Waa yaabee intaas odhan aa dhib ku jirteen sidee u tukan jirten
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Yab!!!
@cadaaweyare90454 ай бұрын
Safar weye salad Laguma Lahore haddane wa haween
@craahiidcrashiid8227 Жыл бұрын
part 4 lasoo dhawso😪😆
@abdi30 Жыл бұрын
Sxb part 4 baan kasugenaa
@halimaanshur3788 Жыл бұрын
Maskiin wlhi aniga xitaa sas ii dileeen kuwa greece😢😢😢😢😢😢😢
@NaimaHaile Жыл бұрын
Adow gabar eh miye ku dilen
@halimaanshur3788 Жыл бұрын
@@NaimaHaile haaa wlhi mobel wiil leeyhy qariye waxey i dhaheen hadaa mobel heyso so bixii ma hayi ku dhahay ma is dhahayenin meesha mobelka galiyay iney ugu arkayaan dad been ii sheegay oo i dhahay adiga gabar thy laguma baarayo ee wiilka mobel iphone u badbaadi waan is qalday waan ka shanlaaayay 😂😂😂😂😂😂
@NaimaHaile Жыл бұрын
@@halimaanshur3788 gaalo gabar kama xishodo e abyo ame dharka ka dhigen
@halimaanshur3788 Жыл бұрын
@@NaimaHaile hal shey leygma reebin wlhi xitaa markaas waan xanunsana calan turkiga cml lkn naaag u baraaatay lkn nin dilay baaritaanka xabsiga waaaye kan dharkaa lagaa dhigaayo lkn mar xadud leygu qabtay ayaaa mobel dartiis leygu dilaay