Xabashidu cadowgeena maahee aan jeclaano kaa qori maayee inaadeer wax kale inowgu sheekee macaaneey.
@xagaagalbeed92236 жыл бұрын
Dee wll adoo itopiyan tahay cadayso aga
@abdikarimosmanfarah17099 жыл бұрын
masha allaah fathia runtii qof aad uqiima badan ayaad tahay caqlibadan meel dheerna waxka arka . runtii aad baan uxiiseeyaa muuqaaladaada iyo maeduucyada qiimaha leh ee aad kusoo qaadatid
@jamaabdi47789 жыл бұрын
Soo dhawoow ina cabsiiye inbadan baanu ka dhursugaynnay qosolkaagii iyo entertainment kaagii xiisaha badnaaba aadna waad u mahadsantahay jazakallah if iyo aakhiraba
@hudafuture133014 күн бұрын
Fadxiya codkeeda is still fadxiya lkn she was youth 8 yrs ago❤
@iqraislamicacademy29659 жыл бұрын
Talo wanaagsan iyo hadal san ayaad soo jeedisay, Rasuulkeennii suubbanaa (scw) wuxuu xadiis inagu faray, ka mid ma aha umadda qof haddaanuu wuxuu naftiisa la jecel yahay aanuu walaalkii la jeclayn. Nabadda la jeclow, wanaagga la jeclow, xoolaha la jeclow, ammaanta la jeclow, diinta la jeclow .... humanity.
@khayrhesho44635 ай бұрын
Habo macaan fiidiyowyadaadii hore ayaan daawadaa
@osmanahmed23846 жыл бұрын
Inaadeertay Farxiya Cabsiiye hadalkeeda kama xiiso go', ... markasta wuxuun baan ka faa'iidaa. Noolow Farxiya. Waa walaalkaal oo kaa soo salaama Burco
@sayidacool71903 жыл бұрын
gabadhu ma isaaqbaa
@Sigma-1437 жыл бұрын
Aniga shacabka itoobiya wax uma qabo lkn xukumada waan necbahay
@Daemigrant9 жыл бұрын
(إن الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم)
@rooblemahamedali42909 жыл бұрын
somalida iyo etobiyan waa loo kal sheekeyey wl shukran
mnsha allah wll allah khayr ha ku siiyo mid aan kugu daro wll marba waxa aad ka hadlayso waxaaad soo qaadataa aayadaha quraanka iyo axaadiista waafaqsan halka aad ka soo qaadato heeeso
@AhmedMohamed-dw3eh7 жыл бұрын
Qurux Ley Masha Allah waaaaw fani waye (boqorsomali)
@saynbadam51875 жыл бұрын
manshalh fadumo wll ilhy haku xifdiyo
@kadrahanshi12317 жыл бұрын
Walaal waa runtaaa adiga oo kale Alle hanoo badiyo aamiin
@abdirahimsh9 жыл бұрын
Fadxiya wll aad baad u mahadsantahay, run baad ka hadashay, Somalidu cadow ka wayn ka iyadu ay isku tahay ma jiro, Itoobiya iyo Kenya cadawada aan ka sheganayna waa mid aan xaqiiq ku salaysnayn, Somalidu xalka meelkale ayay ka radinaysa. ..
@aliahmed-kp5du9 жыл бұрын
tasaa xaqiiqa sxb
@osmanahmed23845 жыл бұрын
Wallaahay waa runteed. Dhaqankeenna wax badan ayaa ka khaldan
@jameswilliam52479 жыл бұрын
great. thank u very much sister, big respect
@aa.aftaag32727 жыл бұрын
hubaal waxa ah in fathiya ay kasoo jeedo asal ahaan somaliland waayo waa aftahamad hodan ku ah afsomaliga waxay ku hadlaysaa naxwihii asalka ahaa ee somalilanderka
@osmanmaxamuud7659 жыл бұрын
masha allah wll foq masxabadan ayaa tahay ilaah hakuu siyaadiyo
@somaliaheartbroken15349 жыл бұрын
Thanks walal gmail kaga ii soo sheg waxaan jcleystay inan arima badan kula wadago
@kamaludiinabikar37359 жыл бұрын
absolutely true inagaa isu cadaw ah
@fooshassan13799 жыл бұрын
masha Allah illaahaay fikirkaada ha kaa ajarsiiyo.
@Dooxadamasagan7 жыл бұрын
Farhia weli sidaadii baad u qurux badantahay circolo officiale.
@nuuroibrahim17298 жыл бұрын
Waa aw waa runtaa qaaali
@zamzammahmoud74399 жыл бұрын
itopian walalo ma nihin man noqon mana noqondoono waligeen waa cadoowgeena koowaad