Anoo kuray yar ah oo geel jire ah 10 jirna ah ayuu i sigay habeen libaaxu anoo geel iga lumay baadi goobaya taariikhduna waa 1997kii habeenkaa Ilaahay ayaa i bixiyey geed dheer ayaan ka fuulay intaa aan ku soo koobo waa sheeko aad u dheere meeshuna waa Doollo gaar'ahaan meel la yidhaahdo Aqalaale oo hawd ah
@nuuraniismail90002 жыл бұрын
ayaan anoo saaran dayrka warancade oo sii jeeda ayaan arkay bahal kiiyo boday kadid bir yar ku istaagay anoo isleh wuu soo baxsanayaa ayuu hoos udagay anna taarkaan iska fujinayey
@sakariyekhadaraxmedtaani54492 жыл бұрын
Aniga waxa markii igu horeysay ee waraabe arko waxay aheed anigoo maqal yar yar la jooga meel buur dhagax cas ah oo waqooyi ku taala ayaan saddex waraabe ku arkey anigoo sii jeeda ayay xaga dambe iga ga yimaadeen naxdin badana fool xumaa bahalku ayaan yidhi markaas dhagax wayn ayaan qaatey oon ku tuuray wey carareen dhamantood ✌
@xariirsheekhxasan16482 жыл бұрын
Cajiib waxay iigu darnayd 80 kii xiligaas oo aan dad a 10 jirka oo aan xiligaa adhi raac ahaa gool ayaa si kadis ah iiga soo weerartay adhigii meeshu waa cidla ciirsila hub waxaan haystay ul aad udheer. Ushii Ayaan go ay gii kor u gu tanguy, kadib libaaxii aad ayuu unaxay cagahana waxkada