Sheikh Ali Wajiis oo qaab Qabyaaladaysan ku taageeray Hassan Sheikh!!

  Рет қаралды 32,939

Hussein Jama

Hussein Jama

2 ай бұрын

Sheikh Ali Wajiis oo qaad Qabyaaladaysan ku taageeray Hassan Sheikh!!

Пікірлер: 398
@IstahilYusuf-gl5yc
@IstahilYusuf-gl5yc 2 ай бұрын
Waa runtaa wllkey xusan 100% Dani mataageero laakiin hadda waa saxan yahay kana sheekh maaha ee waa oday qabiil, wuxuu ku hadlayey hadda kahor iyo qabiilada soomaaaliyeed ee uu xagxaganayeey uuna lahaa abgaal waxba mahelin marka calooshiisuu hadlay
@xasan127
@xasan127 2 ай бұрын
sheekh maha cali wajiis waa shaydaan munaafaq ah
@muxyadiincabdi8570
@muxyadiincabdi8570 2 ай бұрын
SHEEKHU WUULEEXDAY QABYALCAD BUUSAMEEYEY
@user-zd5yt5fb9r
@user-zd5yt5fb9r 2 ай бұрын
Daarood ka waa inay mamulkooda taageeraan hawiye dawlad Marabaan ee daarood dhul weyn buu leeyahay ee goosta
@mohamedsugow1139
@mohamedsugow1139 2 ай бұрын
Well said, Darood must take a lasting decision and complete its cessation from the rest.
@Refuge359
@Refuge359 2 ай бұрын
@@mohamedsugow1139 who is darood ? what about when Deni was after farmajo for five years ? what we see whenever majertenians are fckup they like to wear darood shirt just for business . trust me this time Majertenia times are over.we all support Xasan Government
@mohamedsugow1139
@mohamedsugow1139 2 ай бұрын
@@Refuge359 Speak for your self, am majeerten but am not going to ass lick Hawiye. Deni was not alone, madoobe was there too. So yes Majeerten will prevail and I pity you.
@Refuge359
@Refuge359 2 ай бұрын
@@mohamedsugow1139 I'm D too you guys destroyed our country from the beginning backstabbed the daroods ., now we all somalis coming in few months
@user-ex3yh4no1m
@user-ex3yh4no1m 2 ай бұрын
Runtu waa qadhaadh legend zxp husein kuwad Somalia hanoolato
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 ай бұрын
anagaa wasna soomaaliya ee is xoree adoon amisoon futadiisa ilaalisaad tahaye
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 ай бұрын
Siday tahay baad u dhigtay dee reerka unakaa leh hala tuso ileen way deyn waayeen🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 2 ай бұрын
Waa qabyaalad qaawan waayo somaliland ba weligood lama dhihin halagu duulo ee Putland waa daarood
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ай бұрын
WALAAL DAAROOD ISMAACIIL HADII QABYAALAD LOOLA YIMAADO YEEY CAANO UGA DAADANNAYAAN RUNTII DAROOD ISMAACIIL WAA QUWADA BARIGA AFRICA ALLAAHU AKBAR SCW ALLAAHU AKBAR ♥️ SCW ALLAAHU WA BILLAAHI TOWFIIQ AMEEN
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 2 ай бұрын
Waa run daroodnimada lagu eryan
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 ай бұрын
​@@mohamadjamaboodle-qu1cn faanbadanaa yey ahaayeen cabdibilayaashii 1990 waa markii ugu horeysoo laisbaroobeeyey isaqaq miyaad ka qiyaas qaadateen faan mj dheh
@jakey2424
@jakey2424 2 ай бұрын
​​@@user-mk1gp2cw7oXaggee adeer ayay ku dagaalameen Darood iyo Hawiye? Bal noo sheeg. Anigu waxaan ahay nin Dhulbahante ah. Waligood Dhulbahante iyo Hawiye ma dagaalamin waayo isku deegaan maaha. Xaggee bay ku dagaalameen beesha Warsangeli iyo hawiye, waxaa u dhexeeya degaankooda 800km. Xaggee bay ku dagaalameen beesha Absame iyo hawiye. Been baa adeer laguu sheegay. 1991 waxaa dagaalamay dadkii shacabka ahaa ee Darood ee deganaa muuqdisho iyo hawiye. Dhulbahante ma intii xamar deganayd baa kkkkkk ilayn degaankoodii hawiye ma imane kkkkk. Hawiye wuxuu dagaal ku qaaday laba beelood oo Darooda deegaankooda waa Majeerteen iyo Mareexaan oo deegaan ay wadaagaan Hawiye. Labadaas beelood way ka adkaadeen hawiye. Tusaale, hubka tirada badan ee ay ku jiraan 23 kaare ee yaala Mudug waxaa Majeerteen ka qabsaday waa hawiye. Gaalkacyo waa laga saaray hawiye. Heshiis Cabdillahi Yuusuf iyo Caydiid dhex maray dartiis bay ugu soo noqdeen Gaalkacyo kkkkkk. Waa sababta xarumihii dawladda iyo Airport Gaalkacyo weli Majeerteen u haystaa. Maxaa ka dhacay Gedo? Kkkkkk. Wixii habargidir kaga dhacay Gedo iyo Shabeel adeer soo baadh. Gedo oo dhan inta laga saaray hawiye ayaa saraakiishii wadatay xiniin yaha laga jaray oo loo galiyay afka. Mareexaan wuxuu ku sameeyay hawiye markay Gedo soo weerareen waa tariikh. Wiil yar baad tahay been loo sheegay. Darood iyo hawiye waligood ma dagaalamin. THAT NEVER HAPPENED.
@jakey2424
@jakey2424 2 ай бұрын
​@@user-mk1gp2cw7oBeenta caruurta loo sheegay waxay leedahay khatartaas inay aaminaan waxaan dhicin. Idoor baa caruurtooda beentaas oo kale u sheegay. Waxay yidhaahdaan Darood baanu ka adkaanay 1991. Xaggee Darood iyo idoor ku dagaalameen? Waa waxaan jirin. Maanta ayay u caddaatay carruurtii iyo dumarka idoor in waxa loo sheegayay ay been ahayd. Waxaa idoor jabiyay oo ka adkaaday jufo hoose oo Darooda waana Dhulbahante. Sababtoo ah quwaddii Harti 90% ma iman Sool. Hubka iyo ragga dagaalamayay 80% waxay ahaayeen Dhulbahante. Ka warran haddii beesha Harti 100% la dagaalami lahayd idoor. Maamulka Harti ee Puntland tiknikadiisii walaahay waxay taallay Garoowe iyo Boosaaso kamana qayb galin. Beesha Harti hubka ugu badan ay leedahay wuxuu yaalaa Mudug. Waxaa ka yimi Sool 5%. Cududda Harti wax idoor la dagaalami karo maaha, Daroodna iskaba daa.
@abdibotan4740
@abdibotan4740 2 ай бұрын
Madaxweyne farmajo hanolado fahad Yasin nollow wall wadani somaliyed nollada ❤❤❤❤❤❤
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 2 ай бұрын
Wadaninimoy Xaal qaado Somalinimo Booja Walaga ilbaxaye Qabyaladu Ha warto Somalinimo Booja Hooyadeed Ha
@shukrilibax
@shukrilibax 2 ай бұрын
Masha allaha guuleyso inadeer huusen ❤❤❤❤❤❤❤👏👍
@abdisalanali787
@abdisalanali787 2 ай бұрын
Thanks warka meshisa dhigtay brother gulayso
@faisawade195
@faisawade195 2 ай бұрын
Waad mahadsan tahay eedo waad asiibtay great man ❤
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 ай бұрын
You are right 100% Wadaadku waa Nin Qabiili ah ,waana Nin darbiyo isku qaad Badan. Waxa wadaadka wuxuu Ku dhisayaa waa Qabyaalad 100%
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 2 ай бұрын
SHEEKH ALLAHAY SHARCIGIISA AAN KU DHAQAYN DALKA OO SOO. GALA SAAXADA SIYAASADDA WAA HUNGURI DOON AMA HIIL QABIIL🙄
@abdibotan4740
@abdibotan4740 2 ай бұрын
Denni nollow wall wadani somaliyed nollow ❤❤❤❤❤
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 ай бұрын
Deni waa tuug dabadhilif ah oo UAE jeebka ugh jira. Ha difaacin beena ha isu sheegin. Cadeymo ayaan heynaa tuugaan, dilaaga ah oo munaafaq ah. Deni intuu Puntland lacagtii taaley jeebka ku shubtay, dad badan laayey, xildhibaanadii Harti kuwii ugu duli sanaa ayuu Xasan Dhiiqo noo keenay. Ka dibna la dagaalamey. Ii sheeg haddii beri Xasan Dhiiqo la heshiiyo, miyaan la heshiineynaa??. Shacabka Puntland ayuu mashaariicdii u diidey. Ii sheeg maxaan ninkaan u daba joognaa???. Waa run hadda waan taageereynaa si Xasan Dhiiqo uu dastuurka uga noqdo, laakiin walaale dameer Deni ma aha wadani iyo nin la isku haleyn karo.
@FardussYussuf
@FardussYussuf 2 ай бұрын
Indho cadeysa dowlad nimo laguma maamuulo xassan gurguurte halo sheego
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 ай бұрын
Xassan duufle gurgurte WA munafaq diintii U gafey gabadhiisa gaal salamaysa iyo isagii oo bakhti gaal u sujuudaya war Kan wlhi shiikh maha wajiis wajiga gubey
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 ай бұрын
Cali wejiis muqdisho nabad ha ka dhigo si xoriyad ah ha gu daan daan shoodo
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
MashaAlaaha husen jamaal Arktidaada qotada dheer
@user-mu7th8hu1c
@user-mu7th8hu1c 2 ай бұрын
Masha Allah runtime waa qarartahay lakiin runta ayaad u sheegtay ilahay ha ku xifdiyo .
@jamasaid6787
@jamasaid6787 2 ай бұрын
Salaan qaaliya Hussain jama geesi geesi dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah Guul Guul jamaahiirta kahabay 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@xoogsadeUK
@xoogsadeUK 2 ай бұрын
Sheekha wuu ceeboobay ee allaha khayrka waafajiyo
@bby6
@bby6 2 ай бұрын
Wajis wa nin qabiili ah o diin shaqo kuma laha lakin wu iska qarway
@user-cc2mk7ex1m
@user-cc2mk7ex1m 2 ай бұрын
Siyaasi Hawiye waxa udambeysa unukaa iskale iyo aragti gaabni
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 2 ай бұрын
Thank you so much geesi qaran Hussein jamac❤❤❤❤❤❤❤
@fadumowarsame2030
@fadumowarsame2030 2 ай бұрын
Masha Allah husen thank u magacyo ayna aqoon bayku warren nimankan
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Asc guul iyo gobanimo sheikh maradaa ka dhacday sidii la moodey noqon waaa 🎉🎉🎉🎉🎉
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ай бұрын
ALLAHU AKBAR SCW 🕋 SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️.N.N.K.HA AHAATO NEBIGEENNII SUBANAA SCW ALLAAHU AKBAR ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@yasinmohamed874
@yasinmohamed874 2 ай бұрын
Walaal horay u soco. Dadkaaga u adeeg. Qareen unoqo dadkaaga.
@abdulwahidmohamed1254
@abdulwahidmohamed1254 2 ай бұрын
Maasha allah bro that’s the good point
@nadifomohamed4095
@nadifomohamed4095 2 ай бұрын
Asc hussein guuleyso horay usoco viva
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
Hussein Thank you so much❤
@fuadomar7831
@fuadomar7831 2 ай бұрын
Noolooooow Aqoon Yahan 😎👍👑👑👑👑👑
@truecomment3650
@truecomment3650 2 ай бұрын
XUSEEN SHAQO FIICAN BAAD HAYSAA EE MEESHAA KA SII WAD. MUCAARADKA KALI AH EE JIRA WAA ADIGA IYO INTA KULA MIDKA AH. OLOLAHA IN MUQDISHO CAASIMADA LAGA RARO BILOOW ANAGANA GARABKAAGA AYAAN TAAGANAHAY. Jazaakalaahu khayran❤🇨🇦❤️🇸🇴☝🏿
@aliawad2288
@aliawad2288 2 ай бұрын
Masha Allah,..xuseen noolow,…🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 2 ай бұрын
Thank u so much Somalia runta najecela
@califaarax7052
@califaarax7052 2 ай бұрын
Mooryaantii ayaa isqaybshay, qaar Waa siyaasiin, qaarna waa culimo Sida sh wajiis, ex mooryaan aw Wajiis waa sheikh mooryaanta Biliqada u baneeya, la cuna la qaybsada, xassana ex mooryaan Bilious iyo boob dad Wayne ku koray
@user-mo2mg5io8q
@user-mo2mg5io8q 2 ай бұрын
husein jama wsc salamulaahu adeer guuleyso inshaa allahu jiimooyinka jammaame
@FardussYussuf
@FardussYussuf 2 ай бұрын
Xamar caasimada halaga wareejoyo xamar waa qabil ma istahisho caasimada somaliya
@zaralulu3669
@zaralulu3669 2 ай бұрын
Walayabaa markee dadka qaar sidaado kale Oo leh xamar casimada halaga raro 😂 ma ogtahay calaamka casimada Waxaa loo doraaa strategy Oo marka waxa laga Dhiga bartamahawadanka Oo marka Waxaa laga garoowe iyo kismayo Ethiopian iyo kenya dariska la eh 😂
@moenlighted7681
@moenlighted7681 2 ай бұрын
​@@zaralulu3669caasumadaha aduunka reer ma sheegto halka xamar reer sheegto oo marwalba ku hayaan magalaada hanalooga baxo iyo waa dilaynaa dadka dagan
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 2 ай бұрын
​@@zaralulu3669Xamar Caasimadnimo si darteed ah ayaayba oga wareegtay oo maanta Ummaddii Soomaaliyeed ee mar u soo hiloobi jirtay waa kuwaa Nairobi ka doorbiday ee dhisanaya. Marka, dadkii Soomaaliyeed waa hore ayaay ka hayaane, waxa ku haray waa magacii oo aay weli sidato!
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Waa muhuum in la geeyo meel umada Soomaaliyeed U simantahay Dowladnimadana Ku shaqeyaan karto
@MrMhmudful
@MrMhmudful 2 ай бұрын
​Wll Xamar ma aha meel ku haboon in caasimad sii ahaato, sababto ah , marin biyood bad ah bay ku taal, umana qalanto in ay Caasimad ahaato, waase Caasimada dhaqaalaha wadanka , tu'saale , Nigeria caasimadu waxay ahaan jirtey ( laygoos waxaa loo raray Abuuja ) , ( Jeddah ilaa Riyaad ) Soo hell Caasimad dal ku taal xeeb biyood, Xamar wa caasimada dhaqaalaha
@fuaadcaraale6326
@fuaadcaraale6326 2 ай бұрын
Wadaad mahan ee wa munafaq umadda alah ha kaqabto waa darood naceeb
@abukarali5564
@abukarali5564 2 ай бұрын
Xuseen mahadsanid 🎉
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Xagow jiray jiray markii.xabibulmalaayiin La. Wararaayey
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 2 ай бұрын
Cali wajiis dheh Wuxuu hayo hasoo daayo arintu sidey noqoto ayaan tusaynaaye
@mulaxoahmed4672
@mulaxoahmed4672 2 ай бұрын
Manshallah Hussein kuwan channel ay wax ku bartan waa in loo fura
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋🙏 34 years what I say is discrimination why we have to fix it people who creating problem and selling the country I support Pundland that's right and best and they want to forward for their own people Puntland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 we Darood we have to think about our own States enough is enough .
@RahoahHodonahmed-vk1ki
@RahoahHodonahmed-vk1ki 2 ай бұрын
Mansh allah bro that’s good point
@adanismail9402
@adanismail9402 2 ай бұрын
Maasha allah
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 ай бұрын
Qabyaaladbaa ka hadashiinayso,iyo Daroodnacayb, lolkkkk Hawiye diinkudhaqmayaaba iskayar, shiiqooda iyo shaydaankooduba waa Qabiiliiste yaal Subxaanallah Somaali Allaha Unaxariisto, amiin
@CiciMimi-sc6mj
@CiciMimi-sc6mj 2 ай бұрын
Geesi Aqoon Yahan ah ok Run Sheeg ah😎👍👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@c.qaadirxasanwarsame140
@c.qaadirxasanwarsame140 2 ай бұрын
A s c w w، xuseen jaamac, sh cali wajiis, warkiisu waa ka dar oo dibi dal, wxaana u sabab ah cajal sir ah oo laga faafiyay ; inti uu ka cudur daaran lahaa ayuu u xuub siibtay(فانسلخ فكان من الغاوىن sidaa darteed, waxaan sugnaaba waa in ay daba dhigtaan wadaadi afka ee wax radinta ku fiicnaa meel walba joogay ee isgaaley jiray!! Adigu waad iftiimisay mahadsanid
@farahmohamud6712
@farahmohamud6712 2 ай бұрын
Xasan iyo wajiis waxey noqdeen yuug iyo yamaayuug
@duniyalang1285
@duniyalang1285 2 ай бұрын
Well said, Hussien!
@user-kk9kn9bj3x
@user-kk9kn9bj3x 2 ай бұрын
Mashaa Allah
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Sheekh ma ahan ee waa Sheekh madaxtooyo
@taarik5637
@taarik5637 2 ай бұрын
Sheekh ma aha waa munaafiq qabiil la wareegayaa waa doqon jiran Sheekh dayuus
@bardehanad4919
@bardehanad4919 2 ай бұрын
Shiikh Ali Wajiis fikirkiisa ayuu dhiibay ee Ku saabaan xaalladda taagan. Waa sax in la naqdiyo oo fikirkiisa la taxliilo. Waxaa mamuuc ah in qof la caayo, wadaadka la magacyo xunxun loogu yeero. Qof dhibic Khalad ah Ka arka hadalkiisa ha si caafimaad qabta.
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 2 ай бұрын
Dasturku wa Wax somali udhantahey ey maha Wax ey juufaleydahey
@muktara.9989
@muktara.9989 2 ай бұрын
Waa ✅🇸🇱👭🧑🏽‍🤝‍🧑🏻🧑🏽‍🤝‍🧑🏻👬👬🧑🏽‍🤝‍🧑🏻👭🧑🏽‍🤝‍🧑🏻👬👭👭🧑🏽‍🤝‍🧑🏻👬🧑🏽‍🤝‍🧑🏻🇸🇱✅ Puntland isku duubnaada Cadawegii waa soo rogaaceliyaye
@SofiaAhmed-ij9js
@SofiaAhmed-ij9js 2 ай бұрын
Allaha badbaadiyo dhamaan umada somaliyed😮😮😮
@hassandaher3563
@hassandaher3563 2 ай бұрын
Sheekh maha waa shaydan qabyalad ayaa fadhida.
@Computer-knowledge-education
@Computer-knowledge-education 2 ай бұрын
That is true , we are deni fans
@fatimabdullahi3310
@fatimabdullahi3310 2 ай бұрын
Yes you are right brother
@hamsemuhumed1680
@hamsemuhumed1680 2 ай бұрын
Wan dhawnahay zxp❤
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 ай бұрын
Mahadsanid
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 2 ай бұрын
Hawiye Xassan sheekh maxamud Qaladkiisa waaku Raaceen Farmaajo waaka hor yimaadeen
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Deni iyo Axmed Madoobe ayaa Lugaha u qabtay sababtuna ayagaa Qalanka hayey oo wada shaqeynta Kala dhaxaysay Dowlada dhexe Xassan iyo ninmankii Qabyaalada Ku abaabulna waxba ma haynin.
@abdia9872
@abdia9872 2 ай бұрын
Guulayso Hussein maantay run baad sheegtay. Allah kama dhigin sida ninka Sheikha sheegta ee ah munafiq cad oo aan allah ka cabsan oo naceyb u qabo Dani mar walba ka sheega been aan raad lahayd. Dani waxuu ku daadaalaya in lagu dhaqmo Dastuurka ayado lagu dhaqmaayo si walaalnimo ah oo lagu dhaqmo Dastuurki lagu heshiyey.
@tanadbossboss844
@tanadbossboss844 2 ай бұрын
good point
@ardasaid1562
@ardasaid1562 2 ай бұрын
Ilaahay waxaan waydiisanay cafwa wa salaama
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
😮😮😮. Ma oo nin laaluush ku soo baxay xagee qaaid islaam kayahay subxaanallaah 😮😮😮
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 2 ай бұрын
Shaydaan cali wajiis
@TechSiyaad
@TechSiyaad 2 ай бұрын
Shiikhu waxa soomaaliya ka jiraba kama warhayo, ilamanaha inuu cilmi wax ku salaynayo ee waa caadif,, waana wax xun taasi waana waxa Xasan Shiikh asaguba wado..
@hirsifow2183
@hirsifow2183 2 ай бұрын
Wadaad ku sheegan hebel wajiis fuqa iyo gafuurka xitaa hassan dhiiqo ayuu uga eg yahay. Qalbigana waa qabyaaladiiste xassan oo kale ah
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
Cali wajiiz asagaa iskeenay waa qabyaaladiiste aan biyo ismarin.
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 2 ай бұрын
Well done 👍🏽
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 ай бұрын
Subxaanallaah Aabe iyo Gabadhiisii oo wadan keligood metalaya
@drivethrive123
@drivethrive123 2 ай бұрын
Well done! Akhi
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 2 ай бұрын
SHEIKH CALI WAJIISOW DIINTII ILAAHAY EE AAD SHARAFTA KU LAHAYD MARKAAD SI XUN UFASIRTAY AYAA RABBI SWT CANAAN KUGU DHUFTAY , WAR HOY INTA GOORI GOOR TAHAY SOO NOQO HADDII KALE IHAANO AYAA KUU DAMBAYSA. ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA AYAAD HADDA KA HOR KU JEES JEESTAY , SHAHAADATU-ZUUR AYAAD CALMAANIYIIN ASHAHAADO LADIRIR AH USAMAYSAY , HADDANA MEESHAAD HAABANAYSO AXAD DIIN UNASAB SHEEGANAYA WAA KU CEEB , SHEIKHOW ISDABA QABO
@yusufahmed1195
@yusufahmed1195 2 ай бұрын
And remember this!¡!! Nisa is Watching you!!!!!!!!! No More Snitch, get stitches. Waryaa somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@lulalihassan981
@lulalihassan981 2 ай бұрын
Yaab badana qabiilki kuqaaday kuma dhigo saciid badaran kuyeh.husseinow guulayso
@bilkheyrmohamed6304
@bilkheyrmohamed6304 2 ай бұрын
❤❤❤❤masha Allah aqliga alla hakudaayo❤❤❤❤❤❤hore usoco❤❤❤❤❤
@adanbile4237
@adanbile4237 2 ай бұрын
Shiikhul-shaydaan ! Shiikh aan shiikhba ahayn, Waa shaydaan aan la arkayn.
@jubalandmedia6804
@jubalandmedia6804 2 ай бұрын
Qabyaaladii oo qof ah siyasi wajiis
@muktara.9989
@muktara.9989 2 ай бұрын
🇸🇱 cadowe geedaa badande ee isku duubnaada Cadawegii waa soo rogaaceliyaye Dani waa Geesi noolowe
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 ай бұрын
Waa qabiileyste yaal mooryaana
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 2 ай бұрын
Boobkii dilkii bay qabyaladna ku dareen reer dulmi jadiid dowlana ma yaqaaniin
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 2 ай бұрын
Waa Mooryaan sheekhnimada ku dhex gabanaya balse Ilaahay ayaa kashifay kkkkk
@aaminadan4397
@aaminadan4397 2 ай бұрын
Waa hor gal
@AmonaSalih-hm6pe
@AmonaSalih-hm6pe 2 ай бұрын
Ismacil gele tasturkisa buu aha hadana isaga yiri bedel ❤❤ somali xanuun baa ku dhacay naceb darood dawo male
@user-ml1sp7qx2r
@user-ml1sp7qx2r 2 ай бұрын
Kaasi sheekh mq aha waa dameerka dameerkiisa
@YASINFAMliY
@YASINFAMliY 2 ай бұрын
Well done aboowe
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 ай бұрын
Sheekhu amaa cabsi iyo xabad lagu hayaa ilayin xiligii xabiibu malaayi laladagalamayey sheekhu sidan uma hadli jirin mise waa lajiifiyana banan.
@mohamedsugow1139
@mohamedsugow1139 2 ай бұрын
Excellent analysis, you have done half of research for his thesis. I don’t know how he will be conferred a higher level degree in the field he is currently studying, clearly there is demonstration of severe knowledge gap. I wonder what his references are in terms of recognition and validation of his sources. Allahu Akbar 17:52
@fadumoabdi7162
@fadumoabdi7162 2 ай бұрын
Culimadoodu xataa Isma cantoroli Karaan subxana llah
@sabrinaabdullahi9111
@sabrinaabdullahi9111 2 ай бұрын
Adiiga salan hadii la dhahayo saynab macalin markey abii ahmed salamesay mexey ehed nosheeg adiiga
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ай бұрын
WCS WALAAL KULLA LAMID AH 👋
@nadifoahmed5210
@nadifoahmed5210 2 ай бұрын
Waa sax
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 2 ай бұрын
Odaygani wuxuu iila egyahay Culimaa’u dawlah, waana qabyaaladiiste oo waa kii beesha habar gidir sidii la ogaa ugu tugayey.
@gobiwaasomiyomaal3667
@gobiwaasomiyomaal3667 2 ай бұрын
Dani baa sheikh ahaa bey manta mareysa inalilah wa ina ileyhi rajicun. Walalow wax noola hadh
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 2 ай бұрын
That’s true guuleyso
@abdirizakafweyne5358
@abdirizakafweyne5358 2 ай бұрын
Cali wajis anigu sheekh oranmayo e xagge jiray markii XASAN GURGUURTE uu Itopia la saxiixday heeshiis Amniga badda iyo beriga soomaalia xaalkiisu waa qabyaaladaysanyahay waana kitaab gaab xun
@user-lb2gz4gw5g
@user-lb2gz4gw5g 2 ай бұрын
Shalay kaad filada kabax aad lahayd muxuu ahaa
Calaacalkii Cali Wajiis Iyo Jawaabtii Sh Xassaan Ee Kusabsaneed Kitaabka Rabigey Maxa Loso Dajiyey
13:09
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 39 М.
Mashruuca Qabuuraha & Sida Hassan Sheikh dhaqaalaha uga samaynayo!!
15:10
Как быстро замутить ЭлектроСамокат
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 13 МЛН
La revancha 😱
00:55
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 28 МЛН
Qaabkii Sheekh Cali Wajiis uu Uga Badbaaday Dilkii Kooxda Ashbb.
50:42
Xukunka Shiicada Abu Bakar Iyo Cumar Caayo Ee Jigjiga Iyo Nairobi Dhooban Sh Xassaan Abu Salmaan
22:33
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 40 М.
Waar dag dag Ah
10:22
CiidankI Media
Рет қаралды 10 М.
Kaftanka Siyaasada 496 oo aad u xiisabadan
31:04
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 53 М.
Как быстро замутить ЭлектроСамокат
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 13 МЛН