5 Riyo Hadat Aragto Waxaad Ka Mid Tahay Dadka Aadka U Nasiibka Badan Ee Waligaa Maku Riyootay

  Рет қаралды 1,010,538

Sheekh Riimi Channel

Sheekh Riimi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 1 500
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 20 күн бұрын
Waa kan channelka cusub ee sheekh riimi Show: youtube.com/@sheekhriimishow
@moali27
@moali27 2 жыл бұрын
Riyooyinka wanaagsan yaan laga waramin walaalayaal. Waa la qarsadaa, maadaama xaasid uu jiro. Hadaad qof aad aamin kuu ah u sheegeysin, sheydaanka ka cawdubileyso oo surah baqarah ugu yaraan tobanka aayadoon oo ugu horeeya ku aqri ama ku daar meesha aad joogtaan si Ilaahay sheydaanka uga xijaabo meeshaas oo uusan dhagaysan riyadaada. Wallahu aclam
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 2 жыл бұрын
Wl Aniga Riyo FARXAD leh ayaan ku riyooday Waana sheegay Subxaanallah
@aamina864
@aamina864 2 жыл бұрын
Jazakalahu kheer wll
@MaryanMohamed-h1h
@MaryanMohamed-h1h Жыл бұрын
Asc shek Ani wxan ahay gabar garob eh o wxana kuriyodi well an muda an wada xarerni ona aad isu jcleny an marar badan kuriyodi anigos igursady o farxad kujura lasokubikarn intas kdabna uru uleh ee fasr
@MaryanMohamed-h1h
@MaryanMohamed-h1h Жыл бұрын
Gur kadb ona uru uyeshy
@umulqeyrxasan
@umulqeyrxasan Жыл бұрын
Thanks wllap
@zeynabahmed8432
@zeynabahmed8432 2 жыл бұрын
Waxan ku riyooday nabi mohamad scw ❤❤❤ilhow ila kulmi
@princessamalinda5617
@princessamalinda5617 2 жыл бұрын
qarso abyo riyadas wanagsan❤❤
@dawanmedia1889
@dawanmedia1889 2 жыл бұрын
Runti Ana waan ku riyooday Rasuulka csws iyo Abuubakar oo wada jogaa si fiican baan u salamay ano ad ugu farxsan, ilaa hadana way ii muuqataa meeshay taagnaayeen.
@zeynabahmed8432
@zeynabahmed8432 Жыл бұрын
Ma. Ani xata
@zeinabosman373
@zeinabosman373 Жыл бұрын
@@zeynabahmed8432 masha allah
@yasminmuqtar1229
@yasminmuqtar1229 Жыл бұрын
2 jeer an ku riyoode rasuulka scw
@MaajidMaxamad-v6k
@MaajidMaxamad-v6k 3 ай бұрын
Haween waxan ku riyooday sida ilaah ila og ,, qof igu hambalyeynayo ama i dhahayo rasulka scw ayaa rawo inuu kula kulmo wan farxay riyada dhaxdeeda ,, qof dhar cad ah ciro timaha leh go cadaan u xiran sida xujayda cmal marada garbaha ku sita ayaaa i salaamey gacanta ii taagey waan salamay sethy wa fcnhy ayan dhahy wuuna iga tagey markaasa hurdada ksoo kacay ,,, qeer keeda ilaah boo og,, iiso jawaaba asxabta sidoo kale sheeka ha iiso jawawo
@AhlaamEsse
@AhlaamEsse 2 ай бұрын
Faras Cad baan ku Riyooda In Badan ilaahoow wax wanaagsan iiga Dhig❤
@queensaara2481
@queensaara2481 2 жыл бұрын
maa shaa allaaah roobka wan ku riyoodaa oohintana wan ku riyoodaa dadka dhintayna way ii imaadaan wayna ila sheekaystaan shiikh mahadsanid❤❤ جزاك الله خيرا
@oumalkairesaidabdi4855
@oumalkairesaidabdi4855 2 жыл бұрын
Maschallah ❤️
@farxiyocalicilmi2361
@farxiyocalicilmi2361 2 жыл бұрын
Sheikh aniga xalay waxan Ku riyoday anigo kabteyda biyo iga qaday kadib nin Aya I cawiyay kabteydi midan aheyn ayuw iso qabtay maxey tahay
@Nuuraali4828
@Nuuraali4828 2 жыл бұрын
sheq hal so al ayan rabaa in an kuweydiyo iga jawab ishaalah aniga mar walbo wahan arkaa qof qarabadeyda kamid ah oo dhimanayo siiba aaba hey mahey tahay arin taas🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺😪😪😪
@sawdamohamed3241
@sawdamohamed3241 2 жыл бұрын
Mash allah uhinta wan ku riyody awowgy o dhintyna isago so nolady ayu imid ano riyonya ayan is waydiyy xagu ka yimid
@maxamedmc8344
@maxamedmc8344 2 жыл бұрын
@@farxiyocalicilmi2361 𝐯𝐜𝐜𝐱𝐟
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 5 ай бұрын
Walheyga qiimaha badan isooduceeya fahnka ay igu adag yarbi ifanhnsi qurankaaaga ncn iyo casharada ❤❤❤❤
@SaaraMoha-w1m
@SaaraMoha-w1m 4 ай бұрын
Amiin yaa rabi ❤❤
@Nafiisomar328
@Nafiisomar328 2 ай бұрын
Insha. Allah waan fahmi oo xifdin
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 2 жыл бұрын
Muraad ayaan leyahay walalayaal isoo duceeya inuu Alle ii sahlo muraadkayga oo ii khayr ah inshaa Allaah mahadsanidiin
@fadumomohamedelmihandi263
@fadumomohamedelmihandi263 2 жыл бұрын
Allah ha ku siiyo wllo muraadkaaaga 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xilwacadey7903
@xilwacadey7903 2 жыл бұрын
Aamiin wllo
@xawocnuur1751
@xawocnuur1751 2 жыл бұрын
Alle haku sahlo
@jamacyare371
@jamacyare371 2 жыл бұрын
Inshallah illahay khayre hakaga dhigo
@yasmiinismaaciil7960
@yasmiinismaaciil7960 2 жыл бұрын
Alle ha ku sahlo muradkaga wllo
@drasaqfaysal5263
@drasaqfaysal5263 Жыл бұрын
Ku saliya xabiibka (scw scw)❤❤❤❤❤
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot Жыл бұрын
Scw
@AbshirCumarnuur
@AbshirCumarnuur Жыл бұрын
Scwscwscwscw
@Najaxdheeman-t8e
@Najaxdheeman-t8e 10 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤
@Cabdinaafac_Daahir
@Cabdinaafac_Daahir 10 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@Mumtas-manka
@Mumtas-manka 9 ай бұрын
Scw scw scw 💕
@Ampacalin_AayahaNolosha
@Ampacalin_AayahaNolosha 11 ай бұрын
Kheyr Alle haku siiyo, riyada 5-aad ayaan arkaa marar badan Janada Alle ha ugu bishaareeye Raali ayan ka ahaaye Illaahay Raaali haka noqdee Xaaskaygi ayaa la farxaa. Alle hakaa farxiyo adigana
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 2 жыл бұрын
Aniga oohinta iyo dadka dhintay waan ku riyoodaa malaha nasiib baan leeyahy man sha Allah
@idilleyrshe6880
@idilleyrshe6880 2 жыл бұрын
Qofkasta o muradle illahay muradkiso khayra ha u sahlo yaa allah🤲🤲🤲
@umuaisha5287
@umuaisha5287 2 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@shariifcabdi5960
@shariifcabdi5960 2 жыл бұрын
Amin
@nuunuukidscaruurta2547
@nuunuukidscaruurta2547 2 жыл бұрын
aaamin wllo
@burwakoyussuf8555
@burwakoyussuf8555 2 жыл бұрын
Amiiiiin
@nihaajimoho7916
@nihaajimoho7916 2 жыл бұрын
Aamiin
@AhlaamEsse
@AhlaamEsse 2 ай бұрын
Sheikh Hadaan Qof dhintay Janada Ku arko iyo Hadan Ku Riyoodo qof qof Kalle Dilaya iyo anoo 2da ilig sare iga soo dheceen oo Gacantayda kusoo dheceen iiso Fasir❤
@abdullahiabdinasir1424
@abdullahiabdinasir1424 2 жыл бұрын
Sheekhow ilaahay baa wax garanaya ,aadamuhu waxa uu fasirayo waxaa laga yaabaa inay mala uun tahay,hadii aad calmi uadeegsanaysaan xitaa Allahu aclam ku gabagabeeyay. Allah aan kacabsano,aakhiradeenana aan ilaashano.ilaahaybaana way diisanaynaa hanuun asagaa hanuunka hayee.
@nuunuukidscaruurta2547
@nuunuukidscaruurta2547 2 жыл бұрын
allaahu akbar
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Waarun balse dadka commentga kaso hadlaya badankoodu waa caamo
@Khadrajamacabdi
@Khadrajamacabdi 4 ай бұрын
hooyaday marhore dhimatay ayaan riyo ku arkay guriga walashay ayay jiiftay iyadoo furaash ku jiifta aniga iyo walaashay iyo walaalkay ayaa hareeraha ka fadhinay waxayna nagu tiri abihiin ayaa qabrigayga ayuu qodayaaye iga qabta riyada dhaxdeeda qabrigu wuxuu kudhaxyaalay guriga walaashay waan soo baxnay aniga iyo walaalahayba garbahaan soo qabanay waxaan aragnay qabrigii oo sidiisii ah ayaan dul imanay markaan qabrigii oo sidiisii ah aan u imanay ayaan ku dhahnay hooyo waakan qabrigu sidiisii ah waxay hooyaday baa tiri bas iceliya oo furaashkaan ku celinay bas salaada subax ayaa la'eedaamay oo waan soo kacay een sheekhaw ii soo fasir khayr Allah hakusiiyee
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 Жыл бұрын
ilahowu kuwa nasiibkas leh naga dhig amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin ❤❤❤❤
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 Ай бұрын
Thank you Kawaran hadaad ku riyooto adiga oo safar marwalba Macnaheed
@hanaanbashiir4120
@hanaanbashiir4120 2 жыл бұрын
Maasha allah shiikheena aan jeclnahy waad iga farxisay anogu eaxaan ku riyooday fardo gadgaduudan oobuurbuuran waxaan ahay garoob alle agtiisa wanaag ayaan karajeeynaayaa insha allah
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 жыл бұрын
Insha Allaah muraadkaaga on macsilahayn
@muhamedahmedmeyow6445
@muhamedahmedmeyow6445 2 жыл бұрын
Ani iyo adi baaraka allaah
@muhamedahmedmeyow6445
@muhamedahmedmeyow6445 2 жыл бұрын
Ani iyo adi baara allaah
@maryanruun3783
@maryanruun3783 2 жыл бұрын
Intee laga helaa shiiqaan lamberkiisa
@fariihamohamed4515
@fariihamohamed4515 2 жыл бұрын
wllo alle agtiisa laga yaaba inaad qof sharaf badan alle haku karameeyo
@najmaadannajuubby4470
@najmaadannajuubby4470 Жыл бұрын
Ku sali nabigena mohamed (scw)❤❤❤❤❤
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على محمد
@Maxamedcabdiraxman-by8ge
@Maxamedcabdiraxman-by8ge 9 ай бұрын
❤​@@SheekhRiimiChannel
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 жыл бұрын
Dastuur waa shareecada rabi. Sida aad ujeceshahay quraanka akhrintiisa iyo iskudaaweyntiisu ujecloow inuu noqdo quranka iyo sunada dastuurka xukumaayo dalkeenu. In sharci lagadhigto Quranka ayeey hormar iyo cadaalad kujirtaa luguna walaaloobayaa rabina noogu naxariisanayaa.. أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ
@Nasra-kooker
@Nasra-kooker 2 жыл бұрын
Masha'allah sheikh roobka wan ku riyooday iyo abtigay habaryartay qabay ina soo korsaday marwalba wan ku riyoodaa isaga oo nool wlhi masha'allah jazakallahu khaur
@ismaaciilcabdi9872
@ismaaciilcabdi9872 2 жыл бұрын
M.a
@maxamedcabdifaradhere880
@maxamedcabdifaradhere880 2 жыл бұрын
Shaq marwalba waxanku riyoda ano libaax kacararaya Ana meel dheerka arkaya
@Sharaftiicabdisamatarkg7pl
@Sharaftiicabdisamatarkg7pl 4 ай бұрын
War ya ilahey yaqaano aniga hoyadey mcnto o dhimatay ayaan ku riyooday o itimid o idhaheso waliba safar ayan wada galeynaa diyarad ayan wada raceenay waana is raacnay alle wlhi wa naxay ma fasiraayo kru yiri sheikha alla yaa I fasiraa
@niciimaawil8726
@niciimaawil8726 4 ай бұрын
Iska da wllo haradin way dhacda baa layidhi hadi ad radiso 😊
@shiirbinashiir
@shiirbinashiir Ай бұрын
@Anab44
@Anab44 11 ай бұрын
Sheikh rimi sc Ilaahey hakubarakeeyo Riyadaan Hadey wax fiican tahay iisoo Fasir fadlan wax fiican Ilaahey hakadhigee gawskeyga oo dirxi kasoo daadanaayo baan ku riyoodey habeen kalena gaws keyga oo dhinac ka jaban baan ku riyoodey
@saynabfaraxmaxamed2749
@saynabfaraxmaxamed2749 2 жыл бұрын
Asc shiikh alha ku barakeeyo aniga waxan ku riyooday hada ka hor gabar aan saxibo ahan jirnay oo dugsiga Isla dhigan jirnay oo dhimatay aydoo I timid oo I waydiinaysa kitaab arbaciin ah oo aan qaadan jirnay arbacada waxay igu tiri arbacadii maxad qaadateen alha wxan waydiisanayaa sida wanagsan ee aad igu fasirtay inuu igu aqbalo🤲🤲🤲
@CarabviniJr
@CarabviniJr 5 ай бұрын
Hoyadey oo iga dhimty ayan ku riyodey iyado ila jogto allh yarxma ❤🤲🤲🤲
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 2 жыл бұрын
Shekh ka waran hadii aad ku riyootid qof dhintay oo adiga oo nool ku siiyey hadiyad sida dahab ama lacag bal soo fasir arinkaas jizakalah
@FatimaAli-fe7cx
@FatimaAli-fe7cx 2 жыл бұрын
Sheeikhiw mhdsanid riyo aan ooyayo waan ku riyooday waliba anoo oyaya indha kla qaaday riyadu riyo xun bay ahyd oo cabsi ah.
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 2 жыл бұрын
Maashaa Allah jizaakallaah kheyr sheekh Riimi illaah ducada hanoo wada aqbalo Aamiin yaarabi
@cadiyacady2331
@cadiyacady2331 2 жыл бұрын
Asc sheqa waxan kuriyoday sodahday oo dhimatay Alle ha unaxaristo oo nolo oo xajigega kuqalinesa ee iga sojiwab kheyr Alle hakusiyo sheqa insha Allah
@maayaabdalaa3401
@maayaabdalaa3401 2 жыл бұрын
Sadaqo u bixi walàlo ama salaad walba u ducee
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 жыл бұрын
Jazaakalaahu khayr sheekh waxaan ku riyooday oohinta aadka ah iyo aabahay oo dhintay Alle haw naxariistee isagoo dhar qurux badan ku lebisan anoo gabadh fiirinaya uu ila hadlayo, aabahay Waa dhintay sheekhow.
@SABIRIINMUUMIN
@SABIRIINMUUMIN 8 ай бұрын
Qarso baayo adi io ilaaheylee haidinku ekaato lama sheego Riyda waala qarsadaa
@nabadoonchannel728
@nabadoonchannel728 Жыл бұрын
Shanta arrimood waa 1) Riyada Faraska ku saabsan 2) Riyada ku saabsan timo-gaabaan ama xiran. 3) Oohin Riyada dhexdeeda ah 4) Adigoo roob ku dhex qubaysanaya 5) Riyada qof dhintay oo qaraabadadaada ah oo aad ku riyooto
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv Жыл бұрын
Waa mahad san tahay wll 😂😂
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Aabahay macaane ayaan ku riyooday 2 jeer isaga oo ila jooga ila hadlaaya illahay hawnaxariisto 3 sano ka hor ayuu geeriyooday aabo aad iyo aad u wanaagsan ayuu aha aabahy Allah yarhama
@faizaahmedqalinle6426
@faizaahmedqalinle6426 2 жыл бұрын
Masha Allah shiikh ajir iyo xasanad allah ku siiyo🤲🤲
@NadiifoCrahmaan
@NadiifoCrahmaan 4 күн бұрын
Isoo doceya murad ban leeyay in uu alah ii sahlo muradkeyga😭🤲🤲🤲🤲🤲
@anisamaxamed1679
@anisamaxamed1679 2 жыл бұрын
Kheikh waxn ku riyooday nabiga swc waliba meel masjid ah kheikh maxay thy insha allah in aad iga soo jawabi doonto ayaan rayaynaya
@nastehagabeyre866
@nastehagabeyre866 2 жыл бұрын
Ani xitaa wa ku riyooday Nabiga scw lkn cid ii faristo waan wayey alle ayaa ka rajeynayaa in kamid noqdo kuwa Nabiga daris lanoqdo Allahu aclam
@fatxisaid6437
@fatxisaid6437 2 жыл бұрын
scw dheel dhel maha riyadaas ,Sheydaan nbiga iskuma ekeesiya amqlay lkn cilmi umalihi
@Mu-allif
@Mu-allif 2 жыл бұрын
La iskama sheego riyadaan cml haddii rabbi kusiiyo waa farxad qaaliya ru'yada suubanaha scw. Maxaayeelay shaydaanku iskama dhigo karo nabiga csw.
@deeqaibrahim9560
@deeqaibrahim9560 2 жыл бұрын
Na sha allha
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 2 жыл бұрын
Waa riyo run ah oo nabiga NNKH aad kuriyootay
@FilsanCabdirasaaq
@FilsanCabdirasaaq Жыл бұрын
Acs shiikh alle hakubara keeyo shiikh axan ku riyooday anigo mas madaw bacsanaya oo isle yaanu guriga ku baxsan kadib wan sooqabtay waliba gacan tayda kadibna waa oo iqaniinay kadib bisad baa igalabooday kadib waxa lay geeyay oday dadka suntakasaara waxa oo isiiyay biyo kadib markaan kabaday waxay iskubadaleen caano shiikh iisoofasir riyadan
@hodanhuseb2044
@hodanhuseb2044 2 жыл бұрын
Manshllah Alow kuwa riyadoda rumowdo naga dhig kheerna noga dhig 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@ملاكروحي-ي6ب
@ملاكروحي-ي6ب 7 ай бұрын
الاولى: رؤية الفرس او الخيل الثانية: اذا حلم انه شعره حالق او قصير الثالثة: بكاء شديد داخل الحلم الرابعة: الحلم باغتسال ماء المطر وهو ينزل مع برده الخامسة: الحلم رؤية انسان ميت في الحقيقة عاد للحياة
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharina sheekha Allah ha ku xifdiyo amiin amiina amiina yaa rabi
@luulamuhammed8389
@luulamuhammed8389 2 жыл бұрын
Wlhi sheikh waad iga farxisay alx Week gan waxaa isaarnaay problem saa id ah xali waxn ku riyooday tinteeyda gaagaban waxaan is dhahay tinaada mxaa ku dhacy oo saan ugu gaabtay Kadib riyadii meelna kama soo qadin hda anoo channel kaga baryo ayaan riyada furay wlhi xaliyaa arkay alx ilhoow sida qalbigaeyga jclyhy ii rumeeey 😰🤲🤲🤲🤲🤲
@mohamed_ali_osman
@mohamed_ali_osman 2 жыл бұрын
Sheikh Jazakallah Allah haku baryo mahadsanid sheikh
@mubarakabdi5724
@mubarakabdi5724 2 жыл бұрын
ASC SH WAXAN KU WEY DIINI KAWARAN SHAQSIYAADKA RIYOODO OO HADANA EY RUMOWDO RIYADOODA 🌹❤
@samiiroismaacil7132
@samiiroismaacil7132 2 жыл бұрын
Masha allha shiikh abahy dhinty oo sheekenya oo dib soo nolaadya allha riyyda ha noo rumeyo aaamin
@abdiazizabubakar5139
@abdiazizabubakar5139 2 жыл бұрын
Sheekh dhawr goor aan ku riyooday nin gaadiid sida mooto ama tareen samada sare kuwda marka aan dadka tusana lawaayayo fadlan iiga jawaab caawa khayr Allah ha ku siiyee .
@abdiazizabubakar5139
@abdiazizabubakar5139 2 жыл бұрын
Sheekh Cabdiqaadir riyadan aad ayaan u jecelahay inaad ii fasirto
@abdiazizabubakar5139
@abdiazizabubakar5139 2 жыл бұрын
Riyooyinka aad soo wado bi ixtiraan iigu soo dar oo ha i laawin inshaa Allah .
@ciiseadenhassan7591
@ciiseadenhassan7591 2 ай бұрын
جزاك الله خيرا الشيخي
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 2 жыл бұрын
Asc shiiq riimi waanku sallaamaya Qayr allaha ku siiye iisoo ducee Magacaygu waa khadra Qof la dulmiyay ayaan ahay hadii la iga gardaran inuu alle iga qabto hadan anigu gardarnahayna inuu alle xaqa ituso shiiqow illaahay ha kaa ajar siiyo
@Maryamamuuse
@Maryamamuuse 2 жыл бұрын
Allah hakaa qabto dadka ku dulmiyay hdaad adigu Qaldantahayna xaqa Allah haku tuso
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Allah awooda leh hakaa qabto wixii ku dulminaya xaqana ha idin tuso dhamaantiin.
@AzmaAliZhire
@AzmaAliZhire 2 ай бұрын
Walyaal iso duceeya muraaad baan leeyahy in ilhy muraadkayga cidalahu maqbuula ka dhigo insh allh walayaal
@Mohamed-ku1uv
@Mohamed-ku1uv 2 ай бұрын
Asc
@fardowsamohamoud5337
@fardowsamohamoud5337 Жыл бұрын
😢😢😢ani aabehyga iisoo labtey oo isla kaftameyno dhoor jeer kariyoodey allh unaxristee😢😢
@hodan_mohamed_ali
@hodan_mohamed_ali Жыл бұрын
sadaqo ubixi wllo allaaahna ha unaxariisto
@Ayaaana21
@Ayaaana21 Жыл бұрын
S.kle dhowr mar ban kuriyoday sidano kale Allaha unaxariisto dhaman waalidiinten😢🤲.
@NajmohussainosmanNaaj-fo2cy
@NajmohussainosmanNaaj-fo2cy Жыл бұрын
Aniga xitaa ilhy haunaxriisto 😢❤
@aliabdullahi9819
@aliabdullahi9819 2 жыл бұрын
Muraad leeyahay Alle inu ii sahlo igu so duceeyo ya Muslimiin
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي الكريم اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله عليه وسلم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر أنشأ الله بأدنى الله تعالى جلا جلاله ونشكر الله والحمد لله ولا اله الا الله والله أكبر ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر أنشأ الله بأدنى الله تعالى جلا جلاله ونشكر الله والحمد لله ولا اله الا الله والله أكبر 💚💚💚💚💚🤲🤲🤲🤲🤲💚💚💚💚💚
@ismDirir
@ismDirir 3 ай бұрын
السلام عليكم و ر حمة الله سبحانك اللهم و بحمدك اشهد ان لا اءله اءلا انت استغفرك و توب اءليك 🎉🎉جزاك الله خيرا
@faya786
@faya786 2 жыл бұрын
Rabbi Raxmaan haku Barakeeyo.
@mascuudaxmed3037
@mascuudaxmed3037 2 жыл бұрын
إذا أفادك إنسان بفائدة***من العلوم فأدِّشكره أبدا وقل فلان جزى لله صالحة***أفادنيها وألق الكبر والحسدا جزاكم الله خيرا أفدتمونا وأجدتمونا وأحسن الله إليكم ونفعنا الله بعلومكم
@faadumoxasan6507
@faadumoxasan6507 2 жыл бұрын
Qofkii ku riyooda asagoo duulaya hawada sare ii safir
@mumaabdulle6175
@mumaabdulle6175 2 жыл бұрын
Shekh su,al maku weydin kara adigo mahadsan
@daauudtvabdukadir5116
@daauudtvabdukadir5116 2 жыл бұрын
Mansha alah
@AliLove-vr7zj
@AliLove-vr7zj Жыл бұрын
Marxaba in shallaha Wan gudoomay
@faizahassan3824
@faizahassan3824 2 жыл бұрын
Wcs sheikh riimi jazakumulah qeyr waxad soo badisaa riyooyinka insha’allah haduu qofku ku riyoodo qof nool uu garanayo oo dhintey fasiraada ku soo dar adigoo mahadsan insha’allah
@AwoaliJmac
@AwoaliJmac 19 күн бұрын
Alle haydiin naxasriisto habo mcn iyo ayeeyo mcn asxaabey iigu soo duceeya in uu alle qabriga u waasiciyo
@mariazein2176
@mariazein2176 2 жыл бұрын
Maasha Allaah jizaakallah kheyr
@LaylaIsmail-e4t
@LaylaIsmail-e4t 6 күн бұрын
Wallayaaala muslimiiintaaa ahoow wallayaal muraad ayaaanb leyhye isooo duceeeya ilahay daaartiiiii Allleh abaalkiiina janada haka dhigeee
@nawalyusuf9329
@nawalyusuf9329 2 жыл бұрын
Masha Allah shiikh Allah haku xifdiyo Aamiin yaa rabi
@ubahali5265
@ubahali5265 2 жыл бұрын
Wlhy wan ku riyooday waliba fars buni ah waliba xili aan murugaysnaa ilahyna waxa uu isiiyay farxad iyo waliba guul alx
@safiyaxalane7309
@safiyaxalane7309 2 жыл бұрын
maasha allaah shiikh riimi💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@AliHassan-xq2zz
@AliHassan-xq2zz 2 жыл бұрын
Ramadan Moubarak sheihk rimii
@zahuuraliahmed8254
@zahuuraliahmed8254 2 жыл бұрын
Sheikh riimi kheyr Allah kusiiyee riyadan ii fasir waxaan kuriyoodey hooyadey oo ii duceyneysa
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 2 жыл бұрын
Wlh sxb anaa kula mid ah
@walalahachannel2281
@walalahachannel2281 2 жыл бұрын
Masha allah waaa riyo fican kheyr ah
@XamdiMaxamuudcaateeye
@XamdiMaxamuudcaateeye 2 ай бұрын
Shiikh waxaan ku riyooday anoo dhimanaya sheekh ii soo fasir
@fartun9503
@fartun9503 2 жыл бұрын
thanks Ustaaad 👍
@canabmaxamed2546
@canabmaxamed2546 2 жыл бұрын
Masha allah tabaraka laah sheekh mahadsanid
@Abdishakurjanto6536
@Abdishakurjanto6536 Жыл бұрын
Wll qofkaan royoon ba xaalkisa ka waran wlhi riyo aan ku riyooday maba garanayana (ilahay ha i noo naxariisto dhamanteemba )
@ibadofarah9914
@ibadofarah9914 2 жыл бұрын
Allaahu. Akbar. Allaah. Haku. Barakeyo🦋🦋
@IkrushIkruushcadey
@IkrushIkruushcadey 2 ай бұрын
5 mid kamid ku riyode wlhi😭❤️ilhow wax walpo qer igaga dhig😢🤲
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Maasha Allah Jazaa kullah ilaah Qeyrka hana waa fijiyo Amiin Aamiin❤️🤲🏻❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻♥️
@samsamxaaji6693
@samsamxaaji6693 2 жыл бұрын
Sheekhan number isii pz
@kingali1804
@kingali1804 2 жыл бұрын
sheq waxankuriyoday ganar adderkeydhalay oo geeriyotay ayan kuriyoday aniyo guursaday ma ifasiri kadha sheq illahay haku xafide
@maxamadaamusane6418
@maxamadaamusane6418 2 жыл бұрын
اللهم اجعل القرآن الكريم ربيع قلوبنا ونور صدورنا و جلاء احزاننا وشفيعنا يوم الدين اللهم امين يارب العالمين لنا ولكم ولجميع المسلمين ان شاءالله ☝
@jawahixasan1513
@jawahixasan1513 2 жыл бұрын
Nh
@jawahixasan1513
@jawahixasan1513 2 жыл бұрын
Tw
@jawahixasan1513
@jawahixasan1513 2 жыл бұрын
U
@Ruminasaleebaaan
@Ruminasaleebaaan 2 жыл бұрын
Tamam kardeşmi
@cawilmahamud4250
@cawilmahamud4250 11 ай бұрын
Aabahy oodhintay ayaan kuriyoody runtii marar badan anagoo ishorfadhina uu shekynayo .riyada shanaad ❤
@maxamedxaaji7368
@maxamedxaaji7368 2 жыл бұрын
Asc sheikh riimi waxaan kuriyoodey Hindhaheyga cadaan Zaaid ay noqdeen iyo madow Zaaid ay noqdeen kadib ay boqsontey Hal il biyo kasoodaateen sida kaadida oo kale Shiekh Kheer Allah kusiiyo si Deg Deg eh iga soo jawaab Maxadsanid
@zeytunmoha8242
@zeytunmoha8242 Жыл бұрын
Sheikh wxn kuriyothey bisha oo zaiid unureyso ay calema quruh bdhn daxsocdaan isheeq riyaths🥰
@abdihamse2222
@abdihamse2222 2 жыл бұрын
Walalayaal isoo Duceeya incha Allh 🙏🏽
@XayadYar
@XayadYar 7 ай бұрын
Sheekh wan ku riyaday nabi maxamed scw hadiyad igu do dhibay shebira waxan ku jiray waxa yar oo casa sheekh iso faris ilahay ayan kugu dharshe
@shantiofficial6210
@shantiofficial6210 2 жыл бұрын
Please dua for me 🤲🤲
@Mnshallah
@Mnshallah Жыл бұрын
Subxnlllah wlhi ani ku riyooday abahay oo dhintay oo meel doog oo barwaaqo ah isku aragnay oo dhar cad xidhan oo aan ku leeyahay aabo aduunkii waan ku dhibtooday asna uu ilahay qof adag iska dhig abo is adke wad ka baxeysaaye 😢😢😢
@mubarakabdi5724
@mubarakabdi5724 2 жыл бұрын
Asc Sh WAXAD IISHEGTAA ADIGO MAHAD SAN SHAQSIYADKA RIYOODO OO HADANA RIYADOODA AANAN XASUUSANEYNIN MAHAD SANID🌹👍
@WiiĺoMahamed-y3p
@WiiĺoMahamed-y3p Жыл бұрын
Sheekhow Allaha hakubarakeyo ifasir waxaanahay gabar waxaana kuriyooday Anigoolaikufsanaayo subxana llaha
@CabdikhadarshugriShugricabdi
@CabdikhadarshugriShugricabdi Жыл бұрын
😂
@Abdiwalisadiik
@Abdiwalisadiik Жыл бұрын
dhamntena ilaah inoo rumeyo riyoyinkena 🤲
@KhadijoHussein-g5k
@KhadijoHussein-g5k 11 ай бұрын
Amin Aamiin yarabi
@MunasarDaahir-t5f
@MunasarDaahir-t5f 13 күн бұрын
Sheq maxa waye qof idhaw aya arkay asgu aros ah walebo qof ka ay had islasocdan❤
@maxamedxaaji7368
@maxamedxaaji7368 2 жыл бұрын
Asc sheekh Riimi waxaan kuriyoodey Hindaheyga cadaan Zaaid ay noqdeen iyo madow Zaaid aynoqdeen kadib biyo dhaxdooda kasoobaheen sida kaadida oo kale Sheikh isoo fasir Kheer Allah kusiyo Aduun iyo Aakhiro wabilaahi Toowfiiq
@yaquboyow75
@yaquboyow75 2 жыл бұрын
Shiek riimiyow riyadan muhim ayeey ii tahay daqso inshallah alle haku barakeyo
@shamsacadey5163
@shamsacadey5163 2 жыл бұрын
Jazaaakallah kheer sheikh riimi waaba walwalsana haben hore kuriyoodey oohinta badan alhamdulilaah hadey kheer tahay
@AbdullahiAbdi-ut8bh
@AbdullahiAbdi-ut8bh 8 ай бұрын
الحمد لله على كل شيء، اللهم اني اسألك الجنة
@Jikaarta
@Jikaarta 8 ай бұрын
Asc sheekhey hadii aan ahay qof asagoo soo jeeda arkeya nuur cad cad oo sida roobka u daadanaya maxay tahay arintaasi?
@umumucaad7328
@umumucaad7328 2 жыл бұрын
Mashallh tabarakalh Sheikh ilahy haku xafido suaal rwe in an Ku weydiiyo ilahy raali Haka nqde isojwb wll waxan Balan ka qaade alle waxban weydiste ilahy waa uu ifududeye waxa weydiste waana hele lkn Sheikh waa liweydiya hadan dhaho.mahelin dambi miyaa igasogaraayo Sheikh waan Kubaryaa Sheikh ilahy raali Haka noqdo isojawb
@mariyamariya4967
@mariyamariya4967 2 жыл бұрын
Walalayal iso duceya murad ayaan leyaahy in.ilaahey iruumeyo muradyadeeyda😢😢🤲🤲🤲
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 2 жыл бұрын
Mashaa allah jazaa ka allahu kheyran 💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯💯💯
@ismahaanibrahim9929
@ismahaanibrahim9929 Жыл бұрын
Ilaaheey ha ku barakeeyo wa iga farxisay Ilaaheey qeeyrka kasugaa insha alaah
@Satuush
@Satuush 8 ай бұрын
Allah akbar
@xafsoabdulahi8704
@xafsoabdulahi8704 2 жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw thank s sheikh 😀😀😀
@maryancadey3767
@maryancadey3767 2 жыл бұрын
جزاك الله خير يا استاذ
@sacdiyocabdala1543
@sacdiyocabdala1543 2 жыл бұрын
MashaAllh shiiq Alle haku xafido
@sahrocusman5153
@sahrocusman5153 2 жыл бұрын
Yydxuziykcud
@AyaanXuseen-xx3ks
@AyaanXuseen-xx3ks 7 ай бұрын
Aniga abehey dhintay oo so noqdqay guriga jogo aya ku riyooday wlhi alle ha unaxaristo abe mcn
@aaminajaamac6816
@aaminajaamac6816 2 жыл бұрын
Asc shiikhana kher aduunyo mid aakhiroba Allaah hakusiiyo SHIIKHANA waxan aad iigu soonoqnoqta riyooyinkan Anoo kabahayga wayaya oo.aan raadinayo markaan wayanaya doonaya wuxuun aan xirto Waxaan kaloo kuriyoodaa anoosafraya hadana magaladii kalumaya waxaan kalookuriyoodaa anooshaqada kahabsamaya shiikhana aad bay igu soonoqnoqdaan Allaah kher badan hakusiiyee iiga sojawab
@nastehabeayty3047
@nastehabeayty3047 2 жыл бұрын
Masha Allah ustadh JazakaAllah
@fartuunfaraxsan4002
@fartuunfaraxsan4002 2 жыл бұрын
Asc sheikh Riimi waxan raba in,aad ii fasirtid riyo aan in badan ku riyooday taaso ah waxan ku riyooday anigo guriga kaso dahayo waliba xili hbeen ah markii an guriga kaso daaho waxan leyahy aniga wan dahay gurigeena ya igaynayo qof igeeyo ayan wayaya xita dadka aan aqano xita way idiidayan in ay gurigeena ikeenan marki ay dadka idiidan aniga oo iska oynaya mel iska fadhiya hbeen waxa ii imaaday faras cad ayaa guriga ikenty hbeenkle sidkle ayan guriga sidii ayan guriga ugu so dahay hadne anigo meel iska fadhiya oynaya ayaa waxa samada igaaga soo dagtay nin cad oo ad uqurux badan samada aya jaranjaro loo yelaaya dhulka ayuu soo daganaya wuxu idhahaya waxba haka cabsan aniga aya guriga ku gaynayo anigne wan soo racay markii uu guriga ikeenay ayu wuxuu idhahy wan ku guursanaya wan ka diiday hadne wuxu idhahy laba canug lee iidhal wan ku tuugaye wan ka diiday anigne kadib samada ayu iskaga laabty iso fasir sheikh riyadaas
@africanqueen2394
@africanqueen2394 2 жыл бұрын
Cajiib waa riyo qurux bdn lkn ma ogo fasirkeeda wuxu noqon doono
@nihaalmoha1902
@nihaalmoha1902 2 жыл бұрын
nin Qeyr badan oo ku jecel amaa diideysaa hada😊 anyway qeyr Allah kaga dhigo
@fadumopurco2229
@fadumopurco2229 2 жыл бұрын
Mazhalah naziip ayaad leedhay hadad farad aragty
@Masago2026
@Masago2026 2 жыл бұрын
2 cunug aad dhalee oo iskumug ah allahu aclm
@amiiraalizaalx1754
@amiiraalizaalx1754 2 жыл бұрын
ilahay khyr hakaaGa dhigo
@fatimaisahak2116
@fatimaisahak2116 2 жыл бұрын
Dadkii dhintay waan kuriyooday iyagoo ilajooga shukran sheekh
@cumargorad6888
@cumargorad6888 2 жыл бұрын
Alla hakùsiiyo maraad kaaga aamiin aamiin aamiin sha allah
@munaabdilahi9415
@munaabdilahi9415 2 жыл бұрын
Manshallah shekh Allah hakubarakeyo🥰
7 Riyo Qof Kasta Aan Arkin Marka Laga Reebo Qofka Sixran Ama La Sixray
20:02
Sheekh Riimi Channel
Рет қаралды 73 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
WAXAN KASHAQAYNAYEY AROSKII NINKAYGA ANON ISOGAYN!!#1@sawdamqaalib
1:05:48
Выживший в Авиакатастрофе
19:24
Алиакбар Азербайджани
Рет қаралды 382 М.
SIRTA FAQRIGA LOOGA BAXO || SHEEKH MUSTAFE HAAJI ISMAIL
21:40
Al khayir
Рет қаралды 287 М.
CAWAANTA TANZANIA AYAAN U MARTIYAY | HADZABE | Part 1| S-2 Ep- 21
22:07
4calaamadood hadaad gurigaaga ku aragtid deg deg u ogoow in sixir dhexyaalo
13:46
SABABTA JACEYLKA ALLAH LAGU  HELO SHEIKH ABDIRIZAK XASHI
30:20
Jannah our dream
Рет қаралды 78 М.
Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax
26:25
MM Somali TV
Рет қаралды 33 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН