Tafsiirka Darsiga 294aad INSAAN 01 ilaa...

  Рет қаралды 54,509

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

Күн бұрын

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 58
@ZergamGhedi
@ZergamGhedi 5 ай бұрын
Masha Allah
@WerWer-fx9zp
@WerWer-fx9zp 3 жыл бұрын
سبحان الله الحمدلله والله اكبر
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 жыл бұрын
Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@mamma6900
@mamma6900 3 жыл бұрын
Mashallaah tabarakalaah jisakallaahu kheyr amiin yaarabii
@mustafxasan2680
@mustafxasan2680 3 жыл бұрын
Manshaa Allha jasakalah
@farhiyosaciid3020
@farhiyosaciid3020 3 жыл бұрын
Mashallah shiikh maxamed dirir
@mariamabokor5071
@mariamabokor5071 3 жыл бұрын
جزاك االه خيىرا ولنا ولك انشاء الله الجنة
@maxamudcabdi7362
@maxamudcabdi7362 3 жыл бұрын
Walaal mahadsanid darsiga saad usoo galisay EE codkayga utixgalisay jasaakalaah
@yaasiinhaashim878
@yaasiinhaashim878 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء يا شيخ 👳
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 3 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah khair
@maxamudcabdi7362
@maxamudcabdi7362 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 2 жыл бұрын
Allah mubaarik fiik shiikhuna faadil imikaan ahay ardayad baranaysa quraanka waxana maanta ka baxaaya suuradaan
@fadxiyacasayr243
@fadxiyacasayr243 3 жыл бұрын
Jasakala khayr
@NimcoAhmed-l8u
@NimcoAhmed-l8u 9 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله ❤
@mudanyusuf7923
@mudanyusuf7923 Жыл бұрын
الله اكبر صلى الله عليه وسلم لا إله إلا الله لا حول ولا قوة الا بالله استغفر الله سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم الحمد الله
@hamdiqueen1032
@hamdiqueen1032 3 жыл бұрын
Shugran sheg
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة الإنسان iyo faaiidooyinka suurada: 💥Waxyaabaha Guud ee suuratu الإنسان: 🌿Suuradan culimada qaar waxay ku tilmaaman inay tahay suuradihii madiina ku soo degay. 1. Waxay soo bandhigaysaa qofka bani Aadamka haduu yahay asalkii uu ka abuuray iyo itaaldaradiisa. 2.Aduunka illahay markuu keenay Aadanaha wuxuu uugu talo galay inuu imtixaano, wayna ku kala baxayan imtixaanka oo mid ku fashilma oo gaal noqda iyo mid ku guulaysta oo mumin noqon doona. 3. Qofka muminkaa iyo Abaal marintiisa qiimaha badan waxayna aad uuga sheekaynaysaa janada ay Awliyada illahay leeyihiin. 4.suurada qaybta danbe illaahay wuxuu ku xusi doonaa quraanka kariimkaa inuu yahay illaahay iyo Adoomaha ka isku xidhaya. 💥Faaiidooyinka suurada: 1. Xarafka هل mar waxay noqtaa: 🍃isweydiin.حرف استفهام 🍃marna waxay noqotaaa macnaha xarafka قد. 2. Kelmada كَافُورًا ee aayada lagu sheegay maaha kan maytka lagu maydho magaca uun bay iskaga mid yihiin. 3. Qofkii macsiyo nadar ku gala oofin maayo ee kafaaro gud buu bixinayaa. 4. (Sadaqo waxa ufadlibadan taad bixinayso adoo ku adeygaya oo jecel ..) xadiith macnihiisa saa yahay. 5.kelmadan على حبه: Damiirka ku jiraa wuxuu unoqonayaa 4 tan sida lagu fasiray : 🌿Raashinka iyagoo jecel. 🌿miskiinka ayagoo jecel oo aan iska weyneyneen. 🌿wax bixinta ayagoo jecel. 🌿illaahay ayagoo jecel. 6. Arinkaaga bilowgiisa hadaad xasuusato inaad illahay Adoon unoqotaad ayaad ogolaan. 7. Qofku waxuu ku marmarsoodo heli maayo maadaama loo dhameeyay wuxuu wax ku qabsan lahaa. 8. Illlahay fadligiisa weeye inuu ina tusiyay halka lagu halaagsamayo iyo halka lagu hanuunayo. 9.farqiga udhaxeeya شاكرا iyo كفورا waa: 🌿kelmada شاكرا waa mahadnaq caadiyaa kelmada شكورا waa mahadnaq faro badan aan caadi ahayn. 🌿kelmada كفورا waa mid galnimadiisu sii badantahay كافر waa mid gaala . ❗️Macnaha ku jiraa waaa qofka bani Aadamkaayi waa شاكر inuu qofku fadliga illahay oodhan uugu mahadnaqo ma karo waa شاكر lkn qofku شكورma noqon karo ma kari karo. Qofka inuu nimcada illahay ka gaalaoobaa badan inuu iyar ku mahadnaqaa yar. 10. Adoomaha illahay uheelan ee Amarkiisa qaatay kuwaasa samo falo ah . ❗️Qofku samo fale wuxuu noqon karaa markuu sifiican ucamal falo, daacadu labo Arin bay kusoo ururtaa: 🌿inaad illahay xaqiisa bixiso. 🌿inaad Adoomaha xaqooda iska dhiibto. 11. Aduunka inaad illahay ka cabsato Aakhiro Amaan ayay kuu noqonaysaa, hadad Aduuunyada illahay ka cabsoon weydo Aakhiro ayay cabsi ku helaysaa. 12. imaam Qataada wuxuu yidhi: ( illahay wuuxu ku Amaanay Awliyadiisa in Gaalkii maxbuuska ahaa ay hayeeen inay usamo falayaan maxaad umalaynaysaa mid walalkaa ah oo aad usamo fashay). 13. Qofka waxa uu jecelyahay cida usamo fasha , qofka wax bixiyaana wuxuu jecelyahay Amaanta mahadcelinta Adoomaha illahay uheelani Arinkaa Naftooda way ka jareen oo inuu illahay u ogyahay oo keliya ayay rabaan. 14. Waxayabaha ay ka sabreen ayna ku sabreen waxa kamidaa: 🍃xaarantay ka sabreen. 🍃shubahadka iyo shahawaatka ayay ka sabreen. 🍃waxay ku sabreen musiibooyinka. 🍃waxay ku sabreen daacada / jihaadka /Dacwada. 🍃waxay ku sabreen nolosha dhibkii ay lahayd oodhan. 15. Raashinka dunidu waa inaad Darleefto iyo in hambo ku dawakhisaa soo hadho ,janada labadan midna mayaal ee in kugu filan ayaad cuneysaa. 16. Qofka khamriga Aduunka ku cabaa Aakhiro khamrigeeda ma cabayo) macnaha xadiith rasuulka laga soo weriyay. 17. Zanjabiisha Aakhiro iyo tan Aduunka taal magaca uunbey isaga mid yihiin ee wey kala duwan yihiin. 18. Wiilasha ahlu janaha ushaqaynayaa ee illaahey waarinayo labo siyoodba waa loo waarinayaa: 🌿ma dhimanayaaan . 🌿mana gaboobayaan. 19. Illaahey Awliyadiisa wuxuu ukulmiyey nicmo gudaha ah iyo nicmo muuqata . 20.inuu qofku Daacada ku sabro Adeyg baa kujira inuu macaasida ka sabrana murugo labadaaba qof naftiisa ku dhaqan geliyey rabi wuxuu ku Abaal mariyey inuu nolol Raaxo leh siiyey. 21. Illaahey wuxuu Amaaney shaqaalaha Ahlu janaha bal kawan hadii shaqaalihii noocaa yihiin kuwii loo shaqaynayeyna waa sidee? 22. Janada illaahay اسم الإشارة uu u adeegsadey ee ثَم wuxuu tusinayaa wax fog markaa janada wey durugsantahay oo darajadeedaa sareysa. 23. Illaahay fadligiisa waxaa ka midaa camalka aan qabaneyno isagoo inagu hanuuniyay ayuu hadana inoogu mahadnaqayaa. 24.kelmada أنزل iyo نزل farqiga udhaxeeyaa waa: 🌿kelmada أنزل waa waxa marqudha lakeeno. 🌿kelmada نزل waa sheyga si yaryar loo keeno. 25. Illaahay Adoonku markuu caabudayo waxa uugu weyn ee uu ku caabuda waxa kamidaa: 🌿inuu go,aanka Alle qaato. 26. Qayb habeenka kamidaa illahay usujuud ) Amarka Aayada lagu sheegay Amarkaasi waa sunee maaha Amar waajibaaa. 27. Dawrka uu quruaanku dadka ku leeyahay waa uwaano wax laysku waaniyana quraanka uwanaagsan. 28. Kelmada في رحمته waxa weeye janada waayo waxa fasiraysa aayada ka danbaysa ayuu Alle cadaab ku sheegay. 29. Qofka marka Aduunka joogay xilbaa la saaray haduu xilkaa kasoo baxo jano ayuu leeyahay haduu kasoo bixi waayana cadaab . 30. Hadaad garato in waxa lagu faray oo aad fuliso iyo in wax laga reebay oo aad ka reebtoonaato sirtii nolosha waad fahantay. 31. Illaahay wuxuu ku maamuusay Rasuulka iyo ummadaba quraanka , noloshuna waxay macno leedahay markaan caqliga cilmiga ku fahano oo la akhrino. 32. Saxiibka xun ayay inooga digayasa Aayada 24 aad. 33. Qofka muminka sahay buu ubaahan yahay , wuxuu sahay ka dhiganayaa kuwan : 🌿Quraanka 🌿Salaada 🌿Dikriga .......... Waxa uugu qiimo badan sahayda sujuuda . 34. Diin iyo Aduun inuu qofku isku daraa la rabaa oo diintiisana ilaashado duunyadiisana wato.
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 жыл бұрын
Mansh allaah sheekhayga qaliga ah waadmahadsanthy
@mohamedsamatar7510
@mohamedsamatar7510 2 жыл бұрын
M.a sh
@Caasho-d8u
@Caasho-d8u Жыл бұрын
Mashallah
@aanoleosman3157
@aanoleosman3157 12 күн бұрын
❤❤❤
@shugriguled7327
@shugriguled7327 3 жыл бұрын
Asc mashalah yaa sheekh mahmad
@xuseenali2534
@xuseenali2534 2 жыл бұрын
Mansha alaah aloow noo kaa daa sheekh maxamed sheekh cumar dirir ale cimriga ha kuu siyaadiyo
@deeqomohamed2966
@deeqomohamed2966 2 жыл бұрын
جزاك الله خير شيخ محمد عمر درر
@naztehaamar1507
@naztehaamar1507 2 жыл бұрын
🥀🥀
@hodanirije1627
@hodanirije1627 2 жыл бұрын
Xbbi
@2-2796
@2-2796 Ай бұрын
​@hostdudanirije1627
@2-2796
@2-2796 Ай бұрын
Hey
@2-2796
@2-2796 Ай бұрын
N8gggaaaaaa❤❤😅😂😅😅😂😅🎉😮🎉😮😂😊😊😂😊❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊😂😅😅😂😅😂😅😂😅❤😊😊❤😊❤😅😂😅😂😅😂😂😮😅😂😅❤😅😅❤😅❤😅😊❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊your you is so hard to
@rasmus_højlund_11-m6m
@rasmus_højlund_11-m6m 10 ай бұрын
ما شا الله alaha kuxafido sh maxamed cumar dirir aduun ba❤❤
@maxamedismaaciil3627
@maxamedismaaciil3627 10 күн бұрын
Alle haka abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hodanirije1627
@hodanirije1627 2 жыл бұрын
Masha allh
@sidiiqcumar4708
@sidiiqcumar4708 Жыл бұрын
ilaahaw camal fiican nagu hanuuni.
@maxamudcabdi7362
@maxamudcabdi7362 3 жыл бұрын
Darsiga 290 isoo dhamaystiran soogali isagana
@heegansports3818
@heegansports3818 3 жыл бұрын
Asc dhmn asxbta ku xiran chanelka wxn idinka codsanya inad iso ducaysan dhmantin inu ilaahay igu asturo imtaxaanka 😭😭🙏🙏🙏
@ZahruujaElmi
@ZahruujaElmi 2 ай бұрын
Ilaahey haku barakeeyo sheekh❤❤😊
@fardowsaismail4264
@fardowsaismail4264 Жыл бұрын
Allaahu akbar
@jowhara1000
@jowhara1000 2 жыл бұрын
Jazakallah sheekh maxamed dirir
@zahuur-me5nd
@zahuur-me5nd 2 жыл бұрын
📿❤❤❤❤❤
@zahuur-me5nd
@zahuur-me5nd 2 жыл бұрын
Ffa
@ShukriAbdi-hk4dv
@ShukriAbdi-hk4dv 9 ай бұрын
Shukran sheekh❤❤
@Hanuudi
@Hanuudi 2 жыл бұрын
Mashallah jazakallahu khair
@CaliYusuf-cd1sm
@CaliYusuf-cd1sm Жыл бұрын
Maaha allaah
@hamsegamer6672
@hamsegamer6672 Жыл бұрын
Anay igu dhacday
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 Жыл бұрын
allow naso hanuuni shiikhana noo barakee
@2-2796
@2-2796 Ай бұрын
❤❤❤❤
@Caasho-d8u
@Caasho-d8u Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂halataaciisaan❤❤❤❤❤❤❤❤
@siidaliahmed804
@siidaliahmed804 3 жыл бұрын
Masha Allah
@2-2796
@2-2796 Ай бұрын
❤❤❤❤
@Caasho-d8u
@Caasho-d8u Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂halataaciisaan❤❤❤❤❤❤❤❤
@Farow.1
@Farow.1 2 жыл бұрын
Masha allah
@CrahmanKheylshe
@CrahmanKheylshe 5 ай бұрын
Masha Allah
@CrahmanKheylshe
@CrahmanKheylshe 5 ай бұрын
Masha Allah
@CrahmanKheylshe
@CrahmanKheylshe 5 ай бұрын
Masha Allah
Tafsiirka Darsiga 299aad INSHIQAAQ 01 ilaa...
1:02:04
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 52 М.
Tafsiirka Darsiga 298aad INFIDAAR 01 ilaa...
58:46
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 46 М.
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 17 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Casharkii 230, Tafsiirka   Al-Insan 1-31 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
49:05
Tafsiirka Darsiga 288aad AL-XAAQA 01 ilaa...
1:03:48
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 69 М.
10 Qodob Noloshada Maxay Ku Horseedi Karaan ? Sh Abdirisaq Hashi
9:41
WACDI Islamic Channel
Рет қаралды 4,4 М.
13  TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:44:13
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 35 М.
Tafsiirka Darsiga 134aad Ibraahim 26 ilaa...
1:08:38
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 45 М.
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19