Noloshaada Allah ka Sokoow Adiga Uunbaa Sixi Kara Not Nin & Guur🤔

  Рет қаралды 11,372

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 77
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Жыл бұрын
Halka Aad Ka Heli Kartid Hinda Products & Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Ubah Birmingham +44 7463 135964 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 MLANGO KUBWA JUA KALI OPPOSITE WIN WIN TOWER TEL +254799668069 TEL +254722176062 Australia Ifrax +61 405 591 442
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc Жыл бұрын
How to find peace with being single! 1) Spend time with Allah, make him your bestie 2) self-love: eat healthy, exercise, hygiene etc 3)reading=mental growth 4)learn high-paying skills 5)take care of your family
@MaryamAbdi19April17Sep
@MaryamAbdi19April17Sep Жыл бұрын
I have been single for 3years and still I don’t think I’m healed enough or ready to commit to anything but my kids and my life .. Even though my family pushing me to married, still I’m keeping my feet on ground for another few years ..
@drgelle5552
@drgelle5552 Жыл бұрын
Ina adeer waayahaye aan reer kiina ku waydiisto
@MaryamAbdi19April17Sep
@MaryamAbdi19April17Sep Жыл бұрын
@@drgelle5552 Ima Goosid Walal 🫰😎
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Ilaahay khayr iyo xasanaad aan xisaab lahayn hakugu abaal mariyo habo. I love you sooo much🥹❤ anoo yar inaad i bartay qiimahayga iyo waxa aan rabo. Anoo yar baad i fahansiisey wax walba.
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Nolosha nin uun maaha waa qayb ka mida, dumarkow qiimahina garta oo shaqadina ha ka tagina markaad nin guursataan, healthy issues it’s very necessary, midaa ogaada
@Blackie919
@Blackie919 Жыл бұрын
❤❤❤❤ I wish you taught us this before many of us got with a dulestye . Alhamdallah you’re a gem 💎
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Жыл бұрын
Anigu cafimadkiisan iska hubin lahaa ugu horeyn!
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Dee inuu tuug caafimaad qaba noqdaana waa dhib second background check ka dhigo.
@munahaybe6749
@munahaybe6749 Жыл бұрын
Waa runta qof walba qof u qalma ayuu helay insha Allah.
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
You cannot hurry love you just have to wait until you're completely sure❤❤❤❤❤❤
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 Жыл бұрын
Absolutely walahi raga jooga wakhtigan bahalo ayay noqdeen. Wa ina layska bada si kasta
@kaaba691
@kaaba691 Жыл бұрын
Adunka qof wax kusiiya waa badan yahay,qof wax kushegana way yartahay thank you haboyy wax badan baan ka faa'iiday alle haku barakeeyo abalkagana jano haka dhigo Amiiiin amiiiin🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏👸👸👸👸
@barnihajiali4896
@barnihajiali4896 Жыл бұрын
Qalbigaan kasii daawada kii la ii qarayee heestasi way igu waregaysa tolow ya qadi jiray🥰
@khadraabdurahman5032
@khadraabdurahman5032 Жыл бұрын
We love you dhiirgellintaada habo ilahay haku xifdiyo❤❤❤
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 Жыл бұрын
Alxamdullh Illahay idooray mid idiran idaryeela
@Blackie919
@Blackie919 Жыл бұрын
Me too, I’ve always loved and brought love to myself. I make my own happiness and everyone else is just an add on to it. ❤ 💯
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 Жыл бұрын
Halkan ha ka sheegin waxa aad istidhaahdeen iyo inadan waxba uga baahneeyn xaasid baa jira gabadhii habada u ahayey
@HodonCawil-eu3ct
@HodonCawil-eu3ct Жыл бұрын
Masha allah hbo gcliso fthiya absiiye xaqiiq baad kahadashay ilaahay hanoo kaadaayo samo noogu waar hbo aad baan kuujeclahy guuulayso ❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏
@SamiraHussein-yq7ym
@SamiraHussein-yq7ym 6 ай бұрын
Nin baa maalin dhaxdaas guur i so bandhigtay kadib neh hada markaa dib u fiiriye arimahiisa waxaa taaganhy alhamdullahi illahey baa iga kaa dhafiye 😊
@ifka-nuuraabdi4345
@ifka-nuuraabdi4345 Жыл бұрын
Walaahi labo jeer baan ku dhageystey sidaad u hadleyso eed noo waanineyso I LIKE IT💯👍🏼😍😍
@khadrahassan7171
@khadrahassan7171 Жыл бұрын
May bless you sister you are one funny lady love your energy 😂❤❤
@khadraabdurahman5032
@khadraabdurahman5032 Жыл бұрын
Marka kasto aan ku dawaado habo waxbaan faaida ❤ ❤
@HAMDAMuuee
@HAMDAMuuee 5 ай бұрын
Qaalidaydiii habo macaaan ku jecliyaaa noo wad dhiiri galinta❤
@redbatff7331
@redbatff7331 Жыл бұрын
You are very wright fathiya I work in a clinic in South Africa a lot of our ppl are tasting positive for hiv and aids it’s very sad most of them are not educated
@Kayad-nz8eh
@Kayad-nz8eh Жыл бұрын
Salamaaleykum fathia absieh rune badan bade cheiktey kouwi wah ku Ghana Allah ha naga dhigo thank you very vers 🙏
@nima3696
@nima3696 Жыл бұрын
Thank you sister one day i wll amin .
@zubaida9817
@zubaida9817 Жыл бұрын
Masha Allah habaryar mcnto taladaadaan gabadhii dhagaysatay oo qaadatay waan huubaa inay 100% wax wayn utari doonto nolosheeda oo dhann aniga waan qaatay fikirkii kaa maqan walaalkaa uu jiraa hore loo dhahay si'cajiiba oo caqli gal eh aad u fakartay mahad sanid jazaka Allah allahumma barik❤🙏🏿
@DeeqoCabdullaahi-ll7bt
@DeeqoCabdullaahi-ll7bt Жыл бұрын
anuu dad meeshana waan ka nabad geli la,ahay 24hr waxay i leeyihiin guurso anigana duruuf darteed nin inaan u guursado ma rabo nolosha hada ayay bilow ii tahay nolosheyda in aan bohol ka tuuro ma rabo nin ayay xal u arkaan waan dhibsaday hadaladooda😮
@sagalm3186
@sagalm3186 Жыл бұрын
Ok, fathiyaay arintaas waan kula fahmay, lakiin, markii aad successful noqotid ee la arkay inaad isku filantahay, hadii laguu soo fadhiisto ama shaqadii layareyo kawaran, meeshaad iskashan lahaydeen ayaaba laguu soo qayilay, meeshiina caruur ay joogto, bal taana wax ka dheh?😇💀
@ruqiyaabdihassan359
@ruqiyaabdihassan359 Жыл бұрын
Manshalaah fathiyay adigaba guri aad leedahay oo hanti aah gatay ban u malaynayaah
@monamhssan7217
@monamhssan7217 Жыл бұрын
hapo qurux badaney vedioyadan ookale inoso badi wlh hapo wanku jeclhy anigo vedioyadada kusexan maba iga imataba hurdi
@sadiyohussein834
@sadiyohussein834 5 ай бұрын
That’s so true sister Farhiyo
@MaryamAbdi19April17Sep
@MaryamAbdi19April17Sep Жыл бұрын
Always admire your mind , opinion. Jizaka allah Fathia walal .❤❤❤❤
@AmaalHassan-h9v
@AmaalHassan-h9v Жыл бұрын
Habo ana taa kala mida weligay Cid iskuma halaayn ciday doonto ha noqoto xaqiiqatan
@safiyohasan1427
@safiyohasan1427 Жыл бұрын
fathia you are 1000%right❤
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo Жыл бұрын
Fatxiya gabdhaha dhulka joogaa inta waxbaratay still chance ay naftooda kubadalaan waa buuxaa aniga hadan iska soo qaado maanta waxan ogaaday fursada uu internetku na siiyay anoo gurigayga jooga inaan online ka ka shaqaysan karo ilaahay baa mahada leh
@billiehassan6155
@billiehassan6155 Жыл бұрын
Thank you sweetheart
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 Жыл бұрын
I always felt i am better than 100 men
@Kifaayonuurfaarax
@Kifaayonuurfaarax 4 ай бұрын
Mahad sanid abaayo waa sax❤❤❤❤❤
@zuhurnasir3783
@zuhurnasir3783 Жыл бұрын
illahay malo fiicanba laga qaba
@asmacali111
@asmacali111 Жыл бұрын
We love you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DODO19981
@DODO19981 7 ай бұрын
Video- gan hadda ayan arkay fathia Mar hore ayey ka hadashay in la iska baaro ninka la guursanayo waxaa baraarug I noqday maama deeqa ee ninkeeda HIV u qariyay inshaa Allah ninkaan guursanayo waa inaa iska baaraa
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 Жыл бұрын
Hhhh “wax nin lasiiyo” ah ? I thought no that’s Qatan language” when she feeds cabdi khasaare/ma shaqayste the best available while she and her kids are eating the crumbs😂
@bahmed6725
@bahmed6725 Жыл бұрын
That's true
@AsmaCabdirashiid-v6y
@AsmaCabdirashiid-v6y Жыл бұрын
Nayaa.joog
@Abdi123m6
@Abdi123m6 Жыл бұрын
Waad buus buusantay farxiyay
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Жыл бұрын
Walaal quruxey is deji qaylada yaree . Aad baan ku dhageysan jiray awalkii
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Жыл бұрын
Dee iska gaabi codka! Acuudubillah
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Жыл бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel Subxanallaa walaal codka waan gaabiyaa waa adigu sidaad wax u soo gudbinayso barigii hore si degan meel degan jawi fiican baad nagalin jirtay hadeer jawi aan deganeyn deg deg ayaa kaa muuqda kuma cayayo laakiin waxaan tabay sidii quruxda badneyd eed wax u soo gudbin jirtay sorry xumaan baad u qaadatay kamase wadain
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 Жыл бұрын
​@@FatxiyaCabsiiyeChannel😂😂😂
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Жыл бұрын
Fathia diamond ilaahay baa kuu soo diray soomaali ❤
@fahmamahamed7181
@fahmamahamed7181 Жыл бұрын
Aad ban uga helay fatxiyay dhirigalintada thanks walal❤
@ifrahali5902
@ifrahali5902 Жыл бұрын
Farxiyo cabsiye nagadaa warka adigaba sow diga noloshiiba ku doortay gaalka
@hooyojecel-ft9tu
@hooyojecel-ft9tu Жыл бұрын
❤❤❤
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Жыл бұрын
👍👍
@zuhurnasir3783
@zuhurnasir3783 Жыл бұрын
habo kuwa africa jooga maxa u nafa een cid ka faalo qadayn nolashooda sow lama gudboona in ayba guursan ilaa iyagoo shaqaysta mooye
@AsmaCabdirashiid-v6y
@AsmaCabdirashiid-v6y Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@nicemhr1935
@nicemhr1935 Жыл бұрын
Fathia ani kuguma raacsani financial Ka qofka dhaqaalo in lagu naco maaha boqolaal cayr ah aya ka qalbi fiican duleeste lacag haysta Ya caafimaadka STI haa but xanuunada kale qofka ina ku nacdo ilahba kugu caroon
@hasmah8018
@hasmah8018 Жыл бұрын
Hadalkeeda maad fahmin. Waxad kaga dhigtay hadal si nin uyidhi ninba si uqaaday. Waxay tidhi isku filnaaada oo financial independence noqda hadayba se ka fursan waydo at least ogow anaa financially ku take care garaynaya haduu ku dhahay ood ku galaysid iska hubi inuu run sheegayo oo ogow dhaqaalihiisa ee may odhan lacag ku doorta
@nicemhr1935
@nicemhr1935 Жыл бұрын
@@hasmah8018 ok abaayo wa fahmay hada
@amiinoahmed6297
@amiinoahmed6297 Жыл бұрын
Hhhhh 24 jiray malinta nin ka marnay hada 30 jira why u bahnayn una rabin anaa isku filan
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 Жыл бұрын
Farid
@bahmed6725
@bahmed6725 Жыл бұрын
Muslimka laftiisa ayaanay fahmin? Dulayste muslinba maaha
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 Жыл бұрын
Adiga Muslim miyaad thy mise Gaalo?
@nimcocali4005
@nimcocali4005 Жыл бұрын
candha dire😂😅
@khadaribraahim
@khadaribraahim Жыл бұрын
waar ilaahy kabaq diinta ilaahyba leh marka qofka islaamka maha wax sifudud aad aad adhon karta ma islaam baa thy adigu aakhiradada ilaasho taasu alle kuwaydinaya not dadka kale inaad ku mashquusho maha
@nastehoahmed2152
@nastehoahmed2152 Жыл бұрын
Runsheg
@KHATRASALAD
@KHATRASALAD Жыл бұрын
Delete🤮
@KHATRASALAD
@KHATRASALAD Жыл бұрын
Duleysee
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Жыл бұрын
Hhhhh
@ZamzamMohamud-f2l
@ZamzamMohamud-f2l Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 Жыл бұрын
👌👌👌👌
Nin Aan Ku Doonayn Daba Orod & Naxariis Kuma Soo Jeesto😢
26:01
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 19 М.
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 68 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,9 МЛН
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 103 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
MALYUUN ROOBLE OO DHIIQAYSATAY
20:15
BISLE IYO ZALMA
Рет қаралды 634
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:52:00
Mid iyo Laba Caruur Ah Dhal & Fekero Aad Muhiim Ah🤔🤣🤣🤣🎉🎈💯
30:10
Bal Sawiro By Fathia Absie
12:49
Soo Jiidashada Lacagta Podcast
Рет қаралды 1,9 М.
Hooyo wiilkeedi gaaloobay, Al Musaamix Kariim.
25:07
Fatima Muna channel
Рет қаралды 53 М.
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 68 МЛН