Tafsiirka Darsiga 296aad NABA' 26 ilaa...

  Рет қаралды 67,065

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

Күн бұрын

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 48
@Ubaxcasayrxirsi
@Ubaxcasayrxirsi Жыл бұрын
Maansha Allah sheekh dirir🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Ubaxcasayrxirsi
@Ubaxcasayrxirsi Жыл бұрын
@yaxyenuurcabdi4726
@yaxyenuurcabdi4726 2 жыл бұрын
mansha allah allow noo xafid sh.dirir amiin amiin insha allah
@bulshalekunowabikar6818
@bulshalekunowabikar6818 6 ай бұрын
Jazakallah sheikh dirir ❤
@BashiirAli-i9b
@BashiirAli-i9b 3 ай бұрын
Allah akbar
@samranoor4839
@samranoor4839 2 жыл бұрын
I love Allah yaa rabi bless all your would love you Allah
@AK47571
@AK47571 Жыл бұрын
Amin
@ZeinabDhaffe
@ZeinabDhaffe Жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo waalikaana Allaha cafiyo.Aammiin.
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة النبأ iyo faaiidooyinka suurada: 💥Wayaabaha Guud ee suurada laga qaadanayo: Suuradahan xiliga hore nebiga kusoo degey waxay dadka aad uugu dhisayeeen: 🍀Caqiidada iyo iimaanka. 🍀Yaqiinta iyo qaybka maqan iney rumeeyaan. 🍀Awooda illaahey in la baro . 🍀illaahey in magacyadiisa sifaatkiisa iyo ficiladiisa in dadka lagu baro. ❗️Suuradana suuradahaas ayey ka mid tahay. 💥Faaiidooyin suurada: 1. Marka ما الإستفهامية uu gala ألف waa la jaraaa ألف ka. 2.is weydiinta Ayaada koowaad lagu sheegay gaaladu waxay is weydiinayaan wixii ay quraanka kaga hor imaan lahaayeen ee maaha is weydiin caadiyaaa. 3. Illahay waxa uugu weyn ee uu ina siiyay waa Quraankiisa. 4. Tilmaamo badan ayuu quraanku leeyahay sida: 🍀kelmadan النَّبَإِ الْعَظِيمِ. 🌿kelmadan قولا ثقيلا. 5. Tafaasiirta qaar ayaa ku fasiray النَّبَإِ الْعَظِيمِ qiyaamaha . 6.Aayadan الَّذِي هُمْ فِيهِ مُخْتَلِفُونَ waxan ay isku khilaafeen waa: 🍀Quraanka . 🍀Qiyaamaha. 7.illaahey markuu uhanjabo iimaan laawayaasha wuu fulinayaa wuxuu uugu hanjabey sidoo kale balan qaadka uu ubalan qaado awliyadiisa iyana wuu siinayaa,markaa hadaad ku tiirsato illaaha awoodahaa leh waxba kugu Adkaan maayaan. 8. Fuqahada qaarbaa yidhi qofku haduu meel madaw is taago oo uu bilaaa dhar yahay wuu ku tukan karaa iyagoo soo daliishanaya Aayada 10 aad ee suurada. ❗️Qawlkan waa laga diidey oo wuu socon waayey. 9. Waxa laga marqaati ka cey 4 saacadood eehabeenkii ee dhexe inay yihiin 4 uugu qiimaha badan hurtada habeenkii sharciguna inaan intaa seexanuu ina amrey oo waa 10 ilaa 2 habeenimo . Salaatuleylku ثلث الأخير uugu fadli badan yahey nebigu tukan jirey . 10. Samada marka la furo waxay Albaabo unoqonaysaa malaa'iiktaana kasoo dareereysa. 11. Illahay qofka diidaa illahayna Aakhiro wuu diiday inuu wanaagsiiyo. 12. Marka layidhaahdo shaygani rabigaagu ka yimi wuxuu ku tusinayaa inuu wax weyn yahay. 13. Kelmada حسابا ee Aayada 36 ku jira waxa lagu macneeyay labo macne: 🌿Abaal marin aad ubadan. 🌿illahaybaa uxisaabiyay asagoo aad uugu faro badiyay. 14. Wax kastoo dhaw wuu imaanayaa . 15. Cadaabka uu illahay Adoomaha cadaabaa waa cadaalad janaduu janeeyaana waa samo fal . 16. Saxaabiga C.laahi binu camar binu alcaas wuxuu yidhi: ( Aayad ehlu naarka kaga Adagi majirto ) ❗️Aayada 30 ayuu ka faalooday. 17. Kolba guusha Aakhiro waxad helaysaa Alle ka cabsigaagu intuu yahay nabadgelyada aad naar ka nabad gasho wuuxu yahay alle ka cabsiagagu intuu yahay . 🌿Guusha iyo gobonimada Aakhiro Alle ka cabsigaa lagu helaa. 18. Beerhaaga janada alle ka cabsiga iyo camalka wanaagsan ayaad ku beeranaysaa , Dumarkaa qaaligaa ee janada joogana waxa lagu mehersadaa Daacada illahay. 19. Awliyada alle markay janada Galaan dhinac walba way ka raaxaysanayaan meelaha ay ka raaxaysanayaana waxa ka midaa Dhegaha iyo qalbiga. ❗️waxa haboon inaan ka durugno meelaha buuqa iyo denbigu ka jiro si qalbigeenu unasto camalkeenana illahay uugu dhawaano. 20. Haybada ay leedahay hor joosiga alle ayuu illahay Aayadaha suurada udanbeeya lagu cadeeyay . ❗️Halagu sii talo galo horjoogsiga illahay hana loosii camal falo.
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 2 жыл бұрын
جزاك الله خير جزيلا شيخ محمد شيخ عمر دور
@MandekMohamed-wy6ph
@MandekMohamed-wy6ph 3 ай бұрын
Wllahi Allah dartii ayaan kuujaclahay sheekho
@abdelghaniahmed8704
@abdelghaniahmed8704 3 жыл бұрын
Mansha Allah shiikh maxamed cumar diriir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 жыл бұрын
Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@khaalidyuusuf9360
@khaalidyuusuf9360 2 жыл бұрын
Ilaahay hakaa abaal mariyo sh maxamed
@NayraVlogs.297
@NayraVlogs.297 Жыл бұрын
Jazakallahu Kheyr
@pasenhayat6264
@pasenhayat6264 2 жыл бұрын
Jazaka Allah shiikh
@lbnlugooyoh5602
@lbnlugooyoh5602 Жыл бұрын
Mnzh Allah kuwii ka faaida ilahay hainagayeelo 🙏
@SalmaSayid-gw6di
@SalmaSayid-gw6di 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@YababilelijWakawaka
@YababilelijWakawaka Жыл бұрын
manshallah
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
Faaiidooyinka سورة النازعات laga qaadanayo: 💥Faaiidooyinka suurada: 1.aayada 7 waa suurta 1aad waana ta lagu suuxayo, aayada 8 waa suurta 2aad waana ta lagu soo noolaanayo. 2. Waxay gaaladu ku cadaab muteen aduunkay illahay diideen qiyaamahana way beenin jireen. 3.Quraanku siyaabaha uu inoo waaniyo waxa kamidaa inuu wixii lasoo dhaafay ee lagu halaagsamay in layska daayo iyo mustaqbalka soo socda si aan uugu diyaar garawno. 4.Mucjisooyinka nebi muuse waxa uugu weynayd ushii. 5.Aayadan 25 labo Tafsiir ayaa la saraay: 🌿illahaybaa qabtay qabashada Aakhirada iyo ta Aduunyada. 🌿illaahaybaa fircoon qabatay kelmadii hore((.... مَا عَلِمْتُ لَكُم مِّنْ إِلَٰهٍ غَيْرِي ..) iyo tandanbe ayaa loo qabtay.(أَنَا رَبّكُمْ الْأَعْلَى ) 6. Rasuulku wuuxu dhahay: (qofka muminkaa illahay la kulankiisuu jeclaanaya illahayna la kulankiisuu jeclaanayaa gaalkuna illahay lakulakiisuu nacayaa illahayna lakulankiisuu nacayaa). Xadiith macihii. 7. Illahay wuxuu inoo sheegay in malaaiiktu hawlaha uu alle udirtay ukala degdegayaan anakana waa inaan ku dayanaa oo khayrka udegdegnaa. 8.Qalbigii illaahay aduunka kaga cabsanayay iyo ishii aduunka xaaraamta laga ilalaliyey aakhiro qalbiguna ma cabsanayo ishuna waa faraxsantahay. 9.Gaaladu markuu xujo waayo hanjabaad iyo dheeldheelbuu bilaabaa. 10. Qofka murugo kaga dhici lahayd faafinta diinta nebi muuse isku sabirsii ayaa la leeyahay oo tuasaale kadhigo. 11. Diinta waan gaadhsiinayna dadka ama ha qaataan ama yay qaadan. 12. Adoonla illahay yaqaanaa ayaa ka cabsada qof qofkuu ka cilmi badanyahay wuu ka Alle cabsi badanyahay. 13. Gaal illahay beeniyay waa caasi illahay ucadhaysanyahy. 14. Cumar wuxuu yidhi: ( illaahay waxan uuga cabanayaa ad adayga khaainka uu hawshiisa ku hirgelinayo iyo qofkii wanaagsanaa oo iska daciifaa oo aan hawshiisi kasoo baxayn). 15. Cid wax waanisa illaahey baa uugu weyn. 16.Abuurka samada iyo dhulka waxa horeeyey Dhulka waxaana danbeeyey samada xaga kala bixintana dhulkaa ku danbeeyey. 17. Kelmada ٱلطَّآمَّةُ waxa weyn baa la yidhaahdaa, maalinka qiyaame cidii aan wanaag sii shaqeysan ayey ku weyntahay. 18. Qofku nafta inuu waxyaalaha xalaashaa u diido rasuulku wuu xaraamtimeeyey , lkn hadaad naftaada xaaraamta udiido waad ku Amaanantahay. 19. Waxwalba aad Aragto oo deeqda illaahey ah waa inaad illaahey uugu mahadnaqdo maaha inaad ku kibirto. 20. Waxyaabahaan ku fikireyno waa inuu uweynaadaa hamka Aakhiro. 21. Qofka waxa la tusayaa oo laxasuusinayaa Aakhiro wuxuu soo sameeyey wax yar iyo wax weynba. 22. Labo tilmaamood oo ahlu naarku leeyahay, iyo labo tilmaamood oo ahlu januhu leeyihiin ayuu illaahey suurada inoogu sheegay: 💥Ahlu naarka: 🌱 Qofkiiyoo ku kibrey wuxuu illaahey aduunka kusiiyey. 🌱Aduunyadana ku eekadey oo Aakhiro ilaawey. 💥Ahluhu janaha: 🌱qofkii oo aduunka markuu joogo illaahey xusuusan inuu Aakhiro is hor taagi doono. 🌱naftana wixii xumaa ay dooneysan ka aqbalin . 23. Shaqada Anbiyada illaahey wuxuu ku sheegay inay tahay waano , qofkastoo inaga midaana taasuu ku amranyahay.
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 жыл бұрын
Mansh allah shekh dirir jasakalaahu khyr alle hakubarakeeyo aakharo iyo aduunkaba
@fatimaahmad8547
@fatimaahmad8547 3 жыл бұрын
Mansha allah yaa sheek
@jamaahmedmohamed7359
@jamaahmedmohamed7359 3 жыл бұрын
Maansha Allah sheekh dirir
@amcise1164
@amcise1164 Ай бұрын
16 December 2024 Isniin ilaahow iifududeey❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 23 күн бұрын
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
Tafsiirka سورة النازعات wuxuu ka bilaabmayaa 👇👇👇👇👇👇 00:19:28
@abdirizackibrahimnoor7482
@abdirizackibrahimnoor7482 2 жыл бұрын
Sheekha Alle haka abaal mariyo
@halimoahmed45
@halimoahmed45 3 жыл бұрын
Sheikh Diri illaahey Ajar iyo xasaan aan dhamaan hakaasiiyo waqtiga aad galisayna Janatul Fardoowso Aclaa Illaahey hakugu irsaaqo Amiin
@Xoriyo_xarago23
@Xoriyo_xarago23 3 жыл бұрын
Jazakallah khyr jazaa Sheekh 🙏🙏🙏💝🙏💝
@bulshalekunowabikar6818
@bulshalekunowabikar6818 6 ай бұрын
Allahu akbar subxaanallah
@sayush520
@sayush520 Жыл бұрын
❤❤❤😢
@XamdaGaandaa
@XamdaGaandaa 11 ай бұрын
Maan sha allah
@halimamohamed6575
@halimamohamed6575 3 жыл бұрын
Allaah swt ajar aan lasokobi karin hakasiyo sheekha
@ajqammariye5081
@ajqammariye5081 11 ай бұрын
Allow cadaabkaaga daran naga xoree😢😢😢
@abdinurkosar8602
@abdinurkosar8602 3 жыл бұрын
mansha Allah
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 3 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah khair
@raxmoruun3770
@raxmoruun3770 3 жыл бұрын
MaashAllha sheekh
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 3 жыл бұрын
@@raxmoruun3770 Asc
@TaloFaraKaHad
@TaloFaraKaHad 3 жыл бұрын
Masha allah
@mslat6677
@mslat6677 2 жыл бұрын
بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ ) جَزَآءٗ وِفَاقًا (26) إِنَّهُمۡ كَانُواْ لَا يَرۡجُونَ حِسَابٗا (27) وَكَذَّبُواْ بِـَٔايَٰتِنَا كِذَّابٗا (28) وَكُلَّ شَيۡءٍ أَحۡصَيۡنَٰهُ كِتَٰبٗا (29) فَذُوقُواْ فَلَن نَّزِيدَكُمۡ إِلَّا عَذَابًا (30) إِنَّ لِلۡمُتَّقِينَ مَفَازًا (31) حَدَآئِقَ وَأَعۡنَٰبٗا (32) وَكَوَاعِبَ أَتۡرَابٗا (33) وَكَأۡسٗا دِهَاقٗا (34) لَّا يَسۡمَعُونَ فِيهَا لَغۡوٗا وَلَا كِذَّٰبٗا (35) جَزَآءٗ مِّن رَّبِّكَ عَطَآءً حِسَابٗا (36) رَّبِّ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَمَا بَيۡنَهُمَا ٱلرَّحۡمَٰنِۖ لَا يَمۡلِكُونَ مِنۡهُ خِطَابٗا (37) يَوۡمَ يَقُومُ ٱلرُّوحُ وَٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ صَفّٗاۖ لَّا يَتَكَلَّمُونَ إِلَّا مَنۡ أَذِنَ لَهُ ٱلرَّحۡمَٰنُ وَقَالَ صَوَابٗا (38) ذَٰلِكَ ٱلۡيَوۡمُ ٱلۡحَقُّۖ فَمَن شَآءَ ٱتَّخَذَ إِلَىٰ رَبِّهِۦ مَـَٔابًا (39) إِنَّآ أَنذَرۡنَٰكُمۡ عَذَابٗا قَرِيبٗا يَوۡمَ يَنظُرُ ٱلۡمَرۡءُ مَا قَدَّمَتۡ يَدَاهُ وَيَقُولُ ٱلۡكَافِرُ يَٰلَيۡتَنِي كُنتُ تُرَٰبَۢا (40) ( بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ ) وَٱلنَّٰزِعَٰتِ غَرۡقٗا (1) وَٱلنَّٰشِطَٰتِ نَشۡطٗا (2) وَٱلسَّٰبِحَٰتِ سَبۡحٗا (3) فَٱلسَّٰبِقَٰتِ سَبۡقٗا (4) فَٱلۡمُدَبِّرَٰتِ أَمۡرٗا (5) يَوۡمَ تَرۡجُفُ ٱلرَّاجِفَةُ (6) تَتۡبَعُهَا ٱلرَّادِفَةُ (7) قُلُوبٞ يَوۡمَئِذٖ وَاجِفَةٌ (8) أَبۡصَٰرُهَا خَٰشِعَةٞ (9) يَقُولُونَ أَءِنَّا لَمَرۡدُودُونَ فِي ٱلۡحَافِرَةِ (10) أَءِذَا كُنَّا عِظَٰمٗا نَّخِرَةٗ (11) قَالُواْ تِلۡكَ إِذٗا كَرَّةٌ خَاسِرَةٞ (12) فَإِنَّمَا هِيَ زَجۡرَةٞ وَٰحِدَةٞ (13) فَإِذَا هُم بِٱلسَّاهِرَةِ (14) هَلۡ أَتَىٰكَ حَدِيثُ مُوسَىٰٓ⁠ (15) إِذۡ نَادَىٰهُ رَبُّهُۥ بِٱلۡوَادِ ٱلۡمُقَدَّسِ طُوًى (16) ٱذۡهَبۡ إِلَىٰ فِرۡعَوۡنَ إِنَّهُۥ طَغَىٰ (17) فَقُلۡ هَل لَّكَ إِلَىٰٓ أَن تَزَكَّىٰ (18) وَأَهۡدِيَكَ إِلَىٰ رَبِّكَ فَتَخۡشَىٰ (19) فَأَرَىٰهُ ٱلۡأٓيَةَ ٱلۡكُبۡرَىٰ (20) فَكَذَّبَ وَعَصَىٰ (21) ثُمَّ أَدۡبَرَ يَسۡعَىٰ (22) فَحَشَرَ فَنَادَىٰ (23) فَقَالَ أَنَا۠ رَبُّكُمُ ٱلۡأَعۡلَىٰ (24) فَأَخَذَهُ ٱللَّهُ نَكَالَ ٱلۡأٓخِرَةِ وَٱلۡأُولَىٰٓ⁠ (25) إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَعِبۡرَةٗ لِّمَن يَخۡشَىٰٓ⁠ (26) ءَأَنتُمۡ أَشَدُّ خَلۡقًا أَمِ ٱلسَّمَآءُۚ بَنَىٰهَا (27) رَفَعَ سَمۡكَهَا فَسَوَّىٰهَا (28) وَأَغۡطَشَ لَيۡلَهَا وَأَخۡرَجَ ضُحَىٰهَا (29) وَٱلۡأَرۡضَ بَعۡدَ ذَٰلِكَ دَحَىٰهَآ⁠ (30) أَخۡرَجَ مِنۡهَا مَآءَهَا وَمَرۡعَىٰهَا (31) وَٱلۡجِبَالَ أَرۡسَىٰهَا (32) مَتَٰعٗا لَّكُمۡ وَ لِأَنۡعَٰمِكُمۡ (33) فَإِذَا جَآءَتِ ٱلطَّآمَّةُ ٱلۡكُبۡرَىٰ (34) يَوۡمَ يَتَذَكَّرُ ٱلۡإِنسَٰنُ مَا سَعَىٰ (35) وَبُرِّزَتِ ٱلۡجَحِيمُ لِمَن يَرَىٰ (36) فَأَمَّا مَن طَغَىٰ (37) وَءَاثَرَ ٱلۡحَيَوٰةَ ٱلدُّنۡيَا (38) فَإِنَّ ٱلۡجَحِيمَ هِيَ ٱلۡمَأۡوَىٰ (39) وَأَمَّا مَنۡ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِۦ وَنَهَى ٱلنَّفۡسَ عَنِ ٱلۡهَوَىٰ (40) فَإِنَّ ٱلۡجَنَّةَ هِيَ ٱلۡمَأۡوَىٰ (41) يَسۡـَٔلُونَكَ عَنِ ٱلسَّاعَةِ أَيَّانَ مُرۡسَىٰهَا (42) فِيمَ أَنتَ مِن ذِكۡرَىٰهَآ⁠ (43) إِلَىٰ رَبِّكَ مُنتَهَىٰهَآ⁠ (44) إِنَّمَآ أَنتَ مُنذِرُ مَن يَخۡشَىٰهَا (45) كَأَنَّهُمۡ يَوۡمَ يَرَوۡنَهَا لَمۡ يَلۡبَثُوٓاْ إِلَّا عَشِيَّةً أَوۡ ضُحَىٰهَا (46) Allow innagu anfac amin
@samranoor4839
@samranoor4839 2 жыл бұрын
Tell them
@BashiirAli-i9b
@BashiirAli-i9b 3 ай бұрын
Allah akbar
@halimamohamed6575
@halimamohamed6575 3 жыл бұрын
Masha allah
@مجهولظجهول
@مجهولظجهول 3 ай бұрын
❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@hamzeamoud9650
@hamzeamoud9650 2 жыл бұрын
Masha allah
@SharmaakeYuusuf-f8u
@SharmaakeYuusuf-f8u 28 күн бұрын
Masha Allah
Tafsiirka Darsiga 297aad CABASA 01 ilaa...
1:06:42
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 95 М.
Tafsiirka Darsiga 289aad MACAARIJ 01 ilaa...
1:00:53
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 73 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
10 arimood oo ilaahey ku masaxo danbiyada
10:11
Kalahyo Media
Рет қаралды 7 М.
Casharkii 233, Tafsiirka   Al-Naasicaad 1-47 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
26:48
SIRTA FAQRIGA LOOGA BAXO || SHEEKH MUSTAFE HAAJI ISMAIL
21:40
Al khayir
Рет қаралды 337 М.
Cudurada Ku Dhaca Qofka Dhinaca Ruuxda  Sheekh Dirir
1:13:48
Baraarug Media
Рет қаралды 17 М.
Tafsiirka Darsiga 274aad XADIID 12 ilaa...
1:04:50
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 35 М.
Tafsiirka darsiga 33aad Al-Cimraan 29 - 45
1:10:53
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 70 М.
Haka quusan naxariista alle//sheekh mustafe cali🥺
28:36
WAANO MEDIA
Рет қаралды 42 М.
Tafsiirka Darsiga 81aad Acraaf 01 ilaa.....
1:03:35
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 50 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН