Sheekhul Baladkii Boorama oo ka hadlay Banaanbixii Mucaaradka.

  Рет қаралды 30,664

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 122
@yoonisjeele952
@yoonisjeele952 2 жыл бұрын
Sheikhan waa daacad ee hadalkiisa dhageysta anagoo ah reer galgaduud meel aan nabada ka doono ayaan la.nahay please isaqoow nagu waana qaata dhibta joojiyaa waliba anoo muuse kasoo horjeedo lakin iska bax war ma.ahan muuse waa madaxweyne sharci ah ee raaca oo adeeca please waanu katimid walaalkiin waliba wax badan og wabilahi towfiq 👏🙏🤝🤲🙌
@user-horo
@user-horo 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo aadbaan kuufahmay waa runtaa nabaddu waa qaali waan kaaqaatay waanadaa
@yoonisjeele952
@yoonisjeele952 2 жыл бұрын
@@user-horo thanks bro please dadka hala wacyi galiyo thank you
@abudarda00
@abudarda00 2 жыл бұрын
Nabada wax ka fiican ma jirto. Ya usheega dadkan. walle bari wey ka shalaayi doonaan
@yoonisjeele952
@yoonisjeele952 2 жыл бұрын
@Nimco Muuse aadam 🙏
@yahyeguled2242
@yahyeguled2242 2 жыл бұрын
Siyaad Barre Ayaa Laga Dhageysan Lahaa Sheekada Muuse Handaraab uu wado
@khadarismail3541
@khadarismail3541 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sheekh. Illahay caafimaadka iyo cilmiga ha u siyaadiyo Sheekhanaa.
@israhassan4674
@israhassan4674 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
sheekh ilaahay ha ku sharfo cimriga iyo caafimaadkana ha kuu siyaadiyo ajar iyo xasanaadna ilaahay ha kaa siiyo waanada sharciga eed soo jeedisay
@idirisnouh4475
@idirisnouh4475 2 жыл бұрын
MashaallH.wllahi sheekhu waan cajiib ,since wanaagsan buu u hadlay
@israhassan4674
@israhassan4674 2 жыл бұрын
Aqliga iyo aqoontaba ilaahay hakuu barakeeyo Sh Cabdilaahi sheekh cali jawhar .Aamiin
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 2 жыл бұрын
Masha Allah sh.cabdilaahi sh.cali jawha Allah noo kaa xafido aduun iyo aakhiro hadalo dhaxal gal ah ayaad noo iftiimisay. Runtaa aad sheeg ragbadan baa dhibsan doonaa oo horay khiyaali iwm sheegan jiray. Waar qofwalbow naftaada ilaasho adaa aduun iyo aakhiraba kamasulee rabshadaha haka qayb galin.
@djimos9058
@djimos9058 2 жыл бұрын
Masha allah shaaekhu wa odayadii utaagna sidii somaliland lagu dhisey allow nooda somaliland guul❤❤✊✊👏👏💚🤍🤍🤍🤍👍🏻👍🏻🤲
@muhyadinomer1919
@muhyadinomer1919 2 жыл бұрын
Sheekha beeladka gobalka awdal sharaf iyo kaaramo ayaan kuu hayna anigu kasoo jeeda gobalka gabiley xaqii baad kaa hadhasay
@israhassan4674
@israhassan4674 2 жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo wayn ilaahay haka jizaa,i,siiyo sheekh Cabdilaahi sheekh cali jawhar aamiin
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 2 жыл бұрын
Taariikh madaw Oo aan laga sheekayn Allah Ha barakeeyo shiikhul baladka
@khadramashallahmabroukaden2954
@khadramashallahmabroukaden2954 2 жыл бұрын
Manshallah Manshallah Allah Haa ku xafido one of the best sheikh long life inshallah.
@moogayareh8635
@moogayareh8635 2 жыл бұрын
Masha allah.Sh. Abdilaahi sh ali jow-har Alle cimrigaaga iyo caafimaadkaba kuu dheeree___Misanka xasanaadkana ALLE hakuugu daro 🙏🙏
@fatuh4811
@fatuh4811 2 жыл бұрын
Masha Allah , Allah yahfidik sheikh, intaad runta sheegtay.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Rabow reer Awdal noodaa Aamiin
@umxasan7407
@umxasan7407 2 жыл бұрын
Reer boorm hana maamulaan oo hogaanka ha loo dhiibo. Anigoo ku hadl afk beesha dhex. Waa dad maamul wanaagsan oo riyaale oo miidhan ah
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
MM tv aad baad umahad san tahay barmaamujkan oo kale ajarka iyo xasanaad ayaa kuugu jirta bulshada sidaa ugu shaqee aduun iyo aakhiraba wanaag baad heli
@abdigah5364
@abdigah5364 2 жыл бұрын
Sheikh ina Ali-Johar Rabbi ha ku barakeeyo sida aad taariikhda uga run-sheektay. Salaam niyad ah ayaan ku soo gudbinaya anigoo ah Somalilander kasoo jeeda Sallaxley/Maroodijeex
@ahmeda5470
@ahmeda5470 2 жыл бұрын
MANSHALLAH tarikhdaa lamaa qariyee waa la shegaa sii waax lugu qatoo. Mantanaa oo 2022 luguu jiroo labadaa niin ee madaxaa qawaan leh oo ah Ciroo iyo faysaal Cali warabe tarikhdii aad ka shekenaysoo maanta aay labaa niin baay wadaa sheikhoow Allah ku barakeyee Ciroo iyo Faysaal waa iin layska qabtoo waayo reer sheikh Isaaq baay xafaad uu qabinayaa ee iin Labadaa niin waan iin layska qabtoo shadadintaa
@ramlamohamedq9051
@ramlamohamedq9051 2 жыл бұрын
Masha allh shekha alleh ha xiftiyo
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 2 жыл бұрын
Masha Allah jazakalahu khayr sheekh cabdi lahi runtad ushegtay walee
@muktarmohammed106
@muktarmohammed106 2 жыл бұрын
Allaylehe reer tolkay run baa loo sheegay. Hadday dheguhu u daloolaan
@Diri-ml7lk
@Diri-ml7lk 2 жыл бұрын
Waayo aragnimdu ba wa intu qofku uso joogay wixii hore udhcy alahuma baarik sheikh
@tawxiid_channel4167
@tawxiid_channel4167 2 жыл бұрын
Masha allah alle hakaa abaaliyo sheekhena caalim walhi dar ilahay ayaan ujecelahay
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 2 жыл бұрын
Sheekha Allaah ha ilaaliyo,run buu sheegay.
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 2 жыл бұрын
Allah yabarik Allah yaxafidak Ammiin Ammiin Ammiin yarabi
@mohamoudahmed7822
@mohamoudahmed7822 2 жыл бұрын
Jazakumullahu khayran jazaa yaa sheekh qaali
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Walahi waa run subxaanallaah jzk kheyr sheikh ❣️❣️🕋🕋🇸🇴
@maxamedibraahim7736
@maxamedibraahim7736 2 жыл бұрын
Maasha Allah tabaraka allaah sheekh aad iyaad ayaad umahad santay mashaa allaah tabaraka allaah ilaahay ha kaa caqbaloo in Sha allaah 🤲
@roodaaadan1171
@roodaaadan1171 2 жыл бұрын
Reer shiikh isaxaaq isaga isku maqan oo isifiya Ilaahey wanaaga hanatuso guul Somaliland
@israhassan4674
@israhassan4674 2 жыл бұрын
Aamiin
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 жыл бұрын
Isaaq Muuse ku dhex jiray iyo Kaahin oo isku dira cid kale kuma dhex jirto ilaa 1994
@khadramohamed9849
@khadramohamed9849 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Maasha Allh soomaalilland guul
@juma6506
@juma6506 2 жыл бұрын
Hadal iyo dhamantiis sheikhana almashayyekh maa shaa Allah. Otherwise other option comes from habarjeclo iwm as always rightly or wrongly.
@kariima646
@kariima646 2 жыл бұрын
Masha allah allah haku dhawro sh jawhari iyagana dhagihi wasama ilahay haka dhigo
@libanbile9818
@libanbile9818 2 жыл бұрын
Nin caqli usaaxiiba masha allah
@juma6506
@juma6506 2 жыл бұрын
Asc Akhyarta. Sheikhana almashayyekh maa shaa Allah. Ku dar dhibatooyin kasta kasoo qaad ahn A/raxman Tuur ila wakhtigan xadirka waxa laysla jeedha habarjeclo. FG habarjeclo laysla jeedha haayyaa!!!.
@rsimane5731
@rsimane5731 2 жыл бұрын
Sheikh Abdillahi Sh.Cali Jawhar, talo dhaxal gal oo sanado badan la xasuusan doono ayaad soo jeedisay, Miisaanka xasanaadka ilaahay ha kuu saaro jazaka Allah khayran, Sheekh wanaagsan baad tahay oo daacad ah oo Somaliland taariikh, sumcad ku leh.
@saciid2024
@saciid2024 2 жыл бұрын
Waano iyo talo dhaxal gal ah weeye wlhy Republic of Somaliland guul iyo gobanimo 💚🤍❤️✋🏾🤲🏾✊🏾
@mohamedabdi634
@mohamedabdi634 2 жыл бұрын
Masha allaah ilhay ha Ku xafiido shekh
@abdiezza9594
@abdiezza9594 2 жыл бұрын
Sheekh, Alle haku xafido.
@umxasan7407
@umxasan7407 2 жыл бұрын
Allaah ha ku xifdiyo sheekhunaa
@AhmedIbrahim-he2ux
@AhmedIbrahim-he2ux 2 жыл бұрын
Masha Allah wallaahi sheekhu waa hadal waliba hadal ninweyn oo hogotusaaleyn iyo waanaba leh ciddii caqliga lasaaxiiba ee dalka iyo dadkaba wanaagiisa jecel oo damiirkoodu noolyahay waxa kuwaajiba inay sheikh cali jawhar kaqaataan waanadiisa oo dalka iyo dadkaba labadbaadiyo intaynaan meelxun oo laga qoomameeyo hadhow lagaadhin wali arinku waa uu sahlanyahayee waxaynu ku heshiinay oo distoorku ugu horeeyo iyo xeerarka kafarcamay aynu ku dhaqano oo tixgelino insha Allah oo mustaqbalka iyo horumarka wadanka laga fikiro.
@djimos9058
@djimos9058 2 жыл бұрын
Masha allah sheekhlad balad ka sheekh cali jowhar sifiicano buu uhadley
@fartunosman3503
@fartunosman3503 2 жыл бұрын
feysal maafiyo. waraabaha ha dhageysto sheekh allaha ku xafido
@somalifamilymadia9511
@somalifamilymadia9511 2 жыл бұрын
Runta aad sheegtay ee ad umada u bayamiday alle hakaa jasa I siiyo sheekh
@israhassan4674
@israhassan4674 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@samsammaxamed5505
@samsammaxamed5505 2 жыл бұрын
masha allaah waa waano wax kuoola
@maxamedali8953
@maxamedali8953 2 жыл бұрын
M.a Alllaha ku barakeeyo Awoowo
@israhassan4674
@israhassan4674 2 жыл бұрын
Aamiin insha alaah
@umxasan7407
@umxasan7407 2 жыл бұрын
Xukuumada iyo mucaaridoooow iyo shacanka qabyalada ku miyirka lahoow Maanta dhagahiina furo warka sheekhna dhuuxa Dhagaaaaalaaay wax maqal
@roodaaadan1171
@roodaaadan1171 2 жыл бұрын
Maashaa allah shiikha hadlkisu waa waxku qaadasho guul Somaliland
@saciid2024
@saciid2024 2 жыл бұрын
One ☝🏾 Love All Somalilander's💚🤍❤️
@farhanfarah4662
@farhanfarah4662 2 жыл бұрын
ManshaA alll
@afiarte8318
@afiarte8318 2 жыл бұрын
SHEEKHU WAANO IYO WAX SHEEG WAA DHAMEEYAY
@alihalliyeh4882
@alihalliyeh4882 2 жыл бұрын
Jazzzaka Allah khair Shaikh Albalad. Halkaadhitay bay tahay
@Landers2024
@Landers2024 2 жыл бұрын
Isaaq have lost their mind, shameful. I’m ashamed what has waddani and kulmiye has caused this country. They should not be elected.
@minursa02
@minursa02 2 жыл бұрын
This is not the Mistake made by entire Isaaqi Community's but part of it that want to ascend to Power through illigal and crude means. They imergined others have been eating and benefitting from State hence Claiming it's their turn to eat. Ironically the Innocent citizens are lied to by so called elite of those community.
@hodanh4275
@hodanh4275 2 жыл бұрын
Ilaahay haku xafido sheikh
@mohamedsherbi9388
@mohamedsherbi9388 2 жыл бұрын
WAXAAN SOODHAWEYNAYAA HADALKAA SH BELEDKA G AWDAL SH CABDILASHI SH C JAWHAR WAANA INDHAMAAN LOOHOGAANSAMO MUCAARAD IYO MUXAAFIDBA LAGUNADAYDO HADAFKAA UUTILMAAMAYO
@ifraaxkeefle2401
@ifraaxkeefle2401 2 жыл бұрын
mansha allah ha la qato wano ka badan od helaysan ma jirto e
@aniisacaabi2109
@aniisacaabi2109 2 жыл бұрын
Waa runtii sheekh
@ahmedcige6721
@ahmedcige6721 2 жыл бұрын
Jazeka Alaah khayra waa rutaa
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
Sheekh hadal iyo waano waad dhamaysay hadu muse dhegoleeyay iyo inta u uqadhabo
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Culimada allah hanoo barakeeyo
@israhassan4674
@israhassan4674 2 жыл бұрын
Aamiin insha alah
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Wallahi sheikh been ma aha allaahu Akbar Allow ku xifdhi axmaaradii aad ama cadowgii aad wadanka ku dumiseen umadii somaliyeedna ku baa biseen ayunbaa idin huran ‼️⁉️‼️⁉️🌚🌚🌚🌚🌚✋❓
@Landers2024
@Landers2024 2 жыл бұрын
When you get Shiekh jawhar taking out load, take a notes. Faysal, hirsi, cirro and muse should be in jail and resign.
@ramlajama8355
@ramlajama8355 2 жыл бұрын
Landers magacagii waad qaridey ee isku xidhood xirsi fsysal ito ciro waa I lasoo taagaa maxakamad mbc weligii wadnkiisa xuman kamuu talin ee isla taaba qabiil baa idin qaatey ciilqabayaal meel xun ku danbeeya gywaadulitiin beenaale yaal cabsirahmanruur isagaa wadnka ka cararey oo uu xamar u fakadey laakiin umada halaga joojiyo beenta ito wixii dadka wax u dhimaya
@rodaahmed198
@rodaahmed198 2 жыл бұрын
Inaliilah waa Ina ilayhi rajucuun Allah Danbigaag ha dhaafo Ruunta ayaad uu Sheegtay reerkan bilaa damiirka ah waa reer aad isgu necaab Besh dheexe hada waxaad arkaysa kuwa daaris ah oo aan salaanta isga qadin oo aan tacsiida isgu taagin subxanallah
@maxameismail3047
@maxameismail3047 2 жыл бұрын
Jasaaikalaahu khayran jasaa
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 жыл бұрын
Somaliland waa in ay sharci kuwada socoto. Waa in sharciga la adkeeyo. Dalka iyo dadka waa in sharciga lagu dhaqaa.
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
Sheekh dirir oo sheekh sheegtaa sidaa muxuu ugu hadli waayay
@aishahibo8796
@aishahibo8796 2 жыл бұрын
Odaygu si aan caadi ahaynbu u hadlay dadkii caadiga ahaaba isga ka hadhayban u malayn
@xusenismaciil855
@xusenismaciil855 2 жыл бұрын
Faysal cali waraabe waa geesi
@juma6506
@juma6506 2 жыл бұрын
Laysla jeedha haayyaa habarjeclo. Waxa iyana kusoo beerrayy dhulbahante landers. All huunnoos are superbloc's kasoo qaad Tuur-bixii. Correction Cise muse oo Hy isugu tagtay soo Tay carrakee habarjeclo burco ka dhecesay Hy ee ila wakhtigan xadirka ah cuqdadu dhextaal habarjeclo vs Hy!!!.
