SHEIKH MOHAMED MAKAWI OO 40 SANO DEGANAA MAKKAH | NOLOSHA GUUD EE MAKKAH.

  Рет қаралды 19,261

Hassan Sunni

Hassan Sunni

Күн бұрын

Пікірлер: 80
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim Ай бұрын
Yaa rabi yaa raxman illaahow waxan jeclay inan ku noolado dhulkii nabigena suuban yaa rabi illaahow ii sahal yaa Allah yaa dal jalaali wal ikram
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي Ай бұрын
Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama caleyhi salaatu wa salaam
@Ayan-ru2zp
@Ayan-ru2zp 25 күн бұрын
Asc wll hada kugu soobiiray oo aanku arkay qeer alle haku siiyo wll makka wax barashadeeda nooga soowaran rabi haku barakeeyo
@amuunabdi5554
@amuunabdi5554 4 күн бұрын
40 years in makkah mansha Allah
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Ай бұрын
Masha Allah. Jazakaallahu Kheyr ❤
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc maa shaa allaah waa gabay qiimo qoto dheer leh 🌎🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 Ай бұрын
Maasha Allah xaaji maxamed Waa qof aad uwanaagsan Oo somali jecel dadka soo dhaweeya waliba dhalinyarada
@HassanSunni
@HassanSunni Ай бұрын
aad u wanaagsan allaha barakeeyo
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Ай бұрын
Sinjigeeyga soor kuma iibsankaro soomaali baan ahaye Allahu akbar allah yaxfidag sheeq❤❤❤🇺🇳🇺🇳🇺🇳alxmdulilaah calal islaam alxmdulilaah calal soomaalinimo iska hurud janada hooyo aamiin
@eaglelineconnexions
@eaglelineconnexions Ай бұрын
Asc Ilaah haku xafido, Walaal suuqa aad fadhidaan magaciisa inoo soo sheeg ama soo qor. Jazakallah kheyran
@HassanSunni
@HassanSunni Ай бұрын
WAANBA SHEEGNAY WALAAL. MUUQAALKA SI DEGGAN U DAAWO.
@rahmanuur4145
@rahmanuur4145 Ай бұрын
Masha Allah Alhamdulillah walal waxaa noo soo ogataa sidee loo dagi karaa dadka passport ka yurub wata ama kan American
@bisharoyusuf1978
@bisharoyusuf1978 Ай бұрын
Maansha Allah tabaarakallaah mahadsanid wllo
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 Ай бұрын
MAANSHAA ALLAH SHEEKHU WAX WANAAGSAN AYUU SHEEGAY ALLAH HA BARAKEEYO WAA RUNTII WAXAA OO DHAMI
@HassanSunni
@HassanSunni Ай бұрын
mahadsanid....
@sundabashir5461
@sundabashir5461 Ай бұрын
اللهم ارزقنا زيارة بيتك الحرام والمسجد النبوي الشريف 🤲🤲🤲🤲
@HassanSunni
@HassanSunni Ай бұрын
Aamiin
@AbdikaniHassan-nd6fu
@AbdikaniHassan-nd6fu Ай бұрын
Msh.allh wlaahi waa legend
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc waa qiblatul muslimiin maa shaa allaah ilaahoow igee oo iga aqbal adaa waaxidee ❤❤❤
@MohammedMuhummed-u1x
@MohammedMuhummed-u1x Ай бұрын
Yaa wahaab ya razaaq Illahaw makka iyo mukarama i dejji
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Ай бұрын
Amiin rab Anigaa hada lahaa oo Ilmeeynaye Abowe Alle hanoo kaso rabi waxba kuma aha
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Ай бұрын
Amiin hadaan lahaa sidaa rabi waxba kuma aha Alle hana daji Aniyo Adiga iyo inta jecelba Hana nagu oofsado
@CrisaaqXasan-c5g
@CrisaaqXasan-c5g Ай бұрын
Maasshha allaah gaalo lanac adigana walaalo xasan illaahay abaal kaaga jano hakadhigo hamooffin inaad hawl yar hayso walee caruurihii somaliyeed baad badbaadinaysaa akhii lacagta iqaamada kubaxaysa kirada guryaha maceeshada nooga soohadal alla haku barakeeye
@HassanSunni
@HassanSunni Ай бұрын
Mahadsanid Walaal Abdirizaq
@Mohamuoud
@Mohamuoud Ай бұрын
Mahadsanid Hassan Sunni
@fadumoelms4582
@fadumoelms4582 Ай бұрын
Masha Allah
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Mashalah 40 sano ALLE ku waagajiyo Salaada xaramka waa nasiib wanaagsan
@HassanSunni
@HassanSunni Ай бұрын
Aamiin walal
@hibiali5267
@hibiali5267 Ай бұрын
MashaAllah
@luulsharib
@luulsharib Ай бұрын
Xayaakllah❤❤❤❤
@asma8470
@asma8470 Ай бұрын
Muqaalka , qiimaha guryaha iyo maciishada ba inlaga ga hadlo ayaan sugaayay!!
@HassanSunni
@HassanSunni Ай бұрын
Walal qiimaha guryaha ijaarka miyaa misa gadashada?
@asma8470
@asma8470 Ай бұрын
@@HassanSunni walal ijaarka, qiimaha school ka iyo shaqo nooce ah laga helaa dalka, vedio anfacaya qoysaska qurbaha kasoo guuraaya noosoo same
@hamdimohamud2024
@hamdimohamud2024 Ай бұрын
@@HassanSunniijaarja noso ogow walal iyo dugsiya
@sadioawahmed6269
@sadioawahmed6269 Ай бұрын
Asc walaalkey Muxamed sheeq C/Qaadir waaku salaamey adiyo Xasan Suni
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 Ай бұрын
Sheekha alaah habarakeeyo
@SalmaanAbdullah-ef3jy
@SalmaanAbdullah-ef3jy Ай бұрын
Okay somaliyed noo keentay ugu dambeyn gamuun cml u ridaayo hadan dawanaya muuqaalka inta gabayga ubagtey like ta ku tuura😂🙏🫡
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 Ай бұрын
Maashaa alaah gabaygaa sheekha kasoo dhamaystir
@Kazwalee
@Kazwalee Ай бұрын
Mahadsanid sunni
@HassanSunni
@HassanSunni Ай бұрын
adaa mudan walaal
@Kazwalee
@Kazwalee Ай бұрын
Gabay qiimo badan BaarakaAllaah
@zayd___media1
@zayd___media1 Ай бұрын
❤❤❤
@ElonMusk-nc2pz
@ElonMusk-nc2pz Ай бұрын
Duqa Ciwaankiisa inoo so Gudbi Waanba Ka hele ❤❤❤😂
@MunaHassan-m7r
@MunaHassan-m7r Ай бұрын
Asc xasanoow wll sheekha u sheeg fadlan inuu soomaaliya gabay duca ah u soo tiriyo…waa la aqbalaa gabayga ducada ah ❤❤❤ fadlan saa samee ❤❤❤
@MaandeeqCadey-o9i
@MaandeeqCadey-o9i Ай бұрын
Wll sheekha gabayada nooga soo duubay labadaba kan hooyada iyo kan dalka
@FatumaAbshir-h6h
@FatumaAbshir-h6h Ай бұрын
Wad mahad San tahay walaal
@GamalFarah
@GamalFarah Ай бұрын
Asc Guryo malaga gadan kara bal arintaa kasoo waran dadka basaborada dibada haysta ma ka gadan kara Guri.
@HassanSunni
@HassanSunni Ай бұрын
haa SOmali badan ayaa gurya ku leh
@داعية-ث4ض
@داعية-ث4ض Ай бұрын
Gabayga no so wada duub wllo fadlan
@HassanSunni
@HassanSunni Ай бұрын
aad ayuu dheeryahay gabayga
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Ай бұрын
Xaqiiqa waa gabya waliba u eg gabayadi qadiimka ahaa ee Soomalida
@alisharif1997
@alisharif1997 Ай бұрын
🇸🇴🏗️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️
@ElonMusk-nc2pz
@ElonMusk-nc2pz Ай бұрын
Video_yada Noocan Inoo Soo Badi Oo Waraysiga Dadka Makka iyo Sacuudiga joogo
@Farah-ek1vp
@Farah-ek1vp Ай бұрын
Wad mahad tihiin
@SarahA1217
@SarahA1217 Ай бұрын
❤🎉🎉🎉
@halimaomar7967
@halimaomar7967 Ай бұрын
Dowlada soomaaliya hada dad sharafleh Aya gacanta kudhigay
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Ай бұрын
Yaa sheekh dadki ku dhashay ayaa haddey Secondry dhameeyaan aan jaamac ka heline sideed ubleedahay waa mutawafir.Soomalitey Turikgan ku yaacdeen wixii idiinka dhacyna waad Ogeeydeen ee sidu idiin sheegay yeela kaliya u taga cibaado
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 Ай бұрын
Gabayga waa in la qoraa oo boog laga sameeyaa. Soomaalidu wax ma qorto qofku markuu dhintana wuu la dhintaa taariikh iyo gabay wuxuu hayey. Please ku booriya gabayda iyo taariikhaha ay hayaan inay qoraan.
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Ай бұрын
Hayeey Soomali ma waxay moodeen in sidi Turkiya loogu yaaco.Dhulkina dhista haddad Awoodadsm u tago cibaado dadkan idinn waramaya waa dad meel ka Aadi waayey ee waxay ku nool yihin gumeeysi iyo kafaalo.wax la yiraahdo.Anigu waa aqaan savuudiga waa meel.fiican siiba maakke iyo madina laakin Systemka ka jira ayaa xun.
@kadroable
@kadroable Ай бұрын
War Soomaali ma uxtirane jooji, dadka maalin walba kuwa tarxiilee!!!
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
قال شيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله الكذب مفتاح كل شر IBNUTAYMIYA sheekha Islaamka ( رحمه الله ) BEENTU WAA FURAHA SHARTA AMA MUSIIBO WALBA ADEER XUSEEN
@ElonMusk-nc2pz
@ElonMusk-nc2pz Ай бұрын
Ijaarka Guryaha bishi Maxaa u waydiin Weesay 😂 Moowduca Xiga Inoogo so dhig
@JamaaleAli
@JamaaleAli Ай бұрын
Makka ma wuxu u jogaa in dadka caayo iyo in uu tusae wanagsan ka dhigo wariyayaahii SONNA oo caan ku ahaa..maxay ? ! Haddii Makka joogto, heedhe hadde cibaado iyo istigfaar iyo tasbiix ku Dadaal oo fursadda fadhi ku dirir iyo cid wax ka sheegid ha isaga lumin..
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt Ай бұрын
Gabay aan waxba taraynin baa lagu ibtileeyay isla markaasina kuwa gumaysanaya ayay u jaajuusayaan ina Cabdulle xasan baa beentaa akhrin jiray oo kii wax siiyana ammaani jiray kii yureeyana caayi jiray .
@falisa576
@falisa576 Ай бұрын
Makkah wa balad sharfan Allaha Noo ilaaliyo. Lkn nimankan gaalada iyo Yuhuuda jecel ee Reer boqoka sheegta ilaahay haka Wareejiyo xukunka dalka
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Ай бұрын
Walaal cilmi naaficah alaha nawada siiyo ,ilaahayna hanoo xifdiyo boqortooyada sucuudi carabiya hana waafajiyo qayroo dhan da,daalka ay wadaana ha ku guuleeyo , iyo ilaalinta caqiidada saxdaa gaaladaba waa lala heshiin karaa diinteena wax maanicaayana maleh ,ee ma waxaad la rabi lahayd inay u baa, ba,do sida soomaaliya suurriya liibiiya suudaan ciraaq iyo bur burka ku habsaday wadamada islaamka oo ay shacabkoodii ku kiciyeen niman culumo sheeganayo oo qawaarija . Duligana waxaa noo keenay waa diintii oo aan la daciifnay qabyaalada iyo argagixisada ayaa islaamka daciifisay
@kaneecgroup
@kaneecgroup Ай бұрын
Beenta umada ka adaaya 30 sano ban degana sacudiga warkan waa been ilaahey kabaqa çiqamada qofba wakil kinoqonaya adoonsi ban kajira
@Really2025
@Really2025 Ай бұрын
Isku day inaad dib isku eegtaa! Naftaada ku mashquul. Dadka iska daah. Dad Illaahay u gartay wanaaga waa loo duceeyaa..
@AJama-d9d
@AJama-d9d Ай бұрын
MARKA HORE. FAHAN. INTA AADAN. DADKA. AFLAGAADEEN LABA NOOC. AYEYKA HADLEEN QOFKA GURI GATA AMA DADKA PASSPOORKA. MAREKANKA AMA YURUB. HAYESTA. 10. VISA AH AYAA LASIIYAA KUWA GURYAHA IIBSADANA. AMA MAALGASHI WAA. DAGANAASH,,,,ADIGU. TAADA. AYAADKA. HADASHAY CIQAAMADA. KIILO. SABCA. EDEB. DARADA IYO AFLAGAADADA. WAXAA. KAA. KEENAY. TARBIYAD. MALIHID
@HassanSunni
@HassanSunni Ай бұрын
allah kusoo hanuuniyo
@hassancade8484
@hassancade8484 Ай бұрын
Intuu qur'aan xafidi lahaa asagoo 40 sanno kuu nool gabey ayuu xafidey waa ka xumahay
@sadioawahmed6269
@sadioawahmed6269 Ай бұрын
Intaan lagu xisaabin is xisaabi ok hadan baabi qof caalim ah odan gaarey haku xiiqin
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Ай бұрын
Quraan inuu xifdiyeey iyo inkale maxaad ka ogtahay maxaase kugu mashquuliyeey ee adigu quraanka hadaad taqaano walaal ilaahay uga cabso
@sadioawahmed6269
@sadioawahmed6269 Ай бұрын
@@tj-mi2ix walaalow anaa kaa aqaan ninkan aad Ku dabbaataye Waa sheeq caalima oo sheeq kale caalimaa dhalay iska hadal u.a hadlayo gabayguna danbi maaha ka umada wax lagu tusaa leynayo ama lagu amaanayo waxa daran kan qabyaalada iyo diinta wax lagu dhimi waana kaa yaqaan asagu oo ilaa asxabti baa tiring jirtay ee is xisaabi itaan lagu xisaabi
@GamalFarah
@GamalFarah Ай бұрын
Wllo maxa kugu dhacay quranka inu xifdiyey miyad waydisay gabayga waa loo dhasha lama xifdiyo Spomaliyey fudaydka halayska daayo
@GamalFarah
@GamalFarah Ай бұрын
Soomaliyey fudaydka iyo aflagadada halayka daayo
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
قال شيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله الكذب مفتاح كل شر IBNUTAYMIYA sheekha Islaamka ( رحمه الله ) BEENTU WAA FURAHA SHARTA AMA MUSIIBO WALBA ADEER XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
قال شيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله الكذب مفتاح كل شر IBNUTAYMIYA sheekha Islaamka ( رحمه الله ) BEENTU WAA FURAHA SHARTA AMA MUSIIBO WALBA ADEER XUSEEN
NOLOOSHII USA & ARDAYDII 1980NADII || MADARI PODCAST
2:40:19
Madari Podcast
Рет қаралды 13 М.
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 65 МЛН
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 53 МЛН
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 80 МЛН
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 41 МЛН
Molana Tariq Jamil converses in Arabic with Maher Zain and Arabic Guest afte dinner in the UK
13:24
Islamic Media ( আলোর সন্ধানে)
Рет қаралды 24
XAAFADA MADINATY | Video Qurux Badan.
14:56
Fardowso iskufilan channel
Рет қаралды 10 М.
عبدالله الشريف | حلقة 31 | عيان و ميت | الموسم الثامن
18:22
عبدالله الشريف Abdullah Elshrif
Рет қаралды 1,6 МЛН
Adigoona Muuqaalkaan Daawan khaliijka Ha imaan |
24:27
Omar Inshar
Рет қаралды 124 М.
Qabiilka ugu Qoorta Dheer ee Adduunka 🇹🇭 The Long Neck Tribe of Thailand
10:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 46 М.
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 65 МЛН