Tafsiirka Darsiga 288aad AL-XAAQA 01 ilaa...

  Рет қаралды 66,066

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

3 жыл бұрын

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 52
@yasminyousufxusain3359
@yasminyousufxusain3359 11 ай бұрын
Mashalah❤
@sayaayohadlagolay6194
@sayaayohadlagolay6194 3 ай бұрын
Masha Allah jazakalah khayr Allaha kaa abaaaliyo
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 жыл бұрын
Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@Kusoobiirachanelkeyga
@Kusoobiirachanelkeyga Жыл бұрын
ماشا ءالله
@faadumoyuusufxirsi9747
@faadumoyuusufxirsi9747 5 ай бұрын
Thanks it really helped me alot l appreciate that❤😊
@user-qc5ds3rh4i
@user-qc5ds3rh4i 11 ай бұрын
Mash a allah
@jijahaji4640
@jijahaji4640 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw masha alaah warun jasakallaalahu qeer sheeq wcs
@abdinur5302
@abdinur5302 Жыл бұрын
Jazakallah sheikh
@maria-ej7pk
@maria-ej7pk 2 жыл бұрын
Waa maalin imaatinkeedu aad u xanuun badan yhay oo dhibadan lkn dadka maanta jooga wayka dhago la.anyihiin allah hayno gargaaro malinta qiyaame sheekha allah haka abaalliyo
@Haniahmed573
@Haniahmed573 9 ай бұрын
Amiiin❤
@user-vz8ef2xe8r
@user-vz8ef2xe8r 11 ай бұрын
Mansaa allah❤
@NouraLadan
@NouraLadan 10 ай бұрын
💗💗💗💗💗💗
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 жыл бұрын
Mansha Allaah tabarakalaa🤲🤲🕋🕋💚💚
@abdallexadaari411
@abdallexadaari411 Жыл бұрын
Masha allaH
@ibrahimmahamud7682
@ibrahimmahamud7682 Жыл бұрын
Jazaka allah
@amiiracabdilahi3733
@amiiracabdilahi3733 3 жыл бұрын
Jasaakallah khyr ustad sh dirir
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 3 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah khair sheekh
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
Waxyaabaha Guud ay ka hadlayso suuratu الحاقة iyo faaiidooyinka laga Qaadanayo suurada: 💥Waxyaabaha Guud ay ka hadlayso suuradu: 1.Qiyaamaha iyo imaantinkiisa iyo inuu xaq yahay oo aanu baaqanayn. 2.Halaagii uu ummadihii hore baabi iyey iyo siduu ugalay . 3.Abaal marinta uu illahay abaalmarinayo dadka guulaystay Aakhiro, iyo sida uu u Abaal marinayo kuwa guul daraystay. 4.Illahay ugu danbayn suurada wuxuu ku difaacayaa rasuulka iyo quraanka oo uu gaalada ka difaacayaa . 💥Faiidooyinaka suurada laga Qaadanayo: 1.ummadaha halka halaagu ka raacaa waa diidista ay rususha illahay diideen. 2. Kelmada الحاقة dhawr waxbaa loogu magacaabay: 🍃imaantinkeedaa xaqaa. 🍃Arimaha oodhan baa sugmi doona. 🍃Xuquuqdiibaa dadka laka siin doonaa. 🌸Ibnu jurayj wuuuxuu yidhi waxa loogu magacaabay : ( Muminkii iimaankiisi iyo aabal marintiisi buu arkayaa munaafaquna munaafaqnimadiisi iyo abaalkiisi ). ‼️Suaal weynbuu illahay inooso dhigay jawaabtiina lagama bixin suaasha weyni hadii laga jawaabi waayo macnaheedu waa caqliga ku hay . 3. Quraanku wuxuu ina barayaa cida awood sheegata inuu illahay adhaxda ka jebiyo. 4.Qofwalba wuxuu sameeyay ayauu illahay ku abaal mariyaaa. 5.casharada uugu cajiibsan aan ku cibro qaadanayno waxaa kamidaa: Sidii loo halaagay qawmkii nuux . 6. Quraanku wuxuu soo celceliyaa يومئذ maalinkaaas yaanu qalbigaaga ka bixin oo ha ilaawin. 7. Kelmadan ثمانية waxa lagu sheegay 8 malak waxa kaloo lagu sheegay 8 saf . 8.qof bilaa awoodaabaa baroorta. 9.meel walba oo weyni muqaal weyn bay leedahay muqaalkaa wuxuu illahay inoo hor keenaya inay malintaasi inagu weynaato . 10. Qofka muminka farxadiisa halkii uugu saraysay inay utaagantahay qiyaamaha ayuu illahay inoo sheegayaa . 11. Camalka kitaabkaaga laguugu qorayo ha fudaydsan . 12. Nebigaa laweydiiyay yaa dadka uugu fariidsan wuxuu yidhi: ka geerida aad uxasuusta uuna camal fala geerida waxa ka danbeeya. 13. Imaam qataada ayaa yidhi: (Dadyahaw labo ayaamoodba is bedelaya ayaamahan aduunyada oo iska tegaya iyo ayaamo hadhaya oo waaraya ayaamaha tagaya ha isku ilaawina ayamaha hadhaya ushaqaysta). 14.Gaalku aduunka marka la joogay waaka uugu nolosha jecel aakhirana dhimashuu jeclaanayaa. 15. Sheekhbaa yidhi:(illahaybaa mahadleh markay sii dhimanayan madaxdu waxay iyagu lahaayeen anaku aanan tamaniyayn lkn iyagu waxan anaku lahayn ay tamaniyayaan) cibadadayadii iyo zuhdigayagii way tamaniyayan lkn anaku xoolihii madaxtinimadii ma tamaniyayno. 16.kelmada اليمين waxa layidhaahdaa midigta mararka qarana waxa lagu fasiraa Awooda. 17. Quraanka waanuu uyahay cida illaahey ka cabsaneysa. 18.Amarada uu illaahay malaaiikta usiinayo ahlu naarka markuu akhriyay abu dardaa wuxuu xaaskiisa ku odhan jirey raashinka markaad karineyso maraqa badi Aakhiro waxaa lasheegey iney jirto silsilad sababta ay usocotaa labo arin Silsilada hore iimaanka ayaan ku furnay oo ashahaadadaa silsilada 2aadna aan ixsaanka iskaga furnee dadka haloo ixsaan sameeyo oo aan raashinka siino. 19. Guusha insaanku 2 arin ayey ku uruureysaa: 🍃sida uu uwanaajiyo xidhiidhka illaahey.(iimaanka) 🍃siduu uwanaajiyo xidhiidhka dadka.( ixsaanka) 20. Saaxiibtinimada aduunka iney Aakhiro fashilmi doonto jaceylka walltinimada illaahey daraadii mooyee saaxiibtinimadii aduunka wey iska hadhey iyo tolnimo hadii aaney iimaan wadan. 21. Dhaarta uugu caansan dhaaraha quraanka waa dhaarta aayadan ku jirta aayada 38 iyo 39 wax sare wax hoose wax aduun iyo wax Aakhiro wax la arkayo waxaan la arkeyn intaba illaahay wuu ku dhaartey. ‼️Wuxuu illahay dhaartaa culus uugu dhaartey inuu cadeeyo xaqnimada quraanka. 22.Qofka diinta illahay wada waa inuu adkaystaa oo sabraa. 23.wuxuu illahay deedifeeyay inaanu quraanku gabay iyo faaliye toona ahayn , waayo dabedcada quraanku way ka duwantahay dabeecada faaliyaha iyo gabyaaga waayo quraanka xaq uunbaa kasoo yeedha iyo wanaag gabyaadana hawo aya hogaaamisa. 24. Daliilada illahay ka yimi iyo kuwa dadka kayimi waxay ka markhaati kaceen in Rasuulku amaanadii uu illahay usoo dhiibay inuu sideeda ukeenay.
@anisocshakur
@anisocshakur Жыл бұрын
mash allaah
@hafsaomar5819
@hafsaomar5819 5 ай бұрын
Shukra
@abdirisaqahmed803
@abdirisaqahmed803 3 ай бұрын
Mahadsanid
@Kusoobiirachanelkeyga
@Kusoobiirachanelkeyga Жыл бұрын
سبحان الله
@abdirisakhussein7078
@abdirisakhussein7078 9 ай бұрын
Manshallah sh mohamud illaahey hakuxafido aaamiin
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 жыл бұрын
Maansh allaah sheekunaa alle hanookaaxafido
@maryanmukhtar9156
@maryanmukhtar9156 Жыл бұрын
Masha alaah
@sagalhusein278
@sagalhusein278 2 жыл бұрын
Man shallah alle haka jasa isiiyo alle haku xafido
@medcige2309
@medcige2309 Жыл бұрын
ilaahay haku barakeeyo
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 Жыл бұрын
Asc SH Maxamed Dirir jasaka Alahu kheer Ilahay haku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiiin Amiiin Amiiin Amiiin Amiiin Amiiin
@cabdiqanisalaxofficial8814
@cabdiqanisalaxofficial8814 3 жыл бұрын
Mnsh Allah alle xafdiyo sheikh maxamed sheikh camar dirir
@Haniahmed573
@Haniahmed573 9 ай бұрын
Mahadsanid sheikh❤
@mohamaedxakar3998
@mohamaedxakar3998 Жыл бұрын
Asc sheekh dirir
@hawanur6454
@hawanur6454 3 жыл бұрын
Amiiin amiiin
@user-pd5qu3jj5w
@user-pd5qu3jj5w 5 ай бұрын
😢
@anisaibrahim505
@anisaibrahim505 2 жыл бұрын
Jazakallah
@rukiyamuse7332
@rukiyamuse7332 3 жыл бұрын
Mansha allah jazakalahu kheyr
@sahraxaji7415
@sahraxaji7415 3 жыл бұрын
Mashaallah. Sheekh alle ha ku xifido
@abdallexadaari411
@abdallexadaari411 Жыл бұрын
رضي الله عنك يا شيخ
@sarahbashe2687
@sarahbashe2687 3 жыл бұрын
Jizakala Kheyr Alla yaxfidek ya Sheekh.
@abdikriinmaxamed2610
@abdikriinmaxamed2610 2 жыл бұрын
mansha aalh
@Farow.1
@Farow.1 2 жыл бұрын
Masha allah
@billowabdi2844
@billowabdi2844 3 жыл бұрын
Masha Allah. Wa cilmi bilash ah
@hindaadamxuseen2112
@hindaadamxuseen2112 2 жыл бұрын
O
@mumtazahme1533
@mumtazahme1533 3 жыл бұрын
manshala
@sahraxcismaan3161
@sahraxcismaan3161 2 жыл бұрын
🐥
@OmarAhmed-yv9bs
@OmarAhmed-yv9bs 3 жыл бұрын
Masha ALLAH. SH Maxamad Cumar Dirir
@saliyaali1098
@saliyaali1098 Жыл бұрын
ASALAMU Aliykum my dear shake I really love your teaching
@maxamedabdallemaxamed2741
@maxamedabdallemaxamed2741 Жыл бұрын
All praise be to allah
@sahrafarah1993
@sahrafarah1993 3 жыл бұрын
Masha. Allah. Alle. Hakuxafiido
@maxamedcabdi9623
@maxamedcabdi9623 Жыл бұрын
Peehyntn
@siidaliahmed804
@siidaliahmed804 3 жыл бұрын
Masha Allah
@kaltunfarah1363
@kaltunfarah1363 3 жыл бұрын
Masha allah
Tafsiirka Darsiga 75aad Ancaam 83 Ilaa
1:04:33
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 21 М.
D 3aad ) Tafsiir Cusub (Suuratu AL- XAAQ) Sh Maxamed Umal
1:13:05
Salafmedia
Рет қаралды 107 М.
A pack of chips with a surprise 🤣😍❤️ #demariki
00:14
Demariki
Рет қаралды 55 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 14 МЛН
Tafsiirka Darsiga 278aad XASHRI 10 ilaa...
1:02:18
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 17 М.
cunista xaraanta iyo halisteeda sheekh dirir
21:11
kaafiya cooking and stories
Рет қаралды 317
Tafsiirka Darsiga 119aad Huud 54 ilaa...
1:10:12
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 44 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:52:36
13  TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:44:13
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 30 М.
ahalka nabiga s c w sh saalax mucalim cabdullaahi
1:08:34
SAMAWADE TV
Рет қаралды 13 М.
Tafsiirka Darsiga 294aad INSAAN 01 ilaa...
1:00:37
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 50 М.
Tafsiirka Darsiga 229aad SAAFAAT 77 ilaa...
1:00:09
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 15 М.
A pack of chips with a surprise 🤣😍❤️ #demariki
00:14
Demariki
Рет қаралды 55 МЛН