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 жыл бұрын
Sax lakiin waxa kalee qayb libaax ka qaatay xaaji cabdi waraabe eh ha iloobin sheekh
@Xasansubagle
@Xasansubagle 2 жыл бұрын
Uuba sheegay
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 жыл бұрын
@@Xasansubagle Ok 👍🏽
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 2 жыл бұрын
Oo sheekh boorame mawaxy lanqotay In ceebta ree sheekh isxaaq lagudamaal Gago waa lama ilaawaan ninba waxuu Gaystay waar ina biixaw waad maqlaysaa
@alleyaqaan
@alleyaqaan 2 жыл бұрын
Somaliland ka wayn in wax lagu yeelu mudaharaad uu soo abaabulay qabiil korsi hor maray
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 2 жыл бұрын
Waayahay vaalea qaado Waan ka cudurdaartay
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Sheikh Ethiopian kii ay dalka ama xabashii baa loo keeni hadey joojin waayaan❓‼️❓‼️❌🌚
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Ilaahay janatulfardawsa acla ha ku kugu casuumo dhiigaa islaamka ayaad ka xuntahay inuu daato
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 жыл бұрын
wadhwadh somaliland cida dumin karaysa wa rabi iyo ragaa reer sheekh isaaq walanay dumin karay darafyo masakiin weligina buuqa waxna haba la hadhigin isaaq uun ba dumin kara somaliland noqay wuxu ku leeyahay awadaland bay boodhka ka jafi ka jaf waxa ka heshana wax ha naga siin aniguse waxan idin sheega ilahay uun ba badadina somaliland raga qudha dhisi kara ama duminkarana wa raga duriyada labadan reer dafarayada way ka badbadiyeen wayo waxay arken isaaqo awaliyo iska dhigay meel walaba ku amainay marakay dioonayan wax ka wayn marki loo dhiibay gaashan dhigi cafimadii beerahii wakiiladi warfaafinti iyo meel waba ii miihan oo aan somaliya weligeed siisen ayay kibir ka qadan walee hadan ahan laha madaxwayne meelaas cidna kuma aminaan aan ahay duriyada maxay soo kordhiyeen madaxwayne ahayn wado qudha ma dhisen maya waxbarashada cafimaa beeraha biyaha warfaafinta gaashan dhiga mid ay wax ku soo kordhiyeen ma haysaa abaal ay kaga naqeen ma haysa inay kula dagalam ka dabo quuuq leeyahan mooye meel walaba ka cayan moooye ma haysaa aderayaal aduunku ilahan ku dheera inanu meela cida ku amiin cida meesha u badan mooeye waalidan isaaq keenaysa intu isleeyahay reer hebekk u diid ayuu meel walaba muhiim qof wadankaba cadow ku u dhiiba yaase idin odhan idinka haysta majeerteen ma la yidhahdo maxa meesha keligiin u haystan cid laeh maad aragteen wa maya muqdisho majerten abagal iyo mareexan ya ku weliya adigu maxad ugu dhiibanaysa maeel walaba qof kuba jeclayn qof ciil ku qabaa wa qalbi xababka isaaq aaya u dhiibaya waayahay wa waxya ku soo kordhiyaan
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Subxaanallaah subxaanallaah ❓❓‼️ markaa ma faqash baa joogtey subxaanallaah 😭😭😭😭😭
@saciid2024
@saciid2024 2 жыл бұрын
Waar shiikha tala ka qaatoo xishooda gobolada dhexe Guul Somaliland
@TheAwgga
@TheAwgga 2 жыл бұрын
Kuwii barigaa dagaalka sokeeye riday ayaa maanta madax ah waa Saleban gaal ina kaahin iyo madaxwayne Muse allow sahal
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 жыл бұрын
usaaq dagakjy gakat wa nud ja tunu diwkad kaabtu wadab wakava ogow mmarkay cadowga ka guulaystan iyaga isku soo jeesta taasana wa wax aduunka odhan ka dhaca waxan keentay meeshii oo aan muul lahayn weli dhowr cisho ayay isaaq is dilen ka dibna way ka heshiiyen xasuuqna ma ahayn iska hor imad buu aha rag is jecel walalai ah way is dileen qabiil kasata oo somalia is dila taas yaa igu diiyay dhulbahnte shalay is dilay sanag isaaq baa shalay isu dilay waa la is dila lakiin somalidu dhaman way isu kaayo kalamaystay iska keeni kartid beri baa reer is dilay wadan wadan ku soo duulay anaga wadaan dhan baa nagu soo duulay waana iksa celinay isaa is dilay umda ayanu kala siman nahy taas waxa la isku dilayna wa la garanaya wa gudhu anu ku noqono iyo maya waxad doontan ku sheekeeya isaaq waanga uu idin galay idin wada cafiyay hadana derajada isin wada sudhay waad ku kibirteen ilahay waxan ka barayay mid aan melahaaso dhan u dhiibin inu yimado kibir bay ka qadene
@Burco.
@Burco. 2 жыл бұрын
Hadafka Muuse iyo Maxamed Kaahin Waa Inay Somaliland Burburto Waa Barnaamij Qarsoon Cumer Geele Ayaa Muuse Ku Qasbay Arinkaa Been Maaha Cadaymo Aan Dhawaan shacabka usoo Gudbin Doono ba Waan Hayaa
@liinaali1910
@liinaali1910 2 жыл бұрын
@somaliland subxanallah wllo dhagahagu ma furna miya wuxu sheekhu ku hadlayo wllo fidnada iyo hadalka xanafta leh inaga daaya sowta qofka caqliga lihi qiirodo kolka waxan o kale laga hadlayo wllo manta muse ciro xirsi feysal ba inooma taalo kaas ba saxsan kas ba khaldan e shiciboow waliba rer sh isaxaaqoow dantena han ka tashano Han is daba qabano amison hadey timaado ta ku dhacdey konfur aya inagu dhici wllo fadlan jojiya hebal ba khaldan hebal ba saxsan Han fikirno dad bu ilaahey inaga dhige
@AhmedJigga
@AhmedJigga 2 жыл бұрын
Amicus Curiae Memo to the International Criminal Court Extrajudicial executions are unlawful and deliberate killings carried out by officials, by order of a government or with its complicity or acquiescence. Extrajudicial executions violate the right to life as enshrined in both Somaliland and international law. Under President Muse Bihi Abdi’s rule, the Somaliland police are breaking laws they are supposed to uphold while profiting from the murder of impoverished people the government was supposed to uplift. One of President Muse Bihi Abdi Sons which is Colonel Ahmed Muse Bihi Abdi is a head of death squad who has systematically targeted mostly poor and defenseless people across the Somaliland capital Hargeisa while planting “evidence”, recruiting paid killers, raping young girls and fabricating official incident reports. We are deeply concerned that the deliberate, widespread and systematic killings of peaceful demonstrators, which appear to be planned and organized by the authorities, may constitute crimes against humanity under international law. What is happening in Somaliland is a crisis the entire world should be alarmed by. We called on the government, from Mr. Muse Bihi Abdi down, to order an immediate halt to all extrajudicial executions. We called on the Somaliland ministry of interior to investigate and prosecute anyone involved in these killings, regardless of their rank or status in the police or government. We believed Somaliland authorities to deal with this human rights crisis on their own. But decisive action is not taken, so the international community should turn to the Prosecutor of the International Criminal Court to carry out a preliminary examination into these killings, including the involvement of officials at the very top of the government. Amicus Curiae Thanking You Yours truly His Excellency, Suldan Dubad Qaal Spokesman of the United Somaliland Salvation Front ( USSF) and Commander-in-Chief of the Armed Forces At Large.
@maxed4648
@maxed4648 2 жыл бұрын
@minursa02
@minursa02 2 жыл бұрын
Have you left your medications again
@user-horo
@user-horo 2 жыл бұрын
Crazy
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
You right but you supposed write by somali instead every understands The dictators’ son and his dogs will pay the cost
@juma6506
@juma6506 2 жыл бұрын
These accusations are far from being justified. Blaming the govt leadership alone about what happened makes no adding excuse etc. FG how do you explain the Big casualties inflicted on the law enforcement Police agencies who were assigned to control the demonstrations throughout the nation's regional provinces???
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 жыл бұрын
ogayn isaaq ba is dilay la nacnacle dadkoo dhan baa is dila lakiin maxad u soo celisaa isaq baa is dilay ma isku dir bad wada naga amuus
@safiyacumar3771
@safiyacumar3771 2 жыл бұрын
Waa beeshani nabadu ma deeqdo oowaxbaa cuncunayee runtau sheega
@abdihassan4785
@abdihassan4785 2 жыл бұрын
War ileen birtay iska Asslen.yaa huu.
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
beenta maaha gar xajis baa fadhataystay
@TheAwgga
@TheAwgga 2 жыл бұрын
Wadankani wuxuu babay markuu kulmiye qabsadey
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 2 жыл бұрын
Subxaanallaah odaygu miyaanu dhimanayn muxuu been beenta ku falayaa
@abdikamil7627
@abdikamil7627 2 жыл бұрын
Afka la du sheekha abris yahow. Waad bugtaa. Waa runtii sheekha, car nin wayn oo beesha dhexa ah oo yidhaa waa beentii soo qabo
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 2 жыл бұрын
@@abdikamil7627 siilkii hooyadaa baa buka nacalaa dhiladii ku dhashay ku yaale
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 2 жыл бұрын
Kkkkkkk runtaa ku dhibtay
@khadarismail3541
@khadarismail3541 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sheekh. Illahay caafimaadka iyo cilmiga ha u siyaadiyo Sheekhanaa.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
SPEECH YA KASIRYE ASHRAF NGA H.E PRESIDENT BOBI WINE YAJITUSIZA
13:12
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН