No video

SHEEKO GABAN GURI BARWAAQO RIWAYAADI JACAYLAK 2018 HD

  Рет қаралды 193,654

YAASIIN BALBALAADHSHE

YAASIIN BALBALAADHSHE

7 жыл бұрын

♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
• Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
• Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Guri barwaaqo iyo Cawad cabdi maydhane iyo Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

Пікірлер: 368
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 7 жыл бұрын
wr wixi iga horeyow like isaara hayga bakhylina kkkk guri barwaqona iiiiin iiin iiin hayska dayo
@hapoonsomali140
@hapoonsomali140 6 жыл бұрын
xarbe
@mkhilad1193
@mkhilad1193 5 жыл бұрын
Asc
@abdifatahahmedabdi2592
@abdifatahahmedabdi2592 6 жыл бұрын
Kulahaa waa la ii soo dhiibay Guri barwaaqo wlhi wn ku taageeraa
@ahmednour689
@ahmednour689 7 жыл бұрын
guribarwaaqo zxp hore u soco riwaydahaana Hola a kasiiwd
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 7 жыл бұрын
iin waa hal haystiisa ee yaan lagu .mashquulinde Asxaabta
@abdirahmanmohamed4396
@abdirahmanmohamed4396 7 жыл бұрын
ruushka ku mah maha👉 fadra jugata bakh dhakh istara jugta las dhash( macnaheeda .. jacaylka kiza wayn hadaad waydo kisa yar ma helisid ) google trnslate ka ku eegin😭😭😭😭😭😭
@maxamedmuuse5489
@maxamedmuuse5489 3 жыл бұрын
Gfhghhnfjptuqyfhvjjzghgkphggghhhjjggfbbfujhhhhggbdhfyhgfghhjuyyhhhkttujuhhhhjhxfrghgyyhhggvbvhgyyttyyyyhghhjyjyjyjhcstggvggdtgvryghftthhcgttythhchyryyjyhjfhfdgcvjuocftyhhhjfdeughghhuhhguyi
@shabcaanmoztaphe7966
@shabcaanmoztaphe7966 7 жыл бұрын
Nio waxa iga yaabiyay dadkan like i saara uun ay kgaa dhagty aar bal xishooda
@cabdicasiismire4009
@cabdicasiismire4009 7 жыл бұрын
wr wixii iga danbeeyow like hayla dhafina 😂😂
@abdulqadirawil1235
@abdulqadirawil1235 7 жыл бұрын
oo maxay kuu taraysa kuu saaray micno aane
@wiifjugsoodhacay1867
@wiifjugsoodhacay1867 7 жыл бұрын
Abdi Aziz Ahmed hhhhhhhhhh maxay kuu tari sxp 😂😂😂😂😂😂😂😂
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 7 жыл бұрын
Abdi Aziz Ahmed
@asiaayaan9343
@asiaayaan9343 7 жыл бұрын
xamse
@barrewarsame3629
@barrewarsame3629 6 жыл бұрын
Abdi Aziz Ahmed inader like waa hard of the kulayl ee maxaa faaiido noo ah hhhhhhhh
@bashirfarah5535
@bashirfarah5535 7 жыл бұрын
Like beey ku washeen dadka like giina wasa
@shaamimuuse3650
@shaamimuuse3650 6 жыл бұрын
Pls hal qof yuna like isarin guray barwaqo kaliya haa ii saro
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194 7 жыл бұрын
Like iigu codeeya inta iga dnbysa
@aliahamedhassan8064
@aliahamedhassan8064 7 жыл бұрын
guri barwaaqo wax like lagu saro waad istahishaa sxb thanks
@azmalucky3044
@azmalucky3044 7 жыл бұрын
😂😂😂 brashdu yanay inga noqon coming soon 😂😂😂
@Hamza8.
@Hamza8. 7 жыл бұрын
Ruushku wuxuu ku Maah - maahaa : Fajara jug taa bakh dhakh , Is tara Jug taa lash dhash 😂 Jaceylka Kiisa weyn aad diido , Kiisa yarna ma heleysid 😂😂😂 Maah - maah ayaa tidhaahda : Wa idaa qadh qadhatu wa idaa Madh madhatu
@yusufmaxamed1784
@yusufmaxamed1784 6 жыл бұрын
Xamse gj j Hiy7gyiiohjbihi7no
@Muhammaddahir99
@Muhammaddahir99 7 жыл бұрын
War azxapy qolkani waa kaygiye like itabta sxpyal☝️👉💯
@hudadhawarzan3729
@hudadhawarzan3729 7 жыл бұрын
dadkan maxa xishoodki ka qaaday 90 kañba like isaara un bay leyihin xishooda wax kasta miyad iska daba qaadaynsan
@wohoo1212able
@wohoo1212able 7 жыл бұрын
Huda dhawarzan waad ila aragta niicda ay raga waweni ay wadan, like bey kaga dhegtay 😂😂😂😂
@crahmaanprogramer9879
@crahmaanprogramer9879 7 жыл бұрын
maya wll qlli like tu waa takaliya ee aad kaga faa idayso lacag badan markaaad taabato fahan wll mcn
@yunana2161
@yunana2161 7 жыл бұрын
Huda dhawarzan kkkkkk Adiga Laga Helay Commentga Kkk Liketa
@abdilahiabdilahi9251
@abdilahiabdilahi9251 7 жыл бұрын
Huda dhawarzan anba waaa yaabanahay
@maryanmohamed5882
@maryanmohamed5882 7 жыл бұрын
Huda dhawarzan ma ila aragtay walal waaan la yaabay aniga xitaa
@Xareed26
@Xareed26 7 жыл бұрын
mncha allah kuwaa sacabka kuu tumaaya ayaan ku jiraa geesi geesi dhalay halkaa kaga hay zxp
@abdirashidahmet7057
@abdirashidahmet7057 7 жыл бұрын
Aniga fartayda wa la yaqaanaa R'daa maqan ba Hhh
@abdirahmanmohamed4396
@abdirahmanmohamed4396 7 жыл бұрын
zxp runti waa qosol lkn mid dardaraan ah yasiino ruwayad mar aad so galisay mar labad ha kuso celin waayo dadku way ka xisa dhacayaan hadii lagu so celceliyo sida kale waa top good job bro
@aqoonyahanahmedhassanmuhum9444
@aqoonyahanahmedhassanmuhum9444 7 жыл бұрын
like ha ilawina wa markaygiye hhh
@ahmedcisman2108
@ahmedcisman2108 7 жыл бұрын
Kulaha hadii lagu qabo anu ma gurigaga iyo ninkagan sariiro u ibinayaa hhhhhhhh wax waalan 😂😂😂😂
@gouleittsheekhxareed1490
@gouleittsheekhxareed1490 7 жыл бұрын
Waxagu Waa Iska Tago Afcarabiya ahe 😂😂😂Ninkan Haduu Dad Aan Somali Ahayn Ka Dhalan Lahaa Qof Dunida Laga Yaqanu Noqon Lahaa Lkn Somali Maryoololey Camalkoodu Waa Like Ii Saara Xoolo Ilahay :DxD
@adalimpire4128
@adalimpire4128 4 жыл бұрын
Samilada wax haka sheegin waxan u necebahay qofka jinsigiisa ama dadkiisa waxka sheega nasabkaaga waa lagu fanaa Hoori
@munaabdi6833
@munaabdi6833 3 жыл бұрын
Fuck you are
@ikrancali6398
@ikrancali6398 6 жыл бұрын
Yawaye dadka dis like saraya war ilahau kacabsada like sara wa riwayad qosal badan mise mataqaanin riwaayada fican iyo mida xun kuwi dis like saray wa doqomo hada like hasaaran please you must get like 👍👍👍👍👍👍👍
@mawliidali2977
@mawliidali2977 7 жыл бұрын
jilaaaga caaan baxay
@zaynabb1314
@zaynabb1314 7 жыл бұрын
dadkii bilaa micnay noqdee like ii saaray bay kaga dhagtay ma danbi dhaafbay ka helayaan tolay😡😡
@salmaanabdi457
@salmaanabdi457 7 жыл бұрын
Somali xasid nimo 30 like bal aan idinka helo
@sadaampato607
@sadaampato607 7 жыл бұрын
😂😂 horta Like ta ma lacag lagu helaa nio
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini 7 жыл бұрын
😂
@abdizhakurdeqzi5596
@abdizhakurdeqzi5596 5 жыл бұрын
Hhh
@Hargeisa_comedy
@Hargeisa_comedy 5 жыл бұрын
Runta qaliya 50 like haygala bakheylina
@abdulqadirawil1235
@abdulqadirawil1235 7 жыл бұрын
war gabaha xijaab xidha dheh ama go ..gabadha goonada buluug ah xidhan waa marki wadaadad bay ahyd lkn hadda way qaawantahay xishood dheh
@diyazaliahmed3366
@diyazaliahmed3366 7 жыл бұрын
Guri barwaqo maskaxbaa ku jirtaa wlee
@garaadapdulahi6520
@garaadapdulahi6520 4 жыл бұрын
Waxaan ahay wiil yar oo 13jir aha waxaan Ku dhashay magalada cergabo anigu waxaan dawan hiray mur qaan iyo maroojiye kadib isaga iyo madar ayaan dawaday labadaa nin dartood ayaan ceergabo IGA imi walahy been maaha waxaan baadha iyaga hadana waxaan joigaa hargaysa
@aamiinkhadar223
@aamiinkhadar223 7 жыл бұрын
aniga fartayda r aya maqan
@ugbaadmaxamuuud9967
@ugbaadmaxamuuud9967 6 жыл бұрын
Guri barwaaqo
@hamzadahir782
@hamzadahir782 7 жыл бұрын
okiyaalihi feedhaha ayaan ka qoray guri barwaqo
@apdilhiapdinzir5483
@apdilhiapdinzir5483 4 жыл бұрын
Ismahniintadan kaH gartay Guri barwaqoH 🤣🤣🤣
@ataashchannel71
@ataashchannel71 7 жыл бұрын
hhhhhhh guray libax kutaageeraa walee
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 4 жыл бұрын
Manchallah
@abdirahmanmohamedqaxiye9292
@abdirahmanmohamedqaxiye9292 7 жыл бұрын
kkkkkkkkk niinkaana caadi maaha waa niin qoosool baadaan ruwaadihiisaa waan kaaheel
@mohametdhame3349
@mohametdhame3349 4 жыл бұрын
Aniga FartaYda R ba ka maqanpa kuLaHaa peer cazaad wayna ❤💯🔥
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 7 жыл бұрын
Reer burco jacaylkii waa kutunteen
@mohamedabdirahman3677
@mohamedabdirahman3677 7 жыл бұрын
Adnan Osman Hh sow ma Aragtid Wll Kugu Qadhqadhi maaye Adna Haygu madhmadhin😂😂😂
@ilwaaddaahir9982
@ilwaaddaahir9982 7 жыл бұрын
Noloshay ku xabalen jacaylkii hhhhh
@gudoomiyahagudidailaalinta9265
@gudoomiyahagudidailaalinta9265 6 жыл бұрын
Adnan Osman 😂oo Hadaa Ma Qaarbaa romantic ah Cidwalpaa Waykufzataa bahalka e😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zeckabdi4277
@zeckabdi4277 6 жыл бұрын
Adnan Osman aduma jclkad wx ka taqaana
@anshaxchannel4439
@anshaxchannel4439 5 жыл бұрын
Hada ma adaa wax ka yaqaan f****U Burcana Afka Huurada le ka dhiG
@mukhtaarozil8078
@mukhtaarozil8078 7 жыл бұрын
hoydeeey iyo abheeey adaaa iii dhama aaaaaaa
@Amiiny
@Amiiny 7 жыл бұрын
Hhhhhhh wlah ninkan walh malaha biyo lagu maydhay ayuu cabay guri barwaaqo Anuu horta wxn ka qoray OKIYAALAHA FEEDHAHA MICANAHA........ Garanaayunba garanyaa
@dacarabdi726
@dacarabdi726 5 жыл бұрын
Wanagii 8boole wada Naxariiska isku dhacnayn😂😂😂😂😂
@Xareed26
@Xareed26 7 жыл бұрын
mah cusub maah buu keenay guri kugu qadh qadhi maaye haygu qadh qadhin wa idaa qadh qadhatu wa idaa madh madhatu
@amaalxasaan3250
@amaalxasaan3250 7 жыл бұрын
waaaaw waleee waa riwaayad iga dheh
@aamiinkhadar223
@aamiinkhadar223 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 kugu qadhqadhi maaye haygu madhmadhin istaqfurullah
@Farxiyaaxmed123
@Farxiyaaxmed123 7 жыл бұрын
Magaalada ceebta ka daayoo meel aan adhi joogin ku duuba Backroundka iska hagaajiya .......
@abdikkanieye1964
@abdikkanieye1964 7 жыл бұрын
KuLahaa Ma Rodhan Kugu DhuuqaaH
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 7 жыл бұрын
kakakaka giribarwaaqo meshan uu riwayadaha ku so matalaa matulo burco udhawbaa zxpayaal
@mohammed-jama
@mohammed-jama 7 жыл бұрын
sxb mayee waa magaalada koonaheeda
@fardosaibrahim8457
@fardosaibrahim8457 7 жыл бұрын
Adnan Osman KKKKKKKKKKKKKKKKK
@mohammed-jama
@mohammed-jama 7 жыл бұрын
walaalo gcliye MAJAAJILAYSTAYAASHU waxay ku mataalaan riwaayadaha meelaha ka baxsan magaalada ee xaafdaha teel teelka ah ku yaalan waayo waa meel cidlo an oo aan buuq iyo sawaxan laahyn suuqa halkaas baa u dhaata wax kale daayo suuqa dhexdiisa dadka ayaanay amaan ka helayn o isa soo agtubaaya burco XAAFADAHEEDU WAA QAAR XIDHIIDHSAN EE MAAHA KUWA KALA FOG FOG
@abdulqadirawil1235
@abdulqadirawil1235 7 жыл бұрын
sxb mahadsanid si wacan baad ii qancisay laftigaygu burco kama fogi reer buhodle baan ahy
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 7 жыл бұрын
Fardosa Ibrahim maxad kuqososhay wll
@abdiqaniaydiidnuurwayne8140
@abdiqaniaydiidnuurwayne8140 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk riwaayad wacan hambalyo kooxda guri barwaaqo
@abdirzakalinour9163
@abdirzakalinour9163 7 жыл бұрын
only 29 iga hrysa igu qbta like bakhylinyhy
@zaneeyasaneeya6122
@zaneeyasaneeya6122 5 жыл бұрын
peand
@abdiqaniyusuf3655
@abdiqaniyusuf3655 7 жыл бұрын
guray barwaaqo hhhh rawaayadihiisa waa ku taxnahay hhhhhhhhhhhhhhhh
@gallad-studio
@gallad-studio 7 жыл бұрын
hhhhhhh wlhy waan qoslay waxad tahay wadnahay baadhkii guri barwaaqo wlhy funny
@khalilmahamed5126
@khalilmahamed5126 7 жыл бұрын
alla beerka qosolka aduunka 😂😂😂😂waa laisoo dhiibey kulaha
@mohamoudomarasawe5981
@mohamoudomarasawe5981 5 жыл бұрын
War dadka commentida soo qora like isaar bay kuhayaane maxay faa.iido leedahy ani dhawan ban idinkisoo biirii. Bal aniga hayga sarinina.
@dgmaxamed1056
@dgmaxamed1056 6 жыл бұрын
machallah guri barwaaqo
@baasheyare152
@baasheyare152 7 жыл бұрын
xagee kaluunka Noogu dul ubinaysa kulahan guri barwaqo wacdale rijaal uwayey anigu
@maxamudyare3947
@maxamudyare3947 Жыл бұрын
Hhhh guri horay u soco
@aamiinkhadar223
@aamiinkhadar223 7 жыл бұрын
bollywoodka kama dhacdo sida yareed ii qabatay 😂😂😂😂😂
@starchannel9972
@starchannel9972 5 жыл бұрын
18:20 halkaa inta muraayada yaasiin balbalaadh she inta aragtay like ii saar
@ahmedjooker3148
@ahmedjooker3148 7 жыл бұрын
ala caycizk guri guri guri bawaqo hhh
@djsomali8951
@djsomali8951 7 жыл бұрын
hayaaaay waryaa isaqow like igu so waala ileeen qolkiina idiin camireeee
@madarcj2519
@madarcj2519 7 жыл бұрын
iiiiiiiiin iiiiin like halay saaro
@kaderismail4151
@kaderismail4151 7 жыл бұрын
hhhhhhh guribrwqo
@mohammedtukale6274
@mohammedtukale6274 6 жыл бұрын
Aniga fartayda ra'daaaba maqan kulahaaa hhhhhhhhhhhhhh liketa hayla dhaafin
@Mkgaabuush
@Mkgaabuush 7 жыл бұрын
Guribarwaaqo Kalmadi Laga Qoray Riwaayadii Hore *Okiyaalaha Feedhaha* Magacbixin Asala. Tanna Maxaynu ka Qori 😂
@muntaskiki2946
@muntaskiki2946 7 жыл бұрын
MK Gaabuush tana Waxan ka qornay kugu qadhqadhi mayne haygu madhmadhin kulaha mahmahba tidhahda
@sayidosman1500
@sayidosman1500 7 жыл бұрын
8 Boolle😂😂😂
@Mkgaabuush
@Mkgaabuush 7 жыл бұрын
M Burco hhhhhhhh Tan Waxan Qoray Anu Fartayda R maqanba
@Mkgaabuush
@Mkgaabuush 7 жыл бұрын
Sayid Maanad kala Aqoon Sideedlaha iyo Juniorka kulahaa
@samsamsaleh5222
@samsamsaleh5222 7 жыл бұрын
MK Gaabuush abti reer burcoo dhan baa kalmadaa isiticmaasha maaha kalmad imaka soo baxday hhhhh
@Amiiny
@Amiiny 7 жыл бұрын
Hhh anigu ma ninkaga iyo sariirihiina ayn ka shaqeynayay imka hablo badanba igubkaa arkoo dib ila shekeysanyn hhhhh Guray richal
@djsuhayb5702
@djsuhayb5702 7 жыл бұрын
inan jira Guri barwaaqo hhh lkn taa ka daayo shukan isaga meela ay aad kaga dhacay san ee
@captainnaaji849
@captainnaaji849 7 жыл бұрын
ruushku wuxuu ku maahmahaaa😂😂😂
@dgram6313
@dgram6313 7 жыл бұрын
_Kugu Qadhqadhi maaaye haygu soo madhmadhin hahhahahahahahah_
@khadarciiltire1276
@khadarciiltire1276 7 жыл бұрын
kix kix ma gurigaaga iyo ninkaadaan sariiro u iibinayay kulahaa guri barwaaqo iyo reer burcooy waxan ahay taageerihiina ugu wayn idin jecliyaa
@abdallasalaad6579
@abdallasalaad6579 7 жыл бұрын
kkkkk hush baa lagu dhahaa raggu waa waraabee ku yee gurey barwaqo funny
@cabdikariimdaauud1989
@cabdikariimdaauud1989 7 жыл бұрын
Hhhhhh nin weyn ban ahay sawdigaa arkaya inaan caruurta lacagta ka bixinayo
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
Madaxaan kugu dhufan hadaan wax kaa garan waayo 😂😂😂😂😂
@seeagain2203
@seeagain2203 5 жыл бұрын
😁😁
@qaasimcabdi9014
@qaasimcabdi9014 7 жыл бұрын
hooyadey iyo aabahay adiga idhaama dheh wale guri barwaaqo waa imtixaan kkkkkk
@ramzimoh8892
@ramzimoh8892 7 жыл бұрын
Waar maHmaaHda turkce ka ah Halay sheego 😂😂😂
@jey7749
@jey7749 5 жыл бұрын
Like halys saaro Dar Alle😍
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 6 жыл бұрын
Ninka guri barwawo iyo qosal mxa kala heysto
@hugopoi6518
@hugopoi6518 6 жыл бұрын
Ilahay Dartii like isaaar
@aliawil1492
@aliawil1492 7 жыл бұрын
kkkkk war sawka inantii wanjalay maaha
@ismacilmaxamed5145
@ismacilmaxamed5145 5 жыл бұрын
Ahhh .
@queenanuu
@queenanuu 7 жыл бұрын
lkn maanta dhan iin iin iska daa mise hdlka ilowday
@xasanidiris2477
@xasanidiris2477 5 жыл бұрын
aabaha jacaylka
@hamziinasharif8653
@hamziinasharif8653 7 жыл бұрын
hhhjj wlhi gabadh naxariisle leh baatahy hhhhh
@osmanabdi9363
@osmanabdi9363 6 жыл бұрын
wan kaa helay habku ujilo....Masha Allah
@dhaladkasomaliland3447
@dhaladkasomaliland3447 7 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh 77 oo dagalkii xabashida iyo somalida Ah
@somprogramming383
@somprogramming383 7 жыл бұрын
mahmaahdaan kaba helay hhhhhhhhhhhhhhhhhh
@mohammetahmmet4108
@mohammetahmmet4108 4 жыл бұрын
Hhh
@moslimbehiiloveallah5711
@moslimbehiiloveallah5711 6 жыл бұрын
Xabad like ah haysaarina Like tiina doonimayo hore iidhaaf
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 7 жыл бұрын
11:10 77 oo ah dagaalkii xabashida kkkkkkkkkkk
@abdiartanfarah7483
@abdiartanfarah7483 3 жыл бұрын
3kawatar the first half and of course the first half and of course the the time card 4kawatar to the first half and of course the time card and of the most important thing 5
@kaderapdih8486
@kaderapdih8486 7 жыл бұрын
mezhan like ta ma furihii janadaa layzku ziinayaa nio
@malapohchannel5399
@malapohchannel5399 7 жыл бұрын
hhhh guri barwaaqo xaraabo
@garaadapdulahi6520
@garaadapdulahi6520 4 жыл бұрын
Hhhhhhh jacaylafu waa isku dgimanayaan
@halabuurhibomohamed4827
@halabuurhibomohamed4827 6 жыл бұрын
Abahay kulaha 😂😂😂😂
@zermaahir186
@zermaahir186 7 жыл бұрын
gurry barwaaqo tiihore ba tan ku ilaw buu kagaa dhigay
@shukulshukul9258
@shukulshukul9258 7 жыл бұрын
Hhhh waregi danbe kulaha
@zakariamussa18
@zakariamussa18 7 жыл бұрын
ninkan guray waa fantastic
@yowpro24
@yowpro24 7 жыл бұрын
sakariye
@halabuurhibomohamed4827
@halabuurhibomohamed4827 6 жыл бұрын
Dhakh dhakh iyo dhash😂😂😂
@NeYmaRJR-oy9xt
@NeYmaRJR-oy9xt 7 жыл бұрын
zida kale oky baad tihiin lkn mid ayaan idinku boorinayaa inaad riwaayadaha aadzoo zaarayzaan magic ubixizaaan
@abdiwasacosmaan4065
@abdiwasacosmaan4065 7 жыл бұрын
mah maah baa waxay tiraaa hhhhhhh
@alhousseiniegueh6259
@alhousseiniegueh6259 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhh qosol badana
@kingroomajhny1291
@kingroomajhny1291 7 жыл бұрын
riwaaYadiiba ARi Ban Ka dhageYsan lahaheY idam ilaheY Meesha Waxuunbaa Macaaacda Ku haYa 😁😁😁
@awalehbadhi1812
@awalehbadhi1812 7 жыл бұрын
king rooma kkkkkkkkkkkkkkkk adhi miyaad ka dhagaysan la'dahay sxb waad iga qoslisay
@marwadamohamed6858
@marwadamohamed6858 7 жыл бұрын
king rooma JøhñY macaaac ba ku dhibtey Kula qabnaye
@warzanpazhe1129
@warzanpazhe1129 6 жыл бұрын
King rooma johny Wlh zi dacda u Qozlayi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdiazizAhmedHersi
@AbdiazizAhmedHersi 7 жыл бұрын
somalida waxa ugu badowsan inta like ta raadisa
@dgram6313
@dgram6313 7 жыл бұрын
*hhhhhhhh GUray Tageero buuxda Sahip jacayl baan ahaye iiga fur hhhhhhhhhh waxan iska dhex dareemay jawi cusub*
@mahaddawiiltube8032
@mahaddawiiltube8032 7 жыл бұрын
Niyaw kan Dadkii Ruwaayadaha maaha Wuu iska boodboodayaa inanta Yar ayaa dhaanta
@abdisamadmuusa6731
@abdisamadmuusa6731 7 жыл бұрын
Mahad Tube jilinka walo dhaasha inanta yar caadi maaha wlhi
@abdisamadmuusa6731
@abdisamadmuusa6731 7 жыл бұрын
cunugta yar yasiin bal balaadhshe miya dhalay
Ruwayaadi Nin Arkaba Ilme Iyo Qosolkii Aduunka 2018 HD
20:03
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 239 М.
Guri Barwaaqo Riwaayad qosol badaan kkkkkkkkkkk
37:10
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 186 М.
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 30 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 11 МЛН
Riwaayadii jacayl Xaasid Mawaayo jilidii Murqaan Maroojiye Iyo Mudhxiye
22:02
BARNAAMIJKA HIBOOYINKA IYO HABEENKA DHALINYARADA
31:09
SAAB TV
Рет қаралды 261 М.
DAAWO GURI BARWAAQO IYO ABWAAN CABDIRAXMAAN {HELLO} SHEEKADI UGU LAYABKA BADNAYD
37:18
DAAWO GURI BARWAAQO RIWAYAADI U KA MATALAY ASMA CODAY OO INDHA CAASADA  2017 HD
40:18
SOORAAN IYO JAWAAN | DADKAN AAN IS FAHMIN AFGARAD YAA U SAMEEYA | FULL 4K
12:55
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 2,5 МЛН
GURI BARWAAQO RIWAAYADII MASAYR IYO MA HUBSADE HCTV DRAMA
28:14
Horn Cable Tv
Рет қаралды 304 М.
GURI BARWAAQO RIWAAYADII SHEEGASHO HCTV DRAMA 2018
34:59
Horn Cable Tv
Рет қаралды 61 М.
Guri Barwaaqo Riwaayad Cusub Qosolkii Aduunka
35:16
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 605 М.
GURI BARWAAQO JAWIGA NOLOSHA CAKIRAN HEEE
1:11:42
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 75 М.
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 30 МЛН