OGEYSIIS OGEYSIIS DHAMAAN ASXAABTAY WAXAAN OGEEYSINAA IN AAN NOQONAY QADLA AAN SIDAAS ULA SOCDO BEYDHABO OO DHAN WAA QAD LA AAAN
@nacimaabdinalka19773 жыл бұрын
Haaa maskin wa ka xumahay Shaikh wa ku xisnay
@xafsaxasan66133 жыл бұрын
Shekh dabaysha lagu riyodo barnaamij kasamee wa codsi
@mumtaaz64883 жыл бұрын
asc sheeq waxan ku riyooday anigoo libaax nin ah korsaday markuu weynadayna laiga ka xeyay oo oynaayo
@sacadaxmad8613 жыл бұрын
Shekh asc markahore wakusalamay waxan kuriynday haben dhawayd ani iyo wil zaxibo nahay o masjid gubayna taswata 2: midalabad waxa inbadan igu sonoq noqotay masas i imanaya 3:anigo mayda sumxanalah 4;aniga oxaj katagay shekh sidag daga ayan jawaab kagasugaya wayo wal wal bay igunoqotay 😂😢😢😭😭
@muhiyadinsheikh7843 жыл бұрын
Ok sheikh waan ka welwelnay alxamdulilah hadad ficantahay
Sheekha ale hakuxifdiyo magcygu waaxafsa sheekhe iisoo jawaab Insha Allah waxaan kuwydiin marwalib waxaan kuriyooda geeri inni muda ahy by igusoolaabry waan walwalin
@sulekhanur68703 жыл бұрын
Mashaa Allah jazaakallaahu kheir sheikha
@zhukrijama79893 жыл бұрын
Alla sh xagee kuso dira lanbarka soodhig
@abdullahiahmed24093 жыл бұрын
Sheekh halkee lagaala soo xiriiraa
@xayadali12723 жыл бұрын
Allehu akbar sheekh Maashallaah sonoqosho wanagsan alxamudullaah baarakallaahu fiika 🙏
@fariidommm-ry9yz Жыл бұрын
sheeq waxan ku riyooday xalay anigoo qaawan lkn cawradu ii qarsan tahay dhar igu yarna wata oo xishoonaya maradii yareydna isku celcelinaya aadna u xishoonaya
Asc sheikh allah ku xafido waxan ku riyooday suul kayga gacanta oo aan dixiri kasoo saaray walibanah aad u wayn oo madow leh,xaasna wan ahy aan caruur lahyn
Shiikh marwalba wax aan ku riyooda aniga oo masaajidku tukanaya ama salaada suganay meel jamaca
@abdalaqasim14893 жыл бұрын
Asc sheik riimi sual ayanwata,fadlan igasojawab, waxaan arka ano hurdaya,okuriyanayo musqul iladumeyso, dhowrmar,mahadsanid.
@xasbunnalaahiwanimcawakiil95123 жыл бұрын
masha allaha yaa sheekh
@halimaahmed13463 жыл бұрын
Asc wr wb sheikh riimi Allah haaku barakeyo plz nambarkaga maheli gara in sha Allah
@keyfmohamed8733 жыл бұрын
Shekh Akhiro iyo Adunyo baraar riyadan iifasir 1nin qurux badan mar kasta idaba socda meelna iigama haro 2 Anoo madax qawan oona Aad uxishonaya cabsina igu jirto radinaya xijab iyo wax An madaxa kudabosho labadas riyo Aad bey iigu so noq noqden wxan rajena inad iiso jawabeyso
@asmafod14353 жыл бұрын
Scm Sheekh Anigu waxaan ku riyooda anigoo lay eryanayo Hadana waan ka badbaada .habeen dhaweydna yadoo ninkii na eryanaya intuu midii soo qaday isagu is galiyay laabta se aan marka dhiman
Asc sheekh, waxaan in badan ku riyoodaa anigoo Somalia joogo oo tikidkii iga dhacay shaqadiina ka habsaamay oo wax walbo iga qasan yihiin. Waxaan degenahay Sweden, leeygu qabaa kana shaqeeyaa.
@khadijaadam72693 жыл бұрын
A s c sherkha IGA aad soo jawabina riyadayadii wax aan Ku riyadaya 2 jeer qiyaamaha oo dhacdaya oo an aniga IYOdad dabadana Saranya Sare guryihii oodhanaya dumeeena oonaleehaya warana badabaadanadadka aan kulehe samadana ayku qorsntahaya alha waaxida axada
Asc SHEEKH Maal mahan waa lagu wayey Waa kaa wel sanaay intee ka baxay? Soo noqosho wanaagsan.
@ruweydaali1543 жыл бұрын
Asc shiikh waxaan ku riyoodey anigo oo gacamaheyga dildilaacaayo oo kasobahaayo tihiri wey dilaacayaan kadibna tihiri ayaa kaso dadanaayo kadib waxaan leeyahay eeg gacamaheyga soft ayuu noqdey marki hore wuu adkaa hada wuu jilcey sheikh pls riyadeyda iso jawaab maxey noqon karta waa marka igu horeysa riyo nocaas arko
@ihgc72503 жыл бұрын
Asc sheikh fdln ifasir riyadan Waxan ku riyodey abahay oo dhintey bari hore oo fog ayan ku riyodey ano asaya
@lajecleyweeye38153 жыл бұрын
Asc shiiqoow HABEEN hore habeenki axada waxaanku riyaaday anigoo bad ku dhaxjiyo biyo baluuga cagaark qafiifk ah ku jiro baluug cagaarka war qab ah kadib nibiri/xuut ayaa isoo aaday aadbaan u baqay illahey baan baryay sacabada u tagtay si niyad ah anigoo cirka sacabada u tagaayo yaa rabi I BADBAADI qalqigaaga iga badbaadi wuu isoo aaday allow tabar malihi ee waxaan weyninka badan iga celi wuu igusoo dhawaaday libirigi indhaha ayaan isku qabsaday waana is dhiibay inuu I laqo ayaan u diyaar sanaa balse magaca alle qalbiga iyo afka aankuhaayay wax yar kadib indhaha kalafur maku laqay ayaan is dhahay maya mabo ilaqin oo korkeyga ayuu joogay wuuna iigasii fogaanaayay aadbaan u farxay wuu II qoslay waxuu iisoo tufay dhagax wuxuu iisoo tufay dhagax madoow oo qurxan culus sina u jilcan ala cambarmiyaa ayaan dhahay nin baan ugeeyay wuxuuna idhahay maya cambarmaahan waxaan ee waa waxkale kadib waan goostoon wixi afkaan gashtay anoo ruugaayanka kacay shiiqow allahaku xafido II fasir waxaan ja baqay bada iyo libiriga jwb plz.
@cabdicabdulaahiibarahinbel5193 жыл бұрын
Sheekh Aniga waxaa la igu yidhi il xasad ayaa ku haysa mida kale riyada waxaan ku arkaa gabadh aan aqaano oo aan ijeclyn ana jeclyn oo iyadu waa xaas lki waxbaan ka iibasadaa way igu soo noqnoqataa
@dahaboali55119 ай бұрын
Masajidka mesha ko yalaa
@hindacali83693 жыл бұрын
Sheekh waxad i fasirta gabadh dhimaty oo riyo iigu timi o igu tidhi suashii way i dhafty ee qabriga igu cidhiidhya mxan u sameya i fasir sheekh alle janda haku geeyo
@NacNac44043 жыл бұрын
Asalama calykum sheikh Waxan ku riyooda dadkii dhintay Siiba ahaan family kayga Aabahay oo dhintay ayaaa haben haben aan arkaa Ii fasiir riyadaa
@TheSomaliPride3 жыл бұрын
Shiqow ay iisha wiilkeed maakudhashay
@keyfmohamed8733 жыл бұрын
Riyo 3aad malay sida roobka uso da,aya iyo cirka dhexdiisa xayawano kala duwan kujiran mana sodha Cayan Ana tv cml ufiirsanaya
@sagalsaidali1483 жыл бұрын
Asc shekh riimi walakuwaayey beryahasn alxmdulilaah Rabil calamiin hadi ad noso labatey$$$$$$$ shekh riimi waxan ku riyoodey anigoo miraha canabka cunayo hada wiil yer oo madaxa ah an dhagesanay hadlkisa fadlan isheg
@halimamohamedmudey51773 жыл бұрын
Sualaha markuweydiini
@safaabdi61053 жыл бұрын
Asc SHEIKH
@abdirizak98103 жыл бұрын
Xalay ayaan ku riyooday anigoo ku saxaroonaya meel public ah waliba anigoo qaawan hada faraxsan,lakin cowradeeyda gacanta ayan ku haystay waana qoslaayey.
Shekh waxan kuriyoday dib qalooc farabadan oo dhummanay iyo mas cararayo oo ligu dhahayo sixir ayay isku qareyen mana larki doono
@kadraali6963 жыл бұрын
Asc sheikh, waxan ahay gabar rerle waxan ku riyoday anu kol isqawinaya kolna dhar gashanaya,
@faraxsaninaosman61523 жыл бұрын
Shiikh Waxan ku riyooday raashin ay soo dhiibeen adeerky reerkisa Isla markaana ruux aan garan baa igu yiri ha isku cunin waa sixir wan iska daadshay hadana waxan u mid biyo galaas ku jira sido kle ayaa la igu yiri wan daadiyay waxan tagay meel quraan saar ah isla riyadii lee culumo dhowr ah baa yaasiin I saaray baan leyahay ka dib waxa la ii keenay hadiyad isku days ah aniga iyo laba gabadhood oo aan aqaano oo misna carfaaya lkn midabkooda saxda ma sheegi karo. Gabar ayaan ahay shiikh
@ismahaan23743 жыл бұрын
Shukran qaali
@fartoonabdullahi30693 жыл бұрын
ASC SHEIKH KHEYR ALAHA KU SIIYO, WAXAN KU RIYOODAY ANOO LACAG BADAN TIRINAAYO AYAA LABO NAAGOOD ALBAABKEYGA IMAANAYO MUSQULEY I WEYDIISTEYN WAA KA BAQAY ANOO DADKALE U YEERO IS DHAHAAYO GURIGEY OROD KU GALAYAAN WADNAHOO SI XUN II GARAACMAYO HURDADII KA TOOSAY NAAGAHANA SOOMAALI MA AHEYN.
@bayaanjama6293 жыл бұрын
Asc sheikh aadban ku salamay Shiiqow waxan marar badan ku riyadaa anigoo xajinaya waliba xajka waxan ku dhex arkay ilmo yar yar oo koolo dhiqaya markasban ooyay oon uduceyey way igu qosle markasban iri aaaminsada aadban ulayabay
@aishaart88043 жыл бұрын
ASC Sheikh Riyo ii fasir, waxaan ku riyooday ilmaheyga Abahood oo cunto ka rada sanayo Fijijarka oo ana ku dhahayo anaa cunto kuu Karin asgan wuxuu laha yahay Baahi ayaa ihayso ma sugi karo Anigan waxaan ugu jawabay anaa si dhaqa so aha kuugu karin, Sheikh ima qawo ilmaha Abahoot anoo ogayn buu i furay waxan kama aan haleen Alhamdulillah,
@فطوممحمد-م4ي3 жыл бұрын
Asc shkheq جزاك الله خير شيخ waxan ku weydiina shekh waxan ku riyooday anigo tin afkeyga kaso saarayo goskeyga dhaxdiisa ayan kaso saraye tin dheer Oo jilcan iso fasir shkh mhdznd 🥺🙏🏻
@marwobuni98723 жыл бұрын
Masha Allah La Quwwata Illa Billah 😍 Sheikh aniga ha la igu daro sodonkan qofood ee hada la rabo 100 ayaan soo diri insha Allah ❤️ Baraka’Allah Feek Sheikh 🤲
@zhukrijama79893 жыл бұрын
Walal xagee lagu diraya
@marwobuni98723 жыл бұрын
@@zhukrijama7989 dhamaadka barnaamijkan ayuu ku qoran yahay magaca masjidka iyo number ka lagu dirayo
Waxan ku riyoodaa oo igu soo noqnoqotey warqad cad imxitaan xisaaba aan gelayo natiijadana ma arko waxna ma dhigto oo qof indhaha laga hayo oo guriga joogtan ahey ee iisoo fasir shiikh.
