No video

Sheeko Gaaban----Nabsi Part One

  Рет қаралды 724,611

Goobe Video Production

Goobe Video Production

Күн бұрын

Waa riwaayad ka hadleysa raga guryahooda iyo caruurtooda u dayaca nolol qayaali ah iyo nabsiga dib ugu soo celiya halkeey shalay ka carareen. Waa sheeko wacyi galin ah iyo tusaale lagu waana qaato.
Sanad wacan iyo caafimaad ayaan idiin rajeyneynaa dhamaan asxaabta.
Thanks to Mr Ross Bugden for the background music.
/ @rossbugden-composer3900

Пікірлер: 488
@ifraaxfaarax8660
@ifraaxfaarax8660 6 жыл бұрын
Masha Allah gabdhaha yaryarkaa mama farxad ku nolada gabdho wan jeclahy 4 gabdhood ayaan dhalay wan jeclahy 100 wiil iyagaa iga fican nolodaa mcn mcn ❤
@ruqiyobashir4812
@ruqiyobashir4812 6 жыл бұрын
Ifraax Faarax
@aragsanahmed6667
@aragsanahmed6667 6 жыл бұрын
🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕
@riyaashdbufnrnjfjvmaxamedc7370
@riyaashdbufnrnjfjvmaxamedc7370 4 жыл бұрын
Asc🖤🖤😭😭
@faizohassan9666
@faizohassan9666 6 жыл бұрын
i love you 😚hooyo mcn intah 😙hooyo korisey like sara plz 😍
@abdihakiim646
@abdihakiim646 3 жыл бұрын
MASHAALAAh
@barlinmaxmed1235
@barlinmaxmed1235 3 жыл бұрын
😚😚😚😚😚😚💪💪💪💪💅💀💅💅💅
@queenhamduuch4566
@queenhamduuch4566 6 жыл бұрын
Plz liketa igu qabta inta laki xaaji❤❤taageerto cawada waaa aroozkeeGaH plz qofki 3aad aan ahay😢😢
@hilaacdahir173
@hilaacdahir173 6 жыл бұрын
Queen Hamduuch Hambalyo hambalyo my Wll Qaali ah iskuwaara Abid adi Iyo xaajigaaga
@ubahtikleapasaozl5562
@ubahtikleapasaozl5562 6 жыл бұрын
2018
@GoobeVideoProduction
@GoobeVideoProduction 6 жыл бұрын
Sanad Wacan oo wanaagsan dhamaan asxaabta YT! Nabsi ama Karma waa wax jira oo qofki gacantiisa ku beerta dib u gurta. Riwaayadan waa tusaale ka mid ah nabsiga qaarkiis. Waxaase ugu liita qofka caruurtiisa nabsi ka gala. Daawasho wacan. Please share and like the short story about karma and don’t forget to Subscribe to the Channel for more exciting short films!
@adanfashion3529
@adanfashion3529 6 жыл бұрын
Goobe Video Production alla laki waad iga oohisey runti
@qaaliqurux8088
@qaaliqurux8088 6 жыл бұрын
*wlhi inaba caadi ma ahan ruwayada aad baan ugu helay aadbana ugu farxay dawashadeyda like isaar hada ila mid tahay*
@yartalasiiyayawoodiidumark6217
@yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 жыл бұрын
Nin isagooo naaag fresh ah haysta habar kici la' ag fariisanaya wlhi waaa sheeko an layaaabay lkn nabsigu ma haro waxan waaa riwaaayad lkn reality bay u dhacdaaaa lkn dumarka somaliyed ayagaa qaladka leh qofka biniaadankaa lama tuso inaaa u baahantahy yacniii dumarka somaliyeed hdy ayagoo nimankooda jecel raaliyooyin ah ay hadana shaqaystaan waxba kuma dhici lahayn dhibtase waxaa keena wax qabsad la'aanta dumarow wax qabsada nimankiiinana jeclaaada waaa iga dardaaaaran😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@aishawarsame294
@aishawarsame294 6 жыл бұрын
Zara Mehmut that's true sister hadaa maskiintahay aad guri joog tahay wee katagayan waa inaa laga xiisabsadaa ragga tag nimanka saan ah
@shugrishire6928
@shugrishire6928 6 жыл бұрын
Hhhhhh
@daahircoutinho4528
@daahircoutinho4528 6 жыл бұрын
Zara Mehmut Kkkkk
@kkkkk695
@kkkkk695 6 жыл бұрын
Raaliyoo hadii lafasiiro wa doqon kkkk ufiirsada nimanka nagaha raaliyoonka noqdaan walawada xumeeyaa. Kuwa xun oo dantooda yaqaan ba nolosha meel dheer kagaaro. Gaanjibo ahoow naftada quruxdeeda, raxadeeda iyo mustaqbalkaga number one ha ahaatoo
@ceyniinakhalif113
@ceyniinakhalif113 6 жыл бұрын
Beentaa maahan abayo midaas baa ruun lkn waxan kulatalin lahaa ragaaa iney dumarka ishooda iskadowraan
@thequeenschannel9348
@thequeenschannel9348 6 жыл бұрын
I agree wlh maskaxdada adeego dheh
@mamasomalia4013
@mamasomalia4013 6 жыл бұрын
Susu Susu haaaa wa run wlhi aniga raliyo ah lkn nafta leykenay😣 al x
@ladancabdullahi8318
@ladancabdullahi8318 6 жыл бұрын
Susu Susu runtaa sharafeey raaliyada doqoney uyaqaanan tan dhibeysana naag weeye ayey kudhahayaan ax ilaahow ragena xaqa tus
@nim7534
@nim7534 6 жыл бұрын
Susu Susu waa runtaa abaayo raaliyo waa doqon anaa kaaga marqaatiya nin hadaad isu jilciso oo aad dantiisa ka shaqeyso taadana dartiis u ilaawdo doqon aw ku moodaa
@ifkanolashaainaosman3313
@ifkanolashaainaosman3313 3 жыл бұрын
Raga iyo damac maxa kala hysta asga oo mid hysto ayu mid kle radina nina 😍
@qalanjadaburco5410
@qalanjadaburco5410 6 жыл бұрын
Ninkuba haduu kaa dareemo inaad jeceshahy dhulkuu kula dhacaya wlhy, Lkn markaad biyo kulul iyo raran cagaha u geliso isagaa miyir sanaya oo dantiisa garanaya. No jilicsanaan,
@mariaroza514
@mariaroza514 6 жыл бұрын
Qalanja luula ilahey caqliga kamaqado mailà araktay hadad dhimanesana dhareerka waleskatiraa
@zahrujam1846
@zahrujam1846 6 жыл бұрын
Qalanjada Burco sax wlhi iskumidanahy
@aragti6060
@aragti6060 6 жыл бұрын
waa been. midbaan sida uga tegay. markaan iska dhaafay way miyirsatay,hada inay soo noqotay doonaysaa laakiin rebsheda uma baahni,,keligay iskufilaaday.
@salmanura2059
@salmanura2059 6 жыл бұрын
Qalanjada Burco sax wayo wlhi
@honeylove4100
@honeylove4100 6 жыл бұрын
Qalanjada Burco walaahi waa runtaa nin asxaan male jacylba hadu kadareemo markaas bu balaayo kudidaysaa raran iyo biyo kulul ba ino balana gabdhoow no jiljilec😎😎
@osmangeele2446
@osmangeele2446 6 жыл бұрын
Hooyo singal mother baan u ahay run run ellahow korintooda noo fududee oo baarri noogadhig
@diacadey9226
@diacadey9226 4 жыл бұрын
This is a real life history it happened to me 11 years ago when I watched I cry 😢 cry 😢 so bad because Everything was same I thought it was my history 😢
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 6 жыл бұрын
Xabiibi iyo mcn ayaaba uga daro nin hala ogaado taa gabdhow wayo jileec iyo naxariis badan loma muujiuo waayo sokortuba milixda badan ma ficna
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 5 жыл бұрын
Aabah sida ugu boodi jiray markan yare ama odhanii jiray aabo foorarso aan kaa dhigo faraase ilahayo waalidkay cimrigooda igu dheeri rabbiyaw dhamaan waalidinta udanbi dhaaf inta nool inta dhimad tahaynaa u naxariiso marna ma guudi karano aabaalka waalidka lkn ilamahu firfircooni ayaa gasha markay haystan waalidkood
@hanaantamaam1637
@hanaantamaam1637 6 жыл бұрын
Anaa u horeeyo like maiza love aan ku ahay good job goobe adiga iyo marwada laki
@faysayusuf6760
@faysayusuf6760 6 жыл бұрын
dee
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 6 жыл бұрын
Oheey oh calool xumo ragaaw dumarku waa dahabe haloo naxo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@naimaali1108
@naimaali1108 6 жыл бұрын
Salmaan muumin abow kan cml ma dahab ah shiiit ani manta Abo xun man arag oo waxan amin sanahay aabaha ugu wanagsn dunida ina helnay lkn raga naago carurutoda ku dira naag waxba ma ahan owlada ka muhiimsan
@fahmoabdulkadir1783
@fahmoabdulkadir1783 6 жыл бұрын
Salmaan muumin raga jano hadii lagaliyo xitaa kucelcelin ayee rabaan iiko xaas fiican ilahey siiye ma gareystan ilaa ey qasaran mooye marke katagan oo naag silcineyso helen ayaa gocadan tii ficneyd ey kaso tagen xanun.com bllhi
@badribaadshaa5732
@badribaadshaa5732 6 жыл бұрын
Salmaan
@maryanjilacow4617
@maryanjilacow4617 6 жыл бұрын
Naima Cali jobs xkl
@arwaaxxuseen8475
@arwaaxxuseen8475 6 жыл бұрын
Wllhi ragan la iskuma haleen kara gbdhow waa iga tala wx barta saad ugu maarataan ilaah nooma baahnesiya raga tii naxariis u samynysa ayey u malyaaan inee adunka ugu jeceshhy uf dheh raga kuwan cml iskaga jura
@salmanura2059
@salmanura2059 6 жыл бұрын
arwaax xuseen ameeen abyo ilahey nomajabiyo
@yahyayunis580
@yahyayunis580 5 жыл бұрын
arwaax xuseen asc salan kadib abayo mooho mid kastaba balse wax ladahayo xasid ayaa jira ragu waa mid ficn iyo mid xun gabduhu lamid taasi ogow wcs
@qalbilulaabdi8946
@qalbilulaabdi8946 6 жыл бұрын
I miss my dad alle hakuu naxariisto
@sacdiacdey255
@sacdiacdey255 5 жыл бұрын
Amiin amiin
@umurayan751umurayan9
@umurayan751umurayan9 6 жыл бұрын
calol xumo badanada wey dhacda tan okale raga somaliyedow u naxarisra xasaskina iyo carurtina thanks laki Haji iyo Fadumo shaxshaxley iyo fuaad Cade 👍👌
@maryamhaji390
@maryamhaji390 4 жыл бұрын
Laki nambr a y sa waa and jiaddy waa so wawa in the whal so wlalal thanks you ababyo
@adanfashion3529
@adanfashion3529 6 жыл бұрын
Somali maxamed ma iga so hormarten OK hada lik igu sharfa
@umuismahani204
@umuismahani204 6 жыл бұрын
musalsal cusub hiigsi parti 112 abayo musalsal waku saray
@adanfashion3529
@adanfashion3529 6 жыл бұрын
Faiza Ali Kkkkk thanks
@cafiifoosman345
@cafiifoosman345 6 жыл бұрын
musalsal cusub hiigsi parti 112 xiis
@najahmohamed3935
@najahmohamed3935 6 жыл бұрын
musalsal cusub hiigsi parti 112 what kinda name is that
@UmuAisha642
@UmuAisha642 6 жыл бұрын
musalsal cusub hiigsi parti 112 😁😁😁😁
@queennia2845
@queennia2845 6 жыл бұрын
habartan waxay u qab ekthy too 2016 wil jeclaa iga dulqady necbiyaa nagaha qar walow ay kala tagen hadana willbey u heysaa lkn adunka ugu jeclhy 😢😢😢
@sahracalicumar109
@sahracalicumar109 6 жыл бұрын
Gabdhoow iiga tagay naa ayadow 9 wiila haystaa laga tagay
@maidacadey3751
@maidacadey3751 6 жыл бұрын
wlhi markeey oyniiso waa xanuunsaday wali ma guursan blse saas ayeeba igu riday laki xaji cabsi allow adaa ka magan kalay nin saas oo kle
@sacdiacdey255
@sacdiacdey255 5 жыл бұрын
Ilahey ayaa afar ibaney lee aafka kabarteen nimanki yab badanaa
@deqaelmi7309
@deqaelmi7309 6 жыл бұрын
Gabdho wax laysku naco maha ninka gabdhihisa katagana wilna uma jojiyeen , kuwa wiilaal iya gabdhaba ka dhaqaaqay wa aragnay
@shacniabdullahi309
@shacniabdullahi309 6 жыл бұрын
gabar waa hadiyad illahey ku siiyay ma wax leesku nacaaa ilaahow raga somaali so hanuuni😪😪😪😪😪😪
@ruunugaas7552
@ruunugaas7552 6 жыл бұрын
laki gabar nool wlh wxn la dhacay erayga ilaahoow adaan kuu dacwaaday alla ilehe sax ma qof alle lagu dacweeyay baa nool ragoow Allan idinkaga dacwoonay
@eshwaksirman3114
@eshwaksirman3114 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢hooyo qima badanaa
@fatimaayaan5636
@fatimaayaan5636 6 жыл бұрын
Eshwak Sirman Abayo Allah hano xifdiyo hooyo macan
@farhiyayussuf632
@farhiyayussuf632 6 жыл бұрын
Eshwak Sirman l
@munaabdiazi
@munaabdiazi 6 жыл бұрын
gabdhahaan kugu nacay waa arin jirto raga somaliyed hooyo hadey gabdho kaliya dhasho wey kunacaan run ahaantii markan firsaday murugo ayaan dareemay subxaanalaah
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 жыл бұрын
Qiso cajiiib ah wlh😭😭😭😭😭 Ani nin waxbo kama shegayo Abbahaybo waa nin mantana ilma aha qof ka barisan in uu jogo siduu hoyaday ugu roon yahay oo u jecel yahay Alx Markasta caruurtiisa io marwadiisa ayuu garab tagan yahay Allow noo daaa Abbo mcn Marka raga mawada xumo ee dhaliisha halaga daaayo Wa ka xumaday comments dadka dhiibanayo
@salmamaxamuud7633
@salmamaxamuud7633 6 жыл бұрын
Walhi xanuun waaye 😢😭😭 waana xaqiiqo raga somaliyed utudha dumarkina gabdho iyo wiilalna waa hibo eebe bixiyo waa hadiyad qaaliya yaan lakala dooran dad baa intaba la'a
@aishamowlana5821
@aishamowlana5821 2 жыл бұрын
Lakiyeey gabdhahaan quruxda badan masha allah adimadhali lakiyeey allah kuu xafido iyo hadii aad dhalinba
@quruxsan6531
@quruxsan6531 6 жыл бұрын
imsha Allah tan oo kale waan iska ilaa linaya oo meygu dhaceyso oo waligeyga nin isma racinayo oo waan ka foo jignanaya imsha Allah tan oo kalena calamka maalin walbey kadhacda
@isteellamoha3617
@isteellamoha3617 6 жыл бұрын
Waa hooyo fcn mcha allah lkn ninka iyo nagta kle meshee gryn aa arkynaa bal
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 6 жыл бұрын
Raggou Wa rahinni Aaddee Gabdaha banne kougounahai Lacki darhadde dumar garli warrraha gougaga haga Hahinne Fouad adde gibouhisgougariwaye Wa baagabda meillee LACKI Warham gabda ma daliwoo beikoutiri hou didaih addee ok hadadde gourigaga kabadooo anna deinaa tousaanahai LAKI HOYO charafbadde Moudanta garri dumar LAKI good luck ALLAH gougarraro Allah goula gorriwo sedexda hablow longuent life AMINE ALLAH
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 6 жыл бұрын
Is TRUE history wa dardaa kou gabatai yo gadarre Allah wala gartaa ALLAH Akbar Allah jiraaa jirinadonaa Wa habbe Single Mother NABSI Wa dalaissai inna gabdahaga HADDE gorrissooooooo Nafsiii lougahagaaa keiiiniiiiiiiii Fouad Adde lacki yo sedex hablow kousodabniiiiiiiiiiiii good luck my sister LACKI is BESTED Actrice sifihanne badde hou JILAISSA Nolow am cry desolation ALWAYS wat am watching is FILM is TRUE history LACKI is BESTED
@laylaahmed7017
@laylaahmed7017 6 жыл бұрын
Raggoow xaas saskiina u naxa gabdhaha iyo wiilasha waa hoodo iyo hibo rabbi ee lama kala doorto
@aragsanahmed6667
@aragsanahmed6667 6 жыл бұрын
🤕🤕🤕🤕🤕🤕
@foosmahamed1363
@foosmahamed1363 6 жыл бұрын
Masha Allah wakahelay familki laki miyaa masha alah
@farhiaabshir2392
@farhiaabshir2392 6 жыл бұрын
Like ha la igu qabto inta laki taagerto 👍👍
@miskiismaciil8269
@miskiismaciil8269 3 жыл бұрын
Gabar qof nasiiib leh yuuu Allah ugu deqaaaaaaa
@ukhtiinislaam7451
@ukhtiinislaam7451 6 жыл бұрын
Wooow walllahi nabsi magabobo
@hoodomaxamud4123
@hoodomaxamud4123 6 жыл бұрын
Ragu waa sidaa suun oo waji male dumar koodi oo yaryar ayay ka tagayaan deedna islaamo waawayn bay gursanayaan badiyaa ilaahay hooyo yin ka ha u sikhro aabayaasha
@nasrashacni430
@nasrashacni430 6 жыл бұрын
Nin faaa,ido male
@alinuur1345
@alinuur1345 6 жыл бұрын
🏜🏜🏔⛱🏝🏕😭😭😠😴😏😂🏴🏳🚩😎😎😍😘😘
@caashacige5273
@caashacige5273 6 жыл бұрын
nasra shacni.
@iknowwhatyoumean1928
@iknowwhatyoumean1928 5 жыл бұрын
Ee raadintiisa iska daa
@luulisak6822
@luulisak6822 5 жыл бұрын
nin qiyaano badanaa
@yahyayunis580
@yahyayunis580 5 жыл бұрын
Abayo nasro asc salan kadib nin faaa,ido wuu leeyahay marka ragu ma wala sinna.taasi ogoow wcs.
@caana-geelosmaan6826
@caana-geelosmaan6826 6 жыл бұрын
Wallahi riwaayadu illin ayay iga keenty
@muxsinmohamed9451
@muxsinmohamed9451 6 жыл бұрын
Laki caadi maahan xaga jilitaanga iyo heesaha laki horey u soco
@bisharabdiaziz1176
@bisharabdiaziz1176 5 жыл бұрын
Masha allah ruwayada wa beelo gabadha yarna cadi ma aha
@islawaregto7997
@islawaregto7997 6 жыл бұрын
Ar. Nin qayamo badana
@midhiflaebro3536
@midhiflaebro3536 6 жыл бұрын
Maiza Masha Allah W fariid yar 💞
@aishakiinhashi1440
@aishakiinhashi1440 6 жыл бұрын
Midhifla ebro wankajiclahaymacanto
@aishakiinhashi1440
@aishakiinhashi1440 6 жыл бұрын
Midhifla ebro 💜
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 5 жыл бұрын
Anigna 6 gabdhoodaan dhaley
@bisharabdiaziz1176
@bisharabdiaziz1176 5 жыл бұрын
WLH WAN OYEY LAKI MARKEY OYEYSEY RUWAYADAN WA SHEKO DHAB AH OO DHACDA MASHA ALLAH
@xaliima9399
@xaliima9399 4 жыл бұрын
Laki si fiican ayaad u misashay
@bisharamohamedibrahim5929
@bisharamohamedibrahim5929 6 жыл бұрын
Xax Allaha raxmaanka hanaka qabto wixi cadow niman waa naqabaa
@ifkanoloshawahoyomcn7213
@ifkanoloshawahoyomcn7213 6 жыл бұрын
wlh laki waan la ooye caku nin somali illaahow nin xun iyo nacas hana badin
@abaayosusu6125
@abaayosusu6125 6 жыл бұрын
Wa ruwayad xanuun badan qeebta labaad waan sugi lahay laki iyo caruurta sifiican ula jilayan mashallah beautiful girls
@salminakifofficial8305
@salminakifofficial8305 6 жыл бұрын
Maiza yariseey funny waye masha Allah hadalkeda jeclahay
@barliinbashi1088
@barliinbashi1088 6 жыл бұрын
Dheman cali wlh isku dooq aa nahay wa kahelay gavadhaan
@bahjanassir3324
@bahjanassir3324 6 жыл бұрын
Runtii Qisadan wa QISO iga Oysiisay SAas ay tahay ani Hoyo mcn aya I so korsatay Abe Naaag kale Mala gursan Alx Hoyo bis le uu QaBaY alx Lkn wxn Mar kasto Ka murugoodah Marka arko arimo Sidan oo kale ah Runti wx badan iney ani igu dhacdo cml ugu murugoodaaah 😖😭 inta igu aracsan LIKE and subscribe igu qabta inta damqashada Bdn
@ikraam6747
@ikraam6747 6 жыл бұрын
Thankz Goobe video Wn sugayey riwayadan👍👍 Maaiza yariizey I love you hapo👍😂😂😄
@kifaaxahmed4846
@kifaaxahmed4846 6 жыл бұрын
princess ikraani mahamuud mahamuud
@daahircoutinho4528
@daahircoutinho4528 6 жыл бұрын
princess ikraani mahamuud mahamuud
@bisharohusein7668
@bisharohusein7668 6 жыл бұрын
princess ikraani mahamuud mahamuud à0llllonp
@ibrahimmahamed22ibrahimmah48
@ibrahimmahamed22ibrahimmah48 6 жыл бұрын
princess ikraani mahamuud mahamuud AdaN Oman Abdi
@zakihusawasayewasaye5330
@zakihusawasayewasaye5330 6 жыл бұрын
Bisharo Huseinkk
@zahraqaali1521
@zahraqaali1521 6 жыл бұрын
Wow kujecliya laki
@gobdoongashaanle1095
@gobdoongashaanle1095 6 жыл бұрын
ALLAAAAAAW noo sikhir duulka raga aaaaamiiiiiin
@fatumamaxamud9961
@fatumamaxamud9961 6 жыл бұрын
Masha allh laki waligajir oo jog xabbti
@itaqilaahiimaan4533
@itaqilaahiimaan4533 6 жыл бұрын
Danaystay maxaa waaye ? ubad ku waa innocent. 🎈
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Caruurtu Waxay U Baahan Tihiin Aabe Iyo Hooyo Fiican Markaas Ayay Ilmu Si Wacan U Koroyaan Waxaana UGA Jeedaa Laba Qof Usu Daacadna Ilmahoodu Ma Xumaado Laba Lamaane We Is Jecel Walaahay Ilmahoodu Ma Xumaado Lkn Khaladku Meeshii Ka Yimaado Raga Iyo Haweenoow Wax Badan Ka Barta Sheekadan
@barniibar372
@barniibar372 6 жыл бұрын
Duqdan intey wiil ka keeeneee
@fazminadelacruze2372
@fazminadelacruze2372 6 жыл бұрын
barni Ibar sharafey mida balashey kuwadata cajuusta kkkk
@sbrn9381
@sbrn9381 6 жыл бұрын
walhi sheekdan wey igu dhacde mid ka dharan ne wan si mare all nolosha marbo wa ceyn
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 6 жыл бұрын
Y lovely et Am likely my Nice LACKI you de BESTED Actrice sifianne ma JILAISSA Gurux BADANNE Wawenne Longue life AMINE
@samiiramiirka8010
@samiiramiirka8010 6 жыл бұрын
Ilmaha laki maa dhashay
@hamdih1241
@hamdih1241 6 жыл бұрын
Maasha allah maaiza iyo muna waa laba actor oo Maasha allah waan jeclahay hadalkooda allaha idin xafido maamo
@sunaliitamuqtaar1526
@sunaliitamuqtaar1526 6 жыл бұрын
Allla habartaaan jilideedaa ka helay hhhh
@afyarepro5865
@afyarepro5865 6 жыл бұрын
runti raga dhaho gabadheyda wa gabar dhashooy wax haka barteen genetics ka x and y asaga marba badali karo kuma xerno gabadha sida usheeega walalo
@taqwahayat5636
@taqwahayat5636 3 жыл бұрын
"Cougar " oow gacanta u galay!!!
@shukriabdi5228
@shukriabdi5228 6 жыл бұрын
Mama dhifato caadi maaha waa qatar.
@qaaliqurux8088
@qaaliqurux8088 6 жыл бұрын
*'hadeey ila hadasho wa dilaa ani'*
@nimomohamed2825
@nimomohamed2825 6 жыл бұрын
Amal Qalanjo Ali my favourite part😂😂😂
@qaaliqurux8088
@qaaliqurux8088 6 жыл бұрын
Pink Pantherr me too 😂😂😂
@leylamohamedhassan1646
@leylamohamedhassan1646 5 жыл бұрын
Wayo
@fatumaa.yussuf4915
@fatumaa.yussuf4915 6 жыл бұрын
Wallhi laki markey oysay Waan la oyey sidii shekada ayadooy runtahy cml.zorry gabdhah somaliyeed ee qizadan cml ku dhacday..
@monalizalovemadrid9594
@monalizalovemadrid9594 6 жыл бұрын
Naag kasto waa naagtise laka tashto waaye nimanka qaar wlhi 😂😂Nacasana caruurtise iyo nagtise u kaso tagy
@yonisxasan1966
@yonisxasan1966 5 жыл бұрын
💘❤❤❤❤❤❤❤❤❤👙👙👙💆👯🎅
@xluulacabdulaahi158
@xluulacabdulaahi158 6 жыл бұрын
Wlh wa wax jiro nimanka xalaashoda xumenayan markey nakah kale bartaan
@sadioaweis2855
@sadioaweis2855 2 жыл бұрын
Hooyo wan kujeclaha
@fatumamohamed6086
@fatumamohamed6086 6 жыл бұрын
MashaAllah eesh Calla.ruwaayad👍👍🏆🏅🏅🏅🏅🏅🏅🌷🌷🌷💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💯✔
@simansiman5498
@simansiman5498 6 жыл бұрын
Allh yaa is xanajiyey markeey wax qasi rabaan
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 6 жыл бұрын
siman siman 5 haa wlhi Qofka markuu wax isku ogyahay😂wuu is waalaa
@shacniabdullahi309
@shacniabdullahi309 6 жыл бұрын
ilaahow gabdho iyo wiilalba isiii runtii calol xuma waaye gabdhow hadii leesku nacaa😪😪😨
@xamdiqueen5263
@xamdiqueen5263 6 жыл бұрын
kkkkk markii laxanaqay luqad kale la soo baxay kkkkkkk
@khadanyuusuf5458
@khadanyuusuf5458 6 жыл бұрын
Hooyo macaan allw noo taaa
@oumaysabintouahmed7550
@oumaysabintouahmed7550 6 жыл бұрын
mashaallah j'ai trop aimé cet théâtre ''nabsi''.
@yasinmed3678
@yasinmed3678 6 жыл бұрын
Goobe away gaybti kale brother
@GoobeVideoProduction
@GoobeVideoProduction 6 жыл бұрын
Yaasiin Sln bro! Waa diyaar qeybta labaad ee horay u gal
@ayannur9480
@ayannur9480 6 жыл бұрын
Ninka mayaca lagama badiyo quuraac diyarsan codka iyo timir macane macane . Wuu is mahadiyeey markaasuu naag kale don donay. Hada 4 loo baneeyeey muxuu u qarinayaa. Iska buriya raga noo caas ah.
@simansiman5498
@simansiman5498 6 жыл бұрын
Ilaaaa ninaaaaaaaaa💔💔💔💕💔💔💔💔💔💔💔💔💔yaa naag qalbi jabiyey
@nasrashacni430
@nasrashacni430 6 жыл бұрын
Masha allh riwayad shidan
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 6 жыл бұрын
Cajuusadaan muu reerkiisa uga soo tagay hhh bilaaye muu tu yar iska guursado.
@fazminadelacruze2372
@fazminadelacruze2372 6 жыл бұрын
Sacdiyo Maxamud ala maxad ila aragte gabar yar muxu uradsan waaye hadhu marba tagaye.
@mahidaldinmollik7522
@mahidaldinmollik7522 6 жыл бұрын
Habarkugu dhac habaryahay caluushaween
@ahmeddarbay7234
@ahmeddarbay7234 6 жыл бұрын
M.a admired shanwiil cute gwl
@mulkihappy
@mulkihappy 6 жыл бұрын
meyza macaney alle haku dhowro adaa ku jeclahay wlh
@mohaisse8887
@mohaisse8887 6 жыл бұрын
Wow msha allh HooYo qiiMo badneee
@fatimaabdirahman1437
@fatimaabdirahman1437 6 жыл бұрын
Laki axsan jilaa asxaabey gabdhahaan laki aya dhashey filaa masha allh gbdho qurux badan allh udeesto
@halimashukri8729
@halimashukri8729 6 жыл бұрын
Fatima Abdirahman143 waxaa dhashay xanaan shidane ee saas ugow
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 6 жыл бұрын
Machallah Allah riywaday Wa Sheko Dabhaa raag bentoda yo nakrissou hai darhaa heihoutahai Am liked et loved any wahitabataa Abbahay i ma korrii Hoyada macanne bahisokorissa Hoyada Jannadi Firdaws Haalaah AMINE ALLAH Laki Waceys HOUNO Nolow ADOWGA HA JABOO NOLOW HAMBALLO
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 6 жыл бұрын
LakiLAKI WACEYS dahadde bahoutahai You Shuband fouad Aadee lakinne Wa rahinne raag mawailooda benta hai raad dhamanto adou HOYO garri Wawenne sadex Wa gorrissai SAMMIR YO JAMILLE lakinne Laki Waceys HOUNO markaa Wa cry my to reality houno am cry desolation Allah kou barakeiwo nolow wa rahoustaa Hoyoada macanne Allah Accueille au Jardine du paradise Jannadi Firdaws Haalaah AMINE ALLAH TRUE history ALLAH AKBAAR ALHAMDOULILLAH
@Xalimo421
@Xalimo421 6 жыл бұрын
Nin somali beer noxo male inyar maahane xoolo wada birriq ah uf.Nin hadad gursaneysiin caruurta ha isku badinina qalbigaadana hasiin.heer waxaan gaaray aan dhoho diinta uhiilisay marka isku tashada marwalba dumarow.😢nin guskiisu ku caqli yahay tii maryo hugsanba wuxu rabaa inuu ogaado waxa ku jiro lugaheeda dhexdoda marka waa uuuuuf kudaneeyso oo ka dhaqaaq.
@gobdoongashaanle1095
@gobdoongashaanle1095 6 жыл бұрын
walaahi bilaahi waaan ilmeeyay markay laki oynaysay.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 жыл бұрын
Waa sheekada waddamadan Ka socota
@abdinasiryusuf9648
@abdinasiryusuf9648 6 жыл бұрын
Nice video
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 жыл бұрын
nin Somali leyskuma tolo wlhi haduu yimaada dheh haye ma imaday haduu baxo gorme baxday saakay inaa jiiftaan moodayee haduu baahdo dheh cunta marabtaa garacow markaas waadka amaan helee dhawac qalbiga kaa gaaro lkn xbbi maxaa Ku cad maxaa Ku madow wuxu Ku fikiraa aduunkey ka jirtaa naag gaariya tala wanagsan
@aaminasahra3900
@aaminasahra3900 6 жыл бұрын
ilwaad ceeldheer kkkkkkkkkk wlh benta mahan waxay ku leyahin aniga shan naaag ah ninkyga naag kake fiiri mahaa waleee ma amino naag nimo inti ah wan kaso baxa lknnka bdn may dhulka intay la ila jari lahaaa
@kkkkk695
@kkkkk695 6 жыл бұрын
ilwaad ceeldheer kkkk nin kaliya maleh bani adan oo dhan bah
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 жыл бұрын
+iska sax stylka sax weligaa difaac yeelo lugu haguu laabnaato sxb
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 жыл бұрын
+Susu Susu may Aniga waan fcnhy gabdhahuna waa aniga cml marka waa raga waxa fexeyn naga reebay istaqfurulah raali iga noqda waan idinku qaxweystaye
@hindiyussuf4416
@hindiyussuf4416 6 жыл бұрын
ilwaad ceeldheer kkkkkkkkkkk walle benta ma aha nin wlala socda wnala laga socdaaa la isma raciyo
@fatumaomar1271
@fatumaomar1271 5 жыл бұрын
Habarta catargay marsatay magaciisa igu caawiya asxapeey
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
Machallah Allah Tabarak ALLAH HIBARIK FIKOUM Hihafikoum Hirahissent Tree Daugter HOYOMACANne wakoula oyinhiyer LACKI SAMMIR Allah Weyne kousiyer ALHAMDOULILLAH WILL YO GARBA Allah baabihyaa Allah sedexda Allah KOULA GORRIWOOO Raliyadumar LACKI naftayoni hadaa kajarre ALLAH RAHMANRAHHIM TAALLO DEERDAADA HIIRROO SAMMIR YO IMMANE JAMILLE SAMMIRA SADKIII MAAWAAWOOGOODLUCKLONGUENT GOOD LUCK LONGUENT LIFE AMINE ALLAH AKBAAR ASBIYALLAH WA NIBOURDE AL-WAQUIL AMIN ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 5 жыл бұрын
Machallah Allah my Daugter et you smart maiza she speaking very good Machallah Allah hibarik FIKE HOYO maiza HOUNO LACKI Allah hirahissent yo walacha Mouna mariaa all Family GOOBE VIDEO PRODUCTION longuent life AMINE ALLAH
@siciidjuusto2213
@siciidjuusto2213 6 жыл бұрын
Laki haaji waceys waa dareen soconayo
@shukriabuukar283
@shukriabuukar283 6 жыл бұрын
yeah
@amiinkayaxye8577
@amiinkayaxye8577 6 жыл бұрын
Baayo sidaa ma ahan
Sheeko Gaaban----Nabsi Part Two
22:10
Goobe Video Production
Рет қаралды 387 М.
Sheeko Gaaban---Col baan la ahee adna la coloow
30:10
Goobe Video Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 61 МЛН
DOCTOR-KII MAYDKA BADHAYEY EE LAKULMAY MUCJISADA!@sawdamqaalib
38:20
Sawda Qaalib
Рет қаралды 172 М.
Sheeko Gaaban---Iil Hooyo iyo Eedo Arxanlaay Qeybti Sedexaad
38:40
Goobe Video Production
Рет қаралды 1 МЛН
LAKI HAJI IYO FAADUMIINA KULANKOODI KOOWAAD
33:49
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 222 М.
MAXLAL NEW SOMALI FILM 2020,
1:22:50
Xogmaal Media
Рет қаралды 2,3 МЛН
Sheeko Gaaban---Iil Hooyo iyo Eedo Arxanlaay Qeybti Labaad
1:04:59
Goobe Video Production
Рет қаралды 1 МЛН
Sheeko Gaaban---Filan Waa
41:17
Goobe Video Production
Рет қаралды 975 М.
sakaro.heello.iyo kanbaal riwaayad,#qosol#badan#
18:50
maxamed sakaaro
Рет қаралды 74 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН