JUNUUDU IBLIIS || Xalqadii 9aad ( Jawaabta Su aalihii Kishki ) Sh Maxamud M. Shibli

  Рет қаралды 11,981

Sheekh Maxamuud Shibli

Sheekh Maxamuud Shibli

Күн бұрын

Пікірлер: 70
@muhsinosman7265
@muhsinosman7265 7 жыл бұрын
Waaw mashaa Allah jazakallahu kheyr sh shibile
@animethings3848
@animethings3848 7 жыл бұрын
Jazaakallahu qayran shiikh Maxamud shibile toloow kishki muxuu kuhatli doonaa
@AliAhmed-er7ps
@AliAhmed-er7ps 7 жыл бұрын
halima nor walal ale hakudhowro sidaas utaageer sh shible iyo culumada kaleba telkaaga iisoodir
@bintusomaliland317
@bintusomaliland317 7 жыл бұрын
Allaaw culumada noo xafid cadawga diinta jabi iimaanka nagu dil oo nagu noolee Rabiyw intaad hadaayada ladoontay soo hadee inta aad larabina ka qabo diinta iyo dhalinyarada iyo juhalada Aamiin.
@sayidmaxamedtabaarak3896
@sayidmaxamedtabaarak3896 7 жыл бұрын
Muna nur mahadsanid walaal
@bintusomaliland317
@bintusomaliland317 7 жыл бұрын
Adaa mudan wll
@MsHinda11
@MsHinda11 7 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@umu.xamza.binta.dulal.488
@umu.xamza.binta.dulal.488 7 жыл бұрын
Masha Alah sheeq Maxamud shible jaza kalahu qeyra jaza. Alaha ku xifdiyo adigo kalena Alaha inoo badiyo kishki Alha naga qabto fidnadiisa.
@badriaosman9955
@badriaosman9955 7 жыл бұрын
masha'Allah Sheekh Shibli Allaha ku xafido Aduun iyo Aakhiro. sheydaan Kishki indha adkaa oo Caqli xumaa shartiisa Allaha naga xijaabo!!
@abshirmohamed493
@abshirmohamed493 7 жыл бұрын
أحسن الله إليك فضيلة شيخنا العلامة المجاهد الفقيه المحدث المتفنن وأطال عمرك في طاعته وجعل الجنة مأواك
@Ayanle143
@Ayanle143 7 жыл бұрын
Cimrigaaga iyo camalkagaba allaha barakeeyo, sh shibli qofki wax uun cilmiga kayaqana iyo inta qalbiga cafimadka qaba lehba way u-jeedan kishka inu hawadisa racay fikrado khatar bulshada ku ahna xambaarsanyahy. Ajar iyo xasanaad allaha kasiyo difaaca diinteena xaniifka. Sh shibli.
@Mohamedal-guled
@Mohamedal-guled 6 жыл бұрын
Masha allah ilaahay ha barakeeyo Shiikh Shibili sida uu Diinta ilaahay u Difaacaayo .
@tufahhassan2825
@tufahhassan2825 7 жыл бұрын
Mansha alaah sheekhanaa ilaahay haku xafido aakhiro iyo aduunba shayaadhiinta diinta ladagaalamina ilaahay hanaga qabto jazaaka laahu khayran sheekh maxamuud shibli
@gureygurey321
@gureygurey321 7 жыл бұрын
Manshaallah sheikh Shibli Jasaakalahu Qeyr Kishki nin wax Maqlaayo maha Balaayo buu u shaqeyaa Ilaahey xaqa ha tuso
@adootiiallah5824
@adootiiallah5824 7 жыл бұрын
Maansha allah sheekhunaa allah hakuxifdiyo jazakalah khayr
@samataraden3991
@samataraden3991 7 жыл бұрын
Mansha Allah Sheekh Mahamoud si waafi ah baad ugu jawaabtay ee Illahay bal hakusoo hanuuniyo ninka Kishki ladhaho.
@القرآنالمجيد-ث8ه
@القرآنالمجيد-ث8ه 7 жыл бұрын
Jazaakallaah khayr Shiikh shibli allaha ku xafido kuwa diin ku cayaaraya oo shaydaan kishki u horeeyana ummada allaha ka qabto
@abdihassan1995
@abdihassan1995 7 жыл бұрын
الله اكبر Ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo Diintaan dad.buu ku ilaalini Ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo.
@mhmdshuwali446
@mhmdshuwali446 7 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr sheekh shibli
@kingfaysal9664
@kingfaysal9664 7 жыл бұрын
Alle ha ku xifdiyo Sh Shibli
@MsHinda11
@MsHinda11 7 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@codkaislaamka9761
@codkaislaamka9761 7 жыл бұрын
جزاك الله خيرا الجزاء وحفظك الله ورعاك فضيلة الشيخ.
@aminanur4195
@aminanur4195 7 жыл бұрын
Mashaa allaah, allaha cimrigaaga hadheereeyo oo adiga oo kale habadsho oo hanasugo dhamaanteen
@anisadqahmed1419
@anisadqahmed1419 7 жыл бұрын
Masha Allah jazaakalaah sheikh
@munamuna5577
@munamuna5577 7 жыл бұрын
Mash lah jizaaka allah qeyr sheq xafidakumu allahu qeyr
@caltumaali1889
@caltumaali1889 7 жыл бұрын
Jazakallahu khair sh maxamud
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 7 жыл бұрын
Mansha Allah Illaahay(S.W) khayr haku siiyo. Aamiin
@hibokayd8235
@hibokayd8235 7 жыл бұрын
Sh walhi waan ka helay Ilahay adunka kama dadajiyo sh wax nool oo xaqii rabi kulaha gudidiisa ku jira
@maxamedsiciid6389
@maxamedsiciid6389 7 жыл бұрын
Allaah yaxfakda sh
@maxamuudcabdilahi1436
@maxamuudcabdilahi1436 7 жыл бұрын
ماشاء جزاك الله خيرا ياشيخ محمود
@MohdKl24
@MohdKl24 7 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@kingfaysal9664
@kingfaysal9664 7 жыл бұрын
Sheekh Alle ha ku barakeyo ee juhdiga aad galisay ninkaan hadii aad galin laheyd casharadadii fiqiga ee lagaga bartay dadka islaamka ah wax badan ayey ka fa'iideysan lahayeen.
@munamuna5577
@munamuna5577 7 жыл бұрын
Kishri allah yahdii
@abdirahmanbille5537
@abdirahmanbille5537 7 жыл бұрын
JazakALLAH Khair Sheekh Shible..............
@dr.gutale6980
@dr.gutale6980 5 жыл бұрын
Takfiir Dadka muslimiinta ah oo ahlu-xaqa ah gaaleysiiya...
@abdirazakahmed4692
@abdirazakahmed4692 3 жыл бұрын
Sandiiq Ahlu baadil ah
@hassanchufef3336
@hassanchufef3336 7 жыл бұрын
ma sha allah
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 3 жыл бұрын
Baarakallaahu fiik.
@hibokayd8235
@hibokayd8235 7 жыл бұрын
Mansha allaaaah
@hibokayd8235
@hibokayd8235 7 жыл бұрын
Rabigu ha ku dhawiro
@MsHinda11
@MsHinda11 7 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@runsheeg3652
@runsheeg3652 3 жыл бұрын
Lagu dhagaysankaraa yaqyaqsi Kani waa masayr
@runsheeg3652
@runsheeg3652 3 жыл бұрын
Shiikhow gari alay naqaangartaadu xslaal Maha I
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 3 жыл бұрын
Jazaakallaahu kheyraa.
@aasifabubakar3746
@aasifabubakar3746 7 жыл бұрын
وَقُلْ جَاءَ الْحَقُّ وَزَهَقَ الْبَاطِلُ ۚ إِنَّ الْبَاطِلَ كَانَ زَهُوقًا اللهم انصر من نصرالدين اللهم أخذل من خذل الإسلام والمسلمين اللهم انصر دينك وكتابك وسنة نبيك وعبادك المؤمنين اللهم دمر أعدائك اعداءالدين ءامين يارب العالمين جزآك آلله خير الجزاء شيخنا الفاضل آلله يحفظك ورعاك
@abdiwali-oday
@abdiwali-oday 7 жыл бұрын
Kishki asagaa isxukumay in uu lamid yahay Jacad Ibn Dirham oo uu inkiray 2daa ayad ee Quraanka Kariimka.
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 2 жыл бұрын
Maanta
@shwarsamemaxamed1911
@shwarsamemaxamed1911 7 жыл бұрын
أجوبة شيخنا الفاضل شبلي وقعت موقها المناسبة فجزاك الله خيرا شيخنا في الدارين
@animethings3848
@animethings3848 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk shiikha hadalkiisa u danbeeyo aat ayuu iiga khosliyay
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 7 жыл бұрын
sheydaan kishki warkiisa wuu caddeystay wuxuu is qariyaba waa laga daba tagay laakin wali wuu ku adkeysanayaa kufriyaadkiisii,,,
@hebeldafearless9786
@hebeldafearless9786 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk Kishki bad uu ka bixin karin ayuu is geliyay. Soco Cidda aad u shaqeeyso haku furatee.
@thealphaman
@thealphaman 7 жыл бұрын
18:00
@amiinboos3557
@amiinboos3557 7 жыл бұрын
sheekh waa kuma kan soo dhexgalay hadalka halkeese salka Ku hayaa ? Allah kayr hàku siiyee noo faaiidee halkaana kaga hay raggan ?
@runsheeg3652
@runsheeg3652 3 жыл бұрын
Dhiikhow dharso waad Fududdahayr please camedown
@bluesea8098
@bluesea8098 7 жыл бұрын
Sheikh Shible fadlan ka hadal shekadii aad kaga hadashay dumarkii I.D.ka qabay ee wariye Cabdixafid intu kadaba qatay ku shegay waxan jirin in ay tahay Ben. Si cirdigaga oo mel loga dhacay oo benlow lagugu shegay macsum matihit arinka shicibki dhagihi ayey raricinayan ee melso sar.
@muxiyadiinabiibakarabiibak4095
@muxiyadiinabiibakarabiibak4095 7 жыл бұрын
zakariya Mohamed, nin daad qaaday xumbo cuskay mskaxdii cufnayd ayaad meelkastaba lasoo daf leedahay waar xishood oo ilaahay ka baq oo lafahaagu u tudho kishki aakhiro markuu ALAAH ku waydiiyo xaqii waatii laguu cadeeyaye ee maxaad u raaci wayday waxba kaaga tari maayo waa iga talo hadii aanada xaqa raacahaynin calall aqal xishood oo iska aamus, oo culimad kadaa quja qujaynta yaan meel daran lagaa eegine
@bluesea8098
@bluesea8098 7 жыл бұрын
muxiyadiin abiibakar abiibakar Badow dhaga weyn baad tahay oo cadow ku ah islamka diinta baro jahilyahow cawanka ah ogowna ninkasta inkii uu la xisbi ah ayaa lala so xasharinaya nin heesihii xalaleyay uma aqaan shekh ee Alle xaqa hatusan leyahay asaga iyo cawankagan nacaska ah
@muxiyadiinabiibakarabiibak4095
@muxiyadiinabiibakarabiibak4095 7 жыл бұрын
zakariya Mohamed, kkkkkkkk, hadaad garatay , in aad jar iyo gebi ka laalaado oo aad gudcur gudaysood, gaalna daba roortay, hadaad garatay in uu kishki.ku dardaroo dawgii kaa lumiyay , hadaad garatay in uu dameer kir iyo yahay koorihiisiiye adiguna dubkiisii iyo aad tahay dacaydii laalaaday , 1-afaraydaa gaba uma qalintid oo duquniimo bilaa xada ayaa kaa soo kam kamaysa, hadaad ileeday ninka heesaha xalaaleeyay sheekh uma aqaano , waa kuma dee miyaano ahayn sheekhaaga kishki kabaneeyay ee xalaalsaday waar caadi u tawbad keen hadaad in uun lafahaaga dan ka leeday. 2 - cadaw islaam adigaa ah xaqiiqdii waanad is ogtahay maandhe, waayo waa taa lagaaga taag layahay , islaamka caydiisii iyo ehlkiisiiba lagasoo bilaabo asxaabtii nebiga ilaa culimadaa maanta joogta ee xaqa difaacaysa 3- jaahilnimo adaa ku sifoobay oo fahmi kari laba aayaadka iyo axaadiithta saxeexa ah ee sida faah faah san uu sheekhu u soo dhigay una cadeeyay, markaa jahli cidna hayskaga riixin adaa uu bustah ku du dhigtaye hoyna u ahe نعم يا ابو الجهل ولإمعة , يا نعال كشك
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 7 жыл бұрын
maashallah sheikh shibli ninkan wuu wareersanyahay dhegahiisa iyo afkiisa iyo maskaxdiisa wax xidhiidh ah kama dhexeeyaan baan u malaynayaa ahhahahah waa nin diintiisii ku iibsaday thamanan Qaliilan
@muxiyadiinabiibakarabiibak4095
@muxiyadiinabiibakarabiibak4095 7 жыл бұрын
zakariya Mohamed, nin daad qaaday xumbo cuskay mskaxdii cufnayd ayaad meelkastaba lasoo daf leedahay waar xishood oo ilaahay ka baq oo lafahaagu u tudho kishki aakhiro markuu ALAAH ku waydiiyo xaqii waatii laguu cadeeyaye ee maxaad u raaci wayday waxba kaaga tari maayo waa iga talo hadii aanada xaqa raacahaynin calall aqal xishood oo iska aamus, oo culimad kadaa quja qujaynta yaan meel daran lagaa eegine
@runsheeg3652
@runsheeg3652 3 жыл бұрын
Wahaabi baad tahay tiina mooyaane culimada fiqiga kale ma doonsydid waa lagu og yahay ee ha daalin
@abdirazakahmed4692
@abdirazakahmed4692 3 жыл бұрын
Suufiyo qabuuro caabud ah
@Shahraz-cv3hn
@Shahraz-cv3hn Жыл бұрын
😂😂😂 war alle haku caaiyo
@abdirahman8213
@abdirahman8213 7 жыл бұрын
la teg lama tagin waa labood wa dhadig lol kishki la baray
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 7 жыл бұрын
Ayuhal kadaab sheeg xadiithka lafdigiisii 38da saxaabi xadiithkey wariyeen.
@king_suleiman
@king_suleiman 7 жыл бұрын
Waikan Wakan jaahilyahow urta badan ficilkii nebigu (scw) sameeyey oo 38 saxaabi kamarkhaati kaceen. lafdi xadiis uma baahna. ficilka nebigu waa xadiis by itself ya Jaahil. shut your big smelly mouth and learn different forms of the Axaadiith. haddii meel nebigu (scw) fadhiyo ficil Lagu sameeyo oo uu ka aamuso that is called approval. means waa. xadiis waana sharci islaamiya. qofkii sidaadoo kale dood kakeena. Allah diinta hafahamsiiyo hadday hidaayo rabaan.
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 7 жыл бұрын
Kishki wuxuu sheegay in aanu dhihin qur,aanku waa2makhluuq lkn uu awilay muu kajawaabo awilaada??? Beenaalahaan dacayda weyn leh
@abdiwelisankor7892
@abdiwelisankor7892 Жыл бұрын
Fadlan Sheikh Nambarkisa mahelikara? Ama WhatsApp-kiisa
Abdul ilaah Hassan Alwajidi
1:30
Ali Petroleum Channel
Рет қаралды 11 М.
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 38 МЛН
Who's spending her birthday with Harley Quinn on halloween?#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 17 МЛН
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 5 МЛН
sh shibli su'aal tiens
8:30
asmacii
Рет қаралды 879
Casharkii 110 aad ( Wadnaha iyo Maskaxda )
40:08
Shaikh Abdulkadir Kishki
Рет қаралды 6 М.
JUNUUDU IBLIIS | Xalqadii 5aad || Axaadiithta Rajmga - Sheekh Shibli
36:20
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 13 М.
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 38 МЛН