@mohamedilyasabdi37352 жыл бұрын
Tamaam shekhuna
@sahrolise53203 жыл бұрын
Asc Sheikh waxaan ku riyooda anigo indhaha baaleyi
@sahramohamed71133 жыл бұрын
Asc waxaan sameeyey inaan ogaado riyo inaan ku arko iyo waxaa la igusameeyey ,1waan tukadey ka dib cishaai iyo sunahii,ka dib waxaan tukadey labo ragco oo xaalka ah,1waxaan ku riyoodey naag baa kutimid oo ii keentey dahab iyo wax casaana ama guduuda ashyaa gaduudan.
@sahramohamed71133 жыл бұрын
Waxaan ku riyoodey habeenkii labaad ,waxaa yimid nin dheer baa isoo dul is tagey anoo sariirta jiifa ,marna xafiis baan aadey,ninja waxba ima dhimin laakin cadow baan urkaayey.
@sucaadcali33263 жыл бұрын
Shiikh waayadan xagee kadhacday
@Rihaamzakariya8303 жыл бұрын
Asc sheikh qeyr allaha ku siiyo aniga waxan ku riyaaday aniga oo guri weyn o bariis ku daadsan ka xaqaayo nagana iga codsatay maxey noqon karta shaikh asc
@safiyajamac8344 Жыл бұрын
Asc shiikh anigu waaxaan ku riyooday anoo Sita maro ka furan dhinaca cawrada oo meel bay ka muuqtay cawrdu gabadh ayaa ila joogtay oo aan ku laha ma cawra dayda baad arag taa haa bay igu tiri waa caadi Baan iri nigis kii aan xirnaana biyo intaan ku Kar kariyey baa may dhayey oo caday nayey kadib gabadhii baa igu lahayd biyo kulul dharka laguma mayro
@madinaossamadinaossa53562 жыл бұрын
Fasirad fiaan waye
@xurmokhadar58533 жыл бұрын
Shekh riyo xunba ku riyoday kitabka quranka oo kab la saray oo kuso cararyo on ka qadayo ayan ku riyoday
@amiinmahad3 жыл бұрын
Asc Sheikh waxan raba inand iso fasirto riyadan sheekhow dhormar waxan ku riyida musqul am suuli riyadeda waxa ugu badan suuliga lkn waxan kalo ku riyowday anigo meel banan ah ku weysaqadanayo 2 iso fasir Sheikh mahadanid sheikh
@balqiisahmed399721 күн бұрын
Ani waxaan kuriyoode anoo qaawan lkn cowrada ii qarsontahay hooyadey iyo dadkale oon garaneen baa iskukeey aadiye si ee iiqariyaan musqul darbigeeda banan yahay baan kuqabesanaaye markaa
@halimasaney93393 жыл бұрын
Asc sheq weesada igasojawaab
@positivemindsetchannel64143 жыл бұрын
Shiiq lambarkada whats up ayaa ka rabay sual baa ku waydiiin rabay
@deqatahir13432 жыл бұрын
Riyada galmada qof anad garanayn ama naag anadgaranay