanyihin, Allah swt waa la aaminsanahay, rasuulka csw waa wada aaminsanahay, waa soomaan waan soonaa, you name it
@daahirsiyaad300
@daahirsiyaad300 22 күн бұрын
Wll rasuulka ma aminsana haday aamin sanyihiin calibuu kaboobay nabinimada mayna dheheen xadiith kiisa mayna diideen xasaskiisa mayna afkagaadeeyeen waakee rasuulka ay aaminsan yihiin
@RoyalkingGSGaza
@RoyalkingGSGaza 19 күн бұрын
Nabiga naxaris iyo nabadgalyo korkisa ha ahaatee ma aaminsano mana sheegan intooda badan oo cali bin abi dhalib ayay u haystaan wali iyo rasuul ba in laga rabay ee kala tag dadka shirkiga adeer waa gaalo badankoodu waliba munafiqiin ah
@baashaal6778
@baashaal6778 19 күн бұрын
@@RoyalkingGSGaza Khurafaad ayaa lagugu sheekeyay..
@baashaal6778
@baashaal6778 19 күн бұрын
@@RoyalkingGSGaza Hadey Gaalo yihin maxaa Xajka iyo Xarameynka loogu ogolaaday.
@baashaal6778
@baashaal6778 19 күн бұрын
@@RoyalkingGSGaza Cali Rasuul uma hesytaan ee waxey ku doodaan in uu dhaxalka imaamka,uu isagu uu lahaa, maadaama uu ahlu beyt ahaa. dadka khuraafaadka dhageysta oo aan Research sameyn ayaa tahay.
@mohaindho7537
@mohaindho7537 24 күн бұрын
Culumida waxan intay nagadayaan haka hadlan qabyalada cadalad darada boobka io ficilada diinta kaso horjeda ee dalka kadhacaya kuwaas haka hadlan waxkle muhiim mahane ✋✋
@roodanuur461
@roodanuur461 24 күн бұрын
Sheekhi owa shiico waa kaala foogonhay baalese suunigi laaga quusey o maanta iyaaga gaalo iyo yuuhud daaba yaacaya faalstin waa suuni maaxantarna waaxaba shiico raabiiyow baa laa xiisabatami haailabin suuini kuuma dhaaqamayo diinti caar suuni faalstin waaxa haataro xaata duuco
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 24 күн бұрын
Shicada kleh maa ogo lkn iran iyo madaxweynahey xagu gaalkaa daaba cayman jireyn , ee falastin ayu laajirey ila imikaa naa wey tageran,
@SAF.3861
@SAF.3861 24 күн бұрын
Dee carab dheh. sunni oo dhan mahee. Teeda kale, waa lagaa xoog waynyay maxaad samayn?. immika Soomalidu waa sunni ma ciidan ha u dirto ayaad leeday?. "Social media" waxa ka hadla ee qaddiyadda difaacaa waa sunni, kuwa lacagaha bixiyaa waa sunni. laakiin dawlad ahaan baa lagaa xoogwayn yahay. Carabta ayaga carab ahaan u tiri, waayo ayaga madaxdoodu waxay lajiraaan qolada yuhuudda, "sahyoonida carabta" ayaa layidhaa. Shacabka carabtana aad bay ugu badan tay sahyooniyaddu, qaar baa yuhuudda kaddaran ba. *Teeda kale shaqallada gaaban iyo kuwa dheer iska sax xagga qoraalka:* kaala foogonhay = kala fognahay baalese= balse suunigi laaga quusey= sunnigii laga .... iyaaga = iyagaa qoraalku waa muhiim inaad barato.
@abdirahmansamow4021
@abdirahmansamow4021 24 күн бұрын
Exactly 💯
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz 24 күн бұрын
Absolutely 💯 true.
@abdulahkalaay8659
@abdulahkalaay8659 24 күн бұрын
اللهم صل على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم
@HabibaMohamed-tl2rr
@HabibaMohamed-tl2rr 24 күн бұрын
استغفر الله العظيم واتوب اليه
@Caliya7
@Caliya7 24 күн бұрын
Allaahurraxmaan jidka xaqqa ah hanagu sugo oo hanagu dilo
@sharmakeshyonshasan341
@sharmakeshyonshasan341 24 күн бұрын
Shicada ayaa salaamka saxda ah heesiyaala suniguna wà fataalintii haalada la socota beenaalayow
@FAM7911
@FAM7911 24 күн бұрын
M.a shiiqeenaa
@Hkaffi
@Hkaffi 24 күн бұрын
Waa saxan yahay shiikha
@husseinaden7255
@husseinaden7255 24 күн бұрын
Asc sheikh umal Su'aal ninka shiicada ahi ee dhintay ma la dhihi karaa alle ha u naxariisto?
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 24 күн бұрын
ILLAAHAY IYO DADKIISA ISU DAA!! ADAA LAGAA SHAKISAN YAHAY!!
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh 24 күн бұрын
Waa gaalo odhan mayno sheekhanaa Allaha soo hadeeyo hadey jirto
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 24 күн бұрын
Subxana Allah
@mohamedelimiali9738
@mohamedelimiali9738 23 күн бұрын
Waa saax saax shecaa meel ma iskuka imano
@osmanozziy6119
@osmanozziy6119 21 күн бұрын
One Iran Muslim
@Aziz34888
@Aziz34888 19 күн бұрын
Firqatul mucaawiye halaga idin kudhac idam alle
@xuseen338
@xuseen338 23 күн бұрын
Suufiyada walaal layihiin
@KhadijaAbdirashidsahal
@KhadijaAbdirashidsahal 24 күн бұрын
روى ذاك قوم لا يرد حديثهم❤ الآ خاب قوم كذبوهم وقبحوا
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 24 күн бұрын
سبحان الله والحمدلله ولا إله إلا الله وألله أكبر جزك ألله خير بارك الله فيك يا شيخ 😢😢😢😢إني أحبك في ألله ياشيخ ❤❤❤❤
@user-ex9ww5pn7j
@user-ex9ww5pn7j 21 күн бұрын
M.a❤
@muuday6093
@muuday6093 24 күн бұрын
Subxaanallah shiekh somali ah ayaan arkay oo leh yaan shiicada lagaaleysiin waa in lala niqaashaa
@abdallahmohamed3676
@abdallahmohamed3676 24 күн бұрын
Uu khaldanyahay
@clmaligclwalijr5237
@clmaligclwalijr5237 24 күн бұрын
Sheikh umuL Runpu shegayaH❤
@Abdulhakimyusuf
@Abdulhakimyusuf 21 күн бұрын
As wr wb jzk
@Abdulhakimyusuf
@Abdulhakimyusuf 21 күн бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@MohamedOmar-fu6uu
@MohamedOmar-fu6uu 24 күн бұрын
Shiico gaalo geesa waa weyn waa qufkii kashakiyane asiga gaal ah
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 23 күн бұрын
ALLE hasoo hadeeyo haday jidka toosan ku dhacaan iyagaa Carab inoodhaami lahaa walalahood lagu hoos cunayo
@OmarAli-yh5xy
@OmarAli-yh5xy 22 күн бұрын
Asc walaalaha islaamka ❤❤❤
@user-zd4cb8jl6u
@user-zd4cb8jl6u 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kp5br8tz9f
@user-kp5br8tz9f 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiladiif1745
@abdiladiif1745 24 күн бұрын
weey ashahaataan shiikhow ahlu towxid qaarkood fiican aakujiro
@zackkasim3289
@zackkasim3289 24 күн бұрын
Hadilkii alle hadaa ku ciyaartay muslim ma noqon kartaa?
@AbdiMohamed-zd1no
@AbdiMohamed-zd1no 23 күн бұрын
Subxaanallaah
@user-ye7ss2vr4g
@user-ye7ss2vr4g 24 күн бұрын
shiicada salaadooda iyo salaada saan u tukano isku mid ma ah ATAXIYAAD MA AKHRIYAAN
@hawl_aduun
@hawl_aduun 23 күн бұрын
Shiicada meel ma iska so gallon wa saxiix meelna ma iskugu imaan Karnaa waa MAYA
@IbrahimMeraneh
@IbrahimMeraneh 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 24 күн бұрын
Ok aad ayaan u fahmey, hada sidaas sheikh ku sheegey hadey yihiin muslimiin mabla dhihi karaa, tan labaad shiico oo dhan ma isku midbaa nase sida suufuyada ayeey is dhamaan oo qaar kood kaaraka kale ka roon yahey, yaa iga jawaabi kara oo qaoon u lahe sualahaaas
@RoyalkingGSGaza
@RoyalkingGSGaza 19 күн бұрын
Kuwa zeydiya la dhaho aya roon oo muslimin la dhihi kara lkn shicada iiran waa gaalo waliba gaalada ka xun
@easky363
@easky363 23 күн бұрын
OGAADEENKII SAWIRADA AHAA.
@sahroabdi
@sahroabdi 24 күн бұрын
Hye aaway hee dadkii shiicda u doodayey oo lhaa waa muslim
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 24 күн бұрын
Sheekh umal allaha ku barakeeyoo
@aligabow5582
@aligabow5582 23 күн бұрын
clear
@Cabdimxmed-mi7cz
@Cabdimxmed-mi7cz 24 күн бұрын
❤scw scw scw ❤
@girlsvolg3614
@girlsvolg3614 24 күн бұрын
Mascha Allah shek
@geesabadane7415
@geesabadane7415 23 күн бұрын
kolay sacuudiga,emratka,masar,urdun iyo dhamaan carabta iyagaa muslimka danihiisa kudhaama una taagan magaca muslimba maanta majireen hadii aayna jirin,bal sucuudiga maanta waxa kasocda iyo goobihii barakeysna dhaawr
@rahmaosman7946
@rahmaosman7946 23 күн бұрын
Yahuuuuuuu
@user-ce4lw7we8u
@user-ce4lw7we8u 24 күн бұрын
SHIQOW YAIKU HAYA MIÇNAHA
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq 24 күн бұрын
Scw scw scw scw ❤
@CawilRasaas
@CawilRasaas 24 күн бұрын
Subxaanalaah
@user-ce4lw7we8u
@user-ce4lw7we8u 24 күн бұрын
MICNAHA YAA ISKKUHAYA
@AxmedAfrika
@AxmedAfrika 23 күн бұрын
Sheekhaw anigaa taagersan1000 iyo kaw jeer shiicada Hadaa ma sucuudiga iyo imaaraad baan suni utaageera Sheekhaw aniga ii taageersan shiicada waxaa kaliita sucudi iyo imaarad
@maryamabdu6685
@maryamabdu6685 24 күн бұрын
Waa muslimiin laakiin adiga waxaa lagu baray kala qaybi Muslimiinta so they never be together and stay divided and weak.
@Funny-animal-memory
@Funny-animal-memory 24 күн бұрын
isku duubni waxaa noogu filan anaga oo sunni ah.
@maryamabdu6685
@maryamabdu6685 24 күн бұрын
Dhamaan waan u baahanahay muslimiinta oo dhan
@khaliv67
@khaliv67 23 күн бұрын
Hanoo keenin shiico nin asxaabadii alle amaanay caayaya 😢iga kaxee​@@maryamabdu6685
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 24 күн бұрын
Ok
@amineta378
@amineta378 24 күн бұрын
Shiicada alla ha unaxriisto mala dhihi araa
@maxamedcumar5699
@maxamedcumar5699 22 күн бұрын
Wa bentod queanka kariimka ah waxana laguma dari karo waxna lagma rebi karo shiicina wa qon lunsan
@badalabshir502
@badalabshir502 23 күн бұрын
Okey shiikh iran waxay ku fanaan Muslim imo aaway sunadii
@AliMohamud-qb3rs
@AliMohamud-qb3rs 24 күн бұрын
Shicada saxabada ayay cayan muslim mahan waa cadowga ahlo suna allaha ciqaabaa
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff 23 күн бұрын
Yahuuda habaar intaaasa kaga fudud 🇮🇷 iran wa Islam dhab ah yahuud ladagasho .hlaka sacuudiga u taagero yahuuda. Iyo mareekanka ..🇮🇷 🫡💪💪💪💪💪💪✊️🇮🇷
@MaxamedCanalow
@MaxamedCanalow 20 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hanadgeesi
@hanadgeesi 23 күн бұрын
Waa dad islaam ah uun sheikhyadu iyagii shekhyada ahaa ayaan Waxaba isgu ogolayne oo midba midka kale Ana ka saxsan leeyahee ma cidkale ayay daynayaan
@daahirsiyaad300
@daahirsiyaad300 22 күн бұрын
Allaah fahanka hakuu hagaajiyo
@abdifitah-wu3xj
@abdifitah-wu3xj 24 күн бұрын
S C W❤❤
@abdulkadirmohamed3793
@abdulkadirmohamed3793 24 күн бұрын
AR SHIICA ANIGA BIS IGA WAYE MAANTA MARKAAN ARKAY IYAGOO DHAHAAYA MARKII AAY MEYDADKA ARKEEN YAA XUSEEN YAA XUSEEN YAA XUSEEN WELIGEEY MAANTA KA HOR WAX LAGA SHEEGO UMALEYN JIRAY
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 24 күн бұрын
Markaa ma yuhuudbaa walaalkeena
@mubeabdi8898
@mubeabdi8898 20 күн бұрын
how about sucudi arabiya
@fatumamusa5251
@fatumamusa5251 22 күн бұрын
I think shiiats has 3 types one type are real muslim saying Lailaha Ilalah Muhammad Rasullalah.
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 126 М.
Sheekh Dirir Si Adag Uga Hadlay Wax Yaabaha Ay Aaminsanyihiin Shiicadu ! #wacdi
22:41
Эффект Карбонаро и бесконечное пиво
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,8 МЛН
UFC 302 : Махачев VS Порье
02:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,4 МЛН
Balloon Stepping Challenge: Barry Policeman Vs  Herobrine and His Friends
00:28
Afkaarta Shiicada YAa Maal-Geliya┇►Sh Umal
22:17
Daarul Kheyr
Рет қаралды 31 М.
Эффект Карбонаро и бесконечное пиво
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН