Sheekh Xasan Jaamici "Waxaan u nimid in qarax danbe uusan ka dhicin Soomaaliya"

  Рет қаралды 36,537

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 123
@shamsomuse7673
@shamsomuse7673 5 жыл бұрын
Maansha allaah culimada ilaahey ha.la garan galo has she qaaliga ah. Culimdu. Waxaa jira oo iyaguna dhib wayn ku haya wadanka waa maamul gobaleedyadu. Iyo mucaaradka culimadu ha la fariisteen kuwaasna ilaahay tawfiiqda.hana waafajiyo
@cadniab8955
@cadniab8955 5 жыл бұрын
Masha allah Cullumada Allaha barakeeyo. Waxan idinka codsanaynaa inaa Alshabaab aad lahadashaan ama aad ladagaalatan, waayo waa inaa mel looga soojestaaa.
@abdisalansharif26
@abdisalansharif26 5 жыл бұрын
Allahu Akbar mashallah Allow noosiyaadi aaamiin Somalia hanoolaato inshallah
@umihaashimumihaashim1135
@umihaashimumihaashim1135 5 жыл бұрын
Masha allah illahay culumaderna ha guuleeystaan ha loo hiiliyo
@mahadomar3089
@mahadomar3089 5 жыл бұрын
Aqligu haduu shaqeeyey mansha allah 😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴❤
@garyaqaanmumin3593
@garyaqaanmumin3593 5 жыл бұрын
Waa in culimada somaliyeed talada wax laga siiyo siyaasigu wax badan Buu ku guulaysan waayo dadku way daaleen culimada gacanta hallo sii daayo
@nourisack2849
@nourisack2849 5 жыл бұрын
ManshAllah Eebow Culumada no barakey. InshAllahu talacaa dalken waa nabadowi doona #Ya Rabi#
@hasanyousuf7751
@hasanyousuf7751 5 жыл бұрын
Sheekhow illaahay ha ku dhawro adiga iyo culimada kaleba laakiin waa inaad cadaalad fashaan oo aad dawladana khaladaadka waawayn oo ay galasso ka hadashaan, sida ay ula dhaqmaan dadka ka fikirka duwan iyo xad gudubyada ay ku hayman baarlamaanka hadii kale dadaalkiinu meel fog ma gaari doono. Wa billahi towfiiq.
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 5 жыл бұрын
Shiiqanaa qeyr alaha kusiiyo aaamiin
@muhanedhassanaliofficial955
@muhanedhassanaliofficial955 5 жыл бұрын
Amiin amiin amiin amiin
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 5 жыл бұрын
Soomaali dhexdeeda in ay ku heshiin karto 24 saac gudaheeda laba jimcaale isma weydiinayaan laakiin ayaandarro faragalin weyn shisheeye ayaa nagu dhex jiro, iyagoo isticmaalaayo kuwa Soomaalinimada iyo daljaceylnimada ku yartahay. Alloow naga qabo cadow walba, shisheeye ka koow yahay - aamiin.
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Allow noo gargaar 🇸🇴💕 amiiin
@sharifahm.7963
@sharifahm.7963 5 жыл бұрын
Aamiin
@habibofarah5901
@habibofarah5901 5 жыл бұрын
Sheekh xasan mash allha 👍👍👍👍
@welovesomaliawanjeclahaywa7883
@welovesomaliawanjeclahaywa7883 5 жыл бұрын
Masha allah allaha xafido culumadeena
@chanel143hussein9
@chanel143hussein9 5 жыл бұрын
Mansh Allah ilahay somaliwen ha is jecelesiyo amiiiiiiin
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 5 жыл бұрын
asc masha alaah yaa sheeq waad asiiptay ee nooga tag ee nagala soo hadal walhi yaa sheeq ee is ilaaline iinsha alaahu waa fasaxan tahay ee dadka aas masaakiinta ee la lumiyay bal soo waani iinsha alaahu ilaaheey aduun iyo aaqiro hakuu naxariistee yaa sheeq umaleyn maayo se aaha wsc warxmatlh wabrktu
@mohamudhared9496
@mohamudhared9496 5 жыл бұрын
Masha Allh wali soomaali dad wanaagsanba kujira
@faalliyahanolosha453
@faalliyahanolosha453 5 жыл бұрын
masha'allaah. markaan baan oran karaa sheekhu in uu xaqiiqda ka hadlay
@atika7411
@atika7411 5 жыл бұрын
Mashallah that's the best plan
@abdisaidali5457
@abdisaidali5457 5 жыл бұрын
Allahumma aamiin
@aweysmuhudin2921
@aweysmuhudin2921 5 жыл бұрын
Asc wr wb jameeco shabaab waa urur soomaliya lagu gumaado larabo hadii runta la isku sheego waxaana laga gudbi karaa waan laga gudbaa 4•5 midda kalane dadka soomaalia jooka waa in ayagu tashadaan haddii runta larabo
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein 5 жыл бұрын
Masha Allah sheekh wax garad ah Allah haku fududeeyo Hamniga io hawshaa
@galolgundowayndhaladkahagy2197
@galolgundowayndhaladkahagy2197 5 жыл бұрын
Masha Allah tabara kalh ilahy haa idin dhawroh culimada Somali ✋💙❣️💋💋💋💋💯💞💯
@hodanfarah1113
@hodanfarah1113 5 жыл бұрын
Garabkaaga allaha galo,
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 5 жыл бұрын
Mashallah guuleeysta culumadeena waan taagersanahay illaheey ha idin xifdiyo waan idin jecelbahay guul
@wellnessbymaryama699
@wellnessbymaryama699 5 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@ismahanshariifabdulahi9729
@ismahanshariifabdulahi9729 5 жыл бұрын
hanjawaad iyo wada hadal ayaan lafuraynaa mel islama galaan
@abdiazizfarah3654
@abdiazizfarah3654 5 жыл бұрын
Maasha Allaah
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 5 жыл бұрын
Sheekh jaamici wax ma saxoosid ee waxaad haleenoosa . Kooxda waxaad leedahay wadahadal la furaa hadana waa aflagaadeene . Sidaa uma hadlo hadlo qof xal doon ah.
@mohamohamed1190
@mohamohamed1190 5 жыл бұрын
Waxaan la yaabay wadaadada ma sheekadii madaxda oo kale bay noqdeen oo tuute isku sawira. Maxay dhaheen anagaa hogaaminayna ciidanka Subxaanallaah waynu ognahay inay maraykan ka tageen aysan rabin inay dhintaan. beenta qof walba waa ka xaaraan waxaase kasii daran wadaad diinta yaqaan.
@HassanMohamed-cx7ho
@HassanMohamed-cx7ho Жыл бұрын
Sheikh xassan jamici Xafidulaah
@aminahooyo4973
@aminahooyo4973 5 жыл бұрын
WalaalO Xasan Jaamici Allaha ku asture, muwaadan nadiif ah oo allah ku xidhan ayaaa tahay.....ISKA ILLAALI MAREEYKANKAA WADANKA GACANTA KU HAAYEE, ALLAHA KU ASTURO WALAALO CADOOWGA LACAG LACAG LACAG BAY QAYBINAYAAN, ISKA JIRA SALIIDDA CEEYDHIIN MEESHII LAGU ARKO FIDMAA KA JIDHA, RAG BAAA LOOO SOO KIRAYSTAY ISKA JIRA SUJUUDDA AYAAN IDKUMKU KAALMAYN
@Aziiza_A
@Aziiza_A 5 жыл бұрын
Masha Allah👍 الدعاء صلاح المؤمن
@hilaalyuusuf3410
@hilaalyuusuf3410 5 жыл бұрын
Masha allah somalia wadajir
@sowdoabdirahmaan9123
@sowdoabdirahmaan9123 5 жыл бұрын
M.a Soomaliya allow nabad u keen🙏🙏🙏🙏🙏
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 5 жыл бұрын
Ilaahow nabad
@abdisalansharif26
@abdisalansharif26 5 жыл бұрын
Dalka Culimadda Somaliyeed Halagu tijaabiyo waayo waxaan hubaa musiibadda waxaynaga soo gaartay waa CULIMADDA qaas ahaan MUQDISHO
@waffle_yt6282
@waffle_yt6282 5 жыл бұрын
Asc shiikh culimada oo dhan ha isugu tagto shabaab idinma taaban karaan annagaa idinlajirno shiikh insha allaah waanu guuleysan ee nahogaamiya shiikh wadanka waa in loomidoobaa waanu ka adagnahay shabaab iyo daba dhilifka guul Somalia
@balariaraktidada9877
@balariaraktidada9877 5 жыл бұрын
Jaamici san ma ahan saxida Wa kasi daresa E run halaga dhigo heshiska Dadka way dalen
@abdisaidali5457
@abdisaidali5457 5 жыл бұрын
Aad iyo aad ilaahay xal ha keeno
@umuamiiromuminin1288
@umuamiiromuminin1288 5 жыл бұрын
Aniga waxan qabaa in aan lafududan indagaal kale umada lagalin wayo sikale ayu isku badali karaa please marka hore culumada iyo dowlada ha fariistan kadib mucaradyadan iyo dastuurka qabyada haladhamayatiro si aysan u dhicin in marki Alshabah laga gulaysto aan laysku noqdo oo lays qabqabsado. Wax badan baan so aaragnay looms dhama camal.
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 5 жыл бұрын
Shiiqana nahogaami waxa igu balan ah inaan kushahiido cadowga nalaaye
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 5 жыл бұрын
Allow qalbiyadaas wanaagsan garabkooda noqo war shacabow aan kafaaidaysta culimada tanoo kale waa jihaad because dhiig ayaan badbaadinaynaa
@degan4
@degan4 Жыл бұрын
Waxaan rabnaa nabad Waxaan rabnaa hadda.
@naxariismedia9095
@naxariismedia9095 5 жыл бұрын
Adiga miyaa ilaah ku xiran shareecadii ilahay badalay oo dastuur fadilaayo baaac
@habashsomali6076
@habashsomali6076 5 жыл бұрын
Mujahidinta guul ayaan u rajeynayaa howsha ha socoto sheikh ku sheg walba oo dowlad ku shega beenta iyo faanka badan wadato talo maha yaan wey fashilmen haleyska qabto tugada arurtay
@farhanjay2637
@farhanjay2637 5 жыл бұрын
Masha allh guul ilahey ha idin kugu dhameyo shardi sheydamanka qorshohoda hadaleba sfcn udajiseene guul iyo gobanimo
@nucmaanqaalid4311
@nucmaanqaalid4311 5 жыл бұрын
Yarbi qeyr kadhig inuu dembe qarx kadhicin smliya amin amin amin
@abdiosman8364
@abdiosman8364 5 жыл бұрын
Amin Amin
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yah Allah 🌿🌾🌿🌾🌿🌾🌿🌾🌿🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌾🌿🌾🌿🌾🌿🌾🌿🌾🌿🌾🌿🌾🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💕💕💕💕👍👍👍👍
@user-rv3jk4il1y
@user-rv3jk4il1y 5 жыл бұрын
Sh xasan jamiici muxu ka wada xartii kuma ihi xamar ilam fiiriya
@amraanxashi1555
@amraanxashi1555 5 жыл бұрын
Asc culimadena aloow noo dhowr culimaden insha alaah hadaan hagagena culimoodoy ukhanudha nabadidka
@mohameddhubow8091
@mohameddhubow8091 5 жыл бұрын
Shi jamici wey kaqaldantahay. Dad kaas maeheen ku waanokale.
@shukri0
@shukri0 5 жыл бұрын
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin☆☆☆🇸🇴💝
@user-rv3jk4il1y
@user-rv3jk4il1y 5 жыл бұрын
Martii ya kuu ah xamar sh xasan now
@rahmaraiza1576
@rahmaraiza1576 5 жыл бұрын
Sheikh ogoow cabdullahi bin cabaas markuu damcay inuu qanciyo dadkaas ma aflagaadeen ogaaw (Afka-suubso)
@garaadaadangaraadcabdulle1232
@garaadaadangaraadcabdulle1232 5 жыл бұрын
Waa muhiim in culimada somaliyed talada dalka qeyb weyn laga siiyo oo lagu tixgeliyo aqoontooda ay u haayaan umada muslimiinta ah ee somaliyeed lana dhegeysto talooyinkooda sababtoo ah waxay xambaarsanyihiin ama ay wakiil ka yihiin ambiyadii
@saidmohamed4735
@saidmohamed4735 5 жыл бұрын
Alshabaab adoo wax liita ku tilmamay miya u tagaysa kooxda uluxu dabxiya oo dhabaab ka mida midiyaha ay wataan sharbaha iyo garka waa laysaga xiiri kara ee yay kubirayn shiikhow
@rahmobulhan3592
@rahmobulhan3592 5 жыл бұрын
masha allah Allaw culumadeena noodaa shabaabka iyo kuwa fidni wadayaasha ah
@themog6556
@themog6556 5 жыл бұрын
28 sano 2 bilood 28 maalmood.
@moarmy248
@moarmy248 5 жыл бұрын
Guuulaysta
@mohamohamed1190
@mohamohamed1190 5 жыл бұрын
Waxaa wanaagsan inuu wadaadka xaqiiqada ka hadlo ummadana waxaa lagu kasbadaa xaqiiqda iyo runta oo laga hadlo. 1. Xadiiskii khawaarijta ayuu shabaab u adeegsaday taasoo dadkoo dhami ogyihiin inaysan shabaab dadkoo dhan gaalo ka aaminsanayn kaliya ay gaalo ka aaminsan yihiin dawlada iyo cida la shaqaysa. 2. Xadiiska wuxuu ka hadlay in khawaarij aysan dilin gaalo ee ay dilaan muslimiin. Hadaba wadaadku ummad malaayiin ah ayaa daawanaysee, Tirada kun iyo siyaadada ah ee iskugu jiray itoobiyaan, kenyaan, yugaandhays, burundiis, yaa dilay? Marka kuwaasi ma muslimiin ahaan bay udileen? Bal wadaadka ha is waafajiyo xadiiska Rasuulka Scw nimankuu ka hadlay. Niman kaas hadii lala dagaalamaayo wadaadada ha udiyaar garoobeen Lkn ummada iyo dhalintarada yaanan been loo sheegin oo lahalaagin iyaguna markaa Maraykan iskaga noqon. Marabno In wiilasheena ay micno daro ku baaba’aan ee wada hadal hala furo kitaabka iyo sunadana halagu kala baxo dawlada iyo shabaabka Lkn yaysan Been idiin sheegin wadaad reerkiisa maraykan ku raaxaysanayaan waa iga talo.
@abuukarnuur7321
@abuukarnuur7321 5 жыл бұрын
Masha allah culimadu allah dhowro lkn waxan oran laha inan lashegin xumanta aya sameyaan alshabab inta iyaga lagala kulmaayo hadi xumaantooda ad horumarisan marka iyaga ula kulantaan wexey idin oran donan shalay shayaadin baad nagu shegteen mantana inaga ayad ino timaadeen dabaded inay dhib idin geystan aya laga yaaba
@warsameabdullahialiwarsame173
@warsameabdullahialiwarsame173 5 жыл бұрын
Aniga wxn aminsanahay in heshiisku uu yahay wadada kaliye ee wax lagu dhameyn karo culumadana ey yihin kuwa wax dhameyn karo lkn waxa loo baahan yahay culimo dhexdhexad ah ma,ahan culimo dhinac lasafan marka wxn amin sanahay in ay waxba soo kordhineyn culumada dowlada katirsan
@heegantechnology
@heegantechnology 5 жыл бұрын
wllo maaha sidaa culimo kasta ha ahaadeen alshabaab culimada way gaaleysiiyeen hal shiikh caalamka kama aaminsana mana maqlayaan kuwa culimada isugu sheega mooyaanee kuwaasina wallaahi mid khaliya oo fatwooda ama fiqi yaqaan kuma jiro waa juhaal diinta ayaadka jihaadka oo khaliya ayey kayaqaaniin haddii ay diin yaqaaniin ma culimda iyo wariyaasha ayey musaajidada ku dililahaayeen alshabaab waa firqada keliya ee ciddii kasoo horjeesata dil ku xukuma dadku agtooda cudur daar malaha towbadna malaha wallaahi rag ashahaadanaaya ayey lahaayeen waa murtadiin oo iyagoo salaad ku jira ay dileen alle kuwaas ha madhiyo
@nabadraadshe
@nabadraadshe 5 жыл бұрын
Hadal malaggii galay. Khuraafaad
@mayontravel5236
@mayontravel5236 5 жыл бұрын
Alahuakibar
@mohamohamed1190
@mohamohamed1190 5 жыл бұрын
Wadaado qandaraasleey yaysan Soomaaliyeey gawaan cidla ah idiinku ordid. Iyagu raaxo ay qurbaha ugu noolyihiin. Kuwa soomaaliyana dhagaxaan baa ku wareegsan. Marka shacabkaa larabaa In ay shabaab xasuuqaan.
@heegantechnology
@heegantechnology 5 жыл бұрын
alshabaab wada hadal ma rabaan horey usheegeen dhiig ay cabaan bay rabaan weliba culimada ma aaminsana ee inay gaalo iyo murtadiin yihiinbay qabaan, ma rabaan heshiis iyo nabad gelyo , dad iyo dawlad midna ma rabaan anigu afka cali dheere ayaan ka maqlay marka wareysiga lala yeeshay ee la weydiinaayo heshiis haddii leydinku yeedho ma aqbaleysaan wuxuu dhahay waxaan aqbaleynaa ma jirto ilaa ay diinta usoo noqdaan (dawladuu kawadaayee)., markaa anigu waxaan odhan laahaa waar nimanka heshis laheynee yey idin qalan ergada way dubtaanee, nimanka dagaal aan loo kala hadhin halagu qaado midh yaan laga reebin dhamaan madaxdoodana hala daldalo sidaas ayuunbaa lagaga adkaanayaayee., waar kuwani soo dhaweysasho malaha ilaa in birta laga aslo mooyee
@willkafican6906
@willkafican6906 5 жыл бұрын
Waxaa rabnaa nabad hada, gormeey rabnaa hada, barri nah maya
@fuadadam4357
@fuadadam4357 5 жыл бұрын
KUWANI WAA CULIMO.CILMAANIYIIN HADAY.CULIMO.YIHIIN.MAXAY.MAR QUDHA.UGA.HADLI.WAAYEN.IN.KITAABKA.ILAAHAY.LEYSKU.XUKUMO
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 5 жыл бұрын
Farmaajo waa Cali miyaa alshabaabna khawaarij miyaa ??doqon yahow ma awoodaan inaad qancisaan maamulada gobolada seed shabaab u qancinaysaa ,waxbaba ma garanaysaan kartina umal lahdiin,???yaa miskiin
@baychannel8246
@baychannel8246 5 жыл бұрын
Odeygu ma dib uhashisiin buu uyimid mise hanjabad ima cajabinin odeyga hadalkiisa
@use_996
@use_996 5 жыл бұрын
Wadaadkan wa in umada laga qabto bl fir iwa nin laso dirsady meshi maslaxo laga rabay u hanjabaya
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 5 жыл бұрын
ASC salankadib sheekh cabdiraxman iyo aniguba waxnukanimid mareykanka wuxuyidhi ninkan hadlaya anigu xamar martikumaihi wakow yaa martiku ah waa suaaldaweynoo Madaxdalineysa wadadkii hawiye ee kayimid mareykanka hadii uuleeyahay xamar martikumaihi Talow yukaxigsanayaa walee cadiwarsame been munasheegin markuku arkay ninkan sida u ufakarayo viva Barave cadiwarsame dawlada hoode ee miniyabolis manisota walee laguArag walee kumadhageysto?
@nucmaanqaalid4311
@nucmaanqaalid4311 5 жыл бұрын
Wa dey lkin wa nin rag ma baryamayo mid mslxduna diyar buu dhahy qofkii didna hasocdo buu lkin mid ogada lwada dhincba somli banhy islmbanhy hlmel ban uwada socnaa diin in lngu dhaqo bn rabnaa madooneyno muslim sharyahuud sita asc
@saidmohamed4735
@saidmohamed4735 5 жыл бұрын
SHIIKHAN WAA ISKA DACAD WAXAN KA BAQA KOOX AAN OGAHAY ULUXU DABXIYA LAYIRAHDO OO SHABAB KA TIRSAN OO MINDIYO AF BADAN WATA INUU U GACANGALO NAXARIISNA MA YAQAANAN
@noradinosman6951
@noradinosman6951 5 жыл бұрын
adeer, markaa islam baa la isku xukumaayaye imika maxaad isku xukuntaa lax yahay?
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 5 жыл бұрын
Ninkaan wax walba so qaldan ayuu u sheegayaa
@mz6589
@mz6589 5 жыл бұрын
Fudeed badanaa ma farmaajaaa
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Isweydin selogutaga ooy wax uxukuman malomurada oo anautagikaro goan qadankaro iidira baryotan
@bisharali4230
@bisharali4230 5 жыл бұрын
Geesi nimadaas ma leedihiin bootaad heeysaane
@mohvolgs2808
@mohvolgs2808 5 жыл бұрын
Markan arko Culumo ku wareegeyso Aduunka oo Mutamar sameynayo waxan dhihi jiray. Kaalay Culimada ma arkan miyaa Dhibka ka jira Dalka oo Sal u ah umada ay markasta ay dhahaan wan badbaadineynaa
@naxariismedia9095
@naxariismedia9095 5 жыл бұрын
Kan waa baaac caqliba maqabo kulahaa waan lasoo doodeynaa hadana wuu ceynayaa caqli doorey kilkilaha kadhididayo
@mohamohamed1190
@mohamohamed1190 5 жыл бұрын
NAXARIIS MEDIA kkk dadku sidaada oo kale uma caqli badna Maashaa Allaah bay Iska leeyihiin
@aminahussein5802
@aminahussein5802 5 жыл бұрын
Qofkaste Mogadishu jooga, maxuu u sheegaa Marti? Wadanka Somalia Qof Somali ah Marti ma ku yahay? Somaliyeey Fikradiiina igu caawina. Ii soo jawaaba minfadlikum Somaliyey! Aniga waxaan rumaysanahay in Somali oo dhan Wadanka Somalia wada leedahay.
@adanabdi8971
@adanabdi8971 5 жыл бұрын
Amina hussein walaal dadka soomaaliyeed dhaqankii qabyaalada ee jaahilnimada ahaaa ayaa ilowsiiyay inay qaran yihiin 80% dadka soomaliyed waxay jecelyihiin in shisheeye u taliyo oo si dhab ah loo gumaysto halkii qor aan reerkooda ahayn uu madaxwayne u ahaan lahaa 95%dadka soomaaliyed makala garanayaan waxa u roon iyo waxa u daran qofka soomaliga ah wuxuu jecelayahy in tuiladiisa kaliya maahe inta kale aysan wadanka xaq ku yeelan
@Equivalent-xj9of
@Equivalent-xj9of 5 жыл бұрын
Wadanka meel walba somalida ayaa wada leh wax hlk nin ayaan ka Maqlay oo yiri Xamar aniga mahaane inta kle marti bay ku tahay Waana Abdirixmaan Abdi shakuur iyo Raga la fikir ka ah
@AliMohamed-oj5sm
@AliMohamed-oj5sm 5 жыл бұрын
Marti inaa tahay wax ceeb ah ma ahan hadaa deegaanka ku dhalatay oo ku barbaartay ama waqti ku soo qaadatay meeshaa marti kama tihid lkn hadaa waligaa meesha tagin ama dad kuu dagneen marti aa ka tahay wax layaab ehna ma ahan
@aminahussein5802
@aminahussein5802 5 жыл бұрын
@@AliMohamed-oj5sm Wali ma aad fahmin kelmada Marti! Guri baa la martiyaa, Wadan waa loo Dalxiistagaa, Waa loo Shaqotagaa, waa loo qaxaa. Wadanka Somalia yaa leh? Jawaabteydu Somali. Meel kaste oo Somalia ka mid ah Marti kuma ihi.
@maxamudsheikh2003
@maxamudsheikh2003 5 жыл бұрын
@@Equivalent-xj9of intaad nin kudheganthy ninna taagereyso fikir raqiis ah ayaad wadataa magacaaga iigakaa filan
@shuriyemohamud788
@shuriyemohamud788 5 жыл бұрын
Culimada haqaadato waa jibka saaran ee diiniga ah . Shabaab cirka kama soo dhicin waa somaali waxaa sabab u ah oo herkaan garsii waa wadaad dangaar ah wadto dal shasheeyo u adeego.
@heegantechnology
@heegantechnology 5 жыл бұрын
haa qadar iyo usa ayey kasoo jeedaan USA haddii ay niyad ka tahay inuu alshabaab laalo berihore ayuu gumaadi lahaa awood wuu leeyahay lkn ee somalia ayuu rabaa inaanay madaxa soo taagin geska africa maalin kasta wuu arkaa dhaqdhaqaadooda dayaaradihiisa sirdoonku way joogaan hawada somalia lkn dantiisuu wataa
@ahmedakram8
@ahmedakram8 5 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk ma rguu sidaa ugu hanjebayuu leeyahay waan utageyaa hhhh war mooge ................allaahow na astur
@moarmy248
@moarmy248 5 жыл бұрын
I.a illahy ha i nii fu du deeyo
@mrahmedibrahimahmed3907
@mrahmedibrahimahmed3907 5 жыл бұрын
Sheekha hada ayuuba wax haleeyey, inuu ahaado mid dhexdhexaad ah ayaa loobaahnaa, hadalkiisa waxaa loo fahmaya marka si loofiiriyo inuu ku tilmaayey khawaarij. 95% waxba kama keeni karo. الله اعلم.
@liban4679
@liban4679 5 жыл бұрын
Dowlada iyo Al Shabab diin iskuma hayyaan intaabuu fahmiwaayey waxkale iskaba daa, Cali ibn Abitaalib dowladdiisa ma ciidamo shisheeye oo gaalo ah miyuu magan u ahaa waaba yaabe? Kkkkkk..Kuwaan waxaad moodaa siyaasada iyo qalaalasada 30kii sano Soomaaliya ku jirtay in ay warba u heynin...
@qamar3367
@qamar3367 5 жыл бұрын
Hassan ku dilina
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 5 жыл бұрын
Kkk Campaignkii Trump miyuu Copyeeyey. Waa isk hadleysaa duqa. Igu sawirta naga daa ee AK47 soo qaado
@aminahooyo4973
@aminahooyo4973 5 жыл бұрын
MEELAHA SHABAAB WAXAA XUKUMA DRONES, REMOTE, KAAMARAYAAL, MARAYKANAA ISKA LEH ALLAH KELIYA AYAA CELIN KARA, ILAAA MUCAARAD, MUNAAFAQ, IYO MUJRIM MEEL LA ISAGA XIDHO WAR MA JIDHO
@heegantechnology
@heegantechnology 5 жыл бұрын
hhhh adiga ayaaba dhaweynee ma alshabaab baad tahayna waxaasi waa fikirkoodiiyee bal wllo yaan caqiidada saxda ah lagaa leexin oo khaatumo xumo ku dhiman,
@ahmedakram8
@ahmedakram8 5 жыл бұрын
cabdilahi ibnu cabaas markuu utagayey muu sii caayey kkkkkkk meeshaaan nin waliba afareydiisuu tuuranayaa kkkkkkkkk adeer inaanad meelna tageyn waa loo jeedaaye ....nagadaa qiirada jazaakalaahu khayral jazaa acafaa canka
@aminahooyo4973
@aminahooyo4973 5 жыл бұрын
WALAAHI IN AL SHABAAB AYSAN SOMALI MASKAXDOODA AHAYN EE GAALO IYO YUHUUD BAAA REMOTE WATAAN, SALIIDDA CEYDHIIN, KHAYRKA BADDA IWM AYAA LA RABAA, SOMALIA LAMA RABO
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 5 жыл бұрын
Waa xaqiiq... Mana aha wax sir ah haddaad isweyddiiso su'aashan...maxay somaliya igusoo urureen waddamada caalamka oo idil iyagoo haddana SAFAARADO ku lahayn ogna inuu dagaal ka socdo maalin kastana ugu ququlayaan iyagoon degayn safaaradna ka dhisanayn...? haddaad rabtid inaad ummad tirtirto waxaa ugu fudud oo loo maro waa "DHAQANKOODA" !.. oo aad barato kabacdina ka faaa'iidaysatid adigoo iyaga iskujebinaya intii cid kaaga dhiman lahayd... Waxaa la bartay in Somali aqoon diineed iyo mid kaleba isku badbaadin karin laakiin barteen sida dhexdooda ugu xintamaan iskuna colaadiyaan bilaa micne...
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 5 жыл бұрын
Booto
@abdifatahosmanmahamed899
@abdifatahosmanmahamed899 5 жыл бұрын
WaxanQiraya inuuyahay ninkayimid mareykaka wuxuyidhi Anigu Xamar Martikumaihi wakow dadii,culumadii Qurbojoogta Aheyd^ee,Hawkeye maxalafilankara wanikii Anlahaa beeshiisa Hawiye in'uu runta.usheego Jahil ma,Aha.Tallow muxu isuyelyeelayaa bilacayg Ufiirsada hadaladiisa AlowAle *,?
@heegantechnology
@heegantechnology 5 жыл бұрын
qabyaalada jooji wllo alshbaab baa laga hadlayaa beel lagama hadlaayo
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 5 жыл бұрын
Wali nin ka been badan ma arkin ninkaan
@liban4679
@liban4679 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@mohadaacad3849
@mohadaacad3849 5 жыл бұрын
qaarka disliked ka odhanaya waa kuwa wax qarxiya ader gacan bir aa laydin kuqaban
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 5 жыл бұрын
Kkk waa nin khudneynaya. Utag dheh ee lasoo hadal. Qoortee kaa jarayaan. Gowrac cml😂😂
@abuukarmaxamuud4005
@abuukarmaxamuud4005 5 жыл бұрын
Hhhh O'Day Qariban wax masaxeee adiga isa soosax culumaaa u,suuuuuu
@hm5603
@hm5603 5 жыл бұрын
Nimanka khawarij baad kusheegee waxana Rabtaa inaad laheshiiso lol
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 5 жыл бұрын
H M kkk waa yaab soo ma,aha waayba yihiin walal Lakini, siduuu dhigay ayaay ka xanaaqayaan
@xalane1948
@xalane1948 5 жыл бұрын
Shaati culumo hanoo sogishan cadeeyso cidda aatahay
@liban4679
@liban4679 5 жыл бұрын
Cali ibn Abitaalib dowladiisa ma ciidamo shisheeye oo gaalo miyey magan u aheyd waba yaabe?...Tankale Al Shabab jiritaanka iyo Qarananimada Soomaaliya khatar kuma ahan, waxaa khatar ku ah waa maamul goboleedka qabiilka ku dhisan oo maanta ku shirayo magaalada Nairobi sidii Dowlada Soomaaliya u jilaafenlahayen.....
@faafaanyoutube9009
@faafaanyoutube9009 5 жыл бұрын
liban adiga miyad tagerta All shabaab ,subxanaAllah umadan dhiga cabyada ,al shabaab waxaa u wadanka kadhagi la'ayahay wa ayaka illah hanagaso qabto ,illah musibo hakurido ,so kuwan dhawlada radsadan maoho
@umihaashimumihaashim1135
@umihaashimumihaashim1135 5 жыл бұрын
Amiin amiin amiin yaarabi
@mayontravel5236
@mayontravel5236 5 жыл бұрын
Alahuakibar
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 82 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 110 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 31 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 21 МЛН
DHOOF PART 50
21:26
Family Sagal Channel
Рет қаралды 11 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 110 МЛН